Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ABDIXAAFID OO SOO BANDHIGAY NINKI DEQA QAADSIIYAY HIV IN UU KA DIIDAY WAREEYSI DANBE INUU SIIYO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лют 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 54

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 місяців тому +6

    Naciimooy waku salaamay ilaahay haku barakeeyo Adiga iyo awlaadaada iyo xajiga maa shaallah.

  • @shaakiramohamed5445
    @shaakiramohamed5445 5 місяців тому +4

    Walaasheen Deeqa, cadaalad Allaha siiyo. Ninkas wuu dulmiyey.

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 5 місяців тому +5

    waan ucabsanayaa gabadhaas maskiinta dhibkeedi in dhib loogu daro ayaan kabaqayaa Allaha kaqabto shartiisa aamiin yaa Allaah

  • @munam016
    @munam016 5 місяців тому +8

    This man is very dangerous and clearly he doesn’t care about anything. He’s danger not only to the sister but also to Somali people as a community. He needs to be stopped before it’s too late. Thank you for speaking the truth Naima ❤

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 5 місяців тому +5

    Maasha Allah ina adeerky waa is baryeelay sidaan ku naqaaney Abdihafid..
    Lkn xassan baanu sugeynaaa Inshaa Allah

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 5 місяців тому +5

    Maasha allaah

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 5 місяців тому +5

    C/xafiid ayaan dhaqtarka uu keenidoono ka war sugeynaa inshaa'Allaah ,ninkaan inta uu u qariyay ayaa kabadan oo aan la ogeyn ilaa hada haduu saan u inkirsanyahay, dowlada uu joogo waa in dacwad looga furaa oo gabdhahaas lasoo aruuriyaa nin kaan africa iyo Asia ayuu u guur doonan jiray sida muuqada shartiisa muslimka Allaha kaqabto.

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 5 місяців тому +2

    Masha Allah ❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 5 місяців тому +3

    Allah xaqeeda ha usoo dhiciyo.jazakalaah uqtii

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 5 місяців тому +6

    Kenya meel amaan ah maaha ani gabarta iyo ridwan waa u baqaa wallaahi 10 dolar aa lagugu dilaa ilaahey gabarta iyo wiilkaba Alle ha badbaadiyo kenya waa meel xun 🇰🇪

  • @fatumobarkadle5456
    @fatumobarkadle5456 5 місяців тому +3

    Manshaalah naciimo mahadsanid gabadhaana illaahay xaqeeda ha u soo dhaweeyo

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому +3

    Illaahay gabadhaas cadaaladeeda ha usoosaaro

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 5 місяців тому +9

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 5 місяців тому +2

    Abaayo allaah ku barakeeyo runtada iyo cod kar nimadaada ilaahay ha ku daayo isha cadawaga allaah kaa qabto

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar6813 5 місяців тому +2

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @Nadiirabakery
    @Nadiirabakery 5 місяців тому +3

    Barakallahu feekum I am very happy to see you habo. ❤ thank you for always standing up for the truth. may allah Subhanahu wa ta’ala be pleased with you and your family. Ameen

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 5 місяців тому +2

    Inshallah amin ya rabi❤❤❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 5 місяців тому +4

    Xasan hadu yiri Neirobi an usocda danbu leeyahay nin quman uma eka ee sharkisa Allaha kaqabto gabadha Deeqa

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 5 місяців тому +4

    Ninkaasi haduu Nairobi tago Gabadhaasi khatar bay ku jirtaa marka labaadna Kenya Laaluush baa shaqeeya Illaahayaw Miskiintaas Xaqeeda usoo haka habaabin

  • @Hyatt696
    @Hyatt696 5 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉جزاكم الله خيرا وبارك الله فيك

  • @shamsoyussuf9872
    @shamsoyussuf9872 5 місяців тому +2

    ‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أستاذ نعيمة جزاك الله خير وخير الجزاء وأحسن الله إليك الله يحفظك الله يحفظك

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 5 місяців тому +2

    Xaqa Allah ayaa la jiro

  • @ayanqaasim8183
    @ayanqaasim8183 5 місяців тому +2

    Wuxuu samayin karaa in uu lacag bixiyo oo uu is ka dhigo mid aan xanuun qabi subxanllh ilahay baa kala xaqsiin inshallh

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 5 місяців тому +4

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤yaab waalhi umada xaaqa allh ha tuso subxanllh subxanllh waxan arkaya naago ceytamyo ceeb subxanllh

