cidiiii xasuuqa gaysty way iska cadahy anaguna wxnu u haysnaaaa dhamaaan reer konfureed makala qadayNo dad kyga waaa Geesiyiiin Gabi ahaanpa way rideeeen dawladi wakhtiga talinysy
Asc allah shaahitu basncahaa maslintii iis Aragon ayey ahayd illahay calaamo idinka idi selina waxay dheheen isaaq baa waxan samaynaya I now that day tuug tuug dhaley isaga io maskax bay ahaayeen
FARIIN REER ISAAQ IWAXAA WAAJID IDINKU TAHSY IN AAD HORKEENTAAN DADKA IBRAAHIM BARRE SHEEGEY WAA REER WAQOIYI KORKEENTAAN TB AMA YUTUBI A.M.SALDHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO
Kolay qof kastaa wuu arki wixii uu geystay here ore hereafter. lkn Waxaan Allah uga baryayaa dadkayagaa la laayay inuu u naxariisto. S/land Allah ha noo barakeeyo somalia Allah nabad ha siiyo. no aflagaado
@@gedefletv6049 XASUUQ KA DHACAY DILA WAXAY FAQASHTII MORGAN KU DHILSHAY ILLA 3500 OO QIF OO SHUCIB REER MIYI IYO TUULA-JOOG AHAA OO U DHALSHAY BEESHA ISAAQ. KALSHAALE KAMA DHICIN XASUUQE WAA BEEN ABUUR IYO BORIBAGAANDHE AAN RAAD LAHAYN OO AY ALLIFEEN HADHAAGII FAQASH.
Waa xasuuq aan wali la ilaawi karin lana dafiri karin oo cid gaara loogu talagalay in la xasuuqo waayo dhamaan dadka xeebta jasiira lagu laayey waxay ahaayeen dhamaantood dad isku wada hayba oo aan wax dambi ah laheyn
Canjeex hadalkiisa been baan u arkaa dhiigyacab in uu qariyo danbigiisana waa fududahay lkn Waxaan ku farxsanahay in Uujoogo Ilahay oon la sirikarin lana dafirikarin isaaq in lagu layay meelkasta waarun kadib markaan arkay warbixino badan markaa waxa la inaga rabaa in aan garabsiino qof kasta oo muslim ah oo dulman Ilahay ha u naxariisto intuudilay hana oga gooyo xaqoodo akhiro iyo aduunkaba amiin
Kan dulmiga lagu dilay allaah ayaa u aaraya Aakhiro waa la horkeenayaa, waa lawaydiinayaa, sababta ay ku dilaan, cadaabta iyo janada waxa allaah uu u samaystay waa tan oo kale.
Qofku inuu been sheegayo iyo inuu run sheegayo waxa laga gartaa indhaha, ninkani waa xariif wuxuu soo xidhay, muraayad, okiyaale si aan beentiisa loo fahmin
ANIGU MAARKAAN MIISAMEYSEY FIIRSHEEY CANJEEX MA DILIN WUXUU SOO BANDHIGEY ASKARTA ISAAQ MSGACOODA SHEEGEY FASTIN KU SOVOTO RERR ISAAQ SOO BANDHIGA SSKARTA UU SHEEGEY UMIISTA ALLE WAXA KA HORRYA ARAGTID SOO DHIGS
khalad baad fahamtay. Canjeex ayaa u yeedhay wariyaha si uu u baahiyo mowqifkiisa. Raggii dilkan amray ama fuliyey Daarood uun bay ahaayeen. Waxba cid kale ha xagxagan.
