Waxa la odhan kara mucjasadi fanka somaliyeed so marta Wa al Ustaad xasan Aden samater Wlhi wa legend Kuwii xata cidlo bu kaga tagey Hibo eebo ku siiyay ban ku dhaafey arinta xasan Wa ano from Saylac awdal ah
It was a good time!! Samater was on the stage Singing with somali songs Plu some ladies who had.admired hassan's songs.farmajo also wan enjoying with the songs. (Farmajo)was working very hard cos he loves his nation.
Soomali waan jeclahay. Dadkeyga waa iskugu key kid. Qabiil waxaa iiga qiima weyn soomaalinimo iyo qaranimo, laakiin waxaan ka xumahay, soomaali badankeed iney qabiil ka doorteen qananimo! Ilaahow soomaali ku hanuuni inay dalkooda ka hor mariyaan qabiil, aamiin!
💯🥺
Amiin Ya Allah! Qabika waan xannuun aan dawoo laheyn! Qalbi jab mooye wax kale ma'lahan
Ilaaheey hakuu naxariisto maamo Nakruuma amin. Ilaaheey ha xafido dadkeena cimri dheer iyo caafimaad allah siiyo. Dowladnimada waxay tahay ayagaa yaqaan ❤️
Ilhay miyuu jiraa huno
amin
Eedadey Fadumo Cali Nakruma Ilahayow ku naxaristo Amiin ya Allah. Hassan Adan samatar Ilahayow cimri dheer iyo cibaado suuban ku sii Amiin Viva 🥰🥰🥰
When did nakruma died I didn't hear at all
@@fatumaahmed4718 she died during COVID pandemic about 2 years ago
@@hodansaciid8706 thank you my sister.
Wwwfmoww😊
Awemyaxxxsbilaaaixsoole
Masha allah fanaankii weynaaa ee Xasan aadan samatar (baashi) allow cimrigiisa dheeree. Waa inaan ilaashanaaa hanti qaran weeye walahi❤️❤️
Dad baa dacayad ka fidinaya ka dhigeyn nin qabiil lkn xasanow eedan waa fanan qaran cimriga alle haku dhereyo
Mohamed Mohamud maya wlh xasan faanan qabil mahan
Ninkii dantiina fuliya qaranimo iyo wadaninimo leh
Miisaanka aad wax saartan reer adeerow baaba qabiil ah , adeerkaa ila caay adeerkey ila amaan waaye miisaanku ninkiiyeela waa wadani ninki diida waa qaran dumis , la ogaa taa heys ceebeyninna xassanna adeerkaa buu kula amaanay
Munjat Said 😄😄😄
Munjat Said cidaan saas waaye wixii amaano xaarmaajo waa wadani 😆😄😃😂wadani waxaan u nacay nabar iyo naxdin
Wadani Somali Xasan aadan I send you love from UK and aax yaa wadan big love for you xxx
Guul somali
@@salimmohamed6947 l.
@@fawziafoz2862 ok thk
Inta Hassan Adan Samatar tageersan like ta 👍 ha igala baqeeylina
Legend Xasan Aadan Samatar Waxaad mudantahay taaalo in laguu dhiso fanka Somaliyeed halyeey kow ba ka tahay sln From Bosaso Bari SOMALIA
Halyeey Hadu so mare Fan Somali Inta Sheegato Waa Xassan Adan 🔥🔥🔥
Xassan Adan legend cimriga Allah hakuu dheereeyo, Mamo Fadumo nakrumo janatul fardowsa Allah ha kugu casuumo adiga iyo intii islaam inaga tagtey. Amiin.
