Wcs allaha ka badbaadiyo rersiiriya dabinka ay gaalada isbaheysatay ay maleegayaan jabhadana xaq hadey ku taagantahay allaha badbaadiyo hada waxbey qurxinayaan halis walba allaha ka badbaadiyo gaalada mareykan maxa fariisiyey ceelasha shidaalka gidigood waa bililiqa doon ciraaq waxaa burburiyey gaalada isbaheysatay ee rergalbeed mareykan u horeeyo dalalka muslinkaana gidigood saas ayey uburburiravaan inta u dhimman ilaaheyse kama dhigo aamiin
Shacab reer galbeed u ordaya yaa celin kara shacabka qayb bay ka yihin dalkoodu inay burburaan. Dowlad diktaatooriya waxay ka fiicantahay dowlad la aan. Reer ciraaq ayaga baa biiyey wadankoda liibiyana sidoo kale. Anagana waxan ka dhaxalnay dowladeni aan burburinay dhibaato dulinomo qaxaati silic. Ilahay ha usahlo reer filistin iyo syria.
Cabdi xaafid kurdiga waa qasab in lala dagaalo dhanica Syria tusaale waxey watan mabaadii iney wadanka kala jaraan marabaan iney wadanka qeyb ka noqdaan tan labaad turkey duulan ayeey ku yihiin xitaa marnaba nimankas danta wadankas kama shaqeyn doonan waa lagu qasban yahay in mesha laga fogeeyo rag ayaa ku shaqeysanaya
😂😂😂😂 war la wabaa xiise maleh nin ka daaroodow kolba labis yar in taad soo xirato kolba sheeko Aynu ka dharagsan nahay oo Alqaacida,Hay nooga dhigin wax wayn😂😂😂
Aduunkan is xulufesi iyo tiro qoomiyaded aya lagu tashtaa lkn dabinka cadowga umadeena aya daba dhilif xun oo han yar dalkeyna ukala xirteyn inte cudud noqon lahayen alaha naga qabto daba dhilifka 😂
Yaa rabbi muslimiinta u gar gar 🤲🤲
Subax wanaagsan A.hafid
شكرا لك
Insha allah khayr u rajeynayaa
Waa xaqiiqa ilaahay subxaanahu watacaalaa ummada ha,isudumo oo quluubtooda ha,isudumo
Allah sida ey raban galada uma yeelo sey filen allah kayelo
Waa dhab in ay rabaan iney is dillaan oo aysaan nasan Allaha ka qabto
Iney niyad jab kukenan umbey raban
Ilaah madhihim insha allag
Insha
Sax wlhi maskaxdoda ayey kakensatay new century ayaa lajoga falastin xurnimadeda wadadii ey kuheli lahayen waayo
Yaa Allaah ugargaar dhamaan umada muslimiinta oo midee muruqooda iyo maskaxdooda oo kayeel kuwii cadowgooda umidooba oo meel ugasoo wadajeesta Yaa Rabbii.
Wcs allaha ka badbaadiyo rersiiriya dabinka ay gaalada isbaheysatay ay maleegayaan jabhadana xaq hadey ku taagantahay allaha badbaadiyo hada waxbey qurxinayaan halis walba allaha ka badbaadiyo gaalada mareykan maxa fariisiyey ceelasha shidaalka gidigood waa bililiqa doon ciraaq waxaa burburiyey gaalada isbaheysatay ee rergalbeed mareykan u horeeyo dalalka muslinkaana gidigood saas ayey uburburiravaan inta u dhimman ilaaheyse kama dhigo aamiin
Illahay ha ugargaaro cadowgana haka qabto
Waa runtii
Fikirka dhinacyo badan kakeen no negetiv
Wlhi inu waxbana kajirin cabsi in lagaliyo ey raban cilna ey kamaqlayan faraxda musliminta
Jabhada huwan magaca Suniga waxay gogosha usoo xaareen in yuhuuda ay baabi'iso awooda ciidanka Suuriya.
Jabhadaan intey jireen intii yuhuudu ay Gaza xasuuqeysey.
