XUSKII IYO XASUUSTII AUN ABWAAN ISMAACIIL SHEEKH AXMED " ISMAACIIL CAGAF" CODKII AUN MAXAMED YUSUF

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 чер 2021
  • XUSKII IYO XASUUSTII AUN ABWAAN ISMAACIIL SHEEKH AXMED " ISMAACIIL CAGAF" MACALIN HADHUUDH, CODKII AUN MAXAMED YUSUF CABDI IYO KABANKII AUN AXMED ISMAACIIL XUDDEYDI
    CAJALADAN WAXAA LA DUUBEY 1981kii MAGAALADA HARGEISA AYAA LAGU DUUBEY XUSKAN
    DAAWASHO IYO DHAGEYSI HABOON

КОМЕНТАРІ • 16

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 Рік тому +1

    The first and the best

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 роки тому +4

    Somali Music Waxaan Kaa Codsaa Wll Riwaayadii Gardarooy Godkaadii Malaguugu Soo Galay Oo Dhamaystiran❤️

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 роки тому +2

    Erayadii abwaan ismaaciil cagaf

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 роки тому +1

    Iska sax bro kabankaan waa saalax Qaasim durbankana waa always goobe

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 2 роки тому +1

    Wll sax kabanka macaan waa ustaad saalax qaasim durbaankana waa aweys goobe

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 Рік тому +1

    Aun inta dhamitay aamin. they left lagecy

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 роки тому +3

    Bro kaban salaax Qaasim inuu yahay filaa dhadhanka waa gacantii ustaad saalax

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 3 роки тому +2

    Heesta 1aad waa Kalkaal. Waxa lahaa Cabdilaahi Qarshe.

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  3 роки тому

      @Barkhad Ciise waa xog sugan sxb waa kalkaal heestu waana xuskuu aun ismaaciil cagaf ee markii danbe dib loo duubey 1981kii

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 Рік тому +1

    Zero ODF clts horn of Africa igad Africa

  • @abdifatahhassan2163
    @abdifatahhassan2163 3 роки тому +1

    Salaamaad waxaan filayaa inay hal habeen lawada qaaday labadan laxan ee kalkaal iyo Rakaad waa hal fadhi ereyadii abwaan hadhuudh

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 2 роки тому +2

    Indrkay qaaliya Somali music & culture beryaha laguma haye maxa kugu dhacay indr si gaara ban ku salaamaya indr

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 2 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE inshaallah indr waan ku tabey wlhy illaahay hawsha haku fudaydiyo

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  2 роки тому +2

      @MA OGTAHAY Aamiin aamiin yaa rab
      insha allah inaadeer illaahay ha inoo fududeeyo arimaha oo dhan

    • @cumarbaashe7271
      @cumarbaashe7271 2 роки тому +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE waansaxay