SHEIKH SACIID RAGE "ILMAHA GAALOOBAY YOOMUL QIYAAMAHA YAA LOO QABSANAYAA HADLA DEE"???

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 278

  • @munaobuli2586
    @munaobuli2586 8 місяців тому +20

    Waanku salaamy marka hore naciima sh siciid canada waan la joogaa waanan UGA soo horaynay walaahi waa been caruur waanku dhaly jamaacado nooga baxeen iyo college labada waanku shaqeyaan alxamduliaah caruura soomaaliyeed waa caruura ugu badan ee qurba waad joogaa qof wax baraty na waa tahay tartar intuu jiro waad ogtahay waxaasi ma jiraan imika anigu caasimada ayaan joogaa waanan magaalada dawladu degan tahay w runtii sheekha wu iga yaabiyey caruurteena si fiican ayey wax u bartaan walaahi waxaan aadbaan u yaabany waxuu og yahay ma jiraan 34 sano ayaan joogaa diintayadii iyo dhaqankayagiiba waan haysanaa cadaan lasoo shaqeeyey dhibna maan arag waxaanu sheegayo ma garanmaayo naciima waxaan idhaa ma garanmaayo ujeedadiisa waanku salaamayaa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +9

      Walaal Muna waan kusalaamayaa sidoo kalle, aad ayaan ula yaabannahay baladaa intaa la eg, naag ayaa qamaarka idinka siibeeysa iyo wayaabo badan! Allaha na asturo qofkasto muushuu joogo Allaha ku xifdiyo! Culumo kalaa kunool Sh Abdirahmaan Bashiir iyo Sh Bashiir Shiil kamana maqal hoogaas!

    • @fatimabarre936
      @fatimabarre936 8 місяців тому +14

      Walal anigaba wan joogaa sheeq guud ahaan ayuu u hadlayay marka sheeqa warkiisa waa sax balse mar mar wad arki kartaa qof meel fiican gaarey meeshad joogtana wala mid in la qariib sado ma ahan

    • @myfowsy8079
      @myfowsy8079 8 місяців тому +7

      Asc war fiiri 100 ee somali ah ee magaladada ku nol wareso.
      Ma ahan hal qof ilmaha ilhey u hagajiyay ina ka hadashan. Badanaa ilmaheni way dhumeen.
      Shiikh wa xog ogaal ma aragty naciimo Helsinki a jogtid laftirgisa tai habenka axada madaxaga diidaya inta Ilmo halesan oo kalabyada ku jiraan

    • @MaryanAbdulle-rq9yv
      @MaryanAbdulle-rq9yv 8 місяців тому +1

      Thanks

    • @NuraAdan-t4n
      @NuraAdan-t4n 8 місяців тому +2

      Canada shahaada USA QOFKA wata itixaan ba laga qaadaa Lkn wadannada kale school ba lagu noqda Lkn wa lo soogabiyaa for example qofka wata shahado High school ah OO Somali ah Credit
      Ba lasiya sida halka uu qofku 4 sano school ka dhigan lahaa waxay ku qaadataa 2 sano

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 8 місяців тому +41

    Aniga waxaan joogaa sweden dhamaan wuxuu sheekha sheegayana waa runtiis 100%tankale dhibaatada uu sheekha ka hadlaayo waa dhibaato diineet bal isweydii caruuetaada caruurta ay ayeeyo ama awoowe uyihiin ama kasii dambe diintooda ileen anagaa keenay oo ku beernay wadan aan muslim ahaayn allaah hana sugo

    • @MaryanAbdulle-rq9yv
      @MaryanAbdulle-rq9yv 8 місяців тому +1

      Illah Aya tas shaqo ku leh wixi markas dhicidono

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +4

      Yaa ka danbeeyay inaan imaano halkaan?? Runta maxaa loo wajaheeynin?

    • @fatumaabdullahigure7478
      @fatumaabdullahigure7478 8 місяців тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashideeAllah ka baq Ayan ku dhihi Lahaay oo Yurub limo wey ku jogaan dhul gaalana waa isku mid waxba dadka reer canada ha u qeylo dhaaminin, jeclow ama Iska dhaaf sheikha runtu ka hadley hadad wax fahmeysid.

