HADII AAD FURTID BOXKA ADIGAA LEH LACAGTA 9FURO MID KALIYA AYAA FURAAYO YAA FURAY?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 кві 2023

КОМЕНТАРІ • 786

  • @kalithmouse3546
    @kalithmouse3546 Рік тому +528

    Ilaahayban kugu dhaarshe like isaar😭🫶

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +406

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ❤️❤️

    • @ridhwanmoha1010
      @ridhwanmoha1010 Рік тому +4

      الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤

    • @Abdifataaxmohan
      @Abdifataaxmohan Рік тому +4

      ALLAH❤

    • @ArdoLuul
      @ArdoLuul Рік тому

      Good laki boy

    • @sacdamaxamed2803
      @sacdamaxamed2803 Рік тому

      HAllh akbar

    • @hawasaid7325
      @hawasaid7325 Рік тому

      Asc ceyda waa ku salamay asad igu salan waxan ku riyoday haben hore asago lugihiisa ku socda allah run ha uga dhigo

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +161

    ku sali nabgeyna mohamed scw the best person ever and the most knowledgeable and the most shine all created prophet mohamed scw❤💯

    • @abdifatahabdi7107
      @abdifatahabdi7107 Рік тому +4

      scw ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @suweyscali5347
      @suweyscali5347 Рік тому +2

      Scw❤😊

    • @ismyismahan323
      @ismyismahan323 Рік тому +2

      Salalahu calayhi wasalam

    • @JAZIRADAFARTUN
      @JAZIRADAFARTUN Рік тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mahdicabdikhaaliqfaarax9822
      @mahdicabdikhaaliqfaarax9822 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯👍👍👍👍👸👸👸👸👸👸👸
      Thanks pro❤❤❤💯💯💯👍👍

  • @sagalahmed2859
    @sagalahmed2859 Рік тому +96

    inta qoralkayga aqrinayso allah haunaxaristo aduun iyo aaqiro ducadan like dhan yala sarin wa duco qalbigayga ka goaday❤😊

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +64

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +66

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @kova758
    @kova758 Рік тому +85

    Soonka Allah kaa aqbalo wll.
    Like iisar ❤️

  • @khaalidissehildiid5132
    @khaalidissehildiid5132 Рік тому +89

    Challenge gaan gabdhaha ku soo sameey amiira miina sumayo kookoo xaawo najmiita ayaaniita plz asad ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😊😊😊😊😊😊

  • @qaacsheofficial6289
    @qaacsheofficial6289 Рік тому +57

    * Wuxuu Yiri Rasuulku (ﷺ):
    Qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer.
    S.c.w 🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +136

    iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +29

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga isaga hooyadii iyo aabihiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +40

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +56

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤ isoboqda 🔫 ❤️✌🏽

  • @abdimohmed7096
    @abdimohmed7096 Рік тому +25

    Hadad ujeedid magaca alaah like saar ilaahay baan kuugu dhaariyee like saar😭

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Рік тому +11

    Asad qurx ilhow wa ramdane lugihisa ku istaga amiiin😪

  • @mahamedmariam5381
    @mahamedmariam5381 Рік тому +18

    اللهم تقبل صيامنا ❤🌙🤲

  • @safiyoabdulkaadir7323
    @safiyoabdulkaadir7323 Рік тому +16

    Kusali nabi muxamad scw wll Ramadan Mubarak all Muslim

  • @mulkimaxamed873
    @mulkimaxamed873 Рік тому +45

    Horta wlll aniga aqoon kuma lihi kaliya social media ka aqana lkn xalay waxan riyo ku arkay adigo baskiilka qofka asoo taagan kusocona oo labada gacan lagu qaban fuushida yacnii ku socodi si caadi ugu taagned baskiilka wado aad udheer kula socoday hada hesho qof sheikh aha fasirkas weydii wllkey 🥺🥺🥺🥺alle khery haka dhigo my big bro🤲🤲

  • @abdulahimaxamad-nj5st
    @abdulahimaxamad-nj5st Рік тому +16

    An kusalino nabi maxamad scw Scw Scw ❤❤❤

  • @mahamedmariam5381
    @mahamedmariam5381 Рік тому +66

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك ❤🤲

  • @hothoadan
    @hothoadan Рік тому +22

    Wllky asad ilaahy laxaadkaga haku dhamaystiro wll mcn waa bil khayr badane❤

  • @mohameddeckofficiall9829
    @mohameddeckofficiall9829 Рік тому +46

    Ramadan Mubarak all muslims 10k like igaar siyaa asxpta🎉🎉

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 Рік тому +12

    Asadow walaalkey waad huramartay dadalaa wuukaaraa I’m you taageero all the way usa 🇺🇸 keep going 👏🏽👏🏽👏🏽 I wish you the best

