Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #XusuusOnline, Wareysiga Sareeye Guuo Axmed Saleebaan Dafle waxaa qaaday wariye C/raxmaan Xudeyfi waqtigana ciriiri ayuu ahaa suurto galna ma aheyn in dhamaan su'aalihii loo qorsheeyey la weydiiyo waqtiga oo yaraa dartii

КОМЕНТАРІ • 607

  • @AbdifatahYuusuf-dg8ru
    @AbdifatahYuusuf-dg8ru Місяць тому +4

    Legend Axmed Saleebaan Cabdalle "Dafle" Raxmatullaahi Calayka yaa cammu❤

  • @cumarislaw
    @cumarislaw 2 роки тому +9

    dambiilihii ugu weynaa taariikhda soomaalida marka laga yimaado maxamed siyaad dafle waan ka xumahay wariyuhu inuusan waxba kala soconin taariikhda soomaaliyeed

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому +1

      Bal noo sheeg dambiyada, ma Ethiobian ayuu soo geliyay Somalia! Ma Somalia ayuu kala jaray! Ma dagaaldii sokeeye ayuu ka qayb galay!

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 4 роки тому +13

    Cawo IYO Ayaan badanaa anoo indho
    Ku saara dafloow waslad waslad Baan kuu jarayaa from burco

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 4 роки тому +1

      Beenaale walee baadan dafle waslad waslad ujari karin iidoor forqal iidoor

    • @hudayfibrahim37
      @hudayfibrahim37 4 роки тому +1

      Waad arki doontaa indhahaago shan ah inaan maxkamad soo taago oo AAN xukumo dirirna waad I taqaan inaan dhamac ku leefsiinayo fulow

    • @drs.nabiha7917
      @drs.nabiha7917 2 роки тому +1

      Hargeysa ayuuba yimid kawaran hee

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому +1

      Ninkan marka Isaaqu aadayaan Siyaad Bare isagay sii kaxaysan jireen, iyagaana dhalay, Gurigiisana Isaaqa ayaa dadka gayn jiray! Dhulbahante wax ale iyo wax uu u qabtay ma jirto, waa ragii, airbortska, dekedaha, warshadaha u dhisayay Isaaq! Markaa u soo hanjab abaalkiisaa ahaa!!

    • @zamadoonshucayb1616
      @zamadoonshucayb1616 7 місяців тому

      Ma awooda

  • @moharuun635
    @moharuun635 Рік тому +5

    11 years ka dib ban daawanaya
    Jaalle ahmed saleban dafle alle raali kaa noqoy waa astaamaha iyo dadkii noo suurto galiyay qarankani inuu sharaf ku dhex yeesho dunidan
    Kaliya u fiirso mudo dhowr iyo soddon sanno ah ma qaadan jinsiyad shisheeye sababtuna waxa uu ku sheegay muwaadin somaliyed ayaan ahay jinsiyad kalena ma jecli aan tayda ahayn 😢

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Рік тому

      sxb daarood wadani sheegto 2023 soo dhamaatay dafle waa gacan kudhiigle Afweyne ku xasuuqay shacabka isaaq iyo hawiye.. anaga shalay madhalan midakale passport ma qaadan iyo midow jeexjeexay shekadas farmaajo kufashilmee filin cusub la imow

    • @user-ko9dp7np9x
      @user-ko9dp7np9x Рік тому +1

      ​@@TimaWeynne hooyadaa siilkeedii baa gacan ki dhiigle ah!
      Annagaa idin xabaalnay immikana idin xabaalaynna maxaad ka baddali kartaa? Soomaali daarood baa u talin ama waa la kala tagi sidaa niyadda ku hay.

    • @user-iz4tc3kh5q
      @user-iz4tc3kh5q 7 місяців тому

      ​@@user-ko9dp7np9x wiligin talin meeysaan

  • @ilyaasmaxamuud8473
    @ilyaasmaxamuud8473 3 роки тому +8

    Ninkaan wixii uu dulmi iyo xadgudub wadankiisa iyo dadkiisa uu ugeestay wax la sookoobi karo maahan sida eey sheegeen dadkii la soo shaqeeyay waqtigiisii oo la wareestay. Hadana wuxuu ku leeyahay wadani ayaan ahay.

