Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MALINTEYDA CADIGA IYO GURII RAADISKA ADUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 80

  • @user-qi5vt1kk7x
    @user-qi5vt1kk7x 8 місяців тому +10

    Masha allah xijaabki wan kugu baranay saas ku qurxantahay

  • @munacabdinuurmaxamed2333
    @munacabdinuurmaxamed2333 8 місяців тому +3

    Maash Allaah xijabka qurux ayaa ku tahay❤

  • @ifrahosman3615
    @ifrahosman3615 8 місяців тому +1

    Masha allah allaha kubarakeyo walashey waan kuwadaa

  • @user-zu8gh4po1e
    @user-zu8gh4po1e 8 місяців тому +4

    Xijaabka qurux baa tahay Masha allaah

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому +1

    ABAAYO
    WAAKUSALAAMEY. DGHAMAANTIIN
    ABAAYO. ILAAH. KUUFUDUDEEYO
    GURI QEYRQABA ILAAH. KUSIIYO❤❤

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 8 місяців тому +1

    Sax waye xabibti allaha ku xafiido aamiin yarbi 🤲👌💋♥️💯

  • @ileysfarah1586
    @ileysfarah1586 8 місяців тому +1

    Masha alllah

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 8 місяців тому +1

    MashaAllah fartuuney xijaabka qurux ku tahay❤❤❤

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 8 місяців тому

    Xijaabka hadhigin waa aayad alle .sudaadihore uxijaabnaaw walaaley

  • @ubah4241
    @ubah4241 8 місяців тому +1

    Masha Allah Tabarakallah

  • @najah8720
    @najah8720 8 місяців тому +2

    Masha allha wllo

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 8 місяців тому +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 8 місяців тому +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @saraawarsame8338
    @saraawarsame8338 8 місяців тому +1

    Asc:Fartuney dharka ma duulayo oo madhacayo miyaa dabeelna waan uneedaaye walaleey dhowr mar baan isdhahaa waydii masha allah❤allah kuubarakeeyo walal

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 8 місяців тому +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @user-jy7fd7xl1f
    @user-jy7fd7xl1f 8 місяців тому +2

    Fartun abyo iso duce Allah owlda bariyo isii 🤲

    • @umuamiira113
      @umuamiira113 8 місяців тому +2

      Qaali.ilahay dagdag hakugy siiyo xaladaas oo kale somaray 4yeras waxba ma dhalin hada se alxx gabadh ilahay igu arsaqay sadaqada badi astaqfarta badso plzz

    • @user-jy7fd7xl1f
      @user-jy7fd7xl1f 8 місяців тому

      @@umuamiira113 Inshallah abyo mcn aniga 5sano waya

    • @NaciimoNafta-qe7zi
      @NaciimoNafta-qe7zi 8 місяців тому

      Aamiin yaraabi

  • @user-sj5uy9hz9k
    @user-sj5uy9hz9k 8 місяців тому +1

    Mash allh wad ku qurux badanthy xijabka❤ ku dadaal xbbti

  • @saabiriindeerow7605
    @saabiriindeerow7605 8 місяців тому +1

    Wow alle ha idin xafido abyo ❤😊

  • @user-gw2dd5fo4q
    @user-gw2dd5fo4q 8 місяців тому

    Masham allah

  • @hoodohussein2188
    @hoodohussein2188 8 місяців тому +1

    Scrub kaad isticmaashay nyala wadaag

  • @user-pl4rh2wp8o
    @user-pl4rh2wp8o 8 місяців тому

    Aaaamiin yaarabi

  • @awohassan
    @awohassan 8 місяців тому

    fartuun abshir cismaan tageera buuxaan kuu hayaa qaali❤

  • @RayaanLove-fi8fu
    @RayaanLove-fi8fu 8 місяців тому

    Masha allah❤

  • @ramlaabdala2436
    @ramlaabdala2436 8 місяців тому

    masha allaha

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 8 місяців тому

    Masha allaah ❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 8 місяців тому

    mash allah alow guri qerqawa ku sahal inkasto kan kuguficanyahay kuguna filanyahay ❤❤❤❤

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 8 місяців тому

    Fartuney mara s
    Alaada
    Kaa
    Jecladay❤

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 8 місяців тому +5

    Masha allah Malaysia qurux badana ilaahow dalkeena saas cml nooga dhig😢

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 8 місяців тому

    Amiin amiin amiin ya rabi

  • @user-qn9yh1yx6o
    @user-qn9yh1yx6o 8 місяців тому

    iskaraabka noo soogali❤

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 8 місяців тому

    Manshaa allha xayaati ❤❤❤

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 8 місяців тому

    Amiin yaa rabi

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому

    Manshaallah 😍

  • @user-hv1to7hn4h
    @user-hv1to7hn4h 8 місяців тому

    Fartun macsarada hada salbugtada kudarsado malugu cayila abayo isoo jwb ❤

  • @ubahmohamed4340
    @ubahmohamed4340 8 місяців тому

    Dharka meesha Maka bidaayo miyaa

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 8 місяців тому

    Jilkada maxaa uso rartay abaayo

  • @farxiyo5533
    @farxiyo5533 8 місяців тому

    asc❤ wakusalamay❤ waxan ahay asaxabtada. qof katirsan. farxiyo alee dhaha. waxan kaa codsana. youtube inaa ii share gareso macanto. pls