  • @sadiamohamedhassan8616
    @sadiamohamedhassan8616 8 місяців тому +3

    Walaaley ilaahay ka cabso subxaana allaah meeshaa joogto meeqaa xitaa qaniisiin ku noqdeen meeqaa kalaabyada buuxa teeda kale xadiiski wuxuu ahaa kulukum raacin wakulukum masuulun can raciyatihii

  • @fardwsocadiweli6142
    @fardwsocadiweli6142 8 місяців тому +4

    Welcome huuno culumada lama hadasho nimanka dadka bara kicinaayo ilmaha iyo dumarka ayeey u maxadareeyaan bas siyaasiinta Waa ka baqaayaan 😭😭

  • @FatimaMadasheekey
    @FatimaMadasheekey 8 місяців тому +3

    ربي يزيدك عقلا ، ومقاما ،وشرفا، وعزا ،ومعرفة بالدين والدنيا

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 7 місяців тому

    Masha Allah sister sifican ayad u sheeg tay ❤❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 8 місяців тому +2

    Masha Allah waxa aad sheegayso waa run abayu somaliyeed si kasta oo aad wax uga barato qabyaalad uun baa la isku qabsanayaa🥺💯❤❤❤

  • @FadxiyaYaquub
    @FadxiyaYaquub 8 місяців тому +5

    Asc wrwb abaayo Nacima sheekh waa runti 💯 /100

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 8 місяців тому +2

    Sheikh saciid rage alla ha xafiido naeema wan ku salamaya 💝❤👍

  • @UmuSalmaan2020
    @UmuSalmaan2020 8 місяців тому +4

    Niciimo abaayo anigu yurup iyo america midna ma arag oo xaqiiqda ma hayo balse inta dad oo ka imaadat oon arkay waa dad aqoonta diintu ku yartahay iney bartaana aan rabin oon kala jecleen cayaal dhanka maadiga lee labarayo oo diintana waxba ka aqoon xanuunka otiisamkana waa xanuun Allah keenay balse dadka qurbaha kayimaada ubadan ciladaas in la baaro ubaahantaha
    Tan kale sheekha dadka wuxuu soo arkay haduu usheegay wuu ku mahad sanyaha asagaa naga yaqaan wadankeena waa run in nala ka ersaday balse wadamo muslimiina jira ee ayaga aan dagno intaa is ilaalin karno aan is ilaalino
    Ilmaha gaaloobay yaa loo haystaa aniga waxaan dhihi lahaa qof walba waa masuul ee wuxuu mas uulka ka yaha waalaga xisaabin doo naaye ha ilaa liyo
    Dowlada iyo culumada ayaga haday kasoo bixi waayaan masuuliyadooda ayagaa lagala xisaab tamaa balse anaga waalid ahaan aan ilaalino tan na saaran

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 8 місяців тому +10

    Sheko ku haya aniga somaliya wax ku so barty. Marka imaday finland waxaan bartay sheybarka. Shaqada an rabo finland way dhobanthy lkn kuma helin shaqo shan gabdhod isla baranay oo qar finland ku dhashen ma helin abayo .
    Qofkaste oo finish ah oo scholka nala dhiganayay oon ka shahado fcnhy shaqada wu hely.
    Mesha wayelada kawada shaqenaa. Maxad ka ogthy

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 8 місяців тому

    Asc walaashay, hooyo Canada dagan ayaan ahay. Hadana waan daganahay. Sheekhan kolay khibrad ayuu u leeyahay waxyaabaha qaar. Lakiin qofka si fiican u shaqaysto wax fiican ayuu helaa. Qofkastaba waa siduu wax u ogaal san yahay iyo siduu howkar u yahay. Dhibaatooyin lasheeganaayo waa cultural shock iyo depression taasna waxa keenayso dadka oo iska dhaadhiciyey waxkasta waa easy oo rabin inay shaqaystaan. Kaliya waxa ay rabaan inay calaacalaan wakhtigana iska lumiyaan. Sheikha wuxuu sheegayaa waa dad rabin inay shaqaystaan oo xamashaan, tacliin bartaan. Certificats kana waa shaqaalaha caafimaadka oo dawlada Canada ay karabto inay test maraan sidda ay u ogaato xirfadooda. Qofkaa haduu test ga baasi waayo of course shaqo lama siinayo. Markaa dadkeen somaliyeed qaarkood waxay jecelyihiin ina iyagoo imtixaan galin shaqo heersara ah na helaan. Markaa wadanku dadkoo dhan uma wada xuma ee kii kibir iyo mashaqaysta ah way u xuntahay. Alhamdoulilah waxa xun naga qabo.

