Wax taagan waaye ilaahey ha u naxariisto lakin markii wax dhacaan in sababtii ay udheceen lasheego dadka kalena looga digo waa waajib qof walba saaran meydkana xurma dara kuma aha
@@IlhaamAdam-hv7ykma gabdha ayaa naxteeda isku dishay? Anaga dhan dhimaneena caafimad iyo xanuun ba waqtigeeda aheyd Lkn qalbiyada dadka ee ka dhalaty iyo wiilkii qabay ma aha in ee saan maqlan ayagoo meytkii waliba la duugin
Abyo waxay u dhimatay Kama war qabtid waxaa fiicnayd Tacsida kaliya inaa ku ekaato Rabbi SWT ha u naxariisto kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo dhamaan Family ga Samir iyo iiman Allaha ka siiyo Gaar ahaan gabadhedi iyo Wll Dayax
Sug ha dambaabin allahu yaclam ku ekaw mida kale yaa dilay goormee bada difaacday cajiib boqolkiiba boqol waa la dilay kulahaa yaa dilay waa la ogaan lahaa waana la arki lahaa waana la maqli lahaa kiimikadaan ayey dadkii oo dhan u badiyeen laakin ani inuu waqtigeeda dhamaaday mowtulfaja ku yimid aan dareemaa calaa kuli xaal meel nawada sugeyso aan u socon waaye meeshaas ee kitaabkeeda midigta allaha ka siiyo
Adiga miyaa dilay beenta dhaaf tedakel bada aad sheegi xagey ku difaacday rabi ka cabzo beenta dadka ka dhax daa qofkastana illahy ha u naxariisto@@IbiEntertainment
Qof Dhintay Inaa Ka Hadasho Xan Ee Kugu Tahay Diinta Ma Ogala, Waxee Sameysana Adiga Cid Kuu Heysata Malaha Haku Fogaan Qof Kaa Hooseeya Maanta U Dcuceey Oo Kaliya
Asc waad dadaashey wanadaada ma xuma laakiin warkaas inaad tacsida dul saartid ilama wanaagsaneen, gabaadhaan ALLAHA u naxariisto,dadki aay ka tagtey samir ALLAHA siiyo aamiin
Subhanalah gacan miyaa geeri lagu raadsada walaley waa qaldan tahay walashen duca ayey nogu bahan tahay. Waxay u dhimaday ma taqanin marxumada ka fogoow
Hadii aad xalaal iyo xaaraam kala baran laheyd xoolaha kasoo galo barnaamijyadan in ay xalaal yihiin iyo in xaaraam yihiin wey kuu kala cadaan lahaayeen😢
Asc qayr alaah idin siiyo runti dadka UA-cam ka hadlo u malayn mayo irasaqada laga helo inay xalal tahay waayo maanta dhan dad islan baa laga hadla xumaan iyo saman Teeda by kale ilaahy swt wuxu noo sheegay ceebaha qofka muslinka in la qariyo laakin waxad mooda in lagu faano qof kasta camalkisa baa horyal kuwi xaqa ku dhaqma alaah naga dhigo
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun !!! Allah U Naxariisto Samir & Iiman Allah Ka Siiyo Dhamaan Family Ka Ehelada & Asxaabta & Dhamaan Qaraabada/ Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Fadlan bedel qoraalka kore gabdhana u duceeu bes abaayo aadbaan kuu taageraa lakin markarkaad qaldanto waa inaan ku ceshtaa walsheey fadlan tir qoraalka I A shukaran inta igu raacsan in qoraalka latiro ❤
Subxanalaah walaley qof diin leh baa na u egtahay maxaad maydka karabtaa Midakale allah miyuusan dhihin adoomadayda ii nabad gali Inaa wax asturto waa leedahay Inaa aamusto waad leedahay Lkn tan waad ku qaldantahay
Ilaahey wuxuu nagu tilmaamey in umada aan ugu kheyr badanahey sababtana ay tahay in xumaha aan iskaga digno markaa hadii ladhaho adoomada waala mabad galinaa qaladkooda loo sheegi maayo aayadii qur’aanka xagee nagasoo galee
