GARABATILEY HEESTII FARDOWSA Xusuustii Cumar Nuur Cabdulle 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 тра 2018
  • GARABATILEY HEESTII FARDOWSA Xusuustii Cumar Nuur Cabdulle 2018
    SomaliSwisstv.com, SomaliSwiss.info
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 181

  • @hodanaden407
    @hodanaden407 4 роки тому +46

    Jacaylku wax jiira ma aha, Adunka jacayl kaliya aya jiira waa jacaylka Allah, Allah uu labta oo jeclada.

    • @deeqmediapro574
      @deeqmediapro574 4 роки тому +2

      sidee wax insaanka dhan ka dhaxeeyo adiga kaligaa go'aan uga gaari kartaa walaal?

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому +1

      @@deeqmediapro574
      Hodan, heesta waa dhageeysatey yaaaaaaaaaaaaaaah !

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 4 роки тому +1

      Biniadamka intu sojiray iyo intu jiri donaba jaceylku wu socondona
      Inkasto badana la isku calfan

    • @ibrahimhassen9450
      @ibrahimhassen9450 3 роки тому

      @@deeqmediapro574 waa wax lalayaabo, jacaylkii wax kale ayuu ka dhigay

    • @MrXamaraawi
      @MrXamaraawi 3 роки тому +1

      Nonsens,jacaylka allah iyo kan xaaskaaga iyo ka wallaashaa hooyadaa caruurtaada wa kala nooc,waana darmen jira oo run ah,allaha quluubtaada galiyo.aamiin

  • @soulehhassan8642
    @soulehhassan8642 3 роки тому +6

    One of the most beautiful song ever ❤️ ❤️ all the way from Djibouti 🇩🇯 and Denver Colorado

  • @yasinmohamed3666
    @yasinmohamed3666 3 роки тому +1

    Markaan maqlo Heestaan waa ilmeeyaa macaankeeda waloow uu qalqaldayo Heesta kana tagay qaybo badan hadana isku day wanaagsan Ha Waaro Jaceelku Mucaaqishiintana ha Maaxaan.Jaceelka waa Dareen macaan Nacabka iyo Doqontaba ma gartaan A6N Cumar Nuur Cabdulle Aloow ku Maneeso janadada una Danbi dhaaf Aamiin

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 6 років тому +24

    Camuar nuur cabdulle allaha unaxaristo iyo nuur eebo aamiin

  • @Farashaash
    @Farashaash 4 роки тому +4

    awalba heestaan ano jeclaa haddana waxaan xoog usii jeclaaday yarkaan marku khaaday who has charismatic, beautiful voice, he also knows the music he reminds me almighty the Legend Xassan Adan samtar and Michael Jackson because the way he's performing on the stage and the way he's following the beat, anyways he's great artist, wale been kuma amaano fanaan ama fanaanad but when I do that artist must be the great artist because I know what's music all about, waxaan jeclaan lahaa heeso kale in loodhiibo intaaad kuwo an tasteless aad u dhibi leheed... well done son

    • @malmo4235
      @malmo4235 4 роки тому +1

      F Jr II absolutely Right Walahi Inkastoo Heesi Tahay wax Aan wanaagsaneen Hadana Qofka lama caassiyo Walle qalbigaa kadareemay taste Ka u uyeelay woow Impressive

    • @Farashaash
      @Farashaash 4 роки тому +1

      @@malmo4235 haa abaayo waa cusbeyay weliba xawajiyeeyay + he has the quality on stage just like MJ, Hassan baashi etc

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 5 років тому

    Cumar dhuule alle hawnaxariisto iyo muslimiinta inta dhimatay ba

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 5 років тому +10

    Ninkaa markaan ku arkay 1july our Independence Day waxaan moodayey Hindi 😂😂😂
    He is somali mansha allh and his voice is amazing.

  • @sahrakhalif8016
    @sahrakhalif8016 5 років тому +14

    Wow! Maasha Allah! This guy can sing with charisma! He should do more regular somali songs like this one not just banadiri....

