I heard the same story in Egypt where the brother and his sister get married of each other after love story and when he know she was his sister continues having kids and it’s her. She is dhagool by the way
Qiso xanuun badan waaye aniga waxaan dhihi lahaa haiska cafiyo aabihiis waalidka gardadiisa gar gartiisana gar thank you for sharing walaashey keep going
Muneza abayo wan iskaka jeclahay qisoyinkaga ad ayan ujeclahay qisooyin wax badan laga baxsansanaya ayad noso gudbisa wiilka iyo gabadha way hilmami donan insha allah walidinta labadaba kalama ronan qaladka wey wada leyihiin labadodaba qerka alle hawafujiyo somalay ku wana qata intat ledihin wax kala qariya tano kale yeysan idin qabsanin
Abaha qaladku galay hda cafiso adne alle aya ku cafinayo malinta akhiro insha allah walidka dartoda waxa u sameyso alle aya ka abal marinayo zxp wa wanadeyda an kula jecladay zxp 🙋
Sax walahi adiga iyo ninkaga wax walboo idin dhaxmaro in caruur noc walboo ahadan iyo abahood lakala qaryo ma ahan wa xaraam kala taga ama isla jooga abo canugeda dhslin in abo uga dhigtana waba damir xumo
wa arin xanuun badan lakin caruurtoda inay xaqiiqda ka qariyan meysan ahen wa dulmanyihiin labadodaba in xasaska lakala qariyo wa waxa ugu badan somalida 100 hadi laga baqayo xasaska waweyn ma guurka xasaska kale leska dayo
Salaam first an arko channel kan ma amini karo waxwalba wayo baryahan wax waliba ayay youtube ka iska la imanayaan bulsadena intaskdb Hadi arintan runtahy ! Hacafiin halmar ah ! Hooyada waxaa Xaq Logu leyahy inay cunuga biological father ka u sheegto si kasta u absent u yahy nolosha Ilmaha ! Lkn abaha ayaa qaladka 1,2,3 baleh ! Abahas Cashiir hauqato inksto ay ciidas ka badan yhin kuwa melwalba ilma ku dhalo lkn Alle ayaa carurtas ka ilaliyo! Hada lkn waxaa isu sahlikara technology ga iwm ah ..
Beena inan dadka ushego maxa igu wato mida kale hadan been kasayo malin walban laso farisan laha ila qofki qisadisa iso dhiibto moye wadna mahadsantahay
@@munezachannel14 Adiga been sheegaya kuma odhan sis ee waxan ku idhi wax kasta lama amini karo waa na run ! Cafwan hadi ad dhibsty fakirkayga aya ka hadlay! Tas na Xaq aya u leyhy. Hadii adan adigu so dhigin wax an jirin wad ogthy inay ad u badan yhin.. Mahadsanid sis
Asc axbabi mant qebta commentiga cilada iga heesato fikirkina nala wadaga walidiinta maqalda leh mise mucashaqinta hadad nagu cusubtahay #subscribe #like #share love you dhamantin ❤❤😘😘👇 ua-cam.com/video/hAqLh_KGmm0/v-deo.html
Ad ayan ola murugoday labadodaba hada walalad noqaten wa murala dilac 😭😭
Family = qoys, reer, cid ✅
S
@@maryanmacalin8133 w
Hada nabeken muxamed scw jeceshahay dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy 100ka waxyar
waa arinxun walahay ax ax waxaas waa abaha rabiyoow xaqa natus xitaa axiriiri yaaan ilmaha💖💖💖💕💕💖💙💙💖💕💕💕👍👍
Allahu akbar, mahadsanid abayo, Asad waxan dihilahaa maadaama ay waalidinta qaldameen Iskacafiya waayo Illah waxuu ugu jecelyahay Cafiska. Wabillahi Tawfiiq
Subxnllah ilahey ayaba mahd leh hadeyba is mehersan Alxm dhaha meherkba haduu dhicin Wana kaxumhy ilahey qalbiyadina haidin qabojiyo waldkana haka firsadan wax yalahan cml iskana cafiya walidkiin walalheygw 😥🙏
wll cafi waa walid ax ax ax😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
Masha Allah abaayo ❤
maansha allh maansh allh maansha allh allhu akbar allhu akbar 💖💖💖💙💙💖💕💕💕💖💙💙💙💖💕💕💕💖💙💙💖💖💕👍👍👍👍
Walle aaqiro warbaa uyaala Raga Somaliyeed, haisomarina inta gabdhaha qariso yaahuuuuuu...
