HABOON NUURA | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • EREYADA : AAMIIN SAMADOON
    LAXANKA : KHAALID KAAMIL
    MUSIC : HAATIF YARE
    CAMERA : V.EIGHT & MO MAAME
    DIRECTOR: MONIUM
    SPECIAL THANKS : AFRO JUICE

КОМЕНТАРІ • 320

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Рік тому +96

    Xiddigta Sanadka - Horey Usoco Huuno...

  • @khadiijocatuush3911
    @khadiijocatuush3911 Рік тому +82

    Heesaha qaar dareenkeena dhabta ee qarsoon ayay ka hadlaan oo wayna sii gubaan ani ahaantayda heestan xasuus aya igalisay nabaro badan way sii damqisay wiil aan mudo dad isku dheer ahayn oo zxptinimo soo wada marnay ugu danbayn aan jeclaaday ayaa cidla iiga tagay weliba anigoo ubahan oo oynaya 😭💔
    Anigoo laluudaya
    Lahashada jacaylkaaha
    Sow adigii iluray maaha
    Sow adigii la aantayda
    Liibanta moodayay maaha😭💔
    Wanku cafiyaya walaalkeyow xanuunka ibaday ilaahay kuma bado💔😭

    • @faadumiinahppe
      @faadumiinahppe Рік тому +7

      😢😢wlal inusn khyr ku ahyn baa dhahada mid qalpi dhaye ah kuu rajynaa insha Allh

    • @khadiijocatuush3911
      @khadiijocatuush3911 Рік тому +3

      @@faadumiinahppe inchallh abayo😭

  • @Zancho777
    @Zancho777 Рік тому +124

    Heesaha haboon ee uu khaalid kaamil laxanka saaaray waa heesaha ugu macaan
    1: dib ayaan ka ogaaday
    2: sadaali guusheena
    3: hadaad I qadarin lahayd
    4: nabsi
    🔥

    • @CabdulaahiXasan-y8k
      @CabdulaahiXasan-y8k Рік тому +1

      😍😍

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      😂😅🎉🎉😅🎉😂😅😅😂😅😂😅😂😅🎉😅🎉🎉😅🎉😅🎉😅

    • @Maxamuud_Yare_Official
      @Maxamuud_Yare_Official Рік тому +1

      A.kariiN Ali shaah waa laxameystaha somali wlhi Ani waxan jeclahay heesaha uu Saaro laxanka wana jeclahay inuu ii laxameeyo heeso badan oon qadi Dona inuu iii laxameeyo

  • @maimounakone8380
    @maimounakone8380 Рік тому +307

    😢❤from west africa (Mali🇲🇱) I discovered Somali song in Ethiopia 🇪🇹 and i confirm that Haboon nuura is the noor of Somalis music ❤🇸🇴 even if i don't understand the meanings she has a magic voice MashaAllah 😢❤❤❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +187

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan❤❤❤❤❤😮😢😢😢😢 like 😢

  • @farhaanfiyoore3510
    @farhaanfiyoore3510 Рік тому +22

    Anigoo labeen caashaq kulla rabey lisiyo xoorleh soodigii hirkalle raacay ❤

  • @Rich-4k
    @Rich-4k Рік тому +14

    HABOON NUURA 🔥

  • @munahassan1554
    @munahassan1554 Рік тому +34

    Thnx you sister Haboon Hestan waa Qisdaydaa 😢Wakhti aan so Mary io Wakhti Hada la iso labty Weye 😢💔Qof walpa Xaldad so Arky aya ku soctaa 🥲💔🫶🏾

  • @nuuraadan7196
    @nuuraadan7196 Рік тому +25

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Music 100 %
    Ereyada 100%
    Director 100 %
    Editing 100%
    Haboon Nuura fanaanada sanadka horaY usoco

  • @fuaadaddow7656
    @fuaadaddow7656 Рік тому +13

    Fankuba waaa yurub geenyo hanoon iyo Khaalid kaamil laxankiisa😭

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Рік тому +7

    Ha Socoto 🫵🏼

  • @ilwaadsiciid9174
    @ilwaadsiciid9174 Рік тому +11

    TAN IYO MAALINKII AY SOO BAXDAY HEESTAN WANKA HELAY HABOON WAADNA WAALAYSAA🥺🔥

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 Рік тому +6

    Habboon-Nuura waa fannaanad buuxda. Kolkii aan dhawr heesood oo ay qaaddo dhegaystay ayay ii soo baxday in Habboon si ashqaraar ah ugu fiican tahay heesaha iswaaga iyo calaacalka ah.

