TEMU HAUL. HOOYO DHIBKA WAA KA DHAAFAY MAANTA SHOPPING BAA U GADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Download the Temu App:temu.to/m/e2po... to get £100 Coupon Bundle FOR FREE
    🔍Or search my code【dkd8795】on Temu App to claim
    Shop my picks:
    Men's Trendy Lace-up Front Skate Shoes, Sporty Outdoor Casual Low Top Sneakers
    temu.to/m/edxk...
    Women's Espadrille Wedge Sandals, Open Round Toe Ankle Strap Slingback Shoes, Casual Outdoor Sandals £15.99💰
    temu.to/m/e9je...
    Hollow Oval Shape Mesh Pattern Shiny Zircon Decor Dangle Earrings Copper 18K Plated Jewelry Female Gift
    temu.to/m/eclm...
    Rhinestone Solid Modest Dress, Elegant Crew Neck Long Sleeve Maxi Dress, Women's Clothing £32.49💰
    temu.to/m/ei8s...
    Boho Paisley Print Chiffon Scarf Vintage Breathable Shawl Women Casual Head Wrap Outdoor Windproof Hijab Turban Travel Beach Towel £2.49💰
    temu.to/m/e9qw...
    27.55"×70.85" Vintage Bali Yarn Scarf Mosaic Geometric Print Shawl Sunscreen Head Wrap Outdoor Windproof Beach Towel £3.49💰
    temu.to/m/eznl...
    Women's Platform Wedge Sandals, Casual Open Toe Elastic Strap Slip On Shoes, Versatile Beach Sandals
    temu.to/m/eb7f...
    Rhinestone Evening Bag, Rhinestone Prom Purse, Women's Handbag For Wedding Party Best Gifts for Carnaval
    temu.to/m/ekbo...
    Women's Metal Decor Wedge Slippers, Solid Color Thong Non Slip Open Toe Flip Flops, Women's Platform Heels Sandals £12.49💰
    temu.to/m/emry...
    Ramadan Solid Lantern Sleeve Modest Dress, Elegant Loose Maxi Length Abaya Dress, Women's Clothing
    temu.to/m/eksb...
    Women's Fashion Splicing Design Chunky Heeled Sock Boots £24.99💰
    temu.to/m/e258...
    Pin Dot Print High Waist Dress, Elegant V Neck Long Sleeve Maxi Dress, Women's Clothing £14.99💰
    temu.to/m/e58g...
    Vintage Square Rhinestones Earrings Geometry Jewelry Women Party Favors £1.49💰
    temu.to/m/eteh...
    Trendy Crocodile Embossed Crossbody Bag, PU Leather Top Handle Purse, Women's Stylish Handbag & Shoulder Bag
    temu.to/m/el5d...
    Floral Print Ruffle Hem Dress, Casual Crew Neck Long Sleeve Dress, Women's Clothing
    temu.to/m/ee1d...
    Irregular Geometric With White Faux Pearl Stud Dangle Earrings Plated Jewelry For Women 1Pair
    temu.to/m/e6fa...
    Half Round Bag Earrings Party Banquet Ornaments For Women £2.49💰
    temu.to/m/e1x2...
    Paisley Print High Waist Dress, Vintage Crew Neck Long Sleeve Maxi Dress, Women's Clothing £16.49💰
    temu.to/m/e0vu...
    Floral Embroidery Shoulder Bag, Vintage Daily Bucket Bag, Fashion Handbags For Women £18.99💰
    temu.to/m/eoj6...
    Heart Shape White Synthetic Gems Decor Hoop Earrings Elegant Style Alloy 14K Gold Plated Jewelry Gift For Lovers
    temu.to/m/e9p9...
    Oversized Jacquard Tassel Scarf Black Orange Color Block Paisley Print Wrap Classic Women's Windproof Shawl Scarves
    temu.to/m/ekak...
    New Year Festive Red Faux Pearl Tulip Flower Earrings For Women £1.09💰
    temu.to/m/ea7t...
    Women's Double Adjustable Buckle Strap Platform Slippers, Solid Color Open Toe Non Slip EVA Slides Shoes, Outdoor Beach Slippers for Koningsdag/King's Day £4.49💰
    temu.to/m/ec7h...
    Temu offers:
    -Free Shipping and free returns for up to 90 days
    -AfterPay & Secure Payment to all customers
    #temureview #temustyle #temufinds #temu #shoptemu

