КОМЕНТАРІ •

  • @maxamedfarcaano7454
    @maxamedfarcaano7454 2 роки тому +4

    Waaw, AUN legend weyn oo farsama badan buu ahaa, ninkani inkastoo heesihiisu kooban yihiin haddana mucjiso gaar ah bay wataan!

  • @macaashyare
    @macaashyare 2 роки тому +5

    Allah u naxariisto Legend Cumar Nuur Cabdulle , wuxuu uga tagey ummadda Soomaaliyeed dhaxal dahabi ah cod macaan oo ku saaqayaa iyo weliba waxaa kaloo lagu xasuusataa inataba badan heesihiisa laxanka isaga u sameeyey; Cumar Nuur Cabdulle wuxuu ku dhashay magaalada Diinsoor markii dambe wuxuu u soo wareegay magaalada Muqdisho.

  • @aliabdiraxmaan9644
    @aliabdiraxmaan9644 6 місяців тому +1

    Illaahow janatul fardawso kawaraabi aad iyo aad baan ujeclahay fanankaan ilaa yarantii waan duagaysanjiray ❤❤

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 2 роки тому +3

    Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha unuuro amin

  • @YaxyeUK
    @YaxyeUK 2 роки тому +3

    Fanaanka fanaaninta allaha unaxariisto amiin

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 2 роки тому +5

    Waaw Fanaankii waynaa Cumar Nuur Cabdule Aun

  • @faisal1226
    @faisal1226 2 роки тому +5

    asc all garhana waxan salamyaa musulinta janankan dhamantod waxan Ka codsanya hees an radinya mudo hesta oo u Qadi jiray Al fan...n cumar nuur cabdule🙏 الله يرحمه امين e tidhada 👉🏻 Adigo caruroo cadalool ciyariyo cimirigaagu maal ceelis cashadi ugadhe cabudhakagu qoortiyo cabadhayaysataay luqoonte caynka xabadbashidkiyo carfigi sabadkiyo canbaruuud lamoodyey caloshaydu taaday cidwaalba uga goo dayeey

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 2 роки тому +4

    Laxamiste aan caadi aheyn ayuu aha allaha unaxaristo

  • @aliabdullahi4494
    @aliabdullahi4494 2 роки тому +2

    Saaxiib waad mahadsantahay mudaan raadinayey heestan.thanks

  • @siciidcalimaxamed6384
    @siciidcalimaxamed6384 8 місяців тому

    Ilahay ha unaxiisto cumar muur cabdulle

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Hees xusid mudan.

  • @abdinoormohamed7210
    @abdinoormohamed7210 2 роки тому +3

    Yasaam waayo wayihii Wacnaa
    Thanks

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Рік тому +1

    Taasi duni ma imaan ee waakuwii janada lagu sheegay malaha

  • @cismaandawaco2059
    @cismaandawaco2059 2 роки тому +3

    allahaw naxariisto

  • @khadijohassan2829
    @khadijohassan2829 2 роки тому +3

    Allah ha u naxariisto cod macaanaye

  • @abdielmi4046
    @abdielmi4046 2 роки тому +3

    Waxaan xasuustay markiii aan yaraa Ee joogay Xamar Ee aan jelijiray jacaylka barisamaadkii ayaan dhagaysan jiray heersten Ee somlia qurux badneed axaxax

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Місяць тому

    Yaa waduud 🎉❤🎉

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому +2

    Ereyada yamyam laxankii iyo musigii codka Cumar nuur cabdille

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 2 роки тому

      Sxb goormow geeriyooday waxaan maqlay in cidiisa fanka ka saartay

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 роки тому

      @@wadaniqurboneceb3459 Maya sxb 1991 dagaal ki qabiil ka lugu diley HUN

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal Рік тому +1

      @@mahaddirirgeesood9556 1997 aniga marar badan arki jirey wuxuu ka tirsanaa jameecada Al islaax mac-had ay lahaayeen oo Muqdisho kuyaalay ayuuna macalin ka ahaa, sanadkii 2000 wuxuuba joogay shirkii Carte ee Jabuuti wixii waqtigaas ka dambeeyay ayuu geeriyooday inuu caadi u dhintay ayaana maqlay. Allaha u naxariisto.

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Рік тому

      @@MudaneSooyaal qofkee weye sxb??

  • @bilanabdi6781
    @bilanabdi6781 2 роки тому +2

    D

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 роки тому +2

    Waxaa layska rabaa midhaha heesta abwaankii lahaa

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 Рік тому +1

      Miraha heesta waxaa sameeyey Abwaan C/qaadir Xersi Yamyam aun

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 2 роки тому +1

    Waayo waayihii hore
    Si fiican ayaad sàarka nooga dajisaan
    Calaashaan kaanboy daalay hhhhhhhhhhhhh
    Hore u soco

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 2 роки тому +1

    Waxaan maqlay cumar nuur cabdullahe in cidiisa fanka ka reebtay lkn goormow ka baxay xagowsa ku dhintay

    • @maxamudgacmadheere4608
      @maxamudgacmadheere4608 2 роки тому

      Sxb aniga iyo C. N . Cabdulle A. U. N. waanu is naqiin wuxu ii sheegay inuu u tacabiray carabaha waqtigii k-aliijku uu dhismayey ee ay Somalidu u dhoofi jirtay . Taasina ay tahay sababta kala jartay fankisa isago kuso laabtay Fanka sidetameyadii

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 2 роки тому

      @@maxamudgacmadheere4608 mahadsanid sxb sanadkkw dhintay

    • @maxamudgacmadheere4608
      @maxamudgacmadheere4608 2 роки тому

      Sxb wakhtigii u dhintay ma sixi karo o idaacadaha ayunban ka maqlay . O dagaalada aya na kala kexeyey sidaasnan war dambe uga helin

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 2 роки тому

      @@maxamudgacmadheere4608 mahadsanid sxb

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb Рік тому

      Waa sax reer waddaado ah ayuu ka dhashay Oo ka reebay fanka. Sheekhaal. Ilaah ha u naxariisto aamiin