  • @4figurefx
    @4figurefx Рік тому +1

    M.a asad xaji waxaan dhihi lahaa last round inaad kadhigtid qof walbo 1furo haqaato madama ey kuligood kuguul dareysteen so qofkii nasiibka helaa 2ringed ayaad siin laheyd barnamiska si uu uquxbadnado balse absolutely 💯 perfect gmae🎉

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 Рік тому +2

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW SCW 💕💯
    KU SALIYA NABIGEENA MUXAMED SCW 💕

  • @mahamedamiin6969
    @mahamedamiin6969 Рік тому +26

    Asad gabdhaha ayaa sugeyna insha allah fikir fiican keentay wllke salaama dhamaan team27 🇸🇴🇸🇴🤴🤴☝️☝️✊

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +41

    Ilaahayoow Ramadaan ka Naga Aqbal ❤️❤️آللهم بلغنا يا رمضان

  • @W-GEEDI11
    @W-GEEDI11 Рік тому +31

    Allah naga aqbalo sonkena iyo salada 😢

  • @SHIINE.YT1
    @SHIINE.YT1 Рік тому +15

    Ku Sali Nabi Muxamed scw

  • @MabruukaXuseen-dl8tn
    @MabruukaXuseen-dl8tn Рік тому +54

    اللهم بلقنا رمضان اللهم امين برحمتك يا ارحم الراحمين 💖💖💖💖

  • @nafisofarah297
    @nafisofarah297 Рік тому +21

    Ninka Kali Ee Fahmay Sida youtube Loga Xamaasho Big fun ✌️

  • @ikraamvlogs
    @ikraamvlogs Рік тому +11

    Yes more keys.the best asad😮❤

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 Рік тому +4

    Mashallah Team ,27....Abdul wa Wil anjeclhy mashllah oo Daagan❤️❤️❤️

  • @ikraamvlogs
    @ikraamvlogs Рік тому +1

    🎉Mashallah asad long time am waiting thanks ❤❤❤❤

  • @ubaxabdullahiqoordheere1038
    @ubaxabdullahiqoordheere1038 Рік тому +8

    Runtii waa baraamij aad iyo aad ufiican horay usoco brother 2m iyo aadoo caafimad qaba i.n👍❤

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 Рік тому +5

    Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍
    🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏻‍♂️🏃🏼‍♂️
    USoo cararaaa kheeyrka
    Igu sooracaa kheeyrka 💜💜💜❤❤✨✨
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🌷🌷🌷🌷💟💟💟

  • @muniirhadaadi
    @muniirhadaadi Рік тому +3

    Rabio cafimad badan sii wllken Asad hajiyow insha'Allah mar wlpo cafimad rabio sii

  • @kaafimnur5698
    @kaafimnur5698 Рік тому

    The best UA-camr in somali history 👋

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +2

    Ramadan Mubarak ❤️❤️🥰🥰

  • @mssseafuu-hy1vi
    @mssseafuu-hy1vi Рік тому +2

    ku salli nabi mohamed scw scw ❤❤❤

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 Рік тому

    Mnsh allah,asad hajio wlhy qof dadaal badan mnsha allah kolba la iminaya fikraf cusub wuu u qalmaa,in xoog loo taageerk mrkasta

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +1

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabrinfarah7475
    @sabrinfarah7475 Рік тому +28

    Good idea ❤❤keep going mahn ❤

  • @apdishakuurxamse
    @apdishakuurxamse Рік тому +8

    Waa habeen jimcaa aan kubsalino nabiga zcw❤️‍🔥

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Рік тому +1

    Masha allha tabarikllha sax waye wll qali asad ❤❤❤

  • @anisaaden7740
    @anisaaden7740 Рік тому +2

    Best youtuber asad hajio I like ur games specially bottles

  • @HaniAxmadosman-bm4hd
    @HaniAxmadosman-bm4hd Рік тому +12

    Bil Ramadan ayaa lagu jiraa ilahey qeerkeda hana wafajiyo amiin

  • @Mohanupdy-7uk
    @Mohanupdy-7uk Рік тому

    Ku sali nabigena mohamed scw the best person ever and the most knowledgeable and the most shine all created prophet mohamed scw ❤💯

