NOLASHA MALAYSIA 🇲🇾 IYO NOLASHA KENYA 🇰🇪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 290

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Рік тому +19

    Mansh Allah fartun ramadan mubarak dadkii somaliyed ilaahay dalkoda nabad ha uga dhigo insh Allah meel kasto wey joogan mansh Allah waxaa layiri dal aadan laheyn dareen ku joog ilaahay ha noo soo ceeliyo Somalia mit ah iyo Somalia oo nabad ah insh Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل Рік тому +71

    walee Nairobi maleysiya kuma dooranayo Nairobi meel kafiican majirto qofkii kaguurana wuu ka shalaayaa xaqiiqda marka laga hadlo maasha Allah ilaahey Aminiga iyo nimcada aan ku heesano hanoo ziyaadiyo Alxamdulah 🤲

    • @dheemaney7670
      @dheemaney7670 Рік тому

      Haa wlhi beeen ma ahn Nairobi meel no dhaanta mlhn

    • @anuushbbe-kt4pl
      @anuushbbe-kt4pl Рік тому +10

      Ani wan rabaa inan so dego Nairobi wa jclhy wlhi Lacag laan ihrysa mahe insha alh waso dega mogdisho wey iga hor timid abni daro iyo rafaad illhey ha ii kaso Nairobi iso duceya abayayaal 😢😢

    • @ayshaosma9942
      @ayshaosma9942 Рік тому +3

      ​@@anuushbbe-kt4plaaamin abio ilahy haku sahlo mesha kudhibatoda walaga safra I.n ilahy hamigaga hakuu rumeeyo abio mcn🥰

    • @ayaandhowrsanofficial4314
      @ayaandhowrsanofficial4314 Рік тому

      Wlhi ana ka guuray ilaa hada ka samri la. ahay lkn isbuuc lee ka maqanahay insha Allah mar un waan kuso labana hada barato nairobi meel kale kuma heneso wlhi

    • @بيتيمملكتي-ذ3ل
      @بيتيمملكتي-ذ3ل Рік тому

      @@ayaandhowrsanofficial4314 haa walhi waa sax

  • @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
    @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 Рік тому +14

    Masha allaah ilahay ha ku xifdiyo cabdisalana ilahay ha isku so kin celiyo amiin amin yaa rabi

  • @Ayaanahmed21
    @Ayaanahmed21 Рік тому +4

    Masha alaah abyo dhanka diinta kawaran ilmaha meeley qur'anka ku bartaan o kle mar kasoo hdl waayo ilmaha iny dinta bartan rabnaa aniga Holland jogaa

  • @lulali6059
    @lulali6059 Рік тому +23

    MaashaAllah Abaayo sidaas ku soco dhaqaalaha oo la’iisku cesh ceshto ayaa lagu kala horeeyo. Good job hori u soco. Ramadan Mubarak ☪️ you and your family.

  • @beuatyahmed1542
    @beuatyahmed1542 Рік тому +9

    Masha alaah tabarakallaah qalbi saafi Fartuun happy qeer allaha ku siiyo. Ramadaan mubaarak. waxaa jecelnahay oo jannada u horeyso allaha nasiiyo allahuma aamiin

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 Рік тому +5

    Fartun wlh wa iskaka jclahay nolosha kuma xumeso❤️🤲

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Рік тому +2

    Masha Allah fartuun ilaaheey ha ku xafido adiga iyo caruurtada anigana Malaysia in an uu soguro an raba insha Allah you tob furto anraba garab maigusiny hooyo caruur heysato ahay ilaaheey ha ii xafide

  • @ayanali4885
    @ayanali4885 Рік тому +3

    Maasha Allaha tabaarakallahu xabiibti Allaha idin xifdiyo dhamantiina

  • @MohamedAhmed-wp5ir
    @MohamedAhmed-wp5ir 25 днів тому +1

    barashada luuqada Malaysia soo gudbi

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Рік тому +7

    M.a🥰 qofka dantiisa inu yaqano wax ka ficn ma jirto wlhy❤🙏🏿Baaye Horey usoco💯👍

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому +7

    Fartuuney 500 maa yr Msha Allh ilhy xoolahaga Allh ku barakeyo ❤

  • @shukrihussein156
    @shukrihussein156 Рік тому +1

    Mashallah qof wax noo fashfaahiyaan laeen shukran abayo

  • @kosaribrahim1586
    @kosaribrahim1586 Рік тому +1

    Masha Allah tabarakalah ❤❤❤u so good mum ❤️ 💖 💓

  • @filsanosmaan2520
    @filsanosmaan2520 Рік тому +3

    mashallah abaayo mcn
    ani emaratka carabta o qaali ah ayan daganahay waa rabi lahay malisiya lkn hal qof kama aqaani moye waa uso guuri lahay