    • @soulehhassan8642
      @soulehhassan8642 3 роки тому +1

      Agree with you he’s stunning and sweet voice

    • @siyaadmaxamedxasan7004
      @siyaadmaxamedxasan7004 2 роки тому

      @@soulehhassan8642 xzczzzxzzzcxzzzzzzxzxxzzzzzzxzzzzzzxzxxxzxzzzzzzzxzxzxxczzzxzcxzxzxzzxczzzzxzzxzxxzxcxzxxzxzzzzzzzzxzxzzzczzxzcxxxxxxxxxzxcxxxxxxzxxxxxxzzxzxzxxxzzzczzxzxzzxz

    • @siyaadmaxamedxasan7004
      @siyaadmaxamedxasan7004 2 роки тому

      @@soulehhassan8642 xzzdcxzczxxxxx

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 5 років тому +3

    Heestan allah u naxariisto waxaa cod lama ilaawan ah ku qaaday cumar nuur cabdulle waxaase si aan ka harin ka daba qaaday allaha asna u naxariisto nuur eebe.

  • @sadiamohamed9569
    @sadiamohamed9569 5 років тому +3

    One of my favorite singer nuur eebo hees . Allah unaxariisto ameen Woow sacdiyaaa and my best friend fardowzaay at the same song ❤❤❤❤❤❤👭

  • @bulshaawimedia9711
    @bulshaawimedia9711 4 роки тому +1

    Waa soo dhaweysay wlh hobol cumar nuur

  • @Puntlanderful
    @Puntlanderful 6 років тому +1

    Cumar nuur Abdille ayaa iska lahaa heestaan waxaana kaga danbayeey Nuur Eebe labadaba Allaha u naxaristee...Laakin ninkaan waa keenay well done!.

  • @leilacaynab6305
    @leilacaynab6305 5 років тому +3

    Nuur eebo alle ha u naxariisto aameen summa aameen heestan ayuu qaadi jirey Toronto

  • @Abdul-ou3wf
    @Abdul-ou3wf 5 років тому +23

    Cod macaan lehna meel hoose meel Drexe iyo midkore waa fanaan meesha uu rabo heesta ka gali Kara fanaan waxaa lagu qiimeeyaa marka uu alto Gallo inuu codkiisa sii macaanaado like this guy sida Xasan aadan samatar to me he is one of the best cod macaani Somali fanaan aan dhageestey

    • @F13500
      @F13500 5 років тому

      Abdul waa sidas

    • @hodoali1307
      @hodoali1307 5 років тому

      Waa runta ninkan caadi maha

    • @qalanjocadey5167
      @qalanjocadey5167 5 років тому

      Waa fanaan dhameystiran lkn asxbt magacii fanaanka

    • @farhanhassan8194
      @farhanhassan8194 5 років тому

      @@qalanjocadey5167 mohamed garabatile La dhaaha

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 5 років тому +1

      Sxb asaga am hesayo waxa ladhahaa lip sing alaabtaan

  • @abdirahman1833
    @abdirahman1833 5 років тому +10

    London legend Maxamed qarabaatiley
    Waxyaabaha aan ku faano Hadaan nahay reer London ayuu ka mid yahay
    Waa fanaan heesta Meeshuu rabo dhigi karo nacalatalaatak respect sxb

    • @fathihassan1223
      @fathihassan1223 3 роки тому

      Ka daa ugaas ninkani waa asal Sweden halki uu ka soo bilaabay yurub

  • @hassanalisaid2255
    @hassanalisaid2255 4 роки тому +1

    Inaba caadi ma ahan fanaankaan sida larabay ayuu heesta uqaaday
    kadib Allaha Unaxariisto fanaankii heesta horay ugu luqeeyay ee Nuur eebow.

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      Aaan ku saxo nuur eebow mahan
      Waa
      Al legend
      oMar nuur abdulle thnks ✋

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 5 років тому +5

    Alloow u raxmo Nuur Eebbo, una dambi dhaaf - aamiin. Cod ayuu lahaa.

    • @anharabdi9136
      @anharabdi9136 5 років тому

      Waw madhintay ninkan masane wo malyhay

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 5 років тому +2

      @@anharabdi9136 Qofka heesta hore u qaadi jiray ayaa geeriyooday sanadkii 1999. Nuur Eebbo la dhihi jiray.

    • @abdiqanihassan2212
      @abdiqanihassan2212 5 років тому

      Nuur eebo raabi ha u naxriisto faanana cod macaan ahaye

    • @mariahassan9674
      @mariahassan9674 4 роки тому

      @@waryaawariiri1812 heestaan asalkeda waxa leh o horay u qaaday AUN fanaanki waynaa cumar nuur cabdulle, dadkan kale o dhame dib kaso qaday wa wada copy nuur eebe Aun isaga xitaa dib buu ka qaaday isaga malahan hesta asalkeda.

