Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Gabadhuu jeclaa oo ka fog buu fariin jacayl udirey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @karaanikashkul5194
    @karaanikashkul5194 2 роки тому +9

    Very interesting. May Allah bless and protect Ahmed Farah Ali ( Idaajaa)

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 2 роки тому +27

    Cali cilmi afyare
    Sanqaroorka laga saaray iyo suunidiyo foolka
    Salaanta iyo Sheekada kolkay sararta kaa joogto
    Salxanyaha wajiga iyo timahaad suuri carab moodo
    Sacabkeeda nuurka leh kolkay garabka kaa saarto
    Amay yaraha sii socoto oo saanta tirinayso suuqii banaan iyo kolbaan marinka seegaaye
    Sanbabkiyo waxay igaga taal seeda dhabarkaaye
    Ka sahwiyey salaadiyo sunahaan sii rukuuc iriye
    Sinaadkeeda waa laga baxshaa soofka dunidaa he
    Sawir lama amaanto ee yartani saxarla weeyaane
    Haddii aan sanadu ii diidin iyo suuradiyo shiikhu
    Saaxiibnayaa iyo wax badan saba sabdheeyaaba
    Walee aniga safiyo cismaan waasku soconaaye

  • @abdulazizali5032
    @abdulazizali5032 2 роки тому +2

    Abwaan Axmed Faarax Ha loo sheego Gabaygaa hore Cilmi Boodhari baa tiriyey isga oo Burco jooga, gabaygana Saalax oo Berbera u socda ayuu Hodan ugu sii dhiibay.

  • @hassenhero1745
    @hassenhero1745 3 місяці тому +1

    kun iyo koow kurtood dumar
    Hadii leesu wada keeno
    Kolna waxa la heleyn
    Haween faaduma kale e

  • @aadanqarjab8653
    @aadanqarjab8653 2 роки тому +8

    Saaxibnayaa iyo Wax badan saban-sabdheeyay baa Walee anigiyo cadar wey isku soconaaye

  • @JabaneRomatic
    @JabaneRomatic Місяць тому

    Sakhdada dhexe habeenkii hurdada waan ka salalaa sortana ma cuno awada saami saaan ahay sadex goortan qado ayaan subax quraacdaa saraawiishii waa iga bateeen igu samaysna salaan qura hadad Soo dirtoo subax la ii keeno adigoo sariir ila fadhiya kama so kayseen sidii wili ma samrin waan ku sugayaa

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 роки тому +11

    Raganimadda ayay ka raaceen dumar loo boholyoobo oo loo baaba,o😅😅
    Dumarku waa garabka nolosha waana muhiim.

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 3 роки тому +5

    Ad iyo ad u mahadsan walal qaasim

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 3 роки тому +13

    Bulsho ad u qalbi wanagsan ayey ahayd illahy kuwo hada joga qalbigoda ha nadifoyo

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 6 місяців тому +1

    Saaxibanaya iyo wax badan saba sabdheeyaaba walee aniga eega midan ogahay waasku soconaaye

  • @luulayar4471
    @luulayar4471 3 роки тому +6

    Wow caadi ma aha

  • @Iidcabdi-by4bj
    @Iidcabdi-by4bj 11 місяців тому

    Waa gabadh reer sheikh isaxaaqa koly baa is leeyahy

  • @adandagacada3258
    @adandagacada3258 Рік тому +4

    Ragii hore dumarka waa ixtiraami jireen😂😂vedeo anshax xumo kama duubi jirin

    • @halis000
      @halis000 6 місяців тому

      waxay kaga duubaan ba may haysan

  • @qaraami_
    @qaraami_ 2 роки тому +1

    Kun io kow kurtood habeeyn hdi leyzku keeno faadumo klaan laga heleeyne♥️ Natiijo wngzn ban nolasha kaaga saadaalinayyaa nceyp kuuma quuro hduu naziip nakala deeyrshe🙏♥️

  • @qsimmahmud7174
    @qsimmahmud7174 3 роки тому +5

    Waa mahadsantahay wl

  • @amishsalah1950
    @amishsalah1950 2 роки тому +2

    Thanks for sharing this.

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 роки тому +2

    Love you too good day today good thanks

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 роки тому +2

    Soaaliya Shacabkeedu Ha waareen

  • @madheymugumanxaaji3034
    @madheymugumanxaaji3034 2 роки тому +1

    Waa gabar digil iyo mirifle ah

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 роки тому +7

    Quruuxdaas Abwaanku tilmaamay Kollay waa hablahii Harti/Duriyada #Isaaq iyo Ogaadeen.. Xilligaas filayaa......
    Dad cafimaad qabay, dhaqamo kale der-derin xalaal xoolo cun ahaa..

