#Gungaar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 570

  • @fe8445
    @fe8445 5 місяців тому +25

    Markaad wejiyadooda aragto oo naxariis ku gasho xusuuso caruurtii ay agoomeeyeen, lixaadka tireen, dumarkii ragii biilayay ay laayeen..400 haday dileen saamayntu waa 4000 iyo ka badan. Xuquuqda dadkay laayeen qalbiga ku haya.

    • @kingmohazaofficial2956
      @kingmohazaofficial2956 5 місяців тому +1

      Inta dhimaty alle ha unaxaristo janatul fardowsa ebe haka warabsho ya rabbi

    • @AhmedMohamed-dj9lp
      @AhmedMohamed-dj9lp 5 місяців тому

      Sax lkn in la qalday ay u baddan tahay yarantooda😭

  • @azadhaggi9388
    @azadhaggi9388 5 місяців тому +9

    mid walba wuxu leeyaha shaqada shaqo caadi ah ayeyba u aheyd daadinta dhiiga dadka o maba la ahan iney dambi galaayan o dad muslimiin ah leynayan ilaahow qaatuma noo hagaaji

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 5 місяців тому +23

    Midkaan ninka weyn ah baa ugu daran oo aamin san inuu xaq ku tagnaa oo uu cibaado ku jirey, ma dadka islaam dhiigoda ilahay logu dhawaadaa musiibo Alle idin ku rid.

  • @munamuuse3728
    @munamuuse3728 5 місяців тому +13

    Alshaydaan Madaxdooda sare in la ugaarsado oo caasimadooda la ololiyo maxaa diiday Kuwaan yar yar kaa ayaga dhan dhibaato iyo cabsi ayaa u geysay wee soo hanuuni lahaayeen Dhalinyaradii wadan ka xabaalaha la raaciyey shabaab kii madaxda ahaana waa shaqeysanayaan.
    Dawlada xeelad tan ka duwan ha keenaaan

    • @SahraCiise-i2q
      @SahraCiise-i2q 5 місяців тому +1

      saraakil waawayn oo al shabab ah iyo kuwo dawlada ka tirsan oo khainul wadan ah intaynu maxkamada ka arkayno waxba lama qaban
      maalin walba waxaynu arkaynaa caruur iyo dad liita

  • @DODO19981
    @DODO19981 5 місяців тому +99

    Abdulkadir Isse tabintiisa ayaa aad u fiicneed 😢

    • @CigaalGeyre
      @CigaalGeyre 5 місяців тому +9

      wlhi waa runtaa

    • @xogtaheesaha530
      @xogtaheesaha530 5 місяців тому +6

      Ninka shatiga jaalaha ah wejigiisa maxaa loo qarinaa

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 5 місяців тому

      ​@@xogtaheesaha530 wuu isa soo dhiibay

    • @ALANLEEY
      @ALANLEEY 5 місяців тому +3

      ​@@xogtaheesaha530 waa isdhiibay dowlada ayuu isu dhiibay

    • @kalaqaadreaction983
      @kalaqaadreaction983 5 місяців тому +2

      Naga tag waxas cod malahaneee

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 5 місяців тому +73

    Masaajid yada kaamirado, abnigu haku xiraano hadii meel u dhaw la qarxiyo si dib loogu baaro in ay isku diyaariyeen iyo inkale

    • @amranali6867
      @amranali6867 5 місяців тому +9

      Waa fikrad fcn wlhi

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 5 місяців тому +8

      Masaajido badan oo ay ku yaalaan Cc Cameradu waa jiraan lkn dhamaan ma wada laha.
      Waa fcnaan lahayd in dhamaan masaajida iyo isgoys kasta oo Xamar ku yaala in lagu xiro amnigaa wax weyn Iska badeli lahaa

    • @caaishaibraahim3247
      @caaishaibraahim3247 5 місяців тому

      @@shiinebeatsofficial1597
      Sax waan kuugu raacsanahay isgoosyada ,

    • @AbshirBile-w7r
      @AbshirBile-w7r 5 місяців тому +1

      sax waaye waa fikir fiican 👍

    • @AbshirBile-w7r
      @AbshirBile-w7r 5 місяців тому

      Teda kle Hormuud waa iney dowlada la wareegta side ula socoto dhaqdhaqaayada oo dhan mission walbo wee ogaan kartaa io CC camiro masaajida lagu dhajiyo

  • @larilogan9305
    @larilogan9305 5 місяців тому +7

    War al shababka kacsi badana 72 ma dhiig muslim ney ku radinayan😅

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 місяців тому +11

    Somaliyey kuwani muslinimo meel ay ka soo galaan ma jirto waxaan dhagaystay 3jeer waan yaabay markaan dhagaystay waxa kaliya oo lagama guulaysan karaana Waa inanynu wada noqonaa sirdoon

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 5 місяців тому +1

      isku fikirbaynu nahay wlhy Hadi Shacabku ay dowlada si wanagzan ula shaqeyan waynu ka gulaysan lahyn wlhy😢

