ASC waa Masha Allah Masha lakiin saxiib Waxa jira in illahay u dhahaya muminta iyo islamka isugu dari maayo labo cabsi mid aduun iyo mid aqiiro waa loo bahan yahay cabsida alle
War aadanaw saaxiib mudo badan ayaan kugu taxnaa codkii quruxda badnaa ee aan kaaga baranay oo ahaa mid fasiix ah oo qof waliba fahmayo waad bedeshay ayaamahan sxb sidii hore ku soo celi Mahadsanid
Asc cadabka Allah in laga baqo wa calamadaha mu,muniinta , Akhri suratu micraj ,, markaat cibadeysaneyso wa inaad udhaxeyso rajo ad rajeyneyso abaalmarinta wanagsan ee Allah ,,iyo khoof aad kabaqeyso ciqaabta iyo carada Allah , bani,adamka wa mid gaf badan waxana celsha kabaqid ciqaab danbe inyar mahe
Dee wll diinta dadka inoo sheegaa wa ayo miyaanay culimo ahayn, markaan diinta ka hadlaynno cidda aynnu kunsoo halqabsanaynaa waa culimada dabcan, mana aha in ay xun yihiin ama aynnu wax ka sheegaynno, ee waa in aynnu wax qaldan sidii loo sixi laxaa sheegaynno, illeen milil guudkii lama dhayee
@@sahanka97 waa run wll Lkn wax aanay ka hadal ma jirto culumadu,naxariista,janada,jacaylka,xiriirka lamaanaha,quruxda ay diintu leedahay iyo wanaageeda waxa kaaga filan Oo kaa xiga intad youtubeka ku qoraysid... Mrks wll aadanow ma fiicna mrkd wax sheegyso ind cidkale dhaliisho oo eedeeda dusha u saarto.. Shaqsiyan adigu sax intd grnyso saasna ku dhaaf. La soco I respect u in badan wxbdnna wan kaa faaiiday lkn waxan diido wn iska filter garaynaya anoo ku ixtiraamyy. Salaam!
Sxb Aadan 💯 waan kugu Raacsanahay arrinkan oo Waxaa Dhab Ah in aan 3% oo keliya Diinteenna ku Mashquulsannahay,Waxyaabaha ay Ku Doodayaan Rag Asxaabtayda ka Mid ah oo Diinta ka Baxayna waxaa ugu Horreeya in ay Diintu Xabsi Tahay,oo Ay Dhegahooda ka Badbadatay XAARAAM... XAARAAM..... XAARAAM.... XAARAAM
Horta horaa loo sheegayoo qofka aan kula arkayn wxd arkayso misana markaad istidhaah do tus adigii lagu la yaabo waa mid aad u adag kamana aamu si kartid kolay in taa wax yar yar mooyee dhamaan waan kula arkay ulahay na hakula garab galo wll0 aadan
Ilaaahay swt isaga ayaa kugu canaananaya in aad caqlaani noqoto, in aad fekerto, in aad maanka adeegsato, lkn ma aha caqlaaniyadda gaalada inagaga timi ee ah, in aadan ilaahay ku kalsoonaan ee wax kasta oo uu ku amray, ama uu kaa reebayba aad caqligaaga uga horraysiin lahayd in aad ku miisaanto ee aad caqligaaga u caabudi lahayd. Waxan filayaa labadaasi in ay kuu kala soocan yihiin.
Sidii hore ee aad wax usoo gudbin jirtay yacni hab dhac luuqadeedka wax baa iska badalay ee sidii hore hada u soo jeedin karto waad mahadsan tahay waayo sidaasi fahamka ayay dhaawayn jirtay.
