DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 123

  • @fadumo7265
    @fadumo7265 6 місяців тому +6

    wlh blhi tuuney baryahan routine yada.da ma kala dhacaaan m.a m.a is badal weyna aka muuqdo wlh masha allaah alle ha ku ziyaadiyo il jini iyo il insiba alle ha idanka wad haayo dhamantina caruurta abayo adiga familka abay muniiro dhamantina qalbiga an idinka jeclahay wlh

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 6 місяців тому +3

    MashaAllah tabarakaAllah very organized

  • @user-qw2bl7ty4r
    @user-qw2bl7ty4r 6 місяців тому +5

    Maxa gabadha dabeecadeeda meesha uga sheege sabiriin miskiin waye

  • @zaarabeautyofficial5857
    @zaarabeautyofficial5857 6 місяців тому +4

    Fartun routekeedu ima dhaafo wllhy hppti malintii hadaad soo badisid xataa wan ku daawanayaa kamaba caajiso ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 6 місяців тому

    Masha Allah tabarakallahu

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 6 місяців тому

    Masha Allah tabarakallahu waxad tahay gabdh yar oo caqli badan ilayhay haku siyadiyo kartidada

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 6 місяців тому +3

    Abaayoy ilmaha qolka jiifanayso seexiso qol cidlo ha jiifin wax kasta dhici kara habeen bar xanuunsan karaan marka taxadar abayo ❤️

  • @MaryanAden-bh5rt
    @MaryanAden-bh5rt 6 місяців тому

    Msha Allah ilahay haku barkeyo abyo ❤❤

  • @fatumadubow2243
    @fatumadubow2243 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Arliyaismacil
    @Arliyaismacil 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @Qu681
    @Qu681 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 6 місяців тому +6

    Mshallah fartuun happy naag nool dhirigalin Dhanka dhaqalaha ah noso duub abayo hooyo guri joog ah se waxmel udhign krta

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana 6 місяців тому

    Wlshey mcn keep oging sister ❤❤❤❤👸💋

  • @kadiijomuhyadi7875
    @kadiijomuhyadi7875 6 місяців тому +4

    Naa gabadha ka xishow shaqalo kuma aha m

  • @Oumalkairehousseinf85
    @Oumalkairehousseinf85 6 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 місяців тому

    Manshaallah😍fartun happy naag nool ❤❤

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 6 місяців тому

    Masha Allah wllshy qali ❤❤❤الله يحفظك من كل شر وانتي عيالك

  • @user-gp9pe6ck4e
    @user-gp9pe6ck4e 6 місяців тому +1

    Habo ducad allah ii aqbalo ducad exams allah no fududeyo beri kali rabaa❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 місяців тому

    Mashaa Allah walashay fartun
    Hooyo adag oo dadaalaysa, hore u socoda guuleysta❤❤

  • @shukribiilaal928
    @shukribiilaal928 6 місяців тому

    Masha allha tabarkalaah ❤

  • @idilfaarax5579
    @idilfaarax5579 6 місяців тому

    mash allh ❤❤❤😊

  • @Ebiyanita
    @Ebiyanita 6 місяців тому

    Mashallah tabarakallah fartun ilmha edada uahay iyo adiga Allah hanibarakeyo

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 6 місяців тому

    Masha allaha xabibti shukran hoyo shaqo walhi allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲 🙏

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 6 місяців тому +1

    mash allah 💖 💓 💕 ❤️ 💙 💗

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 6 місяців тому

    Maasha allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 6 місяців тому

    Masha Allah❤❤❤🎉🎉🎉

  • @xafsamaxamedaxmed6217
    @xafsamaxamedaxmed6217 6 місяців тому

    Masha Allah

  • @qadraqadraomar4643
    @qadraqadraomar4643 6 місяців тому +1

    Mashalah inoo sobadi😊

  • @user-lr1ku6ol2l
    @user-lr1ku6ol2l 6 місяців тому +1

    Masha abayo wa dadashay runtiii allh kula garabkalo quruxey tuney

  • @user-wm1xi2wb8m
    @user-wm1xi2wb8m 6 місяців тому

    Mashalah🎉❤❤

  • @amaaljibriil3687
    @amaaljibriil3687 6 місяців тому

    Masha allha ilaah haku xifdiyo adiga iyo famil kaga❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 6 місяців тому

