Adicga imikay kuugu horaysaa anagu ceelkii la dhisay 1775 kii ayaanu wali ka cabnaa biyaha ka soo baxa waa ceelka dubbaar ee uu dhisay Tukigii iyo qaarkaloo badan
@@bushraaliseid181 Kkkk Cal Waa Maakhir lakin ilma Garaad Xamar Gale oo dhalay iyo Omer iyo Abdalle baan ka hadlayaa. Hadaad Warsangeli tahay isku mid in aan nahay shaki Kuma jiro. Salaan sare Harti iyo Warsangeli ba waa isla nahay 1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli 2. His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli 3. The prime minister of Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli isaga iyo dadkisuba 4. Engineer Aisha Mohamud Muse iyo beeshisuba waa Warsangeli iyada oo ah wasirka Difaaca ee ETHIOPIA 5. Wasirka Arimaha Dibedda ee Erateria iyo Safirka Qatar u fadhiya Erateria iyo beeshisuba waa Warsangeli
Saciid barqash ma dhisin, mana joogin Somalia xiligaas.. Saciid barrqash wuxuu ahaa 1836 Illaa 1888 march 26. Marka gutigaas waxaa dhisay AJUURAAN.. Ama IMAAMKII, HIRAAB ee iska sax taariikhda sxb
MAANSHA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
AAD IYO AAD AYAAD U MAHSANTAHAY 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
HORE U SOCO GULEYSO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Taarikh been ah ayad so gudbisay gurigaan waxa dhisay Imam kamid ah imamyadii Hiraab ee yacquub la dhihi jiray waxayna ahayd mesha
Goob laga xukumo dhulka shabeloyinka waana ragii jabiyay ciidankii ajuuraan ee la wareegay koofur oo dhan
Weyba ka badan tahay 300 oo sano qarnigii 16aad baa la aas aasay hiraab imimate
😊
Saldanadii ajuuraan waxaa la jabiyay 1686dii iimaankii ugu danbeeyay iimaan ciise tukul waxaa lagu dilay cadale sida buugga cabdiqaadidir oromo oo tiirka colaada ku qoran
Dhismahaan boqortooyadii ajuusaan baa dhistey ee taariikhdiina shisheeye ha siinina idnkoon wax hubsan
Midna ma ahayne waxuu ahaa cumaan said barkhash
😮Saeed Barqash miyaanu Cumaani ahayn?
Cuman ayuu ahaa sayid barqash
Garoobe iibiye waa ku salaamay Ex BY BY😂
Adicga imikay kuugu horaysaa anagu ceelkii la dhisay 1775 kii ayaanu wali ka cabnaa biyaha ka soo baxa waa ceelka dubbaar ee uu dhisay Tukigii iyo qaarkaloo badan
Cumaani ayuu ahaa
Guuleyso pro❤❤❤❤
barqash waa cumaani ma aha turki iyo masar
Saciid Barkhash waxuu udhashay. Sultanat Cumaan ma' ahayn Masri iyo Turki midna.
Suldan qabuus dhintay waa awoowhii afraad waa omaan
hiraab imaamate❤
Baraqash ma dhisin iska sax e waxa dhistay saldanadii hirab boqortoyadii coman ayana ka qabsatay 1816
War hadana gumeysigii oo dad ban baa ina heesta
Guryahan tariqda lah in la dhisa fican
Sayid barqash wuxuu dhashay 1837 wuxuuna dhintay 1888 marka gurigaan taariikhdiisa baaris ugu laabo
Saciid Barqash waye qofka dhisay waana Cumaani maahin Turkish iyo Masaari
Zanzibaar barqash
S Barqash waa cumaani
Saciid barqash waa Cuman is teeshinka Kismayo aya la dhisay saciid Barasho
maashaallah
Ajuuraan
Waa taliskii bokhortooyadii ajuuraan waayo lacag bokhotooyada ayadaa lahayd
Beenta joogi ajuuran kama aheen boqor somaliyo wuxuu ahaa canshuuriye ka hoos shaqayo boqorkee dalka somali waxaa boqor ka ahaa boqortooyadii galgalo ilaa shabelada dhexe iyo hiiran iyo banaadir fadhigayda ahaa illaa putland ka rimi jirtay hadana taariiqda iyo ancientida somali boqortooyadii Galgalo min raas casiir iyo raas gambooni filmkii aa diyaariseen markuu wadanka kumaystaha purtagiska yimid waa la soo fashiliyay oo runta hada cid ay ka qarsoon tahay majirto oo ilaa moyale siyeelo iyo etopiyo qeebo ka mid ah ayaa laga xusaa boqortooyadii facawayneed e Galgalo e ka kaaftun ajuuran . Ajuuran canshuur aruuriye un buu ahaa.
@@Batolaali ma gaalgaladi daarodka shegataa mise galgalo kale
Anigu Waxaan Qabaa,ingineerkii Dhisey inuu_Yahey..Yemen.
Xilgii boqortooyadii ajuuraan baa la dhisay
Waxaa fiican inta aadan soo gudbin warbixinta inaad wareysato taariikh yahanka (macalimiinta jaamacadaha iwm)
Waqti dhaaxaa dhexdiisa waa kudheelay anjgoo yar
Yes he is Omani all the way from zanzibar he used to buy slaves from tanzania left overs he took them to somalia, kismanya
Barqash wuxuu ahaa carab Cumaani ah.
