9 BILOOD XANUUNKA HOOYADEEN NAGA SOO MARTAY AYAAN…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 486

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 години тому +54

    Barnamijkan wax ka haboon la sameyn laha malaha ani ahantayda keep going talented boy wax cusub lee nooo keenta taasna waxay sababtay in 1M people🥺🫡 kugu xirnadan kuna jecladan Allah ku jeclado siday dadka ku jecel yihin Ceyda❤️🤲

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 5 годин тому +95

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫵🏻🎉

  • @aragzanabdi1726
    @aragzanabdi1726 5 годин тому +75

    Hooyo mcn I love you so much abalkagana jano alle ha ka dhigo ❤️😭😭🤲🏽

    • @AbdallaSuleiman-eg6wh
      @AbdallaSuleiman-eg6wh 3 години тому +2

      Hooyo mcn love you maa mii ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂

    • @iimanindhacade
      @iimanindhacade 3 години тому +2

      Aamen janato fartoso alleh ha ka dhiko awaal keda hooyo mcn❤🤲📿

    • @RukiyaRukiya-b7e
      @RukiyaRukiya-b7e 2 години тому

      Amin amin amin yarabi ya raxaman 😂❤❤❤

  • @salmaansalka5798
    @salmaansalka5798 5 годин тому +72

    Allow noxafid gabdhaheena unaxarista gabdhaha illahey haudanbi dhaafo

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 5 годин тому +116

    Kusali nabigena NNKH The best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohamed scw🕋😢

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 5 годин тому +52

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @Biga__yt
    @Biga__yt 5 годин тому +62

    Iso duceya inu Allah icafiyo Asxabey 😔😭🤲🏻

  • @Amalqurux22Sabriye
    @Amalqurux22Sabriye 5 годин тому +50

    Ayaanta geamka mohan iyo jestoole ayaaba qurxinoyo shactaro kaliya😂😂😂😂😂

    • @IsmanMarwa
      @IsmanMarwa 2 години тому

      Haaaaa wlhi abayo 😂😂😂😂

  • @SamirSamir-v4x4r
    @SamirSamir-v4x4r 4 години тому +56

    Walalkie iga xanuunsan iigu soo duceyaa wlalyal 40 qof ducadooda waa la aqbalaa

  • @naciimonaciimo7942
    @naciimonaciimo7942 4 години тому +26

    Xaladas hada ku suga nhy mar xala das .alle ha ifududeyo 1bil ahy alle ha i bara keyo fooshana alle ha i fudu deyo, uguba ahy, cunugan igu horeyo iso duceya walala yaal 🤲🤲🤲🤲🤲🥰🥰

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 години тому

      Allh hakuu fududeeyo abyo aamion

    • @f.mohamed4638
      @f.mohamed4638 3 години тому

      Abayo illahey yusran wasahlan hakaga digo fosha ❤❤

    • @LaTorche-w9h
      @LaTorche-w9h 3 години тому

      Umul udgoon inchallah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 години тому

      Alle ha ku fududeeyo 😢😢Haday gabar noqoto Asma ama Amiira u bixi

    • @GacaloAli-lb3tx
      @GacaloAli-lb3tx 3 години тому

      Allah kuu fududeeyo abaayo ❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 5 годин тому +38

    Allow Noo Dhaaf HOOYO MCN yarabi 🤲🥺 Hooyo Mcn Allah jantul fardoowsa haka warabiyo Yarabi 🤲

    • @Hande-m3x
      @Hande-m3x 4 години тому

      Miss you zhp😢❤

    • @MssFaraxsan2024
      @MssFaraxsan2024 4 години тому +1

      Ayyy❤ Sidoo kle 😢❤

    • @Hande-m3x
      @Hande-m3x 4 години тому

      @@MssFaraxsan2024 miyaa maqneyd😥

    • @MssFaraxsan2024
      @MssFaraxsan2024 4 години тому +2

      Maya wan jogay bas comment Lee iska yareyay because qof kasta waxow i dhahaa caneey😂😂

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 години тому

      Aamiin abyo

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 4 години тому +35

    Hooyadey nasiib uma yeelan inaa aduuka waqti badan la qaato ilaahow janada nagu kulmi😢😢

  • @SalmaAbdullaahi-iy7qp
    @SalmaAbdullaahi-iy7qp 4 години тому +16

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 години тому +9

    Amiiro quruxeey dresska aad qabtid aad buu kuugu dhagan yahay ee arintaas quruxeey wax ka badal waa kujecel nahaye please ❤❤❤.