Fikradayda ilaah iyo diintaba way is soo badbadashay marka iigu dambaysay ilaah waan jeclaa waxaan aad u jeclaa aayadan suuratul baqara ku jirta وَمِنَ النَّاسِ مَن يَتَّخِذُ مِن دُونِ اللَّهِ أَندَادًا يُحِبُّونَهُمْ كَحُبِّ اللَّهِ ۖ وَالَّذِينَ آمَنُوا أَشَدُّ حُبًّا لِّ Lkn waxaas dhan ma iga hor istaagin inaan diinta ka baxo oo aan noqdo diin laawe aan ilaah aqoon
Waxaajiray muuqaal uu diyaariyay dr cabdidaatib alkaxiil Oo uu leeyahay ilaahay ma wuxuu inoo abuuray inuu ina cadaabo!!!! Maya ee waxa cadaabta loo sameeyay waa si danbiyada la isaga ilaaliyo
@@iskahubi3264 Dee adiga caqligaagayna geli karin Laakiin caqliga dadka kale ma xukumi kartid, Mid kale ilaahay khiyaar buu ku siiyay wanaag iyo xumaan kaad samaynayso, Waxuuna kuu sheegay in wanaagu uu leeyahay abaal aan dhamaad lahayn, Halka danbiga uu qaarna leeyahay ciqaab aan dhamaad lahayn, qaarna uu leeyahay ciqaab qofka marka laga jaro dhamaan doona lkn adigu wax baad isku khaldaysaa
Diintu wa naxariis
Waxawalba waxa tusale inooga filaN xabiibkena muxamed scw
Diintu Wa naxariis Wax walaba tusale inooga filan xabiibkena maxam scw
SCW SCW SCW SCW
Beautiful walaal! Sidaa ku wad Inshallah, waanu kuu ducaynay Maashallah!
ASC waa Masha Allah Masha lakiin saxiib Waxa jira in illahay u dhahaya muminta iyo islamka isugu dari maayo labo cabsi mid aduun iyo mid aqiiro waa loo bahan yahay cabsida alle
Wallhi adanow waxaan umaleyay inad aniga iga shekeynayso wan iska ilmeyay waligay salad uma tukan fursad uu ilahay isiyay inan kula kulmo Ee naar cabsi an ka qabo ayan utukanayay mudo 20 sano manta inta ka faiday waligay qof kama faidin aad ayaan uilmeyay Wallahi 🙏🙏🙏🙏
ilahay dartii baan ku jeclahy ilahay raxmadiisa janada hanagu wada kulmiyo 🥰🤲🏾
Aadanoow gabdha dheh aamiin
Aamiin aamiin aamiin
Acmasha wangsna waxa U sameyna ilahy raali galintiisa iyo inago wada toosan raacna aduun iyo aakhiro ba. Ilayh ha ino danbi dhaafo marwalba Aamin
Quraanka aayda iigu yaab badnayd bay ahayd aayadaa nabiga ilaahay kuleeyahy hadii qalbigaagu adkaan lhaa waykaa dareeri lahaayeen saxaabadu
Oo diintoo tii alle ah ooquraankoo xaqii alle iyo hadalkiisii ah oo nabigoo kii rabi soo diraya iyadoo intaasiba xaqii tahay hdii qalbiga rasuulka ama daaciga diintu adkaado inaanan laqaadanayn buu ilaahay sheegayaa ilaahay ha ina sugo
Masha allah Alle ha ku barakeeyo waad ii faaideysay
ما شاء الله مثقف أدم خضر علي الله يحفظك
Masha Allah wll wad fahamtay diinta Allah fahamka hakuu siyaadiyo Allahuma amiiin
War aadanaw saaxiib mudo badan ayaan kugu taxnaa codkii quruxda badnaa ee aan kaaga baranay oo ahaa mid fasiix ah oo qof waliba fahmayo waad bedeshay ayaamahan sxb sidii hore ku soo celi
Mahadsanid
جزاك الله خيرا
Asc cadabka Allah in laga baqo wa calamadaha mu,muniinta , Akhri suratu micraj ,, markaat cibadeysaneyso wa inaad udhaxeyso rajo ad rajeyneyso abaalmarinta wanagsan ee Allah ,,iyo khoof aad kabaqeyso ciqaabta iyo carada Allah , bani,adamka wa mid gaf badan waxana celsha kabaqid ciqaab danbe inyar mahe
War maxaa codkaadii caanka aha u badashay soo celi ninyahow
@@KM-us2yf h
Ninkaan aad baan u jeclahay sheekooyinkiisa waqti badan baan ku taxnaa
Mahadsanid aadanow soo gudbintaada
Shukran brother
Sida qura ee lagu xajiyo karo diinta, waa in Halaqa joogta ah laga qayb qaata. Sidaa ha lagu dadaalo Inshallah!
