Inshaa Allah, a day will come that a country will be one of the best countries in the world and we will never need to go to other countries for better life. Walaal kaana waa wiil aat iyo aat uqalbi fiican, wuuna guulaysan doonaa, Inshaa Allah. Khair ayaan kuu rajeeynaa. Nin boqor baatahay, mashaa Allah! Dadka noocaada ookalane guulbaa udan beeysa
Wan ka xumahay walalkey jabka ku so gaaray lkin qaladka kowaad adiga lahaa waxey aheed inaad sifiican usii qoratit magalada isku dhiibi rabtit oo sii baratit xafad xafad sido kale neh ma aheyn inaad badashid magalada dhahday waka imaday mesha sheegatay inad ku adkeysato ayeey aheed tan kale haka cabsan farahas only Waa Belgium waa local marka ma ahan yurub dhan wad iman kartaa wadamada kale sido kale ogow sababta lagu so celiyay iney tahay ceeshakada kama qorneyn marka insha allaah guul ku rajeynayaa
Zaki Abdikarim oo isku magaalo nahay wow sxb qeyr badan Insha'Allah markad Addis iga tagtay ana gadaasha wan baxay west Africa 9 bilood fadhiyay Alx iminka halki aan u socday wan jooga wana iska war hayna sxbkey wan wada xidhiidhna salaama legend Zaki qeyrku wu danbeeya
Ridwan isak plz part two noso gali marku muqdisho imady iyo waxu lakulmey iyo hda qabku ugu sobaxy u Nairobi ku imady hda part two video aa kahenin marka kle balami o noso gudbi wxa laga yaba ina qibrad dherad ah a ka faidno madma dhalin yaro nh ny plz codsi wye part two 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Ader wariye miyaanad ahayn maadigaanu ku dhegaysanaa mise dhibanaha ethicska saxaafada ilaali wariye oo qofka aad waraysanayso ha hor cararin oo hadalka haka dhex gelin ee warka ka gur sida wariye ayaanle xuseen cabdi
Sxb marka warbixintan so dhigysay anigaa habsi amstherdam ah ku jiry wllhi marka kaso baxay arky wllkey haniyad jabin isku dal markle mida farahana waa 2 sano oo yurub ah saa jclhy hormar wcn ku rajynaa i.a
Waligey qiso madhamesan tan ka hor adban ogu xumahay waxa kugu dhacay wllkey ilahey mel klo ka filanen hakasiyo waxad ku faraxdid ilahey haku siyo riyadada alle haku rumeyo iyo wax walbo jcshahay o wanag eh 😢sorry bro
Sxb malin aya imaan doonto passport wadankaga uu qiimo yelan doono waxa sidaas ku baday rer Yurub maahan ee waa Hogaamiyasha wadankaaga, ilahey amarkiis ha niyad jabin sxb Turkey south africa Ethopia Libya suudan wadamankas malin uun waa ku hoos iman doonan waxey somalida ugestena waa laga gudi doona insha allh, isku day wacan sxb markale isku day oo xeelad kale raadi ha niyad jabin libaax 🫡🫡🫡🫡🫡
Zxb wxa ugu xun kugudhacay wa no. Information adigana ma diyaarsanen inta inta adam kabixin wexe ehed wxwlba ine kudiyarsanadaan ayago cadeemo wato bro qaladkaas aya kudilay caafiyo lipax
ilaahey meel ka kheyr badan haku sahlo wll qibrad ayaad kasoo heshay meeshas waliga hadii lagu qabto la isma waalo hada in eey wadanaha jug kaa gaarsiiyaan adaa isku kalifay
57:12 waxaa aan wiilkaa dhalinyarta ah ula talinayay waxay aheyd wixii shaley igu dhacey inaysan cid kale ku dhicin! KHEYR BADAN BAAN KUU RAJEYNAYAA WLL😢
Farahaas kuma saameynayaan waa fara lokal ah oo Belgium ku ek teeda kle taleefon iphone ama Samsung oo mudo isticmaaleysay siiba noocyada ugu danbeyay ha qaadanin waayo meesha soo martay ayaa la oganaa iyo macluumaad badan oo been ka sheegtay teeda kale gobol in la xifdiyo muhiim maaha laakiin degmada aad sheegatid waa inaa taqaan inta xaafad ay la kooban thy waxyabaha ay caan ku thy oo ugu muhiimsan iskoolada igu caansan iyo degmooyin ay deris la thy waa inaan sheegata dhibaato Adi si shaqsi ah kusoo gaartay oo aan aheyn Aabahey ayaa la dilay ama hooyadeey dhibaato loo geystay hooyada iyo aabaha waxba kuma heleysid si kasto loo dhibaateye hadaadan da yar aheyn.
