السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Sidaan kolba u soo qooraansanayay😂 ayaan daalay Calaa kuli xaal waad mahadsantahay Lkn cuba ka dhig kuuba si aan afkeena u ilaalino
Xabsiyada waxa fiicneyd in dad ka lagu baro diinta ilahey si uu qofka daawooyin ugu baahan nin kaan qisadiisa waa mid aad uxanuun baden runtana ka usheegey inuu xaqdaro ku soo duuley.
Sheekada intii hore waa la dhacsanaa lakiin dhibkaa danbee uu maray waa la murugooday isagoo cadaw inagu so duulay ahaa, casharna waa ka baran karan dhibka ay leedahay maxbuusnimadu
Waa buugii u horeyay ee aan ka dhagaysto 4 qaybood oo xidhiiidh ah wad mahaddsantagay sida qiimaha leh ee aad usoo gudbisay.
Waxan daawanaya sheekadan quruxda badan November 2024 waa sheeko xiise iyo xamaasad gaar ah leh oo cajiib ah oo sawir kaa siinaysa wadan soomaaliya la yidhaahdo oo ciidan xoogan oo Kala danbaynleh😢😢 tolow Dib danbe ma u arki doona.
from diridhabe
Sheekadani waxay ku jeclaysiinaysaa somalinimada wllhi mahadsanid wll 😢
Sheekoyinka sidan ah markan seexanayo ayan jeclahay ❤
Masheegee marka
Mashaa Allah Somalidu waa dad qalbi fiican qof in uu kudilo kugu yimid ayey dhaqaley nayan
Waa sheeko very interesting ah qeybta 1 ilaa 4 dhamaad waa dhameystay masha Allah Mahadsanid Iyo sida quruxda badan oo aad u aqrineysid Mahadsanid sxb noo soo badi sxb
Lkn qeybta kale igu danbeysa soo gali sxb Mahadsanid waan ka waayay bartaada UA-cam
Masha Allah tabarak si queux badan ayaad noogu soo gudbisay oo waliba hadalka waad na deeqsisay shukran si xiiso badan
san u sugayay wan dalay wlh blh thank you sxb
Sorry Waa Mashquul Badanahay I😢😢😢
Waaba ilaahey mahadii hadiiba noosoo dhegtey 😊 noosoo badi muuqaalada dhaadheer 1 hour ah
Waa. 30/1/2024 maba ka daalo inan dhegaysto shekadan hadba Wan kuso ceshta wayo aragnimo aya ka buxdo
Shekadan malinteeda ayee qurxisaY 🫡
Soomaliya ha nolato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wanba sugaye thanks wll ❤❤🇸🇴
Runahanti 😢😢wa sheko iyo qiso qiro leh lakin waxa daremaya in Somalia aad uwanagsan marki lo firiyo ladaqanka maxabuska
Sxp mcn alaha ku darajeeyo bookagta somalida adadeegooda iyo geesinimadooda sidaan oo kale loosoo qoray dhanka kale somalidana dhitooyinka dagaalkaa kala kulmeen buugagta somalida iyo ajaaniibtaba ka qoreen sidaano kale noogu faahfaahi aad ugu mahadsantahay waa film decomentry ah 1saac iLAA halsac iyo bar camal buugi haka yareen ❤🎉
Waad ku mahadsantahay sida quruxda badan eed noogu akhrisay buuga
Sheekada hadhay noo soo boobsii
Thank you Sxb wan ka helay dhaman qaybaha ee noso dhamaystir sheekada
Masha allah ani waxan dhameesteey 1 ilaa 7 lkin waxan jeclakahaa ninka ama buugaan qisidaiisa meeley ku dabeeyso inana ogaado😅😅😅
Magaciisa Google Ka ( Baar Orlando CARDOSO VILLAVICENCIO ) Ayaa La Dhahaa
Woow Eshcalaa Turjumad Thanks Dear Waan sugu kari laa Xalqadn ❤🎉
Zxb aad ayaad u Mahad Santthy zxb noso badi taarikha Langed ayad thy❤
Mhdsanid zxp waa very interesting story