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 Рік тому

      Somali badan ba dagan abayo qof lama waayo imaradka wa qaali noloshoda

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial Рік тому

    Abaayo marka hore ramdaan Mubarak marka xbbti hal wax ii sheeg horta aniga khaas ahan wadnkas Malaysia waa ka helaa hawdiisa balse hal wax oo faaiido leh majiraa ilen adaa og oo jooga mantee tks

  • @بيتيمملكتي-ذ3ل
    @بيتيمملكتي-ذ3ل Рік тому +4

    Allahu mustacaan dheh Allahu mustacaam maaha micnaha xitaa wuu is badalayaa mustacaam hadaa dhahdid

  • @khalafgeesi-lo6mf
    @khalafgeesi-lo6mf 10 місяців тому

    Thank you abayo halkasa u guuraya mar dhow.insha allah

  • @kadraibrahim6746
    @kadraibrahim6746 Рік тому +5

    ❤❤❤sifiican baa u adeegatay xbbt dad fiican baa ku aaday Manshallah 🎉🎉

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Рік тому +2

    Guryaha Nairobi jeebkaga ku xirantahay tankale Kenya guryaha armaajada waa lagu dhisaa

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Рік тому +3

    Wcs tuney Ramadaan kariim ilaahey ramadankan kisa kale cafimat iyo cimridher hanagu garsiyo insha allaa ❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +5

    Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓❓❓
    Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera
    Waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wadka heliysa hada fafiso
    🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️
    USoo cararaaa kheeyrka
    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا

  • @waano12-20
    @waano12-20 Рік тому

    Abyoy kheer allaha ku siiyo allahana ku caafiyo hadaad roonaatid waxbarashada malaysia noogasoo hadal kuwa ciyaalka ilma yaryaraan haysataa in aan usoo guuraan rabaaye cid waxbarashada ciyaalka igasoo warantaan rabaaye mahadsanid

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +3

    Manshalah 🥰 Ramadan mubarak kheyrkisa alah na siyo nolasha kama dhibto 😊habo mcn

  • @الصومالاند
    @الصومالاند 2 місяці тому

    Qurxbadan wllee qurux ayu rabi ku siiyay mnsha allah

  • @miskiin236
    @miskiin236 Рік тому +1

    Maasha Allaah habo fariid baa tahay
    Ramadan Mubarak,
    Ma ogayn Soomaalida Malaysia joogta imay qaxooti ku joogaan.
    Lacag miyaa la siiyaa.

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому +2

    Shugran abyo xogtada wax dacad uga waramaya adan ku arkay fartun qof qalbi wanagsan ba tahay

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 Рік тому +4

    Masha allh Fartun waxn kugu jecelhy markaa dhahdid dhaqaalaha aad bn ugu ficnahay wa ku farxaa

    • @somaligirl1855
      @somaligirl1855 Рік тому +1

      Reero aan ogahay oo makaysia jooga igu soo dhacay oo xoogaagi ay helaanba quba 😂😂😂

    • @queenhafsa7564
      @queenhafsa7564 Рік тому

      ​@@somaligirl1855😂😂😂😂😂 haa wlhi

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 23 дні тому

    Wcslm my sister Aamin yarabi 🤲

  • @aminaabtidoon9816
    @aminaabtidoon9816 Рік тому

    MashALLAH awaye alabti nairobi ku isticmalayse ma ibise abayo kasoo hadhal

  • @ifraah
    @ifraah Рік тому +10

    Mashaallah waligay waan jeclaa Malaysia lkn cid iiga waranta ama igaso dhawaysa waayey hadana wixii runaa kashegtay shukran xabibty

    • @mssqosol
      @mssqosol Рік тому +1

      Waa wadanka kaliyoo aan jeclahay inaan ku noolaado laakiin iskuma filni🥺

    • @hibaomar2880
      @hibaomar2880 Рік тому

      @@mssqosol malaga shaqeesan karo miyaa haduu qofku heesan qof biila?