waa runtis yurub anoo tagin aa ogahay suaallah been qaar keed diidmo lagu qaataa wiil aan eedo u ahy sacuudi katagy weligiis xamar asoo tagin xamar sheegtay degmada iskuulada wadooyinka aa lagu weydiinaa diidmo siiyeen
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Soo duce
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
عليه افضل صلاة وسلام ❤❤❤
scw
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
King cdeyda sxip sre waan kusalaamey waxaan rabaa in aad ila sohadashid
Scw
Scw
Scw
Salalaahu calayhi wasalam ❤️
Inshaa Allah, a day will come that a country will be one of the best countries in the world and we will never need to go to other countries for better life. Walaal kaana waa wiil aat iyo aat uqalbi fiican, wuuna guulaysan doonaa, Inshaa Allah. Khair ayaan kuu rajeeynaa. Nin boqor baatahay, mashaa Allah! Dadka noocaada ookalane guulbaa udan beeysa
Wan ka xumahay walalkey jabka ku so gaaray lkin qaladka kowaad adiga lahaa waxey aheed inaad sifiican usii qoratit magalada isku dhiibi rabtit oo sii baratit xafad xafad sido kale neh ma aheyn inaad badashid magalada dhahday waka imaday mesha sheegatay inad ku adkeysato ayeey aheed tan kale haka cabsan farahas only Waa Belgium waa local marka ma ahan yurub dhan wad iman kartaa wadamada kale sido kale ogow sababta lagu so celiyay iney tahay ceeshakada kama qorneyn marka insha allaah guul ku rajeynayaa
Hadaa aqriso fariinteyda iga balan qaad inaad love saareyso wll😢❤
❤
Calaacalka kalatag meesha qofyaheey
@@QaniYusuf❤
Maxaa tiri
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻❤
Scw ♥️ scw ♥️
Scw❤
Scw
Scw
Scw scw scw ❤❤❤❤
Zaki Abdikarim oo isku magaalo nahay wow sxb qeyr badan Insha'Allah markad Addis iga tagtay ana gadaasha wan baxay west Africa 9 bilood fadhiyay Alx iminka halki aan u socday wan jooga wana iska war hayna sxbkey wan wada xidhiidhna salaama legend Zaki qeyrku wu danbeeya
Sakariye waxaa wada jognay adidas app wana ogaa inuu usocday
Rageygii aan wada joganay waxaa ka mid ahaa borale
Iyo Akuuse
Zxp Yarkaan muhiima u ahaa wll ma igu xariirin karta adigo mahadsan wll qaaLi pLz🙏
Sxb zakariye mais heshen aniga xita muhiim u ahay@@mohaabdullahi8504
Sxb zakariye abdi kariin meel aan kala xariiro maiga caawin karta ado mahadsan
Zakariya sheekh abdikarim hasaan nin rag ah lkn garab wayay nolasha ku ma xumeyso bro
Bigg respect
Sxb zakariye meel aan kala xariiro maiga caawin karta please
@@Centralfootball3ma is garanesan
@kvder669 mya sxb lkin muhiim u ahay arinta safarka aya rabay inan wax kaweydiyo sxb meel an kala xariiro mai sheegi karta?