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 4 місяці тому +1

      Waa sax

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 5 місяців тому +12

    Dowlada waxaa ku dhiman saraakiisha qaraxyadda gudbiya ineey maxkamadda soo taagan sabaabto ah raggan ex kontarool soo ma dhaafi karaan sida wareeysiga ka muuqato rag kale isgooyada dhaafiyo

  • @djdarbeeye
    @djdarbeeye 5 місяців тому +110

    Markan argo magaca gungaar waxa igu soo dhacay Abdiaziz africa Allah ya Raxma 😢😢😢😢

    • @yayajama1111
      @yayajama1111 5 місяців тому +17

      Allaha naxisto abcasisi wariye dhamays Tiran bu aha codkisa wan ku raxaysan jiray from garoowe puntland bn ka dhagaysan jiray inan mar la kulmo wan jeclaa allaha u naxaristo

    • @MuxuboShikhxusen
      @MuxuboShikhxusen 5 місяців тому +6

      Waa run allaha unaxariisto

    • @faysalyaris5386
      @faysalyaris5386 5 місяців тому

      Codkiisa u xiisay Allah unaxriisto Afrika😢😢

    • @dejiye247
      @dejiye247 5 місяців тому

      aamiin

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 місяців тому +1

      Kooxdii shabaab kalkaal ee Farmaajo dishey halyeykas

  • @abdulfattah568
    @abdulfattah568 5 місяців тому +8

    Maxaa Sababay In Dhalinyarada Bay Iyo bakool ,Buq aqable iyo Ceelbuur ku Koobay Kuwa Naftooda Haliga

    • @abdihakimgaani6270
      @abdihakimgaani6270 5 місяців тому

      Jahilnima aa keeni in si fudud wax Laga dadicya

    • @cawil252
      @cawil252 5 місяців тому +1

      Deganadooda la haystaa

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 5 місяців тому +7

    Markuu dhiman waayay kulaha😂😂 waa umad Malakul mawdkii challenge la gashay😂

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 5 місяців тому +9

    Waddamo badan oo wahabiyada la geeyey sidaan oo kale bey noqdeen. Sacuudiga magdhow wa in laga qaada isagaa dhaqaalo ku bixiyey wax na soo barey kuwii waxan keeney dalka. Qof kasta oo caqli leh wuu fahmi karaa inuu qofna qof kle masuul ka aheyn ilaahey agtiisa.

    • @nin-geed-saaran
      @nin-geed-saaran 5 місяців тому

      Aamus suufi qabuuri

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH 5 місяців тому

      @@nin-geed-saaran ma ahi koox/qolo lakiin waxa marqaati ka ahey nimankaas aad igu sheegtey in laga nabad galey

  • @SalaxuDiin143
    @SalaxuDiin143 5 місяців тому +78

    allow umadeyna somaliyeed dhib iyo shar ka haay , allow itus somalia dhan iyo casimadeyna muqdisho oo nabad ah

    • @yussufismael6314
      @yussufismael6314 5 місяців тому +2

      Taas dalxoreye Halyeey Xasan sh birmade baa udhaarty ku taageera

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 5 місяців тому

      Amiin Amiin ya Rabbi wllky 😢😢😢😢

    • @mohamedali2668
      @mohamedali2668 Місяць тому

      ​@@yussufismael6314r ķ

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 Місяць тому

      amiin laakin shacbigaa hurdo waa in ee dowlada la shaqeysaa oo soo sheegta qofkii xaafadooda ama magaaladooda soo gala waa in ciidamo badan oo dhar cad la qoraa,Hada fiiri Hargeysa Somaliland waa caasimada labaad ee Somalia 🇸🇴 ugu weyn ganacsi baa ka jiro qof qof baa leesku yaqanaa. hada ka hor baa mid saaxib dhahney oo norway 🇳🇴 degen baa gaari ka soo kireystey Barbara Hargeysa markuu soo galey habeenkii markii waaga beryey asgar ciidan police 👮 baa u yimid oo sualo weydiiyey ka dib markii shacabka soo war geliyeen maxaa loo waayey Hassan shiikh AKA Dalxureeye in uu shacabka ku dhiiri geliyo in asgarta la soo war geliyo falal denbiyeedyada ama qof kee ka shekiyaam

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 5 місяців тому +38

    Baburtoda mesha ay ka gudbayan waa check point, kuwa ciidanka la hadlaya oo ay is taqaana shababkay la shaqeeyan marka dowladu shaqada gudaheda haka bilowdo iyo ciidankeda dhexe diisa.