❤intaa sheekadaan u sodiyaarsatay koob kofee ah io kursii dheer io xilii kuhaboon dhageysiga qisadaan❤wan idiin salaamay.qarni joog waa hubaal in aan arkiin sheekonsaan ii sameysay❤.wada jirka io xiisaha qisadaa fariinnkuma soo kobi karo.❤waana ku mahad santhy qadarintaa codsigeena❤wahadaan nahy teams qarni jog❤🌹💚🇸🇴somalia ilohow kasaar qabyalada kunaa bararuji quwadooda io magacooda ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Next Buuga Xiga Waa Buug Sameyn Leh
Aad iyo aad baad u mahadsantahay sx. Sheekadaan 4ta qaybood waan wada dhagaystey runtii waxaad u soo gudbisey si cajiiba thnx
Thnks waa Ibrahim from Burco
Wllo Hargeisa maaha jeelka uu ku xidhnaa waa Mandheere u dhaxeeya Berbera iyo Hargeisa
Mashallah waa taariiqo imbortanti waa jeclahey qisooyinka ka dhaco aduunka iyo bulshada dhexdeeda waayo aragnimo ayey ku kardhineysa aad ayaad mahad santahey hore usoco
Qaybta 5naad soo gali ❤
Insha Allah
❤❤❤ 4 iyo caawa
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Sidaan kolba u soo qooraansanayay😂 ayaan daalay
Calaa kuli xaal waad mahadsantahay
Lkn cuba ka dhig kuuba si aan afkeena u ilaalino
Waa Diyaaaar
Aaas iyo aad baad u mahad san thy dee
Sxb wlhi uma qalantid intaan hab soo jeedin caniib ah m.a❤
Mahadsanid
washko trkhleh mhdsanid wall
Thanks walhi barnssamijyo qurux badanaa wadaa zxp waana jahelay qaybahaan ronaldo carlos😂😂😂
Xabsiyada waxa fiicneyd in dad ka lagu baro diinta ilahey si uu qofka daawooyin ugu baahan nin kaan qisadiisa waa mid aad uxanuun baden runtana ka usheegey inuu xaqdaro ku soo duuley.
Waa lagugu sugay inay kugaraaceen maxaabiistii kibirkii ku keenay hakaa saaro edebtaa lagu barayay😂
375 sadaqo ku baxsana somaliya udira
@QarniJoog102
Aad bd ugu mahadsantahay sxb shaqada wacan iyo hal-abuurka sare ee aad leedahay.
Waxaan kgu dhiirri gelin lahaa sxb Taxanaha xiga inaad inooka dhigto Buugga (Long Walk to Freedom) oo ah autobiography uu qoray NELSON MANDELA, waa buug cajiib ah oo qisooyinkaasoo kale ku duuganyihiin runtii.
Sxb Mahadsanid Hadi Aan Noolahay Waa Diyaar Tan Kale Bugagta Nuucaas Ah Ila Soo Socodsii
Buugaagta Cajiibka Ah Oo Nuucaas Ah Ila Wadaaga Sxb Iyo Dadka Sidaas Wax U Aqriyaba
@@QarniJoog102mahadsanid sxb, waa kaaga mahadcelinayaa tixgelintaada iyo dedaalkaaga. Mar walba waa ku garab taagannahay mudane. Alle haku sharfo.
Intaa hadda ila dawanays 2024 jan 9
Thank you
You're welcome
Mahadsanid mudane noo wad dadaalka
Saaxiib part 5 la soo dhaqso inta aanan
Ka xiiso dhicin 💯✅
Cawa Insha Allah
Aad baad ugu mahadsantahay dedaalkaaga wayn sxb . Waxaan kaa sugnaaba waa qaybta 5aad & sida ugu dhakhsaha badan. Mahadsanid sxb.
Part 5 aaway wll
Sheekadu xiisada badanaa
Keep going zhp qli
Inkastoo uu helay wuxuu kasoo doontay dalkeena hadana wuu ixtiraamay .... waxaan leeyahay Gracias
Shuucyadii 1977 Jenbiga U Furtay Somaliya Ayaa Inagu Soo Dirtay Orlando Cardoso Iyo Kuuba Naas Dheerta
Codsi hadhihin azgari waa askari waad mahadsantahay
INSHA ALLAH
Gorma ayuu qoray buugaan orlando cardoso
Bilowga Buuga Ayey Ku Xusantahay Soo Bixitanksa
Mahadsanid qaybta xigta nogu soo dhakhso ustad,
Wlhy shekadan qabta 1 kowad ilaa qabta afarad sobadi zxb
Saaxiib buugaan dhamaan sheekooyinkiisa nooo dhamay mahadsanid
Qarni joog, waan ku salaamay adiga iyo saaxiibada kale ku xidhan page-kaagan ilaa imisa qaybood oo kale ayaa hadhay?