Waankaxumahay wll waxaa lagayabaa ineey kheeyr kuulaheeyn waayo hadeey kheeyr kuutahay meshad usucotay waad tagi laheeyd lkn kheyr kumalaheeyn waayo allah wuxuu nalajecelyahay kheyr io wanaag marka wll badal kheeyr qabo allaha kusiiyo 🤲🏻🤲🏻
Hadad wydisto ilahyow khyt iga dhg wuu kga dhgaya Wyo rabigen Waa deqsi ilahyow khyt iga dhg howshyda yarabi aamen😢🤲🤲🤲🤲
Kusali habibkeni Mohamed SAW
Wiilkan wuxu isku darsaday dagan qurux soo jidasho masha allh abowe haniyad jabin nolosha ayaaba sidasa
Hhh gurso o qalbiga udaji 😂😂
@abdimalikakofficial1289 waliba yurubta inan geeyan rabaa galadan wilka yar way naga cilene hhhh
@@abdimalikakofficial1289😢
Naa bal ani iguurso haday sa tahay soo jiidashaad leedahaybe 😂😂😂@@Farhiyazaed
@@fifamoble-vk9pe😅😅
Maanta wllkey baad so qabatey haa waa walalkey ❤ nolasha kuma xumeyso waxa tahay nin alle dadkiisa wax sii yey
M.a
Yarkan muhiim u ahay maiga cawin karta meel aan kala xariiro abayo
Ridwaan caawa wllkey uu soo qabtay zakariya abdikariim 🎉🎉
Masha Allah
Wallka waka helay igu darso😭😂😂
@@aatikamohamed6324 diyaar waaye qrxey
Abayo legend kan ma ila garanesa
Sorry sister wllka dhibka kudhacy waka xun nahy yurub mel ma ahn o dhalin yarada u ficn ani waa jeclan jiry hda majecli waba nacy
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤❤❤
Zhp never give up 😢mar un waa guulesan ninka raga dhibka wuula dhashaY 🥺nolosha kuma xumeeso
Wlh waa kaxumahay abowe wax kafican helee insha allah
Legend qalbi fiican wllhy si niyed leh kuu duceyneyaa bro ilahy meeshad rabto hagu keeyo🙏
Abwe wanka xumahay I.a waxaan ku rajaynayaa noloshaa raadinaysay mid ka wanagsan ❤
Aboowe nolosha ku ma ciisho guul aan kuu rajeenaa insha Allah
Zaki abdikarin sxb igu qaali ah wan ku salamaya ilahey wadooyin kheyr qabo hakuu furo ❤
Cawa waa jimce iso duceya rabi inu ubad ii siyo
Ubad kheyr qabo Allah kusiiyo
ilaahey ubad qeer qabo haku siiyo ilaahey bari adoonkiisa baryada badan woo ka xishooda insha allah qeer
Ilaahay ha ku siiyo awlaad baari
Abayo ubad badan barako leh allaha ku siiyo
Allow haku siyo walal awlaad badan oo barii ah
Ridwan isak plz part two noso gali marku muqdisho imady iyo waxu lakulmey iyo hda qabku ugu sobaxy u Nairobi ku imady hda part two video aa kahenin marka kle balami o noso gudbi wxa laga yaba ina qibrad dherad ah a ka faidno madma dhalin yaro nh ny plz codsi wye part two 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Hada maa tahrib bilaabi rabtaa?🤔
Walaalkeey ma fiicno information kaan oo kale in lagu sheego meeshaan
Ridwanow ninkan saxibkena ah waxaa dilay inuu talefonka inuu qaato iyo xabsiga intarnedka ku istica malaayay wayo wax walbo ad sameneso waa kula soconayan iyo waxaa la rabay inoo sameyo marki hore inuu basborada dhan inuu iska tuuro o mesha isku dhiibo iyo waxaa laga rabay inuu sameyo inuu xifdiyo meshu o isku dhibi rabo dhibka nahasato wax waye hadi somali nahay waba so bixi rabnaa inaa is diyarino ma rabno
Ader wariye miyaanad ahayn maadigaanu ku dhegaysanaa mise dhibanaha ethicska saxaafada ilaali wariye oo qofka aad waraysanayso ha hor cararin oo hadalka haka dhex gelin ee warka ka gur sida wariye ayaanle xuseen cabdi
Ma saxaafad buu ku shaqo leeyahay ninkani waa podcaster hawlihiisa wate. Iska aamu laxyahay
Intaa Belgium 🇧🇪 kadagin maa passport musqusha ku tuurtid
Computerkaas wa sirdoon, ana kujirey meshaas. Wixii ad bartiid walagulasoconaa.
Commentigaan waan raadinayay
@@SuufiAdduun haa dadka magaranayan.
@@Maloz77Tell iyo Computertoona looma dhawaado marka baadhitaan kugu socdo, xogtaada oo fhan halkaas bay kala degi karaan.