  • @hafsoahmed2682
    @hafsoahmed2682 5 місяців тому +5

    Illahey xaq mamogo Ayagi lee ku qar qarxan borsoyinki ay dhagarta ku waden

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 5 місяців тому +25

    Wallahi shabaab umada waa halaageen maba dhamaadaan miyaa farabadnaa shayaadiinta

    • @YuulkaHool
      @YuulkaHool 5 місяців тому +7

      SHABAAB WIILASHA BAAHAN AYEY KAFAAIIDEESTAN OO CAQLIBADAN LAHEYN IYO KUWO REERBAADIYO AH AYEY UBADAN YIHIIN DULIYAASHA.

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 5 місяців тому +3

      Waxay uban yihin wiilashah an waxabah khorin waxabanah akhrin ee badiyah jogah bey tabah baran ooy kenan magaloyinkah iyagoh filinayah kharaxyadah ee ragih wiilashih mustaqbalaka hantilah dalkah somaliya shabab bey gantah ugalan ooy kusoh jidanayan lacag eysiyan wiilashas ooy ku shakhastan oo ufuliyah qaraxyadah kuligod nah kumah jiroh nin waxa yakhanah waa rer badiyo lasoh khalday
      Markah hadaladodad garanaysah in lasoh khalday
      Oo waxeey yiradan ninkah kharaxyadah lotabah baroh lomah ogalah inuuh dadkah sodhaxgalo oo kaligis bah qol laguh xirah oo haduh dadkah soh dhaxgaloh waxa lagah bakhayah inuuh isbadaloh oo didoh tabarkah kharaxyadah waxeey ukhhariyan caribigah iyo xadisyo ben ah oo ah waxad lagalameysah cadowgah rabigagah hadad kuh dhimatid kharaxah nah waxad nokhon shuhadah ilahaay nah janadad ku gelin oo aduunkan kafican bey kuh waniyan wiilashah is qaraxiyah haladas bey dhagah uguh shuban dalimintah shabab iyo nimankah wacdiyah wiilashan yar ee haligan naftodah iyo nafkalabah
      Markah ragih waxeey kudhamadan kharaxyo iyo markih lasoh khabtanah laguh kumayo togashoh
      Waa nah masibah usoh hoyatay walidintih dhalay iyo helkodibah oo kuwayan wiilashodih ooy shabab ugalayan midkasto bahan bah oo laguh soh xarah gelinayo dorar lasinayo bilkastah buh kuhaligey naftisih unah kudilayo dad andabih galin oo kharxinayo
      Markah wiilashih haday nokhdan nos shabab ah oo waxa kharxiyah iyo kuwah laxarxiyo waanah yan daroh usoh hoyaday walidintih dhashay dhalin yaradan waxa kgarxinaysah ee rabigay honosoh celiyah nasar kher khabah shabab nah rabigay hakah khabro umadah somaliyed hanah kusaladoh waxa kaxog badan oo dhamayah amiin yah alaaaaaaaaaaaaaaaaah

    • @hanadcishqi5902
      @hanadcishqi5902 5 місяців тому +1

      😂

    • @yayajama1111
      @yayajama1111 5 місяців тому +4

      Inta masjid cusub iyo dugsi quraan cusub la dhisayo alshabab dhamanysyo alshabab 90% waxay ka so baxan dugsiyada qur.aanka masjidayada hadad waraysigoda dhagaystid Iyaga ku sheegaya lkn somalida wa dad diin ku khafifay

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 5 місяців тому +2

      @@yayajama1111
      Shabab iyo nimankah iskharxinayah kuligod waxa din ahestah kumah jiran kunah dhakhman dintah islamkah ee waa kuh gabadan dintah oo cimadah iyo dobkah waxeey ugashadan inlayiradoh waa culumah din
      Markah haday yakhanin dintah islaamkah dad andabih kagelin meydilan manah kharxiyen dadkah hodaladah kushirayah bishah rabadan nah madadiyen dhig islamed ee shabab mahan islaam waa mutitin dhigah islamkah dadiyah ee rabigay hakah khabtoh umadah somaliyed eey bilkastah kharaxtadah ku layan rag andabih gelin ilahaay isgah ujedah ee hakhabtoh shacabkah ee kharaxyadah kudilaan amiin

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 5 місяців тому +18

    Tiirka hala geeyo bariiska yee naga dhameeyn

  • @isteersoruxaaye6968
    @isteersoruxaaye6968 3 місяці тому +24

    Gabar ciisaa ayaa rabaa wiil geesi ah ii dhasha

  • @AlaaHaji-d5m
    @AlaaHaji-d5m 5 місяців тому +21

    Ha loo sharaxo tiirka
    Ku yaalo iskol boloyisa
    Ganeral kaahiye

  • @Alimahfou
    @Alimahfou 5 місяців тому +21

    In front of the court this man was saying I have future in this country imagine 😅😢😢😢

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 5 місяців тому

      All the people they killed had future in this world what he said is not working anyway

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 5 місяців тому

      All the people that they killed had future in this world so what he said is not working anyway