    • @anisafarah4427
      @anisafarah4427 Рік тому

      @@hibaomar2880 Shaqo Malahan

    • @ifraah
      @ifraah Рік тому

      Wallaahi waxbo kama ogi fartuun ka jawaabi doonto inshaallah

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 Рік тому +5

    Qaxotiga gal abayo ilmahaga intey wax barasho garin inaa ku dhoftane waa macqule

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 Рік тому

    Abyoy dalxiis ina u imaada raba from Xmr labo bil aan joga meqo qarashka cml igu baxee
    Cidna ima dagano Iso jawab mahadsanid

  • @samiirali249
    @samiirali249 Рік тому +1

    500 waxan la yabanhy ado dhahy 500 ayaa TV ga ku gaty wana raqiis happy adaa ugu tajirsan somali sxby 100 in aad dhahdo aye eheed sax

  • @ikranour5539
    @ikranour5539 6 місяців тому

    Sister I live Canada 🇨🇦 now and I want to come Malaysia 🇲🇾 I want to know how the Dr

  • @neirushajji894
    @neirushajji894 Рік тому +2

    Ramadan Mubarak wayo fartun abyo Karim maaxan wankuslama from Kenya

  • @abraarcabdullahi9755
    @abraarcabdullahi9755 Рік тому +1

    Masha Allah abaayo Allaha ku barakeeyo noloshaada waxa jeebka kijira inaa ku tashatid is the best abaayo

  • @sahraliibaan6113
    @sahraliibaan6113 Рік тому +5

    Gabar aan taageero nolow macanto❤👑🌼🥰

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 Рік тому +3

    Masha allah 👑 ❤ Ramadan mubarak ✨ 💖

  • @farxiyacali5694
    @farxiyacali5694 Рік тому +1

    Ramadan karim walashey noga so waran is school iyo dugsiyada qeymaha lagu dhiigto iyo madoyinka ey ku baxan schoolka wax si sax ah nogu shego yanba weynay walahi adiga xaqiiqda ayadba wax nugu shegtay inan uso guro yan raba hadu alla idmo

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 Рік тому

      Haa sfcn wax usharaxe lkn school ilmo ima dhigtan ee dhahday nolosheda we fcnthy walashey oo dagan iga shekeysay

  • @fatumaahmed2888
    @fatumaahmed2888 Рік тому +1

    Abayo amay kenya kuficneed qurbo nacaskan maficno meel family kujogin oo ad carurkuhaysatid

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 Рік тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @rahmaahmed3743
    @rahmaahmed3743 Рік тому

    Asc abayo ramadan kariim malaysia shaqoyin may ledahay qofka isdhaha ka shaqayso shaqo mu ka helaya

  • @abdirahman7993
    @abdirahman7993 Рік тому +1

    Masha allh Ramadan kariim fartun Hbbi halkaana ka salama

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Місяць тому

    Dacaadnimada mahadsanid

  • @FadumaAli-fy1lk
    @FadumaAli-fy1lk Рік тому +1

    asc abaayo xaafadan guryo raqiis ah malaga helaa

  • @halimaadan8877
    @halimaadan8877 Рік тому +2

    Ramadan mubarak abaya waxn jeclhy inan dalka usoo guro qarashka baxaya visaha iso sheg abayo

  • @halimohirsi3372
    @halimohirsi3372 Рік тому +1

    FARTUUNAY WAXAAN KUGU SALAAMAY ASCW FARTUNAY AAD AYAN KULA SODAA MARARKA QAAR COMMENTS AYAA KUU SOO QORAA IN AA AQRISID AAUMALENAAYA KOLAY QEERKA ALAAH NAWAAFAJIYO RAMADAAN MUBAARAG MACDALAAMA

  • @Munawacn
    @Munawacn 6 місяців тому

    Kampala jogaa qali iyo foolxumo ilaahow iga wad adaa awood leh meel dhaanta igeey aaamiin yaaa allaaaah

  • @mariglaire
    @mariglaire Рік тому +4

    Masha allah ramadan mübarek ❤❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +2