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому +1

      Wax la shaqeeyay Gaafoow ayaan maqlay oo amaanaya!, Intuu hayay nabadsugidana wadanku heersare ayuu ahaa, maalintii laga qaaday ayay dhulka gashay!

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 9 років тому +15

    Nin wax waraysanayaa, uma bisla arimaha waraysiga. Hadalka waa la sugaa inta qofku dhamaysanayo hadalkiisa

  • @vmgeek7931
    @vmgeek7931 2 роки тому +4

    Ninkan waa nin dambiile wallahi aqiiro wax badan baa sugayo

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Місяць тому

    mashalah cimiri dheer adeer ayaan ku rajaynaaya.

  • @GARSAME
    @GARSAME 12 років тому +3

    Geesi weeyaan ninkani wixii uu qabtayna waa muuqataa , waxa un wax laga sheegi Kari lahaa haddii wax wanaagsan ka dambayn lahaa runtii Dabacadnimo badan ayaa ka muuqata iyo wadaniyad wixii ay qabteen nimankaasi waa marag ma doonto sidoo kale wixii ka xumaaday way muuqataa laakiin inaysan ula kac u yeelin baa iska cad
    Ilaahow soomaali irid khayr qabta u fur
    Amiin aamiin

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 роки тому +2

    Waa gacan ku dhiigle mudan inla ciqaabo lagana jaro dambigii uu geestay hadii aduunka eysan dhicina aakhiro aayey ka horeysaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому +1

    Tuug waa ragii Afweyne beenta u sheegay Ee Ku idhi ( isaaq waa qabiil yar oo waan dhameyn karnas)

  • @mohamoudmohamed1011
    @mohamoudmohamed1011 2 роки тому +7

    Asc Ahmed suleiman Abdalle(Dafle)Ilaahay Ha Ku Xifdiyo.Insha Allah.Aaaameeeen

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 3 роки тому +5

    Axmed Saleebaan Dafle 😆❤️😍 laaandheere dhulbahante oo Darwiish ah alle ha ku xafido ❤️❤️❤️

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 років тому +7

    cadaab baan kuugu duceeyay adiga iyo kuwii kula midka ahaa ee culimo iyo caamaba dhameeyay ilaax meel xun ku gee aamiin

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому +1

      ASAL CABDALE SACIID adiga lagu cadaabye ka jeedi afkaaga uraya mudanahan halyeygan siilaanyo oo mingiste soo diray daba dhilif amxaaro ahaa maad aragtid

  • @ShakirEssaArtist
    @ShakirEssaArtist 3 роки тому +2

    Nacalutalah caleek bal waxan wariyaha isku sheegaya eega baastar
    Marba suaal bakhti ah buu waydiinayaa
    Inuu iska aamusa ayay ahayd
    Oo dhagaysto gen dafle

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 2 роки тому

      Dafle waa imno xaaran dalka isaga iyo sodogii Afwayne Barre ayaa burburiyay

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 4 роки тому +11

    Adeer buu ii yahay laakiin waxaan ku nacay xasuuqii uu ku sameeyay reer abtigii

    • @cadadleyNews
      @cadadleyNews 4 роки тому

      ❤❤Awoow baan u ahay lkiin anigu waan waamaxay illaahay dartii

    • @mA-ts2gp
      @mA-ts2gp 4 роки тому

      Adeer hoyada ha ku nicin garac batahaye. Ader nacas yahow

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      inaadeer maxaad u danbaabaysaa xaguu Ku xansuuqay reer abtigii

    • @infaymousson7426
      @infaymousson7426 4 роки тому

      @@gedefletv6049 inaadeer ilaahay baa wax og

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      Goormuu reer abtigii xansuuqay idinkuse intee tolkii xansuuqaday

  • @axmedcilmimaashaaalaahguul9684
    @axmedcilmimaashaaalaahguul9684 5 років тому +6

    Geesi ayuu ahaa waxaa garanaya da dayda iyo wixii kawayn waayo hadii ladhaamo maxaa dawlad loo samaynwaayay by axmed seexanwaa

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 років тому +5

    San.1994. anoo ka'tahriibaya assab oo areterea ah. ayaan malin booqosho utegay aqal cajiiba oo uu ina s.dafle geleyey assab waxyaabaha cajiibka ah ee aan ku arkay aqalka waxaa ka mid ahaa waxaan la'kulmay inan uu dhalay inan saleebaan dafle oo aan laga garan awoowgii alhaj. mohamed siyaad bare. naxariistii jano illaah haka waraabiyee.

