HABOON NUURA BILADII XUBIGA NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 лип 2023
  • HABOON NUURA
    BILADII XUBIGA
    EREYADA BAASHE BOGAAYE
    LAXANKA CABAAS HIRAD
    MUSIC MAFTUUX CADCEED
    EDITING & DIRECTING
    CABDIWAASIC KHADAR
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 254

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 Рік тому +107

    Basharyahow bogaygan kaaga dhigay boos gaara
    Boqol jeer naftaydaa kuu bogtoon kuu baahan
    Oo ruux badhkiisii baylahshaa waa booge
    Inaa tahay bulshada kaan kala dhex baxay been maaha
    Ubaxyada burjiga caashaqa biqliya wada beernay
    Barashana jacaylkeenaa ka badan oo biira e
    Ha ka bixin ha burin waligaa baxsane balanteena
    Kooras
    Farxaduba la aantaa buure male iyo billiye
    Waxa tahay bilaahiye kaan boqraday boqolowwe
    Biladii xubiga waad mutaysatee hano baybi
    Baytka 2aad
    Riyadii wax badan iga baaqateen
    Beryo naadshay
    Baxsanii ragee barqo igu simow raja buuxshe
    Beegsiga hamiga xiisaha burqaday buurowye
    ha banayne joog waligaaba baga baashayda
    Wadnahana
    Wadnahaaga bidix baro ii yeel badhtankiisa
    Bu,da araga dhaayahan kuu bukana ila baano oo
    ha i gabin ha badin boholyow kalgacal beerkayga
    Erayada Baashe Bogaaye
    Laxamka Abbas Hirad
    Music gacma dahable
    Maftuux Cadceed
    Codka toolmoon haboon nuura

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +106

    aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤

    • @Ibrahim_Mostaphe
      @Ibrahim_Mostaphe Рік тому +1

      Adiga mesha mxa ku dhex kenaY

    • @user-lz9nk2fg4w
      @user-lz9nk2fg4w Рік тому +1

      Maxaa kaa qaldan?

    • @user-ss7ej5uf8i
      @user-ss7ej5uf8i Рік тому

      ​@@user-lz9nk2fg4wwar maxa ka khaldanan laha adiga aya firi ku dhahay

    • @user-ss7ej5uf8i
      @user-ss7ej5uf8i Рік тому +1

      Warya saliga nabigu heesaha ina lagu sharaxo uma qalmo ee meel bu leeyhy ndiif ah ee ka daah saliga safaadka sumxaan alllah

    • @user-ss7ej5uf8i
      @user-ss7ej5uf8i Рік тому

      ​@@Ibrahim_Mostapheayo dee

  • @hary0102
    @hary0102 Рік тому +22

    Haboon Nuura waxaa hubaal ah, Xaqiiqdii Heestaan ineey ku soo celisay codkeedii halalaasiga ahaa iyo luuqeenteedii dhabta ahayd, ee dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ka lunsanaa ama jaahwareerka galay, sidaasna waxaan u leeyahay waxaan ka mid ahay taageere la socda horay u socodkeedana jecel ❤❤❤

  • @amarehhoch3963
    @amarehhoch3963 Рік тому +14

    Wali ma arag hees la mid ah oo ay qaado haboon nuura Heesta "Saadaali Guusheena" the only and the best 👌 kama xiiso dhaco heestaa.

  • @user-kf9jn2ye3x
    @user-kf9jn2ye3x Рік тому +7

    qoftaan heesaheda maba kala,dhacaan inaba,cadi mahan waba magoshii africa oo.yar inkastoo magool,kaqara.wayntahay haboon nuura hadana waba magoshii africa❤

  • @faizam523
    @faizam523 11 місяців тому +4

    Cod degan oo aad u macaan, jidh aad u qurxoon oo kub ilaa kal isku buuxa iyo ciyaar aad u qurxoon. Dhameys dumar hore u soco haboon nuura👏👏👏❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Jookar1
    @Jookar1 Рік тому +6

    Maftuux gacan iyo lug ban utaagay🎹🎵🔥

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +5

    Basharyahow Bogayga
    Kaaga Dhigay Boos Gara♥️🔐

  • @user-jd7vf2ol9u
    @user-jd7vf2ol9u Рік тому +5

    Mcnto❤.makaaga baxaayo balanta ee adiga is astur 😂😂runti nice thy

  • @maxamedCumarr-jm9od
    @maxamedCumarr-jm9od Рік тому +7

    Hap00n Apiip Updy Golden voice 🎵♥️🥵

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +5

    Hees macaan wallee haboon nuura isnot easy marna ha u biqina qoftan waan wataaye halkaa ka wad Fanaanadeena❤