Mashaallaah manta wax badan baad ifahan sisey oan ogayn jasakallaah wll xafidullaah
Jazaka laha ustaad
Mahadsanid macalin
Aadan zhp Alle haku xafido walhi xaqiiqo ayaad ka hadashay walahi inbadan 🙏
Mansha Allah barnaamij fiican baa ka hadashay kliya waxa kudaremaya qof waxgarad ah diinta Allaha nafahansiiyo dadkeenu badanaa waxay ladhiban yihiin walwal iyo walaac iyo shaki fara badan galaduna intaa unbay kafaidaysanaysaa 🤭😭🥺
Masha allah
JazakAllah kheyr walaalo Aadan
Vediogan wax badan ban ka faiday wlhi mahdsanid huno qali ❤️
Si fican bd u dhigty akhii thnks
Lkn culumada oo kle hadii uu hal sheekh oo kamida ka hadlo wxyabahas maaha inay dhamaantood ka wada hadlaan
Sh mustafe ayaana dhinac kasta ka hdly...
Intad shegi karto uun baa la sheegaa loona faaiideeya dadka kugu xidhan waanad u faaideysa runtii lkn kadaa culumadan aad mrksta tusaalaha kadhignyso mrr bdn bd kuso halqabsatay oo hore...
Culumada dadka ha nacsiine
Dee wll diinta dadka inoo sheegaa wa ayo miyaanay culimo ahayn, markaan diinta ka hadlaynno cidda aynnu kunsoo halqabsanaynaa waa culimada dabcan, mana aha in ay xun yihiin ama aynnu wax ka sheegaynno, ee waa in aynnu wax qaldan sidii loo sixi laxaa sheegaynno, illeen milil guudkii lama dhayee
wall Adam waad ku saxantahay.salafkii wanngsaanaa waxeeey dhihi jireen :culimadeen niinkii ku fasahaado ciilmika waxuu shabahaa yahuuda culumadeen kii ku fasahaado cibadda alle waxuu shabahaa nasarada ;walaal macaan diinteen waxeey ku dhisantahay .raajo ii cabsi waan labada garbood ee imaanka nabigane scw uu ku tilmaamay shiinbirta labadeeda baal . Aniga allaah waxaan ucaabuda jaceel aan uqabo inaa wajigiisa argo oo aan ku raxeesto blse markaan xuduudiisa inaa ku xaad kuud bo waxaan soo xasuuta ciqaabtiisa ciqaab ika ween miyaa jiirto Allahi ku abuure wajigiisa ha argiin . Dadka ehlu janada farxad ooga ween majirto ineey arkaan Allaah .marke diinteen waa waa nasteexo jaceel ii faraxd qofkii fahmi waayo jacelka ii nasteexad ayaa cabsiu kaliin lagu toosiya waa sida tuugada loo cabsi galiyo lkn qofkii jaceelka walaalki dhowrayo asaga ayaab dhowrayo xoolaha walaalki marke cabsidu dada ayaa ku toosa rajada ii jaceelkan dada baa ku toos oo janada ilaaheey waxaa kali doona dada katiinado ku xiirxiran waana dadaka iyago adooma ah islaamka qaatay cabsida seefta marke
Inaad noqoto qoof karamadii ii jaceelki ii ilaaheey siiye u caabuuda am
Inaad noqoto qof cabsida cananta cadabka ku caabuda alle oo waxaa jiro dada lacadaabayo oo hadan janada un danbeeyo .