    • @salanahmed1364
      @salanahmed1364 6 років тому

      omar pk Afweyne ayaad naxaris u doon-dooneysa waatii Ale cadaabey beri hore

    • @ahmedabdi4842
      @ahmedabdi4842 4 роки тому +1

      @@salanahmed1364
      Cadaab iyo janno adiga waxba laga waydiin maayo . Naftaadan yaree basaasan badbaadso .
      Waa iga talo.

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 2 роки тому

      Cadabta Eebbe haku fogeeyo gaalkii Afwayne Barre

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 3 роки тому +3

    Ina Dafle wuxuu ka mid ahaa 21 kii mujrim ee inqilaabka sameeyey diktatarada iyo xasuuqana sharciyeeyey wuxuu ahaa madaxii NSS ta sirdoonka ee dadka layn jiray, guryahooda kala soo bixi jiray.

    • @ahmedismail201
      @ahmedismail201 2 роки тому

      Waa doqon isaga iyo sodagii intey wanaagi diideen ayey hadana baxsadeen. Fuley, fuley dhaley.

  • @siciidxuseensucuudi9750
    @siciidxuseensucuudi9750 9 років тому +2

    waan ka aamusey wuxuu wanaag abtey allah aa ka abaal marinaaya wuxuu gef geystana allah aa ka xisaabinaaya ceyda iyo xumaantana halintu heyska dhaafto

  • @SarahthMohamed
    @SarahthMohamed 4 роки тому +6

    Dadkii buu khakadkii saarayaa . Alaahu akbar. Qofku hadaanu qofku khaladkiisa qiran walee qof jira maha. Ilaahey baa ku xisaabin walee

    • @haweyaisse6988
      @haweyaisse6988 2 роки тому +1

      Waa runtaa ninkan anagaa dacwad u heysano aabahay ayuu dilay waliba jirkiisa googoyey car muqdisho ha yimaado baastarja

    • @fenomenofootball589
      @fenomenofootball589 Рік тому

      Waxaa lagaa yabaa asagaa imuu Allah kagaa dhowyahee. Adigaa xisabtadaa ku mashquul

  • @hodanroble5337
    @hodanroble5337 4 роки тому +5

    Adeer guulayso wadaniwadanidhalay. Mashalah mashalah soomaalinimadu wa middhiigeena kutalaalan Alahayoow kaladanbayn iyo ixtiraam Qayrqaba nasiii Amiiiiiin

    • @TimaWeynne
      @TimaWeynne Рік тому +1

      dadkii umada somaliyeed xasuuqay inta adeer guuleyso kuhaysid adna Daarood in Qax lagu salido Xaad kudiidi

  • @user-horo
    @user-horo 5 років тому +5

    Ilaahay kumasaamaxo if iyo aakhirana aduunkana waadigaa kudhamaystay duurjoognimo iyo khaatumo xumo aakhirana kuwaad disheen ama dulunteen ama uhorseedeen dhibaatooyin kala duwanna malinka aakhiro way kuutaalaa

    • @yahyebashir2661
      @yahyebashir2661 4 роки тому +3

      Libax libaxdhaley ayaathay sxb oo cadalada kahadley waa dulmiile wayn iyo gacankudhiigle umad badan xabaalnololiyay ayagoonool

  • @AliA-my5im
    @AliA-my5im 2 роки тому +1

    Wariye dameer ah oon xirfad laheyn weeye. Waa Nin qofka uu wareeysanayo aan garaneyn wuxuu geeystey ee danbi ah waxba kama uusan weeydiin sababtu waa aqoon la’aanta heeysata dameerkaas rati abgaal

  • @ahmedmahamed4299
    @ahmedmahamed4299 10 років тому +7

    xaqiiqdii waxbadanbaa ka qaldan weriyaha waxaan odhan lahaa fadlan soo baro sharciyada saxaafadda

    • @haweyaisse6988
      @haweyaisse6988 2 роки тому

      Wariyaha ninka uu nin caadiya nooga dhiigayo waa dhiigya cab inqilaabkii gabeyre iyo aabahay in uu hawiye iliobay buu moidaa kaakiin taariiqda uu aabahay ku dilay baa banaaka imaaneyso kan waa dhiigya cab

  • @akrammohamed64
    @akrammohamed64 3 роки тому +3

    8year kadib dawanaya videowga wa qofkii igu horeeyay ee an arko qaladkisa qaata allow ku dhow

  • @mideeyeoffcial3876
    @mideeyeoffcial3876 6 років тому +9

    Wariyihii ugu xumaa aan abid arko waa bila aqoon

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Рік тому +3

    Inkaar qabe dad qal ahaa.

