10 Hab oo aad Wakhtigaaga ku Maarayn Karto (Time Management Tips) I ~ Mubarak Hadi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 193

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 роки тому +59

    - Time blocking - waqtigaga xadid maalinta inta productive noqonesid
    -Single task - hal shaqo qabo halkii marba
    -To do list - qorsho sameso waxa qabanesid dhan warqd ama note ku qoro
    - 80/20 - waxaqabanesid inta ugu muhimsan sifcn uqabo ayada natiijo 80% boqolkiba kusiineso
    - Pomodoro - take break every 30,20,45 minutes
    - Biological prime time - waqtigaa energy hesid waxbdn qabso

    • @zackydinero1
      @zackydinero1 Рік тому +1

      Yes absolutely, I couldn’t say any better :)

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 2 роки тому +12

    24 saacadood
    Ilaahoow waqtiga noo barakee kuwii Kheyr ooga faaideysta naga dhig yaa Rabi
    Jzakallahu Kheyr walaale.

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому +4

    May Allah bless you my younger brother I will never forget our book club it helps me lots

  • @naazirooy7179
    @naazirooy7179 2 роки тому +4

    Mubarak wll ilahy haku xisfiyo wan jecelahy markasta sidaad wax nogu bayamisid masha allah

  • @farahaden1081
    @farahaden1081 2 роки тому +11

    Love you bro for the seek of Allah thanks for your coaching 🥰

  • @ahmedbarkhad5265
    @ahmedbarkhad5265 2 роки тому +8

    Sallam Ustaadii .
    Dib usoo dhawoow .
    Session aad u muhiim ah oo wakhtigii loogu baahida badnaa yimaaday oo aan wax badan ka note gareeynay weeye , Ilaahey SWT haku barakeeyee.
    Mahadsanid oo Maamuusnid Ustaadii .

  • @hamzaabdirahman9703
    @hamzaabdirahman9703 2 роки тому +2

    Waa muuqaal runtii aan ku tilmaami karo guusha furihiisa.
    Mahdsanid walaal mubarak.

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 роки тому +2

    Ustaad xabiib 💚 mnsha allaah waad naga yar raagtay waanu kuu xiisnay alle haku.sharfo.

  • @ladna262
    @ladna262 2 роки тому +2

    Run ahaantii dhibaatoyin baden oo I haysta ayaad sheegtay xalkoodiii ilahay ha ku xifdiyo wlll guulayso 2 bada daroodba

  • @muniich1944
    @muniich1944 2 роки тому +3

    Masha Allah
    I Gained a lot from this channel
    Thnks ustaad

  • @ifrahmubarakosman9786
    @ifrahmubarakosman9786 2 роки тому +2

    De wllo Mubarak xaly adiga kugu riyowdy wlhi wan amini wyey mshaallh allah kuxfdo

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 2 роки тому +2

    The two minutes rule waa xeerka aan isticmaalo.. waaw

  • @bakhiitashariif6388
    @bakhiitashariif6388 2 роки тому +1

    As u mahdsntahe ustad 👍jazakalah

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 2 роки тому +6

    Amazing! waa mawduuc aad iisoo jiitay runtii. Mahadsanid Ustaad Mubarak.

  • @user-nw8pp7ni4x
    @user-nw8pp7ni4x 24 дні тому

    Masha Allah thanks ustaad

  • @shiikhcabdi4676
    @shiikhcabdi4676 Місяць тому

    Thanks ustaad mahadsanid Billion Times

  • @sultancksomaligamer7590
    @sultancksomaligamer7590 2 роки тому +1

    Mashallah ustaad dad bdn tuusale utahay o wax badan kaafaidnay

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 2 роки тому +1

    Mahadsanid macalin, qoraa iyo khabiir iyo daaci yar.

  • @MawliidAliAbdilaahi
    @MawliidAliAbdilaahi 2 роки тому +1

    Masha allah ustaad

  • @abdikadiralitawane8004
    @abdikadiralitawane8004 2 роки тому +1

    Waxbadan ban kafaaiday ustadhii shukran 💕👌

  • @EngYuyu
    @EngYuyu 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad, mowduuc aad muhiim u ah!

  • @user-cg1ds7tf6n
    @user-cg1ds7tf6n 3 місяці тому

    Hhhhhh,walahi qorsho iyo nidaamint waqtiga oo isugu jiro weeyaan ❤

  • @abdiwahababdilahi3817
    @abdiwahababdilahi3817 2 роки тому +2

    Mncha allH ustaad AllH haku barakeyo aqonta cimirgana haku dhereryo 🙏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +1

    Mashaa Allah, caqliga iyo cimriga Alle hakuu barakeeyo ustad mubarak, Aamiin Aamiin yaa Allah🌹🌹🌹

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 2 роки тому

    Jazakalhu Khayran
    Ustaad Mubarak Hadi

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 2 роки тому +2

    Multitasking waa wax an marwalbo sameyn jiray oo aan aaminsanaa in ay ii tahay awood an wax ku kala dabaro, laakiin maalin baa TikTok Video an ka arkay oo kusaabsanaa in multitasking-ka aad ku miss gareyn karto small details muhiim ah an kaga bartay in marwalbo aysan beneficial aheyn oo marar badan ay muhiim tahay single task focus inuu qofku sameeyo.