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicun. Ilaahey ha u naxaristo, qabriga ha u wasiciyo. Nacima walaley hadalka noocan ah ma fiicneyn inaad soo duubtey Farxiya manta waa marxum oo welina la aasin. Ehelkeeda iyo asxaabteda manta tacsi iyo murugay ku jiran. Xitaa ma sugi weysay tacsida inta ay ka dhamaneyso subxanallah. Hadal jeclidaa walaley bisinka
Subhana Allah. Allah ayaa og ruux waliba sidu u dhiman doono Allah ayana goanka iska leh ,, cidna ma awoodo sabab geeri , Rasulkeena Mohammed nabadgalo iyo naxaris korkisa ha ahate. waxuu yiri mowtada yan la xaman e mowka ha idnka nawad galo.Subhana Allaaaah
Mid isheeg diinta ama fiqiga maxey ka qabta qofka dumarka ah ee ka ganacsada daawooyinka leesku cadeeyo iyo xayeysiis iyo talo siiya gabdhaha isticmaala daawooyinka leesku cadeeyo ee u imaanaya dukaankeeda ama meeshq cosmetic??? Bal su,aasha iga soo jawaab walaashey???? Thankx
Niciimo ma sheegin sabab ay u dhimatey kaliya waano guud unbey bixisey gabdhana wey uduceysay aamiin u dheh mooyee maxaa ka ogtahay iyo cudurkaas ay qabtey meesha ma taalo adiga naftaada ma ogid in sokor ay u dhimatey dhinaca wanaagsan ufakar
Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto wlasheen marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah wllkeen iyo gawadha familkeeda qalbiga Allah uqawoojiyo Ameen ya Allah
فا ذاجاء أجلهم لايستاخرون سا عة ولا يستقدمونSacadeda ayey hada ku eket qalin mar hore ay geshey aya sabab u ah madhixi karo ilahey ha u naxaristo qof geeri kuwansa qadan wayey qalin aya u dhimatey kuma wansa qadanayo tasina caden uma heyno ilahey ha u naxaristo ayada iyo intii muslim ah amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Walaley maxa ka qaldan maruux dhinte afkaga ku tage wyo camalkeda horyalo ilahay ka cabso waxay ku dhimate iyo waxay sameyse ilahay lahortagey lkn adi waxba kamagalin ilahay adoontiis tahay asiga haduu dono udanbi dhafayo hadii kale ciqabayo maxa ka kale adi diinta alle sificn ubaro dadkana amaan sii
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN MAYTIDA INAAD KA FAALOOTO KUUMA BANAANA ILLAAHEY UGA BAQ GACANTEEDA INEY GEERIDEEDA KU RAADSATEY BROOF MA U HAYSAA FARXIYA MAANTA ISKAMA KAMA KAA CELIN KARTO DUCO AYEY NOOGA BAAHAN TAHAY WLAASHEEN NAXARIIS WAASAC ALLAHA SIIYO QABRIGEEDA BEER KA KAMID AH BEERAHA JANADA ALLAHA UGA DHIGO CARUURTEEDA XAAJIGEEDA IYO EHELKEEDANA IYO ASXAABTEEDA SABAR JAMIILA ALLAHA KU ARSAAQO 😭🤲 !
Inaad bixiso faaleys maaheyn maanta duco uunbey walaasheen nooga baahan tahey iyo qof walba oo muslim ah oo geeriyoodey, kuli nafsin daaiqatal moowt🤲☝️
Bismillah walaaley meydka xitaa maa xurmeysid see waxkaa noqdeen maxaa sheekadaas lasoo dhaafay usoo faagee subxaanallaah Allaah ka cabso
Wax taagan waaye ilaahey ha u naxariisto lakin markii wax dhacaan in sababtii ay udheceen lasheego dadka kalena looga digo waa waajib qof walba saaran meydkana xurma dara kuma aha
@@IlhaamAdam-hv7ykma gabdha ayaa naxteeda isku dishay? Anaga dhan dhimaneena caafimad iyo xanuun ba waqtigeeda aheyd Lkn qalbiyada dadka ee ka dhalaty iyo wiilkii qabay ma aha in ee saan maqlan ayagoo meytkii waliba la duugin
@@nijaj9157 Haa wlhi warkaan markee nooleed uu ahaa maanta ma aha
Everything she said it’s the truth.