КОМЕНТАРІ • 117

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +34

    Wad aragtay ku sali nabiga scw ❤️❤️👇

  • @Soheyla-f1o
    @Soheyla-f1o 3 місяці тому +17

    First comment for the first time Fartuun I really like your Videos and Pranks on hooyo pls do more of them 😂😂

  • @xamdixaashixasan6558
    @xamdixaashixasan6558 3 місяці тому +5

    Fartuunay waaku jiidayna alle hakuu fududeeyo waa ku sugaynaa waa kugu tashana hanoo goynin😂

  • @awesshoble1039
    @awesshoble1039 3 місяці тому +1

    Sister sorry to say but Tamu is not good lots of Islamic people they work there but this is not work. This is a jail for them. Please don’t buy something from Temu.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 місяці тому +3

    Adeer gacaliso videos-kaaga waan fiirsan jiraye xagee kadhacday baryahaan. Adeerow waxaad tahay gabar qalbi fiican Isha allaahu ganacsiguna waa kuu kala kacayaa nin Wanaagsan oo baari ahna waad heli doontaa. Intaas kubishaaraayso keep going Adeerow

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 місяці тому +4

      Adeer Amiin Amiin. Mid ka mid ah ducada Ilaahay wuu ii oo fiyay, adeer naag laqabo baa noqday ❤️ thank you 🙏

    • @abdidiirye2332
      @abdidiirye2332 3 місяці тому +4

      @@FartunDuvetGirl maasha allaah maasha allaah mid lugu nasto oo lugu nagaado Ubad Kheyr badana kaheshaan Rabi ha idin kadhigo Adeerow Aamiin Aamiin.

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 місяці тому +5

    Zxb raggu isma ciile illahey dartii iso booqo wlal😢

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 3 місяці тому +3

    Abyo qur,aan aqriso markste hadii active ahatid meel fican garee ❤wan kusoduceyna insha'Allah

  • @SaynabahAbuubakar
    @SaynabahAbuubakar 3 місяці тому +2

    Soomaalidu shirkadaha yuhuuda la shaqeeya ee wax iibsigooda lajaray ma oga miyaa yaabay!
    Shirkadaan bal dib Haloo eego

  • @faizaabdimuse1017
    @faizaabdimuse1017 3 місяці тому +3

    Dar allh baan ku jeclhy abaayo allaha ku xifdiyo hoya igu salaan mama mcn funny 😁 waya abayo waku xisneeee

  • @FarahAli-ie6kg
    @FarahAli-ie6kg 3 місяці тому +1

    faruuney ma markaad guursatay ayaad na leedahaday youtube waan ka cajisay🤣🤣hadaan kaa yeeelo waxas iska dhaafo youtube ha lagaa helo hhhhhhhhhhh

  • @hodandirie3963
    @hodandirie3963 3 місяці тому

    Masha Allah abyo Wa ku tageera hooyo kusoo samee pranki uur ban leyahay guurka ka hor❤❤😂

  • @xagsoabdikadir6728
    @xagsoabdikadir6728 3 місяці тому +1

    Masha ah queen ❤caajiska alle hakaa dulqaado is dhib o waxnoso duub wnku sugnaa anaga mar.walbo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 місяці тому +8

    Fartuuney socodkii kaagama ma darin waa dhuubantay maa sha Allaah.