  • @KundiidMohamoud-js2yk
    @KundiidMohamoud-js2yk Рік тому +5

    Heestan iney dhoor milyan gaaadheyso ayan arkaaa hasocoto like😅
    Somalia ❤

  • @ahmednuurmohamuud-xn6lw
    @ahmednuurmohamuud-xn6lw Рік тому +7

    ❤afkaaga caano geel io kuwa lo.ada lagu qabay axyaa soowd macaan

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Рік тому +70

    The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw

  • @samiiryare2786
    @samiiryare2786 Рік тому +3

    mansha ALLAH cod mcn iyo ereyo sareyo

  • @musictubemt1772
    @musictubemt1772 Рік тому +6

    voice. 100%
    song 100%
    laxan 100%
    duubista 100%
    👌BEST

  • @faadumomaxamed8172
    @faadumomaxamed8172 Рік тому +3

    Waaw 1M ayaa ino balana

  • @degan8661
    @degan8661 Рік тому +5

    Haboon waxn ku jecelagy dance .
    voice wlahi inantan waa iska jeclaaday walhi keep going wll

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +3

    Masha allah haboon nuura keep going wow song much level ❤❤❤❤😊😊😊

  • @zakariyezack5608
    @zakariyezack5608 Рік тому +5

    Cadceed on the beat 🔥

  • @azlamkaamil1203
    @azlamkaamil1203 Рік тому +3

    Haboon nuura the one and only this is fire🥺❤️‍🔥

  • @sayidali5742
    @sayidali5742 Рік тому +1

    Midhaha,laxanka,codka iyo music way is leeyihiin! Waa laysla helay❤🥰

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Рік тому +3

    Basharyaw bogigaan kaga dhigay boss gaara boqoljeer naftaydaa kuu bugtoo kuu baahan oo nuux badhkiisii balahshaa waa booge inad tahay kan bulshada kala baxay been maha ubaxa yada burjiga caashaqa ku baxa wada beerno barashan jecelkeena ka badan oo biiraa haka bixin waligaa baxa sane balanteen❤❤

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому +2

    Legend-kii waynaa ee Baashe Bogeeye ayaa sameeyay.

  • @CabdishakuurSharaf
    @CabdishakuurSharaf Рік тому +2

    The legend mad haboon nuur is not easy wllhi

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 Рік тому +8

    Golden Voice Haboon Qrx 🔥💙

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому

      ❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤❤😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому

      😅❤😅❤😅❤😅❤😊😊❤😊😊❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +7

    Queen is back 🙌 this song is phenomenal ❤❤🎉

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому

      😊❤😊❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 7 місяців тому

      ❤😊😊❤😊😊❤❤❤😊❤❤

  • @AbdillahiYare-mz1ot
    @AbdillahiYare-mz1ot Рік тому +2

    Boqoradda fanka haboon nuura🎉❤

  • @munasalaad3829
    @munasalaad3829 Рік тому +8

    Haddii aad u jeedid magaca الله waa inaad kusalida Xabiibkeena MUXUMED صلي الله عليه وسلم♥️👈 HADHAAFIN ADOON KUSALIN wll 🕋☝️

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +2

    wow axsan cod dahabley haboon nuura🥰

  • @CabdirisaaqIbrahim
    @CabdirisaaqIbrahim Рік тому +3

    Greatest of all time somali singer haboon nuura❤

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому +2

    Eeshcalaa hees ❤❤❤❤❤

  • @yaasiincabdillahi1638
    @yaasiincabdillahi1638 Рік тому +1

    Mashalah aderkay abwan bashe xusen mxd ❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +1