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett 5 годин тому +24

    Best couple AA haben walpa sugaaye mxaa waye uurkan iyo afaarahan kle ceyda 😢😂

    • @CaashoMohamed-dw9kc
      @CaashoMohamed-dw9kc 5 годин тому +4

      Maragtay😂😂😢

    • @Nastehamoha11
      @Nastehamoha11 2 години тому +1

      Haben walbo waxa niyada ku dhista cwa ma ahane malaha wa haben dambe😭😂

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 4 години тому +27

    Cawa qosol igu ma harin walhi 😂😂jestole iyo mohan fanny waye 😂😂😂😂

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 години тому +16

    Hooyo macn xanunka ay dareento markay ilmaha caloosha ku sido 1 daqiiqo ka mid ah xitaa ma daremi karno🥺 lkn waxa laga yabaa in yar oo culeys ah ay daremen wilasha ina xasuustan dhibka laga soo maray inuu aha mid adag🥹 Alle hoyo waliba janadii ha geeyo adun iyo akhiro wax dhib ahna. Ma tuso hoyoyinkeen❤🤲🤲

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 години тому +6

    inaan ku amaano anaa jecel araga muuqaaga anaa jecel Amiira ku Amaano anaa jecel indhagaaga leh nuurka anaa jecel ❤ masha Allah Amiira Qalbi wanaag si Qurux badan bay barnaamijka noogu daadihisay ❤❤

  • @UbaxSagallcabdiraxman
    @UbaxSagallcabdiraxman 5 годин тому +34

    Cayda musasal no bilaw wllhi waan uxisay musasal team 27 waliba ay amira iyo cayda agtarishado ka yihin

  • @najmaali8902
    @najmaali8902 2 години тому +6

    jestole hooyadii allHA unaxristo😢wlhi hes funny wn wata jestole

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 5 годин тому +17

    Ceyda saan ku soco waxan horay somali u samenin same wala xiiseena markas mida kale mohan iyo jestoole haka reebin barnamijyada imtixaan waaye😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 4 години тому +3

      Walhi jestole iyo mohan wan kuheysta😂

    • @MariaMoha-n2w
      @MariaMoha-n2w 3 години тому +1

      Jeestolo meel uu ku jirin ma jecli

  • @NajaxCabdi-tf3rp
    @NajaxCabdi-tf3rp 5 годин тому +22

    Wlllhy dumarka xunuunkooda ilaahay basa og😢

  • @DeeqoxanafiMohamed-j2q
    @DeeqoxanafiMohamed-j2q 3 години тому +7

    Wllhi idinka wad is ka ciyaresan mogtihiin wax wliba waxa ugu xanunka bdn wa marka uu madax cunuga kuso marayo allow nowada naxariiso dumarkena😢😢

    • @fatumadiriye59
      @fatumadiriye59 41 хвилина тому

      Maaragte mirka katagaya wlhi 😢😢

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 4 години тому +5

    Koley dhamantin jana waad jeceshihiine lkn ogaada janadu hoyo labadeda lugood hoosteeday taalaa😢❤❤

  • @ShamsaYusufjimcale
    @ShamsaYusufjimcale 4 години тому +6

    Hooyo mcn cafimada dheer ayaaan ku rajeynaaa iyo cimri dheer ayaaan ku rajeynaaa maamiii

  • @hoodomukhtaarcabdi
    @hoodomukhtaarcabdi 4 години тому +5

    Ku sali nabigena muhamed scw scw scw

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 4 години тому +10

    Jiistoole iyo mohan funny wye baastarinta 😂😂

  • @user-tl4on3kw5g
    @user-tl4on3kw5g 5 годин тому +10

    صلي الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 4 години тому +6

    Xaaladaas ayaan jiraa alle ha inaga keeno intii ila mida ee xaamilo ah alle hooyooyinkeen ha unaxariisto aduun iyo aakhiraba

