War Cusub Qaabka Loo fakiyay Bashaar & masoo dhiibi doonaan Ruushka| Daroonkii Beyraqdaar miyaa Axme

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 138

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  22 години тому +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
      @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 21 годину тому +1

      Sxb waanku salaamay salaankadib waa dalweyn oo waxwalba wayjiri karaan insha'Allahu kheyrbaa laakiin dhacay anigu wixii hore waxka.daran ayaabbanka baqayyaa ❤??

    • @shamisofficial1
      @shamisofficial1 3 години тому

      Asc shikh dulmi did wan raba ina barto sida online loga shaqeysto side ley cawini kara

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 22 години тому +6

    Sh dulmi diid caafimaad ma jiraa nin nadiif ah kubeerto laguu saaray wlh waa qoslay iyo waxa aan aan xabsiga ku arag waa kala labo

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 22 години тому +2

      Ninkaas waa jiray qol kaligiis ku qoran

    • @cartanaarr8314
      @cartanaarr8314 20 годин тому +2

      Naagtaagtan wariye ka been badan majro carbta oo dhan ayaa isku raacsan waa action filin 😂😂😂

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 19 годин тому +2

    Sheikh mahadsanid sidaa noola soo socodsiisay wiilki walaalkeen ahaa waa karaysanay illahay khayr hasiiyee

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 22 години тому +4

    Walalaha rer falastin iyo suriya rabi ha u gargaaro inshallah

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 21 годину тому +3

    inta ka rajatay natanayaahu aa u sii dhiman ee allah ha ka qabto aamiin

  • @barwaaqoaadan4172
    @barwaaqoaadan4172 11 годин тому +1

    ماشااللہ اللہ یرحمھم وینصرھم

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 9 годин тому +1

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤🎉

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 9 годин тому

    Yaa alaah 😢😢😢😢 walhi waa xanuun sheqow ilaahow ugar gaar muslimiita maal kasta oo eyjoogaan yaarabi 😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedSodal-l8v
    @MohamedSodal-l8v 8 годин тому +1

    Nasiib wacan Mr dulmi diid 🎉

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 годин тому

    Sheekh waa runtaa ahmed MADOOBE mudo badan ayuu jogaa meesha waana khalad lakiin in xoog ladhaho ayaa lagaaga qaadi waa khaladkale

  • @WOND3RHOY1
    @WOND3RHOY1 22 години тому +1

    Agree with you so much, Qabil
    it’s what destroyed us all 😢

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 22 години тому +4

    dulmidiid waan kusalaamay

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 22 години тому +2

    Allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @sihamsugal6154
    @sihamsugal6154 22 години тому +1

    Ilaahayow waxba kuguma ahee soo dhiiban yaa Rabi🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 16 годин тому +1

    Woow MashAllaah,Ruushka ayaanbo, Uguuraa, Kharashoow waabo dadfiican kkkkkk😊👍

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 22 години тому +2

    rabiyaw reefalastiin baadhiman

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 22 години тому +4

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 16 хвилин тому

    اللهم اعز الإسلام والمسلمین وذل الشرك والمشرکین ودمر أعداٸك أعداءالدین یارب العالمین

  • @ashawooo
    @ashawooo 18 годин тому +1

    illahaya ha cadabo Bishar Asada waa xayawana baabiya umadisa rabi ha ku xayira

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h 15 годин тому

    Xasan president maaha waa safar and ciidamadan wuu ugu tala galay omg 😱🤠🤠🤠😡😡🤠😭😭😭💔💔💔💔🇸🇴😭😭😭😭🙏🏼🤲🏾🇸🇴🫡🇸🇴intii dhimatay dhalinyaraa dhiminmatay dhamaan añlah haw naxariisto insha

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 18 годин тому +1

    😮😮😮😮 oo taasi ma layaabaa diyaaradaha sowtii soomaliand ba lagu garaacaayey😮😮

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 21 годину тому +1

    🥺. .🥺. 🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 21 годину тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 22 години тому +2