  • @muhsinfiinto
    @muhsinfiinto Рік тому

    Waqtigu waaa waxa ugu qaalisan ee qof bini adam ah heysto .
    Marka walal waqtigaga waliga ciyaar ciyaar haku lumin

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8uj 7 місяців тому

    Waan kaa guntay intaas. Mahadsanid ustaad

  • @abdihafidalisheikhmuse9376
    @abdihafidalisheikhmuse9376 2 роки тому +1

    Shukran ustaad Mubarak barakalah

  • @akram21qeer39
    @akram21qeer39 2 роки тому

    Mash allah tabarakallah ustd allaha ku barakeeyo aqoon taa da runtii aad iyo Aad ayaan ugu baah naa muqalkan

  • @engkafilyrics
    @engkafilyrics 2 роки тому

    Shukran ustaad, soo noqosho wanaagsan si wanaagsan baa inoogu kal dhig dhigtay Maaraynta Waqtiga. Shukran alfa mara.

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 Рік тому

    Masha allah ustad my Allah swt increase your knowledge runtii waxbadan ayaan ka fiday ogow waxa jira dhalinyaro badan oo dadaalkaga abaalweyn kaga heysa Allah swt haku xifdiyo adun iyo aqiraba.

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 2 роки тому +2

    We need more time management techniques,

  • @yahyeali6540
    @yahyeali6540 2 роки тому

    Maasha Allaah Ustaad, Jazaakallaahu khayr, wax badan ayaad nagu kordhisay.

  • @khalidismail8103
    @khalidismail8103 Рік тому

    Maanka iyo maskaxda ,aqoonta ,awlaada ,maalka intaba alle hakuu barakeeyo

  • @hasankaafi2485
    @hasankaafi2485 2 роки тому

    Ustadi aad baad umahadsan tahay waa topic xilligiis la joogo in laga fakiro m.a📚👨‍🏫👏

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 2 роки тому +1

    Mashallah 86400 secen

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad mubaarak haadi, muuqaalada iyo casharada soo badi
    insha allah.

  • @hamdajamac4883
    @hamdajamac4883 Рік тому

    Good lesson aan u baahnaa mahadsanid ustaad

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustd.

  • @hafsaabdi1831
    @hafsaabdi1831 2 роки тому

    Waa mahadsanitahay walal wlh time mangment aa dhib ku qabaa 10 howl aan is dul saara kolkuu deadlinka igu dhaci rabaa waali ku qabtaaa

  • @waris674
    @waris674 2 роки тому +1

    Mashallah

  • @asalamsky3546
    @asalamsky3546 2 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому

    JazakAllahu khayr ustad mubarak

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 2 роки тому +1

    Mahadsanid macalin

  • @abaayocaaisha5305
    @abaayocaaisha5305 2 роки тому

    Maashaa’Allaah Mahadsanid Ustaad

  • @abdirisaqabdirisaq7398
    @abdirisaqabdirisaq7398 2 роки тому +2

    Ustaad waanku salaamay waxaan ahay arday jaamacdeed waxaan jeclhy in aan waxaqristo lkn badanaa waxaa waqti iiga baxaaa buugaaga aan waxbadan faaido lahayn marka waxaan kaa codsanaayaaa buugaagta ugu muhiimsan in aad iiga wax iiga taabato si ay il iigu furanto aad ayaad u mahafsanthy

  • @ayan.mohamed2767
    @ayan.mohamed2767 2 роки тому +24

    this is such a change of life

  • @user-nc2bg9uk3h
    @user-nc2bg9uk3h 10 місяців тому

    Jazaaka Allah wll mubarik Hadi

  • @jiijoibrahim147
    @jiijoibrahim147 Рік тому

    Guulayso walal qaali ah

  • @hamsemahamett7343
    @hamsemahamett7343 2 роки тому

    Masha allah wll aan jeclahay oon ku daydo mubarik hadi alleh danbigaga hadhafo

  • @sheikhgadhwayne3647
    @sheikhgadhwayne3647 Рік тому

    Macalin keep going ilahaay haku xafido aduun iyo aakhiroba 🙏🏼🙏🏼

  • @rashiidmaxamed5767
    @rashiidmaxamed5767 2 роки тому

    Mubarak Wll Rabbi hakaa abaal mariyo mowduuca qurux da badan ee aad nala wadaagtay. Runtii Anita wax badan ayu iga bedelay balse sidii aan u sii wadi lahaa ayan Ku dedalaya.

  • @bidhaanshe6004
    @bidhaanshe6004 2 роки тому

    Mahadsanid Ustaad mubaarak

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 2 роки тому

    the best channel of somali youtubers, mahadsanid walaalkey.
    maanta ayaan subscriber noqday.

  • @abdiazizmohmud9109
    @abdiazizmohmud9109 2 роки тому

    Allaha kaa ajarsiiyo cilmiga aad noo faa'ideysey ustaad.