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 8 місяців тому +6

    Allah na xafido meel kasto aan ku noolnahay , WADANKAN AAN JOGO MADAWGA AYAABA BUUXA MEEL KASTA lkn runta ayaa ah in dadkeena so haajiraan aqoon malahin mana bartaan qof shaqadiisa waa un muruq ku shqee
    Tan diintana ilahay imaanka hanagu sugo,aniga walaahi wadankeeni ayaan ka walwalaaya caruurta dayac dilka ,kufsiga ,daraagoska ,iyo kii wax barto ku kale laga hormarinayo aan waxba aqoon , walaahi somaliya ma ahan somaliyadi aan naqaanay
    TALO WAALIDIINTA HA HA U NOQDAAN QUDWO CARUURTOODA DUCADANA YAAN LA ILOOWIN

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 8 місяців тому +4

    Sheeqa guud ahaan buu kahadlay wax badana dabcan wuu ogyahay oo bulshadii iyo dacwadii buu kujiraa intaydaan wax diidin baaritaan soosameeya nin cadna waa la ogyahay wuxuu yahay waliba qof African ah markay noqoto waAllahu aclam

  • @SaafiIbrahim
    @SaafiIbrahim 8 місяців тому +19

    Abayo hada Europe. Jooogto wax kastoo canada ka jira ama America ka jira way ka sii daran tahay Europe. Marka alle hanaga bedbaadiyo shartoot.

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 8 місяців тому

    Asc wrwb dhaaman wan salaamay akhayaarta iyo naciima xaq doon❤❤❤. Aniga USA ban jooga waxa u shiikhu sheegay intan ogahay ma qabno 28 yrs ban ku noolahay wan ku qaan gaadhey . ALXMDULILLAH xijaabka wax nagu dhiba ma arkin wallahi wan u duceeya wadankan markan guriga ka maqanahay salada meshay igu qabto ban ku tukada cidna wax ima dhahdo❤❤❤ Alxamdulillah.❤

  • @caaishaibraahim3247
    @caaishaibraahim3247 8 місяців тому +5

    Waa yaabay markaan shiiqaas hadalkiisa arkay, ma aaminaayi soomaalida Canada hadey dhibkaas qabaan mar hore ayeey ka wada carari la haayeen

  • @abdiadan4837
    @abdiadan4837 7 місяців тому

    very true the sheikh has spoken the truth masha allah, so like iit or else,

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 8 місяців тому +3

    Asc Naciima waan ku salaamay walal kolay Anigu Germany baan joogaa Qofka Aqoontiisu meesha ay Gaadhsiiso Cid ma iska hortaagi karto marka laabaadna Maanaan arag Ilmo Daawo lagu tijaabinayo Dumarka Soomaaliya jooga ayaa badankood Xanuunka Niyad jabku ku badanyahay waa Sababta ay Cilaajka ugu badanyihii waayo Nolosha ayaa ku adkaatay Illaahay ha usahlo

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 8 місяців тому +3

    Asc that is true jazakumullahi khayr

  • @HiboDeeq-e6u
    @HiboDeeq-e6u 8 місяців тому

    Adigu hadalka sheekha hasarifin waaruntii waaruntii waa runtii dhulka gaalada dhmntii waad kucidhiidh yantihiin ilaahay haydinka keeno

  • @zuuzanmohamed5408
    @zuuzanmohamed5408 8 місяців тому +3

    Wsc abyo waxa uu shekha shegayo wa sax % aniga African jogaa Wana nalaga qadariya ilmaheenana waxbarasho ad u sarayso bay haystaan oo kuwiina qurbaha jogaa aydan haysan markaa waxa uu shekha shegayo Canada kaliya mahee galbaadko dhan bay ka jirtaa mida shahaadada waxan jiro shahaado international ah onba Somali ahayn Kenya iyo Uganda kuwo wato oo la diiday ba jira oo cadankaa Laga hormariya

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому +1

    Naciima runta markii run lasheego SHEIKH SACID RAAGE DHIB AYAABA UGU IMAAN KARO

  • @ganimahamudganimahamud2123
    @ganimahamudganimahamud2123 8 місяців тому +6

    Waah runtiis jarmalka xataah waa sas

  • @medina-lt1nm
    @medina-lt1nm 8 місяців тому

    30 years anigaa dagan canada alx shahadoyinla waarutiis sheekha dad badan oo hayta inay shaqo kuwaayan yes cunsiri miyaa haa galnimo qomu luud najanaa waligq ma arag caruurta bood booda waa qurboodhan iyo africa allaha hadeeyo cayr balagu dhargaa maya alx nolol caafimaad free waxbarasho free amaan allah mahaleh canada kafiican wadamo badan xoog xaaraash waa buuxa kuma jsaarayno sheekha waarutiis caro gaalo cawaaqinka dabe ka imaanaya allahu aclan wadqnkeenii nabad allaha nooga dhigo