Wixii aan qalday naf ii shedan ka yihiin
Waxii aan saxa allaah ayaa iwaafajiye
@@sahanka97 waa run wll
Lkn wax aanay ka hadal ma jirto culumadu,naxariista,janada,jacaylka,xiriirka lamaanaha,quruxda ay diintu leedahay iyo wanaageeda waxa kaaga filan Oo kaa xiga intad youtubeka ku qoraysid...
Mrks wll aadanow ma fiicna mrkd wax sheegyso ind cidkale dhaliisho oo eedeeda dusha u saarto..
Shaqsiyan adigu sax intd grnyso saasna ku dhaaf.
La soco I respect u in badan wxbdnna wan kaa faaiiday lkn waxan diido wn iska filter garaynaya anoo ku ixtiraamyy.
Salaam!
Machallaha keep going bro
Aadan khadar Cali (Aadan sahan)
1:58خوفا وطمعا
Waa runtaa wall walhi jizaakalahu qeyran
Mashallah hore u soco
Mahadsanid Saxiib Aadan Runtii dhibka nahaysta waa mid halkaas aad tilmaantay kayimide
Aad baad u mahadsantahay walaal qaali
Mansha Allah walaal😇
Rabbi ha ku barakeeyo🥰❤
Masha allah alle ha ku xafido
*Mahadsanid wll*
Macha'allah the motivation for diinul ☪️ 🕋 🕌 ☪️ ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 thank you me brother
(From djibouti 🇩🇯)
Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 💪
Masha alah khayr ale haku siyo
Maahaa Allah jazakallah kheyr sxbow waaruntaa Af kaaga caano lakuqabey
Masha allah mahdsanid
moving forward adam
Dadki layga beerow igaadhsiiya 1k ilahy ha idin barakeeye insha alah💛💙❤
Waxaad ka hadshey xaqiiq jirta,
Jazaakallaah
Jzakallahu khayra
Wan ku salaamay aadan❤
MAsha Alh
Waa qaab iyo arimo xaga amarada iyo xiisaha qalad ka jirta
ALLAH HAKAA ABAAL MARIYO AKHII CASIIS.
mnzhalHa wllo Hore uu soco
thank you
Wlahay wax badan baan kaa faaiiday zxb+wll aadan khadar cali
Muxaadaro uu qur'aanka kaga hadlayay ayaan daawaday
Mahdsanid wll muuqalada noocan ah nooso badi
Waad mahadsantahay.♥
Keep going
Alhamdulillah
Mashalh ,waad badashay sajcigii hahaha ,waxaan ujeedaa qaabkaad uhadli jirtay
Tunbaad sheegtay ustaad Aadam
WLL MCN ALAUDDIN KHILJI KASOO HADAL 🥰
Sxb Aadan 💯 waan kugu Raacsanahay arrinkan oo Waxaa Dhab Ah in aan 3% oo keliya Diinteenna ku Mashquulsannahay,Waxyaabaha ay Ku Doodayaan Rag Asxaabtayda ka Mid ah oo Diinta ka Baxayna waxaa ugu Horreeya in ay Diintu Xabsi Tahay,oo Ay Dhegahooda ka Badbadatay XAARAAM... XAARAAM..... XAARAAM.... XAARAAM
Xaqiiq
Nabiga kusaliya wllyl
Horta horaa loo sheegayoo qofka aan kula arkayn wxd arkayso misana markaad istidhaah do tus adigii lagu la yaabo waa mid aad u adag kamana aamu si kartid kolay in taa wax yar yar mooyee dhamaan waan kula arkay ulahay na hakula garab galo wll0 aadan
