DEG DEG DULMI CAD, FARTUN HAPPY WAXAY SOO FAAFISAY SIRTI SAMIRA SIMAN AYADO HURDEYSA AYAA LAFURAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 233

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +18

    ua-cam.com/video/bUqVqTyi_8U/v-deo.html
    ASXAABEEY CHANNELKA QOYSKA SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

    • @AsadXasan-g7m
      @AsadXasan-g7m 5 днів тому +1

      Walal waxarabaa nuberkaaka 😢waxsirah baakuusheekayaa

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y 5 днів тому +64

    Gabadha maskiinta ah siday ugashay darteeda washamsi halagu qaado

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 5 днів тому +8

      Wllhi wey mudan tahate in washamsi lagu qaado fartuun waxeeda wa ka dareey

    • @KawtharKawthar-wl7te
      @KawtharKawthar-wl7te 5 днів тому +5

      Dhiyaaar

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 5 днів тому +5

      Aniga waaba ku qaaday markaa arkay 😂

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 5 днів тому +2

      Ani waaba ku qaaday markan arkay xaasid waaye naagta

    • @Kheirjecel
      @Kheirjecel 5 днів тому +7

      Maya maya taas mafiicna. Caruur ayeey korsaneysaa. Halonasteexeyo.

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 5 днів тому +12

    Qoftan fartun waa ibliisad xaasidad ah oo nolosha ibn aadanka ka xun. Nolosheedi intay soo baabiisay ayay rabta gabdhaha sharafta ilaahay siiyay inay dhiiqo galiso

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 днів тому +13

    Fartuun sharteeda allaha kaqabto ummada soomaaliyeed xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 днів тому +20

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 3 дні тому

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️

  • @Naj-143
    @Naj-143 5 днів тому +15

    Alahu Akbar waxaaa sameyey samee oo ninka so cay kaso hadal leee may ku haystaa samiira Wlahi fartuun waaa walatay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +4

      Haa kasoo sheekeey gogoshaada, hadii kalle sirtaadaan soo faafinayaa!!

    • @Naj-143
      @Naj-143 5 днів тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee subxana Alah abayo imanki baaa yaraday Alah ka cabsi ma jiro Wlahi wagiii hore qofka markay hooyo noqoto ama abe wax yaba badan bu ka gabsan jiray ilmiisa dartiiis hadana ceebta umada lagu dartama iyo waridka ilahay hana badbaadiyo war wayso wadaaa gabartaaa hahahha😂

    • @truelife6820
      @truelife6820 5 днів тому +1

      Xageey hadalkaas kudhhaday mamada chanelkan leh wlgey waligey madawan lkn cawa wan yabanahay mXAA KUWATAY QIYAAS IO been abur ileen fartun afkeda hadalkas lagamahayo wxy dhihirabta single motheenimo kusodhawawa wxy kawada ninkaga kasohadal sowmahan malahaas yakubaneyay mamao ma ogi melaha usocotid
      Ee gbdhaasislamed wx kuqldanthay wa ushegijartaa lkn kamabeen abuuran kartid indhaha hanaqaban anaka ileen adgaba dad waweyn baa kudaawanayee subxanllaah​@@Naj-143

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 днів тому +18

    Ilaahay dartiis iigu soo duceeya siqalbiya walaalahaa inta kuwada jirno iyo wlashay qaaliya naciimo muraad baa leedahay isoo duceeya.

    • @amanachannel1567
      @amanachannel1567 5 днів тому +1

      Allaha ku cafiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +5

      Walaal muraadkaada oo macsi leheen Allaha kuu sahlo!

    • @deeqsanmuhammad
      @deeqsanmuhammad 5 днів тому +1

      Allah haku cafiyo walaal inshallah dagdag ah

    • @ismahanmohamed6720
      @ismahanmohamed6720 4 дні тому +1

      Allah ha ku sahlo muragada oo kher ah amin yaa Allah

    • @abdimalikyare7940
      @abdimalikyare7940 4 дні тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee aamiin wlashay qaaliya naciimo iyo asxaabta kala ilaahay haidin karameeyo .dhamaantiin qalbiga idinka ogsooni

