Sidee wax u Joogteeyaa? Waydiin & Warcelin - Mubarak Hadi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Waydiin & Warcelin: Sidee wax u Joogteeyaa?
    5 Hab oo aad wax ku joogtayn Karto"
    1. Maxay tahay sababta aad u rabto?
    2. Yoolkaaga caado u baddel.
    3. Xilli gooniya oo aad wax joogteeyso sameyso.
    4. Ha sugin inta aad ka helayso xamaasad aad wax ku qabato.
    5. Naftaada u dul-qaado.
    I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
    F A C E B O O K: / mubarakhaditv
    T W I T T E R: / mubarakhadi
    S N A P C H A T:mubarakhadi101
    E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 248

  • @nawaalmohamedabdi6694
    @nawaalmohamedabdi6694 4 роки тому +101

    Warki oo kooban.
    1. Sabab u yeel waxaad joogtaynayso.
    2. Caado samayso
    3. Wakhti ugaar ah samyso
    4. Ha sugin inta ay xamaasadi kaa qabanayso.
    5.naftaada u dulqaado.
    Mahadsanid khabiir.

    • @nasrinwadani9132
      @nasrinwadani9132 3 роки тому

      Thanks allot

    • @alihassanhussain905
      @alihassanhussain905 2 роки тому

      Mahadsnid nawaal

    • @hafsamohamed2057
      @hafsamohamed2057 2 роки тому

      شكرًا

    • @abdialasow4881
      @abdialasow4881 2 роки тому

      Mahad sanid

    • @Badarmedia24
      @Badarmedia24 Рік тому +3

      Sidee wax u joogteen kartaa
      🎉 qofka halka uu gaagan gahay inuu la dbaqaaqo ma gaari karo meeshuu taagan gahay ilaa joogteenta ma ahanee
      1 sabab u yeel waxaad joogteeyneeyso
      🎉 waainuu xiriir ka dhaxeego asaga iyo wuxuu joogteeynaayo
      2 caado ka dhigo
      🎉 caadada waxeey fududeen kartaa in eey kaa dulqaado ka caajisida caadadaado
      🎉 hadaa caado ka yeelato waxeey yaraanaayo iska caabinta nafta
      3 waqti u gaar ah sameeyso
      🎉 waqti xiro
      🎉 iska koontaroon inaa social media soo gasho maalintaada 2 saac u horeeyso
      🎉 u sameeyso bareegyo caadadaas dhaxdeedo
      4 ha sugin inta aad xamaasada ka heleeyso
      5 naftaada u dulqaada
      🎉 wxaa bilaawday hadaa ka seexato maalin iyo 2 maalin u dulqaado markaas
      🎉 hadii kale waxeey maskax daada ku burugaraamineeysaa in aadan wax jeegteen karin

  • @user-kb7lq1il2f
    @user-kb7lq1il2f 5 років тому +34

    جزيت خيرا وكلمتي لكل من يريد تحقيق هدفه عليك بالعزيمة ثم التوكل على الله وعليك بالإستمرارية

  • @iqrabashiir5436
    @iqrabashiir5436 6 років тому +38

    mahdsanid mclin joogten la'aantan runtii waa caado aan leeyahy insha allh cawada ka bilaabato iska badali doona

    • @abdalaofficial9250
      @abdalaofficial9250 6 років тому

      Iqra Bashiir wllshy pls subscribe iisaar channel ka adoo mahadsan

    • @nouhdjibril3592
      @nouhdjibril3592 5 років тому

      Waa muhiim barnaamujkan waxa tahay macalin wayn waan kugu dhiiro gelinayaa waqtigaaga aad umada u hurayso

    • @jamesbrownbrown7062
      @jamesbrownbrown7062 5 років тому

      Ma joogtaysay Hää Ama maya walashay iqro

    • @ahmettcarloz3830
      @ahmettcarloz3830 Рік тому

      Ma jogteyseyy horumarna maka gaarteyy

  • @abdihananjama8614
    @abdihananjama8614 6 років тому +4

    shukran wll mubarak hadi runtii waxad ii xaqiijisey quotekan ( alittle bit everyday is more important than doing alot in someday).