  • @Somaliboy
    @Somaliboy Рік тому +17

    Keep going Wlaashay UA-cam channel aad Adigu lee dahay wax Ka fcn ma Leh. Wax aad xor utahaa fcn Haboon 🫶❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @ZAKARIYEMAAFIYO
    @ZAKARIYEMAAFIYO Рік тому +32

    Allah is one..❤️☝️

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 Рік тому +6

    sawdigii la,aantayda liibaanta modaaye soco soco lahaa maha 🙏

  • @abdullahi1953
    @abdullahi1953 Рік тому +20

    What a melody KHAALID KAAMIL, waxa hadhay hees aad so wada qaadan.❤️🐐🔥

  • @haldoorliban1742
    @haldoorliban1742 11 місяців тому +8

    Sawdii la'aantayda
    Liibanta moodayaye
    Soco soco lahaa maaha!!💫

  • @naimanalka6353
    @naimanalka6353 Рік тому +18

    Haboon nura fanaanada kaliya heesaheda ku caajisin ❤👸✨

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 Рік тому +10

    The song bird herself🔥🥺💙💙Somali music is beautiful even when you don't understand it

  • @fartuunxaji
    @fartuunxaji Рік тому +10

    WA ilmeyay😢💔

    • @mahoapd3576
      @mahoapd3576 Рік тому +3

      Mcnto🥰 niyada kheyr usheg insha allh wad helee qofkad uilmeysay

  • @hamdayusuf6961
    @hamdayusuf6961 Рік тому +10

    Amazing voice haboon nuura❤🥰

  • @buuullniilll4655
    @buuullniilll4655 Рік тому +12

    Inta sugeysay video geka iso raca ❤❤

  • @qarankatv-2765
    @qarankatv-2765 Рік тому +4

    Waan ku wataa Haboon Nuura 👏

  • @OmerAlice
    @OmerAlice Рік тому +6

    Sawdigi la, antayda libanta modayay
    Soco,soco laha maha💔😢

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 Рік тому +24

    As the chairman of somali sujui I recognise HABOON NURA as the best somali vocal artist in our generation 😍❤️🥰🥰

  • @Sactuush
    @Sactuush Рік тому +20

    nabsi ayaa ihaya kiiyow isoo laabo halmar lee muu ilasoo hdlaa qalpiga saaid i xanunaya waan u xiisay jacaylkaygii aan kala tagny tolow ma i xiisay annu waan u xiise hdda aragto qoralkan igu ducee inuu ilasoo hdlo annu waan ka cabsanaya mala hdli karo😭🥺💔

    • @rahmaali2697
      @rahmaali2697 Рік тому +2

      Ameeen 😢

    • @bahjaaxmed2983
      @bahjaaxmed2983 Рік тому +1

      Amiiiin alle ha isku soo ceyo

    • @Mumtaz_20
      @Mumtaz_20 Рік тому +2

      Cafis weydiiso waa intad ku cafiyo haduu wx yar jcl dhankisa ku danbeyo😢🥺

    • @mahoapd3576
      @mahoapd3576 Рік тому +3

      Mcnto🥰 ilhey waxan kabaryaaaa ino ilahey isku kin celiyo

    • @Sactuush
      @Sactuush Рік тому

      @@Mumtaz_20 waan hubaa inu i cafinayo lakn waan ka cabsan

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 Рік тому +8

    This song is one hell of a song and I can’t stop listening the voice is another level and the words

  • @rahmaali2697
    @rahmaali2697 Рік тому +42

    Haboon has a unique voice nobody had

  • @amiincox6206
    @amiincox6206 Рік тому +26

    Midhaha 100%
    Laxanka 100%
    Codka 100%
    Dhamaan 💯❤
    Haboon Nuura hore u soco kanaalka hala kala kiciyo🙏

  • @rudwanforex7780
    @rudwanforex7780 Рік тому +5

    fanka soomalida waxa ka dhiman hesaha (slow songs) ah fananka kaliya ee qada karina waa haboon,waxan kaa codsananyna fanka inaad kusoo kordhiso heesaha nocas ah,inkastay adagtahay in la helo qofkii laxamayn laha

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani Рік тому +5

    Tani hees way dhaftay well done cod dahab 🎉🎉gacan dahab haatuf wllkeey 🔥

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 Рік тому +17

    Amazing voice anuu hesahaga sigaran ujecelahay❤

  • @abdiaziz7242
    @abdiaziz7242 Рік тому +17

    This song 🎧 🥰❤️ 10/10
    Voice ❤
    Edit ❤
    Dance 💃
    All 10\10🎉 omg 😢❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤ 2:32 2:32 2:32 2:32 2:33 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @Ahmedroble-wp8oz
    @Ahmedroble-wp8oz Рік тому +3

    From Burkina faso love samaroon singers ❤

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri Рік тому +3

    Yaa salaam, Habboontayda.