  • @amuunabas
    @amuunabas 5 днів тому +12

    Masha Allah abaayo jizakalaahu kheeyran sidaad xaqa ogu hadashid

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 5 днів тому +10

    Fortunately Happy Waa Naag Walan oo Waliba Nacas Ah😮

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 5 днів тому +15

    ❤😊❤ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 5 днів тому +4

    You’re absolutely right, May Allah bless you with happy life sister Naima ❤️❤️❤️🥰

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 5 днів тому +2

    Fartuun Happy washamsi halagu qaado walhi way gardaran tahy xaaq umalahan iney sirta samiira fafiiso Sikasto fartun Happy wa Shariirad walhi 😢

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 дні тому +2

    Amiin amiin yarabi

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 дні тому +1

    Waaaww mashallh tabarkalha samiro siman 🎉❤❤❤❤allha siyo samiro siman abyo dharsan waye allha lkarab kalo ❤❤❤❤ inshallah

  • @Afkar12380
    @Afkar12380 5 днів тому +3

    maalin surad quraaan inoo soo dub codkaaaga qur"aanku aad buu u wanaagsan yahy . Alle ha kuu barakeeyo codkaaga.

  • @fartaibra881
    @fartaibra881 5 днів тому +2

    Naima waanku wataa masha Allah caqligaaga iyo cilmigaaga❤

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 5 днів тому +4

    سبحان الله
    Allah ha naga qabto Sharteeda Ayada iyo Kuwa lamidka ah

  • @ruweydaahmed9065
    @ruweydaahmed9065 5 днів тому +25

    Naciimo meel saar naagtaan malesia ayee wax kle umaleysaa sidey meeshaas u tagtay nuuc kle ayeeba noqotay teda kle samira wa qof yar ayada ayaba ka weyn e washamsi halagu qaado

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +5

      Ruweyda sharci ayaa kayaala dulmi kasto kama hereeyno!

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 3 дні тому

      Doqon bey na mode tos ayey samiro ugu dhaga hadleysa 😂😂​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @naimohussein5086
    @naimohussein5086 4 дні тому +2

    Masha Allah Run leey

  • @shukriabdirizak3808
    @shukriabdirizak3808 4 дні тому +1

    Maasha allah walee gabadhaa Fartuuna ah waa q9f halis ah, Subaxanallah

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 днів тому +6

    Ma Quraney kasayan manawiftoyinka afsomali kubacdhow Nimco 😂😂

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 5 днів тому +7

    Fartun maskin aa lo maleyjiray lakin sificN aa lo fahmey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +1

      Maku barinoo ineeysan maskiin eheen??

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 5 днів тому +1

      Haa wlhi aniba aad utaageri jirey ilaa hadana lasocdaa lkin dulmi kuma taagerayo iyo muslim dhibid​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 5 днів тому +4

    Masha allaah tabaaraka allaah ❤❤jazakaallu kheyr

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 5 днів тому +4

    (Scw scw scw scw) subxaana allaah qasab ku cay ilmahaga aabod subxaana allaah maan gaab waaye fartuun single mather ku qoro qasab miyaa subxaana allaah

  • @IqroYusuf-ov1fy
    @IqroYusuf-ov1fy 5 днів тому +8

    Naciimoy markaa dawaday maanta horaa kafahmay
    In ey kuwado sheekada samiira

  • @Aboabdulkader
    @Aboabdulkader 5 днів тому +3

    asc walaashey qaali naciimo ilxun ilaahey kuma tuso adiga iyo familkaaga caruurtaada maxamed allaha ku xafido meesha aad joogtaan allaha idinku nabadyeelo

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 4 дні тому +1

    Mansha Allah dhaqaaaddhaxashide. no ku bada xaq udon dulmi diid .horey u soco qiymabadan

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 5 днів тому +4

    Masha Allah ❤️

  • @WalaalWalaal-o4e
    @WalaalWalaal-o4e 4 дні тому +1

    masha alla mom lakiin mid aakamaqan mom soshiyaal mediyaha in aadkuwaaniso walagaficnaa mom in adraadiso ayaaficned wadsaxantahay lakin raadi mom

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 5 днів тому +2

    Asc mama naciimo allh ha ku xifdiyo adiga iyo qoskada tankle shekadada Wan dhamestay fartuun qof xun waye shekada samira ku siresatay ayey qiso noga soo dhigtay lkiin ficnaan lahedaa in taladada laqato oo liiska ilowo saxiib tirtada in loo shegan ❤❤❤
    Guleso