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      @@waryaawariiri1812 nuur eebow wu qaaday lkn maleh heesta lasoco ilmihi nuur eebow waqtigiisii fanka dhagaysigiisa bilaabay inaatahay waan ku arkaaa

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 роки тому

    Allah U naxariisto xasuustii CUMAR NUURA CABDULLE

  • @maw6739
    @maw6739 4 роки тому +2

    Amazing he has a great voice keep up . I love it thank

  • @qalanjocadey5167
    @qalanjocadey5167 5 років тому +3

    Badhtedii baad dhigtay taageero buuxad iga hoo top yasalaaaan

  • @Kamila-gf3rg
    @Kamila-gf3rg 5 років тому +5

    Legend 🏆😍❤️❤️❤️❤️

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +9

    I Miss my Pple and my country somalia 🇸🇴 hillow ayaa ihaya 😢😢amazing song ♥️

  • @warsameosman2851
    @warsameosman2851 5 років тому +2

    Dowlo Waaku Doortey Sxb Qarabatiley Waka Baxsatey Brother Well Done

  • @ihatepeople9408
    @ihatepeople9408 6 років тому +7

    War Ninka wa fanaaan Amazing codkisa

    • @Kamila-gf3rg
      @Kamila-gf3rg 5 років тому

      I Hate People He’s a legend 👌🏼

  • @abdurahmanshali6886
    @abdurahmanshali6886 4 роки тому +1

    Yaa salaam waa fanaan waxaa nawareeriyay dad iska cabaada waxaasa fanaan ladhahaa dadka isk cabaadow naga qaleeya

  • @iababuuk7754
    @iababuuk7754 2 роки тому

    Garab. Waa laga cabsaday! guul 🇸🇴
    Reer Boondheere miyaa!

  • @daahirgudhane1606
    @daahirgudhane1606 5 років тому

    Waa cumar nur cabdule wuxu ah fanaan ilahaaye siiyeey cod dahabi ninkaani wuu ag dhegaye fanaanki heesta laha so. Nice voice somali maryole

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 роки тому

    Waxkale weeeeye suu uu macaaaniyay ayaaaba farshaxan ah way way aaaa allaaalaaaaaay

  • @HamzaWarsame
    @HamzaWarsame 6 років тому +15

    Omar Nuur Abdulle waaye sxb not abdi tahlil

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 5 років тому +1

    Alfanaan qarabatiley zaa'id kawadanars axsan fanan by OSMANETO in the house

  • @qahtanhassan9475
    @qahtanhassan9475 5 років тому

    halloo heestaan waxaa qaaday alaha ha unaxriistee cumar nuur cabdulle

  • @reo9475
    @reo9475 6 років тому

    Alle ha u naxariisto

  • @jubalandgirl2390
    @jubalandgirl2390 5 років тому

    Caadi ma ahan 👌

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 6 років тому

    Kan intooo kasoo baxey Wooooooooowwwwwwwwoooooo. Loooooovvvvvve.

  • @khadardeek7387
    @khadardeek7387 4 роки тому +4

    hees qofkii laha ma ahane qof kale uu si fcn u qaadayo nin kaan ayaa igu horeeya.
    heestan xusuus dheer ayay igalisay run ahaantii.

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 3 роки тому

    Qalanjadaas jaakada buluuga kor u saaran tahay waan salaamay 😍

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Xasuustii.
    Cumbria Nuur Cabdulle

  • @adnociid635
    @adnociid635 5 років тому +2

    Waaaw axyaa fanan ninlamidaba waligay ma arag luudii suu ekanan kahelayba live buuna kuheesaa waaaw yaa stage ka heesikara sidan

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 5 років тому

      Adno Ciid live ma aha waa cajal ladaraay 🎤 ayuu dartay lee

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 5 років тому +1

    WOOOOW Garab..

  • @xasannuur6864
    @xasannuur6864 5 років тому

    Waaaw ish calaa hess

  • @mudutotz6160
    @mudutotz6160 2 роки тому +1

    Surprisingly he isn’t shouting the last time I seen him singing live I almost lost my hearing.

