FULLROUTIN .MALINTII WAXAN QABTO SKIN CRE IYO LABISKA SUBAXI 🖐🏽✌️🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 94

  • @ashkancantar5350
    @ashkancantar5350 7 днів тому +12

    Allahuma barik xamdi qurux bdn waxyaba badn wad igu dhiirigelisey wax badna wan kaa bartey, waxyabaha aan aadka kaga bartey wa guriga sharaxaadis iyo lebiska, aad bad u lebis qurxontahy dooq quruxbadne wad leedahy m.a. Maalinta kubartey ani iyo caajis wn is deyney wlhi anoo hooyo hal cunug heysata ah. Wxbarashadi aan guurki kedib ka cagadhigey baad dib igu socelisey, adoo kale wa ii hami inan noqdo oo aan kudeydo jazakallah sister adi iyo qoyskaga illlahey ha idin wada xafido❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 днів тому

      Aamin yaa rabi mcnto Mahad sanid ❤❤❤❤❤

  • @safacarab2116
    @safacarab2116 6 днів тому +3

    Hamda quran aqri 2 baal ku bilow subax kasta suratul baqara aqri waxbadan ku fudanayo i.n tasbixda aqriso abyo insha aya ka nabad galeysa hoyo kartibadan waxtahy qof ku daydo

  • @munamohamedali8643
    @munamohamedali8643 4 дні тому

    Xiisbata waa adagthy norway lkn waxa sameysaa magaca youtubka ku qor aniga norway markan imaaday oo skol bilabay ad bey igu adkeet lkn alx 5 waxi ka koreya ayaa heli jiray youtub thnks mr walibo dhahaa alx

  • @QoranBCA
    @QoranBCA 2 дні тому

    Mashaallah hore hu socco

  • @MunaSiciid-c8k
    @MunaSiciid-c8k 3 дні тому

    200k ha la gadhziiyo intaan 2025 la gaadhi habloo waayna cawiizey iyadan aynuu ka farxino wllzhen hamdi dheeman ❤❤

  • @SaxarlaAbdi-mq4nu
    @SaxarlaAbdi-mq4nu 7 днів тому +3

    Xamdiyeey abaayo kheyr allah ku siiyo hooyonimo ayaadba na jecleysiisaa dadkeena weli aanan hooyo noqonin, mida kale abaayo waxaa jiro app la dhahayo khatmah soo degso wuxuu kaa caawinayaa inaad yeelato raatib quraanka aad maalin walba ku akhrisato adigoonan dareemin ayaadna laga yaaba inaad ku dhamayso 60 cisho ama bil marka bal ka wardoon appkaas iyo kuwa la midka ah.Quraanka barakadiisa wlh cidii aragtay uunbaana ka hadli karta.Allah ku xifdiyo adiga iyo awlaadaadaba.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому +1

      Mahad sanid qalbi waan sameyna ❤❤❤

  • @Samsam-f4b
    @Samsam-f4b 7 днів тому +4

    More routine xabibti

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 4 дні тому

    I love your shirt, the way you styled is perfect

  • @hoodoibrahim523
    @hoodoibrahim523 7 днів тому +3

    M,a naaya wllo hamda wnku jacel naa inder from hargeisa ❤❤

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 7 днів тому +3

    Hamdi tv ga ka dawanyay vediogaga walhi waxan telka uso qatay inaan comment kusoo qoro hamblayo xbbti wad dadalaysa rabbi hakugu garab galo noloshada nadafadaada dhiri galintaada iyo dadaalkagaba wan ka hela❤❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 днів тому +1