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 4 дні тому +1

    Naag qafiiftey weeye fartuun oo kibritey alh haka qabto shartedq
    Nacima runtaad usheegtey ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 днів тому +2

    Subxanallah xasidnimo gabadha si fican calafkena dhamaday tiri si qurux badan ku soo jawabtey samiro hada ka hadsho gogoshada adigo ka haday waaye ceeb waaue dulmilay

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 5 днів тому +5

    Masha alah adiga camal alah badiiyo

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 4 дні тому +1

    Ma sha Allah, kher Allah hakubarakeeyo

  • @Haaltraders
    @Haaltraders 5 днів тому +2

    Hayee doliga ayadoo hordeyso hadii lafuray adigana adigoo hawada kamaqan ayaa laguu mahriyay kkkk😅😅 naciimo wan ku salaamay gacanna waan kuu taagay sharaf iyo karaamo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 днів тому +8

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤cawa wa jimco Mubarak ❤❤ allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh

  • @RayaanAddow
    @RayaanAddow 4 дні тому +1

    Asc habaryar waxaa kaacodsanaa inaa kasohadashid dumarka kaadi heestooda ey so dhacdo ama sodabacdo

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 5 днів тому +1

    Subxaanallah hadii Samiira ayadoo huruda hadii lafuray Fartuuna ayadoo miyir laheen laguur sadey waa naag waalan fartuun mafiyoobo

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 днів тому +4

    Fartun waa naag weyn oo 40 kii kusocota ilmey isu qabta hooyo hadalka baro ayaa gebi katuureysa wajaahilad iscajebisay

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 5 днів тому +2

    MashaAllah tabaarakaallah beautiful and strong woman abaay Naima runtaan kugu jeclahay MashaAllah tabaarakaallah.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +2

      Mahadsanid walaal Ifrah!

    • @ifrahahmed4290
      @ifrahahmed4290 5 днів тому +2

      Welcome my sister you are here for us as Somali people especially women how can't talk on social media ha thanks Naima.

  • @fatxifarta9964
    @fatxifarta9964 4 дні тому

    Warhooy soomaliyay afkiina hala ganabadgalo qof kasto camalkiisa ayuu aakhira latagaa qof kas waxa uurkiisa kuji Allah ayaa oh marka aakhiradiina ubaqa

  • @sacdiyosacdush8729
    @sacdiyosacdush8729 5 днів тому +2

    Wllhi xargaha ay goosaty mrkn
    😮 subxnllh samira Allha garabkeda galo

  • @sihamyusuf-c8p
    @sihamyusuf-c8p 2 дні тому

    Fartuun happy waxaa kamuqdo Dabareshan ayaa haayo wax ee ku hadlayso iskama warqabto 😢😢

  • @maryamamahamed7287
    @maryamamahamed7287 4 дні тому

    Allow ku barakay aqlikaago kle hadaan la haan lahaa qofba iima gabaden m.a

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 4 дні тому

    Subaxalaahay naagtan waxa haaya stress waayo wax sheega mataqaan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    Amiiiiin Ya Allah

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 5 днів тому +2

    Everyone understand that she is talking about siimira

  • @maryan3892
    @maryan3892 5 днів тому +2

    Waa laga yaabaa inay is ogyihiin waayo waa saaxibo sidaan horey u arkay

  • @kaltunfarah1006
    @kaltunfarah1006 5 днів тому

    Mansha alah najma ilahay aqliga iyo garadka haku siyaadiyo ilahay haku sharfo mansha alah

  • @Saharaaftin
    @Saharaaftin 5 днів тому

    Masha allah may allah grant you long life with ibaada amiiiin

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier 5 днів тому

    meel baad dhigte aqligaada allaah kusiyaadiyo wixii qaldan haleyska qabto😍😍😘

  • @ilwaaddegan4564
    @ilwaaddegan4564 5 днів тому +2

    Niciimo ayaantan adiga xitaa waa ka soo dartay qof wax wanaagsan looga bartay baad ahayd maal mahanse qof kii juuq soo dhahaba waa kadaba dhahaysaa koox kuu sacaba tuntana xaga commentiga waad heshay yaa adiga xitaa kuu baneeyay dad kaan aad maalinba mid dhinaca saaray so shaqadaa hore ku noqo huuno dad ka age kaaga ah la jaan qaad waxaa la yidhidan iyo daba galkan jooji waa iga talo