  • @AbdirahmanMohamed-ft1tn
    @AbdirahmanMohamed-ft1tn 6 років тому +4

    Waa su'aal muhiim ah waan uga mahadcelinayaa wllka ama walasha weydiisay su'aasha. Sido kle waxaan u mahad celinayaa walaalkeena mubarak ilahay haku barakeeyo sida wngsn aad inooga haqabtirtay jawaabta.

  • @mydreamisjannah1156
    @mydreamisjannah1156 5 років тому +4

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahy wllo.
    5 tan talaabo bari ayan ka bilaabaya inan raaco insha allah
    Walaalaha, adinkana iso duceeya in illaahay i fududeeyo insha allah. Mahadsanid mar labaad wllkay qayr badan alle haku siiyo cilmigana haku siyaadiyo ❤❤❤

    • @hamdifarey6684
      @hamdifarey6684 5 років тому

      My dream is jannah lixbilod kadib ma joogteysay go an kagii

  • @Hassanxiin
    @Hassanxiin 6 років тому +6

    zxp mubarik waad ku mahad santahay waanada iyo talada wanaagsan ee ad nala wadaagto. waxaan jeclaan lahaaa zxp inaad talo naga siiso Qabyo tirka. micnaha qofka la qabsada qabyada tusaale qofka intuu ganacsi bilaabo uu hadana ka hadho. qofka wax akhris balaaba hadana ka dhadha. bal hadaad wax firkad ah ka hayso nala wadaag zxp thnkz.

  • @mula1067
    @mula1067 6 років тому +13

    Thank you vary mach, ilove you.

  • @mansuuraadam-dk1fb
    @mansuuraadam-dk1fb 7 місяців тому

    Aad umahadsantay ustad waqti aan ubahanahay ayay I anfaceen talooyinkan aan kadhagaystay
    جزاك الله خير الجزاء

  • @CabdaleAden
    @CabdaleAden 6 місяців тому

    Thank you teacher was supported by us❤

  • @fatimayasin1253
    @fatimayasin1253 6 років тому +2

    mansha Allaha waa markii igu horeysay aan casharada dawado cimrigaada haraago wl

  • @ahmedally2830
    @ahmedally2830 3 роки тому +1

    War walaal waad mahadsantahay👏 waan ka xumahay in channelkaaga aan muddo dhaw uun bartay shirkii aad jigjiga ku lahaydeen kadib. Run ahasntii wax yaabo badan oo aad muhiim iigu ah oo aan aad ugu bahnaa ayaan ka hadashay.

  • @nimohass1919
    @nimohass1919 6 років тому +12

    jzk brother may Allah reward you and give you janatul fardows and keep up the good work

  • @ayaanshire6511
    @ayaanshire6511 3 місяці тому

    Shukran ustadii baraka allh

  • @abdirisakomar253
    @abdirisakomar253 2 роки тому +1

    Jazakallaah Walaal Mubarak Haadi Allaha kaa abaal mariyo wax badan ayaan kaafaaiday wlh Masha Allah Halkaaga kawad wallal

  • @zahrahaajimohamed2297
    @zahrahaajimohamed2297 6 років тому

    aad baad u mahadsantahay ustaad mubaarak.
    waxaan codsan lahaa in aad xalqadaha fikrad iyo buug mid kaaid ah aad nagula wadaagto buugga THE TOP FIVE REGRETS OF THE DYING. bronnie ware.
    bcoz fikrad iyo buug wuxuu ii yahay furaha aan ku furto buugaagta aad nala wadaagto ee aan doonayo in aan sii akhriyo. shukran