Waano iyo tacsi wye
Abyo waxay u dhimatay Kama war qabtid waxaa fiicnayd Tacsida kaliya inaa ku ekaato Rabbi SWT ha u naxariisto kitaabkeeda midigta Allaha ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo dhamaan Family ga Samir iyo iiman Allaha ka siiyo Gaar ahaan gabadhedi iyo Wll Dayax
Allaha u naxariisto walaasheen Farxiya waxaanna hubaa 100% in la’dilay Farxiya sababta arinka Badda ay difaacday wayna shahiiday walaasheen ilaahow annagana naga wada dhig kuwiin Diinta iyo Dalka ku geeriyooda iyagoo diaacaya oon cabsiba soo galin ilaahow jannada nagu wada kulansii intii digaacday qaddiyadooda khayrka ah kuwa cadowga u adeegayana ilaahow cadaabta kufaarta la’wada gali oo saxariir u dil iyo magacooda marka la’maqlo oo la’habaaro yarab🤲🏼
Alahuma amin ulyaarabi
Wll yaa dilay farxiyo sow daar ilahay umay dhiman@@IbiEntertainment
Sug ha dambaabin allahu yaclam ku ekaw mida kale yaa dilay goormee bada difaacday cajiib boqolkiiba boqol waa la dilay kulahaa yaa dilay waa la ogaan lahaa waana la arki lahaa waana la maqli lahaa kiimikadaan ayey dadkii oo dhan u badiyeen laakin ani inuu waqtigeeda dhamaaday mowtulfaja ku yimid aan dareemaa calaa kuli xaal meel nawada sugeyso aan u socon waaye meeshaas ee kitaabkeeda midigta allaha ka siiyo
Adiga miyaa dilay beenta dhaaf tedakel bada aad sheegi xagey ku difaacday rabi ka cabzo beenta dadka ka dhax daa qofkastana illahy ha u naxariisto@@IbiEntertainment
Qof Dhintay Inaa Ka Hadasho Xan Ee Kugu Tahay Diinta Ma Ogala, Waxee Sameysana Adiga Cid Kuu Heysata Malaha Haku Fogaan Qof Kaa Hooseeya Maanta U Dcuceey Oo Kaliya
Waa sax duco ayuu ubaahan yahay taboos u naxariiso 🤲🤲🤲🤲
Abaayo haku dambaabin gabadhaas saacadeedii baa soo dhamaataye haku dambaabin sonkor bay qabtay kuna kacday baa layiri alaha unaxariisto
Haa
Asc waad dadaashey wanadaada ma xuma laakiin warkaas inaad tacsida dul saartid ilama wanaagsaneen, gabaadhaan ALLAHA u naxariisto,dadki aay ka tagtey samir ALLAHA siiyo aamiin
Walaashey adiga illaahey uga baq adiga qof meyd ah iyo qof noolba inaad tacsiyada ku ekaato ayey aheyd meydka xuntiisa daa.Naxariistii Janno Allah siiyo khabrigana waasac Allaah uga dhigo,Aamiin
subxanallah waqtigeda ayey dhimatay kma hor marin kamana dib dhicin farxiya allaha u naxaristo hadalka wanaksan waa sadaqo
Beent mahan
Walaahi waa runtaa subxaanallaah qofna saacadiisa ma dhaafayo kamana dhuuman karaan😢
Waano iyo tacsi wye
Gabadhaan alle how naxariisto
Runtii waxaan ku xasuustaa degenaan asturnaan ilahayna naxaristisu waa badan tahay ilahay how naxariisto isagaa boqore
Ilaaha ha u naxatiisto hana u danbi dhaafo
Subhanalah gacan miyaa geeri lagu raadsada walaley waa qaldan tahay walashen duca ayey nogu bahan tahay. Waxay u dhimaday ma taqanin marxumada ka fogoow
Subxanallaah wlley illheey aan ka baqno waxey u dhimatey war uma haynee illheey ha u naxariisto
Geerida ayaa inoogu filan waano, Alle ayanu ka baqano markasta🙏
Wallahi hadaad caqli leedahay ka saar naa duco kaagama baahna .Quraankana haku cayaarin .