Anigu markaan tukanayo waan u tukadaa si aan amarkii ilaahay u qaato
Waa runtaa walaahi
Pro sidii hore codka usoo gudbi
LEGEND keep going
Scw
Walal ilay cimrigaaga haraaajiyo aqoontana ha kuu ziyaadiyo
WALLAHI WA RUNTA TANA KU DARSO ALLAH MAGACYADIISA
KUWA JECLEYAIINTA LEH AYAA WAX BADAN KA BADAN KU BAQDIN GALINTA LEH
Sxb Aniga waan kaa aragti duwanahay. Ilaah iyo diin midna ma lihi lkn waxaan la yaabaa magacyada ilaah iyo sifaadkiisa waxaa kamid ah al mutakabiru, midka isla weyn al qahaaru, midka makhluuqiisa sanduleeya. Al muntaqimu midka aarsada kasoo qaad quraanjo inay ku caysay ama ku inkirtay quraanjo hadalkeeda wax makasoo qaadaysaa? Waa may inay naga daciifsan tahay waan u jeednaa wax ay quraanjo tirina xasaasiyad inay nagu kicin laheyd u maleyn maayo ka waran ilaaha kownkan baaxadiisa aad la yaabayso ayaa noole aadane ah la tirsanaya ka aargoosanaya! Iskala weyn maxaa isla weyni keenaya adigoon isku tilmaamin isla weyni ayaaba la garan karaa inaad ka weyntahay oo iyagu waxba aheyn marka ilaah loo barbardhigo! Ilaah waa qof caadi ah oo nala tirsanaya waad dareemi kartaa fikir aadane ka yimid inuu yahay
Masha allah wllqali diinteennu waa macaan dadka ka cararaya oo u cararayoow dadkii ilxaadnimada laga baartay baa diinta qadanayee hhh idinku waa xageee
Wlh dheh 🤔
Aniga dadkii ka diinta islaamka ka baxayaan ku jiraa diin iyo ilaah midna ma lihi diin laawe ilaah laawe ah ayaan ahay
☝Buug layiraahdo :FAHAMKA NAFTEEN WAA FURAHA NOlOSHEEN:
Waa buug ka hadalaayo ciilmi nafsiga sii waafaqsaan diinteen islaamka waana buug aad ii aad ufaaido badan waxuuna ka dhiisay dhan wallbo oo nolosheen quseeyso waxaan jaclahay qoofksto soomaliyeed inuu aqristo buugaan waxaan qoray :SHEEKH Cabdiraxmaan maxamed jibril
Xagee laga heli karaa walaal Muqdisho ayaan joogaa Maktabad aan ka heli karo ma iga caawin kartaa
Xagee lagahelayaaa
Zhp asago pdf ah marabta
@@abdullahimabdullahib2466 haa adiga raaliya
@Zaki Mukhtar ok xage kugu so dira
Horo usoco pro
Suratu sajda 16waxayna ka dheeraataa dhinacyadoodu jiifka iyagoo baryi Eebahood cabsi iyo rajaynba waxaan ku arzuqnayna wax ka bixiya.
Shekhyada cadab o kaliya aye kahadlan markay hadlan qofka wadnaha aye goynayan shekhyada sidas wax hakabadalan
Sheekadaas xiligan ma soconayso
Wll
Aadan
Sidee
Diinta
Dhadhankeeda
Uhelaa
Oo diinta dhadhankeeda ma kaa maqan yhy muslim ma tihid miyaa?
Faham wll
Wooow maanta waxan ahay qofka 2aad like halay saaro waa marki iigu horayse
Waxaan ahay Caqlaaani!!!