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 6 місяців тому

    M.a my sister Allah ku xafido

  • @user-cq9lr4wu1e
    @user-cq9lr4wu1e 6 місяців тому

    Aamin alle hano aqbalo ducada kugu jeclhy❤

  • @NimcoCali-xz5um
    @NimcoCali-xz5um 6 місяців тому +1

    Masha Allah routine qurux badan ❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 6 місяців тому

    Mashallaah ❤❤

  • @RoodaAhmed-yp3eg
    @RoodaAhmed-yp3eg 6 місяців тому

    ❤❤❤manshalah

  • @kifayaali7415
    @kifayaali7415 6 місяців тому

    Amiin aby imtixaanka allah inuuu fududeeyo

  • @khadiijokhadiijo2500
    @khadiijokhadiijo2500 6 місяців тому

    Masha alaah ilah haku barakeyo aamiin❤❤❤❤❤

  • @safiyamuuse8158
    @safiyamuuse8158 6 місяців тому

    Manash allah keep going sister

  • @fahmomohamed2864
    @fahmomohamed2864 6 місяців тому

    Keep going abaay mcn❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @osmanmaxamudabdi1071
    @osmanmaxamudabdi1071 6 місяців тому

    Manshaalah

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 6 місяців тому

    Maansha Allah , sister

  • @yusraqaasim3013
    @yusraqaasim3013 6 місяців тому +2

    Abayo sameeso murayada tawletka maku arko gurigaga muraayad in taan ka aheyn mus qulaha hadalka aan ku dhahayo qalad ha ufahmin abayo

  • @leylaabdi1680
    @leylaabdi1680 6 місяців тому

    Masha allh allh haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 6 місяців тому

    Mashalaah alah abayo qali hurey u soco qali dumar ❤❤❤

  • @NimcoFarax-js5jb
    @NimcoFarax-js5jb 6 місяців тому

    Masha allah abayo

  • @warsanaxmad
    @warsanaxmad 6 місяців тому

    Masha Allah xbbiti

  • @hudoofficial7988
    @hudoofficial7988 6 місяців тому

    Tuuneey xbbti tirtirhii aad keynya ku heysatay cml soo gado love you routinekaga wa jeclhy wlhi guuleeyso sharafey❤❤❤

  • @user-ne2kz4lc5d
    @user-ne2kz4lc5d 6 місяців тому

    Manshaaa Allah tabarakalah horay usoco abayo qali ❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanmohasuleyman4568
    @ilhanmohasuleyman4568 6 місяців тому

    masha allah tunrey manta maxa jidosa kkk ❤❤❤

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 6 місяців тому +1

    Masha allah tabaaraka laah waan kugu heeystaa sister 😂😂😂❤❤

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 6 місяців тому +1

    Masha allah tabarakallah ♥️😘🌹

    • @ExcitedDalmatian-kg4km
      @ExcitedDalmatian-kg4km 6 місяців тому

      Lacagtayda isoceli majirto miyaa xitaa hadan kabaxo😂😂😂😂

  • @user-re9xq4co3b
    @user-re9xq4co3b 6 місяців тому

    Mash aallah abaayo mcn

  • @fadumoabdirahman9743
    @fadumoabdirahman9743 6 місяців тому

    Mashaallaha allh haku xafido abaaayo 🥰🥰❤️❤🫶🏻🫶🏻🥰🥰🥰

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 6 місяців тому

    Mash Allah rabi haku xifdiyo sis hoola adaga deeper clean waa iga fcnthy anoo labisan hola maba qabankari😁😀😀well done good routine sis 👏👏👏👏👍🥰🥰🥰🥰