Waxaas waa been abuur cumaan 1milyan miyaa somali boqor ka noqday waa filim an sal laheen
Cadale waa degmada aa ku dhashay maxamad cabdulaahi xasan hiraabe hada jooga iswiidhan 😮
Barqash binu said wuxu aha cumaani
👍👍👍👍👍
Guriga Imaam Yacquub miyaa rabtaa in taariikh been ah ka sheegto
LABADA MIDNA MA AYN EE CUMAANI BUU AHAA
Cadale dhul Warsangali
Waa cadale oo I dhexeeya xamar iyo xarardheere goormuu warsengali halkaa yimid? Mise waxaa ka hadlaysaa cadale kale
@bushraaliseid181
WARSANGELI WUXU DHALAY
1. WARLABE
2. WARMEKE
OMER IYO ABDALLE WAA garaad Xamar Gale ama Garaad Xamar tegay ayaa loogu magac daray. Warsangeli weligis doonyo ayuu dhisan jiray meel walba wuu ku degay. Ma is waydisay maxay Lafta Gareen iyo Ali Guudlaawe
Isu dhinac fadhistan marka la shirayo?
Labaduba Waa Warsangeli. Magaca Warsangeli sifo ayuu ku baxay, Cid waliba lama baxaan. Hadda waaba Harti.
Adduunka hal Warsangeli Harti ayaa jira waana Daarood. Dad badani dhaqan ayey ku wada joogaan ee dhalasho kuma wada joogaan. Same thing is happening down here for your information
Engineer Aisha Mohamud Muse ganadha hadda wasirka
Difaaca ee ETHIOPIA marki labaad noqotay waa gabadh Warsangeli ah iyada iyo beeshisuba
2. Prime minister Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil iyo beeshisuba W.aa Warsangeli
3. Wasirka arimaha dibedda ee Erateria iyo Safirka Qatar u fadhiya Erateria iyo beeshisuba waa Warsangeli
4. Laboolayal rerku muslumka ugu badan waa,Gujis Warsangeli
6. Cawramale iyo Colma Rabe waa Warsangeli
Warsangeli 7.5 ayuu ka degaa Konfurta Somalia
Ma maqashay
Where there's a water, there's a Warsangeli?
Meeshi biyo Joogaanba Warsangeli waa joogaa?
@@bushraaliseid181
Jawaabihi saxda ahaa waad masaxday lakin Warsangeli in hal yahay ma masixi kartid
warsangeli caleed ma laha cadale waxaa leh cabdale caroone oo ay harti isla yihiin
@@bushraaliseid181
Kkkk Cal Waa Maakhir lakin ilma Garaad Xamar Gale oo dhalay iyo Omer iyo Abdalle baan ka hadlayaa.
Hadaad Warsangeli tahay isku mid in aan nahay shaki
Kuma jiro. Salaan sare
Harti iyo Warsangeli ba waa isla nahay
1. His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli
2. His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
3. The prime minister of Jabouti Mudane Abdoulkader Mohammed Kamil nin Warsangeli isaga iyo dadkisuba
4. Engineer Aisha Mohamud Muse iyo beeshisuba waa Warsangeli iyada oo ah wasirka Difaaca ee ETHIOPIA
5. Wasirka Arimaha Dibedda ee Erateria iyo Safirka Qatar u fadhiya Erateria iyo beeshisuba waa Warsangeli
Good job ma xiligii cusmaaniyinta
❤❤❤❤❤❤
Boqortayo ajuran
Ninkan goormuu shuute soodaayey ninkii lahaa kuwa saabuun saarka le moyaanu ahayn
Anigaa garanaya waa akise
Saciid Barqash waxa uu ahaa Cumaani
siciid barqash wuxuu ahaa Cummaan ee iska sax sheekada nooooh
Aadya aad cali warsame
waar calaamadul kirtaan ayaa ku taal
Waxaas wax Ka jira male mala awaal loma bahna ha la baaro meshaas
bar qash madhisin dow ladi cadal wana tur gi ayu na aha wa boqor toyadi cis maniyin ti
Boqortooyadii ajuuraan ayaa deganayd
Wakhtigaa boqortooyo ahayn nalama gumaysan
ma waxaa ku faraxsanthy guri dadkale dhisteen
Saciid barqash ma dhisin, mana joogin Somalia xiligaas.. Saciid barrqash wuxuu ahaa 1836 Illaa 1888 march 26. Marka gutigaas waxaa dhisay AJUURAAN.. Ama IMAAMKII, HIRAAB ee iska sax taariikhda sxb
Hirbka aad shaygaysid Hada ayayba cawaan yihiin
adiga cawaan ah
Hawiye Somali way idin taqana cawaan cawaani dhashay in Aad tihiin
@@YurubAli-nr1dl soomaalid anagaa u talina
Waar waxaad dadka la wadaagayso hhubso😂😂😂
qasnad baa ku jirtey
bar qash waxu aha nin ka ganac sado domaha waxu nisa guri ku yal xamar
His name was said barqash
oo Ma Boqortooyadii Ajuuraan baa degenayd ??
Haa
Beenaale ayaa tahay gurigaa aniga oo yar ayaa deganaa xiligii afar biloodka 2 sano ayaa deganaa waxaana la dhahaa guriga saciid barqash
300 sano waa been
Saciid barqadha wuxu ab rer barawe iska day inada carab ka dhigtan
Barqash Buu Garanlayahay waxna Wuu Noo Sheegayaa.Waana Jaahil Beenaala,ah..kulahaa Barqash Waa Turiki Ama Masri kkkkkkkk