    Masha Allah Ramadan Mubarak 🌙 ❤️ 🌙 ❤️

  • @ShankaRony
    @ShankaRony 8 місяців тому

    Nairopi meqa lagu imada wll

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Місяць тому

    Qalpiyey mahadsanid❤❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому +2

    Daqalaha lacagta bisha xafada noso dhiri gelin nagu sameey ples

  • @nimco9305
    @nimco9305 Рік тому

    Ramadan mubarak fartun happy abayo jzk

  • @saynabmaxmed-ql6dc
    @saynabmaxmed-ql6dc Рік тому

    Imisa weeye wll lacgta lagu tago

  • @Cabdimaalikshxasanshmaxamed
    @Cabdimaalikshxasanshmaxamed 9 місяців тому +1

    Thanks

  • @halimahussein2715
    @halimahussein2715 Рік тому +2

    Fartuunay. Abaayo. Waaigawaano. Ilmahaaga. Aabahooda. Soocali. Ilaahay. Waxaayku. Fiicanyahiin. Hooyada. Iyo. Aabaha. Oowadajoogo. Aniga. Ayaa. Arkayxanuunka. Waaigawaano.

    • @ummumahir7551
      @ummumahir7551 Рік тому

      kuwa kale aye kaso dhaqaqde abyo lkn hadi ey ayada jecshahy wala jecel nahy

  • @NimcoAli-xk9ti
    @NimcoAli-xk9ti 4 місяці тому

    Qof hada yimi kawarn oo niloshu ku cusubtahy😊

  • @suadamohamud7556
    @suadamohamud7556 Рік тому +1

    Masha’allah Allahuma Mubarak wa runta.

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk Рік тому

    Masham. Alah

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 Рік тому

    Aamiin yaarabi 🥰🥰🥰🥰🩸🩸🩸

  • @Youdoneedtoknowbuddy
    @Youdoneedtoknowbuddy Рік тому

    Mnshaa allh

  • @caaishacuudmahamed2751
    @caaishacuudmahamed2751 Рік тому

    Masha allaah abaaayo allaaah haku xafido abaayo

  • @haybemaxamuud5809
    @haybemaxamuud5809 Рік тому

    Asc wll fartun wan kusalamay wa kugu xidhanahay chnalkaga wll waxan wata cosi wll inad itixgeleso wan rajenaya wll qli inakulahadlo barba wll sigara wll

  • @sihaammaxamedsheikh9569
    @sihaammaxamedsheikh9569 Рік тому

    Shaqo mala heleeya maleysia shaqo selon ah qurxinta dumarka ah Maka heela walal

  • @deeqomaxamedaxmed6146
    @deeqomaxamedaxmed6146 Рік тому

    Abaayoo nummer kaga iso dir ina kula hdla raawa

  • @fardowsomohamed8951
    @fardowsomohamed8951 Рік тому

    Manshalh ramadan mubarak xbbti nolashu kuma ciisho❤❤❤❤❤

  • @اللهمرحبا-ظ3ز
    @اللهمرحبا-ظ3ز День тому

    ريال سعودي camal waaye kwrn

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +2

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaahmed2888
    @fatumaahmed2888 Рік тому +1

    Guri lee ma usoguurtay iyo saraha dhaadher

  • @maryamahmed9476
    @maryamahmed9476 Рік тому

    Masha Allah jazzakallah xbbti

  • @aminaanfac5688
    @aminaanfac5688 Рік тому +2

    Fartun ad adeeg ayad istu amaanta markasto walale ilmo koris wa laga horeyay lasoco

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Рік тому

    WALAL .MALAYSIA 🇲🇾. IN. AAN.JAMAACAD .AMAA.UNIVERSITY.AYAN. RABAA

  • @farxiyomascudcali6908
    @farxiyomascudcali6908 Рік тому

    Apyo qaabka lagu tagaayo iyo qarashka ka baxayso so gali 🙏🙏🙏

  • @XakiidCadde
    @XakiidCadde 9 місяців тому

    Su aal maku waydiiyaa abaayo UA-cam ka ugu yaraan bishii lacag inlee la eg ayaad ku samaysaa abaayo ishewg codsi mahad sanid 🎉

  • @hannnahdek
    @hannnahdek Рік тому +15

    Masha ALLAH ramadan karim. You are so young. So try to study youn can have a good job better than youtupeur.