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 роки тому +1

    Axmed ssleebasn dafle ilaahay janadii fsedsws alle hakuugu bishaareeyo
    Insha allah khaatumo alle hakuugu dilo

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 6 років тому +7

    Dafle maaha ee waa INA DAFLE

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    General Salaad Gabayre yaa dilay? Cabdalla Maxamed Faadil ma badbaadin. Wiilkiisa Allaha u Naxariisto Siyaad Axmed Dafle isku galaas aa aheeyn

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Рік тому

    Ninku Wareysi xumaa.. Waa weriye aakhir saban

  • @guledgeedi8221
    @guledgeedi8221 8 років тому +7

    waa danbiile
    gacan ku dhiigle ah
    oo sharciga in lasoo taago ay ahayd
    allah ayaa xisaabin doona danbiile
    ina dafle

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 5 років тому

      Orod cawri wax kaga tar waa danbiile xoolow yaa kacaankii idinkaga badnaa

    • @faadumoahmedabdulahi3706
      @faadumoahmedabdulahi3706 4 роки тому +1

      Waa wadani soomaliyeed kuwii dawlada dumiyey baa denbiila yaal ah

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 років тому +4

    Quruxdiisii må lumin dafle

    • @najaxahmed867
      @najaxahmed867 2 роки тому +1

      Umad buu dhulka lasimey laakiin ilahay baa kadanneeya qofwalba

  • @bulaxamar4446
    @bulaxamar4446 6 років тому +6

    Golaha saroow raali ahaada ee soo noqda waana idin duceyneynaa

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 9 років тому

    MNSHA ALLAAH SAREEYE GUUTO COLL AHMED SULEIMAN DAFLE
    walee adi iyo ragaagiiba ragbay ahaayeen saa soomaalidan manta adduunka
    oodhami utaag waayey ayaad idinkoo 5 qof ah utaag hesheeen oo maamusheen oo caqligooda,maskaxdooda,maankooda,iyo midnimadooda meel uwada jeediseeen allow idiiin naxariiso adi iyo ragaagiii waayo waayo talin jiray aamiin aamiin aamiin.

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 4 роки тому +1

    Ninkaan waa ninkii majeerteenka xasuuqay oo yiri maalkooda iyo dhiigoda wuu banaanyahay waxuu xasuuq u gaystay dad badan oo maato ah ilaahaybaa kaala xisaabtami doono kolay aakhiro war baa kuu yaala

  • @alixamse46
    @alixamse46 4 роки тому

    Alle ha idinka amaal mariyo dhibka aad umada ugu sabab noqoteen aakhiro iyo aduunba

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 Місяць тому

    Maanta waxa jooga kuwo xafaado maamulaya oo dhacaya guryihii dawlada dhisanaya maalintaas ma jirin sayid bare guuri xaata ma lahayeen kuwa maanta joogana waa tajiriin.

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 7 років тому +3

    Gacan kudhiigle dafle

  • @mohamedguti5837
    @mohamedguti5837 Рік тому +1

    Wareysiga Wuxu Xiiso Lahan Laha HanooLato Okale Uu Waresto Si Taarikh Badan Aan Ogeyn In MaqaLno Wuxu Wareysana Wariyaha Qof Siyaasada Wadanka Xil Muhiim Kaso Qabtay Hadana Su aaalo Muhiim Ma Uusan Weydin 🙈 Aaasasihi Sirdonka Ayan Kamid Aha Ayu Kudhahay Mxa Uweydin Weysay Dilalka Sarakisha La Togtay Dagaalka 1977 Kadib Mxa Uweydin Weysay Ragi Kale Inqilabka Waday Qabka Lagu Ogaday Mxa Loo Togtay HanooLato In Uu Waresto Ficned