all i want to say wixi dhacay dhaca past is history to us very proud and glad my people live peace and happy now ... i care less somalia and what happen to them now ama is indho tira somaliyee ama cayatamo Isaaq manta isga somali waxa sheegta ugu sareeya marka get loss we have everything Alhamdulillah waxa dib u dhacay oo kale maa jiro nin isaaq oo sii dhayaal ku dhimaanya ama somali nin sheegta dili karo maa jirto isku washa somaliyee waligiina hagaagi maysaaan wale cuz waligiin dafiira
looool that type of mentality aint gona make u reach anywer ethopians occupy your berbera seas an u wanna talk down on other somali brothers somalis will always be downgraded if u downgrade each other is not like the whitemen kno wat tribe is which sooner ppl realize that somalis should stick together right now somalis are divided into sum football league an is conquerd by ethopians kenyans americans british an is funny wen i see ppl hating each other cause the politicians are all frendz is the masses that hate each other an that is ther plan an u somalis jumped right into the hole they all gettin paid they dnt care bout you........you feel me b peace out one love to all somalis i dont care bout tribe

Waar qoladiinan copyrightka videogan lihi ka saara heesta jaceylka ee aad ku soo gababeyseen waayo maxaa isku keenay hees jacayla iyo dad la xasuuqay inaan meel iskugu keeno
Gari Ilaahaybay taqaannaa ee ninkaasi wuu is barraxay oo bankuu is dhigay ee ninkii caddayn ku hayow soo bandhig, haddii kale ninkan ha la iska dhaafo oo dulmiga ha laga daayo.
12:26. Adeerkeey Somalida kale Kamuusan duwaneen-ne, Kuligood Allaha U danbi dhaafo. Nin la Amrayna Dhib baa U yaal. Kii Qabiil wax kudilayna, Waa Cawaanoo, Allaha Qaluubtooda dhaqo.
Adeer aad baad u mahadsantahay saamaxna waad iga tahay si fiican baad maraga u furtay lkn maslax ka hadhi mayno dhago bacayrna hala soo cadeeyo inuu noolyahay in kale
wax ku farxsana hay umadii xasuuqi intaa leega loo geystay horumarka ay masnta kaga horeeyso somalia
cidiiii xasuuqa gaysty way iska cadahy anaguna wxnu u haysnaaaa dhamaaan reer konfureed makala qadayNo dad kyga waaa Geesiyiiin Gabi ahaanpa way rideeeen dawladi wakhtiga talinysy
Suuf alookii
Cigaal muuse
Biixi khaniis
1994
Soowtuu
Hargaysa duqaynayay
Nigis alool
We never forgot what happened that black days anniversary of the massacre on July 1989 and tonight is July 2022 almost is 33 years ago 👍🌷
Canjeex dunidan waan ka tagaynaa walaal....hadaan isaaq nahay waxba kuu qabsan maynee aakhiro ayaan ogaan doonaa wixii dadkaa laayay
A tip: you can watch series on Flixzone. Been using them for watching loads of movies lately.
@Francis Braden yup, I have been watching on flixzone} for years myself :D
salamu calaykum waxaan ku la talinlahaa canjeex hadiii uu run sheegayo waxa wanaagsan in uu hargaysa tago oo isugu yeedho ragii uu siiidayay
Canjeexoow soomaaliya kuumakala haridoonto waxaad soomaalilaan ugeeysatay adiga iyo caruutadaba soomaaliya ayaankugusugeey naa in taad agoon iyo goblan ka dhitay baanu garab taagannahay in sha allaah
aniga hadaan xiligaas dowlada aan kujirilahaa dadka iyo dalka wixii kala qaybinaya waan laynlahaa canjaax adaar noolow ninragah oo wadaniah🇸🇴
waaaaa dhab xasuuqa waxaa fuliyey canjeex habeeenka amarkana maslax ayaaaa lahaaa
ilahay doqon kuuma jibiyo ilayn kaama kacaysa ee waraysi xumaa wuxu muxuu ahaa sida nagaha ayuu u waraysanayaa
Xasuuq isir beegsi reer sheekh isaxaaq ayuu ahaa
Asc allah shaahitu basncahaa maslintii iis Aragon ayey ahayd illahay calaamo idinka idi selina waxay dheheen isaaq baa waxan samaynaya I now that day tuug tuug dhaley isaga io maskax bay ahaayeen
Allahu akbar hadii Alle aduunka unagu xisaabiyo bal kawarama Allow noo danbi dhaaf
Jasiiro waxii aad kasameeysay annigaa nool oo marqaati ka ahaa xasuuso gabadhii lagu yiri issaaq maaha ee aad deeysay waa run issaaq maahi lkn waa garabkeeyga mana illaawi doono hilbahayga xàsuuqii aad ugeeysatay
Ma goob joog ayaad ahayd
adiga aakhiradaada uun ku dadaal wll, alle ha ku liibaanee
canjeex caadi mahan samir alaha kasiiyo waa run samir alaha idinka siiyo
FARIIN REER ISAAQ IWAXAA WAAJID IDINKU TAHSY IN AAD HORKEENTAAN DADKA IBRAAHIM BARRE SHEEGEY WAA REER WAQOIYI KORKEENTAAN TB AMA YUTUBI A.M.SALDHINGAANI CIDA LEH KA SOO JEEDKA SAFARADA USA SHINGAANI MUQDISHO
Maxaa loo haystaa canjeex sawkan jooga morgan iyo dafle, halaraadiyo dafle iyo morgan.
