Qawaaniinta ugu yaabka badan baarlamaanka Ingiriiska | Waxay ku codeeyaan qaylo, sanad walbana ...!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Qawaaniinta ugu yaabka badan baarlamaanka Ingiriiska | Waxay ku codeeyaan qaylo, sanad walbana waxay boqoradu afduubataa mid kamid ah xildhibaanada!
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 82

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +53

    Hadal Afkaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Maxamed ‎ﷺ ❤️

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 роки тому +28

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah created is prophet Muhammad scw🤗❤

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 роки тому +11

    سبحان الله وبحمده سبحان العظيم 🌿

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 роки тому +6

    Hadal afkaga Ka soo baxa waxa ugu wanaagsan kalaamka eebe sw

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 роки тому +4

    Alxamdulilaah allahii nagu galaday diin suuban iyo akhlaaq iyo dastuur samaawi ah,waxan oo dhami waa kadeed aduunyo iyo caadooyinkii intaan islaamku iman!!!!

  • @24hours10
    @24hours10 2 роки тому +13

    YAAN LAGAA QEYLO DHEERAAN
    "Waa cajiib" 🤔🤔👍

  • @mohamedosman1886
    @mohamedosman1886 2 роки тому +6

    Qofka kuu dhagaysta wuxu sidaa guu haysta master xidhiiga calamiga ah👏

  • @najahapdi4974
    @najahapdi4974 2 роки тому +8

    Magacaygu waa abdirahmaan omer halkanina waa waaberi media 🖤

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому +2

    K kkkk qanuun gaalo wakaas shaydaan ayaa madax u ah qaanuun waa ka Allah aadamaha usoo dajiyay.. ee QAylo dhaan qaanuun mahan ... subxanallah alcaliim alxakiim

  • @ahmedshutter2359
    @ahmedshutter2359 2 роки тому +11

    Masha Allah legend always legend keep going pro.💚💜

  • @kabiirlaki8204
    @kabiirlaki8204 2 роки тому +3

    Keep going saaxiib

  • @layloonafgooye
    @layloonafgooye Рік тому +1

    Csw walal waankubarya sheekoyinka Quraanka. Inoo soobadi adigoo raliah❤❤

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +9

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn dhamntiin

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 роки тому +3

    Baaroamaanka ugu Liita weeye aduunka ee aan xikmad iyo is qancin aan lahahn

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 2 роки тому +14

    WAABERI MEDIA, Maalin walbaminute walba waxaan usoo eega inuuu wax cusub soo dhigay mid kamida Chanelada aad aadka u jecelay dhageysigooda, halaga war hayo

  • @abdiaziiz4566
    @abdiaziiz4566 2 роки тому +3

    Amazing thanks

  • @maryanbalow6601
    @maryanbalow6601 2 роки тому +3

    مشا ءالله/

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll abdirahman waaberi

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 2 роки тому +1

    Mahadsanid in badan.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +6

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @abdulhamidsulieman2642
    @abdulhamidsulieman2642 2 роки тому +4

    Waa Sheeko Layaab Leh 😂👍

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 роки тому +2

    Keep going

  • @abdirisakmohamed1472
    @abdirisakmohamed1472 2 роки тому

    C/raxman
    Halkaa wadqaldaysaa
    Salaad haw adeegsan ee wax kale kutilmaan

  • @aarameeyhussein8800
    @aarameeyhussein8800 2 роки тому +1

    ❤️❤️

  • @mohamedupdy9020
    @mohamedupdy9020 2 роки тому +4

    Waa MaLintii Iigu Horeysey Ee Aan La KuLmo Video 40M YaaLa ALxm Thu JuLy 21

  • @maxamedyuusuf2429
    @maxamedyuusuf2429 2 роки тому +4

    Ani meeshas yaa igeeyo dhagaha ayey qabsan wllhi 😐😀😂😂

  • @abdibasidadem8473
    @abdibasidadem8473 2 роки тому +3

    Barlamaanka Somaliland ka soo samee bal muuqaal ku saabsan 🤣🤣🤣😂😂♥️

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 роки тому +1

    ASC wagering media

  • @taxanemediapro7380
    @taxanemediapro7380 2 роки тому +3

    Chanelkan Waxa aad ka helaysaa buugta noocyadooda kala duwan oo muuqaallo taxane ah laga diyaariyay sida kuwa taariikhda, kuwa sirdoonka, kuwa dambi baadhista iyo kuwa ay ku duuganyihiin macluumaadyada kale iyo dhacdooyinka dunida ka taagan waqtigaas fadlan nagu soo biir

  • @yoonisjeele952
    @yoonisjeele952 2 роки тому +4

    Ninkaan wala badalay hada ninkan ayaa ah.
    Lindsay Hoyle, was elected Speaker on 4 November 2019

  • @ayuubmohamadmahamuud2206
    @ayuubmohamadmahamuud2206 2 роки тому

    شكرا استاد

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 2 роки тому

    Thnks soogudbinta

  • @alcadalayaremoheddeeqsnipereli

    Boris Johnson is the eays of London

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 2 роки тому +1

    Qeylo hadii lugu tartamayo waa yeebee malaha innga ku haboonaan lahayn 😃

  • @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
    @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 роки тому +2

    Waxaan sugnaba waa waaberi news!