    • @sunnisunni5767
      @sunnisunni5767 5 днів тому

      Huuno adiga miyaa og waxey jiran dadkan ega keeda ma ogid Qof baryar iyo qof laf weyn waa jiraa marka cumrigoda ma ogin dhaxdhaxad uhadal ama iska aamus Xaqa in la iftiimiyo ilahey inoo sheegay Naciimana intaas ayay umada somaliyed u heysaa

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed 5 днів тому +1

    wcs abayo subxana Allah

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 5 днів тому

    Asc walal ninco, gabadhan fartun waxa helay Bay ila tahay cuqubadii wiilka caruurta ka dhalay ay ka gashay baa ku dhacday Bay ila tahay umadii oo dhan baa nacday subxanallah ilahay carabkayaga wanagaga ku sug amiin yaa allah

  • @cayushmohamed
    @cayushmohamed 5 днів тому +1

    M.a wllhi mar hore ayaad sheegte naagtan ila dhiiqeso ayaa wada lkn wad ka diide samiiro adigana allah hakaa haayo ishooda

  • @user-hw5ou3rn3d
    @user-hw5ou3rn3d 3 дні тому

    Waa runtaa naciimo hadanaan jiif aan kugu daawanooyaa allaah yaxfadak yaa uqtil qaali

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    iso Duceey Abaayo❤

  • @AheadCabdiali
    @AheadCabdiali 2 дні тому

    Mash allh niicoom❤❤❤❤❤❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 5 днів тому +2

    Naagtaan fartuun hal il ayaa yer iyada dhan dhinac ayeey u qaloocanrahey ameey caafimaad jirin😢

    • @faizthabet2171
      @faizthabet2171 5 днів тому

      Markii lafurey wey qafiiftey waxey rabto shegta wey ceebowdey

    • @user-ss1do2cd8z
      @user-ss1do2cd8z 4 дні тому

      Awalba hal il way yarayd lkin hada wa said dhinac dhanba eber ah

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 днів тому +1

    Fartuun wajigeeda saxda ah waala bartay Baraha bulshada sumcad xumo ayey la joogtaa , sxbna ma gasho waa laba wajiile.

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 днів тому +6

    FARTUUN horaan usheegay xaasid inay ku tahay reerka siday ugu faraxday furiin keeda ayaa cadaynaysa acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim

  • @habibomuhamed163
    @habibomuhamed163 4 дні тому

    Walaahi ayada xanuunsa fartun wa qof weeyn oon xishoneyn

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    wcs wlc Abaayo❤

  • @sharifam4849
    @sharifam4849 4 дні тому

    Mashaalah Tabaarakalaah Jumca mubaarak anigo Canada joogo Jazaakumalah sister

  • @umumahir9942
    @umumahir9942 5 днів тому

    Walhi horaa kafahmay samiiro ineey heysato lkin iyadaa fartuun kuqafiiftay furiinka walagadareemaa walaasheed ayaa xumaanta garab siineyso lakin iayadee hoojinosaa madaremeyso alaha soo hadeeyo allahuma aamiin

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 5 днів тому +1

    Samira shubeya ma noqon allah kana dhigo ee fartuun iyada shubeyo eh oo welibo shuubo nimo ku darsatey

  • @AyanAli-td3wk
    @AyanAli-td3wk 5 днів тому +1

    Sax wllhi aragti dheer aya ledahay naima

  • @NagadAhmedali
    @NagadAhmedali 5 днів тому

    Mashallah Allah ku barakeyo Niicimo

  • @AsliSaid-w3m
    @AsliSaid-w3m 5 днів тому

    Mahadsanid baayo

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 5 днів тому +1

    Waa.ruun.naciima.❤❤❤❤❤❤

  • @Umuam
    @Umuam 5 днів тому +4

    Asc naciimo❤

  • @muniraabdirahman4759
    @muniraabdirahman4759 5 днів тому +2

    Axadkaan fartuun la leeyahay warkeeda waa waadax qof walbo wuu fahmay in ay heesato ay ku jeesjeeseeso gabadhan kle ! Xitaa Snapchat ka ayey uga soo dhago hdleysaa Samiira…Subxanallah dulmi bdnaa 🙂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +1

      Dadka Somaaliyeed ayaa kibriyay, dadka ay muuqaalada usoo dubeeyso yac hadii ay dhahaan edeb ayay yeelaneeysaa, daqligeeda ayaa ku xiran jooji hadii ladhaho tilaabo dulmi ah maqaadi karto!