Adigaan naciima isku sheegayaa wlhi waankaa yaabay😮!!subxanallah waxaan aadku shaqaysanayso oo ah inaad dad uun haysato danbi ma aha miyaaa qofka isaga miyaa kudhaha igasoo hadal?? Miyaadan dhinanayn adigu?? Shaqo sidan dhaanta maad raadsatid yaah subxanallah ani waxaan aaamin sanahay inayna xalaal hayn xoolaha sidaan kugu soo gala ee bal culimada waydii walaaley subxanallah 😢😢😢😢😢.
Hadii aad xalaal iyo xaaraam kala baran laheyd xoolaha kasoo galo barnaamijyadan in ay xalaal yihiin iyo in xaaraam yihiin wey kuu kala cadaan lahaayeen😢
Asc qayr alaah idin siiyo runti dadka UA-cam ka hadlo u malayn mayo irasaqada laga helo inay xalal tahay waayo maanta dhan dad islan baa laga hadla xumaan iyo saman Teeda by kale ilaahy swt wuxu noo sheegay ceebaha qofka muslinka in la qariyo laakin waxad mooda in lagu faano qof kasta camalkisa baa horyal kuwi xaqa ku dhaqma alaah naga dhigo
Ma hubtaa walaashay inay marxuumadaas u dhimatay kimikals @@IlhaamAdam-hv7yk
Xalaal iyo xaaraan meey kala jeceshahay.
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun !!! Allah U Naxariisto Samir & Iiman Allah Ka Siiyo Dhamaan Family Ka Ehelada & Asxaabta & Dhamaan Qaraabada/ Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Saacadeedii uunbey dhimatey
Hadalka kala haleyska Dhaafo
Allaha unaxariisto gabadhaa koley teedii uunbaa dhamaatey
Wacyigalinta waqti ay kufiicantahaa jiro
Hada waa xili tacsi Allah unaxariisto
Inaa lilaahi wainaa ilaahi raajicuun allaha unaxariisto wlasheen farxiyo waa geeri xanuun badan qabriga beer beeraha janada kamida allaha uga dhigo .
Subxanallah walalo Iska dhaaf maanta weey kaa hoseysaa. Illah SWT Ha u naxariisto Amiin
Yaarabi walahi waan ka naxey ilahey ha unaxarisdo aaaamiin yaarabi 🤲🤲🤲😢😢😢
Fadlan bedel qoraalka kore gabdhana u duceeu bes abaayo aadbaan kuu taageraa lakin markarkaad qaldanto waa inaan ku ceshtaa walsheey fadlan tir qoraalka I A shukaran inta igu raacsan in qoraalka latiro ❤
Gabdhaha yaryar iyo kuwa waaweynba in aad wax u sheegtid waa muhim. Gabadha Alle og waxa sababay geerideyda Alle ha u naxaristo!
Subxanalaah walaley qof diin leh baa na u egtahay maxaad maydka karabtaa
Midakale allah miyuusan dhihin adoomadayda ii nabad gali
Inaa wax asturto waa leedahay
Inaa aamusto waad leedahay
Lkn tan waad ku qaldantahay
Naciimo mashaa Allaah Tabaarakallaah waa ehlu diin. Xattaa Qur'aanka Kariimka ayey kufurfurataa Allaha u aqbalo. Naciimo Cibro guud ayey kahadlaysaa waana Muhiim in lagu Cibro qaato.