Alla karti badnaayaa intaanu dalku burburin. Hadana waa shimbir. Isaga iyo wixii siyaad bare la shaqaynayey reerkay rabaan ha ahaadeene baa burburiyey dalka.
Waanu aargoosan cuqubadii aad gashena waa idin hayaa faqashey
Waataa #MUQDISHO Ololaysa
Allh haydiinku wadee
Waxaan daawanaya AYGAA CNJEX
2020
Dhiladi ku dhashy was hada faqsh raadineysho kuwa lascaanood iyo garoowe aye joogaan faqshata muqdisho saati dowlada aye ku heesteen
hadaa kahadhaan anaan kahadhayn oo uga hadhaayn caruurtuu laayey canjeex aljazira 1989.
Kolay qof kastaa wuu arki wixii uu geystay here ore hereafter. lkn Waxaan Allah uga baryayaa dadkayagaa la laayay inuu u naxariisto. S/land Allah ha noo barakeeyo somalia Allah nabad ha siiyo. no aflagaado
masuul wayn oo nabadoona. kuma. aqaano. bro....aqoona. kuuma. lihi. lkn. hadalkaaaga. isoo. jiitay. tnkz bro...
Sowda huno u wlcom...
Wixii dhintay Samir iyo iimaan allaha inaga siiyo
Sidaan waxba Ku heli maynee
Af qashuushlayaalow imisaad xaasuuqdeen teer iyo Samaan hore
Waa runtis isaq ban ahay raga u sheegayo way wada socden jananada morgan bu ka tagay
namuu jid bixin dilaaga canjeex.
Yaa meel igu tusa
Canjeexan
Moorgan iyo waxa ka nool faqashtaaa faqashtu dhashay.
DAFIRAADDA IYO INDHA-CADDAYNTA AYAA KA SII XANUUN BADAN XASUUQII UU GAYSTAY DHAGAR-QABE GACAN-KU-DHIIGLEH CANJEEX.
ILLAAHAY HA KA ABAALMARIYO DHAGARTA IYO XASUUQA UU GAYSTAY, AAMIIN.
Waxa u leyahay Ma jogin Goobta Dadka lagu Dilay Hadana Barawun Laguma Layne e Qoriba lagu Dilay
Xasuuqii jaziira waa ariin aad u murugo badan, wax ilaawi karo maaha.
Xansuuqii kalshaale iyo dila waa laba arimood oo murugo badan wax la ilaawi karo maaha
@@gedefletv6049
XASUUQ KA DHACAY DILA WAXAY FAQASHTII MORGAN KU DHILSHAY ILLA 3500 OO QIF OO SHUCIB REER MIYI IYO TUULA-JOOG AHAA OO U DHALSHAY BEESHA ISAAQ.
KALSHAALE KAMA DHICIN XASUUQE WAA BEEN ABUUR IYO BORIBAGAANDHE AAN RAAD LAHAYN OO AY ALLIFEEN HADHAAGII FAQASH.