    • @user-lk9dp8ss8f
      @user-lk9dp8ss8f 11 місяців тому

      Jaahil qabiil qalbiga dagay baad tahay

  • @ahmedduale4748
    @ahmedduale4748 3 роки тому +2

    Walee ani iyo safiyo cusmaan weysku soconaa.

  • @mohamedabdi6928
    @mohamedabdi6928 Рік тому +1

    Masha aaallaahu

  • @Zakmani
    @Zakmani 3 роки тому +3

    Ok

    • @hindajama2694
      @hindajama2694 3 роки тому +2

      Waxaas baa rag ahaa yaa salaam👍👍

  • @jalaludiin8051
    @jalaludiin8051 2 місяці тому

    #salmaan

  • @magichashi
    @magichashi 3 роки тому +6

    Suugaantii abwaanada galgaduud Soo gali sxb

    • @WaddaniSomalitv
      @WaddaniSomalitv  3 роки тому

      Nala wadaag waxaad kahayso adoo raali ah whatsapp +254721531339

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 роки тому +1

      Ree galgadud taha miyaa sxb masha allah

    • @magichashi
      @magichashi 3 роки тому

      @@abdulkadirainab8098 Haa bro

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 роки тому +2

      @@magichashi Galgadud kaxagee sxb kaso jeeda wn kula aha me from guirel janaad

  • @mkilkacade2823
    @mkilkacade2823 8 місяців тому

    Samadiyo waxan maraya saamiga dhaxe,e
    Hadba aniga oo suuxay baan soo hinqanayaaye sahal haiga moodina
    cishqigu iga salweeyane
    Xalay samaleelki marku unku wada secday
    Anigiyo santari garhaya jognay suqyada,e
    Wxan sugayo moye cidla sakum ku ahaye
    Sida culomo sor xiratay oo sorti cuni wayday ama niman sideed qabtay sodh la dhugatobay ama qolo safayn noqotay o sabarku merayo waxa sabarku i dhubtay waa falo saida

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 5 місяців тому

    Gaabay cajiob ah❤😢

  • @DR__Qurayshi
    @DR__Qurayshi Рік тому

    Walee aniga iyo safiya cosman wa isku soconaye

  • @abdishakurabdi1844
    @abdishakurabdi1844 Рік тому

    Samadiya waxaan marayaa saamiga dhaxe'e
    Hadba aniga oo suuxay baan soo hinqanayaaye, sahal haiga moodina cishqigu iga sal weeyaane.

  • @mkilkacade2823
    @mkilkacade2823 8 місяців тому

    Samadiyo waxan maraya saamiga dhaxe,e
    Hadba aniga oo suuxay baan soo hinqanayaaye sahal haiga moodina cishqigu iga salweeyane

  • @fahadyaasin8719
    @fahadyaasin8719 Рік тому +1

    haa

  • @user-px8uz8mr5k
    @user-px8uz8mr5k 2 місяці тому +1

    3012

  • @Sal-lb1sf
    @Sal-lb1sf 3 роки тому +3

    Mahad sanid wllo jaceylka cadi ma aha marka tahay dhibane xanun waye wayahaga nolosha xanun aan dawo lehen jacelow maxa laga rabe

  • @abdibashir192
    @abdibashir192 2 роки тому +1

    gabaygan cali cilmi afyare luuqdani saaran tahay UA-cam kuma uu jiro mid luuq kale mar uu gabyaagu ku marinayo uun baa ku jirtee haddii aad heli karto mar ka uu sidan ugu luuqaynayo noosoo geli masuul

  • @abdilaahibille8304
    @abdilaahibille8304 7 місяців тому

    Waxaasa jacayl ah

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 11 місяців тому

    dadka aan Adduunka ugu necbahay ayaad ka mid tahay,markaa aniga waxba ha ii sheegin.meel khalad ah ayan iska soo galay.

  • @khadarcabdi3811
    @khadarcabdi3811 Рік тому

    MA SAMRINE SIDAAD II OGAYD WAAN KU SUGAYAA DHEH

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Рік тому

    Saraawiishi waa iga bateen igu sameysnaa. 😑

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 3 роки тому

    Oday qabyaaladi dilootay baad tahay. Uf baa lagu yiri.

  • @abdulazizali5032
    @abdulazizali5032 2 роки тому

    Abwaan Axmed Faarax Ha loo sheego Gabaygaa hore Cilmi Boodhari baa tiriyey isga oo Burco jooga, gabaygana Saalax oo Berbera u socda ayuu Hodan ugu sii dhiibay.