  • @Mustafecabdillaahi1
    @Mustafecabdillaahi1 2 роки тому +1

    Jasakalah Khayr wll Mubarek🙏

  • @bahjaali5413
    @bahjaali5413 6 років тому +2

    Jazakallah Mr hadi waan ubahnen video gan dhirigaliye nololed

  • @muxiyadiinaxmed7323
    @muxiyadiinaxmed7323 2 роки тому +1

    جزاك الله خيرا جزا وحسن الله إليك

  • @abdikanimohamed4915
    @abdikanimohamed4915 6 років тому

    Waad ku mahadsan macalin mubarak in aad nala wadaagto barnaamijkan qiimaha leh runtiina wax badan ayaa iiga baxay markaan daawaday. Jazaaka laah
    Macalin waxaan kaa codsan lahaa in aad noo soo duubto qaabka wax loo akhriyo iyo wax akhriska nooca ugu wacan adiga oo noo raacinaya qawaaniinta wax akhriska.
    Mahadsanid Mubarak Hadi

  • @apdallaali705
    @apdallaali705 5 років тому +1

    Buugaagte ayaa ugu wacan in la aqriyo my dear teacher

  • @hjhy6144
    @hjhy6144 Рік тому

    Shukran wl

  • @qayrecabdikariin3103
    @qayrecabdikariin3103 5 років тому +1

    Mahadsanid ustaad muparak

  • @HassanMohamed-bo7wc
    @HassanMohamed-bo7wc 6 років тому +4

    Sidee baan ku gaadhi karaa hanka iyo himilada aan leeyahay sidee ugaga dhabayan karaa sidee u ruamayan karaa ? Waxa aan ku raja wayanahay inaad sulsha iga soo caawiso.

  • @mohamednor1374
    @mohamednor1374 Місяць тому +1

    Guuleyso ustaadow

  • @Amal1124
    @Amal1124 6 років тому +2

    mahad oo dhan korkaga ha ahaato wllo waan ku qanacnay jawaabta
    جزاك الله خيرا

  • @muslimoabdullahi8004
    @muslimoabdullahi8004 6 років тому +3

    masha allah ajir iyo xasanaad allah kaa siiyo walal

  • @faaraxjuuni2393
    @faaraxjuuni2393 2 роки тому

    Ilaahey qeer haku siiyo maanta lee ku dhageestay waana kaa faaiiday

  • @ahmedbarkhad5265
    @ahmedbarkhad5265 2 роки тому

    Eebbe Wayne haku barakeeyo sayidii

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v Рік тому

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك، ، اخي الفاضل

  • @kifaaxali6273
    @kifaaxali6273 6 років тому +1

    Jaza akalaahu khayraa akhii kariim

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 роки тому

    Jasakallah kheir

  • @nasteehohussein2565
    @nasteehohussein2565 6 років тому +5

    Thanks

  • @rodaabdulkadir8593
    @rodaabdulkadir8593 5 років тому +1

    Maa shaa allaah maama allaah yaxmiik

  • @hodanwarsame4104
    @hodanwarsame4104 3 роки тому

    Mansh allah jasaakalaah waa hooyo Somali thanks walal qali aad eyey arintaa ii dhibtaa

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 роки тому +1

    Masha Allah Alle hakuxiftiyo

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 2 роки тому +1

    jaskalah.hukhayr.macalin.ish.Allh.bilabayna

  • @khadrayuusuf8296
    @khadrayuusuf8296 2 роки тому +1

    جزاك الله خير الجزاء

  • @ridwanfarah3262
    @ridwanfarah3262 5 років тому +1

    Ilaahay ha ku daayo sxp qaali.

  • @MursalMursal-h2n
    @MursalMursal-h2n Рік тому

    صلى الله عليه وسلم

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 роки тому +1

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 🦋🦋🦋

  • @adoonkialle3600
    @adoonkialle3600 3 місяці тому

    Shugran ustaad

  • @naimaail7818
    @naimaail7818 3 роки тому

    Macalin mubarik hadi jisakalahu khayr ilahay hakubarakeyo macalin

  • @MiAa73
    @MiAa73 6 років тому

    Jazakallh mr mubarak haadi wax weyn baan kaa faaiday

  • @rahmamohamed1157
    @rahmamohamed1157 6 років тому +1

    Caajis aqris la aan iyo in waxlabarto larabaa noosoo badi dhiiri galinta jazaakalaah walalkeen

    • @ladecabdulaahi860
      @ladecabdulaahi860 6 років тому

      Masha Allah macalin khayr allah ku siyo ani wax kharinta wayi dhitaa waan ka caajisaa lkn waan bilaabyaa caado wax akhris

