Hereri is the best news reporter mashallah solar business came to somaliland well done and hassan as well I hope the recognise somaliland inchallah ❤️💚🤍🌸💕👍
Kenyans are running the technology side of the company, the company sent them, and these guys are just dilaaliin! I think they are high schoolers! What a shame !
Bani adam bal sida ilahay uu wax ugu sakhiray eeg uuna u baray waxyaabo cajiib ah, inkastoo ay gaalo yihiin kuwa soo sameyay oo ilaahba ay dafirsan yihiin hadana inagu waan ka faiidaysanaynaa waxaa ay isku kab kabeen, Waana in ilahay loogu mahadnaqaa ❗
Hereri ku darso hadalkaga inaad khayrkana u adeegsato oo aad dadka ku tidha ALLE wayne ka cabsada inta aya ka faaiido badan inti aad soo jirtay oo dhan
Solar energy in dadkeena Soomaaliyeed faaidadiisa fahmaan aad ayaan ugu farxay , dadkeena qosykii waxa uu isticmaalaa average ahaan 29.33 kWh per day qalaabkaas hadey helaan uma baahna electricity in ay lacag ku bixiyaan.
Kuwanina waa group kale oo ayaguna wakiil u ah shiine bilaash maaha solar power ku waa sida saliida oo kale oo waxaad maalin walba iibsanaysaa solar power iyo qalabkiisa parts xumaaday sida solar jabay waayiro xumaaday fiyuusyo xumaaday battery 🔋 xumaaday
Haddaadan qiimaha sgeegayn waxba maydaan sheegin Qaybta labaad ku soo dara qiimaha guryaha meheradaha iwm haddii kale iska daaya waxba ha soo gudbinina
@@SuperAbdul0000 Aduunka sidaa wax looma iibiyo waxa laguu sheegayaa ka ugu jaban iyo ka ugu qaalisan. Markaa adaa is qiyaasaya ka hor intaadan tagin meesha.
@@hayaan2418 720 wa meel hoose Hereri ugu yaran 1080 wa inay noqdan Video-giisa. Meesha maha meel caruureed umad ba ku xidhan. Hadanay ciyalkan ka duubaya xasidiin odayga aasaya ahayn camera kele ha loo doono.
Qosol buu iga keenay official distributer ku lahaaa master iyo go green wax ka fiican majiro waxa ugu fiican sinovo inverter waxaa ii xiran 5kw iyo 2x 10 kilowatt lithium battery shirkada Beco 1 cent xitaa igama qaado on off grid ayaa ii xiran waxaana fiican in aaad on off grid xirato illeen mukeef and shidee xagaa ayaa lagalaa.
Waxaan jeclaan lahaa inaad Google gareyso bal technologiyada ugu fiican solar systems ka jira maanta Takale, REHUBCO official distributor keliya uma aha Huawei, weliba waa sole and exclusive distributor
waa barnaamij fcn lkn dhalinyarteenu maanta aad bay u barteen electrica markaa inaad jaanis ka siisaan oo shaqo abuurka uga faaidaysaan ayaa idin farayaa any way hore usocda
Dhulbaahante sidaasuu Somaliland uga dhergay oo uga shaqaysanayaa,iyaguna cid la nool daayoo,dumarkii ay qabeen bay laayeen oo ka soo cararay waa cajiib.
Hereri is the best news reporter mashallah solar business came to somaliland well done and hassan as well I hope the recognise somaliland inchallah ❤️💚🤍🌸💕👍
😊
Somaliland is a MIRACLOUS country ... So blessed so rich with positive brilliant brains 🧠🤯👏👏👏👏🦸🕊️🌿
😊👍🏾
@@munirkh 😎🤝💪💪💪💪 C'mon Somaliland C'mon Allah Akbaaaar
Kenyans are running the technology side of the company, the company sent them, and these guys are just dilaaliin! I think they are high schoolers! What a shame !