    First person 😅😅

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 22 години тому +1

    Waxaan kaa codsanayaa inaad xassan sheekh maxamud waydiisid sababta uu u taageeray doorashadii 2019

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 22 години тому

    Taariikhda noo sheeg warkaaga

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 21 годину тому +1

    Aniga ruushku dagal kii 1977 wuu inagaga baxay

  • @suhurahmednur8656
    @suhurahmednur8656 2 години тому

    Bashar inu soo noqdo malaga yaba ilahay weddkkaa haaa usoo dedewjiyuo isaga iyo fmilkisa

  • @MohamedAhmedjama-x2v
    @MohamedAhmedjama-x2v 22 години тому

    Guuul islaamka dhabta

  • @abdirashidcusmaanhori5638
    @abdirashidcusmaanhori5638 18 годин тому +1

    REER ASAD >> MALAHA DIINBA MAY HAYSAN >> FIRCOON WAY KA DARNAAYEEN >> XISAABI WAY U DAMBAYSAA QUCUBADA AY GAALEEN .

  • @omati2198
    @omati2198 20 годин тому +2

    Ruushku sawkii 1977 Heshiiskii inooga Baxay , eyadoo faa,iidada uu Itoobiya ku Qabay, Teenu kabadnayd ???..!!!!!

  • @snw9257
    @snw9257 21 годину тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢suubxana

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks 21 годину тому

    Ma jerusalem post ayaan daawaneeyna horta!!

  • @ahmedtaabit7218
    @ahmedtaabit7218 21 годину тому

    Sheekhunaa Ruushka sida aad ku sheegtay ma ahan waa khaain diin laawe ah waxaana taas daliil kuugu ah Khiyaanadii uu nagu sameeyey dagaalkii 1977 ma ilowday fadlan Taariikhda dib u akhri Ruushka waa khaain diin laawe ah

  • @ahmedcarlos7077
    @ahmedcarlos7077 22 години тому +4

    Meesha kaliyee dhaliyarada somaliyeed mustaqbal iyo nolal ka heelikaraan. Waa. Dawalada. Ween. Somaliland

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 22 години тому +1

      Somaliland miyaa shaqo taala baahi caadiya waaye 😂😂 somaaliland is not country

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 21 годину тому

    ❤❤❤❤❤

  • @SaedCade
    @SaedCade 20 годин тому

    Maalinta xasan dhiiqo meesha ka baxo ,ogoow qabyaaladii baa meesha ka baxaysa,soomaalina maalintaas baa heshiis ugu horaysa.

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 20 годин тому

    نعم الروس أكثر وفاء من الغرب

  • @shamisofficial1
    @shamisofficial1 3 години тому

    Wlh wan arkay xita wuxu leyahay iftin iftin marka og arkay qoraxda

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 12 годин тому

    Sheekh xabsiyada waxaa ka xannuun baddan qabsashada yahuudu ay qabsanayso dhulka ciraaq sheekh sawirada lama arkayo sawirada ha natusin

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 18 хвилин тому

    Qabyaalada waa qurun lkn xasan sheekhna waa kheyrul mas uul ciidanka somalia iyo shacab weynaha somalia mas uuliyadooda ma qaadi karo taana wey cadahay oo marwalbo fashilka waan aragnaa

  • @aweissoccorro4671
    @aweissoccorro4671 12 годин тому

    DULMIDIIDOW! Xasuuso hadaad Xis leedaha!!! dowladda RUUSHKA, Soomaaliya kaliya ayey ballanta iyo heshiisyada uga baxeen.... (1977 - dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia) waa tey la safteen Ethiopia.