  • @cabdimaxamuudcismaan2147
    @cabdimaxamuudcismaan2147 4 роки тому

    Mahadsanid macalin Mubarak hadi runtii waxaad iga caawisay, meel adag

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 6 років тому +1

    aaad baad umahadaan tahay wall mubaarak

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 6 років тому +1

    Khayr Alle hakusiiyo waa talk wanaag San

  • @Funnyforyou14
    @Funnyforyou14 5 років тому

    Ilaahayow ku barakee
    Wll meelkasta kaa dhisaya m.a

  • @nacimamaxamed6085
    @nacimamaxamed6085 3 роки тому

    Walal midaas Aad baan ugu dhibanahey

  • @abdulkadirmohamed9493
    @abdulkadirmohamed9493 6 років тому

    Jazaaka lah Ustad Mubarak Alhadi

  • @CmajiidSuleymaan
    @CmajiidSuleymaan 17 днів тому

    Thank you pro

  • @Hassanbashe
    @Hassanbashe 7 місяців тому +1

    Anoon daawan ayaan ka helay cinwaanka❤

  • @maryamaabdullahisamatar2131
    @maryamaabdullahisamatar2131 2 роки тому

    Thanks ustaad sida noogu faa iideeysay

  • @maandeeqindho2137
    @maandeeqindho2137 6 років тому +5

    Mahadsanid wllo. Rni aniga maalintii inaan Biyaha intii laygu talagaley inaan cabo ayaan joogteyn waayey labo isbuuc ayaan xamaasateysnaadaa kabacdine meeshaydii ayaan ku laabtaa

  • @hindanuur6901
    @hindanuur6901 6 років тому +1

    جزاك لله خيرا جزا

  • @abdirahmanmohamedahmed3547
    @abdirahmanmohamedahmed3547 6 років тому +6

    #Mubarak Madi aad ayaad umahadsan tahay wl horay usoco

  • @abdihafiidabdikaadiribraah5150
    @abdihafiidabdikaadiribraah5150 3 роки тому

    Asc Masha allah tabarakallah alluma barik alle hakuxifdiyo waxbadan ayaan kafa iday jasakallu khayr walaalky

  • @maxamuudcllaahi1309
    @maxamuudcllaahi1309 2 роки тому

    Thanks bro

  • @deeqsanuthmanabdullah8691
    @deeqsanuthmanabdullah8691 6 років тому

    Jazakallahu khayran wll. .Allah cilmiga ha kuu siyaadiyo

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 5 років тому +1

    Mansha allah thanks walal

  • @fardowsaabdisalan3965
    @fardowsaabdisalan3965 2 роки тому

    Mahadsanid dhiragalin ban kahela video dada wana kulasocda wll

  • @funworld533
    @funworld533 3 роки тому

    Masha allaah jazakallaahu qeyr

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 років тому

    Mupaarik hadi wllo suaal ayn jecelahay inaan ku waydiiyo sideen jacaylka uga guul gaadhi karaa

  • @mahdiahmed9439
    @mahdiahmed9439 2 роки тому

    Masha.alaah.ustad.mubarik.hadi.alaaha ku.sharfo

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 5 років тому

    Mnsha allah illahy ha ku xiftiyo

  • @deqomohammed194
    @deqomohammed194 4 роки тому

    MAASHAA ALLAAH
    WAA XAQIQ WALAAL HADAL KAS
    ARIN ADAN KU KUFIN LAGUMA GULEESTO

  • @axmedcali8114
    @axmedcali8114 6 років тому

    Shukran mubaarik

  • @sadecalimohamed2786
    @sadecalimohamed2786 6 років тому

    Mahadsanid wll

  • @sadiaabdirsak234
    @sadiaabdirsak234 4 роки тому +1

    Masha allah walalkay manta ku bartay wana ladhacay 👍👌

  • @saciidcalimowliid4755
    @saciidcalimowliid4755 4 роки тому

    Aad iyo aad ayaa u mahadsanthy walalkay Mubarak Haadi

  • @mohamedabdirashid3314
    @mohamedabdirashid3314 6 років тому

    Maaasha Allh Ustaad Aad bd umahdsanthy wa vidow igu horeeyay dawado chanalkaaga wan ku soobiiray

  • @HassanMohamed-bo7wc
    @HassanMohamed-bo7wc 6 років тому +1

    Extremely thank you teacher.

