FATXIYA CABSIIYE INTEEYSAN GEENYADA WAX U SHEEGIN NAFTEEDAA NADAAFAD U BAAHAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 103

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +7

    ua-cam.com/video/nzi0UYrgo1M/v-deo.html
    KUSOO DHAWAADA CHANNELKEENA, XASUUSO INAAD SUBESRIBE NOO SAARTID SHARE IYO LIEK-TANA HANAGA HILMAAMIN MAHADSANID!

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 місяці тому +22

    Abaayo naciimo waan ogahay inaad hada ka hor aad isku dhacdeen farxiyo cabsiiye laakiin hada oo laba gabdhood oo soomaaliyeed ay yihiin si dhexdhexaad ah ugu kala garnaq farxiyo laftirkeeda haloo nasteexeeyo

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 2 місяці тому +9

    Xabibty adigii baa aad ugu dheeraadey fathia cabsiye
    Sidee baad qof U leedahay in risaalo fiican loo diro bay ahayd
    Adoo qofkii aad is lahayd wuu khaldanyahay risaaladaa xun ka bixiniya
    Ma ilaahey baa kuu baneeyey inaad qof sidaa u aflagaadeyso ?

  • @Aisha_23354
    @Aisha_23354 2 місяці тому

    Masha Allah Fathia Absiye xaqiiqda ayay ka hadashay , way saxan tahay . Gabadhaas in ay Yahuuda aado bataatan waa qalad .

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 2 місяці тому +3

    Asc walashay dadka ku daawada ayaan ahay balse marmar ayaad ku fogaataa shiqsiyada qofka mana wacna balse si aan anagana denbi nooga imaan waanad mahadsantay

  • @xaliyetube9127
    @xaliyetube9127 2 місяці тому

    Mama naima ilahe haku xafido waxa tahy qof daacad o runta ka hadasho mama naima waku gacan tagi waxa tahy qof sharaf iyo karama ledahy a tahy mashah allah tabarikallah ilahe haku xafido u shek runta nagtan jahisha o fatxiya islaweyno e qabta Walahi iyo dadke ku diinda ku qosle ku gajinta Walahi bal runta u shek mama naima runta kugu jeceladi mama naima ❤❤❤

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 місяці тому +4

    Walaasheey, Fathia waa Qof aqlibadan runtana sheegtee, Fadland kadhamaaw

  • @HouphanRabileh-tb5mz
    @HouphanRabileh-tb5mz 2 місяці тому +8

    Masha Allahh Neima walal, run ayad shegtey.

  • @rodaNur-z9v
    @rodaNur-z9v 2 місяці тому +6

    Niciima aaway diintii aad baratay ?
    Mida kale dulmi saw maaha gabadhan
    aad ku dhegan tahay ?

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +3

    maanshallaah Naciima Farxiya waa Jahilad umad Soomaliyed dhib baykuhasa

  • @ridhwanadam1103
    @ridhwanadam1103 2 місяці тому +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن. والله كلامك صح الله يحفظ لسانك❤نحتاج امثالك

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 2 місяці тому +1

    Masha Allah baarakallah walaashay Naciima guulaysta adigga iyo qoyskaada.

  • @HoodoHussein-z6i
    @HoodoHussein-z6i 2 місяці тому +4

    Naciima malagayaabaa in ay Allaah haaka dhaowday abaayo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +3

      Lagama yaabo, qofka Allaha iiga dhaw nuucaas ma'ahan!

    • @ArdoSheikhRashid
      @ArdoSheikhRashid 2 місяці тому

      Subxaanalah فلاتزكو انفسكم هو اعلم بمن اتقي​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @IxsanMxmad
    @IxsanMxmad 2 місяці тому +1

    Oo farxiya ma wax aan ahayn xaysiis ha usamayn dadka ina laynaya ayay tidhi,hadaad wax u qabto gaar uso qaado lkin intan waxba kuma jirin

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому +3

    Naima abaayo adi ruuxaaga u nasteexee laakiin jooji inaad wax kasheegto waayo waxaad noqonaysaa sideedookale qof xanaaq san

  • @NimoAbdi-ti5wp
    @NimoAbdi-ti5wp 2 місяці тому +4

    Masha Allah Nimco Thank you ❤️❤️🫶🏼🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @umuaishaali6085
    @umuaishaali6085 2 місяці тому