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 5 місяців тому +1

      Balaayo dheh😂😂😂😂

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 5 місяців тому +1

      Maa afkaga ku hadashid zxp nafsadaada dhib mala saarin somali baa wada nahe 😂

    • @Alimahfou
      @Alimahfou 5 місяців тому

      @@nasiryre144 wayahay saxib

  • @XamarCadeey-c2i
    @XamarCadeey-c2i 5 місяців тому +17

    Ilaa maska madaxa laga Jaro sida kale Jilib ilaa laga qabto , arsenal waa nooshahay. Ciyaarta masaajidka halaga daayo

    • @drfaizahajji2917
      @drfaizahajji2917 5 місяців тому +4

      Waa runtaa canaasiirta iyo yar yar lee lasoo qaqabnooyaa kuwii waa weynaa hdaan ka qban wxba ma hagaagayaan😢❤

    • @noorali-tu2jx
      @noorali-tu2jx 5 місяців тому +2

      Run

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 5 місяців тому

      @@drfaizahajji2917
      Waa intaa dhihi rabay, ciyaalki lee lasoo qabtay aaway ragii hogaanka uhaayey. Kuwaan yaryar xabsi hala geeya dhihi lahaa ileen kuwii ka dambeeyay magaalke nabad ku joogan

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 5 місяців тому

      💯✅

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 5 місяців тому +4

    Haduu ali nuur isasoo dhiiby uu xogtaan bixi maxey dowladu ugu hortagi weysyna wlhi wxn waa filim 😂😂😂😂
    Aad u dheer allow ina badbaadi

  • @AfrikaFaarax
    @AfrikaFaarax 5 місяців тому +22

    Rag waa weyn oo leh waala i tashkiilay ayaan layaabay wlhi dhibaatada waxa keenaayo waxa waye shaqa la aaanta dalka ka jirta waaye wlhi 💯

  • @maslah345
    @maslah345 5 місяців тому +28

    Masiibo haku dhacdee umada ayey dhiigooda banaysteen

  • @aliaahmed276
    @aliaahmed276 5 місяців тому +2

    Ilmihiina xaaran haku korinina hadii kale sidaan lee u dambaysa.

  • @fe8445
    @fe8445 5 місяців тому +26

    Ilmaan ahaa bay wada leeyihiin. Markay dadka halaagayeen qaangaar bay wada ahaayeen. 400 oo qof iyo maalkay qasaariyeen waa waajib in la qisaaso.

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 5 місяців тому +23

    Dowlada huul culus ee wadaa, Masha Allah, safiican ha luu xujiyo amniga

  • @AliimalimNoor
    @AliimalimNoor 5 місяців тому +6

    War dadkena maxa isku diray😢😢😢 wlhi wan ka xumahay umadena somaliyed in ay is layen😢😢

  • @Alfredo-v7i
    @Alfredo-v7i 5 місяців тому +1

    Hala toogtoo FADLAN meydkooda Nigeria hala keeyow naga dheereeya hilibkooda ......Shabab meshey joogan suun kubuufiiyaa

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 5 місяців тому +2

    Allah ayaan idiin ku dhaarshe ninka weyn ee da daa aragtaan jira hadana dhiiga muslimka in lacabo ku faraxsan sheeganayana inuusan dugsi qur aan wax u wehliyo eeysan jirin tafsiir walaa xadiis

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 5 місяців тому +15

    Xasbiyallah waxaan intee laga soo dayey dad u dhashey maha xamar allah 😢umada idinka qabey subhanallah 😢 diin xuma oo dugagsanaa😢

  • @abuhachimi
    @abuhachimi 5 місяців тому +11

    Abdikadir Isse tabintiisa kuleh sidoo kale wariyan isna maxuma alle umada haka qabto dhagar qabayaasha😢

  • @atika5785
    @atika5785 5 місяців тому +10

    Shababa waa dhagar qabayaal
    Umada way cabeen Allah cadaabee

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 5 місяців тому +2

    Alle idin qaad waxa dhagaheyna iyo arageena dhibay kuwii dhigayow kuwaan xabsi xitaa ma mudna qofkii magaca qawaarig watoo dhan

  • @jeestoolecr7
    @jeestoolecr7 5 місяців тому +3

    Ali nuur wajigiis waa qariseen lkn magacisa maxaa usoo ban dhigteen😂😂😂😂😂😂

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 5 місяців тому +2

    Waxan maqli jiray murasade iyo raxanweyn %90 waa shabb gungaar Hadd aragto waa qasab 2 daas qabiil iney ku jiraan

  • @Saladabdi-y5j
    @Saladabdi-y5j 5 місяців тому +6

    Baxsad ah u dili lahaa aniga wllhi waresi xitaa lama sugeen shedamada diin kulaa 1 diin lee jirto ee waxa la imaten kidab noc kle ah dadkan dadka muslima iney dilan dhahay gal ban dilney 😂 yaa gal tolo