    • @leilabarrel
      @leilabarrel Рік тому

      👍👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣

  • @kingmaanka
    @kingmaanka Рік тому

    First comment and first like my brother Asad hagio keep going

  • @idmanalinoor5512
    @idmanalinoor5512 Рік тому +3

    Ramadan kareem 🎉❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому

    Legend maskax usxp eh keep forward ❤❤❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Рік тому +1

    Asad hagio team 27 Ramadan Kareem ciyaarta aad ayuu u fiicnaa sharciga waxba haka badelin sidaan uyuu ku wacan yahay keep going brother

  • @suheybxuseencabdi-nz8ft
    @suheybxuseencabdi-nz8ft Рік тому +16

    Kusali rasulka scw caawa waa jimco ❤❤❤

  • @mukhtaryare5803
    @mukhtaryare5803 Рік тому +1

    Tèamkà Danbe GabdhaHa kazoo dhig waa codzi....wll azad🙏💯🔥

  • @riyaacabdi950
    @riyaacabdi950 Рік тому +14

    Funny Game😂😂 Keep Going Bro Asad Part 2 Again

  • @NusayboAbdi-in5ks
    @NusayboAbdi-in5ks Рік тому

    Gabdhahana keen haa ciyaaraane koko iyo foosiyo iyo ayaaniita amiira qurux

  • @farxiyomacalin91
    @farxiyomacalin91 Рік тому

    Ku saliya nabigeena muxammad scw scw scw 🥰 I

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 Рік тому +2

    Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from ♥ ❤

  • @liibaanbaari5907
    @liibaanbaari5907 Рік тому +1

    Real talent go ahead

  • @hanaddaacad4461
    @hanaddaacad4461 Рік тому

    Masha Allah waa ku tageera wallkay 😊😊😊😊

  • @fullrespect2477
    @fullrespect2477 Рік тому +3

    Waliga jiro joog walal qalbi wanaagsan🤝👍❤

  • @nuursharif2687
    @nuursharif2687 Рік тому

    Sida larawo waaye asad dadkan waay tashteen sidaas ku soco wll ❤

  • @iqraabdirazaqahmed1156
    @iqraabdirazaqahmed1156 Рік тому

    First🎉ramadn mubrk team 27❤❤

  • @HussenHassen-so5rd
    @HussenHassen-so5rd Рік тому +2

    Marka hoore Ramadan mubarik team 27 ciyartan way fican tahay wax na ina laga badilin wayo hadi dad ka la yareyo ciyartu horay ka dhaman sido kale hadi furayasha la yareyo ciyartu horay ka dhaman anigu waxan qaba ina sidan kagu dayo si ciyartu uu macanato una ad kato next hablaha ayan sugayna insha allah inta igu racsan like Haa sarto markale Ramadan mubarik

  • @drrana6881
    @drrana6881 Рік тому

    waad saxantahay asad hore u soco walal

  • @xasanmaxamuud9912
    @xasanmaxamuud9912 Рік тому +2

    Masha allah
    My team 27
    Cayda ayaan ku raacsanahay

  • @Maankey_pro
    @Maankey_pro Рік тому

    Our UA-camr ❤

  • @sacdiyomaxamed-dy1ko
    @sacdiyomaxamed-dy1ko Рік тому

    Ramadan mubarak

  • @Humblegirll
    @Humblegirll Рік тому +1

    Ku sali xabiibkena mohamed sallahu calayhi wasallam ❤❤❤❤

  • @abdiaziiz362
    @abdiaziiz362 Рік тому +3

    Jumca wanaagsan
    Ku saliya rusuulka صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @sacdiashariffamily
    @sacdiashariffamily Рік тому +9

    Mash alah keep going brother ❤❤❤

  • @luckydaahir1381
    @luckydaahir1381 Рік тому

    Wa sax waye keep going 💪💯

  • @marryme4690
    @marryme4690 Рік тому +26

    15:37 Cumeer Wuu ila Saxanyahay Isku dhax qaska Dhibka keenay😂 Ninkasto iyo 1 furo hadee ahan laheed Waala gulesan laha😂

    • @khadar.1984
      @khadar.1984 Рік тому

      Waxaas waxaba kadaran lacagtii ninki lahaa ayabaa lanoqdey gulaystaha isagii leweye😂qofkan asad laleeyahy raga inukla sarey ahyd ow fikirkoda raaco ninba furaha haqato last chance 🤷‍♂️