masha alaah fanaan soomaaliyeed cimdheer alaah kaaga baryay
Taariikhdu Somalia kama waana ku waayey hooyo Faduma qasim geeridaada waan maqlay Allah yaa Raxma hooyo maansha Allah Allah yaaraxma
Waxay ku dhalatay galgaduud caabudwaaq, cimrigood allaha barakeeyo ayadaana Wayn sideey ila tahay
Waxa la odhan kara mucjasadi fanka somaliyeed so marta
Wa al Ustaad xasan Aden samater
Wlhi wa legend
Kuwii xata cidlo bu kaga tagey
Hibo eebo ku siiyay ban ku dhaafey arinta xasan
Wa ano from Saylac awdal ah
Brilliant musician for ur great cool musics it decode great meaningful for those who noes somali literature
Siday isu Salaameen Hassan iyo Nakruma wax walibo ka qaalisan😭😭
Nakruma allh ya Raxmo raximiin
The legend Another level Hasan adan Samatar Cimri dher io Cibaado Suban allha kuu siyaadiYo
I'm not understand Somali language but Really proud of them
I hope u learn my language Somali language and nation of poem
If you are not somali you will not undertand so go head hhhhhh
Saamix Abuukar kkkkkk
@@khadarfaalo9234 war u qaadow rabaa sxpw hhhhh
Saamix Abuukar walhy wan dcd qosly kkkk
Saan u hees ama sabuulkaaga iska finjilo maxaa kuwaalay waxaan waa haybade
Xasan adan samatar abaha codka msh allah like igu waala plz 😉😉
Mohamed Barrow, Nakruumo Iyo Hassan Great Allaah dhammaantood unaxariisto, Aamiin .
Al fanaan xassan aadan samatar legend
Wakhtigii la Sharfi lahaa oo award la siin
Lahaa buu joogaa nooloow xassan adan
Fanaan somaliyeed xasan aadan samatar xasan baashi fanaan nagu qaaliya noolow 😍👍
Waa halka fannaan oon heesahiisa weligay aan ka daalin! Noolow Xassan Aadan Samatar!!!
One of the best somali musicians, the legend is back home, we love you Samatar
هخ٨٨٦٨٨٩لننتخ
spectacular❤i just cant explain how emotoinaly this song affected my deepest feelings about my legendary xasan and my homr land.❤
Legend ba legend u heesay ban dhihi kraa
Farmajo somalia u xiistay oo tabtay wuna imaan dona insha Allah
Mashalah wlhi waam ooyey markaan dawaday heestaan illahow dawladenii noo sooceli ada awoodeeh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴✔✔✔✔✅✅✅✅✅
Mudug Boy ✅
Amiin
❤❤
Hadayba igasocotaa
Nin weyn ayaa heesey
The Best Hees Walhi Dalku Kaama Marmee Mantana Qaranka Sii Maamul 🇸🇴🇸🇴
يا الاهي يا حسن بكيت والله لاجل وظن و لاجلك يا غلي❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep going legend of Somali old voices
legend laba ma aha wlh xasan aadan samatar 😢
WAA wadani
Dhexdhex'xaadiye. Nabad jecel'le.
Mid'deeye.
We love you.
I’m oromoo I love this song samtar
Anaa ugu horeeyo wllhi like isiiya 😭😭😭😭😭❤️😭
Subscrbe iisaar wll meel walbo waad iiga horeeysaaye waab kaayaabe😂🤣
Sxbow adi ayaanta waaa iga so hor bax baxoosahe see cml adi saaid waaye waxaga youtube adaan ku dhafay khataya
Salman Abdullahi Somaliland hajirtohajoogto
What a legend keep going baba hassa Aden samatar
Xasan aadan samatar oo la mucadarayo waligay ma arkin viva nabad iyo nolol
Allow somalia bilicdeeda hore usoo cili yaa rabi AAmiin
leeys kama heesee sidaan ayaa ayaa loo heesaa., xasan aadan samatar fanaan fanaan dhaafay.
Xasan aadan samatar fanan jira👐❤
Kaso salamay vieana legendary ku wataa🥰
Xasan aadan . Inta tagerto like iisara
Wlhi xassan aadan waxa u ka sharaf badanyahay siyaasiyinti dalka somaray burburbki kedib intoda badan wa nin qaran maaha qabiili iyo khaa'in
markle xabiibul malaayiin nosoo noqo aabo farmaajo guulayso madaxwayne guulayso
Masha Allah codkaagu waa sidiisa adeer xasan aadan samatar
Maasha Allaah Xasan Aadan waan kusalaamay wllo
Xasan Adan Samatar xasan Baashi legend
The only one xasan aadan inta uu adeerka uyahay likta saara
What a legend the father of somali music from 1950 to date keep rocking legend i saw him first in 1973
Źa
I think you are old too.sinces 1973 mansha Allah keep going
Keep rocking homie you are legend too we love you
Allah Subxaana Watacaalaa ha u naxariisto Faaduma cali nakruuma.