  • @shijo2055
    @shijo2055 5 місяців тому +4

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 5 місяців тому +6

    💪🏼😍🇸🇴Masha allah doowlad caadil re muqdisho hadeey heleen oo hal hal uso qabtey dhagarqabayashii ree muqdisho halaagaayey misna so afjarey hortaagan inbadan dhagarqabaha qorsoon inuu umada laayaan siibo re muqdisho

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 5 місяців тому +1

      Ree muqdisho kaliya maaha koonfur iyo puntland dadkii waa dhameeyeen

  • @hanihappy6475
    @hanihappy6475 4 місяці тому +1

    Al Shabab iyo jiir ama dooli wax ka dhib badan ma jiro lakin markii qabto dooliga ama jiirka iyo Shabab indhahooda maskiin maskiin iska dhigaan😂😂😂

  • @AbdiqaniXareed
    @AbdiqaniXareed 5 місяців тому +5

    Indha adaka tusbax ayeeba wataan mida kale aniga waxaan layaabay dadka qawairta maxa kulli raxanweyn ka dhigay wllhy/99/ waa iyaga mana aqaan sawabta allow naga qabo dhagartooda oo jahannamo gali kulli Amiin

    • @KabtanNaani
      @KabtanNaani 5 місяців тому

      Abyo dabcan dhalan yarta somali kala qabiil ah waye sida u jeedo halka wiil lahjadiisa Raxween in yahay ka dareenti.
      Famil dhan dulmisay alle ka cabso hal wiil raxween ka ah midka garka ween iyo midka yar waa hawiye dabac mursade iyo salemaan kala yihiin khawariij as reer kadhan dhabarka ka saarti lkn raxween dad sharaf leh dulmi aqoon waye aduugnka ugu jaclahay hooyo mcn ii ah mararka qaar.
      Reer abaheygii kuma abtirsado sababto ah tuugo nimo dil u waye oo maku fani kartit sidaas tahay wllhi reer hooyadeydii muslmi dhiigiisa ma dadiyaan dulmi isguma hiilshaan dhul shacab iyo mid dowlad midna madhacan wabigodii laga cashuuray reer mom reer abe ka cashuuri jiray manta kuwa laga cashuuri jiray laguma caayo balse reer kii bahi u geysi in hooyo maskii biyo dhabarkedii tuula ka tuulo qadeyso habar qabe ilaa hada sumcad leheen kun shilin somali ka cashuuri jiray jirgankii waxa nocas siďe u shegtaa wax sharaf iyo sumacad malahan pls faraha ka qaad reer hooyo mcn nasab nasab dhalay waye caqiro haysata kuwan kale khawariijta as racay umada layeen dad darogeysan waye marka hore familkodii laga so afduubay ama waa caasi beerta in falo xolaha raco kaso dhuunta asgo waxbo aqoon 72 xuural ceen inta loso dhiga marka jahil duran noocas ah qabiil lahahan xita kuwa ugu sareyo mahad kartay Ex habar gidir sidaas lo qora xarumaha dowlada marna lama isticmali karo qabiilkiisa iabyo mcn sorry hadii xuman ii fahantay. Hooyo adigabo kama kaftami leheen 😂😂😂

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 5 місяців тому

      Adi miyaa rabi ka baqeen mxa umad qabiil dhan u ijafeene 2qof aad aragte waxa ee yahiin aad aqoon 😣

  • @Mohammad-dj2ft
    @Mohammad-dj2ft 5 місяців тому +7

    😢😢ragan ciqabta ugu adag halagu ciqbo shaqokulaha 😢ragbad gablamisen naftoda carurtoda agomesen caqligina ma Somalia iney galayihin miyu ahay waldin daldalaya togasho ma istahishan 😢cabdicasiis Africa allaha unaxaristo walidintena allaha unaxaristo ragan haladeldelo

    • @farhiyaibrahim4886
      @farhiyaibrahim4886 2 місяці тому

      Iqaabta ugu xun halamariyo
      Maalinba Jirkooda in Yar Ha Gooyo
      Oo Dadka Hala Tuso😕👻
      Si Eyna Wax Danbe Usameynin
      Wacaladaan Manaxa yaasha

  • @omarmohamed3034
    @omarmohamed3034 5 місяців тому +31

    Kuwan Fadlan umada haku soo deeyninaha

  • @najmabdullahi9952
    @najmabdullahi9952 5 місяців тому +5

    dadka ayaga ayaa lesku baabaninayaa kawaran waanka xumahay waa aqliyarooda

  • @AweysHute
    @AweysHute 5 місяців тому +5

    Illaahey ayaa umada kaqabty qawaarijta dhiiga shacabka baneesty dowladeena sharafta badan weey mahadsanthy

  • @mohammedalichannel7293
    @mohammedalichannel7293 5 місяців тому +1

    Bal ayaan daradan dhalinyaradan maxaa aqliga iyo garaadka kaqaaday sidee caqligu kuu siin karaa in qof walaalka ah ad qarxiso shacabka layso.