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 6 років тому +3

    Fanankan isu camiridiisan jeclahay wuu na cod fiican yahay any way heesta wuu keenay I like fananiinta sida axmed cali cigaal isu camira runtii maasha way shidaan they make you dance ma jecli fanaan lagu caajisayo😍💖

  • @zahraabdi4498
    @zahraabdi4498 6 років тому

    Wow thanks good boy

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 4 роки тому

    The voice wow

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 6 років тому

    Heesta Omar nuur cabdule weeye allayarxama

  • @liikaziahmed7792
    @liikaziahmed7792 2 роки тому

    Heeskan waxaa la dhahaa cabaryahay

  • @nassir49
    @nassir49 5 років тому

    Top artist!

    • @abdulnoor6811
      @abdulnoor6811 5 років тому

      I don’t care wixii hore uqaaday this guy is good! Axsan sood

  • @sarinasiman6357
    @sarinasiman6357 5 років тому +2

    Aloow ku naxaristo umar nur abdule

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 років тому

      Sarina u look like my ex gf 💔🤩

  • @abshirahmed5306
    @abshirahmed5306 4 роки тому

    Nuur reboot AAA heestaan cod yaap leh uleh runtii

  • @daadshe
    @daadshe 3 роки тому

    𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐢𝐢 𝐜𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐧𝐨𝐮𝐫 𝐜𝐬𝐛𝐝𝐢𝐥𝐥𝐞 𝐰𝐞𝐞𝐲𝐞 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧𝐢✅

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 3 роки тому

    Hodan saxiix absolutely

  • @abdirashidelmi5018
    @abdirashidelmi5018 5 років тому

    qarabatiley qar qarada wa sxbka mr gig gigigi gig o ku leh shuba hadda fanaan talanti leh awowe

  • @F13500
    @F13500 5 років тому

    😍❤

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Рік тому

    Heesaha beeysaaniga.

  • @nasraabdi1529
    @nasraabdi1529 5 років тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 2 роки тому

    Ababaaaabaaay

  • @ahmedisse9223
    @ahmedisse9223 5 років тому +1

    Heestan Cabdi Tahliil ma laha mana qaado , waxaa iska leh (AUN) Cumar Nuur Cabdulle

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 4 роки тому

    Waaaaaaaw khatar alfanaan iga dhe

  • @1000ZXCVBN
    @1000ZXCVBN 2 роки тому

    ❤⚘⚘❤❤

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 років тому

    waa balayban waa Omar nuur dalac

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 4 роки тому

    Alla yaa cizak iga wale waa u ku raaxaystay

  • @haniahmed5547
    @haniahmed5547 5 років тому

    😍😍😍😍😍😍

  • @abdixaji600
    @abdixaji600 2 роки тому

    Mommmmmmmmmmm

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 3 роки тому

    Abwaan kii weeynaa ee yammam inuu lahaa, Ayaan u malenayaa

  • @user-cd1yt7gd5v
    @user-cd1yt7gd5v 7 місяців тому

    Wiilka birta kudhuftay qadhaw waaaa mahaysto cimamada rasta kii laha dhaafshay

  • @halabaishwiaba
    @halabaishwiaba 3 роки тому

    Aabaha Turukada Fanka 🔥

  • @faizaomar8271
    @faizaomar8271 4 роки тому

    Heestan wlhi cadi maaha

  • @abdallahwadani1157
    @abdallahwadani1157 5 років тому

    Sxb cabdi tahliil maaha heeskani ee waa cumar nuur cabdule inaad saxdaan waaye fanaanka aad heestiisa qaadaysaan

  • @salfarahman4930
    @salfarahman4930 5 років тому +2

    ninkii lahaa ayuu kabadiyey wlhi suu uqaadayo xitaa lama keeni karo axsan fanaan

  • @fardoosocilminuur8577
    @fardoosocilminuur8577 3 роки тому

    UA-cam ayaan sameystay ee igu caawiya leegta iyo sheerta

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 5 років тому

    SHANSHIYANA WAA habar......

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 років тому +4

    Cumar nuur cabdule,,, ayaa Qaadi jiray Heesta,, Maaha ((abdi Tahliil))
    🎶🎶music fiican ayaa lasaarey

  • @maancabaas6343
    @maancabaas6343 6 років тому +2

    Correction - Omar Nuur Abdulle iska leh heesta, Khaladka iska dhaafa .
    Saaxib qaraabatileey waa ka baxsatey Yaa salaam .