Ilaahey wuxuu nagu tilmaamey in umada aan ugu kheyr badanahey sababtana ay tahay in xumaha aan iskaga digno markaa hadii ladhaho adoomada waala mabad galinaa qaladkooda loo sheegi maayo aayadii qur’aanka xagee nagasoo galee
Waano iyo tacsi wye
Allaah ha u nsxatiisto aamiin aamiin
Alaaha u naxariisto intas aan ku ekano kulunasul daqatulmowd Allahu akbar gabar afgaban ayey ahayd kitabkeda midigta allaha ka siiyo Aaaamin yarabi
وَمَا ٱلْحَيَوٰةُ ٱلدُّنْيَآ إِلَّا لَعِبٌۭ وَلَهْوٌۭ ۖ وَلَلدَّارُ ٱلْـَٔاخِرَةُ خَيْرٌۭ لِّلَّذِينَ يَتَّقُونَ ۗ أَفَلَا تَعْقِلُونَ
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicun. Ilaahey ha u naxaristo, qabriga ha u wasiciyo. Nacima walaley hadalka noocan ah ma fiicneyn inaad soo duubtey Farxiya manta waa marxum oo welina la aasin. Ehelkeeda iyo asxaabteda manta tacsi iyo murugay ku jiran. Xitaa ma sugi weysay tacsida inta ay ka dhamaneyso subxanallah. Hadal jeclidaa walaley bisinka
Team washamsi kuqaadi qoftaan metida jafeyso yaab allaha unaxariisto abaayo dayax iyo gabadhiisa allaha qalbiga u qaboojiyo
Intii xun lee ka tageyso manala tabaayo
👍👍👍👍👍
👍
Adan rabin hadalkeeda bye
Waxay ka Hadlaya waa wacdi ma ah cay
Subxannalaah, illahay kabaq.intee adigu laguusoo jiraa, subxanalaah
Farciya raxmaankeeda ayeey leedahay, weeyna usii hormartay ilahoow nooga daba naxariiso yaarab
Imanka laga qaadye maytida arsaqad way diiso yaahuu 😢
Dhalin yaradeenii gacantooda ayay isku dilayaan maanta hada kahore gabadhiii Hibo falaq falaq baan xasuusataa ilaahayow unaxariiso dhamaantood
Marxumada alaha u naxaristo marti la jecel yahayna alaha ka dhigo. Ehelkeda samir iyo iman ilahey ha ka siiyo. Gabdhedana ilahey ha u xafido.
Allaha unaxariiato wllshen adiguna haa ku danbaabin inay kiimiko isticmashay ma ogide
Inaalillahi wainaa ileyhi raajicuun allaah subxaana watacaalaa ha u naxariisto eheladeedana samir iyo iimaan haka siiyo.aamiin
Inaali llaahi wa inaa illeyhi raajuun, illaahoow u naxariiso
intii ay ka geeriyootay ehel iyo qaraaboba samir allaah siiyo aamiiiin yarabi qabrigana allaah ha u waa siciyo walaasheen farxiyo aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Innalillahi Wainaa Ileyhi Rajicuun Allaha unaxariisto
Subhana Allah. Allah ayaa og ruux waliba sidu u dhiman doono Allah ayana goanka iska leh ,, cidna ma awoodo sabab geeri , Rasulkeena Mohammed nabadgalo iyo naxaris korkisa ha ahate. waxuu yiri mowtada yan la xaman e mowka ha idnka nawad galo.Subhana Allaaaah
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
Adiga ilahey kacabso qofweyna tehe marxumada kaxisho subxanalah 😢😢😢😢😢😢😢
Illhy naxariistii jano fardawsa aclaaa Illhy ha ku irasaaqo. Gabar dhalin yara ah Bay hayd .
Waligaa ma aragtay qofkaan oo aanan dad aflagaadeeyneen, mar walbo caay iyo neceeb ayeey youtubeka kufaafisaa
Rabi ha u naxariisto
Inaalilaahi wainaaileyhi raajicuun Allah ha unaxariito intii dhimatay oo muslim ah yaa Rabi
Allah u naxariisto anagoo dhan meeshaa u so conaa. Yaarabi qaatumada Allah nagu sugo
Alha unaxaristo qabrigeda alha uwasiciyo
Ilaahay ha u naxariisto hana u danbi dhaafo samir iyo iimaan ilaahay haka siiyo family ka gaar ahaan ninkeda iyo cunugteda
Mid isheeg diinta ama fiqiga maxey ka qabta qofka dumarka ah ee ka ganacsada daawooyinka leesku cadeeyo iyo xayeysiis iyo talo siiya gabdhaha isticmaala daawooyinka leesku cadeeyo ee u imaanaya dukaankeeda ama meeshq cosmetic???
Bal su,aasha iga soo jawaab walaashey????