    Walalashey Wax yaabaha noo soo gudbiso waa ka faideysana guuleyso gabadhan geenyo waa gabar yar oo qurbaha ku kortay qofna maba gardareesato ayada ayaaba nafteeda halis galiso

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому +1

    Walaal ilaah ka cabso diinteena waxay sheegaysaa muslimku in uu hal jismi yahay oo uu isu damqado runtii farxiyo waa qof iimaan ku jiro oo diinteeda u damqanaysa iyo baytul aqsa farxiyo waxay ugu jawaabtay si qof iimaan ka buuxo diintiisa ugu damqado laakiin adiga naftaada baa kaaga muhiimsan sidaan kaaga jeedo mar hore bay wax idin dhexmareen quraan baad ku bilaawdaa qolof baa tahay iimaan aan lahayn maanta naag yuhuud u camiraysa in aad taageerto maxa ka helaysaa diintaada u damqo quraan baad aqridaa aad leedahay dadka ku soo jiifo khaafa rabak

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 2 місяці тому +2

    Mashallah Mashallah Mashallah walal and teacher naima you said the truth

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 2 місяці тому +1

    Ma shaa naciimo
    Abaayo
    Warkaaga Waa I deeqay
    Geenyada Waa Qof aqoon
    Mid diini iyo mid maadi
    Waana Qof wax loo sheegi karo
    Naagta farxiyo
    Massage aan u diray
    Ayadaa u baahan in wax loo
    Sheego

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 2 місяці тому +2

    ❤❤Mashallah TabarakALLAH guulaiso habiibti illaahay a ku barakeyo❤❤

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому +1

    Farxiyo ma qalbigeeda baad ku jirtaa

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 2 місяці тому +2

    Allah bless you and your great Family Allah xafido amin yaa Allah

  • @Bile24335
    @Bile24335 2 місяці тому +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 2 місяці тому +1

    Fatxiya she is always jealous about other people but she need to correct her self first before she talk to anyone else

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @rodaNur-z9v
    @rodaNur-z9v 2 місяці тому +1

    فلا تظالموا

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 2 місяці тому

    Nacima email kaga ma heeli kara ama xagee ban kala so xiriira? Waax cafimaad kusbsan ban rabeey inan ka wareeysto

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 2 місяці тому +1

    Ilaahay dartii baan kuu jeclahay habo naciima islaantan xun ee farxiyada waxaad tahay qofka kaliya ee jawaab yada ku haboon siiya alle ha noo kaa xafido waan u baahanahay aqoontaada

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Hamda Allaha ku jeclaado guuleeyso, naagtaan kaliya ma'ehee qofkastee kibro aniga iigu faatixeeya!

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 2 місяці тому +3

    Nacima waan ku tageeraa runtii runtaana kugu jeclhy lkn aan isqabsanee cinwaankan ma ahan mid qurux badan ama munaasib ah

  • @ريحانهحسن-ظ6ي
    @ريحانهحسن-ظ6ي 2 місяці тому +2

    Naciima asc anigu waxa aad asiibto waan kugu taageeraa lakin
    Anoo aminsan in fikirkaaga aad xor u tahay aniga arintan farxiyaa ila saxan
    Farxiyana anigoo waxyaaba badan isku khilaafsan hadana cadaaladu waa muhiim adiga xitaa cinwaankaaga waad ku dulminaysaa
    Haduu qofkii dagaal idin dhex maro aadan arin qusaysa cadaadlad ka damayn karin maahan inaad soo qaadatid

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs 2 місяці тому

    geenyada runta u sheeg ilaahey ka baq soomaaliyeey caaysay meeshay doonto haka dhacdo meeshay rabto ha takto, intey af ingriis jajaban ku hadashay gaalada iska gadee. hooyadeedna food stamp qaadato soomaalina ku caayso.

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 місяці тому +2

    Masha allha allha haku. barakeyo

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 2 місяці тому +2

    Masha Allah habibti waa runtaa ❤

  • @dekaabdirizak5947
    @dekaabdirizak5947 2 місяці тому +2

    Maansha allaah runtaad kahadashay ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 2 місяці тому +1

    Farxiya Cabssiiye waxay kusifowdey maah maahdii soomaaliyeed ee oraneysey " Isma arke ayaa Islaamka eedeeya".