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤ الهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
SXB NIN RAGA WAKII SO MARA JAB ,wxaa laga yaaba inaysan khayr kugu jirin yurubta usocotay ,wxaana ku rajaynaya khyr 👍✊
Walaahi qalbiga aad uga xumahay wiilka walaslken sheekadiisa Markaan maqlay walaal insha alaah kheerksdanjuma jirin wax ka qeer badan allaha kugu badalo
Sakariye wiil aad u fiican waaye wllhi masha allah
Wllky zaki wa guleysaneysa insha allh nolosha wa halgan 🥰
Hadaladisa waa dagan yahay m,a
I,a zxp hor Mar waxan ku rajay naya
Sxb marka warbixintan so dhigysay anigaa habsi amstherdam ah ku jiry wllhi marka kaso baxay arky wllkey haniyad jabin isku dal markle mida farahana waa 2 sano oo yurub ah saa jclhy hormar wcn ku rajynaa i.a
First like and first comment ❤❤❤❤riwan ribley isogal❤❤❤❤
Haye wll😂😂
sxb ragga isma ciilaan tartan kujiraa like isaar
👇🙏❤
Waligey qiso madhamesan tan ka hor adban ogu xumahay waxa kugu dhacay wllkey ilahey mel klo ka filanen hakasiyo waxad ku faraxdid ilahey haku siyo riyadada alle haku rumeyo iyo wax walbo jcshahay o wanag eh 😢sorry bro
Part 2 Kaa sugaynaa waligay maanta chanel kaaga booqday khibrad vedio gan waan ka helay ninkaa dhalinyarada ahna guulo farabadan urajaynayaa
Part 2 majiro
Never give up my brother zakie ❤❤❤
Sxb malin aya imaan doonto passport wadankaga uu qiimo yelan doono waxa sidaas ku baday rer Yurub maahan ee waa Hogaamiyasha wadankaaga, ilahey amarkiis ha niyad jabin sxb Turkey south africa Ethopia Libya suudan wadamankas malin uun waa ku hoos iman doonan waxey somalida ugestena waa laga gudi doona insha allh, isku day wacan sxb markale isku day oo xeelad kale raadi ha niyad jabin libaax 🫡🫡🫡🫡🫡
Wlhi Ninkaan wuu soo jabay😮
Nasiib daro ayaa ku dhacday jiilkeena soomaaliyeed. Dadkii dawladii somalia bur buriyay ayaa u sabab ah waxa dhalinta ku dhacaayo maanta.
Shekadaan İstanbul kasoctaaa passpor shabah dad badan lacag Loga cunay inta la dhahay Yurub kugaleysin ayaa Finally kufashilman
First comment ❤
Indha adeeg wlhi waxas wa nin rag go’aan leh
Faraha danbi Belgium ku kooban dheh maxaa yurub oo dhan
Zxp farahagu wa local Belgium kliya wye samayn Europe ta kle kuguma yelanayan anba finland layga so tarxiiley zxp e waliga ha quusan..🙌
See lagaga so tarxiilay
Wll inan wax ku weydiiyo ayaan rabaa safar ayanan ahay Ee xgee kla soo xidhiidha
@@ZuperStar41 m twix ba tiktok igu qoran xgas igaso qabo pro
Ridhwan issak bring again the mother that was being transmitted Hiv with husband..I feel sry 😞 that innocent lady ..kilienda aje mambo yke😊
Enyewe tujuwe kilienda maskin
Hadii uu mari lahaa selfie scan waad gudbi laheyd lkn kuma qorneyn
Guulayso wll noloshu waa imtixaan
Zxb wxa ugu xun kugudhacay wa no. Information adigana ma diyaarsanen inta inta adam kabixin wexe ehed wxwlba ine kudiyarsanadaan ayago cadeemo wato bro qaladkaas aya kudilay caafiyo lipax
Wallkay zaki walahi qisadiisa wa mid xannn badan ina aabe insha allah wad gulaysan