      @@fadumomohamedabdi4959 abyo mcn Mahad sanid Amiin 🥰🥰👸

  • @hafsa-ro6vi
    @hafsa-ro6vi День тому

    m.a hamdi qurux

  • @AyaanAhmed-b3r
    @AyaanAhmed-b3r 18 годин тому +1

    Mashala habo mcn wan kutagira balse wxan kacudsanaya ina ishegto wxan sameyo wxan ahi gabar yar lakin dorofo adag lasokulanti saslajiged wxbarshadi kahbsanti wxan jira19 sano imigan dhigt wxbarsho allowance wxan joga afrika siden umarista habo bils rodinkaga ayan raba inan kadhxmqlo jawabtada bilis habo mcn wan ku jeclhi ❤❤❤

  • @Fatumaahmed5
    @Fatumaahmed5 5 днів тому

    MashaAllah

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 4 дні тому

    Rutin habenkii sodaa qaaali🎉❤❤❤❤

  • @sacdiamohamed9194
    @sacdiamohamed9194 5 днів тому

    Qurux wanaaaag❤❤❤❤

  • @farxaanxaashi3042
    @farxaanxaashi3042 5 днів тому

    Waaaw m.a wllshy ❤❤❤

  • @ayaanhodan469
    @ayaanhodan469 6 днів тому

    🎉

  • @NajmaSiyaad-eh3mg
    @NajmaSiyaad-eh3mg 6 днів тому

    Masha allah qliyey ilahay nolosha ha kuu barakeyo ❤
    Hoyo dadalaysa ayaa tahy allaha dadalkaga midhihiisa oo qurux badan ood ku faraxdo hakugu siiyo

  • @muuna8
    @muuna8 6 днів тому

    Aragtida hooyo soomaaliyeed oo waxbaranaysaa waa muuqaal aad iyo aad micnabadan xambaarsan masha allh xamdiyeey waxa aad tusaale u tahy hooyooyin badan halkaa kasii wad waxa aan kuu rajaynayaa in aad maalin un aad riyadaada kuu dhabowdo oo adiga oo jaamacada fadhiya aad aragtid hore usoco abayo❤.

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 7 днів тому +1

    masha allah shukran qali

  • @dekabilanoubah9801
    @dekabilanoubah9801 7 днів тому +1

    MashALLAH strong mom

  • @SaidaDaqan
    @SaidaDaqan 6 днів тому

    Masha Allah tabarakalaah illahay haku xifdiyo Abayo Hamda adiga iyo caruurtada routine no so badi dhirigalin wye❤❤

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 7 днів тому

    JizakaAllah kheyr Hamdi gelintaada Hamdi aad baan uga helay waana kaaga dayanayaa In shaa Allah. Allaha ku barakeeyo adiga iyo family gaaga.

  • @Fooseey96
    @Fooseey96 7 днів тому

    Masha Allah tabarakalaah illahay haku xifdiyo Abayo adiga iyo caruurtada routine no so badi dhirigalin wye wlhi masha Allah ❤

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b 7 днів тому

    Masha Allah Allah ha idiin xafido qali macanto

  • @aminaa5552
    @aminaa5552 7 днів тому

    Mashallah Hamdi I love channelka 🥰 hore u soco

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 днів тому +1

    Manshaallah hamdi waa dadalaysa alah ku garab galo habo waa jeclahay qofka dadaalo 🥰👌 gabar samida ah dhalay waana curad labadayda ❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Mashlaaah Fariid ineey noqota rajeyna habo waayo Hamdi waa magaca aad u baraka badan ❤❤

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 6 днів тому

    M.a caqli leey baa tahay m.a❤😊

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 7 днів тому

    Mashalah tabarakalah qli hore usoco dhiiragalisadayda ayaad thy

  • @fardusahasan4694
    @fardusahasan4694 7 днів тому

    Masha Allah huno Allah ha ku barakeyo xamdi qof adag waan iska ka jeclahau ilaahay amarkiis
    Huno qaali maxad barata

  • @deeqadagan2113
    @deeqadagan2113 7 днів тому

    M.a byo soobadi Allah idin deesto adiga iyo awlaada .

