КОМЕНТАРІ •

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 2 місяці тому

    Codkii aabahiis masha allah

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 4 місяці тому +1

    İlyaas Cumar Nuur cabdulle cod macaan ayaad leedahay. Ilaahay aabe ha u naxariisto. Wuxuu ahaa mucjisadii fanka.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 4 місяці тому

    Wiilkaan codku waa kii abihiis allahow naxariistee cumar nuur cabdulle mandhow codkaaga macaan ku akhri quraanka iska daa fanku faa,iido malehe iskaga daa waa taladayda

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 4 місяці тому +1

    ❤❤waaw cod baa kugu dhacay fanku waa hibo loo dhasho

  • @Nastexoahmed20
    @Nastexoahmed20 4 місяці тому

    Alla cod Macanida my bbe 😍❤️

  • @safiyaxaajicabuud2604
    @safiyaxaajicabuud2604 5 місяців тому

    Keep going❤❤😊 Legend❤❤

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 місяці тому

    (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 місяці тому

    (Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).