    best video wow haboon Nuura wax kale❤️❤️🔥🔥

  • @SaadaqcabdibAhmed-vz1pr
    @SaadaqcabdibAhmed-vz1pr Рік тому +1

    Waaw haboon muqdisho kaalay

  • @naimajama3719
    @naimajama3719 Рік тому +1

    Haboon cod gooni ah bay leedahay iyada iyo farxiya kabayare waan special ❤

  • @user-cx9kz2kv8e
    @user-cx9kz2kv8e Рік тому +1

    Gold voice fananada kaliya an tageero❤🎉

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 Рік тому +16

    Lyrics: BAASHE BOGEEYE
    HABON NURA
    Basharyahow bogaygan kaga dhigay boos gaara
    Boqor jeer naftayda ku bugto ku baahan
    Oo ruux badhkiisi baylahasha wa booge
    Ina tahay bulshada kan kala baxay been maha
    Ubaxyda burjiga cashaqa ku baxa wada beernay
    Barshana jacylkena ka badan oo biire
    Ha ka bixin ha burin weliga baxsane balanteena
    Kooris
    Faraxduba la'anta boormada iyo bilii
    Waxad tahay bilahay kan boqordaya boqolow e
    Balantii cishqiga wa muteystay hana beenin
    Page2
    Riyadii wax badan iga baqtee baryo naadshay
    Baxsan iri ragii barqo igu simow rajo buuxshay
    Beegsiga aadmiga xiisaha burqada buurowy
    Hadba meel la joog weligaba baga baashayda
    Wadnahga bixid baro iiga yeel bartankiisa
    bu'da arag dhaayaha kuu bukan ila baano
    Ha igaban hadan boholyow kalgacal beerkayga

  • @samiirsiciid7127
    @samiirsiciid7127 Рік тому +1

    what a voice boqorada codka habon nuUra
    pesT vidwo edite Hawraar music 🔥

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +1

    Woow gold voice haboon nuura keep going sister ❤❤❤

  • @Abdikani_Ak21
    @Abdikani_Ak21 Рік тому +1

    Haboontena.🥰🔥

  • @caliaxmed4175
    @caliaxmed4175 Рік тому +1

    Yartaay baryahaan waana waaleysaa❤

  • @abdirahmaanayaanle-tb3ru
    @abdirahmaanayaanle-tb3ru Рік тому +4

    Amazing voice❤

  • @ZucdiaxmedZuuzuamed
    @ZucdiaxmedZuuzuamed Рік тому +1

    Haboon nuura goden voice

  • @a.b6942
    @a.b6942 Рік тому +2

    This is golden voice is heart touching ❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Рік тому +4

    Golden voice haboon ❤😩🫶🏻

  • @khuumproduction
    @khuumproduction Рік тому +2

    Haboonta fanka daarta .
    Yaa ilaahal caalamiin. Tani hees way dhaaftee magac haloo bixiyo

  • @gldlyrics66
    @gldlyrics66 Рік тому +1

    frist comment...like lee isaar..👍

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 11 місяців тому +2

    haboon her voice is 🔥🔥

  • @Ubax7
    @Ubax7 Рік тому

    Ayyy waxani hees way dhaftay indeer❤😊

  • @najiibgarbie3506
    @najiibgarbie3506 Рік тому

    Barashada jacaylkeenna ka badan
    Oo biiray.!