Shacab reer galbeed u ordaya yaa celin kara shacabka qayb bay ka yihin dalkoodu inay burburaan. Dowlad diktaatooriya waxay ka fiicantahay dowlad la aan. Reer ciraaq ayaga baa biiyey wadankoda liibiyana sidoo kale. Anagana waxan ka dhaxalnay dowladeni aan burburinay dhibaato dulinomo qaxaati silic. Ilahay ha usahlo reer filistin iyo syria.
Islam ka Allah mideeyo gaalo wayno tashadeen
Mareykan iyo mujrimiintu iyagaa burburiyey ciraaq,libiya,Syria, Yemen iyo dhamaan dalalka muslimiinta one day insha Allaah kufaarta kofi xun iyo kuwalajira wey udhamaan soon.
Haa inshallah waqtigey jabaayqan aasoodhaow soomaalida mexey kumaahmaahotaa kaadi badale waaloogogol badiyaa
Waa hadal run ah.
Waa ra.yi fiican ninkaasi ameerikaanka ah
Waa.runtii sida uu .u yidhi waa sidii ayrabeen gaalada noocyadeeda ka duwani
Rayiga ninlan waa sax hadii ay jabhad🎉aha taxadiri waayaan
Oo hadii kurdiyiinta gooni goosadkaaa lagu soo dabaalo wada jirka umada reer suuriya mawaxay noqonaysaa dhibaata iyo wax lamaleegay
Taas sax maahan
Dalka nidaaaam ayaaa kaga af genbiyay
Kabacdiina. Nidaaam ayaaa la magacaabay pm cusub
Asiga ayaana howsha wedayaaa
What is happening in syria is different
ALLOW U SIYAADI DAGAALKA?
Cabdi xaafid kurdiga waa qasab in lala dagaalo dhanica Syria tusaale waxey watan mabaadii iney wadanka kala jaraan marabaan iney wadanka qeyb ka noqdaan tan labaad turkey duulan ayeey ku yihiin xitaa marnaba nimankas danta wadankas kama shaqeyn doonan waa lagu qasban yahay in mesha laga fogeeyo rag ayaa ku shaqeysanaya
Waasax
Wa runta haway yemen hiyo sudan Allaaha hougargaro Islam kodan
Reer Suuriya waa iskutoosanyihiin dagaal sokeeye madhicidoono manajito hadda ee waxaa dhibka wada waa Maraykan,kurdigana ayagaa dabada kawada.
Israel 💪💪💪
Iyo cadowga muslimiintuba
Nacadal ilahay Haku ridee wabay ku dhacdee marka layidhaa Isreal ayaa diyarado buburisay warkaa nacab waxay igu tahay xabad ciil ayaa I qabta wallahi
😂😂😂😂 war la wabaa xiise maleh nin ka daaroodow kolba labis yar in taad soo xirato kolba sheeko Aynu ka dharagsan nahay oo Alqaacida,Hay nooga dhigin wax wayn😂😂😂
Ninkaasi run buu sheegay
Wutegey unbad shegtaaa😂😂😂
Ra,yigaasi waa kaalay iska Arag
Mashallh
Nin ree maraykana warkiisa oo la buunbuuniyo kaagama fadhino
Carab yahuud baa xasuuqday intii hadhayna iyagaa isbuburiyay. Sayid Abdalla Hassan ayaa hore u yidhi Calow cayaayilka iga daa carabi waa naage😂
Sx
waxaan filaaa waxaad tahay kuwo lasoo dirsaday eee u shaqeeya bishaaar iyo teamkiisa ceeb ayey kagu tahay ee ama sifiican uga hadal arinta sria ma iska dhaaaf
In siiriya qaadaywadadii dalal baddan qaadeen jamahadahani maanta barigga dhexe Uma baahneen dagaal yuhuudaa waddaii bay ufureen
Aduunkan is xulufesi iyo tiro qoomiyaded aya lagu tashtaa lkn dabinka cadowga umadeena aya daba dhilif xun oo han yar dalkeyna ukala xirteyn inte cudud noqon lahayen alaha naga qabto daba dhilifka 😂
Cxafiid adigu askari ama gaal khamro kadhargey ayaad dadka u soo gudbisqa.
Sheeg cxafiid bashbashda daayoo yaa burburiyey Somalia,Suudaan,Libiya,Ciraaq,Yaman waxaa burburiyey jaalle kabaqeyne.