Maybe ilahy wax ka kheir badan buu kula rabaa zakariya ilahy kheirkisa hakuwaafijiyo
Loyer waye wa runti wa uu u dodin inu sharci helo dawlada u qabata
Ax miskiin
Ireland anaa jooga wiilkaa sideen u keenaa toloow
@khairaaliammaan2130 wll inn kula hadlan rabba melan kalaso xidhiidho isheG
😂😂😂😂
اللهم صلي وسلم على نبينا شفيعنا وقدوتنا وقائدنا محمد صلى عليه وسلم
Yeah dhiig AA LAGA kenay😂
Bro dont lose hope waad solaban karta farah 6bilod yakubaxan so labo markele if you wish
Wiilkas telefonkisa gacan geliyey meshas xogtisa laga ogaday
Telephone see hogtaada logu oganaa, sxp
ala inaa ku aqaano fiicnaan leheeda belgium inaaa kunoqoto transit meegeen waa mel control badan
Sxb mar 2aad is ku day
Waaye qibradda ayaaba ka qasaareyso nasiib wcn kuu rajeynayaa
😢sory walal badal kher qabo insha alhu😢😢
QALAD WEYN AYUU SAMEEYAY WAXAY AHEYD IN O DADKA QAAR LA TASHTO
SABABTO EH WAXAY AHEYD IN TARANSETKA ISKA FADHIISTO ILAA DIYARADA KA KACEYSO
Si lagu warero neshu ka yimi
Hada sidii hore maahan inta aadan gudaha galin aya kontroll mare😢
Muxuu transit fadhiistaa So control kama horeeyo bro 😂😂😂
@@abdirahmanfarahabdirahman164Mya eir port ayay ahayd inuu iska dhex fadhistoh meelba wuu udhaqaqin hadii lala hadlana wuxu dhihi laha uun qofban sugaya ilaa sacado badan hadhowna marka laga rawaxaayo eir port uun dhihi lahaa aaway Wllkay xaguu tagay ooyin uun iska qabsan lahayd waxkastana runbad ka shegi lahayd magaladad ka timid xata wxad dhihi lahayd intad pasporkaga jar jartid isaga haya ma kadipna incha allah waxwalpa kheyr ayay noqon lahyd inkastu alle ku qoray lakin waa qor she fiicna 😅
@@Aziiza_Awaxay ahyad inuu mesha iska dhiibo
ilaahey meel ka kheyr badan haku sahlo wll qibrad ayaad kasoo heshay meeshas waliga hadii lagu qabto la isma waalo hada in eey wadanaha jug kaa gaarsiiyaan adaa isku kalifay
Zakariya c/kariin legand dollow ado guuleyso zxb qaali ❤🙏
Ar dollow Waa
57:12 waxaa aan wiilkaa dhalinyarta ah ula talinayay waxay aheyd wixii shaley igu dhacey inaysan cid kale ku dhicin! KHEYR BADAN BAAN KUU RAJEYNAYAA WLL😢
Khaladka uu galay waxa weeyi passport ka Ethiopian ka
Waa qiso cajiiba sxb
wayo aragnimana aad ka qaday anagana aad wax naga bartay jeclaysanayna dhagaysigeda 🙏🙏🙏
maad jeex jeexdid kan sweden xataa😊
Intearnet ka lagaa soo raad raacay hadaaan gartay
Belguim dheeldheel ma ahan 13 years ku noolahay
Side intearnet la iskaga sooracaa
@@Kingofcity-we4gpwaxa lagu raacaya computer ka uu lahaa saf ba loo gala si aan ehelka iyo asxabta ula hadalo waa caan waa lagu dhex jiraa.
Sharciga may bixiyan belgim
Waligaa waxaadan aqoon lagama jawaabo magaranaayo baa ladhahaa xamar baan kukoray dagmooyinka oo dhana ma aqaan ma aqaano maxasuusto baa kafiican wax qalada
Sorrry sxb kuuma qorneen albaab qeyr qabo allaha kuu furo
Camerada migration kufashiley, passporka gudud ayu sara . Sas ka shakiyeen.
Mahad ulajeedaa walal, ifahansii bal pliz
@@abdullahisheikh4938 camerada markii a basaboorka dhibtiid. Camera kuhortagaam , indhahaa ayu sawira. Islamarkaas walagu oganayaa ina basaboorka lahayn.