Allah waan ku kalsoonahay inuu I cafindoono si walba oo aan danbi ugu dhaco Lkn cadaabka ugu daranba waa dadka aanku dhex noool nahay imikadan aaan comment qoroyo haday I ogaaan lahayeeen Nafta way idhaafin lahaayeen😭😭😭
Ilaaahay swt isaga ayaa kugu canaananaya in aad caqlaani noqoto, in aad fekerto, in aad maanka adeegsato, lkn ma aha caqlaaniyadda gaalada inagaga timi ee ah, in aadan ilaahay ku kalsoonaan ee wax kasta oo uu ku amray, ama uu kaa reebayba aad caqligaaga uga horraysiin lahayd in aad ku miisaanto ee aad caqligaaga u caabudi lahayd.
Waxan filayaa labadaasi in ay kuu kala soocan yihiin.
@@sahanka97 barnaamij yadaada waan ku xidhanahy waaanan dhegaystaa maaadaama aan dareemayo inaad wax igu dhaanto qodobkan khushuucda salaaada anna barnaamij ayaan kasoo diyaarin doona qaabka ay iila muuqato 👊👊
Walaal codkagii hore ee qurxona ku soo jeedi barnaamijyada waa codsi walal 😢😢
Anigu sahanka xogaha waan laqabatimey sababtu waamaxey 🤔
Sidii hore ee aad wax usoo gudbin jirtay yacni hab dhac luuqadeedka wax baa iska badalay ee sidii hore hada u soo jeedin karto waad mahadsan tahay waayo sidaasi fahamka ayay dhaawayn jirtay.
Niyaw sidii hore aad baan u jeclaa lkn codkii wuu bedelay
Hdn inyar ifafaaliyo weedhaha ninkaa wllken ahi ka yimid aniga ahaan xilligii aan dugsiga quraanka baranayay ayaa hbnada qaar amaba habiinkii masaajid xaafada ku yaalay ayuu macalinku ina geyn jiray tafsiir halkaa ka socday kolba anigu iguma socdaan tafsiirkaa la aqrinayo blse wxa halka i yuurariyay ayaa ah baqdin aan maclinka ka baqaayo wxy waayuhu is guraanba mnta oo aan tafsiir dhageysto wxn ka shalaynayaa waqtigii i dhaafay shalaay wliba ah mxd u macaansan weyday qowlkaa mrkaad maqshid raxmad qalbiyana aad dreemeysid.
Gunaanadkii baqdin owgeed hddi cunno tan ugu macaan lgu horkeeno kuma muudsaneydid macaankeeda iillaa aad ka baxdid xeyndaabka cabsida
Xaqiiqdii 100% waan kugu raacsanahay se maxaa xal ah tolwo..?!
Muhimaddu waa in aad sidaas wax u fahanto oo aad ku dhaqanto
@@sahanka97 wllo waxaad kasoo hadashaa loolanka u dhaxeeya ~cilmaniyada iyo islaamka
ee wadanka Turkiga
Aad ayaad u mahadsantahy
Horey usoco wll
Hore u zocoH zp
Codka iga dhis nio qalab fiican isticmal
Salaaadu waa Waajib Ama Ku raaxayso ama Ka Baqee
Salaada Kolayba waa La Inaga Wada Rabaa
Aadanow anigaygan cadaab a an ka baqanayo ayaa kow ka ah Adeer mahadsanid jasaakallaah
Kkkk waaxaqii
ustaad waxad kaso warbixisaa , astamaha ayleeyihin qorayashu iyo Dhaqankoda wax akhris iyo mid wax qoridba mhtsnd
Lecture uuuleeyhaan daawaday waanan download garaystay
Wll adigoo raaliya magiciisa sida saxda ah ee loo qoro soo dir
@@khalilmaxamedabdi4124 jeffrey lang
@@khalidoday8943 mahadsanid wll