  • @Hhhqol
    @Hhhqol 22 години тому

    Asc dulmidiidow Bishaar wuu tagay ee Boro Boogaan dada reer galbeed ka xa isku daalin

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 21 годину тому

    War wadkiina ka hadal

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 21 годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 22 години тому

    2019 xassan ma dhahin wadanka waa federaal maxaa qaldan

  • @فاطمةعيسى-ع8د
    @فاطمةعيسى-ع8د 20 годин тому

    Waalasheegay shalay diyaarad ku duqeeya budhahay madaxweyne xassan iyagaa diday vidamadu

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 22 години тому

    Xassan waxaa waydiisa 2019 maxuu u taageeray Axmed madoobe intii uu shalay sameeyey ayuu maantay isku doortay

  • @AyaanSuldanSugule
    @AyaanSuldanSugule 6 годин тому

    Ninkaa waa jilaa kubeertada ku hoos jiray

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 22 години тому

    Shiikhow qabyalada ma fiicna Walaahi Somaali nimada hana deeqdo form Muqdisho

  • @AxmednurhassanAbdulahi-n5u
    @AxmednurhassanAbdulahi-n5u 22 години тому

    Allaha kugurido xanuunka Somalia kabogsanwayday ee wareerka loyaqaano war maxaa Allah kaagaga qariyaya sida ay yahuudu ugalayso dhulkii sharfabadaa ee shaam

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk 13 годин тому

    Qabiilka waxaa ku baraya duruufaha iyo waxa uu ku dhaqmayo xasan gur guurte iyo dhaqan xumadiisa

  • @CanabbCilmii
    @CanabbCilmii 21 годину тому

    asc reer galbeetka yuhuud baa hagta yuhuudana Balan malaha sadaas darteet baysan ballan u lahayn mareynkan iyo inta bahda

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 11 годин тому

    Waankaxumahay

  • @abdiwahidabdalle1112
    @abdiwahidabdalle1112 22 години тому

    Aniga waxaan is leeyahay ilaa laga mamnuuco wax layiraado madaxweynaha maamul goboleed oo loo badalo duqa magaalada duqa gobol kaas.. wax hagaaga ma jiraan..

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 22 години тому

    Haa lakiin maxaa loo lahaay xabdigu waa yaryahey, xabsi Hotel maahan sxb lakiin koley xadgudub weyn wey geysteen waana muuqataa

  • @Mohanedalw
    @Mohanedalw 22 години тому

    Wayba ku dhuqaysay walahi oo walaalkay ku dhintay ..oo drone dishay

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 19 годин тому

    Sh. Dulmidiid ha ku mashquulin beenta west tiga ee focus on Israel’s occupation of Syria

  • @FarahDoodi-sp5ve
    @FarahDoodi-sp5ve 15 годин тому

    Wr ma hysid somalia sawtuu kaga baxayv😂

  • @abdirahmanabdi4518
    @abdirahmanabdi4518 9 годин тому

    Askarta intii ka soo jeeday gobolada daroodka ayuu xasan u daadgurayey Jubaland si ay isugu dhintaan.

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 22 години тому

    Axmed madoobe iyo xassan waxaa qaldan xassan shalay maxuu u taageerayey Axmed Madoobe shay isku doortay ayuu maantayna isku doortay

  • @saladomar8670
    @saladomar8670 5 годин тому

    Doranka hawey iska sheeko xariro waayey lamayari in eey samayen maa na dhihi raban doran waayey naga cilma badan cidanka qawarijta

  • @Anthony-j8s3r
    @Anthony-j8s3r 10 годин тому

    Thanks for the analysis! A bit off-topic, but I wanted to ask: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How can I transfer them to Binance?