  • @ustaadabdirahman
    @ustaadabdirahman 12 років тому +1

    maasha allah waa siyaasi sare oo soomalinimadu ku weyntahay no matter waxay sameeyeen oo khalad ah maadaama qofku uu khaladkiisa qirsanyahay waa biniaadam sax ah,nimankan wixii khalad ah ay galeen waxaa qariyay khladaadkii ka danbeeyey ee dalka loo geystay midakale haduu dalku macno yeelanayo iyaga la'aantood waa la arki lahaa,ilaahay hanoo badiyo siyaasiyiinta somalinimadu ku weyntahay alle haku daayo adna wixii khalad aad gashayna soomali hadaanu nahay kaa cafinay,allena hakaa cafiyo

  • @jamacshrf3028
    @jamacshrf3028 6 років тому +2

    Dhamaan Kacanka intii u shaqeyneyse kuli way qaldanayeen ,lakiin ogaada QASAB
    bey aheed in loo shaqeeyo. Wa taariiqh loo bahnaa in la maro si eeyn mardambe ugu noqon Insha'allah.
    Fadlan horey eega dib ha fiirinina.
    Guul Somalia.

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 років тому +2

    Tuugti iyo danbilayashi umada masakiinta iyo culumada layay isaga sida wax u galay iyo kuwi la midka ahaaba xayawanimadi ad samaysen wa laydin kala xisabtami dona akhiro iyo aduunba wana la iska jaraya goor ay ahatoba tuug yahay qacan ku dhiiglayasha aha wa la idinla xisabtamaya ee bal cawaqibka aynu eegno iminka waxad samaysen waxba ha ka baroranine dhiblad kenten aya ka badan waxad qabaten dawladi ugu xuma ee dadka af somaliga ku hadla ayad ahaydeen xita isticmarki idinka ka darna 100%

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 3 роки тому +4

    Ilaahay cimriga haku dhereyo adero qaali sarayo guuto Ahmed saleban dafle Darwiish Darwiish dhalay 🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪

  • @xarago1960
    @xarago1960 12 років тому +16

    I wish xudayfi stops jumping to diferent question before Mr dafle answers question. It is unfortunate that our TV interviewers not trained. But any way thanks Mr dafle for your bravery talking points. U indeed were a greatest Somali patriot. Guulayso

    • @ismailabubakar8876
      @ismailabubakar8876 2 роки тому

      Isku fikrad ayaan ka nahay ninkaan xudayfi ah kama shaween karo tv ga qaranka

    • @OnpointSoccerhighlights
      @OnpointSoccerhighlights 2 роки тому +1

      Ma somali baad lahadlaysaa mise ajanib? Dhaqanka iskasax

    • @msszagalissa8258
      @msszagalissa8258 2 роки тому

      Kkkkk xarweyne afweyne ayuuu naag ka qabay wa tuug dad ka lasyey

  • @ugaasomohammed8589
    @ugaasomohammed8589 4 роки тому +1

    Adeerkay Ahmed Suleiman Abdala ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo

    • @yaakcon
      @yaakcon 3 роки тому

      Gen. Galaal waxa uu yiri adeerka naagaha ayuu soo rufiyaani jiray.

  • @madhaafaanmedia6213
    @madhaafaanmedia6213 4 роки тому +1

    Dafle Waxa lagu Xasuusan doona dilkii 1972 ee sarakisha kii culimada 1975. Layntii Raydkii Majerteen 1978 iyo Ololihii isku dayga Dabargoynta besha Isaaq oo socday 1977 ilaa 1991.
    waxan jecla inu Gen Caydiid waswaslad u jarjaro marki u xamar soo galay markas oo u dirqi ugu baxsaday. Dhiigyacab aakhira kaa horaysa

  • @nuurulislam2479
    @nuurulislam2479 5 років тому +3

    Libaax Darwish Ah Oo Neceb Somali Diidka Kana mid Ahaa Shantii Golaha Sare Ee dalka

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 6 років тому +7

    shaqo wanaagsan ayuu qabtay Mudane Dafle , cimri dheer allaha siiyo

    • @r.o.c_3
      @r.o.c_3 Рік тому +1

      cuqubaday somali ka galeen waatan maanta daarood haysato ee meelkaste adoomo ku eh

    • @Leone-Di-Guerra
      @Leone-Di-Guerra Рік тому

      radio hargeysa maa kuu sheegay beentaas

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 9 місяців тому +1

    Isaaq isn't easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Qabyaaladda weligeed ee shaqeeyn jirtay

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 років тому +5

    Danbi aad u xun ragii galay buu ka mid ahaa....waa ragii burburka ka masuulka ahaaa

  • @yaakcon
    @yaakcon 3 роки тому

    Axmed Dufle wax uu qabtay iska daayee wixii jiray uun bay burburiyeen. Axmed Dufle Yes man uu buu ahaa.