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 8 місяців тому +5

    Masha Allah i strongly agree Xabibty iney culumadu xooga saaran iney la hadlAn madaxda somalia ee dhibkaa somali haysata ka hadlaan
    Intey dibad ku mashquulsan yihiin
    Jazakillahu kheiran Xabibty ❤️
    Caqliga allah ha kuu xafido Amiin yaa rabi 🤲

  • @ashaabdullahi3586
    @ashaabdullahi3586 8 місяців тому

    Subxanalah marka sheikh maxuu ka faidaa in uu been shego walaley allah ka cabso

  • @nimcohassan2930
    @nimcohassan2930 7 місяців тому

    Wallo Naima waxan joga canada 5 Sano wax u shegayo kuma arag dad naso dhaweyay wan u duceya inu allaah so anunsh dadkan u Nimid waxan ka helay waxanan ku haysan dalkeni hooyo ee qabilku babiyay

  • @faadumoali1675
    @faadumoali1675 8 місяців тому

    Walaahi naima maanta wixii qalbigeyga ku jiray ayaad ka hadashay waayo markasta markaan arko wadaada weeraraaya dadka qurbo joogta waxaan dhahaa may horta ka hadlaan kuwa dadka dhibka iyo dulmiga kuhaya runtaa usheegtay danke 🙏

  • @SamiraAwad-e5u
    @SamiraAwad-e5u 8 місяців тому

    Bismillahi sheik said wa kumatagtey Canada huno Naema wahassi wahba gamajirane

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 8 місяців тому +16

    Sheeqa runtiisa waye❤

  • @YahyaAhmed-z4b
    @YahyaAhmed-z4b 8 місяців тому +4

    Sheikh rage Wa runtiis

  • @umsaad9390
    @umsaad9390 8 місяців тому +6

    Inabatigay oo dhaqtar ah taksiile ayuu ka shaqynayey 20 sano asagoo shahaado dhaqtarnimo wato ayuuna tagay canada

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 8 місяців тому +3

    Masha allha abayo shukarn anga wn usocan canda anga waye her uganda amiin dhaha allha hangu xifdiyo

  • @qajo9403
    @qajo9403 5 місяців тому

    Abaayo talaalka oo ka hadlayo waxaa la dhahaa immunization afartada caruur waan wada talaala waxaa lagu billaawa illmaha marka dhasho labo bill afar bill lix billood kadib labo sano kadib afar sano markoo gaaro his last immunization kiisa woou qadana markasna igu danbiiso taadna cunugq jirooyin badan oo cunuga markoo yaryahy u nugulayahay beey ka difaacaysa wa cafimaad shikeh waxoo sheegqyo ma arag 20 years ku noolahay cunsuri nimana kama arag dadkaan cadaanka ah waba u duceeya inoo Allaha so hanuuniyo wa dad aadiyo asd u naxriis badan i love canada 🇨🇦❤❤❤❤❤🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 8 місяців тому +1

    Caruurta qurbaha kudhashay faiido kama soo socoto ilmaha africa kudhashaa aakhiro iyo adduun ayay KU anfici Aniga usa ayaan joogaa wuxuu sheegaya waa run dhamaantood waxaad moodaa in irbad lagu muday

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 місяців тому +7

    Waaru walalkey hindiya ayuu kaga soo baxay master ayuu heesyey wuu noqadey waardiyeshaqo wuuwaaye waa run iskuulaadka waa siiiro waa runwaa run

  • @maryamacuthman7218
    @maryamacuthman7218 8 місяців тому

    Sheikha wxuu ka hadlayo waa run lakin qof iyo labo ilaahay ka badbaadiyay wuu jiraa sida badan buu ka hadlayaa

  • @sahroadan491
    @sahroadan491 8 місяців тому +5

    Asc abaayo ani marecan an joogaa shahada dugsii sara aan heystay markan imid kadibna waxan aday college hada waxan ahay nurse man arag talaaal la dhaa caruurta madaw iyo talaal caruurta cad ❤

  • @feysalabdille8348
    @feysalabdille8348 8 місяців тому +8

    Sh waa runti

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 8 місяців тому

    Jazkumalaah kheyr abaayo aamiin ilaaheye ha no aqabalo intsa inkabadan ha kugu badelo adigan ❤❤❤aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 8 місяців тому

    Caadanka qar cunsuri waykujiran but qar muslimka aad iyo ogaa naxarisbadan aya kaboxo waxan daha Allah hasohadiyo really walahi from USA

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 8 місяців тому

    Oo hada ne ma culimada mi afkaada dhere la ahay subxaana laah

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 8 місяців тому +4

    Canada is best police all over the world is the number one

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому +1

    Ilmahii illaah qorey in axanuusadaan abayo waa jiranaayaa

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 8 місяців тому +2

    Tafaa'aluu bilkheyr tajiduuhu
    Alle kheyr ka filo waa heleysaan

  • @fkfgltvugjkhhjfhigiogoghoc6285
    @fkfgltvugjkhhjfhigiogoghoc6285 8 місяців тому