  • @RoobleYare-id1wj
    @RoobleYare-id1wj 21 годину тому

    Walow adi markasta maxnagatuseesa telephone kale maba la arkaayoo

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 22 години тому

    Marku mareykaku u soo dhiibo netanyahu ba basharna u ruushku soo dhibiya

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 21 годину тому

    Ruushka hantidii suuriya oo dhan ayuu qaatay

  • @Afkar12380
    @Afkar12380 21 годину тому

    8:20 inaga barigii saw kuwii inoo jaray inagoo saaxiib laha oo nidaamkoodii haysana SIYAAD BARRE xilligiisii ee Ethopia la saftay😢😮

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 18 годин тому

    Rushka munafaqiin mahan

  • @samowsharif
    @samowsharif 22 години тому

    Kubeerto ???????

  • @Umuyahya6866
    @Umuyahya6866 20 годин тому +1

    ايحسب أ ن لن يقد ر عليه أ حدا ٠

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 21 годину тому

    Suuriya Waxa ka Dhacay Aduunka kama Dhicin Waa Meel Illaahey Xaaladeda Ogyahay

  • @kaaraa-mardha1977
    @kaaraa-mardha1977 21 годину тому

    Sheekhoow adiga ma aqrisay dastuurka jubbaland iyo maamul goboleedyada?

  • @shahid_hamza
    @shahid_hamza 22 години тому +1

    Wax ka baro siyastulkar walfar سياسة الكر والفر
    Siyaasada ku dhufo oo ka dhaqaaq
    Bashaar al asad waxa lagu riday siyaasada kudhufo kadhaqaaq
    Yuhuudana sidaa iyo si ka fudud ayaa lagu jabin doono bi idnillaah
    Maanta israaiil hadi ay qabsato dimishq
    Bari suuriyaanku waxa ay la wareegayaan qudus iyo talaabiib

  • @Waris668
    @Waris668 4 години тому

    Soomaali maxishoodayaal ilaa xiligaa iscunayaan oo waxba ku heshiinlaayihiin

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 22 години тому

    Qof walba gadh wayn haw malayn sheekh 😂😂😂

    • @maxmuud317
      @maxmuud317 21 годину тому

      Waaa runtii dee qabyaaladu maxay kuu haysaaa..
      Caafimaad miyay ku siisaaa waxa barsho bilaasha maku siiyaan.
      Bal yaaa iisheegi kara waxaynu qabyaalad ku hayno

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 22 години тому

    Wa barnamishkii ee réer galbeedku sameeceyn cadaawada ee dhexdhikeyn shiicada iyo suniyinta siey sharka Israël ee u badbaadiyane

  • @Rakuub
    @Rakuub 22 години тому

    Sheekhow waxan ku modayey nin in dheer garad ah ee cadifad yey ku qadin...
    Cnn xabsiyada israiil waxa ka socda ma so dayso ragba la kufsanaya....syria inay gulaysato Alxhmdulah bun buninta rer galbed yey indhaha ka dadin waxa gaza ka socda.
    Ee ma ta dulmiga ka raliya aya ku wirsanaysa asad oo natanyahu ka daran jogo

    • @ZenapAbdi
      @ZenapAbdi 21 годину тому

      Mala awaal waaye qofkaan maxbuus umaba eka tacdiib kama muuqdo naxariis beena in eey dadka kusoo jiitaan beey rabaan CNN weey iska cadahay in eey riwaayad tahay

  • @maxamed2521
    @maxamed2521 21 годину тому

    Xabsi dhulka hoostisa xita laqooday meel walbo labaaray ayuu dheexjifay mana la’arkin aniga waxay ilatahay sheeko Hollywood ama Bollywood

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 19 годин тому

    Waa been ruushka laftiisaba wuu Ka baxa balamaha siyaad bare ninki dhiiqada galiyay saw ruush mu ahyn

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 8 годин тому

    Amuu askartiii asad yahay oo uu isboojeynayaa😂

  • @guulkutaam8643
    @guulkutaam8643 21 годину тому

    Lkn cuntada intee ka heleyaan.