  • @mohamedhersi8049
    @mohamedhersi8049 2 роки тому

    M.a

  • @MHD0.0
    @MHD0.0 2 роки тому +3

    Meeshu waaba meel waalan hhhhhh😂😂😂

  • @user-sj6kd3qv6b
    @user-sj6kd3qv6b 2 роки тому

    Waa barnaamij xiiso leh

  • @dhaashane1
    @dhaashane1 2 роки тому +2

    OO xaalku ma sidanaa ba 😁😅😅😅

  • @suleimanMM
    @suleimanMM 2 роки тому +2

    Waberi sxb ninkaas ma ahan hada gudoomiyaha baarlamaanka shaqada waa ka fariistay sanad ama labo sano ka hor

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 2 роки тому +2

    Good 👍 balse halkaa io Facebook ka ayaa shacabkaagi u gaxeysatey waabriyow

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 2 роки тому +1

    Alx wacala Nicmatul islam Dadka Na dhahaya waxan nahay dunida 1 siidan ayayba isku maamulaan Yaa rabbi adaa Islaamka nagu ciseyay

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 2 роки тому

    Legend abdurahmaan omar horay usoco

  • @abdifitahali3380
    @abdifitahali3380 2 роки тому +1

    😁😁😁😁😁😁

  • @ameennikke
    @ameennikke 2 роки тому +1

    Please waan kugu xidhanahay lakiin malin kasta noo soo gali barnaamijyo

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 2 роки тому

    Am first person Today 😁😅

  • @maxamedosmail9172
    @maxamedosmail9172 2 роки тому +1

    Waa dad Sidii Xayawaanada Cml Udhaqmaayo Yaab😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @laaska0014
    @laaska0014 2 роки тому +1

    dad waalan weeye

  • @walalcadho9793
    @walalcadho9793 2 роки тому

    Asc wllhyga muslimiinta

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 роки тому +1

    Meesha qeelo badanaaa kkkkkkk

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed5931 2 роки тому +1

    Xildhibaan maxa English lagu dhahaa

  • @khayrudincumarmahamuud
    @khayrudincumarmahamuud 2 роки тому

    Walahay waa nidaam layaab leh 😂

  • @amiinapdurahman6974
    @amiinapdurahman6974 2 роки тому

    meshu hotel ma dhanto kkk

  • @zayliciquran4262
    @zayliciquran4262 2 роки тому +1

    Haaaaaaaa

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 2 роки тому

    Wabaa dad nockle ah mrkas

  • @abdirahmaanahmedwarsame9187
    @abdirahmaanahmedwarsame9187 2 роки тому

    Walaal waxan Rabaa inad ilataliso xagee laga lasooxiriira

  • @abdirahmaanahmedwarsame9187
    @abdirahmaanahmedwarsame9187 2 роки тому

    Wlaal waxan rabaa inan ilataliso xagee kaalasooxiriira

  • @calikaafi1400
    @calikaafi1400 2 роки тому

    Boqortooyada ingiriiska miyaa mise boqortooyada biritan

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 роки тому

    Hhhhhhhh sidii caruurta ee udhaqmaayaan

  • @gureycade6981
    @gureycade6981 2 роки тому

    niyow maal mahaan waaba kuwaye maka maqneed qadka ama anaa umaleye

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 2 роки тому

    Mhd sanid sxb

  • @iam_iprah
    @iam_iprah 2 роки тому

    Asc Sxb Mal Mhn maxa ku dhacey Waaberi News🤔?
    Wan Tabney

  • @mahamudjama2446
    @mahamudjama2446 2 роки тому

    Baarlamaanka Swedan botton ayaa la riixaa marka lacodeeynayo, cagaar, guduud iyo orange! Si digital ayaana loo arkayaa.

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 2 роки тому +1

    Waar wuxu macno daranaa mawaxa sidaa u caqliga xunlebaa aduunka katalin jiray

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 роки тому

    Wayahay

  • @alhassan477
    @alhassan477 2 роки тому

    Kkkkkkk war ileyn waxa waa cawaan.
    Dadkaan ilbaxa iska dhigaya ma sidan ayay u dhaqmaan! Yaab weeye

  • @mohamedsiyad3736
    @mohamedsiyad3736 2 роки тому +1

    Guuroow cajiib ah abwan maxamad gacal xaayow kadaawo ua-cam.com/video/_D_xNiutOz0/v-deo.html

  • @ezrabintuali4111
    @ezrabintuali4111 2 роки тому

    Oo ictiraafkii soomalilandna miyaa laguu qayliyay 😅😅 ingiriiskaw qaylada nagaa daaya

  • @daacad7403
    @daacad7403 2 роки тому

    kan ka Somaliland ayaaba dhaaama😂

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 2 роки тому +1

    Nio cod kii qur aan ka lagu akhri ayay oo kale ayaad leedahay

  • @umadamedia24
    @umadamedia24 2 роки тому +1

    Wan jeclan lahaa inaan helo 10 qof oo subscribe isiiya hadeey macquul tahay 🙏

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 2 роки тому

    Keep going