    Asc Wall xoriyada iyo cadaalad aad shegayso Wall mataalo qurbaha oo dhan waanu kula joognaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @abaahmed1463
    @abaahmed1463 8 місяців тому +13

    Waxa jira dad lacag ku doonta, laguna siiyo, inay ka horyinadan wixii culumadu ku badbadineso diinta umada ubadkeeda.dadkaasu waxay isku qarinayan inay diinta heestan. Culumada kalena way qabaan in an la dagin o laga haajiro dhulka gaaladu maamusho.

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 8 місяців тому +1

      Somali kii Ku gaaloba kii Ku waasha kii ilmo looga qaato dhul gaalo waxa ka danbeya ee aakhiro warku U yaal waa madaxda soomalida ee cadaalada ahayn iyo culumo aan xooga saareyn madaxdaa oo wacdiyeyn oo shicib wareersan uun wax U sheegeysa

    • @AlmaasUmualmaas
      @AlmaasUmualmaas 8 місяців тому +3

      😢😢 xamar waxa ka dhacaayo 2bil laso dhaafaty ayaa argagax leh cid ka hadlayso laheen ,hadana xaqiiqda waxay tahay hadan saan wax Laga badalin caruurta qurbaha kunool waxa kadarnaan doona kuwan wadanka kunool marka la fiiriyo waxa TikTok ka socda Yaa Rabi naxarid meel kasta imaankan nagu sug ilaa aan kula kulano

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +5

      @@axlaamhirsi8430
      Shacabkaan ayagaa daalan, jahwareersan dalka iyo dibadaba kudhiban Runta markii laga hadlo Culumada waa ineey ummaddaan badbaadiyaaan Allaha ayaa wax badbaadiya, toosna ula hadlaan dadka dhibka kawada wadanka!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +2

      @@AlmaasUmualmaas
      Allaha na xifdiyo!

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 місяців тому +8

    Waxa uu sheeg waa run

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 8 місяців тому +2

    Niciimo Abaayo sida aad sheegtay qofkii waxbarta waa helaa caruuteen dowlada ushaqeeyaan soomaali badan ayaa meelwaba xafiis dowladee ka shaqeeya aniga sh balalada ,runtii waa naxay

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому

    SHEIKHA ALAH CAFIYO BEEEN IYO RUN WUUU ISKU DAR DARAY MAXAY YIHIIN CADAANKAA WADA XANUUNSAN

  • @fardowsamohamedmohammed7742
    @fardowsamohamedmohammed7742 8 місяців тому +3

    Proud of you sister

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 місяців тому +9

    Waxa kabadan ayuu qariye shiikh wey isdhameeyeen dhalayiradawax yaab badadan ayaa kajiro noorad ameerika

    • @zainabali-nl3wv
      @zainabali-nl3wv 8 місяців тому

      Muu qarin walal waa bina Adam wuu hilmamay tankale intii ugu muhum saneed wuu shegay

  • @qaasimmahdi1079
    @qaasimmahdi1079 8 місяців тому +1

    Masha Allah Amiin Amiin 🤲

  • @nasab6929
    @nasab6929 8 місяців тому

    Xaga shaqada hadan ka hadlo Canada 🇨🇦 gabalada qaar dumarka xijaban shaqo inay helan way adagtahay anigay igu dhacday 4 sano ban radinayay anigo Canada 🇨🇦 wax ka bartay 😢😢😢😢 siba shaqada dowlada

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 8 місяців тому +4

    kenya weli wadankiisa ma aha ee culimada wadanki hadegaan hana dhiirigeliyan dadka dalkana haw shahiiden oo kuwa kharibaya ha ka qabtaan

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому

    Amiiiin

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому +1

    Sheeqoow Musqulaha xataa umada hasoo dhaqaan iska daa soomaliya dadka waalagu dilaaye iska daa

  • @Hibaaq-hv7yw
    @Hibaaq-hv7yw 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 8 місяців тому

    asc. Abaayo. Anagaba. Canada 🇨🇦. Ayaa. Joognaa. Waana. Shaqeeysanooynaa. Eerna. Maqaadano.5 tii. Berina. $1000. Ayaa. Qataa. AL. Hamdulilaah. Caruurteenana. Waa noo. Fiyoowyihiin. Anigoo. Ah. Buur fuule. Shiikha. Maxaa. Ku. Dhacay

