XUSKII IYO XASUUSTII AUN ABWAAN ISMAACIIL SHEEKH AXMED " ISMAACIIL CAGAF" MACALIN HADHUUDH
Вставка
- Опубліковано 13 чер 2021
- XUSKII IYO XASUUSTII AUN ABWAAN ISMAACIIL SHEEKH AXMED " ISMAACIIL CAGAF" MACALIN HADHUUDH, CAJALADAN WAXAA LA DUUBEY 1981kii MAGAALADA HARGEISA AYAA LAGU DUUBEY XUSKAN
KABANKII AUN AXMED ISMAACIIL XUDDEYDI IYO SALAX QASIM NAAJI ....LUUQDII IYO CODADKII
1-
HEESTA KOOWAAD WAA " DARAADAA MUXUBOOY "
ERAYADII: AUN ISMAACIIL SHEEKH AXMED JAMA " ISMAACIIL CAGAF"
MUUSIGII IYO CODKII AUN MAXAMED SICIID FARAX GUROONJIRE
CODKII: AUN CISMAAN MAXAMED " CISMAAN GACANLOW"
KABANKII SALAX QASIM NAAJI
DURBAANKII: AUN AWEYS ABOKOR GOOBE
2-
HEESTA LABAAD WAXAA KU LUUQEEYNAAYA
ERAYADII AUN: ISMAACIIL SHEEKH AXMED " MACALIN HADHUUDH"
MUUSIGII: AUN MAXAMED CALI NAHAARI
CODKII: AUN MAXAMED AXMED KULUC
KABANKII AUN XUDEYDI IYO DURBAANKII MAXAMED ADAN DACAR
3- HEESTA SADDEXAAD WAA " RAKAAD "
ERAYADII AUN: ISMAACIIL SHEEKH AXMED JAMA
LAXANKII AUN: CABDILLAAHI QARSHE
KABANKII AUN XUDEYDI IYO DURBAANKII MAXAMED ADAN DACAR
4- HEESTA AFRAAD WAA " LAYAAB "
ERAYADII: AUN ISMAACIIL SHEEKH AXMED " ISMAACIIL CAGAF"
LAXANKII: AUN MAXAMED SICIID FARAX " GUROONJIRE"
CODKII: AUN HUSSEIN CALI KAAHIN
KABANKII: XUDEYDI IYO DURBAANKII MAXAMED ADAN DACAR
DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON
Aun Dhamaan intii geeriyootay inta noolna alle ha xafido Ragaasi Rag ayey ahaayeen fanka Soomaalida Dhidibada iyo Sizka u dhigay
Aamiin aamiin yaa rab
Abwaan ismaaciil cagaf waa
Raga fanka aasaasay
Ilaahoow unaxariiso abaawan ismaaciil sh axmed iyo fanaan maxmaed axmedkuluc
Aamiin Aamiin yaa rab
Jir oo joog bos
Ilaahoow unaxariiso abwaan ismaaciil sheekh axmed
Aamiin Aamiin yaa rab
Gidigood Allaha u Naxariisto intoodi geeriyootay inta noolna Allaha dhowro
Aamiin Aamiin yaa rab
Yaasalam
Heesihii
Qisadii jacaylka abwaan ismaacii cagaf
Kasuidaa kabax
Woofcalleek laxanka daraadaa oo kii koowaad ah waxaan ku tilmaamo grnmaayo mahadsanidiin saaxibayaal somali music & culture ✋
Adaa Mudan
Soomaali
⛔. Waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire Aun 🙏🏼 The Proof is on Guroon Media, thanks
Aamiin Aamiin yaa rab