Farmaajo come back 👍😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
waa fanan qaran ma aha fanan qabil xasan adan samatar ma is dhahden odiga hada ayuba codkisa sii macanaday
Farmaajo Halyey qaran guulayso Farmaajo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤
Cod dahabi ah xasan aadan samatar ugu imaad ❤❤❤
Very special keep going ❤❤
Listened on 7th 2020 while I was in Garisa country
Halyay Xasan Adan Samatar❤✔
BRAVO...BRAVO...BRAVO
Halyey, waddani Hassan Adan noolow
Adigiyo codkaaguba qalbigay qoboojiyeen anigiyo dawladmimo xasanoow ilaahow qalbigaaga qabooji❤❤❤❤❤❤❤❤amen
Fanan sharaf ku leh dhulkiisa hooyo ❤️❤️❤️🌹🌹🌹
Listen what i gotta say.
Legend is back.
I hope you my legend hasan adan good deeds
Www hassan aadan samatar wali codkiisu sidii hore ayuu u facnyhy hore uzoco legend samatar💯💯👏
Fani
Xasan adan samatar aha waleh hees wah hesihi hore wah wah wa fananka anjeclahay in aaa mar unlakulmo😘😘🤟
Nolow waliga
War heesihii hore maahan waa Hees cusub
Walalal fanaan qaranka waan waan ku faraxsahay dalkaaga bal uyeerii murti
legend Hassan Aadan samar welcome back hometown we love you
Uytp
@@fawziafoz2862 21fgh
Bxkkkk
I like the beginning of the mucis.
Dad waa dadkii hore fanaanin waa fananintii hore
Soo dhowow wadaniga somali❤❤
Ismaili yussuf Cabdi (Abwaan jiheeye) Intuu hesta leyahay oog ismuujiya
xasanoow❤tani waa lama ilaawaan❤adiga iyo wadanka awgiin❤ aaxeey ax
Mahadsanid Abwaan Abwaan walal Xasan Adan Samatar
Waa ini samatar boqorka codka1😘
It was a good time!!
Samater was on the stage
Singing with somali songs
Plu some ladies who had.admired hassan's songs.farmajo also wan enjoying with the songs.
(Farmajo)was working very hard cos he loves his nation.
Xasanow eden❤🇸🇴
Boqorka codka abti xasan legend 💖💓
Cigal hlbo
He is more than fanan m.a just interpret his twirling voice and ideas
Listened at 20th june 2020 at nigt while i was in lousville united states
Lovisville,Kentucky miyaa
Boqorka codka adeerkeey xasan aadan samatar
Fadlan xassan aadan ila ogaada waa qaran guurayo wlh alla ila ogee qalbigiisa ayuu kahadlaa waa nin wadankiisa jecel
What a Grand legend...keep the pace...💪strong
Allah kuxifdiyo Hassan Adan
Farmaajo guulayso
Farmaajo markale qaran ka sii hay ayaa ku leenahay guul
❤alahayoow ❤nolosha iyo caafimaad xsan noogu daa rabiyoow ❤
Xasan Aadan Samatar Shaqsi meel weyn ka gaaray fanka Soomaaliyeed
Big legend Wlhi xasan aadan 💔😐
walal cafimad badan intaa waa duco maxad kuwaa xasuus adigu soo walalal Xasan Adan waani walal triikh ka gal gal sida macquul qof waalah xasuus sii
Soomaliyey isku duubnaada dadkii oohinbaa dishey ileyn hadal ma galo maryooley calool xuma ina wada hayso 🥰💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan baashi allaah haku xafido i.a
Legend h.adan samatar🇸🇴❤
Nakrumo hoyo Allaha kunaxaristo
Hassan Adan samatar is still rocking fantastic legend
Hassan wailing
Ruug cadaa iyo wadankiisi 🇸🇴🥺❤
Walal Adan Xasan waa Diinsoor ku dhashay iyo Hooyo Nakruuma waan ka xumahay halkeey ku dhalatay misana aad baan u jeclahay waa sidaa deeqda suugaanta Af Somali waa awood xoog badan
Baastar qabiiliistaa
Xasan adan samatar waa fanan qaran
King voice
Maanshaallah wadani dhab ah IGA dheh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the love that will never die oh god
Hassan peace be with you amen
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia ooo Nbd Ah Gorme arki donaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ellah ayan kasugena
Legend hassan adan samatar
Shariif xasan waan kslmyaa
aaaaaaaah xasanooow ❤qalbiga aaaaaax ii qabooji