    • @Fatum-t9l
      @Fatum-t9l 4 години тому

      Aamiin yarbi rabiyow ino fududeey

    • @FatxiCalisalaad
      @FatxiCalisalaad 3 години тому

      Aallh hakuu fududeeyo aamiin

    • @FadxiyaCilmi-y6w
      @FadxiyaCilmi-y6w 3 години тому

      Ilahay ha kuu fududeeyo abayo mcn

  • @Xaawolul-vj3ol
    @Xaawolul-vj3ol 2 години тому +3

    Xalada uurka ay hooya marayso ma aha mid daqiiqado lagu qiyaasi karo waa 3 bil owareer iyo xanun ah 3 bil dhexdhexaad ah 3 bil o colays hordo la aan iyo walwal ah allaha noofududeeyo aniga iyo intii ila mid ah hooyana abaalkeeda janada allaha kadhigo

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f 4 години тому +2

    Ilahey hoyoyinken ha u naxariisto adun iyo akhiraba rabiyow hoyo walbo u gargar amiin ya Allah 🤲🤲❤❤😢

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 5 годин тому +10

    Hooyoyinkena dhib naga so mareyn illahey ha u dembi dhaafo Hooyo mcn❤🤲🏻🥹

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 години тому +3

    Alxmdulilah ilahii ilmahayga isiiyay waliba waxa noo dheer hawl guri midi ilmaheena iyo tii xaasnimaba inaa gudano ragaw dumarka halo naxariisto please ❤❤😢

  • @AdnoSiciid-nz3fm
    @AdnoSiciid-nz3fm 4 години тому +8

    Hooyo illhow nooda abaalkeda Jano wllhi hoyoyinka dhamaan❤😢

  • @KafeeyoAhmettmohamett
    @KafeeyoAhmettmohamett 3 години тому +3

    kan waa wax caadi ah ee qof ndola aya.hooyo 9 blood iyo sug.eey wax.walba kuqabataah.hooyo mcn❤❤❤

  • @MamaTaifa-c2s
    @MamaTaifa-c2s 3 години тому +2

    Hada ayn saas ahay alx.kabaha iyo sigsaanta waa lai xiraa waana laiga bixiyaa.allow waalidinteena unaxariso aduun iyo aqiro

  • @somalinimo8641
    @somalinimo8641 2 години тому +1

    THANK YOU AMIIRA FOR LISTINING TO MY ADVICE. CULEYSKA KU YAR ALAB DHAQA BAAD DHIHI LAHEED. KEEP GOING

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 4 години тому +5

    Wllhi
    Mohan io jestole
    Waa funny😂😂😂

  • @Sxusen
    @Sxusen 4 години тому +2

    YaraBi wxz dHaN daNbi dHaaF NooGa dHiG HooYo mcNn jaNada rabi ha GeeYo❤iNtaY ka dHiMatayNarabi ha uNaxariisto❤❤

  • @AbdichakourKawrah-q2h
    @AbdichakourKawrah-q2h 5 годин тому +6

    Keep going king ceyda wa reer jubuti

  • @Fatuush_dimple
    @Fatuush_dimple 4 години тому +5

    9:38 mohan kulaha sxbow ani kan hadan wadi laha hal bil lee kudhigi lahaa he is so funny wallaahi 😂😂

  • @Sudaysi2ud7rt5ow3y
    @Sudaysi2ud7rt5ow3y 5 годин тому +6

    Sidaasey 9 bil iyadoo uurleh dharka dhaqijirtey 😢😢😢

  • @abdullahiabdiqadir-l5l
    @abdullahiabdiqadir-l5l 4 години тому +3

    Allow no dhaaf hooyooyinkeena Amin🤲🤲🤲

  • @ASMAAAR-qu9
    @ASMAAAR-qu9 59 хвилин тому

    Hooyo wale xanunkey naga martey alla og allow unaxariiso hooyadey iyo hoyoyinka muslinka 😭😭😭

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt 3 години тому +2

    Waxan waa cadi walhi Kan runta ah kwrn ilaahey hanoo dayo hoyoyinkena😢😢😢 iyo anan kaba😢😢😢

  • @hoodomukhtaarcabdi
    @hoodomukhtaarcabdi Годину тому

    Ku sali nabigena muhamed scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 44 хвилини тому

    My goodness mother is not easy. Guys is what God mama very strong mother

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 години тому +4

    Alla kuwaan dhibadanaa videoga asoo ah mid qiiro badan oo ka turjumaya dhibaatada hooyouinkena nala soo mareen😭 ayay hadana qosol kugu kalifayaan mid baa wuxu dhahay kan asoon qaro loo xirin bu uur leeyahay midna wuxu dhahay wuu isoo haraatinoyaa ala kuwanaa 😂😂