Tas wa musiibo subxan Allah
Haa aabe waa aabe inuu cafiyo waa qasab iska cafiya wllo
Cafiska wa arsiga ugu fican ee iska cafi waana walidkada sikastaba waa walidkaada
Subxanalaah 😭😭😭
That’s so fake . no one even try to get married in Somalia.before the guys family asked the girl where she comes from or the their khabil.
It's very difficult and sad both mom and dad make a big mistake. I feel sorry for both children
M,a mlpo qiso cajib waye
Waa qiso xanuun badan qaladkana aabaha kaliya muusan galin ee hooyadana way gashay oo hadii ay wiilkeeda runta u sheegi laheed sidan ma dhacdeen si kastee ahaato waa waalid waxayna mudan yihiin cafis qalad kasto ay naga galaan
Allena waa mid cafin badn waxowna jclyahy kuwa wax cafiya
Iska cafiya waalidiintiina wlalayal allaha idin cafiyee qalbigadiinana allaha idin xasiliyo
Istiqfaarta iyo quraan aqriska badiya wad xasili doontan insha allah
Runti walashey mcn wad kumaxsantahy sida quruxd badan oood nalawadaktey qisad m.a Walal
I heard the same story in Egypt where the brother and his sister get married of each other after love story and when he know she was his sister continues having kids and it’s her. She is dhagool by the way
Ragena somaliyed qariska waku dhereyan hooyadisa inaysan ku magacawin aabahisa uwacna sidu uleyahay wan idin qarina waxay ahato wiilkeda wax walba inay ushegte ahed wa ay dhacday hada qalbiyada allaha uqabojiyo asad iyo asiyo dad badan ayay cibro qadasho unoqon donta
Masha allah sis keep going 🌸🌸
Qisaan kuu hayaa sharafey
Facebook massager muna Ali umu Marianna igalaso xiriir meshas ayad igu so gudbine
Haaa wa qasab inuu cfiyo koley wa abihisa oooo Allah aya qorey magaratey eee mark inkasto qalad abo wainad cfisin wad salaamantihin damaan
Allah ha ku barakeyo
Asad.sorry.walalo.iska.cafi.adna.rabi.haku.cafiyo.rabina.haku.sahalo.gabar.fican.oo.kheer.baden.weey.sameyaan.abayasha.somaliyed.sidees.manaa.ficno.in.aye.sameyaan.lkn.asad.hoyo.meshaas.dhanbi.kuma.laahaa.ogow
Horemar wacan xabiibit waa qiso cajiib lee xabiibit thanks you noso badii qisooyinka Allah ha ku baarkayo munize caadey
Walaal subscribe igu cawi
Nice story sztr
Keep going abaayo huray usoco anigane like isar
Subxaanalah allahu akbar
Qiso xanuun badan waaye aniga waxaan dhihi lahaa haiska cafiyo aabihiis waalidka gardadiisa gar gartiisana gar thank you for sharing walaashey keep going
Walalo subscribe igu caawi
Wlhi waa cajiib aduunyo joogow maxaa aragti ku laban waalidka qaladka leh
Anigaba aabahay sidaan cml wye dadka ayaa idhaha abahaaa ilmo leeyahay 12 ka bdn lkn ani midna kama garanayo yahay kuwan lasheegaysto wlhi qisadan waaan naxay wlhi waxaan isdhahaa armay adna sidaan kugu dhacdaaa😭😭😭😭
Sorry abaayo
Si ay anan kugu dhicin ninka jclanesid ama xrrka layelanesid baro mgcis ilaa kan 4raad qbilkis o wxa nolashisa kusabsan odhan
iska saamax wll wax walboo idiin geestay adiga iyo hoyadaba illen waa ku dhalay meel dhow mataalo lkn dhibka meesha kadhacay edenteda hooyada ayaa leh sawabtoo ah waxey eheed iney kuu sheegto ninka ayada qawo oo san eheen aabaha uu aabaha muqdisho jogo lkn waalid gartiisa gar gar daradiisana gar iska saamax lawadoodaba wll intaas ayuu kuu qorneed
Thank you 🙏
Waa beentood somali ma'ahan maybe waa oromo ama amxaaro acuudu bilah allahuma najeynaa yaarabi yaaraxmaan
Abayo mcnto subscribe ii saar ana waan kuu saray waana kula socdaa plze ii saar mcnto
Muneza abayo wan iskaka jeclahay qisoyinkaga ad ayan ujeclahay qisooyin wax badan laga baxsansanaya ayad noso gudbisa wiilka iyo gabadha way hilmami donan insha allah walidinta labadaba kalama ronan qaladka wey wada leyihiin labadodaba qerka alle hawafujiyo somalay ku wana qata intat ledihin wax kala qariya tano kale yeysan idin qabsanin
Asc munaz wll Allah dartis ayan kujeclaha
Illahay haku jeclado abyo adigana 😘
waa qiso xanuun badan
Aniga aabaha lamayaabin laakiin waxaan layaabay hooyadiis soo may garan magaca gabadha Aabaheed?iyo waliba Soomaali way is heensadaan heebta gabadha si kastaaba waalidka hayska cafiyaan ayagana illaah labadoodaba qaluuntooda hawqaboojiyo nin walbaana kheyr hortiisa hayeelo Aamiin yaarabi
Waa Qisa Xanunkeda xanuun dhafay.