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 5 днів тому +2

    Wallahi shame on fartuun

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    Nacima cadey❤🙏👍👍👍👍👍👍

  • @Waano23
    @Waano23 5 днів тому +2

    Kkkkk Naciimo oo hadda mawaxaad i leedahay kotorobaan waaye fartuun happy waxa ay wado.

  • @habibomuhamed163
    @habibomuhamed163 4 дні тому

    Haa walahi washamsi halagu qado doqonta

  • @yurubereg8928
    @yurubereg8928 5 днів тому

    Fartuun happy wlhi si diiniyan, shiqsiyan iyo aqlaaqiyanba way isku baabi'isay. From hero to zero. Furiin anay filanayn ayaa ku dhacay gabadha

  • @halimaadam422
    @halimaadam422 5 днів тому +2

    Dulmiley sheydamad eeh waaye

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 5 днів тому +1

    Qoftaan fartuun ah iyadaaba halis ku sugan waa qof xanuunsan iskumana jeedo malinba maalinta kadanbeysa wey kasii daraysaa waxey ku hadleyso mataqaan hadaladeeda markaat dhgeeysato oo aad ufiirsato waalaga dareemayaa ee haloo duceeyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 днів тому +2

      Nabsiga waa liska ilaaliyaa iyo in laguu sabro, natiijada ninkii gogol lalagalay ee baraha bulshada laga caayay jawaabta Allaha dhulka kuma dhaceeyso!

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    Amiiiiin

  • @sulekhoOmar
    @sulekhoOmar 4 дні тому

    Waa sax walahi Mashallah sister 💯💯

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 5 днів тому +1

    Naciimooy Cayayaanka shabi qeer allaha kusiiyo

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 5 днів тому +1

    Ilahay umaada haka qabto shaydaanta

  • @ismahanomar2268
    @ismahanomar2268 5 днів тому

    ‏ما شاء الله تبارك الله❤😊

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 дні тому

    Haa

  • @shukrimaxamed1317
    @shukrimaxamed1317 4 дні тому

    Wlhy samira waa qof caqlibadan Lkn haday ayada ujeedo kama fa idayso Yaa subxanallah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 5 днів тому +4

    Wax yalh qarkod waa ceeeb subxanllh subxanllh subxanllh inasla xishod aya fiican subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh

  • @nacimaxassan7161
    @nacimaxassan7161 5 днів тому +2

    subxanaallaah

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 5 днів тому

    Yaraaneey bah fartuun way khaldantay waxaan jooga hargaysa naciimo kugu maalnay

  • @smartfamilyofficial4103
    @smartfamilyofficial4103 5 днів тому +5

    Anigu hadaan qiyaasay waxan u malaynayaa furiinkii ayaa wax u dhimay gabadhan waayo markii laqabay caadi bay ahayd

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +1

    wlhi waa run waa daalimad lkn illhy ha ka jaaseeyo waxay ku faanayso

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d 5 днів тому +2

    Salamaad dulmi badanaa naag taa alle mey kacabsato

  • @shukriabdirizak3808
    @shukriabdirizak3808 4 дні тому

    Runtii barigii hore waan taageeri jiray lkn imika waan nacay

  • @maryanabdullahi-ck7nv
    @maryanabdullahi-ck7nv День тому

    Masha allah runta rabiyaa kugu jcl

  • @ImlauluChanel
    @ImlauluChanel 5 днів тому

    YES ASC WW JIMCO MUBARAK RER AARAMOW

  • @DeeqoXusen-mr9ux
    @DeeqoXusen-mr9ux 5 днів тому

    Mamo adi fartuna wada ku.naxsna thay 😂

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 5 днів тому +3

    Wa sax sida ad shegay god advice

  • @ramlamohamed8600
    @ramlamohamed8600 5 днів тому

    A sc Nacino cadi matig bareejo yaah😂❤

  • @fardowsoabdirahman2620
    @fardowsoabdirahman2620 5 днів тому

    Wlahi been ma ahan sariirta iyo barkinta ku daawanayaa 😊

  • @ruunmohamed218
    @ruunmohamed218 4 дні тому

    Lkn inaa isku sii dirno ma ahan ayaa lasku balaminin gabdhaha please