@@ahmedgellah3050 waxaan kuu sheegayaa waxaan kaa gadmayn shirka hala iman baroor walba buulkeedaa og hadii dadkii kaa dhintay ku dhibayaan dadka kalena dadkii aad ka layseen way dhibayaan hadii laydin yiraahdo waxbaad disheen waad muraaradilaacaysaan miyaa dila iyo qaxoontigii absame kalshaale qoriheere dogoble. Xudun intaba dadkaad ku xansuuqday waa qoranyihiin waana lagugula xisaabtamayaa waxaa kaloo la ogyahay intaad tuilooyinkiina gubtaan xiligii dawlada rag caan ahna aad si mishina ku dishaan idinkoo dadka kicinaya ayaad tiraahdaan dawladaa idin laysay taana waa la ogyahay
Ilaahay waxba Kama qarsoona
Ninkan waxan dawadaya 2011 hargeisa maantana waa mbale uganda 2020
What he is
Dhiig yacab , Allow qabo wixii falkaa geystey
Waa xasuuq aan wali la ilaawi karin lana dafiri karin oo cid gaara loogu talagalay in la xasuuqo waayo dhamaan dadka xeebta jasiira lagu laayey waxay ahaayeen dhamaantood dad isku wada hayba oo aan wax dambi ah laheyn
Canjeex hadalkiisa been baan u arkaa dhiigyacab in uu qariyo danbigiisana waa fududahay lkn Waxaan ku farxsanahay in Uujoogo Ilahay oon la sirikarin lana dafirikarin isaaq in lagu layay meelkasta waarun kadib markaan arkay warbixino badan markaa waxa la inaga rabaa in aan garabsiino qof kasta oo muslim ah oo dulman Ilahay ha u naxariisto intuudilay hana oga gooyo xaqoodo akhiro iyo aduunkaba amiin
Canjeeexo aniga hadlkaaga waa i marey madaam janaano meehsa marayeen waayis qariyeen waxaan filiyaa waa shirqool adiga lagu dhigey oo xataa daka marka la ururinyaayey agu yadhi Canjeex baa na soo direy
Goor aanu qabano canjeex waanu qaban
Ibraahin umada halaga khabto allloow umadada ka qabo dhagar qaba yaasha
Kan dulmiga lagu dilay allaah ayaa u aaraya
Aakhiro waa la horkeenayaa, waa lawaydiinayaa, sababta ay ku dilaan, cadaabta iyo janada waxa allaah uu u samaystay waa tan oo kale.
Sax wll 🥰
ilaahayba aakhiro kaajirin daalin yahow
ilahay waxba kama Qarsona
kuwi kamasulhaha ee hawl galka
sameyay alle ifka & akhiraba masibo hakurido
Qofku inuu been sheegayo iyo inuu run sheegayo waxa laga gartaa indhaha, ninkani waa xariif wuxuu soo xidhay, muraayad, okiyaale si aan beentiisa loo fahmin
Maslax siyaad Barre ayaa amerka bixiyey, Waana uu noolyahy
Canjeex waa dilaay Somali badan soobireeyey
Gacan ku dhiigle canjeex
Gacan ku dhiigle Canjeex. lacnatuAllahi calayk.
hadii nafta alle ii dayo kan maydkiisa xabasha wan kasoo saarayaa wlhi eeyda ayaan siinayaa isha alllhg
Dhaga bacayrna mise kiinu idiinma muuqdo hhhh
hooyaadaa was canjeexow
1989 hargeysaa laybadalay kulahaaa, 1989 yaaa hargeysa joogay oo laguu badalay, mise inaaad dadkii waqooyi joogay ee laxasuuqayay ayaaad ka qayb qaadanaysay
ANIGU MAARKAAN MIISAMEYSEY FIIRSHEEY CANJEEX MA DILIN WUXUU SOO BANDHIGEY ASKARTA ISAAQ MSGACOODA SHEEGEY FASTIN KU SOVOTO RERR ISAAQ SOO BANDHIGA SSKARTA UU SHEEGEY UMIISTA ALLE WAXA KA HORRYA ARAGTID SOO DHIGS
1989 -90kii Hargeisa waxa joogay Ciidamadii faqashta markay dadkii daganaa badhna xasuuqeen badhna laayeen .waxay ahayd xero dagaal ninkaana waxaa loogu bedelay in uu ku dhinto ama lagu dilo.
Xasuuqii ka dhacey jasiira
.Somalia.
Arrintaanimal waa mid fool xuun.
Keliye taliye siyad iyo jahiilinta la shaqeysan keliye taliye siyad bare
Iyo wixii baaiileyn ummaddi
Waxaba haka meer meerin runta maanta hadaad iska moosto biri Allaah maxaad ku odhon dadkaad layseen Allahii abuuray ayaa kusu aalaya
isaaq waa caqliga umada afka somaliga kuhadla haday xanaaqaana xaga kale ayay karogaan waxay rabaan
Sxb fanka naga yaree. Sheekhal maxad kaga duwantahay ama majeerteen
@@musekhadir4233 waxaanu kaga dowanahay beenta iyo xasadka iyo fitnada umadaha kulama dhaqano.