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 5 місяців тому +3

    Bismilaahi raxmaani raxiim war nimankan waxa aan la yabanahay sida aay baari ugu yihiin kuwa amarka sinaaya kaga daraane nin la leyahay orood aad meeshad ku dhiman lahayd oo aan dideeyne horay ka adaaya Subxanalah Subxanalah walahi waa wax lala yaabo orod is qarxi iyo haye amar qadaasho dhawa toloow miyey sixran yihiin misse wey darogeysanyihin

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 5 місяців тому +1

      Waxpa la siiya dadkaan, side qof ii dhaha is dil

    • @mohamedalpha1644
      @mohamedalpha1644 Місяць тому

      Adeer waa mujahidin ku dagalamaya caqiido jihaadi galada iyo kuwa kitaabka quaran ka doortey dastuurka waa udhamatay

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 5 місяців тому +1

    Hala togto aqiro sual ayaa utasho nar baa kadanbayso

  • @BadraAbdi-l6u
    @BadraAbdi-l6u 2 місяці тому +1

    DAWLADAN YAAN LA AAMININ INTA BADAN QOFKA WAY KAGA YEEDHSIYAN QOFKU WAXANU AHAYN ISAGO LA JIDH DILO SIDU WIIL HORE NO SHEEGAY O DHIMAN JIRAY ILAHAY BA XAAL OG 😢😢😢😢😢😢

    • @Hardyironman
      @Hardyironman 2 місяці тому

      Kan maanta baqtiyay masoo aragtay ee xabsiga ku dhex dagaalamay

  • @deeqo1223
    @deeqo1223 5 місяців тому +3

    Askarta ayaaba dalka daacad u aheen hadeeba shabaab sii fasaxayaan si ee dadka uhalagaan

  • @anwareng9503
    @anwareng9503 5 місяців тому +45

    Abdi asis afrika allaha u na xariisto🤲😥

  • @SamaraAbdurahman-lm3io
    @SamaraAbdurahman-lm3io 5 місяців тому +2

    Subhanallah nimankan hadi ay raba dhimasho mey is qar xiyan iyaga mexey dadka u dhameynayaa😡😡😡

  • @iqramoha6734
    @iqramoha6734 5 місяців тому +1

    2030 somalia waxa lagawayn doona qf dhalinyaro ah mxayelay ilmihi dhan shabab baa tashkilisay oo ugu damben dadkii iyo naftodi bay galafteen wasiday shabab karaban ubadkii sokorayey oo maskaxdi wadanka aheed dadka baa bi iso birina isagana tiirka latago 😢😢

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 5 місяців тому +1

    Haka saarto ilmaan ahaay maya dameer ayan ahaaay

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 5 місяців тому +4

    Subxanallah! dhamaantood waa wada reer gobol, qaarkood waa reer baadiyo, laga yaabee in aysan aqoon cilmi iyo mid maadi laheyn, sidaas baa looga faìdeystay oo Xamar loogu wada diray si ay dadkii ugu laayaan.

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO 5 місяців тому +3

    Wlahi magaca gungaar waxu iso xasusiye wariyihi codka macana ilahey ha unaxariisto Abdicazis Africa

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 5 місяців тому +3

    Dhalinyadan wax ma oga waa lagu shaqestaa ee wuka amarka bixiyo iyo kuwa jajusiinta ah oo shatiga dowlada wata soo qabta hadii kale wax dhamanaayo ma lahan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 5 місяців тому +10

    Alsheydan waqtigeda wu dhamaday

  • @RuqiyaYacqub
    @RuqiyaYacqub 5 місяців тому +27

    Abdikadir Aya kuleh wey kugu socone marku tabinayo, masha Allah bro codkaga nur Allaha kusaro

    • @ARmohammed1445
      @ARmohammed1445 5 місяців тому +5

      Cabdi casiis afrika ayuu ugu fiicnaa Eebe ha u naxariistee

    • @omarw5124
      @omarw5124 5 місяців тому +2

      @@ARmohammed1445
      Adbuu ufiicnaa balse wuu yare qayli jiray abdqadir ciise ugu degan weliba eraya cajiiba xushaa.. balse cidkasta wuu baranaa yarkaanna wuu baran insha allah

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 5 місяців тому +1

      Cabdicasiis Afrika allaah ha u naxariisto iyo inta xaq darada lagu dilay

    • @fatimahabdifitah9160
      @fatimahabdifitah9160 5 місяців тому

      ​@@ARmohammed1445aa

    • @Birdia423
      @Birdia423 5 місяців тому

      Malaga dhaafay kass maxa ku dhace

  • @MirhaapiBoy
    @MirhaapiBoy 5 місяців тому +1

    Indho adeeg iyo dhiiranaan badanaa bisinkoooo😅

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 5 місяців тому +1

    Lacnad shabaab ilaaheey haku rido, Somali hadaan nahay waa mid shabaab naftiisa u haligo, mid qabyaalad waxwalbo kala ween yihiin iyo mid shisheeye u Adeego, war meeyay Somalinadii magaceen noolaayeey

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 5 місяців тому +6

    Ax walahi qalbigaa ku gubanayo marka aragtid dhalinyaro yaryar oo lasoo qalday oo hadana tiirka lageendono 😢hada waxa kugu sodhacaayo sideey ayaguba ugu raxeestan markey dadka dilayaan 😢😢😢😢

    • @Marianmoha
      @Marianmoha 5 місяців тому +1

      😢😢😢😢😢

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 5 місяців тому

      Dadkeena waxa ay noqdeen dilaa dhalinyarada ayaa Meesha ku baa’baday Ilaahey alshabaab ha inaga qabto.