  • @ifrahmohamoud9092
    @ifrahmohamoud9092 8 місяців тому

    Meelkasta waxy ledahay dhinac xun iyo dhinac fiican marka shiiq rage dhibatada u ka shekaynayo anaga ma arkin alahuma najinaa

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому +2

    Sheikh SCHOOL AYUU KENYA KAFURTAY MARKA SCHOOLKAAS JIILALAL AYUU RABAA

  • @Aminamohamed2464
    @Aminamohamed2464 8 місяців тому +1

    Sax wayo sheikha si guud ayuu u hadlayaa sheikha yanci percentage ayuu sheegayaa
    Allah ha xifdyo

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому

    Yaabaa sheikh umadii dhexdeedii ayuu nac weyn iyo dacaayad dhax dhigay ALLAH KACAFIYO

  • @umuimraan8738
    @umuimraan8738 8 місяців тому +2

    Nacima ina uu shiikhu sheegay waa runtiis si guud ahaan buuna uhadlay adiga Finland waan kula joogaa cunsirinimo negeri waxaan ahayn nama dhahaan waan ku qabnaa waad ogtahay
    Hada hadalkaaga waad ku cadaysay ood ku celcelisay inuu been sheegayo ilaahay aan ka cabsano

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +2

      Anigu Runtaan kahadlay Nacam leeye ma'ihi, waxaan aamin sanahay Sheeqa inuu aadane qaldami kara uu yahay, Finland Cunsurinimo mataalo, hadii sikalle aad u taqaanid Cunsurinimada laga yaabe inaan kali si unaqaano!

    • @umuimraan8738
      @umuimraan8738 8 місяців тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee nacamleeye baa tahay kuma dhihin anigu laakiin waxaan kuu sheegay inuusan sheikhu wax beena sheegin ee uuna si guud ahaan uhadlay iyo dhibaatada qurbaha laga dhaxlay hadaadse tiri Finland cunsirinimo ma taal waaba Arin kale

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 8 місяців тому

    Waa runtiis sheekha wacyi gelin buy u samaynayaa dhalinyarada u waa latay laakin dawada kuma raacsani

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 8 місяців тому +3

    ANIGA HOOYO SOMALIYEED AH UMA MALENAYO WAXAAN ARKAY CARUUTA CANADA KU DHASHAY OO DR,PRF ING RN AND RPN WAAN ARKAY HADAALKAS SACIID RAAGE KA SO YEERAY WAA KU QALDAMAY WAA IN KU NOQDA

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk 8 місяців тому

    Wasiirka soomaaliga ah waxa uu yimi asaga 16 jiro heerkaas ayuugaaray

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 8 місяців тому +4

    Wallahi wadan keena wuu ku xad gud bay sheeqa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому

    Anagana waa saas oo kale magaratay aniga waan ku dhaley waana maanta dad waa weynwaana ka walaal dadka ka shaqeysanaayo kiliiningka waa markeysoogalaan iskuuna subaxdiidhigtaan habeynkina shaqeystaan

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +2

    Manshaallah Asc nacimo waa dhuubatey jabiiba cayilka cimri deg deg ayuu leyahay qof yar ayaa tahay alah ku barakeyo 😊 Canada waa ka dayriyay shekha umada alahu u gargaro yaab

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 8 місяців тому

    Walaal adigu ma qof sharbadan ayaatahay sheekh iyo shariif ba ma usoo jawaabee Alle kabaq dadkana haku mashquulin😮😮😮😮

    • @ZainabBashiir
      @ZainabBashiir 8 місяців тому

      Waa runtaa gabadhaan xitaa culimo way dhexgalee sheekhu xagatiintuu kahadlay ee xageey wax uwadaa lacagta yuutuub walee war aakayaal lacag hel un waaye lkn qoftaan soo suga meeshay kudambayso ileen diinna way sheegan wax ay katagaysana malaha culimo ka cilmi badan xitaa lacag kuraadso ay uga hadlee.
      Xaqiiq jirto ayuu kahadlay

    • @ashaabdullahi3586
      @ashaabdullahi3586 8 місяців тому

      Allah na sugo wayaab runtii subxanalah sheikh xitaa lama daynaa

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 місяців тому

      Shikeh malaga hadla karo miya malaik miya canada waan ku noolahay caruurdadana afardaba islmic school ee dhamayan Allahamdulillah labdana yaryar school islmic ee dhigran dhibna kuma qabno waan ku dhaqanahay cusurinimana kuma arag shikhaan waxoo shwegayo ma arag wlhi ma aqaan mishoo ka argana