Self check ladhaha kaas easy ah
War waxaanoo kale lama soo galiyo information ka
Ninkaan saxaafad una bilawna waar ma adigaa ku dhageysanaa mise wiilka..
wiilka English ma aqaan buu yidhi hadana Qof soomaaligu ku adagyhy bad mooda
900k coming soon l.a ❤❤
Farahaas kuma saameynayaan waa fara lokal ah oo Belgium ku ek teeda kle taleefon iphone ama Samsung oo mudo isticmaaleysay siiba noocyada ugu danbeyay ha qaadanin waayo meesha soo martay ayaa la oganaa iyo macluumaad badan oo been ka sheegtay teeda kale gobol in la xifdiyo muhiim maaha laakiin degmada aad sheegatid waa inaa taqaan inta xaafad ay la kooban thy waxyabaha ay caan ku thy oo ugu muhiimsan iskoolada igu caansan iyo degmooyin ay deris la thy waa inaan sheegata dhibaato Adi si shaqsi ah kusoo gaartay oo aan aheyn Aabahey ayaa la dilay ama hooyadeey dhibaato loo geystay hooyada iyo aabaha waxba kuma heleysid si kasto loo dhibaateye hadaadan da yar aheyn.
Shp adigoo mahadsan kahor inta aan tellka leyga qaadin hadii aan restore gareeyo dhib miyaa igaga imanayo
@@josephsadak4723 ado restore greyyy balaga yaba in wxlaga helo hadana zxp mrka waxa fican mrwaLba new mopile
Haa sistem soo celinaaya jiro oo laku ogaan karo xogtaada dhan marka mid cusub meesha kado saas kuu roon @@josephsadak4723
@@josephsadak4723hadaaa jajabi gabigisaba musqusha ku falsh😂
😂😂
Waxaa laga yaabaa inu qeerba kugu jirin wll mesha ilaahow wax kalo qeer qabo ha kuzu badal wll insha'allah
Wllkey sidaaa oo kle erland iyi France ka dhexla lagu qbte France lagu soo celi lkn wuuka dhuunte hda UK jooogaa
Wllo aniga raba wllshay passport keeda inaaan ku baxo waa sideee
Xagee kala so xiriira sida Facebook gaga
@@maizaabdi9179marki yurub gashid is dhiib
ridwaanoow wall inaan kula hadlo ayaan rabaa xagee kaala xiriiraa
Kan ridwaan waligis diyaarad ma raacin dariishad sidee looga tuurayaa maba furmeyso
😂🤣🤣🤣 waligis ma safrin
@naimamohamed8507 🤣🤣🤣
Zakariye Abdikarim GuLeyso Shp Nolashu waa halgan
waa runtis yurub anoo tagin aa ogahay suaallah been qaar keed diidmo lagu qaataa wiil aan eedo u ahy sacuudi katagy weligiis xamar asoo tagin xamar sheegtay degmada iskuulada wadooyinka aa lagu weydiinaa diidmo siiyeen
THIS GUY MADE A BIG MISTAKE IN NOT DOING HIS HOMEWORK BEFORE LEAVING THE COUNTRY. MISTAKE MANY PEOPLE DO.
Meeedka ma hurdo.
Meeedka misaajidku seexday WA qalad.
Meeedka musaajidka yaalay ama la geeyay ila Io Arooti Laga asayay
Zakaria A/kariin Zxp ilahey Kheyr hakugu badalo
Fist comment ❤❤
Murugada wajigisa ka muqata wan dareemaya markale in nasiibku ku sacido ayaan rayaynayaa nolol quruxbadan io farxado ku danbayso
Badal qeyr qabo allah ku siiyo bro
Min bilaw ila dhaman 1second isma dhaafin sorry wll😢😢😢
ANBA WALLHI 😢
@UmalkhairUmal xbbti aan is garab istaagno wan ka gudbeyna I.a adne dadaal
Sxb ninka Raga ah dhib iyo dheefbi wuu mara guulayso wll
Sorry abowe dhulkagi hooyo jogta waxs dhibmleh 😢❤
Saan filayao ridwan part wto kedahay shekadan
Maydka masajidka muu seexday muxuu u baxsan waayay
Please part 2
Waaku bogaadin ninkaan dhalinyarada ah inuu nala wadaagay qisadiisa, runtii badal khayr qaba ayaan u rajayn
Barnaamijkan waxaa rajayn in dhalinyaro badan uu unoqdo wado fur kuwaa oo nala wadaaga halgankoodi safarada
Aac hayye warka soodaa 👂👂👂