2 Ama Sedax Mid Caawa Ayaan Isku Dayaa Wakhtigana Waa Igu Yaryahay
Txz pro❤
Thank you brother, ❤❤❤
Welcome!
noo soo dhaqsi qeybta xigta hdii alle idmo
Sheekada intii hore waa la dhacsanaa lakiin dhibkaa danbee uu maray waa la murugooday isagoo cadaw inagu so duulay ahaa, casharna waa ka baran karan dhibka ay leedahay maxbuusnimadu
Wad Qalbi jilcanthy
@@QarniJoog102 niow saasa qalbigaa ku dhagaxa laygu dacaayadeeya😅
Noo soo badi❤
Part 5 aaway hee
Keep going
1 moowduuc tixane ka dhig si qofku ugu raaxeeysto lkn 2 ama 3 hadaad isku garab wado xiisaha ayaa yaraanaa sxb
Qaybta 5 aad Please 🙏Please
Wax Yar Kadib Insha Allah
waa sheeko la yaab leh
In padan ayaan zugayay qaptan takalana hanagu raajin
Book wa radiyey qasli $375 dollars
Qeebta 5 shanad away
Waa So Wadnaa
wcs bro
Part 5
Sxb qaybtii kale sugeeynaa please
Waa Mashquulay Haben Dambe Insha Allah
Cajiib
Hada wuuba kibray xadgudub io waxbuuba ka sheekaynayaa😂
Qaybtii shanaad meeday
Sheekadaan sida uu u qoray duuliyaha lkn😮
Q5aad soo gali
Waa Diyaar Koleyba Idinka Jawi Degan Ayaad Ku Daawaneysaane Anseh¿
bro waan sugaynaa away part 5
⌛️⏳️
Maasha Allah
no soobadi❤bro
Masha allah
Away qaybtii 5 iyo ninkii cuba naso dheer laga so qabtay meshu ku danbeyay ban sugaynaa so dhaqso 😂
Caawa Insha Allah
Asc
Wcs
Qaybtii shanaad Aaway Dee ?
Cawaa Insha Allah Dhanka Somalia fiidki
Qeybtii 5 ayaan ka sugeynaa
Mashquul Walahi
Meel xaraaead badan bay noga go,day sheekada
Part5 laso dhaqso😢
Insha Allah Waqtigaba Ciriiri Igu Ah
Sabuun laaann
Xabad Lux Ah Waa Iska Anfacee
😅😅😅 wlhi waa calool xumooday😭😭😭
Hadyad fiican baa loo keenay
Waayab in waxla iswediyo maxumee maxaa hade kuso aadiyey in laga sheekeyo kuuba iyo 1977 .mala dhihi karaa waa qorshe siyaasadet oo logaso horjedo hishiska dolade Somalia iyo kuuba waa macqol kkkkkkk
HAMBALYO AKHII 8K subscribe
Adiga maxaa ku keenay 😂😂😂
No te equivoques en nuestro país. 🇸🇴
2025 ya dawanaya 😂
Qeebta 5naad an ka sugona
Bal Waayahay
War saa xiib kusooder qeebtiikale
Beentoodi muxuuuyiri nadaafada kufiicanahay somali baakaga fiicnaadey nadaafada waa kuxunyihin Auu buugiisa kuxusey eey dhaqankiisaaba sidaasa, Somalia reer halberd kutiirsanes Ethiopians kumatiirsaneen war ninja beenbadana man in la dilo ayey aheyd Nuuh aad beenta ee somali kubahdiley😡😡
Wuxuu dhahay Somalia rer barigii way isku dhacen reer galbeedkii ay ku dhawadena wax tageera kamay helin waa sax
Askarigan siwacan ayuu qisadan u quran,
adna si qurixbad ayaad u soo tebisey mahad sanid
Masha Allah