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 місяців тому

      And my All kids canada ku dhashan all them na they take there ammunition vaccine waxana dhib kuma argan dhuulkana Allaha abuurta gaaldan Allaha so hanuuniyo gaalo waxba kuma dhimayso somalida qaar iyga is dulaayo oo dandoosa qabsan masjidna woou ku yeela meel walbo canada and i love canada 🇨🇦 🇨🇦🇨🇦🇨🇦 ❤❤❤❤❤❤❤ wa wadan fiican oo nabad leh shagadana dee wax kugu cunsurinayo ma jidhaan shagada experience u latahay ba ka shagaysana cadaankana mushqul dhaq ku dhahayso ma jidhaan oo kugu qasbayso waxee atigq doonto ku shagaysana

  • @hanefa283
    @hanefa283 8 місяців тому

    ASAGAA SCHOOL 1 23 FURTAY SHEIKHA CILMULQEYB KAHADLAY YAAB

  • @fartun9503
    @fartun9503 8 місяців тому +1

    Wcs welcome Abaayo ❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 місяців тому +2

    Wcs walshey naima Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 8 місяців тому

    Shiikh siciid raage wuxuu sheegay waxbadan ayaa kajira waxna waa laga badbadiyey cunsuriyad meelkas ayey taallaa sax wadankeenii wey kajirtaa yurubna wey kajirtaa Finland wey kajirtaa aniga waa joogijiray inkastoo shariga ay kagabadaan hadana siyaabo kaladuwan ayey uga jirtaa

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому

    Madhahaayo aaamiiiiin

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 8 місяців тому

    Waa runtaa raga somaliyeed ayaa
    Na soo qixiyay aygaa u baahan
    In la wacdiyo ay dalka nabad iyo
    Cadaalad ka dhaliyaan

  • @umiibrahim.a.4785
    @umiibrahim.a.4785 8 місяців тому

    Asc. Walashay nacima inad waxa hubsatid aya fican meshad jogtid bal warayso waxa ka jira,, ilahay hado adiga ku tusin mahan micnaheda inay jirin,
    Shekh run ayo shegaya ,, yurub xata way ka jirta waxas waxa yar u been ah ma ku jirto , is waydi wall shekha haday ka haran ama ay so dhofan maxu ka helaya? Ee dadka ayo u naxrisanaya oo runta u shegaya, aniga Norway ayan 20 sano joga waxu shekh shegayona way ka jirta Norway, marka meshad jogtidna dad badan aye dhibatadas ka hesata, ee so warayso,
    Way jirta , kanadana run le ayo ka shegay , waxan ku waydiyay adigu dadka kanada jogo in ay kaga so shekeyan miyad ka aminsantahay shekh?
    Waxan ku la talin laha inad so wareysatid dadka wadankaga joga iyo yurub ba kadib no sheg.

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 8 місяців тому +3

    Cancda waxyaalo badan wajirta lakin sacid Markus nacay ookuray maxu dadka muxu uhadlay shahaadada imtixaan aya dadka lagaqaada qoflayiri lamarabo majiro

  • @CubaadocabdiMahamuud
    @CubaadocabdiMahamuud 8 місяців тому +3

    Habaryar halayaabin sheeqa waxuu arkay ayuu kahad lay

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 8 місяців тому +3

    Thank you mashallah ❤❤❤

  • @shamsahassan957
    @shamsahassan957 8 місяців тому +1

    Haku guubaabinin dhalinyarada wadan idinkama dambeeyo .waxad kaguurtay magaaladi wxadna tagtay calooshii gaalada did ufiirso gabaryahay figradada iyo wxad jeceshahay hakudhuminin dhalinta hadad adieu wadanki cuqdad kaqabto kakubeerin dhalinta cudurkaas shekhana sharaftiisa meel haugadhicin waa igatalo.

  • @WardaOsman-xs3tv
    @WardaOsman-xs3tv 8 місяців тому +2

    Asa abayo Canada qofkii wax ku barta profession ku bartey ayuu ku shaqeeya marka adoo doctor ku taqasusey musqul ma dhaqeysid . Ta midab takoorka wadamada qurbaha oogu roon ayey ku jirta

  • @Naj-143
    @Naj-143 8 місяців тому +2

    Abayo nimco Canada waaa jogaaa wax badan dal islama mahan lkn ma arkin waxaaa way jiraan dhibatoyin badan but yurub way dhaantaaa cz Waa aragtay ilmaha sida lo qato halkaan Uma badna qofksta meel bu wax ka arkaaa maybe ioahay sharkooda hanaga qabto gaalo meeel kasta aaan joogno 🎉