  • @rukiasamow411
    @rukiasamow411 6 днів тому

    Masha alah your very good mom ❤❤❤

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 7 днів тому +1

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 6 днів тому

    Xamda routine kan masha Allaah waaye

  • @FalastiinCumar-jk5fv
    @FalastiinCumar-jk5fv 6 днів тому

    Dhirigali sadena xamdi qurux badan Allah kudhuro qali ❤❤❤❤

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m 5 днів тому

    Mansha allah 👍 subscribe ku dhufo

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 6 днів тому

    Naa hedhe xamdaay ❤waxkalaba marabe route nadaada iga soo badi waban kahelay dhirigalintana hala socoto 👍

  • @SagalBashir-kz2sk
    @SagalBashir-kz2sk 6 днів тому

    Dumshii bilan guuleeyso saan ka raaban huuno somlida iyo warkod nag dhaafe saan waxa nagu so duub xbbtii ciyaal wallkeey dhalayan igu salan❤❤❤

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis1328 6 днів тому

    Asc xbty setahy adiga iyo caruurtaada hajoojin dhiirigalinta horey usoco nolol maalmeedka noosoo badi

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 7 днів тому +3

    Masha allaah xamdiyey dhiirigelin ayaad ii thy hooyo ayaa naga maqan oo ayeeyo ayey aadey gabarna anaa u ween waxna waan bartaa masuuliyadaas wey adagtahay wllhi lkn waan la qabsaday hada alx wxn rajeyna hadaan guursado xita inan waxbarashada joojin insha allaah allaha nawada guleeyo dhamaanteen❤❤❤❤.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 днів тому +1

      @@NaimaMohamedAli-k6k inshlaaah abyo mcn ilaah haku saqiro waliga sas waax u baro

  • @AbdillahiGudaal
    @AbdillahiGudaal 6 днів тому

    Mash allh wllo hamdi allh ku baraekyo adi iyo ciyalkaba
    Lkn carurata laba qol kala daji waayo hada wa waynaden dintenuna sidaaas ayay qabtaa

  • @nimcomaxamed9221
    @nimcomaxamed9221 6 днів тому

    Masha allah allaahuma baarik lakin codsi no music wllo rotinkana soo badi

  • @Elhamaliabdillahi
    @Elhamaliabdillahi 7 днів тому

    Allahuma mubarak no so badi hn

  • @nasrahassan1540
    @nasrahassan1540 6 днів тому +1

    Huuno qadadana maa duubtid

  • @Hawenay
    @Hawenay 5 днів тому

    Xamdiyey wax ka maqan majirto lkn makeup uun baa ka maqan saad ugu quruxbadnaanlahayd gabadh caana baa tahay ee baro oo marso mid yar 😊

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  5 днів тому +1

      @@Hawenay abyo maa jecli qalbi

  • @SGS627
    @SGS627 7 днів тому

    Mashaall abay wanku dawada barnamishyadada wadku mahadsantahay lkn anigana hal talan kusin quranka waqtigada wax kasi jus ma xisib ma maqro ma xata hal bal asaga adun iyo akhira kula socon waxa kale way kaharayan wa dardaran naftayda iyo tinaba

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Haye qalbi isoo ducey abyo mcn ❤❤❤

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh 6 днів тому

    Soo badi xbbti

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 7 днів тому

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik habo❤
    Hadii gugii kuu kordhaa gabow mooyee ku tarin garaad iyo waayo arag ileen waxma dhaantid geed ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Xaqiiq ❤❤❤❤❤❤

  • @Arawelo-u2v
    @Arawelo-u2v 4 дні тому

    ❤❤❤❤❤

  • @MunaMohamed-jp2jm
    @MunaMohamed-jp2jm 7 днів тому

    Mansha alle walalo l love your video

  • @ummumn8799
    @ummumn8799 6 днів тому

    Abayo qor sidaas baa lagu fahmaa

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu 6 днів тому

    Abayo magacan marawaxo ma qurxono fuded ayu ka turjuma qof weyn fuded kuma qurxona Lkn doqaqa ayad ledahay coffee maker inte kaso gade mase ficanyahay Amazon ayan mid u eg ku arke kaso hadal plz