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 3 місяці тому +4

    Masha Allah keep going ❤️ 👍

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +1

    Fartuuney prank hooyo waa u xiisanay no soo badi😂😂❤

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 місяці тому +3

    Fartuuney waaku jeclahay wlalaley ❤ ilaahey haku xafidoh abaayo

  • @Halla4321
    @Halla4321 3 місяці тому +4

    First one omg ❤😂

  • @ambartsumyanpezzullo
    @ambartsumyanpezzullo 3 місяці тому

    I love kislux that on the butterfly bag it says auguri / tanti auguri which means happy birthday

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому +3

    Dhaarka shiinaha kiimikal baa kaa buuxa ee iskadaya waa laa baadhay waaxa laaga heelay kiimiko qaatara alljasira so diiseey haabeen dhaawiid waaxa baadhay koriyada kofuured

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 місяці тому

      South korea waxey baartay laguma kalsoonan kare amuu xiftaaltan ka dhaxeeya Ganacsiga iyo siyaasada ah

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 3 місяці тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰👌👍🏻👏👏👏👏👏

  • @umumaryama2802
    @umumaryama2802 3 місяці тому

    We love you sister fartun alle hakaa qaado culeyska

  • @Caishaidilaay
    @Caishaidilaay 3 місяці тому +2

    ❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹walal gang I love you fartun

  • @hamdafilms129
    @hamdafilms129 3 місяці тому +1

    5:52 keeshali😂😂😂 waji malihi baad kaga dhigtay mnta

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 3 місяці тому

    Asc wwb habo Allah ha kaa qaado culeyska,waan kuu soo duceynenaa

  • @AfiyaIbrahim-tn8fn
    @AfiyaIbrahim-tn8fn 3 місяці тому +1

    Asc. Maansha Allaah soo noqod wanaagsan. Waa kuu duceyneynaa adna duceyso fadhiga ka kac my Fartuun yarey. Hooyo waa laga soo tumey.

  • @fardowsaabdi713
    @fardowsaabdi713 3 місяці тому +2

    Wan dhawahay fartunay away call prank an ka sugaynay

  • @MaryamaAhmedAbdi
    @MaryamaAhmedAbdi 3 місяці тому

    Fartuun way u qalanta 1 malyn hala.garsiyo aad ku tagera xppti❤

  • @jawahirjooyo6748
    @jawahirjooyo6748 3 місяці тому +1

    Waa boycott Israel beey lacagta hubka sii saa free Palestine ❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🫀🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️

    • @hodaniidcige9875
      @hodaniidcige9875 3 місяці тому

      Sherladani uma helinayso waa shina aya iska leh

  • @AminaAhmedAhmed-j3w
    @AminaAhmedAhmed-j3w 3 місяці тому +3

    1M please 🙏 🎉🎉

  • @asli1087
    @asli1087 3 місяці тому +1

    Allaah culayiska ha kaqado idanka Alle Amiin Amiin Amiin

  • @AminaAhmedAhmed-j3w
    @AminaAhmedAhmed-j3w 3 місяці тому +2

    Miss you my dear 😘♥️

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 3 місяці тому

    Waaaaaaw you so funny fartun duvet girl how i like suuro leee alaha kuxafido Aaamiiin Aaamiin Aaamiiin yaa allaah hadaad aragto inad howshaada qabsan karin quraan isasaar isha allaahu.

  • @anabali3897
    @anabali3897 3 місяці тому

    😂😂😂 salaf walaf

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t 3 місяці тому +1

    Waa maakan🇺🇳

  • @NuuroM.shidane
    @NuuroM.shidane 3 місяці тому +3

    Masha Allah mama sacido ereg

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 3 місяці тому

    Fartuun cadeey yaa ku nici kara also quraan isi saar please we love you habo ❤

  • @Maria22727
    @Maria22727 3 місяці тому +14

    Alla ilahey culeyska haka qaado abaayo markasto adkaarta kudadaal iyo quranka aayad kursiga in sha allah ♥️

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 3 місяці тому +1

    Hooyo nimcada qarso waa in lagu dhaho kute. 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 місяці тому