  • @hasaanmyself3075
    @hasaanmyself3075 6 років тому +2

    Hassan Yussuf
    Mr. Ahmed Saleeban Dafle is admitting the truth.Overstaying in power destroyed many African countries including Somalia.

    • @countcryptonite
      @countcryptonite 2 роки тому

      Thats true if there was a quick transition we wouldn’t be in war for so long

  • @abdi1005
    @abdi1005 4 роки тому +6

    Waa dambiile wayn oo wadankii soo baabi’yey culimadii laayey. Dadka ayuu bassasi jiray. Haddii soomaalinimo laga talinayo waa raga loo baahan yahay in maxkamad la saaro oo lala xisaabtamo.

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 3 роки тому

      Ha naaclayso doqon ilaahay mada arkayay marku wax laynayay

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 років тому +5

    Muwaadin Somaliyeed qaali ah

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 років тому +7

    Rageed waa tahay janada usareysa allaha ku siiyo 🇸🇴💕

  • @BashGuevara
    @BashGuevara 11 років тому +5

    Jira oo joogo Reer Shiikh Isaaq libaaxyo libaaxyo dhaleen, maanta odayaasheeni iyo mujaahidiinteeni dhulkoodi ayey nabad iyo bash bash ku joogaan oo dhulkoodi oo xor ah ayey markay wakhtigooda gaadho nafta kaga baxdaa oo lagu aasaa, waa u jeedaan hadhaagii faqshta in ay qurbaha ku silcayaan ina Dafle maanta dhul uusan lahayn ayuu caydh ku qaataa, god bless SNM heroes god bless Somaliland !!

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 6 років тому

      Bashiiros Guevara adeer isaaqow in daffle dhib maleh kuwii hooyadiin asaayta u saaray sool sanaag cayn jooga maxaa afka waxa kaga qaadi maydkaga aasan kari wayday

    • @muniranur303
      @muniranur303 6 років тому

      Ilaa garo dhulbahantoo dhammi xaqiiq waa faqash. Daaroodka faqashta hai ha iska hadhadleen.

    • @Xoghaye.
      @Xoghaye. 5 років тому

      Ader laascnod ba lagu asaya haday tiisa nqoty bal car wakaase wa ninka hadal yiraah idoor

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 років тому +2

    Ilaahay janadii ha wada geeyo janadii kacaankii iyo dawladdii

    • @ahmedsalaad3013
      @ahmedsalaad3013 Рік тому +1

      Ilaahay janayn maayo walee muxuu denbi galay

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim Місяць тому

      Ma dhiig islaam ayaa jano lagu gala koley ilaahay buu leeyahay

  • @MohamedOmar-sg1yn
    @MohamedOmar-sg1yn 7 років тому +11

    14:20 aduunyada inaan laga dhargeyn ayaa ii cadaatay, odaygii soo raaxaystay ayaa hadana beer raba

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodons5863
    @hodons5863 3 роки тому

    Dambigaaga alle ha dhaafo axmed salebaan dafle camii caafimaad waara

  • @SiciidMaxamed-kz6iw
    @SiciidMaxamed-kz6iw Рік тому

    Horeba loo waa, ciilkaambi majiree, Axmed ,,,Nasiibkaa

  • @abukarmurudimumin253
    @abukarmurudimumin253 3 роки тому +1

    Wariyaha qofka madaxda ah waxa la weydiiyaa taariiqda nololeedkiisa ka dib su'aalaha aad rabto mida kale title ka qofka muhiim waye in aad siiso haddii Prof,siyaasi, General ETC waa ka xumahay wallahi!