  • @liibansade9802
    @liibansade9802 Рік тому

    Axsan.... Cod.... 😱

  • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
    @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 років тому +1

    Wow codbaa kudhamaaday waakanaa ninkii fanka looga baahnaa wale

  • @AHLUKHEYR
    @AHLUKHEYR 4 роки тому +1

    Erayadii yamyam

  • @samanteryare1429
    @samanteryare1429 5 років тому

    Heesta marka iska qalaad maaha waa in aad miraha iyo erayada xafidsan tahay
    Waa uun qaylinayey kani

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 років тому

    ninki laha ayo odka ka soosahbaha

  • @ajeydevgan701
    @ajeydevgan701 5 років тому

    Hestan waxan dhageysan jiray 2008 waxa ku luqeynayay nuur eebo

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому

      Nuur ebow maleh lkn wuu qaadey

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 6 років тому +6

    Not cabdi tahalil cumar nuur cabdile iskaleh heeska fananinta xagooda yan ladaba marin

  • @daahirgudhane1606
    @daahirgudhane1606 5 років тому

    Cumar nut cabdule

  • @barkhadmuuse6178
    @barkhadmuuse6178 2 роки тому +1

    Barkhad muuse

  • @faultylog3713
    @faultylog3713 6 років тому +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴saaaas waaye one love 💕💖💕💖💕💖💕

  • @abdixaji600
    @abdixaji600 2 роки тому

    seexo

  • @libanxaashi7850
    @libanxaashi7850 6 років тому +3

    Fanaan live u hesaya oo saan u cod macaan ku wii hore xitaa lagama helo. Lkn ina adeerow intaadan is ka oran soo hubi cidii laheyd heesta

    • @princehabiib8756
      @princehabiib8756 6 років тому

      Liban tahlil kkkkkk waxi larabo malashega sxb live ma aha wa cajal

  • @jecliyacalankabuluuga2036
    @jecliyacalankabuluuga2036 5 років тому +1

    Wlee fananinta hada wx ka cod qrux bdn majiro

  • @misspamba1
    @misspamba1 5 років тому

    Laxaula wala quwat walee af somaligu wuu ba ay. Hadii aad hees qaadaysiid waa in aad midhaha saxdiid

  • @mrgaxwo373
    @mrgaxwo373 6 років тому +1

    Waar hadaad hadli karo waa heesi karta waaye ninkaan waa kuwii heesaha kufsaday cumar nuur cabdulle aaya leh heestaan 😳🤗

  • @mohamedsharif4863
    @mohamedsharif4863 5 років тому +1

    Gabadha coatka madoow wadata ka helay halay doono toloow

  • @deeqaaden1228
    @deeqaaden1228 6 років тому

    Heesta waxa iskale gaaliile

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 років тому +1

    lackin waxu iska dhigaya Omar nuur dahlac

  • @darishore814
    @darishore814 5 років тому

    War habar gidirta cod macaana dhinac ay ku fiicneen ma jiro heesihiisa maay maayga iyagaa haysta hasan adan samtar banaadiri sulfa heesaha caadiga ah magool ha sheeg sheegin iga dheh

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 5 років тому +4

    CABDIQANI XASAN MAHADSANID, ooooooh, ma runta ABAAL NINKAAN ma Habargidir, Waa rumeysanaa,
    Sababtoo ah , waxaan Aragney , “HASAN ADEN SAMATAR IYO CABDULAAHI SULFA” labadoodaba waa HABAR GIDIR.
    GACAN AA ii TAAGAN, wooooooow.

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 років тому

    hada ninko ma qadayo

  • @ahmedmohamoudahmedgass8172
    @ahmedmohamoudahmedgass8172 3 роки тому

    Hees xuuma maxa walaay kaan

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Ma mehersan yahay kan dibi wayn yaa kojogsaday

  • @farhiahassan2653
    @farhiahassan2653 6 років тому

    Åb

  • @jamaalabdinasir54
    @jamaalabdinasir54 5 років тому

    Garabaatile wuu cuslaaday wale

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 5 років тому +1

    Dusha timaha guudkee
    dib u dhaafay adhaxdee
    dibna hadalka qaadmada
    Ilka dabar cas kaga yaal
    dib markaan u fiirsado
    fanax yaraa damuusiya
    Idishaye cabaadhyada
    isla gaadhay dacalada
    Dagey labada garab iyo waxyaha Dushooda
    dhandhaqaaqa laafyaha
    dadyow anigu yaabaye

  • @faizaahmed654
    @faizaahmed654 6 років тому +2

    Nice voice but it's not Abdi Tahliil rather AUN Omar Nur Abdulle. Fikradii Yamyam

    • @misspamba1
      @misspamba1 5 років тому

      faiza ahmed and the lyrics is also not correct