    Temu waa nacay walahi albtoda wuxuu qaadanaa 3 to 4 weeks, quality malahan horuu kajabaa

  • @AMALINDIE
    @AMALINDIE 3 місяці тому +2

    Happy For You Fartun x

  • @igafilonoface4154
    @igafilonoface4154 3 місяці тому

    fartuuney ani saako inta ka dalbaday shein wey igu gaabatay teemu maka fiicantahay size ahaan iso sheega bal size weyn

  • @faadumosalad
    @faadumosalad 3 місяці тому +1

    msh allh fartuun caday wee caatoday

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw 3 місяці тому

    Walal gang maha imika wa marwo fartun inshallah mamo fartun is coming

  • @ShaafiyaIsmaaciilxasan
    @ShaafiyaIsmaaciilxasan 3 місяці тому +1

    I love you so much my fartun

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk 3 місяці тому

    Mashallah ❤waliba aad uga heley qaabka uxayeysiineysid abyo mashallah nolow inta nolol jirto

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 3 місяці тому

    Adkaarta akhriso iyo quraan akhrisi dhegayso

  • @MushtaaqMaxamed-c6i
    @MushtaaqMaxamed-c6i 3 місяці тому +1

    Qofka ugu horeyo😅

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 3 місяці тому

    il ayaa kuhaysa laga yaaba Quran isku aqri ama waxbaa kugu maqan 😂

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 місяці тому

    Hooyo kabaha uga gd Clark'sa ama ECCO

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 3 місяці тому

    Wcs fartuny illhy culeska hkaa dulqdo byo albaqra aqriso is bdlaa arki dontaa i.a ❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 3 місяці тому

    Fartuuney caatinimada kuqurxoontshay❤ maasha alaha

  • @AhmedMohamed-pu7tw
    @AhmedMohamed-pu7tw 3 місяці тому

    Somaliyey indha yarta waxoda iska daaya xanuuna laga helay

  • @aminabodleh6733
    @aminabodleh6733 3 місяці тому

    Wa jecel 😂

  • @AbdirahmaanHassan-v6c
    @AbdirahmaanHassan-v6c 3 місяці тому

    Waa la ina ileeyey fartuuney mar hadaad nga caajistey

  • @daryeelkitchen
    @daryeelkitchen 3 місяці тому

    Masha’Allaah Fartuun Baari ❤

  • @zeinabdjama4210
    @zeinabdjama4210 3 місяці тому

    What's mean camboulo?

  • @safiomar6903
    @safiomar6903 3 місяці тому

    38 was zize 5 love you 😍 habo

  • @gacaleyhaji7729
    @gacaleyhaji7729 3 місяці тому +1

    Masha allah❤

  • @HamdiMustafe-f4y
    @HamdiMustafe-f4y 3 місяці тому

    Fartuun duvet hooyo nagu salaan waan uxiisnee❤

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 3 місяці тому

    Wan gusalamay fartuun

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 3 місяці тому

    Fartuuneey quraan isisaar

  • @SafaAli-je5yq
    @SafaAli-je5yq 3 місяці тому

    Mxa noo sanifty inader gacaliso😂

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂 5:54 isku garbo ayaan nahay