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Рік тому +7

    Golden Voice Haboon Qurux 🥰❤️

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому +4

    All fanan habon nura 🥰🥰

  • @nasteexmuusetube4804
    @nasteexmuusetube4804 Рік тому +3

    Muuqaalkan gamco dahablayaal baa isugu tagay v8 iyo Maame best song 🎉

  • @Scrub101
    @Scrub101 Рік тому +18

    God's given voice. Honestly, the girl is gifted. May guide her to Islam ☪️

  • @YaasirYousuf-t8q
    @YaasirYousuf-t8q Рік тому +8

    Habon Nuura is not easy
    Keep up inader ❤

  • @saciidmoha2060
    @saciidmoha2060 Рік тому +3

    Golden Voice Haboon Nuura 👸🏻🥰

  • @rashiidboss_
    @rashiidboss_ Рік тому +1

    Welcome To Your Official UA-cam My Favourite Person

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 Рік тому +12

    Nothing can be done about the beauty of art

  • @ahlaamahmed6852
    @ahlaamahmed6852 Рік тому +9

    Amazing voice ❤❤❤😊

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +6

    This song is soo heart-melting 🔥 😢😢😢😢

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif Рік тому +9

    This girl is making always hit songs kep going you can't ignore this singer🎉

  • @sokoreymohamed2704
    @sokoreymohamed2704 Рік тому +3

    Haboon Nuura Super One ❤🥀.

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn Рік тому +5

    Hesahaga mrkuu khalidd kamill laxan sosarO wx kle wye ❤

  • @zakiamoore7787
    @zakiamoore7787 Рік тому +1

    Top Top waxan Hees waa dhaftey Ee magac kale haloo bixiyo macanaha ❤🌒👏👏👏

  • @feisalqayz8281
    @feisalqayz8281 Рік тому +2

    Labiska mooyene inta kale waa classic inaba caadi maaha waliba codkada jawi kale ayuu igaliyaa manshaAllah

  • @aaminaabdiahmed9496
    @aaminaabdiahmed9496 Рік тому +4

    Laxanki Khalid kaamil waa fadhiyaa😮❤

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Рік тому +9

    "Anigoo labeen caashaq
    Kula rabay lis iyo xoorle".
    Intaas baa ugu muhiimsan heesta

  • @shimbirka.
    @shimbirka. Рік тому +7

    Melody Khalit.🙏🏾❤️

  • @mohamedabdihakiinibraahim9483
    @mohamedabdihakiinibraahim9483 Рік тому +12

    Phenomenal voice ❤😮‍💨

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc Рік тому +4

    Haboon Nuura ❤❤❤

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 Рік тому +17

    The golden voice....what a real talent❤❤❤

  • @hanadali
    @hanadali Рік тому +3

    Haboon I like your song's I feel all your song's keep going 👑🎉❤

  • @anwarupdyrahman4671
    @anwarupdyrahman4671 Рік тому +5

    Golden voice ❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d Рік тому +1

      🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ugbaadkhadar-k6i
    @ugbaadkhadar-k6i Рік тому +1

    waw huno waso dhigtay habon huno

  • @daganqurux3175
    @daganqurux3175 Рік тому +3

    Unique voice haboon😭❤️

  • @AyubMohamud-1
    @AyubMohamud-1 Рік тому +3

    Waxaa kasoo jedaa South Pole, waxaa jeclahay heesaha Somalida, hadaana fahmin xitaa micnaha waxaa cajiib ah codka Haboon.
    Lacala hadaa ajnabi ahan lahaa meeqa love iyo reply baa arki laahaa 😃

  • @inaahmed44official44
    @inaahmed44official44 Рік тому +3

    Na haboon ku saray wixi😊

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john Рік тому +3

    Walashay qurux wanaag guulayso ❤❤❤❤

  • @ENGMOHAAN
    @ENGMOHAAN Рік тому +3

    1.codka
    2.xalanka
    3.jaaska iyo bragroudka
    4.jawiga vedio editor
    5.face fananada heesta qaadey ee codka dabacsan
    I like heestaan waa qaatey wana fadhidaa marka xaasidnimo io rag iska celis laga yimaadk 🎉😂🎉❤

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 Рік тому +4

    Haboon nuura your voice is the best i ever see❤

  • @manetosingham7510
    @manetosingham7510 Рік тому +9

    What a voice and what a song ..