  • @ZaddamVikram
    @ZaddamVikram Рік тому +1

    Haboonyy ❤

  • @AjeyElmoElmi-in5bv
    @AjeyElmoElmi-in5bv Рік тому +1

    I ❤ u haboon keep going my queen❤

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO Рік тому +1

    EDITING & DIRECTING
    CABDIWAASIC KHADAR best

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 Рік тому

    Cadceed waaxay wuxuu tumey🔥🔥🔥wuu kaga hadalsiiyey😮

  • @AsmaCabdiraxmaan-ht2yh
    @AsmaCabdiraxmaan-ht2yh Рік тому +1

    Qofkii ugu horeeye daawada❤😮😮😢

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq Рік тому +1

    Tanayari waa boqorade muu qalada kaqurxi ❤❤

  • @hanaabdi1611
    @hanaabdi1611 Рік тому

    Wow 👌 haboon nuura wax kale

  • @habibige2238
    @habibige2238 Рік тому +1

    Woooow Masha ❤❤

  • @Mohameddhegayare
    @Mohameddhegayare Рік тому

    2023 amazing ada noo shiday haboon nuura❤

  • @HabonAbdi-kr4fb
    @HabonAbdi-kr4fb 2 місяці тому

    Mâcha allah queen haboon nura ❤❤

  • @NeimaHanaArabguddi-se6hs
    @NeimaHanaArabguddi-se6hs Рік тому +1

    Boqarda codka haboon nuura❤

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Рік тому

    Yaaselaam!!😊

  • @fuadabuka7566
    @fuadabuka7566 Рік тому

    Wxan hees wa dhaftay magac halo yeelo ereyada 💯 laxanka 💯 music 🎶 💯 codka 💯

  • @coonkacadde8568
    @coonkacadde8568 Рік тому

    Cadceed zxp 🎶 music aa tunto wee isku ekyihiin badal 📛 caajiska naga daa kabtan

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 Рік тому +1

    Golden voice❤😊

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Рік тому +1

    queen of voice❤❤❤❤

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +1

    Queen haboon

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 Рік тому

    Boqoradeena ❤🎉

  • @abdirazhidabdirazhid9183
    @abdirazhidabdirazhid9183 Рік тому

    Haboon nuura codba kudhamaaday qalanjo reer harawo ah horow soco inder

  • @khadaranilion5722
    @khadaranilion5722 Рік тому +1

    First comment amazing

  • @ahlaammoahmed3371
    @ahlaammoahmed3371 Рік тому

    Waxkale😮🥰🥰🥰

  • @user-mc3sk7pm3f
    @user-mc3sk7pm3f 11 місяців тому

    Haboon nuura halka ka sii wad❤❤❤❤❤

  • @Najuu0
    @Najuu0 Рік тому

    Coda adaa umacan jaah💥🖤💭❤🖤

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +1

    Best voice ❤❤❤❤

  • @AthemApdiaziiz-pf5lz
    @AthemApdiaziiz-pf5lz Рік тому +1

    Best voice ❤

  • @user-lu1en3ce3k
    @user-lu1en3ce3k Рік тому

    Haboon ❤❤❤

  • @anisabaashi67
    @anisabaashi67 Рік тому

    Haboon nuura best fanand❤️👍

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 Рік тому +4

    Heesta tiktok ayay qabsan doontaa usbuuca soo socda 😂

  • @hasantimaze9279
    @hasantimaze9279 Рік тому

    Nice song... my biladi xubiga.

  • @Sucaad-jl1nd
    @Sucaad-jl1nd 11 місяців тому

    Maftuux cadceed 🔥

  • @xamdixasan7745
    @xamdixasan7745 Рік тому

    My favourite singer ❤hapoon nuura

  • @sharmaakecalixaarato3768
    @sharmaakecalixaarato3768 Рік тому

    💥💥💥

  • @abdourahmannasteho9490
    @abdourahmannasteho9490 Рік тому

    Habon ❤❤

  • @aliabdihussein4677
    @aliabdihussein4677 Рік тому

    🔥💯

  • @FAAD21
    @FAAD21 Рік тому

    Haboonta Nuura

  • @user-yd6ye2ui3z
    @user-yd6ye2ui3z Рік тому

    Haboon😢❤

  • @salmosahalsalmocabdi8031
    @salmosahalsalmocabdi8031 Рік тому +1

    34 mint ay taala❤

  • @loveumom2523
    @loveumom2523 Рік тому

    Haka bixin ha burin weliga baxsane balantena❤

  • @Sacki63
    @Sacki63 Рік тому +1

    EditinG 🖤

  • @cumargedi2308
    @cumargedi2308 Рік тому

    This girl is not normal ❤

  • @craxmaanmaxamed8631
    @craxmaanmaxamed8631 Рік тому

    Habon nura ❤

  • @CabdishakuurShbarkhad
    @CabdishakuurShbarkhad Рік тому

    Samroon queen zxp samroon ciyaar maah malin dhow anb waan soo socad fanka

    • @user-ss7ej5uf8i
      @user-ss7ej5uf8i Рік тому

      Inder mcn wiil samaroon waanku wadata ee wadanku waa wada dhali yaro samroon wax kle ma laha

  • @abdirahmanmohamednor8119
    @abdirahmanmohamednor8119 Рік тому +2

    M.a waxaa iga gadan sidan laysugu howlin positionka iyo quruxdiisa, gidaarka guriga unbaa layska camirtay🎉

  • @muuminoomarmahadale-oh3rg
    @muuminoomarmahadale-oh3rg Рік тому +2

    Haboon iyo Bbe mxaa kala heesta😊😅

  • @cumarmawliid5102
    @cumarmawliid5102 Рік тому

    Inaad sidii caruuurtii darbijiifta kolba gidaaar noooga heees

  • @husseingabile
    @husseingabile 2 місяці тому

    3 Sedexleey , waa heerka ugu sareeya ee suuganta loo curiyo, BAASHE BOGAAYE Abwaan maskaxda saarani ka wayn tahay waaye..

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby Рік тому

    Maftuux Cadceed : Mucjisada Misigaa! 😱😱

  • @abdifataahhassan371
    @abdifataahhassan371 Рік тому

    ❤🔥✌🏽

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 Рік тому

    hada soo dhacay deee 😅😊