Maasha Allah cabdisalaan herari waxyaabo faaiido leh ayaad dadka u soo gudbisaa thanks so much hore u soco
Abdisalam Ibrahim Hereri Waa Saxafi Aan jecelahay Hibadiisa barnaamij Sameyn Hambalyo Cammu from Gabiley 💯🙏
Bani adam bal sida ilahay uu wax ugu sakhiray eeg uuna u baray waxyaabo cajiib ah, inkastoo ay gaalo yihiin kuwa soo sameyay oo ilaahba ay dafirsan yihiin hadana inagu waan ka faiidaysanaynaa waxaa ay isku kab kabeen, Waana in ilahay loogu mahadnaqaa ❗
Mashaa Allah abdisalaam lascaano aan u rabaa gurigeeg in leey galiyo
Kani reer laascaanood maaha kulahaa laascaano baanu urabnaa naftii nagaa weeye
@@daahiradanhersi595 xayawaan dadka afka kajeedi shirkado meel walba somali joogto waytagaysaye
Shirkada Kenyan baa leh, Kenyana adigaaba wasiiro ku leh! Maxaad naga rabtaa saaxiib, dagaalkii dhamaayee!
Masha Allah , Jama waa the best team leader oo qalabkan suuqa gelinkarayo. Huawei best inverter iyo battery
Allahu akbar maansha Allah
Thanks 👍 hereri
أجمل وأحسن مقطع فيدو شفته سأستفيد بقريب إن شاءالله
Mansha allah hereri iyo sxpkay abdirashiid ismaaciil hanbalyo malamute
Mashaa allah ilaahay reer somaliland hawbarakeeyo horumarka iyo xasiloonida wadnkeena somaliland intaa ayaa uu cadawgu kanxayaa
Masha Allah guuleysta dhaamantiin aniga waxan support gareeya amaa tageera mashrucyada kaa socda amaa kaa jiira dalka hooya hormar iyo wanag baan idiin rajeenayah 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🤚🏾🤚🏾🤚🏾
ماشاء الله
علم الانسان مالم يعلم
Hereri ku darso hadalkaga inaad khayrkana u adeegsato oo aad dadka ku tidha ALLE wayne ka cabsada inta aya ka faaiido badan inti aad soo jirtay oo dhan
❤❤❤Maanshallah war faraxad leh, electricity xal baa loo helay waxaa inagu hadhay inaynu helno biyo joogta ah wadankeena wuu horumaray ilaahay baa mahadleh. Mahadsanid wllo.
Maashaa allaahu mahadsanid
Mashalah Mashalah
Mansha allah , waa barbaamij faa’ido badan leh 👍
A factory of solar energy generators, builders, si looga maarmo dhibada 👍
Hareri sxb qiimaha family zise ka sheeg si looga faaidaysto , Baahi wayn baa shacabku uqaban solar system ka thanks .
👋 Jaamac Sheekh.
Mashalah Mashalah ❤❤❤
Maansha allaah tabarakalah
Maxaa ku baxayaa
Guriga caadiga ah
Qiimihu imisa ayuu noqonayaa
mashallah walal
Maasha alaah waan ku diirsadaa somaliland guul ku waara ❤❤❤
Maansha Allaah.
Aad baad u mahadsan tahay Abdisallan barnaamijkan aad baan u raadinaayay solarka
mashaAllah Somaliland ♥️
Hassan geeljire waan salaamaya...
Masha alllllllah guuul somaliland nooooolaaaada aaamiiin❤
Team hereri media like saara
👋 Weriye C/Salaan Hereri& Xasan Saleebaan.
Solar energy in dadkeena Soomaaliyeed faaidadiisa fahmaan aad ayaan ugu farxay , dadkeena qosykii waxa uu isticmaalaa average ahaan 29.33 kWh per day qalaabkaas hadey helaan uma baahna electricity in ay lacag ku bixiyaan.
aaaad&aaad legend Weliba dhulka somalida Qorax an dhaceyn bey heystaan😊.