Thankx
Abyo waa isku mid ama xayeysii ama ka ganacso ama marso xaaraan buu ku jiraa qofkaas waa dambi weyn oo khatar ah 😢
Hada mama niciimo waxay ka hadlaysaa waa wacyigalin un marxuumadana alaha unaxariisto
Ilaahay gabadha ha u naxariisto
Maanta maalin la hadlo ma ahan illaahey ha u naxariisto farxiyo soomaali iyo intii muslin ah tacsi ayaa u taal keliya aan u duceeyno 😭😭😭
Ina lilaahi wa ina ilayhi raajicun naf walba way dhimane ilaahay ha unaxariisto wlshen
Allah haunaxariisto qabrigeeda Allah hauwasiciyo
waxas cadayn miyaa u haysaa subxanallah maytidu xurmo bay leedahy
She said everything that our somali girls need. Please take her advice thank you sister. ❤
Ma qof dhimtay ayaa lagu digtaa, markale ayay dadka waanin lahayd
Subxannllah subxannllah bas wll arinta oo kle maanta malin ehen kahada walbo 😭😭💔😏😡
gabadha neh Allah ha unaxriisto sugor bey wabte 😢marka maxa ka ogthy wexey udhimatay 😭
Niciimo ma sheegin sabab ay u dhimatey kaliya waano guud unbey bixisey gabdhana wey uduceysay aamiin u dheh mooyee maxaa ka ogtahay iyo cudurkaas ay qabtey meesha ma taalo adiga naftaada ma ogid in sokor ay u dhimatey dhinaca wanaagsan ufakar
Gabdhaas waqtigeedi ayey dhimatay ee iskadaa hakusoo halqabsanine maxaa kuhelay qofweyn ayaa tahee iskahadalka mafiicnee
wcs Thanks Abaaayo❤
Alahu akbar ilahay ha u naxaristo 😢😢
Masha Allah❤
Asc
Ilaahay ha u naxariisto
Aamin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲
صحيح كلامك ❤وخاصتا كريمات التفتيح المسببة سرطانات
Illhy haunaxaristo wllsheen kitabkeeda gacanta midig alle haka siiiyo ehelkey kadhimaty Sabir iyo imaan alle haka siiiyo
Mama adi hadaa qeyr isku tuhmeysid Muslim ka afkaga haka nabd galo wllsheen laga yabaaa mnta alle iney Kaga dhaw dahy rabigeed xariir qarsoodi Kala dhexeeye an qofna Ogeen ayada iyo rabigeed moyeee
Teeda kle mnta inaa uduceysid oona kuwana qadatit ayad leedahy inaa ku jesjeesto ma,ahn
Allah ha u naxariisto
انا الله وانا اليه راجعون البقاء لله اغفر لها وارحمها واسكنها فسيح جناته ويلهم أهلها وذويها الصبر والسلوان الهم
Subaxanllaah xitaa meytada kama faganeyso Alle ka baq cimriya ku jifta
Ascwbr nimco alaah kabaq waxey udhibatey matakhaanin bedka hakumashkhuulin
Aamin alle ha u naxariisto 😢
ilnaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun ilaahay ha unaxariisto aamiin yaarabi 🤲 😢😢
Abaayo Naciimo adigana alle ha ku xifdiyo 🤲🤲🤲🥰💐🌺🌹♥️♥️
Waqtigaano kale waxaa kashekeneso waa qalad, qof aan qalad galin malaha, videoga inaa kasaartid baa ila fiican unaducaysid gabadhaas maskiinta muslimka walasha oo kale ah. Subhanallah ILahay naxariistiisa way badantahay
Ilaahey ha u naxariisto
Allaha unaxariiso walaashena Danbigeeda Allaha dhaafo waqtigeeda ayaa dhamadey
Inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto wlasheen marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah wllkeen iyo gawadha familkeeda qalbiga Allah uqawoojiyo Ameen ya Allah
Runtaa sheegeysooo alaha ku barakeeyo. Waano sax ayaa soo qaadatey.
Waa runtaa dadkii waa waashteen.
Qurux wuxuu ilaahey ku siiyey aa kugu filan.
Amiiiin Ya Allah
Jirkaan labadalo naagihii carabta wexeey kaqaadeen cudurka kansarka sabtoo ah kiimikada jirka lagu duraayo dhibaatadeeda ayeey leedahay😢
Waarun taa abaayo inaaa li laaahi wa unaaa ileeehi raa jucuuun ilaaah ha unaxariisto war xijaaab ka kudadaaala qurux waaa ala kuu dhali ax😢
Maanta bariiskii meel qaldan ayuu ka galay waxaad hubin inay u dhimatay ayaad microfoon u qaadatay markaa shaqo kale raadso.