  • @ibrahimbaaryareabdi175
    @ibrahimbaaryareabdi175 5 років тому

    Alle hakaaga meel baxsho aakhiraa warjiraa

  • @ismailfaarahmohamud4184
    @ismailfaarahmohamud4184 2 роки тому +1

    Dadkaan Dafle uqoraaa nolow iyo jiro waar whi dad wax magarato ah o aan boogaga somalida dib aan uqarin iyo shaqadii kacaanka

  • @OnpointSoccerhighlights
    @OnpointSoccerhighlights 2 роки тому

    Walhi wadani haduu jiro waa ninkan manshallah adeer waan kugu dayanaa inshallah

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 4 роки тому +1

    Waa wareesi wanaagsan, balse waryaha boobsiiska dhaaf oo qof baad SUAAL waydiisey ee kasug jawaabta. (Qofka wax garad leh Waxaa lasiiya waqti)
    Rag waa ragiiiiii hore
    Jazaak'ALLAHU Qeyran Jazaa kuligiin.

  • @Qaawane3
    @Qaawane3 12 років тому +1

    thanks alot mr.Ahmed saleman Abdulla. dafle sida wanaagsan ee aad uga jaawabtay wiilkan yar ee laguu soo diray dhamaan somali way wada ogsoon tahay inaad ha heed shanta golaha dhexe
    ee somalia iyo hilka wanaagsan ee aad u haysay?

  • @mohajr1282
    @mohajr1282 2 роки тому +2

    Xariif waye in maxkamad lagu saaro bu ka baqayaa odayga waa daadki wadanka qaribaay 😔😔

    • @najaxahmed867
      @najaxahmed867 2 роки тому

      Walahay somali hadey dib usoo kacdo beenaale iqora xataa gobolada ilaa somalilantayayada waxaa laga faa ideysanayaa in ethiopia iyo kenya markaa dawladaasi somali god madaw ayey ku rideen

    • @am.b5688
      @am.b5688 Рік тому

      Adeerkaagii Ethiopia soo geliyay Somalia baa kuu sheegay!

  • @mustafad.jibriil325
    @mustafad.jibriil325 3 роки тому +1

    Sow Mahamed Siyaad Barre Wax Umaad Yeedhin Jirin, Waa la Ogyahay M.siyaad Waxaad u Sheegto Xumaan iyo Samaan Ayuu Qaadan Jiray
    Waxaanad ahayd Shakhsiyada Kaliya ee M.siyaad Barre Wajiga ka Fiiqay Ee Xumaanta u Horseeday

  • @hassanyuusuf6176
    @hassanyuusuf6176 4 роки тому +3

    Ina Saleebaan Dafle wuu ku saxsan yahai inuu iraado xukunkii bei dhee reisten oo dhibaato kentay

  • @Leone-Di-Guerra
    @Leone-Di-Guerra 4 роки тому

    Mudane Dafle cimrigiisa Allaha dheereeyo , Alle ka sakoow , amaankii aan haaysanay isagaa u sabab ahaa oo ka shaqeeyn jirey, madax sharaf leh oo u adeegay ummadda soomaaliyeed ayeey ahaayeen

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 місяці тому +1

    EEY EEY DHALAY OO GACAN KU DHIIGLA AH . DALKA IYO DALKIIBA INTAY DUMIYEEN WAAKUWAA FAQASH DHAXANTU YURUB KU DISHAY

  • @MohamedAli-tu4so
    @MohamedAli-tu4so 4 роки тому +20

    Wrong journalist for such important official. Hopefully there are other videos which are satisfactory..

  • @salimnour
    @salimnour 7 років тому +2

    ehlu naar weeye
    dafle

  • @abdulqanidahirismail3677
    @abdulqanidahirismail3677 Рік тому

    Aygaasi dunuubtuu galay if iyo aakhiraba waa eedayaa

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 Рік тому

    Muxuu dhiig jaqay nafa soomaaliyeedna aakhiro u diray iyagoo aan wax denbi ah lahaayn

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 6 років тому +5

    Rabiyow Cadowga Somaliland jabi oo bur-buri Amin

  • @khadarj3347
    @khadarj3347 12 років тому +2

    S/Guuto Ahmed Sulaymaan guulayso. Dalkii aad dhisteen waxaa idiin daba maray SNM, SSDF iyo USC oo Amxaaro soo kiraysatay.
    Faroole oo awelba SSDF ahaa, baa 20 sano ka dib dawlad la'aantii Gaalkacayo gudaheeda ku dilay 40 Muslimiin ah, 100 na u dhaawacay, boqolaal na u bara kiciyey isaga oo raadinayey wadaad Dawladda Ethiopia u dirsatay.

