Allaah idin kuma soo celiyo cadawgii dad iyo duunyaba cunay oo cashuurtiina daaraha ka dhistay ee tuugta ahaa iyo dhiigyacabkaba, waxa la rabaa reer ssc inay isha ku hayaan wixii dagar ah oo cadawgu la rabo u sameeya ciidan dharcad ah oo la socda siriq aha cadawga iyo cadaw kalkaalkaba.
@Baaruuda2024 😂😂 wadada aad laascaano u dhisayso maad hargaysa iyo burco u dhistid, abaal sheegasho been ah fir baad u leedihiin, Sool citiraaf laguma raadsankaro, hargaysa iyo burco gooso lkn ummad kale haku xoqan, Sool waxay tiri calan qabiil ma rabo, Awdalna waxay tiri calan qabiil ma rabo, mxaaad goosanaysaa marka, Naftaaada been ha u sheegin
maansha alahaa guulesta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Masha allh ilaahow ubarake ❤❤❤ mamulkana barake yaarabi ilxun ilaahow kahaay
Maashaa allaah
maashaa allaah guul iyo gobanimo maamul goboledka ssc khaatumo
MAANSHAA ALLAAH
ALXAMDU LILAAH ❤❤❤❤❤ GURI GOBEED GUULAYSTA MAR KASTA ❤
Masha Allah tabaaka raxmaan alahuma baarik wasid alxd lilaah ilaahow cadowga naga qabo dalka dadka diinta ilaahow noo xifdi SSC guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.alllah hormar yaapleh bay samaynaysa❤
Walee. Way guulaysteen. Maan sha Allah...
Wasakhdii ku habsatay waad iska dulqaadeen.
Guul iyo gobanimo
Maanshallaah tabarakkallah illaahay haydin siyaadiyo ❤❤❤
MashaAllah horay usocda inshaAllah
Maashaaa alaaaaaaaaah halkaas ka wada dedaaaaaaaalka
Masha Allah , kanaxoo nafta waa. Guul SSC Khaatumo State Of Somaliya👍👍👍♥️♥️
Mashlh
ما شاءالله تبارك الرحمن
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Amniga kaliyaa nimcaa alx alx
Mansha allah guulesta reer ssc 🥰🥰🥰🥰
Manshallah Allah ma tuso dhib kale reer Khatumo inshallah idinkana dhisa magalada airport ka shaqo weyn halaga qabto fadlan aan wax iska aruurino
Ssc guuuuuuulsta❤❤❤❤❤
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allaah idin kuma soo celiyo cadawgii dad iyo duunyaba cunay oo cashuurtiina daaraha ka dhistay ee tuugta ahaa iyo dhiigyacabkaba, waxa la rabaa reer ssc inay isha ku hayaan wixii dagar ah oo cadawgu la rabo u sameeya ciidan dharcad ah oo la socda siriq aha cadawga iyo cadaw kalkaalkaba.
Ma sanad baa nagaalo laku dhisa horay u dhisneed
War wixii kale way iska namaanayaan ee al shabaab iska jira
This was the idea of thd enemy
Waa isaaq laan
Magaalo hal qabiil dagan yahay waligeed horumar ma gaarto.
beenaale reer sh isaxaaq maadaa ogol
Yaa ka hadlaya reer shiekh isxaaq dhaqyahay,waad nagu waalaten idoorow
@@AliMohamed-vj8uj Wey inagu waasheen reerkan ha la yaabin 😂
Gobolkii midnimada somaliyeed waa prige isku xidha soomsliys gobol jano gpbolkio oil
😂waali baa ku haysa shupow yaa ka hadlaya waxad shegyso😂
Car hal wado dhista..waxaas oo dhan Somaliland ayaa idiinsii dhistay
Wasakh Bay ahaayeen. qudhunkii Dadka kuhabsaday.
Dad cadow ah.nolosha u diiday.
😂hoyada baa dhisaysa hadayba wadoyin yapleh noo dhisen maamulkeena macan❤
@@ASRAAbdi-px4ni kkkkkkk Hoyaday waa Somaliland. Somalilandna dib hal shilin idinkuma qasaarinayso Qudhun Faqash ah ayaad waligiinba ahaydeen. Imikana idinkaa Xabaalo ISU qodi doona car waad arki doontaan Jaahiliin ayaad tihiin. Hadaad wax dhisanaysaan intaysan Somaliland idiin Iman ayaad hal Wado dhisan Kari la,aydeen jaahilkuna waa billaa abaal
@Baaruuda2024 😂😂 wadada aad laascaano u dhisayso maad hargaysa iyo burco u dhistid, abaal sheegasho been ah fir baad u leedihiin, Sool citiraaf laguma raadsankaro, hargaysa iyo burco gooso lkn ummad kale haku xoqan, Sool waxay tiri calan qabiil ma rabo, Awdalna waxay tiri calan qabiil ma rabo, mxaaad goosanaysaa marka,
Naftaaada been ha u sheegin
@@Baaruuda2024 😅😅😅xabashidipaa hadlaysa aamus adeer caac looma bahne