  • @safiadanahmed5035
    @safiadanahmed5035 2 роки тому

    Shukran bro

  • @aliaden705
    @aliaden705 2 роки тому +3

    Si vous plaît, partagez des vidéos motivation pour l'étude seulement. Merci

  • @xiddigta5959
    @xiddigta5959 6 років тому

    Thanks wan jeclahay casharadaada horay u socodka leh

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 6 років тому

    Mahadsanid Ustaad

  • @hodanmohamoud6855
    @hodanmohamoud6855 4 роки тому +1

    Thanks keep on

  • @qaasimahmed4949
    @qaasimahmed4949 6 років тому +2

    Mahadsanid Mudane wax badan ayaan ka faaidnay allaha ka abaal mariyo

  • @maandeeqair5656
    @maandeeqair5656 4 роки тому

    Masha allah ustaad wad ku mhadsanthy sida wacan ad nala jeceshahy runti wa cado xun wax joogtenla.anta mararka qaar qaarna wan isku arkaa lkn hada laka bilawo in.a wan iska badali dona

  • @suleymanabikar3519
    @suleymanabikar3519 6 років тому

    Maha allah ruunri waa sual ugu taagned wllky khayir illahey hakusiiyo amin

  • @foziyashaafi8107
    @foziyashaafi8107 6 років тому

    Mahadsanid

  • @faatmacismaan8905
    @faatmacismaan8905 6 років тому +3

    shukran mubaarak walal

  • @ayuubsaciid3157
    @ayuubsaciid3157 6 років тому +2

    Masha allah❤

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 5 років тому

    Shukran Akhi

  • @abdikariimkulane3891
    @abdikariimkulane3891 4 роки тому

    Masha macalim mubaarak wax la taaban karo ayaa nolosheeyda iska badalay markaan youtube kaaga kusoo biiray jisakalaah

  • @nasrohassan2790
    @nasrohassan2790 6 років тому

    Masha allah wll Mubarak had

  • @Mahdi-yl4dw
    @Mahdi-yl4dw 6 років тому +3

    Wll qayr badan allaha kusiiyo waxad farta kufiqday cudur kayga dawadisa

  • @hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728
    @hipoc.qaadirsadiiqhiposadi6728 7 місяців тому

    shugran

  • @husseinbille9355
    @husseinbille9355 6 років тому +4

    Mash allah runti wa marki igu horeysay an channelkada so boqdo wllo wana kahelay runti wana kuxirnaandoona mhdsanid ayan kuleyahay👌👏👏

  • @zainababdirahman2220
    @zainababdirahman2220 4 роки тому

    Mansha allaah ilaahay hakubara keeyo

  • @sagaljetfinance2913
    @sagaljetfinance2913 2 роки тому

    shugran wll

  • @samraali6305
    @samraali6305 5 років тому

    Shukran

  • @mgq9335
    @mgq9335 6 років тому

    MashalH wll Ale Haku barakeyO

  • @liibanalim4776
    @liibanalim4776 6 років тому

    Thnks ustad

  • @maaidomaamuuschanal1417
    @maaidomaamuuschanal1417 3 роки тому

    Allh ha ku sharfo ustaadkeyga

  • @moussaroblehabdillahi3446
    @moussaroblehabdillahi3446 2 роки тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @القرآنالمجيد-ث8ه
    @القرآنالمجيد-ث8ه 6 років тому

    Masha Allah wlle anuu i quseeeyaa mawduucaan

  • @MohamedAhmed-yg5cj
    @MohamedAhmed-yg5cj Рік тому

    Waa Adiga Ayaa Mudan
    WSC

  • @aboshandahofficial1831
    @aboshandahofficial1831 5 років тому

    جزاك الله خير bro