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha 👍❤❤❤

  • @cristianoronaldo-of1ys
    @cristianoronaldo-of1ys Рік тому +12

    Inta inuu barnaamijkam soo wado cumeer kasoo daawaday like💯💚💙

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +8

    Legendary always asad hajio another's levels 💯♥️♥️💪⚽️👍❤

  • @suparsocdal450
    @suparsocdal450 Рік тому +3

    Asad sxp waan ku salamay xumaan haii arkin haddii aad aqriso qoraalkaan sxp
    caawa gacantaada marka kowaad ee aan muqaalka fura waa naxay lkin madaama aan dhalinyaro ah durba waan fahamy ma ogatahy inaad caruur maamoyin waalidiin badan u tahy role modal hadana mar waliba muuqaladada daawada waa kuwaa wax ku tahy waxaa kugu xiro tiro dhan 1m + iyo ka badan sxp adigoo diinteena iyo dadka kugu xiran ilaalinaya gacantaas kugu jirto muqaal danbo haku soo duuban waa iga codsi sxp xumaan ha ii arkin
    Dad ayaa durba u qaadan doono taatoo
    Guuleyso team 27

  • @fhlifestyle
    @fhlifestyle Рік тому +16

    bro tip! you should reduced the amount of the keys in the box after each round so the game can get little fun. now the game is like 30/100 chance for getting the right key not easy.

  • @clxakiinclxakiin2774
    @clxakiinclxakiin2774 Рік тому +13

    Ilahy Ramadan caafimaad hanoo gu dhameeyo 🤲🤲

  • @daahirnuur6305
    @daahirnuur6305 Рік тому

    Gemka another level waye wlhi sxp Een soqawo waiga codsi arimaheena plz soqawo wllkey Asad🙏🙏

  • @faatushfeysal3449
    @faatushfeysal3449 Рік тому

    Qofka u horeyay ee dawado video Gan cawo wa aniga yes❤🎉😮

  • @abdalaibraahim-bs6uy
    @abdalaibraahim-bs6uy Рік тому +3

    Part two gabdho sosamee sxb🙏

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 Рік тому +1

    sax waaye sida hada sameeyso aa fican maya sida ku dhahayan ha sameen waa qiyaano sidan ku waad 😂😂😂 thanks asad ❤

  • @tartarayekitin2574
    @tartarayekitin2574 Рік тому

    Jawab fiican ayaan karajeynaa wll asad xajiyow

  • @BarkhadapdyAhmed-pc4bc
    @BarkhadapdyAhmed-pc4bc Рік тому +1

    I am big fan foryou pro❤

  • @khadarkaahiye7168
    @khadarkaahiye7168 Рік тому

    Asad See ahaan wllkay Gacantan funaadana Shabada lamoodo

  • @akramjr10
    @akramjr10 Рік тому +1

    Waxaan isku darsan lahaa asadow in furayasha iyo dadka isla ekadan❤

  • @Kaaraan2011
    @Kaaraan2011 Рік тому +1

    Waa gamekii ugu fiicnaa aan daawado ayuu ahaaa kan soo badi saana kuwad

  • @CabdiCilmi-wv5nx
    @CabdiCilmi-wv5nx Рік тому +1

    asad gacanta shabad maa kugu qoran❤️💯

  • @shamiscadey
    @shamiscadey Рік тому

    Masha allaah ❤❤❤❤❤

  • @shagtiiozman
    @shagtiiozman Рік тому +1

    Ramadaan mubaarak azxaapta team 27

  • @kingjeetax1
    @kingjeetax1 Рік тому

    Waa fiican tahay hooray u soco waa kuu sooduc4yaa

  • @alinoor7648
    @alinoor7648 Рік тому +5

    Challenge cusub maa keenty asadow caawa 🥰😍

  • @khalidkhalo275
    @khalidkhalo275 Рік тому

    Asxaapta soo badi

  • @AfnanOmar-im8de
    @AfnanOmar-im8de Рік тому

    Waa khaldantahay wll asad wayo furaha wad badisay

  • @Ronaldo_Cr7_No1
    @Ronaldo_Cr7_No1 Рік тому +2

    Legends always says hi back 👋

  • @inaclaahichanel3451
    @inaclaahichanel3451 Рік тому

    wllo nabiga ku salli❤❤

  • @AFAGAALMEDIA
    @AFAGAALMEDIA Рік тому

    Asc wlal asad ramadaan mubaarik dhamantiin azxaabta 27 team.

  • @sheqnuurcalimaxamed8864
    @sheqnuurcalimaxamed8864 Рік тому

    waa kuwataa gar iyo gardario hori usoco

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 Рік тому +3

    Asad ilaah haku caafiyo