  • @xaawoluul3887
    @xaawoluul3887 6 місяців тому

    Dhiira gilin ayaa nootahay macaney❤

  • @user-re9xq4co3b
    @user-re9xq4co3b 6 місяців тому

    Ilaahey haku siyaadiyo

  • @sadiaamir5503
    @sadiaamir5503 6 місяців тому +2

    Abayoy video gaga wa masha allah lkn erayga ah single mam nagada ninki tagay tur hoyada single mum kuma bixin fartun ba tahay wlhi qoralkas iyo hdlkas dartis an kaga cajisa ee nagada pls

  • @aishaabdi1594
    @aishaabdi1594 6 місяців тому

    Ku jecliyaa tuuney ilhe haku barakeyo make-up noso gali mar wlbo wlh blh ima dhaafo routine kada wajclahy ilaa kenya marka jogte cuwemir o umul eh kula socday xita noso gali make up ❤❤❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 6 місяців тому

    Mashallah wll qali wajeclahy rootinkaka siwalba ha udheerdo

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Ubahmohamuud30
    @Ubahmohamuud30 6 місяців тому +1

    M.a abayo allaha kubarakeyo videowyadada markan dawanayo xasiloni kudarema🥰

  • @sabuuxadaauud6862
    @sabuuxadaauud6862 6 місяців тому

    Strong mom m.a❤❤❤❤

  • @Maryamaruun-ls2wp
    @Maryamaruun-ls2wp 6 місяців тому

    M.A❤Boqorada aan kudaydo Allaha kuxafido wax badanbaa kafaaiiday ❤Guuleyso qlpiyey ❤❤❤

  • @user-hg9bz5zg3y
    @user-hg9bz5zg3y 6 місяців тому

    Amiin amiin

  • @user-dq1bj7pw6v
    @user-dq1bj7pw6v 6 місяців тому

    Amin mcnto❤

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 6 місяців тому

    😂😂😂😂😂Fartun fanny 😅😅

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 6 місяців тому

    Routine wanagsan
    Mahadsanid abayo💕

  • @user-qn9yh1yx6o
    @user-qn9yh1yx6o 6 місяців тому

    Adin ka oo marsanaayo noo soo duub😂❤😊

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 місяців тому

    ILAAH. KUUFUDUDEEYO
    HOWSHA. HEYSO. ABAAYO❤❤

  • @NimcoCali-xz5um
    @NimcoCali-xz5um 6 місяців тому

    saa rabto u nolow fartuney 🎉 ada na dhahayy 2024 saa rabto unolow la dhaha😅

  • @xaawoluul3887
    @xaawoluul3887 6 місяців тому

    Maanta anaa usoo horeeyo fartuuneey adi iyo ciyaalkaaga alle hanii xifdo❤❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 6 місяців тому

      Asc isoo booqo walal thanks

  • @mascuudmessi9607
    @mascuudmessi9607 6 місяців тому

    Qofki ogu horeyaya ahay😂hormr wacan quruxey

  • @HodanAhmedHoussein-id7ol
    @HodanAhmedHoussein-id7ol 6 місяців тому

    Salam calykoun machalah machalah sister ❤❤❤❤❤

  • @maryanabdirahman8574
    @maryanabdirahman8574 6 місяців тому

    Walaley routine waqtiga noso dheree aniga kaasa ku heesta ❤

  • @asmahusen-hp6ht
    @asmahusen-hp6ht 6 місяців тому +1

    wll gabdha wllshaa ah hasoo hdl qaadin mar danbe dabeecadeeda afaarheeda waa iga talo wxyara hakuuqabto ama wax badn wey ku caawisaa alxm dheh

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 6 місяців тому

    Asc haley soo booqdo walaalyaalow ♥️🥰

  • @AmiiraQurux-jd4wk
    @AmiiraQurux-jd4wk 6 місяців тому +1

    Anoo seexo rabaa iga so hor baxday hurdadi we iga tagtay😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 місяців тому