  • @saynabmdaahir1699
    @saynabmdaahir1699 21 годину тому

    Hadaa ethiopia maxaan iskaga celin waynay

  • @AhmedIbrahim-d9v
    @AhmedIbrahim-d9v 13 годин тому

    Shekhaw adiga laftadaa qabyalada kudhaqma markaa maxaad noshegaysaa cadayntiina waanu haynaa

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 22 години тому

    Xabsiga america 100 dhama yahu kuwan muslim miya

  • @Balidhaye
    @Balidhaye 21 годину тому

    Sheikh bal si fiican u fiirsha ninkaas syrianka waa sheeko la sameeyay ba ay u eeg tahay kow ninka dharkiisa fiirsha waa clean uma eeka qof intaas ku xidhnaa meeshaas labo ninka jidhkiisu qof hada cunto afka ka so qaaday ba uu eeg yahay caqli gall maaha qof 4 beri ka hor meesha lagaga cararay in uu sidaas awood iyo dhalaal u yeesho markaas waa sheeko la sameeyay ba ay ila tahay waayo qofka body language aa ay ka muuqata dhar nadiif ah oo xabad wasakh aan lahayn

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 22 години тому

    wax kalaba soo baxay oo ah ciidanka xasan intu meel dila geeyay bu diyaarad kuduqeyay wa hala baadho wa dembi layaab leh dee jubland guusha way iskasheeganeysa ee ciidanka diyaarad ba lagu xasuuqay

  • @AmalGulaid
    @AmalGulaid 18 годин тому

    naadtaasi tii Falastiin kasoowarami jirtey oo dhulka isaseexin jirtey sow maaha dayuusadu

  • @idilmumin0742
    @idilmumin0742 16 годин тому

    Waxaa n waa filin lajilaayo ee waxa lagu mashqulinaye sada bada loo sixiixo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 22 години тому

    ciidankas xasan ba shirqoolay midakale diyaarada waba dembikale ma dad soomaliyed loo adeegsado

  • @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP
    @Martyr-hero-Yahya-Sinwar-RIP 22 години тому

    Waxaan reer galbedkii palastine hasuqi waxeey iskadigaan wax syria udaneyna ayakoo indaha kajedinaa waxa israel kawada syria iyo gaza.

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 4 години тому

    Drone aan heynaa kulahaaa😅😅😅 been badanaaaa

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 20 годин тому

    Kuxumeen ta CNN ee kawado Syria iyo arsenal leader kooda eey bun buuniyaan

  • @SOMALIAUNEARTHED
    @SOMALIAUNEARTHED 13 годин тому

    maamul gobaleed kasta wuxa uu diyaar u yahey in uu dagaal la galo ciidanka Somalia bad iyo beriba baraha bulshadana waxaa ka socda baddii Somalia waa socotey waa la qaadanayaa sidee wax u jiraan xagee Somali u scotaa

  • @cabdulaahicali11
    @cabdulaahicali11 20 годин тому

    Erdogan xasan sheikh waxu ubahdilay waa dronetiisa uu maqlay in laqabsaday😂😂

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 20 годин тому

    Ninkaas meesha ayagaa sii jiifiyay, cadaaba marka furaha maqashid sanqadhiisa ayaad kacaysaa., mise waa albaab lajabinayo iyo sawaxan. Anoo caadi u daawan ayaa sii garanaya

  • @Desert_flower60
    @Desert_flower60 21 годину тому

    Nacalatullah reer galbeedka wal kaafiriin.

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 22 години тому

    Halkey u midobi lahaceyn islamku cadaawada Israël ee qu heeso caalamka islamka

  • @fatumamohamed5976
    @fatumamohamed5976 21 годину тому

    Shekada cnn wa fake wax la sameeye

  • @soomaaltv2282
    @soomaaltv2282 20 годин тому

    Sh. Don’t sell what’s CNN is selling

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 12 годин тому

    Ruushka maalinti dagaalka Siyaad Barre.iyo itopiya sawki kaga waxay dagaalka ee u dhigay dabinka.waar gaal aamin malaha