  • @sayadomar8490
    @sayadomar8490 5 місяців тому +9

    Kusali rasuulka scw ❤

  • @IsmailAbdisalam
    @IsmailAbdisalam 4 місяці тому +1

    Hoobiyaasha aad tuurtaan guriyaasha masaakiinta ku rideysaan inta qof Ee Qof iska hurdaaya aad disheen xisaab male subxanallah

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 5 місяців тому +2

    Hotelki bada lido kuyaalay Ilet wiil saxibtey edo u eh kashaqey jiray ku dhintay kuwaan hala cuno

  • @NaJaHaBdi-g9w
    @NaJaHaBdi-g9w Місяць тому

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته ❤استغفر الله العظيم واتوب اليه ❤

  • @maxamedfaaraxyuusu3034
    @maxamedfaaraxyuusu3034 2 місяці тому

    Habeen iyo dharaar saasaan ubaacsan argagixisada falaagada ah from puntland secuirty force

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 5 місяців тому +1

    Wallaahi waayaab waa dhalinyarada soomaaliyeed oo wadan kooda iyo diintooda difaacilahaa waxaan wax kale baa kadanbeeya

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 4 місяці тому +3

    Ceelasha biyaha dowlada si fiican ha u baaraan waa meesha qaraxyada ugu keydsan yihiin eey kasooqaadaan market is qarxin rabaan

  • @YuusufMuxudiin-gh9ty
    @YuusufMuxudiin-gh9ty 5 місяців тому +22

    Dowladu ha xaliso waxa usabab ah ragaan in ay sidaan wax uqariaan

    • @abzinokant
      @abzinokant 5 місяців тому +5

      Waa madhabka diiniga aha ee dalka ka jira oo la dhaho wahabiya ama salafiya

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 5 місяців тому +2

      ​@@abzinokant jaahil aa tahay salafi nahay waxna ma qarxino jaahil nimada ka baxa

    • @abzinokant
      @abzinokant 5 місяців тому +1

      @@عبداللطيفمحمدمحمود haye demoqradiyada ma islamnimo ba mase gaalnimo ?

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 5 місяців тому +1

      ​@@abzinokanthadba sidaad adigu u dhigato weeye dimuqraadiyada laguu sheegayo.
      Sharciyadaa Ku dhiganeyso Dastuurka hadaa shareecada islaamka ku salayso taasi waa Dimuqraadiya nadiif ah oo xalaal ah.

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 3 місяці тому +1

    Waa ❤caruurtii alshaab xooga kaga qaadeen qoysaska dabadeed la rabeeyey waana soomaalida dabka lagu gurayo inaay is dhameeyaam loo adeegsanayo waar dhaqan celin ha loo sameeyo

  • @husenomar4460
    @husenomar4460 5 місяців тому +4

    Mgca shawab oo dhan Adan .isxaaq ugu bdn

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Місяць тому +1

    Ku..Li.Good..Waa..EaLay

  • @khalidatteye8142
    @khalidatteye8142 4 місяці тому +1

    Waa caruur ka waran 😢

  • @assadabdillahi1461
    @assadabdillahi1461 5 місяців тому +1

    Iskudhex walaaqan waxba kamafahmine in marba qof lawaraysto aya roonanlahayd si loofahmo midkasta macluumadkisa hada mxa lagafahmaya marky laba kalmadod dhahanba midkale aya hadana uboodaysan😡

  • @abdirahmannur2270
    @abdirahmannur2270 5 місяців тому +6

    Second 🤙🤙🤙

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 5 місяців тому +1

    Aanigu waxa aan dhihi laah kuwaan waa lasiraay ee halayska cafiyo waxa aan maqlijiray waagi maxamad siyaad dowladisa waxa laa arkay niman kaaraha dagaalka lagu xiirxiiray ee kaarihi dagaalka ku dhax dhintay ee aqiro daad walaga xiga ee Hala cafiyo raag waa sirmaahe ee halaa dhigo xabsi daa iin Kasi waa fakarkeyga halagu qimeyo ayaaga oo yar yar laa qabsaday waa fahmi kartin halaa cafiyo daadki dhintay Soo naqan mayaan haala cafiyo waa sirmen