Solar is Future for Sunny Shining Somalia
Maasha ALLAAH gafanayaashii dhiigmiirada ahayd insha ALLAAH meesha way ka baxayaan waa kuwii laydhka e
Kuwanina waa group kale oo ayaguna wakiil u ah shiine bilaash maaha solar power ku waa sida saliida oo kale oo waxaad maalin walba iibsanaysaa solar power iyo qalabkiisa parts xumaaday sida solar jabay waayiro xumaaday fiyuusyo xumaaday battery 🔋 xumaaday
@@daahiradanhersi595 Wax isku dhamaystiran aduunyada lama helee saw ma dhaamayaan kuwii manaxa yaasha ahaa..Kuwan aad sida gaadhigaaga marba wixii ka xumada soo iibsanayso ayaa laqaatay waxa dhicikarta in mudo dheer oo aad manaafacaadsatay sparepartska soo iibsato.
Ganacsatada maxaa udiiday inay fursad siiyaan dhalinyarada soomaaliyeed ee jaamacadaha kasoo baxay, Tababar 3 bilood ah kaliya ayay ubaahanyihiin intaad shaqaale ajnabi ah dibadda ka keenaysid please caawi walaalkaa
Aqonti ay ka maqan qof soolar engering so baratay ay LA raba
REHUBCO waxay tababar siisay 16 Engineer oo Hargeisa wax ka bartay, kuwo kalena way qaadanaysaa
Dhaliyaradeenu ma rabaaan shaqo gacanta laga qabanayo waxay rabaaan xafiisyo
Wariye sare waa lagu salaamay waxaa noo waydiisaa roobka markuu da'o sideebuu usamayndoonaa roobka.
Hereri iyo dunida
Mahadsanid hereri lkn qiimihii baad ilawday inaad waydiiso.
Haddaadan qiimaha sgeegayn waxba maydaan sheegin
Qaybta labaad ku soo dara qiimaha guryaha meheradaha iwm haddii kale iska daaya waxba ha soo gudbinina
Qimahu wuxuu ku xidhan bahidad,hadad cunno ku karaaeyso,dharka kawid ama ferre rabto, qalabka timaha ku qalajistan gabdhuhu ama kildhiga biyaha lagu kuleliyo oo korronto badan isticmala qimuhu waa labajibar markad bahidadu koban tahay,sida TV,talagad iyo nalal kaliya rabto
@@SuperAbdul0000
Aduunka sidaa wax looma iibiyo waxa laguu sheegayaa ka ugu jaban iyo ka ugu qaalisan. Markaa adaa is qiyaasaya ka hor intaadan tagin meesha.
@@AI.855 ismeynu fahmin sidan filayo hadad ogtahay bahidada la xirir iyaga
Isha Alaah hadaan soo dego dalka waxaan is ticmaali doonaa free energy Electric
Cabdisalaam warkaagaba music ga ayaa ka badan, maad waxkale oo nafci leh ku Bedeli?
Iimaan centre ilaahay ha barakeeyo
Waa shaqo fiican laakiin u malayn maayo in laga maarmayo konrantadii caadiga ahayd
U bahnid wax kale
Masha allah ❤
Hereri Camera HD ha loo raadiyo fadlan.
720 wax soconaya maha wakhtigan.
Landhere weye odeygaa he done so much halaa tagero
Mobilka kaaga iska badel anigu 720 baan ku fiirsanaya
@@hayaan2418
720 wa meel hoose Hereri ugu yaran 1080 wa inay noqdan Video-giisa.
Meesha maha meel caruureed umad ba ku xidhan. Hadanay ciyalkan ka duubaya xasidiin odayga aasaya ahayn camera kele ha loo doono.
Masha allah
Shirkadan waxaad ku fiican berbera magaaldas aad bay uga faaidilahayeen guri walba iyo business walba wu ubaahanyahay.
waa run lakiin ma loo ogolyahay in dadku xidhaan baa u baahan in research laga soo sameeyo?
@@AbdikaniAmarre waayo walal miyaan xor loo ahayn ileen dadku yaga iska leah guryahooda iyo ganacsigooda ee
@@AbdikaniAmarreWaan u baahanahay lkn maamulka oo xun baa laga yaabaa in caqabado uu kala kulmo.😢
Jabuuti aya nii baahan
Qiimaha maad sheegin.
24:17 Off-Grid, they just mentioned me....
Xitaa dhalinyarada Somalian bari waaye shaqada Kenyan bay keeneen oo dhaliyarada degaanka wax bariwaaye
10:42 Dadkan solar isticmaalayaa imisa Sano ayey isticmaalayeen ?