  • @SuhuurNaasir
    @SuhuurNaasir 5 днів тому

    Asc xbbti aayatul kursida waa hal Mar uun qlih

  • @11naa44
    @11naa44 7 днів тому

    MashAllah 🎉🎉🎉

  • @ayaanmohamed4606
    @ayaanmohamed4606 7 днів тому

    first Hamdi qurey wn ku slmy❤

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 7 днів тому

    Mashaa Allah xamdi hore usoco ❤❤❤❤❤

  • @umumucad5325
    @umumucad5325 7 днів тому

    Plz hamdiyey routineka habeenkii noosoo badi

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 4 дні тому

    Hamdi maxaa barataa abayo

  • @KawtharKawthar-wl7te
    @KawtharKawthar-wl7te 7 днів тому

    Hamdi love you big hugs

  • @Quraanandrain
    @Quraanandrain 7 днів тому

    Mashallah ❤

  • @AminaSaadik
    @AminaSaadik 7 днів тому

    MY love 💕 you are welcome. Bayo MCN ❤️ m. A❤❤❤❤

  • @fadhijamaa8282
    @fadhijamaa8282 7 днів тому

    Cuntada ilmaha school ka uqaatan qado iyo quraac noo soobadi qaali ❤❤❤

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 7 днів тому

    Xamdi noosoogali sidaad malawaxa usamaysid❤❤❤❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 7 днів тому

    Manshllh waa vedio Dhirigelin Lkn Social work ayaan is leeyahay Sanadka Dambe Baro...Waab 4 sano oo waxbarasho ah Social work waaba ka niyad jabay 3 sano baan jeclaa in uu ahaado

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Haaa norwey waa 3 iyo hal sano shaqada aad wax ku baree❤

  • @AmiraDhool
    @AmiraDhool 7 днів тому

    We need routine xamdi

  • @istarlinkahin6499
    @istarlinkahin6499 7 днів тому

    Mashallah 😍

  • @sahroahmed73
    @sahroahmed73 7 днів тому

    Fartaan taagay

  • @Sittie-u9q
    @Sittie-u9q 7 днів тому

    Alx rutinka sugaynay wa kahayna hamda caday 🤍

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g 6 днів тому

    ❤❤

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 7 днів тому +1

    Maxa schoolka uniform ma lagu dhigto miyaa abayo

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Maya qalbi Norge. Waa labis cadiga.

    • @user-ul4fq8fy4x
      @user-ul4fq8fy4x 6 днів тому

      @@yuuuuga1 okay waa dhib maalinkasto dhar ka rabaan ilmaha

  • @FarhiyoUgaas
    @FarhiyoUgaas 7 днів тому

    Hamdi school ka❤break intee wax kacuntaa

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  7 днів тому

      Waan qatay abyo mcn

  • @HamdiDacni
    @HamdiDacni 7 днів тому

    Walshsy xamdiyeey aad baan kuu jeclahay markastana niyad baan kuuggu duceyaa

  • @Raymaomar
    @Raymaomar 7 днів тому

    Kaniinka ma dactorka ku qoray mise hooyo kasta way cunikarta

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Waa vatamin hooyo kasta cuni karto ❤

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 6 днів тому

    Hamda coffee baahi maad ku cabtaa

  • @user-uo6wo5cb8o
    @user-uo6wo5cb8o 7 днів тому

    Abayo malintada sidaa wax u aqrido mosobadi

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  6 днів тому

      Abyo mcn Malin walhi waqti xataa ku faristo maa helo Skolka dhigta 5 Malin xili badan waan dhigtaa wax waqti dhan ma helo subaxi ayaan wax aqriya iyo galabti carurta la faristo ❤❤❤

  • @anisahussein7009
    @anisahussein7009 7 днів тому

    ❤❤❤

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 6 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @Samsam-f4b
    @Samsam-f4b 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