Faana maahe waa dhaqanka aanu leenahay.
Zaki Show walaal waa runtaa caqliga badan buu ku nacay saas buu kulaynayey .odeygii dambiilaha ahaa e dhintay iyo qabiilkiisa. Waxaa kaliya e hortood wax fahma isaaq bey ahaayeen. Lkn waxa isaaqa xamar joogay jaajuusi jirey dhulbahante ayagaa guryaha farta ku fiiqijirey.
ILAAHAY ha u NAXARIISTO inankaagii sbir iyo iimaan ILAAHAY ha kaa siiyo. Kan wax waraysanayaa waa bilaa naxariis
Ilhan Hassan fuck you 100 nin habeen qashay markasad ledahay inankaagi
kolay cid walba allah ayaa laxisaabtami hadday daacad katahay wuxuu sheegay dee dambi malaha oo nin aan dambiile ahayn.hadii uuse wax dilay isagay utaal aakharaana kahoraysa
Caanjeex shaqo qaran ayaad qabatay good job. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Siilkii hooyadaa good job
Ninka wariyahay ah waa rufiyaan doonaya inuu umada isku diro,Hoow shaas markeey dhexeysay waan joogay wuxuuna ahaa kacdoon looga soo horjeeday Xukuumada,
Kkkķ ilahay kabaq mad joogine
Hortayda ayuu ninku cararay oo waan arkayay, hadii uu meesha joogay qayb ayuu ka ahaa
Amar dowlad wa qadasho
Waxan dawanaya 7/1/2021 wllhi Somaliland allahba uhiiliyay ee cadow baa cunay faqash baa ruugtay wax umeysan reban Allah miyeysan Allah iyo yomka danbe kabaqeyn wllhi anigoo ah gabar reer galmudug ah hadana marwalba baaris ban kusameya xasuqyadi Somaliland insh Allah wax walba wayno muqdan ee Somaliland guul wakaa xaqiini feraha kadilace allow kuma farxene naga dulqad musibada ay no horseden
Sidokale
Wiilkiisana raadkii aabihisuu raacay waaruntis saleeban ayaa nolosha kusoqabtay asagoo dad mata xasuuqayo
Faqashtuba
Isaaq ayay
Ahayd
Markaa
Canjeexna
Way iskaga
Dhegsanyiin
kan wariye ma aha. ee qabiil baa ka dhawaaqaya ee ma aha qof xaqiiq raadinaya
khalad baad fahamtay. Canjeex ayaa u yeedhay wariyaha si uu u baahiyo mowqifkiisa. Raggii dilkan amray ama fuliyey Daarood uun bay ahaayeen. Waxba cid kale ha xagxagan.
Sahra Abdulle
hoyadabu qabilku waza na zual cadiyu waydinaya marexan marexan dhalay faqazh
Muxuu. Kawareysanayaa. Jaahilkan. Mareexaan. Eedarajada. Laiska. Siin. Jirey.
Walaaaaahi uu is baraxay ninkani tolkayoowe raadsada cidii ina laysay.