Carurta Hooyoyinka lagu deyriya dhan Aya saan naqdan iney xiriir Jaceyl walalhod la sameyan Ayagon is aqoon cajiib waaye Qisadada keep going
Qiso Cajiib ah waye haleska cafiyo walidiinta
Mash’Allah abaayo
No
qiso xanun badan waye walidinta labada dhinacba wayku qaldanayen in wax qariyan ciqabteda watan carurtoda qalbiyada ka dhawacay adad ugu mahadsantahay xabiibti adigana sidad nola wadagtay
Subhanallah subhanallah subhanallah
mashaa allah qalanjo
Hadaanuu guursan nasiib baabay Lee yihiin
Walalo subscribe igu caawi
Abayo isar subscribe
Maashaa allah
Mansha Allah muniz qurux kuleyso mcnto ❤️❤️❤️
😘😘
Mashaallah
Quesada iyo sauerkraut isma laha dadkan itoopiyaan oroma ah iyo amxaar isku hooyadii ah ayey ahayd soomaali ayaa lala ga dhigay
Scw scs scs zcw sca scw scw scw scw scw
Hi thanks
Mashalah wad quruxbatntahay
Subxanalla wllhyga waxa leyhy sidina isku jecelado oo waltinimo qyr Alle ha in kugu badalo I a
Masha allah
Caafi lkn lasoco walalahaa melkastoy wada jogaan
Qofki labad ahay hore usoco quruxeey
Abaayo subscribe igu caawi
M.ashallah qisocajib walhi😘😘😘😘😍😭😭🙏
Walaal subscribe isaar adoo mahadsan waxaa lagayabaa in agtada wax kaheen oo halmar aad kudufato lakiin ani wax weyn ayee itahy halkaas mar aad itabatay mahadsnid walal
Wax kasta oo aabaha kugu sameeyy waa aabahaa cafi labadiinana jacaylkiina ubedela jcyl walaaltinimo wbillaahi towfiiq
Wlhi waa xanuun subxaanalaah
Walaaley xishaa
Iska cafiya waalidiin tiina waana kaxunahy walhi
Subxaanla Axxx 😭😭😭😭😭😭😭😭👨👩👧🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👀🤲👀🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👀👀
haaa wan maqalay lakin sorry wan kaxumahay
Walaahi waa qiso xanuun badan aduunkaan wax walbo way dhacaan so sad 😞
Guuleyso walashey macaan 👌👌💕💕
Su'aal walaashay
Wiika hooyadiis
Aasiya abtirsiiyadeeda ma weydiin miyaa? Waar inantaad guursanaysaa waa ina ayo ma dhihin miyaa?
Good question
aduunyada aaday u yaab badantahay wlhi wax walbana waala arkaa
Suba xanala
Walidkiisa wuu qaldoomay hana iska cafiyaan wa qiso xanuunkeeda wadato😭
Abaayo subscribe igu caawi
@@Gift606 wa ku saaray
Abaha qaladku galay hda cafiso adne alle aya ku cafinayo malinta akhiro insha allah walidka dartoda waxa u sameyso alle aya ka abal marinayo zxp wa wanadeyda an kula jecladay zxp 🙋
Qaladka waaa hooyada sababta oo ah wiilkeeda labo qalad ayaay ka gashay mar abihiis ayaay ka qarisay marna nin kle ayaay aabo ugu dhigtay
Sax walahi adiga iyo ninkaga wax walboo idin dhaxmaro in caruur noc walboo ahadan iyo abahood lakala qaryo ma ahan wa xaraam kala taga ama isla jooga abo canugeda dhslin in abo uga dhigtana waba damir xumo
Muneza Wad mahadsantahay waxan joga Kenya
So dhawaw wllkey
Maskiin sry wlhi 😭😭😭😭😭
Lkn sas inu sameyo ma ahan wyo wax wngsn maba ahan
Mashallah nice video.