    • @najaxahmed867
      @najaxahmed867 2 роки тому

      Amxaaro ayaa nookaa dhaanta adihuna isqarxis waliba

  • @happysomalifamily9966
    @happysomalifamily9966 4 роки тому +1

    Manshallah adeer

  • @Mooraal0
    @Mooraal0 4 роки тому +1

    Faqashta wali mahadlayaan

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Рік тому

    Gacan ku dhiigle weyn weeye kan ku waraysanayaana waa damiir laawe

  • @mohamedaddow1804
    @mohamedaddow1804 Рік тому

    Ahmed sulayman Cabdalla(Dafle).
    Madaxa nabad sugidda.(12 sano).
    Wasiirka qorshaynta.
    Wasiirka Maaliyadda.
    Xoghaynta xisbiga

  • @hassankhalifa2440
    @hassankhalifa2440 2 роки тому

    Ninkaan waa ragii dalka qaribay meesha xuna dhigay awodii dowlada si qaldan uisticmaalay

  • @baashie
    @baashie 4 роки тому

    Liibaax... Wadani weyn. Alloow ku illaali

  • @xarago1960
    @xarago1960 12 років тому +1

    Thanks hero dafle

  • @abduwelidalel9054
    @abduwelidalel9054 3 роки тому

    Ahmed saleban dafle wuxuu kmid ahaa dadkii dadka nafta u geenay, wuxuu heysty hayadda #NISA

  • @dahir1802
    @dahir1802 Рік тому

    Aakhiro laan dhère lagama yaqan shiikhoow.

  • @abdikani08
    @abdikani08 12 років тому +2

    Ninkaan sidii reer miyigii ayuu wax u waraysanayaa, waa gartay waa gartay waa gartay. Waaxaan oo kale yaa wariye ka dhigtay

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 5 місяців тому

    Wariyahan profession ma aha!!! Jawabta Ma sugayo😂😂😂

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 12 років тому +1

    wuxuu yidhi Dafle anigu waxaan islahaa wax fiican baad qabatay,dowladuna way dadaaleysey,daacadnimaa ka muuqata,wuxuu shabahaa Ismaaciil Mire,Faataxo markuu ii maraan(wuxuu u jeedaa Maxamed Cabdulle) farax dhaqaaqaa.inkastoo aanay ahayn nin da'daasa inaan ka faaloodo,bal idinku magac u bixiya.

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +1

    Dilka adeer General Salaad Gabayre Kadiye Yaa loo qabsanaa?

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +1

    Axmed dafle wadani Somaliyeed

  • @mohamudsahal3369
    @mohamudsahal3369 6 років тому +8

    ninkaan Taariikh buu ka tegay ha xumaato ama ha fiicnaato Nidaamkii wadanka xiligaas ka talinayayna wuu ka shaqaynayay habaarka iyo cayda kadaaya wakhti hore ayay ahayd xiligaaas

    • @ismaaciilahmed7665
      @ismaaciilahmed7665 3 роки тому +1

      Godobtu ka tagay ma nin gacmaha dhiig la galaad daa leedahay

    • @cashawarsame6213
      @cashawarsame6213 2 роки тому +1

      Naarta Jahanama isaga iyo gaalkii Afwayne Barre haku fogeeyo

  • @hasaanmyself3075
    @hasaanmyself3075 6 років тому

    Hassan Yussuf
    Ina Saleebaan Dafle is talking candidly & honestly.

  • @daacadable
    @daacadable 2 роки тому

    Waa raggii dalka ku ciyaaray ee burburiyey dawladii Soomaaliyeed

  • @ahmedibrahimhassanhajiali
    @ahmedibrahimhassanhajiali 4 роки тому +1

    Qab qabiil vs (ama) lid Ku ah dawladnimo, badawnimo baadiye, waayo araglaan hantiwadag, nidaamkii military oo Khalkha Ku dhacay, deer koonfur iyo reer waqooyi oo kala shakiyey waxaas oo is biirsaday oo qabyaalad iyo fara gallon shisheeye ugu wayntahah ayaa burburka ugu wacnaa.

  • @infaymousson7426
    @infaymousson7426 4 роки тому +1

    Maanta waa goblan oo kale cuqubadii ilaahay xagiisuu ka helay oo ma haysto ilma uu dhalay oo u miciinaya waxna waa dhinteen waxna gaalay ka raaceen

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 роки тому

    Walaahi maanta laascaanod waan u raaxo tagaa waxaan kuu soo qaataa nice weekend