all i want to say wixi dhacay dhaca past is history to us very proud and glad my people live peace and happy now ... i care less somalia and what happen to them now ama is indho tira somaliyee ama cayatamo Isaaq manta isga somali waxa sheegta ugu sareeya marka get loss we have everything Alhamdulillah waxa dib u dhacay oo kale maa jiro nin isaaq oo sii dhayaal ku dhimaanya ama somali nin sheegta dili karo maa jirto isku washa somaliyee waligiina hagaagi maysaaan wale cuz waligiin dafiira
looool that type of mentality aint gona make u reach anywer ethopians occupy your berbera seas an u wanna talk down on other somali brothers somalis will always be downgraded if u downgrade each other is not like the whitemen kno wat tribe is which sooner ppl realize that somalis should stick together right now somalis are divided into sum football league an is conquerd by ethopians kenyans americans british an is funny wen i see ppl hating each other cause the politicians are all frendz is the masses that hate each other an that is ther plan an u somalis jumped right into the hole they all gettin paid they dnt care bout you........you feel me b peace out one love to all somalis i dont care bout tribe
looool that type of mentality aint gona make u reach anywer ethopians occupy your berbera seas an u wanna talk down on other somali brothers somalis will always be downgraded if u downgrade each other is not like the whitemen kno wat tribe is which sooner ppl realize that somalis should stick together right now somalis are divided into sum football league an is conquerd by ethopians kenyans americans british an is funny wen i see ppl hating each other cause the politicians are all frendz is the masses that hate each other an that is ther plan an u somalis jumped right into the hole they all gettin paid they dnt care bout you........you feel me b peace out one love to all somalis i dont care bout tribe
war waxaa naga daayoo imisa.ayaad isaaq dishay 2000 maxaa kasareyaa cadabti baan kugu ducaunay amiin
Muna Mohamed aamiin
Muna Mohamed aamiin aamiin 100
@@hodancsmn7466 intii snm xansuuqday xagee lagu qorayaa naayaa
Alle ka baqa wll
General canjeex wuxuu madexweyne siyaad bare intuu u tagay ku yiri
Jaaale siyaad nimankan goriga shimbirileysa ah wata ee hawiye USC aniga ii fasax waan afuufayaa hal diyaarad iyo 2 madfac baan ku dhufanayaa buulo tokiyo ayey taag taagan yihiine
General Canjeex wuxuu ahaa Heroes geesi geesi dhalay
Jaale siyaad wuxuu ku jawaabay war anigu cid dambe xasuugi maayo
Siyaad Xayawan buu ahaa oday isku daadatay buu ahaa hadii uu General cajeex maqli lahaa Somali maantay
Nabad bay noo ahaan lahayd
Hawiye habar gidir iyo abgaal wadanka ma burburin laheyn
Somaliland ma jirteen waxa la oran lahaa gobalka waqooyi galbeed
Usc h/gidir qoriga suuga iyo dhashiikaha wadatey siliga xuduudka kenya somalia tagtey xagee ku maqnaa ninkan markaas iyo afwayne sheegayso kaalay lax dhashiike noo saar
@@abdullahigargar1047 WAKAAS CAQLIGA FAQASHTU FUTADA AYUU ILAHAY MASKAXDA KAGA RAKIBAY
Caayili waa maxay,,,?
We never even forgot and forgot give what this people did, they face juice one day inshallah
Hargayisa hayimado maxakamda
Waar qoladiinan copyrightka videogan lihi ka saara heesta jaceylka ee aad ku soo gababeyseen waayo maxaa isku keenay hees jacayla iyo dad la xasuuqay inaan meel iskugu keeno
kkkk
Hees maaha waa iidooroow gar qaado oo iga xidha garqaatoo fahandee eesh qiyaasak
Ninkii wax xasuuqa xisab ba ale dartiis hortala inkir ama hainkirin
In la idin waso baa fiicneed waliba
Maslax see you ln hargeysa if you are a man.
Meeshaa waan joogay. Sida ay wax u socdeena aad baan ula socdey qaybna waan ka ahaa dadkii banaanbaxayey iyo waliba kuwii abaabulayey. Dawladna laguma rideyne wadaado la xidhxidhey ayaa loo mudaharaadayey.
Gari Ilaahaybay taqaannaa ee ninkaasi wuu is barraxay oo bankuu is dhigay ee ninkii caddayn ku hayow soo bandhig, haddii kale ninkan ha la iska dhaafo oo dulmiga ha laga daayo.
Mudaharaadkaa ka dhacay masaajidkii sh.ali yusuf. 14july jimco. 1989kii goob joogbaan u'ahaa dadkuna waxay qaadayeen edeb daradooda qasiido ah muslin & mareexaan. Waana maalintaan qaatay go'aana inaan katashado somalia.
Ma nooshahay hadda?
Muslin iyo mareexaan😂
ninkaan hadalkiisa waa miisaaman yahay wuxuuna u egyahay sax, sababtoo ah hadalka sida uu isu dabadhigay waxaad moodaa in uu isleeyahay
Waa godob aan hadhayn oo aanu ku leenahay cadawga Somaliland shacbigada ku dilay Somalia Muqdisho
XOOLAHAN BALEE NINKA WARAYSANAYA MA MAXAKAMAD BAA WAAR CIDWALBA CID BAY DISHAY XAARAAN YOOW
Wlhi gar buu ku hadlya kornaky canjeex waan la wan jalyaa
Waa la weydiinayaa nin weliba wuxuu geystay
aygii qabyaaladaystaa ahaa ee dadka xasuuqay
12:26.