Wax jira maaha ina ayo maleh miyaa abtirsiiyo maleh waxaasi sheeko maaha
wlhi waa qiso xanun badn iska cafi wll waa walid
Waan jelchy uqti qaali eeh Allah ha ku xafido abayo
M
Subxaanallaah waa qiso xanuun badan
Wlhi ruunti waa arin xanun badan wayo labo qof anan is ogeyn hadaneeh walaalo ah isku a diyariyaay guur Intas waqtigoda kuso lumay jacel oo 0 ah dhiibkisu leyahaay abayasha somaliyeed ad bey uu dhiib badan yihin qarkoda Lakin waa wax qoran iskana caafiya weyba dhacday waxase kasi daranaan laheyd ayaago is guursado alxd kor ugu Bax abowe wax walbo waa LA arka aduunkan intad ku noshahay odaayashena markey guurkoda baran total kama fekeran dhiibka iyo qalbi jaabka caruurtada ku Iman donto wayo caqligi Ayaba sii wacan uu shaqeyneyniin iyo sirtodi oo qariiskiisa badan sorry abowe
Subscribe igu caawi
masha allah xabibti💜💜💜💜💜💜
wa arin xanuun badan lakin caruurtoda inay xaqiiqda ka qariyan meysan ahen wa dulmanyihiin labadodaba in xasaska lakala qariyo wa waxa ugu badan somalida 100 hadi laga baqayo xasaska waweyn ma guurka xasaska kale leska dayo
asc subscribe isaar abaayo wakuso boqday isoboqo adna subscribe
Iskafi waa abahaaa
Hooyo ilmaheeda isma aqaan waayaan laakiin aabo haa
Kaba fycn guurku waa dhamaan karaa lkn walalnimada ma dhamaato
Salaam first an arko channel kan ma amini karo waxwalba wayo baryahan wax waliba ayay youtube ka iska la imanayaan bulsadena intaskdb Hadi arintan runtahy ! Hacafiin halmar ah ! Hooyada waxaa Xaq Logu leyahy inay cunuga biological father ka u sheegto si kasta u absent u yahy nolosha Ilmaha ! Lkn abaha ayaa qaladka 1,2,3 baleh ! Abahas Cashiir hauqato inksto ay ciidas ka badan yhin kuwa melwalba ilma ku dhalo lkn Alle ayaa carurtas ka ilaliyo! Hada lkn waxaa isu sahlikara technology ga iwm ah ..
Beena inan dadka ushego maxa igu wato mida kale hadan been kasayo malin walban laso farisan laha ila qofki qisadisa iso dhiibto moye wadna mahadsantahay
@@munezachannel14 Adiga been sheegaya kuma odhan sis ee waxan ku idhi wax kasta lama amini karo waa na run ! Cafwan hadi ad dhibsty fakirkayga aya ka hadlay! Tas na Xaq aya u leyhy. Hadii adan adigu so dhigin wax an jirin wad ogthy inay ad u badan yhin.. Mahadsanid sis
@@sameerahajia4600 mahadsanid wll dad badano waxa jiro kugu dhibayo qoralada wana sax xiliyadan danbe qof walba wuxu rabu laso farista ukashega social media yaha
keep going sister uqti and I
Hooyada ayaa khaladka leh inay u shegto ayey aheyd buu ninkan dhalin magaca abihii inay siiyo. Intey ninka xumeyneyso kama fikirin inay dhawac weyn u gursaneyso wiilkeda hoyo inay caro ku qaado ma ahan.sheydanka Isla naar
Sax sax waaye wlhi
horay usoco qaali
wacajib.walaahi.
Wax dhib ah malaha waa aabahaa isaga dulqaado iskana cafi, waayo hooyadaaba khaladka qeyb weyn ayey ku leedahay, waxayna kaa qarisay aabahaagii dhabta ahaaa
ILMAHAGA SII WALBA AAD ABAAHA KU KALA TAAGTAAN LAMAA BADAALO MAGAACA ABIHIIS ASAAD HOOYADII AYAA QALAADKA ISKA LEEH
Allahu akbar
Hoyada aya qaladka Lee waayo waxay kaqarisay abihi magacisa we waay usheegi lahayid