Su aasha weydii C/salaan Hereri
please Burco na soo gaadhsiiya
Hal guri mida si fiican ugu filan qiimo ahaan waa immisa
Hereri❤❤❤❤❤❤
Qosol buu iga keenay official distributer ku lahaaa master iyo go green wax ka fiican majiro waxa ugu fiican sinovo inverter waxaa ii xiran 5kw iyo 2x 10 kilowatt lithium battery shirkada Beco 1 cent xitaa igama qaado on off grid ayaa ii xiran waxaana fiican in aaad on off grid xirato illeen mukeef and shidee xagaa ayaa lagalaa.
sxb waan u bahaynhy xooga faafahin waan kaa rabay xagee kala soo xaeriira
Imisa qalab ayaa kushidata tusaale maisticmasha fridg qasalad dharka nukeeyf tv nalal ama layrar oo halmar mawada isticmaali karta
@@naasirabdi4044 2 filinjeer 4 marwuxad 1 microwave 2x tv 1x split ac 9000 btu heir haweenkii 8 hours maalinkii split ac saan rabo aan u shitaa nalka banaanka iyo kuwa jaranjarada dawaqa ayuu ku filinyahay 4x8=32 panels oo ah 340w kugu filan 16 xabo runtii wuu kaarikeehaa 2x 10kw battery
Waxaan jeclaan lahaa inaad Google gareyso bal technologiyada ugu fiican solar systems ka jira maanta
Takale, REHUBCO official distributor keliya uma aha Huawei, weliba waa sole and exclusive distributor
@@AtorHajiNin leen soo xirtay wuxuu rawo ayuu kaa ii bihaa xaa iga galay Sinovo cid ka logic fiican ma arag.
Waa loo baahanyay
❤❤❤❤❤❤❤hereri
waa barnaamij fcn lkn dhalinyarteenu maanta aad bay u barteen electrica markaa inaad jaanis ka siisaan oo shaqo abuurka uga faaidaysaan ayaa idin farayaa any way hore usocda
A salaan, Anagana Noo xayeysii. FJ securitey Solution.system in Hargeisa wit automatisation. New renewable, energie, Eng faarah jiin, Hargeisa.
Mn alha waa loo bahan yahay wadanak runtii sida oga nasano layadhka nugu qaliga ah runtii
Dhulbaahante sidaasuu Somaliland uga dhergay oo uga shaqaysanayaa,iyaguna cid la nool daayoo,dumarkii ay qabeen bay laayeen oo ka soo cararay waa cajiib.
Nio magaca noo dhig dhulbahante layne xagaad noogu riyootay ciilan yahay kuma rabno dee adiga iyo reerkagaba
Wixii Hadu Zumaan ba waayo dharkada faaido uguma jirto waayo inta Helaysa yar ee gashanaysa Taas inaad waydisay ahayd
Tusaale fican ee lagu dayan karo.
Qiimuhu waa imisa
Wadanka somaliland ku yiri
Somalih u mah bahnah korontoh ilahay bah siyay Qoraxdah tah may kah fah idaystan
Solarta solarta solarta dheh waxay solarka sawdigi weriyaha weyn aha kkk
❤❤❤❤❤
Xagee kala xariirnaa
Roob haduu da’o kawaran
Qaybta labaad qiimaha kuso dara.
Tesla power wall ayaa laga soo xaday fikradaan lkn
Somali injuneerah miyaa lawayay mees waxa ba ma bartan somali injeneerkeedu
Fadhi kudirir anigoo reer hebel bay bartaan
Meeshu waa xagee
Hargaysa xafada shacabka
Ukaadi wa jig jigayare iskayska waxana la leh ilama Muse iiman wana rer balay cabane dadki hargeisadii hore aya garanaya
Wadankan Somaliland kulaha maskaxda ku yar ninyaho
Solarta weeye maha solartka
Umalayn maayi lithium battery uu maraykan awoodi waayay in china soo saarayo😊
Miyi ban dagaya wan idinka ibsan inshalah
Me too halke joogta hada wll
@@buraale134 North America
Am in Ohio sister nice meeting you
In shaa Allah