КОМЕНТАРІ •

  • @adnaciid5835
    @adnaciid5835 3 роки тому +3

    Allah yaa raxma fanaanbuu codkiisa aan la helikarin boqorka codkaan siinlahaa illaahow qabriga unuuri

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 10 місяців тому

    الذكريات مثل الطيور لاتستطيع ان تمسكها ولكن يمكنك الاستمتاع بها وهي تمرامامك ... الرحمه والمغفره عمرنورعبدلي

  • @abfarah2769
    @abfarah2769 3 роки тому +4

    Hobolkii ugu codka macaanaa hobolada waaberi. Cumar wuxuu dagaaladii sagaashameeyadii kadib Farmashi kulahaa xaafada Ceel Qalow ee Buulo Xuubeey. Allaha u naxariisto.

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya 3 роки тому

      Mahadsanid. Hadda ma jiraa Farmshiyahaas? Masaajidka intuu ka xigayse?

    • @abfarah2769
      @abfarah2769 3 роки тому

      @@CSeerbiya Umaleyn maayo inuu jiro hada qiyaastii 25 sano kahor ayee eheed.

    • @user-iz4wb7ue5o
      @user-iz4wb7ue5o 9 місяців тому

      Bula xubey miyu daganay

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 7 місяців тому

    Heesaha cumar nuur cabdule
    Inta badan waxaa alifey abwaan yamyam aun

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 роки тому +1

    AUN

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 3 роки тому

    Yaa waraysanaya?

  • @claahi931
    @claahi931 11 місяців тому

    C nuur cllefanan qaliya ayub aha lakin somalidu takh.maqorto.mahadsanid

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 3 роки тому +2

    aad ayaad umahadsantihiin bahda curasho

  • @adnaciid5835
    @adnaciid5835 3 роки тому +1

    Cumar nuur cabdule