    Masha allh tuney malmahaan aniga dumashi arkeenka baan masaxaayey manta feeraha is jabin rabaa 😂😂😂

  • @user-jz5lj5eq3y
    @user-jz5lj5eq3y 6 місяців тому

    M.a😊

  • @FaezaAdan
    @FaezaAdan 6 місяців тому

    Asc fartuun quruxaay dhalculumo abaayo allaha kubarakeyo fariid batahay faceed Karoon

  • @marwo1162
    @marwo1162 6 місяців тому

    Aamiin aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 6 місяців тому

    Ar fartuuney manaxeesid wlhi

  • @CadeySafoon-hn1cc
    @CadeySafoon-hn1cc 6 місяців тому

    M.a fartuuney farxad warta adi iyo caruutda qurxuda bdn a idiin rajeyna

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 місяців тому

    Wadamada yurub USA waa sidaas guriga waa la dhigtaa hoosna waa lagu soo dhaqdaa Malaysia waa wada horumay aadna u qurux badan Yurub bay ka qurux badan tahay

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 6 місяців тому +2

    Tuney markaa shaambada saas ugu dhaqaysid iska siib socks ka Qatar waaye inaa taraaraxdo miskiitoo Mel cidlaa joogtaa tehee xbbty is ilaaali ilaahay haku ilaaliyee

    • @umalkhayrnimco2171
      @umalkhayrnimco2171 6 місяців тому

      Laguma siibto sharaabaadka ama sogsiga wabn xidhaaba 😂

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws 6 місяців тому +1

    KA NAXOW NAFTA WAA MSLLH HOYO KARTI LEH ISKU FILAN MSLLH HORAY UU SOCO

  • @awohassan
    @awohassan 6 місяців тому

    horta wll fartuuneey horta mxd isu cayda oo aad utiraahda fuq dibi😂 hpipti quruxleey ayaad thy wlhi❤

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 6 місяців тому

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

  • @sacdiyamacallin-vi8md
    @sacdiyamacallin-vi8md 6 місяців тому

    Fartuneey waba ku tashtaa routin kaaga maanta ducadii imaxanka ku soo dartay m.a ina adeer isoduceya anaa anaa gali rabo examka dawlade isbucaana midkle aan ku jiraa isoduceeya

  • @MulkicabdulaahiGoodax-if9cc
    @MulkicabdulaahiGoodax-if9cc 6 місяців тому

    Fartun abayo wn ka helnay video yadan cmal noso badi

  • @user-hi1po8ev5v
    @user-hi1po8ev5v 6 місяців тому

    M.a❤❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 6 місяців тому

    Asc fartun markaa guriga dhageysa ha foorarsan adoo taagan dhaq dharka ku kala baxaaya kursiga hoostiiisa iyo armaajada u
    fariisa dharkaaga ilaashada caruur yar yar baa heystaa
    Wadamada yurub nadaafad sidaa dhulka loo dhaqa iyo wax loo tirtira koorsis baa loo galaa ina adeertay is ilaali insha Allah ❤❤❤

  • @Smiiitaaa
    @Smiiitaaa 2 місяці тому

    Asc abyo mar walbo wakuda wada ❤

  • @saromaxamuud-hx1ez
    @saromaxamuud-hx1ez 6 місяців тому

    Abyo fartuuney inaa kula hadlo rabaa wastiabkada inteh kahelaaa isnabka ma iiga so jawabo sidee🤔

  • @ugbaadaragsan4852
    @ugbaadaragsan4852 6 місяців тому

    Balakonka mala xaaqo Miyaa

  • @Farhiya190
    @Farhiya190 6 місяців тому

    Single mom waad joojiseee

  • @user-dy7px3rl6n
    @user-dy7px3rl6n 6 місяців тому

    14:51 m.a