  • @Aisha_Ab9di4na7r
    @Aisha_Ab9di4na7r 4 години тому +1

    M.a Hooyinken Allah noo xafido Amiin yaa Allah

  • @SagalCabdi-vt6xc
    @SagalCabdi-vt6xc 5 годин тому +3

    Wiilka mamo suldano horey usoco wllky❤❤

  • @AsmaAxmed-o9h
    @AsmaAxmed-o9h 4 години тому +3

    Wlhi waxas iyo wax lamida laguma qexikaro xanunka iyo uleska keliya ilahow hooyo unaxafiso adun iyo aqiraba

  • @halimoali7687
    @halimoali7687 43 хвилини тому

    Hooyo♥️🌹Macaan jzadeeda Jano Allaha ka dhigo

  • @InaMaxamed-d6j
    @InaMaxamed-d6j Годину тому

    Hooyo mcn illahey janada fardooso hakawarabiyo ool mamoyinka❤❤❤❤❤❤❤❤ I love you mama❤❤❤❤❤❤❤

  • @umusidra816
    @umusidra816 2 години тому +2

    Saan wa fududahy aydo xmila by diyrnysa cundi gogashda carrti mrna mdhbsnyso kuwo dil iyo aflgdo lgu dra jra ragow dmrka unxrsta😢

  • @FarahDawo
    @FarahDawo 4 години тому +2

    Yaa rapi hooyaday iidaaa ❤ intii dhimatayna unaxariiso😢

  • @SamuuQurux
    @SamuuQurux Годину тому

    Hooyo macan abaalkeeda Hal daqiiqo xataa ma gudi karno ❤❤❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 5 годин тому +5

    Team ceymir like saara😂😂😂❤❤❤❤

  • @ayaanhassan4989
    @ayaanhassan4989 Годину тому

    M. A hoyo mcn allow kuu dambi dhaaf isoo duceya anigane hada ayaan ku suganahy sadax malin ayaa ii harty 😢😢40 quf ducadooda wala aqbalaa isoo duceya 🙏🙏somalia

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 години тому

    Subxaanaka yaa cadiim!
    Intii uur leh illaahay hakala-nabad-keeno.
    Hooyooyinkeen dhib bay naga-soomareen.

  • @Hurdamalado
    @Hurdamalado Годину тому

    Ilove you hooyo macaan 🎉🎉 awaalkaada lama gudikaro 🎉🎉 ifka nabad ku joog aakhirona jano 🎉hooyo macaan

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 2 години тому +1

    Hhhh mohan io jeestolw funny miiran waye wllhi😅❤🎉

  • @ZeitunMohamed-ej2pt
    @ZeitunMohamed-ej2pt 5 годин тому +4

    Keep going my brother 👊

  • @muna_____somali
    @muna_____somali 3 години тому +1

    War xitaa hadaa qare maalin kasta calosha Ku xirataan iniina dareemi Kareyn xnunkey hooyo dareento 😢😊

  • @رئيزه
    @رئيزه 2 години тому

    Maxan utaga hooyo mcn 😢maba ila jogte miss you maami😩❣️❣️🧑‍🍼

  • @SumayaCabdi-c4z
    @SumayaCabdi-c4z 4 години тому +2

    Team ceyda iyo amira one like❤😊

  • @xafsacadeey2822
    @xafsacadeey2822 2 години тому

    Ilahow hooyoyinkena uwada naxariso anaa hada ku jiro 9 kii iso duceeya walalayaal inu ilahay ifududeeyo ani iyo bbyga nabad nagu kala keeno amiin socks iyo gabaha botka ahaa igu daran rafad ayan ku xirtaa😭 alxamdulilah. hada anu idin firsanayo sida ayaan u jiifa adingana wad u jifan weyden alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah rafadka nimco aya ka danbeyso alxamdullilaah ilahow inta an heysanina owlaad sii amiin amin amin yaa rabi yaa raxmaan 🤲🤲🤲🤲

  • @naimaosman1608
    @naimaosman1608 5 годин тому +10

    Jhhhhhhh😂😂😂 jestole funny 😂wye wllhi ceydow😂😂 😂😂

  • @SafiyosheikhMuumin
    @SafiyosheikhMuumin Годину тому +1

    Korlee kahaysaa hooyada caloosha gudahiisa kusiday kawara😢😅😅

  • @AdnibAdnibvc
    @AdnibAdnibvc 55 хвилин тому

    Hoyo mcn alláh xafido❤❤❤❤

  • @NasteexoBashiir-r7z
    @NasteexoBashiir-r7z 4 години тому +1

    alle hanoo xafido hooyo MCN apaalkedana allaha janno fardawsa haka dhigo aamiin yaa rappi🤲