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 5 місяців тому +3

    Sidee uga soo gudbaan jakpontiga ciidamada micnaha askarta ayaa la shaqeyso

    • @yayajama1111
      @yayajama1111 5 місяців тому +1

      Waraysiga maad dhagaysan miya garaadka yaa sheegay oo yiri check points askarta jooga lacag bn siina wayna af gartan buu leeyahay askarta xamar joogta 80% alshabab bay la sheeqayan ha amin waliga

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 5 місяців тому

      ​@@yayajama1111aad iyo aad qaadba loo qaada way fasaxayaan, nacalatullaahi calaykum

  • @mahadmaxamed-qf2rd
    @mahadmaxamed-qf2rd 5 місяців тому +4

    Masha Allah wariyaha tabintiisu waa sarreysaa

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 5 місяців тому +2

    Wa is afgarten kuye dadbadan balashaqeya kuwa sogudbiya kow ka ah somali kuwana dhameyey muqdisho

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Місяць тому

    Mashruucaan dhalinyaro leeyska ee laga buunbuuniyo janaalkaan lagu magacaabo SNT maxeey u keeni waayeen Wiilashaas kuwa caqliga ka xaday ama daruufahooda ka faa’iideystay, Shariif Shiikh, Xasan Daahir Aweys, Atam, Roobow iyo kuwa lamida!?
    Shabaab iyo Federaalka labadoodaba waxaa sameeyay Heer Galbeedka/ Mareykanka markaas ayeey Riwaayad noojilaayaan!🤔😱😱

  • @NaJaHaBdi-g9w
    @NaJaHaBdi-g9w Місяць тому

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير ❤لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ❤اللهم اغفر لي ولوالدي وللمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب ❤

  • @NaJaHaBdi-g9w
    @NaJaHaBdi-g9w Місяць тому

    ❤اللهم انصر اخواننا مسلمين في فلسطين 🇵🇸 وفي كل أنحاء 🌎 كله يارب العالمين حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ❤

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 місяців тому +1

    Subxanallah Subxanallah. Illahey hanaga qabto.shayaadiinta muuqata iyo kuwa qarsoin

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 5 місяців тому +2

    Cali nuur maxaa loo qariyay wejigiisa.

  • @cabdiraxmanxasanxasan9126
    @cabdiraxmanxasanxasan9126 5 місяців тому +4

    Gabigood halatoogto

  • @daudali2592
    @daudali2592 5 місяців тому +1

    Lacibka wejigisa la qariyay su aal ayaa katagan tolka waye miyaa?

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 7 днів тому

    Kuligood waa wada from gobol plz reer muqdisho soo galootiga haska celiyanyo xaduudka halga xiro Muqdisho iftoäiinkeeda dhibay balayo idin argtay

  • @kingmohazaofficial2956
    @kingmohazaofficial2956 5 місяців тому

    2020 ileit hotel 🏩 Wllshei faizo ku wayay kuwan cuqubada umada ku dhacday

  • @saidaali412
    @saidaali412 Місяць тому

    Naarta Allaha idin geeyo

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 20 днів тому

    Subxaanalaahi Xaqa Allah n 22:20 agu sugo
    Carurtii somaliyeed waa la marin habaabiyey

  • @NaJaHaBdi-g9w
    @NaJaHaBdi-g9w Місяць тому

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 5 місяців тому

    Argagixisadu waa cadowgeena 1aad dilka dadka waxay uyaqaanan shaqo diintiina way suurad xumeeyeen,halawada toogto dhagarqabayaasha

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Місяць тому

    GARAAD waain meel gaara lagu xidhaa oo loo Adeegsadaa la dagaalanka Argagixisada...🙏
    Waayo aad buu fahansan yahay shaxdooda🙏

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 5 місяців тому +5

    Waa kuwii xamar dadka ku dhameyey Allah maxuu hoobiyo ku soo tuuray xamar nimankaan markii la qabtay xamar waxay noqotay nabad Allah ka qabto dadkaan

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 5 місяців тому +2

    SubxanalaAh subxanalaAh Allow ha na galiin dhiig subxanalaAh

  • @ruqiyaabdisamed1444
    @ruqiyaabdisamed1444 5 місяців тому +2

    War muqdishadu waa meel baday labad ku garab socota mid ayaa masiibooyinkaan ah subxaanalaah Yaa la aaminaa maqaayadii way kaaga horeeyaan hotelkii way kaaga horeeyaan subxaanalaah mida kale meelaha shirku ka dhacayo iyo meelaha baabuurtu marayaan Yaa u sheega ?

  • @MaxamedCabdulaahi-rz7wr
    @MaxamedCabdulaahi-rz7wr 4 місяці тому

    Lkm wilkan finanada misi wata wuba qurux bdn yhy hdd til togasho miyu leyhy😮

  • @saidaali412
    @saidaali412 Місяць тому

    Dabaalo see laguu dhahaa isqarxi kuwa ku dhahaayo isqarxi iyaga may isqarxiyaan qof Muslim see u dileysiin