  • @omara6129
    @omara6129 2 роки тому

    Allaha ku guuleeyo. Mashallah waan ka faaiidesanay.

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 Рік тому

    ماشاء الله تبارك الله أخي في الله

  • @abduraahmanmahmuud3610
    @abduraahmanmahmuud3610 2 роки тому

    Thanks ustad mubrak i am very interesting this topic of productivity and time managment thanks agian for sharing us

  • @usamasalman6379
    @usamasalman6379 2 роки тому +1

    Allaah ha inoo badiyo dadka wanaagsan ee wax tarka leh sida adigoo kale ustaadkeena wllkeen mubaarak haadi jazaakallaahu kheyra❤💯

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Рік тому

    Mid ka mida jiilkayga somaliga ah ee aan tiigsado mahadsanid bro 🙏

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 роки тому

    Mnsha allah ustad mubaarak alle xafdiyo

  • @KHayo_
    @KHayo_ 2 роки тому +1

    Alle Ha kaa abaal mariyo

  • @sulekhomaxamed4989
    @sulekhomaxamed4989 2 роки тому

    Ustaad baarakaAllh sida no dhiirro galiso waa kaaga mahad celinayaa

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 2 роки тому +1

    Masha allh wll qiimo badan mubaarik hadi waxaad tahay dadka aanu kudayano hadaanu nahay jiilka maanta🤗

  • @user-xn9kt3pz7p
    @user-xn9kt3pz7p 3 місяці тому

    Thanks

  • @FATIMAAHMED-vd6no
    @FATIMAAHMED-vd6no 2 роки тому

    Masha Allah ustaad jazakallah

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому

    Masha allah ustaad keep going mahdsnid allah ku barakeyo ❤ 💖 💙 🙏

  • @sagalgeedh9014
    @sagalgeedh9014 Рік тому

    Thnkis ❤

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 2 роки тому

    Mahadsanid wallal mubaarak😍😍

  • @sandheeredigitall
    @sandheeredigitall 2 роки тому

    Alaah haku sharfo Ustaad Mubarak Shakhsi Bulshada Soomaalida kaalin Muhiim ah ugu jira

  • @alikasim3680
    @alikasim3680 2 роки тому

    Waad mahadsanthy ustaad mubaarak haadi khyr allaha kusiyo ustaad 🥰🖤

  • @asraamran4297
    @asraamran4297 2 роки тому

    Amazing 😱Saad video u edit garaysay another level 👏 👌

  • @IsackAto
    @IsackAto Місяць тому

    After 2 Years I am watching video.

  • @sacdaabdurhman
    @sacdaabdurhman Рік тому

    Sharing some love from small UA-camr

  • @abasabdulkadirmooni9270
    @abasabdulkadirmooni9270 2 роки тому

    M.a teacher hadi may allh keep u

  • @Kowtharali51
    @Kowtharali51 2 роки тому

    Masha allha ustaaad Mubarak

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s Рік тому

    بارك الله فيك اخي

  • @MohamedAbdikadirNor
    @MohamedAbdikadirNor Рік тому

    thanks mubaarak haadi

  • @indho4143
    @indho4143 2 роки тому

    Alla yabaarik

  • @zahraali7905
    @zahraali7905 Рік тому

    That is me running around last Minute for every appointment

  • @user-ts6sn9qw2u
    @user-ts6sn9qw2u 2 місяці тому

    Wakhtigan productive ahy 8:00__11:00 Io galbtii

  • @sabirinsabirinxusen2661
    @sabirinsabirinxusen2661 2 роки тому

    جزاك الله خير استاد❤

  • @qaalierey8200
    @qaalierey8200 2 роки тому

    Aniga xeerka sedexaad ayaan isticmaaala
    Runtii aad ayuu ii caawiyey 25mint
    🥰

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 роки тому +1

    Masha alh

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s 2 роки тому

    baarakallahu fiik akhi

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 2 роки тому +1

    jazakAllhu khayran🎉❤

  • @saladmuxyidiin1681
    @saladmuxyidiin1681 2 роки тому

    Ustaad insha allah The boxing time insha allah, baenamij yada xiga mar noguso dar.

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 2 роки тому

    جزاك اللّٰه خيرا استاذ

  • @justnow7263
    @justnow7263 Рік тому +1

    Muuqaalka laftiisa ayaa aad u dheer , 5 - 10 minutes uun baa ugu wacan

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 2 роки тому

    mahadsanid ustaad 100%💙

  • @nimcomustapha57
    @nimcomustapha57 Рік тому

    Shukran wallo

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 2 роки тому

    Ustd Mubarak Hadi

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 2 роки тому

    Well done brother mashaAllah tabarakallah shukran

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 2 роки тому

    Shukran ustaad

  • @tiensmugadisho5563
    @tiensmugadisho5563 2 роки тому

    Thanks my teacher

  • @hasankaafi2485
    @hasankaafi2485 2 роки тому

    Thanks ustad mubarak👏✊🙏

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 2 роки тому

    Mashaa allah ustaadi

  • @nasiashabelow7093
    @nasiashabelow7093 2 роки тому

    Waa mahadsantahay walalkey

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 роки тому

    Thanks ustaad😊