  • @anababdihirab8017
    @anababdihirab8017 3 години тому

    Allah unaxariista hooyiyinka dhamaan inta gabdhoodh oo uur ah alle ha ufududeya asxpy noo soo duceya alle foosha hanoo fududeyaaan dhamaan inta gabdhooodh oo Ani cml ah

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 3 години тому +1

    Mohan booskii sundus oo nogu jiraa❤😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaryamaCabdi-r3k
    @MaryamaCabdi-r3k Годину тому

    Kawaramabo hooyoda calsheda ku dhaxajurteen idinka qaro caloshiina korkeeda kaxidhiten San noqoten 😂😢❤❤ hooyo mcn ❤

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 2 години тому

    Hooyo mcn waa nasiib xumahay madhihi karo oo alle qadaray in aan iswaayno hooyo waxan jeclaan lahaa, inaa naskaaga nuugo laabtada galo balse alle qoray in aan iswayno hooyo gabadhadii wawaynaatay marna mailaawi dooni inan kusoo duceeyo wlhi waa balan dartaa in aan danbiyada intaaan iska ilaalin karo iska ilaasho si walad saalixa kugu noqoto allha kuunaxariisto hooyo mcn siniyada kuuleyahay wlhi ilaahay oo raxmada badan oo qani ah ayaa janadiisa nugu kulminaayo wlhi wa aminsanahy ilahay hooyo wankujeclahay laabtada waagali jooo
    موعدنا في الجنة الفردوس الاعلى 😢😢😢😢😢😢😢😭😩

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 4 години тому +2

    M.a wlxi talent ledhen ❤❤ midkle funny kudarsateen

  • @HiboHilowle-x1o
    @HiboHilowle-x1o 4 години тому +4

    Hoyo allow u danbi dhaf❤😢

  • @AaminoMaxamad-p2t
    @AaminoMaxamad-p2t 4 години тому +1

    Hooyo Allah hanoo dhaafo wlhi intaas kabadan ayee nooso mar tay a Waal keeda ma Gudi karno wlhi 😢😢😢

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 4 години тому +1

    Allah ha unaxariisto 😢😢

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 5 годин тому +5

    Team qab qab like 👍 ❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 4 години тому +2

    Alla qosol badna waryaada hooyada dhibkey marto waa dareenten so maha cunuga waa dhacooya kulaha adinka waxba maba qabsan lahen😂😂😂😂😂

  • @SihaamJamac-sm9kc
    @SihaamJamac-sm9kc 4 години тому +3

    Kawaran kan banaan kuu ku sharooteyee jirkeeda kan kujira ka xanuun basan 😢😢😢

    • @Urmy49
      @Urmy49 4 години тому

      Aba wlhi aniga waa wareer sanahy horta aan isku hdlin alx lkn dhiig caadada dumarka way ka cawdan waligay kuma daremin dhib walac waligey ma dareemin culeyska uurkana ma daremin waliba waxan ahaa dadka uurka laga garan ee caloosha yar 2 aan dhalay waligay na ma foolan waa lay qalay un waan foolan waayey wax iga qaldan ma ogi 😂

  • @IsmahanMohamed-tb1ny
    @IsmahanMohamed-tb1ny 4 години тому +4

    Alla mohaan dhip badanaaaa 😂😂😂

  • @SumayaQalpi-j9m
    @SumayaQalpi-j9m Годину тому

    Ala manoli na jesto kaaley Mohan waa funny wlhi😂😂

  • @AxmedSalad-m4o
    @AxmedSalad-m4o 4 години тому +2

    Mahrees Horay uu usoo Dhali jiry😅😅😅

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 34 хвилини тому

    Hoyo mcn love you ilahi hanodayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😢

  • @MaaamaKhadiija
    @MaaamaKhadiija 5 годин тому +2

    Hooyo allaah noo daayo❤❤

  • @IstaahilNuur-vf8lh
    @IstaahilNuur-vf8lh 4 години тому +2

    Uurka ma qaro oo aad calosha ku xiratan baa waa culeys xag alle kaga imid hoyoyinkena allaha sharfo dhip way nala soo mareen ❤❤❤ abaalkoda jano alaha ka dhigo🫶🫶🫶