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 місяці тому +1

    Maasha Allaah Naciimo run sheeg

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 2 місяці тому +3

    Asc;-niciimay gar waa loo islaam e imika ma maslaxaad wadaa mise farxiya ayaa is dagaalashan tihiin adiga ama gar islaam qaad ama iska daa.eexda waaxaad adiga hada ka hore is tidhaahdeen waa laga soo gudbay e

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Abdi waan kusalaamayaa, qofwalba wuxuu yahay ayaan ku sheegay wax eexasho layiraahdo majiraan, labadoodaba waa Somali aragtideeyda iyo taada ayaa kala duwan! Midda Wixii aad is tiraahdeen waa laga soo gudbay aad dhahdayna adigaa kasoo u arkaa in eey eheed wax laga soo gudba. Aqoon ayaa iigu kaa dhiman!

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 2 місяці тому +2

    Masha alah naima thanks

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 2 місяці тому +1

    Naciima dagaan masha allah❤

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 місяці тому +1

    Geeyada madow waa gabar akhlaaq leh farhiya ma gabadha gabdhaheeda le,eg ayay kusoo hoosnoqotay MA,waxay kahadasho ayay wayday am sorry free geyada madow pure soomaali women no filter ❤

  • @laylaali4568
    @laylaali4568 2 місяці тому +2

    mashallah sister anaga diinta naceeliso diintu waa naxariis❤

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 2 місяці тому +3

    Geeyo waa quruxleey gabaryar caqli badan fatxiyo way kamaserrtay gabadhayar oo aduunka dhan mushaaxayso.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +2

      Waa yaab!!!

    • @raxmacail
      @raxmacail 2 місяці тому +2

      Oo walaal geenyada madow maxay haysataa oo laga maseeraa
      Haddii qof wax loo sheego ama suaal la waydiiyo malaga masayrsanyahah
      Cajiib

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 2 місяці тому

    Sax fathie cabsiye wey qaldantahy.walahi dadka Seattle Washington degan fathie wey necebyahin. Face mask beey xiraata

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh acdubilh

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 2 місяці тому

    Naciimo aniga aragtidayda fathiya absiiye wey ilasaxsan waayo markii hore sidegan ayey wax ugu sheegtay in wixii khalad ah laysusheego ama laysku canaanto waa mihiim geenyada waxay samaysay khalad baan U arkaa fathiya absiiye wax yaabo khaldan wey kuhadashaa kumanaraacsani laakiin taa micneheedu maaha in sax iyo khaladba lamucaaradu

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 2 місяці тому +1

    Waa.ruun.wall❤❤❤❤❤❤❤

  • @mruun6114
    @mruun6114 2 місяці тому +2

    WA SAX WAYO welka nadifka ah Aya laisticmala

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 2 місяці тому +1

    Afkaaga caano lugu qabay runtaan kugu jeclay guuleeyso abaayo

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +3

    Manshaallah nacimo runta ku jeclahay dadka reaction waa bixiyan lakin wax khaladka farta saro cinnamon la jirn alah ku xifdiyo xabibti walashay 😊

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому +2

    Fatxiya cabsiiye background keeda
    Iyo waxay tahayba wa layaqaanaa.
    Aqoonta ay sheeganayso ma odaga
    Cadaanka o lanool miyey gabdhaha
    Somaliyeed uga aqoon badan tahay
    Hhhhhh.wax lafiirsan karo mahan
    Wejigeda iyo hadlakedaba xishood
    Iyo xayyo maleh maray hadlayso
    Stress inay qabto ba ka muuqda
    Ama ay aggressive tahay.
    Masha Allaah naciimo Allaha ku
    Dhawro sifican bad ugu jawabtay

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 місяці тому +2

    Aqligaada Allah hakuu dhaafo uqtii

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 місяці тому +1

    Somalida dhagaheda iyo afkoda isma maqlan haday dawan set ku arken

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 місяці тому +1

    Aad iyo aad wayba kadartey negative miiran oo socda bey noqotey cajiib way edeb darnaatey😏😏😏

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 місяці тому +2

    Reer xamarow Ina cabsiiye islama weynee anagoo dhan baa sidaas uhadla 😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +2

      Maxaa dusha usaaraneeysaa? Iyada kaligeed miyaan kanaqaanaa? Dadka eey kadhalatay hasoo gelinin meesha asxaab iyo walaalo fiican ayaan ku leenahay, xumaanteeda iyadeey qaas ku tahay, dadna mayasi karto, 10tilaabaa laga horeeyaa mexeey yasi!?