  • @BoqorkaGedo311
    @BoqorkaGedo311 11 місяців тому +1

    jecel jeceel waafaraxad qofaka banii aadan isukeno jelkuna waafarxada nolasha banii aadnka kunolaado waxaafahmikara qof waxjeclaado ama jeclaadey xanuunka ama farxadiisa waxkayaqaano🥰🥰🥰 jecelku waafarxada naosha mcn🥰🥰 qosbaakudhima dhaqadhaqaaqa labalamaano xariiriyaa ♡🥰🥰

  • @safanura2603
    @safanura2603 Рік тому +6

    Masha Allah what a voice 🥰

  • @Cabdihakimofficial
    @Cabdihakimofficial Рік тому +1

    Zizter keep going

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Рік тому +2

    1.95K c.soon 1M

  • @QAWDHANKA1
    @QAWDHANKA1 Рік тому +1

    Haboon nuura welcome youtube ❤🎉

  • @hasankaafi--official4906
    @hasankaafi--official4906 Рік тому

    Fananada An Jeclahay My Queen Keep going Abayo

  • @Ak2Ziyal
    @Ak2Ziyal Рік тому +1

    Welcome haboon nuura waa hoygaga

  • @Tazniimabdirizaaq
    @Tazniimabdirizaaq 11 місяців тому

    Haboon nuura the best song zxp hestan wa kahelay habon nura the best voice

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +2

    Haboon nuura waa ku haysta Codka Jidhka i dhaqaqa markaa maqlo
    Style ka iyo Codkaba waan ku haysta 🎉🎉😊❤

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 Рік тому +1

    Haboon Nuura Beat Song 💯🔥

  • @kaamilosmaan1352
    @kaamilosmaan1352 Рік тому +3

    Another level ❤🎉😊

  • @mohamedarabdhegcarmo5193
    @mohamedarabdhegcarmo5193 Рік тому +1

    haboon sawtu raxma pro max❤❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Iqrocabdicisman-ye9jj
    @Iqrocabdicisman-ye9jj Рік тому +1

    Iney ani iga hadleyso aad modaa what a song

  • @shuaibsultan4491
    @shuaibsultan4491 Рік тому +1

    The Queen👸 full support 🙌

  • @MinnaCosmetics-id3fh
    @MinnaCosmetics-id3fh Рік тому +2

    HABON KHALID Kamil laxankisaa kugu oknahay

  • @haanahasan9755
    @haanahasan9755 Рік тому +1

    Mnzlh Walashay mcn ♥️haboon

  • @ladnahassan4333
    @ladnahassan4333 Рік тому +1

    Sawdigii la'aanteyda libaanta modayey😊

  • @SabaaxMustafe
    @SabaaxMustafe Рік тому +2

    Fav song 🎉❤

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 Рік тому +1

    Haboon haloo kala kiciyo UA-cam ka 🎶💯🔥🥰

  • @AxlaamAxlaam-i8g
    @AxlaamAxlaam-i8g Рік тому +1

    Harun nuura❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munasiciid66
    @munasiciid66 Рік тому +2

    Song wow❤❤

  • @cabdifataxcumar3272
    @cabdifataxcumar3272 Рік тому +14

    HabooN Nuura Amazing Voice 🌎🥰

  • @othmanempire349
    @othmanempire349 Рік тому

    Heestan erayada music ga iyo codkuba wa cajiib😍

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 Рік тому +1

    Hapoon nuura wlaalo wxaad kamid tahay haplaha fanka ku joogo talentigooda ama codkooda dahabigaa , ee walaalo meshaan meel kasareyso kuu rajaynaa..

  • @Araga.dunida2023
    @Araga.dunida2023 Рік тому +1

    Fadlan 1k i gaarsiiya somali weyn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hannnahdek
    @hannnahdek Рік тому

    Masha Allah inadeer Habone. Keep going

  • @mrwakhti7733
    @mrwakhti7733 Рік тому +1

    best director monium🔥🔥

  • @elmiosmanarafaadarafaadwayd
    @elmiosmanarafaadarafaadwayd Рік тому +3

    haboon nuura indrnimo iyo cod Macan iyo qurux kugu tageraa fanka socda haboon nuura

  • @shaaficidaahir8440
    @shaaficidaahir8440 Рік тому +7

    qofka ku rapo hdo ku heli wayo😂adna qofka rapto helimesid😂😂halawada rafado😂😂

  • @ikramabdi2332
    @ikramabdi2332 Рік тому

    Kah yaaaa hees codkeda 😮

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman Рік тому +1

    Sound Sweet & Song sweet 😋💯

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 Рік тому +2

    Waligay hees aad ledahy ma like garayn doono wallhi 😔

  • @MoMaame
    @MoMaame Рік тому +2

    Best one 🔥🔥