Adeerkeey Somalida kale Kamuusan duwaneen-ne, Kuligood Allaha U danbi dhaafo. Nin la Amrayna Dhib baa U yaal.
Kii Qabiil wax kudilayna, Waa Cawaanoo, Allaha Qaluubtooda dhaqo.
Dhaga bacayr Alle Ha U Naxariisto Reer Xasan Deer Soo Muu ahayn
Maxamed cabdi yuusuf ka xildhibaanka ka ah somalia horena raiisal wasaare usoo noqday halaga daawadsiiyo waraysigan waa kii dafirayay xasuuqaase
Subxaanallah ilaahay hasooqabto aamiin yaarabi
Waa halkeey dhibtii Somsli 14 kii arday xeebtii Jasiira iyo korneel Canjeex
Dadka isaaq ee jaziira laguxasuuqe waxaa xasuuqe waa mareexaan waxba Hawiye hatirin Duqaan waxboo qarinaayaa
وشهد شاهد من اهلها
Killers will be put under the court of law.Justice for the victims of Jazeria beach in Mogadishu Domslia.
Kan wariye maaha qabil iyo balaya kadhex guxeysa
Xadiithkaa mana maqlin
waxaan la yaaabanahay ninkanu dadka beeen wuuu usheegi karaaa lkn ilaaahay hortiiisa muxuuu ka odhanayaa tolow
Adeer 12 nin oo isaaqa ayaa xasuuqay majeerteen baragihii ku sumeeyey guryahooda miino geliye kumaankum qof dilay waa nala laayey
faqash waa dad aaad u xun lkn aakhiritan kiii waaa la riday dawladi af wayne Gaaal kii wayna
rag baad ka hadashay Adaa delay amarka ka bixintiisa iyo kii gacanta. haystayaal Waa same
Asc wll anigaa markhaati ku ah ninkan in u ahaa ninkii dadkaa lagu dilay jasiira kii guryaha kala baxay yahay ee illa Soo xiriira
hhhhh gacan baan ka jabnaa kuye
tolaaay halkaan buu coldoon isagoo somali libaan ahay kunnen heesaya sawir kaga soo qaadeen
Mahmed somali qadhmuune ilaaheybaa waxa dila dhameeya utaanga ayaa ku urtey ilaahey kasokow iidoorbaa iskakaaleh ximaar waaxid
Asc wixii dhacay haleska iloobo
gesi gesi dhalay xasuuq wixi ka hor yimada viva
Kkkkkkkkkk cadi matihid
Kkkkkkkkk nin rag ah. Baciid raganimada Waa ku caan.
Adeer aad baad u mahadsantahay saamaxna waad iga tahay si fiican baad maraga u furtay lkn maslax ka hadhi mayno dhago bacayrna hala soo cadeeyo inuu noolyahay in kale
Yusuf Ali Soomaali oo idil idinkaa qaba ee maad kahadashaan dilkaasna idinka iyo Hawiyaa kadambeeyay.
Dhaga bacayr guriveel ayyaa lagu dilay 1990
@@ubahdahraan5946 hawiye rayidbuu ahaa muxuu wax dilaa iyagaaba dhagabacay beebe ku xasuuqayay intii aan ladilin
@@dulmadoobedulmidiid4655 waa runta qiil bey uradine hawiye isaaq ba dharka dowlada lagu xasuqey taasi cidi mog malaha wall
cidkasta Oo isaaq ah may hadlaynin
DADKA IBRAAHIM BARRE SHEEGEY TV ANA YUTUBI SOO SAARA 20 QOFOOD REER WAQOIYI OO CIIDAN AH SHEEGEY A.M.SALIM
Ninkan waxa ka muuqata inuu dembiile buura ah yahay waayo taliskii ayuu difaacayaa!.Ta kale wuxuu sheegay inuu xidhiidh toos lalahaa Maslax .
Wuxuu dheegay inuu hawsha ku jira!
waar miyeynu ilaaweynaa faqash iyo isu tagtaga federal somali.