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 8 місяців тому

    Walalo norwey ban joga lkn canada dadbaban o ehel aad sokeeya ah aya joga .. lkn si xog aad lohubo an kuhayo so mad maqal in dawlada canada ay sharci gareysey in ilmihi ama de dhalinyarti donta iney gender kisa inu badalo in ay uqondeyset 75 kun 😱😱 walidkuna uu juq kadhihi karin .. ta ragga kubararujineysa in ay dumarku tiiba ay ahan donino isbadal badan kadhici dono kumaracsani ..lkn xata dhakhtarada ruuxiyo xanusan aya mudo dheer usugaya rux muta khasis ah si u xaladisa u arko habaryartey bey kudhacdey wuxuna aha ekfaction cunaha ah 🫤🫤 ila sanad kudhawad ..dad badanah wan kamaqlay .. mel lagunoqdona majirto lkn aayadi ilahay waxay ahyd ألم تكن أرض الله واسعة فتهاجروا فيها ..
    Marka xaggana farta ayan wadnaha kuhayna gorma lagu sogalaya ee ilahay ayanu faraj waydiseneyna 😢😢😢

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 8 місяців тому +2

    Naciimo ilmaheyga iyagoo joogo 5 sanno ayey A keenaan test ga kuwa ku dhashay ka horeeyaan inkastoo luqado kale ay kaashanaayaan, waalidka ayaa guriga ka soo dhisi karo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +1

      Haa cunug guriga lagu soo dhisay iyo ilmo aan laga warqabin meel islama galaan!

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 8 місяців тому +2

    Mashallah ilahey hako dhowro naima

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 8 місяців тому

    Nicima walal hadalka meshisi ayad sartay barabagandada iyo danta qof ku wato mahan in dadka lagu sheekeyo wax aan jirin.Tan kale qof kan Waxbaran hadusan Nadifinta adin ma Xafis ayuu Farinsanlaha? Waa sheeko qayali ah Buug qado qalin qado abalkaga Ayad helgen war ku wakas.Cadalad Allah ayay Agtisa tala not a person .God bless to you Nacima❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 8 місяців тому +2

    Allah ha idin xafido adiga iyo reerkaada jazakalaah khayran quruxay

  • @FatimaMadasheekey
    @FatimaMadasheekey 8 місяців тому

    الله يحفظ لي اختي

  • @blabla6915
    @blabla6915 8 місяців тому +1

    Wcs 👍👍👍👍

  • @fatumaabdullahigure7478
    @fatumaabdullahigure7478 8 місяців тому

    Allah ka baq Ayan ku dhihi Lahaay oo Yurub limo wey ku jogaan dhul gaalana waa isku mid waxba dadka reer canada ha u qeylo dhaaminin, jeclow ama Iska dhaaf sheikha runtu ka hadley hadad wax fahmeysid.

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 8 місяців тому +2

    Suaal aayaan Rabaa in aan kuwaydiiyo abyo naciimo ilhamaha dibadaha ka imaado maxay intooda badan dabaal dabaal u yihiin hadii aan wax lagu durin ?

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  8 місяців тому +3

      Dabaal ma ahane waa ilmo system iyo sharci kusoo koray, buuqa iyo boobka dhaca iyo dilka ayaa dhibaya!

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 8 місяців тому

    Walal waxan rajeyn laha carabigana wataqana inad Chanel kaشوؤن اسلامية aad you tupe ka canada kuqor tid wad heleysa issago kahadlaya maclumat badan ...

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому

    Illaah baa qoray

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому

    Waxaas ninkaas uu sheegaayo aniga ma arag waxan canada imid 19 90 baan imi magaratay i don,t now waxa uu kahad laayo

  • @halimaahmed2552
    @halimaahmed2552 8 місяців тому +2

    Asc wax uu shiiqa sheegayo ma aha wax sax ah canada waxaan ku noolahay 30 sano Alxamulilaah waan ku guursaday caruur ayaan ku dhalay Alxamulilaah Jamacodo ayey nooga baxeen Waxa dhib ahna kumaqabno malaha shiiqa wuu xanuunsanyahau

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 8 місяців тому

    Naciimo abaayo aniga canada waan joogaa hadaad wax barato waxii ilaah kuu qorey waad heli waabeen ilmona waan ku dhaley sodon bay gabadheyda jirtaa magareyshinka bay kashaqeysaa wiilkegana isagana basaska gobalada aado buu xafiiska ufadhiyaa ookashaqeystaa magaratayy aniga waxaan heystaa shahaado daycare baan kushaqeysanaayaa

    • @umiibrahim.a.4785
      @umiibrahim.a.4785 8 місяців тому

      Neh alx. Shekh been ayo shegaya dhihin adun waxaba ka ma ogide