  • @sweetamla2058
    @sweetamla2058 8 місяців тому

    Aniga 3bilood guri raadinaaya nairobi Allah isahlo 😢

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 8 місяців тому

    Wsc abaayo fartun ❤❤❤❤

  • @FardussaInaabdi-kk5bz
    @FardussaInaabdi-kk5bz 8 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @geediyogeedi8904
    @geediyogeedi8904 8 місяців тому +1

    Abyoy coffee ☕ macabi karaa 3 bil oon uura aan leyhay awal waan cabi jiray lkn saa u yeeshay uur ma cabin madax canuun aa idili rabo waxama qabaa madax xanun magarin coffee ☕ wuu icaawin jiray lkn waa ka cabsan hayaa plz abayo tuneey iisoo jawaab

    • @ayaandadir2450
      @ayaandadir2450 8 місяців тому

      Mcnto waa caadi wada cabi kartaa miska badineesid waxa yare Lee shaaxa ku darso hadaad kaligisa cabisid caano ku darso coffee Lee ka yaree ok waa caadi waxa kama dhibo

    • @khalafgeesi-lo6mf
      @khalafgeesi-lo6mf 8 місяців тому

      Wll arimahas qof dhaqtar ah ba la waydiiya thanks

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 8 місяців тому

    Dharka balkonka maka dhacayo miyaa mar kasta wa is waydiya

  • @mohamedamiin1251
    @mohamedamiin1251 8 місяців тому

    Wa reer miyi cadiya birta mamasaro daarka

  • @user-yn2jn3iw9l
    @user-yn2jn3iw9l 8 місяців тому

    M.a mcnyy ❤

  • @nimcohussein1576
    @nimcohussein1576 8 місяців тому +1

    Hambalyo noloshadaan jeclayn ayaad kuso laabatay allahna wixi ku dhibaya haka kor qaado quruxeey

  • @ayaandagan5176
    @ayaandagan5176 8 місяців тому

    Masha allah wllo fartun maryaha idinkama dadanaya yacni dabaysha army mesha katurta

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 8 місяців тому

    Abaayo dibadaad timid birta dharka lagu warto suukha ka soo gado ama khasaalada dharka angajiso

  • @user-jf2fj7bt9i
    @user-jf2fj7bt9i 8 місяців тому

    👍👍👍👍

  • @CaishaAli-ev8fq
    @CaishaAli-ev8fq 8 місяців тому

    ,❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 8 місяців тому

    Maa shaallah sister

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 8 місяців тому

    Fartuneyyy Wllo 😂263 Yutubka kama Dhaqaaqdidi miyaaa😢😢😢😂😂😂

  • @umuSahal
    @umuSahal 8 місяців тому

    Tuuneey❤❤❤❤

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox 8 місяців тому

    Abaa fadhigaaga ku tuko ilmaha aa salaada baranaayaan oo jeclaanaayaan hadhow salaada dhib maku noqoneeso ilmahana tarbiyo fcn ee kuu helaayaan

  • @sacduushhasaan3356
    @sacduushhasaan3356 8 місяців тому

    Dharka mesha kuwarto abyo madhacayo miya balakoonka 😮

    • @user-vf4qz4wv2z
      @user-vf4qz4wv2z 8 місяців тому +1

      Dhar balakoonka laguwaro waa fonxumo waxa jirto sariir yar ee logutalagalay indharka laguwarto guriga meel yar kadhigane marka ayaad kuwarane SAS ayaa qurux ah

  • @samiirohassan3459
    @samiirohassan3459 8 місяців тому

    90 gurilay mat radinay

  • @filsanibrahim3103
    @filsanibrahim3103 8 місяців тому

    Vedio scrap ah noosoo gali inshallaah

  • @maidoabdi7643
    @maidoabdi7643 8 місяців тому

    Fartuney snapchat ma iso jawabtid😢

  • @SagalMaxamed-ur2yr
    @SagalMaxamed-ur2yr 8 місяців тому

    Naa fartuney Ani iyo adi isku mida nahay Marka is cateyo duud qalocan yelanà markaa cayilnaa dhabar ween lahanaa qofkaa ag maro wuu icaynaa😂😂😂😂

    • @zamzamabdullahi7820
      @zamzamabdullahi7820 8 місяців тому

      Hhhhhh xbbti back exercise baa jira lean back baad yeelanaysaa

  • @laybakhan9993
    @laybakhan9993 8 місяців тому

    ❤🌹🇨🇦❤🌹

  • @kadradjamakadra710
    @kadradjamakadra710 8 місяців тому +1

    Asc hun 😊😊😊😊

  • @Xamdacumar-xz2lz
    @Xamdacumar-xz2lz 8 місяців тому

    Bogay maxa lagawada horta

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 8 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @sureyaomar3849
    @sureyaomar3849 8 місяців тому

    Masha Allah