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 місяці тому +2

    Wan ku salamaya walalo ❤👍

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 2 місяці тому +2

    Farxiyi hadal mataqaan, waa cay iyo aflagaado wexeedu, dulqaadna maba laha, Eeen een taas ayay gurtaa. Waxay doonayso inay sheegto kamasoo fikirto. Waxay jeceshay in „waan kutaageeraa“ iyo „habo wlhy you are right“ loo qoro. Haddii wax kaduwan waxay kuhadashay aad u qortid, jawaabteedu waa bax ‚dulleystayoow amma qoyanyeey“

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 2 місяці тому +3

    Masha Allah Geenyada madow waa gabar yaroo isku kalsoon oo akhlaaq leh, wax kaloo ay ku caayaan markey waayeen ayeey dheheen waa 40 jir iyagaan ogolayn age kooda markasey tanyar gogoroda ku dhegeen, Naima meshas kawad aftanimada aad dadka cashar ugu dhigtid 😂😂

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 місяці тому +1

    Waa runtaa Fathiya Absiye waa naag xanaaqsan no respect for no one even fans keeda ayeey si kulul oo wanaagsaneen ula hadashaa maybe yaraanteeda ayaa dhibaato soo gaartay. Maalinkasto film ee noo matashaa qosolkeedana waa cabsi cabsi. Waan fiirsa jiray markaan arkay in ey no reason dedka u maageyso bye bye aan iri. Maxey Rayan Bajaaj u maagey ayaadhaaba qas qas gaddo indha adakaa. She's crazy 😜 🤪😢😠

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Daawo ciddaad ku dayan karto, aaqiro qof walba qofkuu jeclaa uu taageeri jiray ayaa lala soo bixinayaa, waa lisa saameeynayaa, hadiiba lagu saameeynayo daawo cid wanaaga kugu saameeyso. Waan kusalaamayaa Asha!

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 2 місяці тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Waad ku saxan tahay Somalida oo dhan ayaa jeclahay wallahi subscribe in aan siiyo laakinse qof xun markasn arko waan ka fogaadaa. Thanks sister I appreciated 💓

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 місяці тому

    isaaq difaaca iskadaa Farxiyo cabsiiye waji malaheen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому +2

    Asv niciimo mar walba waa ku taageeraa fadxiya waa inay si deggan wax u sheegtio markay wax waaninayso laakiin geenyadu inay tagto may ahayn inay tagto dhul ummad islaam ah lagu xasuuqayo geenyadu uma jawaabin keliya iyada laakiin soomaalida kalana way u jawaabtay iyadoo cirka isla marayso oo leh idiinma baahni ta kale fadxiya inaggu iyadana dembiga ka rogan maynno qofkuna waa is beddeli karaa cafisna wuu dalban karaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  2 місяці тому +1

      Mahadsanid walaal, Cafiska qof edeb leh oo run ay ka tahay ayaa dalbada!

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 2 місяці тому +1

    Wcs wrb

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 2 місяці тому +2

    Afka Alle kaama gooyo

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 2 місяці тому +1

    DIINTA AA KU YER

  • @AmaZom-ey8yf
    @AmaZom-ey8yf 2 місяці тому +1

    She used which word?? I hate I hate I hate 😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 місяці тому +1

    Farxiya waxay tiraahdaa waxaan ahay story taller waxeedu waa cay iyo aflagaado taller.....chanel English ah bay furatay iyadoo heavy accent leh waana u shaqayn waayey soomaali ayaa lama huraan u noqotay oo ay weliba caayaysaa waa miskiinad ku soo kortay baadiyo oo tiri injir iyo duuf iyo dhidid baan lahaan jiray waxay ka qaaday cudurka narcissistic u duceeya miskiinada

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 2 місяці тому +2

    Niciima walaal waad ku sugtey farxiyo waa qabyaalad waxa ay qof walba oo koofur ka soojeda ay u weerarto madaxda hargeysa ayaa lahaa yahuud baan ka soojedna amxaara walaal noo ah dhul iyo bad siiyey gaalo waligeed sooma hadal qaado 14 nin qaniisyo ah oo hargeysa lagu xukumey kama hadasho marka waa naceyb ka buuxa islaanta