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому +3

    Amiga waxaa shakiyo markuu katagay Norway taas ayaa shaki igu dhalisay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 місяців тому +2

    Wuxuu uwar wareejiyey siduu gabadha uwar wareejiyey oo kale aniga halkaasaa wax kasta iiga cadaadeen naciimooy ninka xanuuka waa qabaa .waana muuqataa anaga xoolo manihin dad caqli ilaahay siiyey baa nahay

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 5 місяців тому +1

    Wcs wrwb abaayo waa sax

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому +3

    Gabadha waxay tiri maal ayuu adeegsanayaa

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 5 місяців тому

    Walaal naciima wan lu salamey wan kugu xiranahay wax fiican ayaad noo faa ideysaa wax badan wax macquul ayaad soo jeedisaa muuqaalada in yar soo yaree way yar dheer yihiin hadaa awoodo

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому +1

    Please reer Nairobi gabadhaas gala seer gareeyo Nairobi keel lacagto shaqeeyso waaye please gala illaaliyo

  • @Dagan721
    @Dagan721 5 місяців тому +4

    😊 comment ku dhiiglayasha ayaa ka mid ah ahaa ee Abdixafid ku edeyay inuu gabadha xaqiray oo ninka la saftay Lakin sida aan ku naqanay ayuu u hadlay Abdixafid Nin qabiil ma ehen wariye Somaliyed ahan buu u hadlay waa dawaday anaga sakay aroortii marka aay ino ehed rer Mareykan ayaa dawaday

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 5 місяців тому +2

    NACEEMA GABADHAAS RUN AYEEY SHEEGEYSAA WAA LOO JEEDAA RUNTII MASKIIN AYEEY XITAA U EGTAHEY NAAGAHAN BADOWDA AH EE TIKTOK KA QEYLINAAYO ISMABA FAHMAAYAAN DHAQAN KAAS MA LAHA

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 місяців тому +1

    Anigu nairobi ayan aqana wa wadan masuq masuq laaluush ba ka shaqeeyo gabadhaas masakiinta ah alow lagu dilin ama wax lasugu daba marinin qatarteda bey ledahay ale ha karab istago gabadhas nairobi wa laalush ani waxan jeclan laha gabadhan in Dubai ku laabato si reer kedo u garab istaaga cadaaladna la mariyo iyo dhaqter sax ah ayado cadeymihii horena yaalan

  • @hamdiduu8338
    @hamdiduu8338 5 місяців тому +1

    Nairobi lacg aya shaqiyso lakin aqro lacg mabixin😢

  • @omahmed449
    @omahmed449 5 місяців тому +2

    Niciimo afkaga caano lagu qabay "alla runtu cadaa"!!!!!

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 5 місяців тому +2

    Kasoo hadal shamuurow wiil kii marqaati ga ka noqday gabadhii lagubay kadib shaqadii laga cayr shay

  • @Dagan721
    @Dagan721 5 місяців тому +5

    Hasan inuu been low yahay waka muqataa wayoo Deeqa ayaa no shegtay ninkan inta jeer uu Deeqa been u shegay 14 sano ayee xanuun la noshahay shaqo la aan ilmo la aan Nin la aan Somali nimo naga badan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  5 місяців тому +5

      Degan Runtaada waaye inta aad sheegtay ayay heysanin, ayaa lagu sii diganayaa XAQA AAN GARAB ISTAAGNO!

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому +2

    Abaayo nacimo Nairobi amuu maskiintaas kumashimaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +2

    Manshaallah nacimo waa ku saxsan tahay dacad ma jirto ceeb alah asturo waa u jeedna sorry 😮

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 5 місяців тому

    Asckm

  • @saciidohassan8611
    @saciidohassan8611 5 місяців тому

    Asc naciimo cabdi xafid hadalkiisa waa cad yahay!!xasan marabo in uu is cadeeyo waxaa dhici karta in uu hada xaas yahay ama dumar kale inuu qaadsiyay!!Marka Nairobi baan aadaa buu yiri Deeqo ha iska ilaaliso Ninkaas xasan haduu rabo wuu dili karaa deeqo waa nin aad u indho adag oo xaasidah

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 5 місяців тому

    Walalo runta iyan kugu jeclay Cabdi xafiidna inu munafaq yahay bari hore iyan arkay laga yaba inu xita yaqano

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 5 місяців тому

    Cabdi Xafiid markii hore gool ayaa laga dhaliyay markuu soonararugayna waalooga booday

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 5 місяців тому

    Hadu rabo gabadha sodilo inuu cararo burabaa