  • @LeylasaciidCkariin133
    @LeylasaciidCkariin133 3 місяці тому

    Plz hooyo natutisi🎉

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 3 місяці тому

    Fartun qurux waa ku salaamey dear

  • @Haajira.raliyo
    @Haajira.raliyo 3 місяці тому

    Abaayo is Quran saar

  • @hodanabdi8057
    @hodanabdi8057 3 місяці тому

    Aawya dress ka kowaad links

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 3 місяці тому

    Masha Allaha ❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 місяці тому

    MaanshaAllah hb 🤲🤲🤲🌹🌹🌹

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 3 місяці тому

    Maasha aAllah i like your mom dresses

  • @bintucali2575
    @bintucali2575 3 місяці тому

    Waaw❤❤❤

  • @HabsoCadey
    @HabsoCadey 3 місяці тому

    Fartuneyyy waa kujeclahay ❤😍

  • @abdifataax4305
    @abdifataax4305 3 місяці тому

    Mashaallah

  • @nuromohamed7478
    @nuromohamed7478 3 місяці тому

    lol 😂 ❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 3 місяці тому

    🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 3 місяці тому

    Wcs wrx wbr❤❤❤❤

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 3 місяці тому

    Fartun kabah waa kuwo tako hooyo ma xirankarta mad kabo bila tako ha u dhigtid❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 місяці тому

      Hooyadeey kuwaas kuwa ka dheer bee xirataa waa fashion icon 😂😂😂mid ka mid ah my last tiktok bee wadataa

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 місяці тому

    China waaye Temu

  • @umuhassan3881
    @umuhassan3881 3 місяці тому +2

    Hooyada waa nimcada qarso in la dhaho fartuun wa iga qoslisay wlhi😅😅😅

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 3 місяці тому

    Adi Yaa ku nici karo! ❤

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 3 місяці тому

    Xaajiga maa ku badeley waa fiyoobeed 🤣🤣💰

  • @AyaancawaleAyaaniita-gg4ck
    @AyaancawaleAyaaniita-gg4ck 3 місяці тому

    ❤🎉

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Zuhour157
    @Zuhour157 3 місяці тому

    340k sawir miyaa subxnllh😂😂 somliyey gabdha 400k gaar siiya bal😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 місяці тому

      😭😭😭😭umada dhan wee i dhaafen

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 3 місяці тому

      @@FartunDuvetGirlwaad gaari inshaa Allah wixii soodaaho ayaa kheirkakujiraa xabiibti aniga hadaankuusaaray horayna usoco qaali ❤

    • @DeeqoXasan-u3s
      @DeeqoXasan-u3s 3 місяці тому

      ​@@FartunDuvetGirlDon't worry Queen 👑 shre ku dhahy all Telefonka xafada waaa kaaga saaraa

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 3 місяці тому

      340 k oo ku jecel ba haysata abyo we love you lkn dadal and go have fun wax walba soo duub markas UA-cam dad badan bu sii tusaya marka don’t give up. Fartuun ❤❤ 😊

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @samiya9014
    @samiya9014 3 місяці тому

    Dumashi ❤

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @MahamedAden-pp6yb
    @MahamedAden-pp6yb 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 3 місяці тому

    ❤❤

  • @abusufian3824
    @abusufian3824 3 місяці тому

    Luck of incompetence that is difficult

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  3 місяці тому +2

      Lol bal maa afsoomali iska qortid

    • @abusufian3824
      @abusufian3824 3 місяці тому

      @@FartunDuvetGirl 🙇 sorry my sister it's just an opinion
      I'm not good in Somali by writing✍️

  • @Pilipili248
    @Pilipili248 3 місяці тому +2

    I was thinking of getting patio furniture there… but was hesitant! Thanks fartun

  • @AnisaMavraganis
    @AnisaMavraganis 3 місяці тому

    HEY kislux !! I have been watching you for years and im so proud of where you have made it! I love you so much! Also thanks for making my day

  • @maslaharjantiin3793
    @maslaharjantiin3793 3 місяці тому

    Temu tuugo waye

  • @MrSultaan99
    @MrSultaan99 3 місяці тому +2

    😂😂😂

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 3 місяці тому

    Beryahaan Waa. Cayishey maxaa is badalay I fahansii cml

  • @maymunmahdi8474
    @maymunmahdi8474 3 місяці тому

    Naaa fartuuney waa catowday wlh masha alah

  • @safamubarak411
    @safamubarak411 3 місяці тому

    Masha Allah Mcnto Ducaysan Aya tahay

  • @anabali3897
    @anabali3897 3 місяці тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤦‍♀️⚘