Wanada intee nooleed eekaaga baahneed hada tacsi ayaa lagaa rabay
Illaahay ha u naxariisto aamiin yaa rabi
فا ذاجاء أجلهم لايستاخرون سا عة ولا يستقدمونSacadeda ayey hada ku eket qalin mar hore ay geshey aya sabab u ah madhixi karo ilahey ha u naxaristo qof geeri kuwansa qadan wayey qalin aya u dhimatey kuma wansa qadanayo tasina caden uma heyno ilahey ha u naxaristo ayada iyo intii muslim ah amiin yaa rabi 🤲🤲🤲
Illahey Ha u Naxaiirto Janadiisii Fardowzo hageyo Dambigedana hadhafo,
Rabbiyow u naxariiso oo qabrigeeda u waasici allahuma aamin 🤲🤲🤲😢😢
Inaalilahi wainaa ilahi rajicuin allaaha unaxriisato walaahaas
ilahay ha u Naxriisto Amiiiin😢
Subxanallah yaka cafinayo ticsi le ku ekow mamo ma ogid waxa ay u dhimatay 😢
Walaley maxa ka qaldan maruux dhinte afkaga ku tage wyo camalkeda horyalo ilahay ka cabso waxay ku dhimate iyo waxay sameyse ilahay lahortagey lkn adi waxba kamagalin ilahay adoontiis tahay asiga haduu dono udanbi dhafayo hadii kale ciqabayo maxa ka kale adi diinta alle sificn ubaro dadkana amaan sii
Tacsi un baa muhiim ah manta iyo duco hadalka intiisa kale ilama wacna farxiyo dunida dhibteedi way ka tagtay rabi ha u danbi dhafo
Wow wow vedio bixi waad ku qaldantay subhaanalaah
MEEL WALBA IYO SIDII KASTOOS U GEERIYOONEEYSO XAGA ALLE WEEY KA QORAN TAHAY, WAANA MAREE SX.😮
ALLAA YARRAXMA FARXIYO... AYADA IYO SAYGEEDA WEEY ISKU FIICNAAYEEN.
ALLAA YARRAXMA9.
Allah xaa uu naxriisto walaashay subxaanallah kaas waa
Soomaaliyeey caadi iska dhiga , waa sax in lasheego wixii khalad ah.
Allh ka baq waqtigeedaa mesha ku ekaa waxaadan hubin hasheegin subxanllh
Asc inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab keeda midigta allaah kasiiyo ehelkeeda iyo wallaakeen dayax iyo gabdheeda yar samir iyo imaan allaah kasiiyo yaa rabi alla xanuun badanaa farxiyo xanuun kuma maqllin yaa rabi
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun ❤
Subxaanallah waxanoo wara waxaa kaaga filan maanta inaad tacsiyeysid intaa a ugu hadhid
Rabi kabaq waxaadan ogen hakudambaabin
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN MAYTIDA INAAD KA FAALOOTO KUUMA BANAANA ILLAAHEY UGA BAQ GACANTEEDA INEY GEERIDEEDA KU RAADSATEY BROOF MA U HAYSAA FARXIYA MAANTA ISKAMA KAMA KAA CELIN KARTO DUCO AYEY NOOGA BAAHAN TAHAY WLAASHEEN NAXARIIS WAASAC ALLAHA SIIYO QABRIGEEDA BEER KA KAMID AH BEERAHA JANADA ALLAHA UGA DHIGO CARUURTEEDA XAAJIGEEDA IYO EHELKEEDANA IYO ASXAABTEEDA SABAR JAMIILA ALLAHA KU ARSAAQO 😭🤲 !
Danbilahayne maytida afkaga xun kala bax qalbigaa qudhun ku ahae
Innalilaah wainaa ileyhi Raajicuun Ilaaheey ha u naxariisto qabriga Allaha u nuuriyo una waasiciyo
Adna walal miisaanka xasanaadka allaha ku saaro wll hadalkaagu waa mid wanaagsan