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 3 години тому

      Amiiin abayo culayska waxaba kadaran marxaladaha kala duwan eey hoyadu marayso cunno xumada diiqad jogta ah kulayl aan kahryn labo labada dibirada hurda la,aanta dhig yarida daalka waxan sookobi karro mahan wlhy

    • @IstaahilNuur-vf8lh
      @IstaahilNuur-vf8lh 3 години тому +1

      @@NasroNasro-c9j Haa wlhi hoyadey oo uur ah iyo gabdhaha ila.dhshy wan soo.arkay ayagoo uur ah hbenkii dhn sacado yar bay ka saxanayn maba saxn kartid lee culeys iyo kulel lee.daremi ilahy inta uur ah.ha udhib dhaamo inta haysan hasiiyo🤲

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 4 години тому +2

    Jeestole moha Mahres funny 😁 😅

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 3 години тому

    Culayska iyo xanuunka hooyo mcn naga soo martay ma aha waxla soo koobi karo hooyo mcn mss you allh cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo maaalinta aakhirana abaalkaaga jano allh haka dhigo wllhi xanuunka iyo culayska hooyo mcn iga soo martay waxan ogaa day markan hooyo noqday alx hooyooyinkeen dhamaan allh abaalkooda jano haka dhigo😢😢😢😢❤❤❤

  • @FatoMoussa
    @FatoMoussa 4 години тому +4

    Hooyo mc n🤰🤱😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SaciidoAbukar-x4m
    @SaciidoAbukar-x4m 19 хвилин тому

    Hooyo mcn awal keeda ma gudi karno walhi hooyo eyado xaamilo eh ee suuqa aada oo so adegta hooyo eyado xaamilo eh oo aabo dhiway ama yasay ama laka aqli badi yay ee naf nool caloosha kuwada qaarna waa daruufeysan yihin qarna bilaa naxriis ee rer ku maa mulaan qarna wee gumestan hooyo aabo uma naxriisto rabiyow unaxriisoوخفظ لهما جناح دل من رحمه كما ربياني صغيرا ❤🫂🫶

    • @SaciidoAbukar-x4m
      @SaciidoAbukar-x4m 4 хвилини тому

      Ragow gabdhaha aa ku ciyaa reysiin joojiya alle ka baqa😢😢

  • @sihaamciiseaxmed5931
    @sihaamciiseaxmed5931 Годину тому

    Jeestoole iyo mohaan funny wye😂😂😂

  • @nastehaa.abdullahi3988
    @nastehaa.abdullahi3988 4 години тому +1

    ALLA ILAHOOW INOO FUDUDEE 7bil ahay isoduceeya inu ilahay ii fududeeyo

  • @YUSUFfaraxADAN
    @YUSUFfaraxADAN 4 години тому +1

    Cayda saaxib macaan foods tillage aytah kaftanwaaye waakaahaayaa saaxib macaan
    Waxaan idankasoosLaa mayaa caasmad soomaali moqdishoo
    Dhammaantiika saaxibada qaalika ah ikusalaam tiimka waanwadanaa
    Sidaas iyo nebe kiliyo baaybaa
    Naxariistu waadhalad rabbkuku maneesteey'::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

  • @nasriinagedow
    @nasriinagedow 4 години тому +1

    Asxbta saan sax mahan sida saxda waa caloosha bas in lagu xiro garbaha aya caawinayo hada cules dhan madaremayo kucelis waye ciyarta❤

  • @UmeymaIbrahim-j6b
    @UmeymaIbrahim-j6b 3 години тому +1

    Allow noda hooyo mcn 🩸❤️‍🩹🫂💋

  • @mahdiyamuktar1354
    @mahdiyamuktar1354 3 години тому +1

    cayda kixalay barti 2 soo samee abowe ❤

  • @sharifanasir1434
    @sharifanasir1434 4 години тому +1

    Mashallh wabar namij fican oo daren leh❤

  • @SundusAbdikarin
    @SundusAbdikarin 3 години тому +1

    Hooyo abaalkag janada alle kadhigo❤

  • @Positivity2817
    @Positivity2817 2 години тому +1

    Jestolee iyo mohaan funny boys 😂😂😂