Xagaa diinta haday noqoto quraanku wuxuu dhaliilaa qofta iraahda aabayaashay ayaan waxan ka dhaxlay dawgoogaa uunbaanan ku hodmayaa oo indho la aan ku raaca islaamkuna wax walboo ku jira ilaa aad maskax ahaan kaaga dagto inaad qaadato kumuu farin oo caqiido indhala maaha ee inagaa indhaha ka xidhnay quraanka lafahaaga hdaad ubaadho diinta toosbaad ujeclaanaysa gabigeeguna kaaga dhaadhacaysaa
Oo hadda dadka muslimiinta intooda badan ma caqli ayey diinta u adeegsadaan? Badankooda waxay u haystaan aabbayaasheen ayaan ka soo gaarnay
@@iskahubi3264 dhibaatooyinka ina haysta waaye diinta inay indho la aan kuraacdo iyaduba ma ogola ee qof baadha oo xaqiiqo nimadeeda garta inu raaco weeyi oo intaasoo aayadood oo miyaydan fikirayn iyo miyaydaan caqli lahaynba ku jirta
Hdaad caqligaaga ku raaci waydona cid walbaa aayar kaaga shaki galin karta waayo aqoonba uma lihid
Nio beat ki maxa uga qaaday cidkaaga
Aadan sahanow taa been maaha oo shuyuuqdeena markey kuu wacdinayaan waxaad u maleysaa cadaabta iney gacanta ku hayaan oo sidaa & sidaa hadaad sameynweydo cadaabtaa madaxmadax lagugu tuurayaa heer waxaan gaary aan shuyuuqda dhaho cadaabta gacantaada hadey ku jirto kaalay igu tuuur marka ma aqaaan shuyuuqda qaarkood waxa ka qaldan badiba dheh
Video nuucan noosoo badi waanba ka helee
UA-cam kayga kadaawo qisooyinka
war aadan miyaanad hargaysa markale imanayn indr ?
Fikradayda ilaah iyo diintaba way is soo badbadashay marka iigu dambaysay ilaah waan jeclaa waxaan aad u jeclaa aayadan suuratul baqara ku jirta
وَمِنَ النَّاسِ مَن يَتَّخِذُ مِن دُونِ اللَّهِ أَندَادًا يُحِبُّونَهُمْ كَحُبِّ اللَّهِ ۖ وَالَّذِينَ آمَنُوا أَشَدُّ حُبًّا لِّ
Lkn waxaas dhan ma iga hor istaagin inaan diinta ka baxo oo aan noqdo diin laawe aan ilaah aqoon
😂😂ala maxaad runta sheegtaa aniguna waan kusii jeclaadaa
Mahad sanid wll wx badn bad ino shegte
wll aadan diintu waxy inoo ilaalisey naftena maalkena caafimadkena tusaale qofku marku seexanayo dhinaca uu u sexanayo waa midigta marku hamaansanayo
waa inuu isku celiya intii karaankiisa ah waxa kale oo diintu ina fartey ineynu bidixda adeegsane wixii xumeys ah iyo waxyaabo farabadan oo kale
Waxaajiray muuqaal uu diyaariyay dr cabdidaatib alkaxiil
Oo uu leeyahay ilaahay ma wuxuu inoo abuuray inuu ina cadaabo!!!!
Maya ee waxa cadaabta loo sameeyay waa si danbiyada la isaga ilaaliyo
Cadaab waligeed soconayso waa macna la’aan aadanaha xabsiyada wuxuu u sameystay dadkaas in dhibka ay bulshada ku hayaan laga qabto ilaah wax walba awooda ayaa dambi dhammaad leh wuxuu kugu ciqaabayaa cadaab aan dhammaad laheyn wax caqli gal ah ma ahan
@@iskahubi3264
Dee adiga caqligaagayna geli karin
Laakiin caqliga dadka kale ma xukumi kartid,
Mid kale ilaahay khiyaar buu ku siiyay wanaag iyo xumaan kaad samaynayso,
Waxuuna kuu sheegay in wanaagu uu leeyahay abaal aan dhamaad lahayn,
Halka danbiga uu qaarna leeyahay ciqaab aan dhamaad lahayn, qaarna uu leeyahay ciqaab qofka marka laga jaro dhamaan doona lkn adigu wax baad isku khaldaysaa