    • @Cadar200
      @Cadar200 Рік тому

      haa wlh aniga fursad wax barasho oo maafiya yarantaydii umahelin lkn diini alx waan soobartay anaana hada self education ayaan sameeyaa alx maanta cilmiga iyo luuqadaha meelkasta ayey yaaliin

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 Рік тому

    Abayo how did you get visa resident

  • @hindaidil3095
    @hindaidil3095 Рік тому

    Dadka sharciga kenya hesto qaxonti malasia ma gali karaa?

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 Рік тому +2

    Masha allh abyo Ramadan mubarka abyo nolsha allh haku bargeyo carurta allh hakula goriyo abyo inta arkto hooyo iyo aabe allh haka dhigo abyo wan ku jecelhy aniga ayeeyo cml ayaa kuu duceynya

    • @Meymaa24
      @Meymaa24 4 місяці тому

      Annah iduceey😢

  • @hodanahmed1436
    @hodanahmed1436 Рік тому +1

    Meel kasto aad jogato wllo alle ha kugu xafdido ❤ramdan Mubarak

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Рік тому

    ANII SAHAL ABDI BOUULALE. OO.JOOGA. WADAN KA. DJIBOUTI 🇩🇯

  • @maryamahmed9476
    @maryamahmed9476 Рік тому +1

    Dhanka sharciyada iyo sida lagu yimaado noso sheg

  • @AbdixakiinAbdilaahiMuuse
    @AbdixakiinAbdilaahiMuuse 8 місяців тому

    Waaaw

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir6059 Рік тому +1

    O guryo diyaarsan mala helo miyaa sida turkey 🇹🇷 bisinka😮

  • @aaminofiidow7818
    @aaminofiidow7818 10 місяців тому

    Plz shaqo makahelaa hadii aan imaado

  • @nishabea424
    @nishabea424 Рік тому +1

    Amiin ya Allah❤

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому

    Masha Allah maciishada waa raqiis
    $200 bill wow masha aallah

  • @kafaayaabdilahi
    @kafaayaabdilahi Рік тому

    Markaa Maxaa laga shaqeeyaa mise dad biil qaato unbaa aada

  • @fadumomahdi1248
    @fadumomahdi1248 Рік тому +1

    حبيبتي تقل رمضان كريم وانما هو رمضان المبارك كما في الحديث الصحيح 👆

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +2

    MashaAllaah xbbty ramadan kareem wadku mahadsan tahay sidad noguso waran tahay🥰🥰🥰

  • @MunaDahir-dv1tz
    @MunaDahir-dv1tz Рік тому

    Abaayo karka qaxotiga ma bixiyan please inta iso ogoo ilahay khyr haku siiyo

  • @deeqoabdirashidali782
    @deeqoabdirashidali782 Рік тому

    Mnshallh malysia wan jiclhy in aan tago jamacada. Kaso hadal xbbti fartuney🌺❤️🫶😊

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 Рік тому

    Masha allah waa raqiis wlh alaabta

  • @najmocadey5157
    @najmocadey5157 Рік тому

    Inte kala so xiriira abaayo fartuun

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Рік тому

    Maasha Allah Fartuun cadeey mahadsanid.
    Ramadan mubarak ☪️🌙

  • @janno4217
    @janno4217 11 місяців тому +1

    Nairobi nolol mataasho inta Ku nool Allaha kaso raro balayada wasaqda badan😅

    • @khalafgeesi-lo6mf
      @khalafgeesi-lo6mf 10 місяців тому

      Xaqiq meel ma aha balaayada boorka iyo wasaqda badan malaysia u guuri raba mar dhow

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 Рік тому +1

    uf naagtan iyo qaali ladan aan ba nacay war badan iyo faan iyo booto

  • @Deeqodagaan
    @Deeqodagaan Рік тому

    diinta iyo waxbarashada kenya fcn

    • @Samoe1234
      @Samoe1234 Рік тому +3

      Malaysia has more Muslims than Kenya.

  • @asmafarah358
    @asmafarah358 Рік тому

    Ilahay ha ku cafimayo xanunka ha ka dul qado cafimad ha kugu bdalo