Asad marka langaawi so adysin amiira qurux king cayda Iyo cumeer sowad Game markas xamasad ooyelanaa siimo cumeer Iyo amiira sowad inta igu racsan one love❤
Asadow walaal ilahay waxba lama ahee lugahagi dib hakugu istaajiyo wan ku ducaynaynaaa 😢😢😢qalbiga iga xanuunay video yar eed kuso dhex dartay garbahagana alle kama qaado imk abdulahi arimaheen iyo armaan iyo dhaman team 27❤🫶🥺🥺
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Asad Hajio wan kubryaa safrkaa lankwi The king of the king's,The lucky boy, king ceyda and his sister Amiro hka kurcan am a big fun of them wxey igu baxdaa markaaz adiga iyo ceyda wada soctaqN yaqeyoow Ninkaaz hka tagin tamkan
gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢😊
ASAD isag oo safar dheer so gal oo daalan ayaa hadan wuxu rabaa inuu waxa idit gareeyo SI video inow so gaaro zhph wlhy la isma xaqire legend laba mAh ASAD HAGio this is. Legend 🎉
Asadoow safarka kale dadba copy dhihi doona ku hor carari doono ee ilaahey hanaga qabto ee safarkaan cumeyr fadil koko samiya sundus imk ka dhig maraku shidanana 😂😂😂😂😂
Dhalinyaro aan kusalino nabigeena Muhammad scw 😘❤
Scw
Scw
Scw Scw
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Scw
Dunida masoo marin ruux ka sharaf badan nabi mahamed aan kuwada salino nabigeena maxamed {Scw}
We are mks namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste namaste 😭😭😭😭
SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM ❤❤😢😢❤❤
Scm
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Allah akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aan kuwada salino xabiibkena mohamed scw 😢❤
Scw❤
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
Ameen ameen ameen ameen ameen ameen
Kuma AQAN Lkn janada Allah NAGU kulmiyo hada love isarto😢❤
My queentey amiiro❤ love you ❤
Keyga ku soodiraa abaayo koko iiwaydii
Insha Allaah waan idin imaan doonaa abaayo macaanto
Kuma aqano balse amiira qurux iska dhigysa😂😂😂
❤❤❤❤
qusaliya nabiga scw scw
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Scw
The best person ever 💕 the most knowledgeable ever 💝 Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤
Scw scw ❤
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
Asadow Amira Ceyda iyo Cumeer hka tagin please wa codsi
Mxn uwayey wlala somaliyed oo youtube ka igu diragalisa oo youtube ka video yasha oo gu dambeyen iso dawada ilxey dartisa mxn uwayey😭
Dadkaas Waa Expired Abaayo Dadkan La Qabso 2025 La Maraya Wixi Cusub Caalamka Jecel 😂😂😂
way ku jiraaan Amiira iyo cayda
Amiira iyo ceyda waa baxsad baafin ayaa lasaarey wey caasiyeen
@ caasiga ma aabahodbu ahaa dadka soo shaqo iyo dani ma kulminin xged uga dhigten meesha xabsi
Qofkii ugu horeeyey kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Scw Scw scw
Scw
Scw 💞 scw 💞 scw 💞
Scw scw scw
Ku saliya nebigeeni muxamad scw ❤
Asad marka langaawi so adysin amiira qurux king cayda Iyo cumeer sowad Game markas xamasad ooyelanaa siimo cumeer Iyo amiira sowad inta igu racsan one love❤
Don't forget ceyda 😢
waxas maxa idin ka galay
Dadkan is qorqor kaan kunacay niic hebal heblayo keen wiiq wiiq badana qofku isaga xor ah raaxadisa halo dayo @@TheLegendofTalent
Adi maxax galay waxa iyaga ka galay 😅@@TheLegendofTalent
Waa ruun😮😮
Asadow walaal ilahay waxba lama ahee lugahagi dib hakugu istaajiyo wan ku ducaynaynaaa 😢😢😢qalbiga iga xanuunay video yar eed kuso dhex dartay garbahagana alle kama qaado imk abdulahi arimaheen iyo armaan iyo dhaman team 27❤🫶🥺🥺
Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)Ku sali nabiegena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)
Aan ku wada salino nabigeena muxamed scw❤❤❤❤
Ilahayow ma aqaani asna ima aqaano waa abaaro 00:5 habeenimo lixaadkiisa dib oogu soo celi asad ❤
amiiiiiiiiiiin yaarabi
Mashallah wllkay asad Hajio dhamantiin team 27 wad idi salamayaa hadii alle hayni nabad keenay mashallah
Samiya sunudus kokok cumeer Asad Cayda Amiira kiki ladan Iamk Arimahèna dhamaantòd way aaadayaam lankawi insha Allah jnta jecel inay intaaas isla safraaan like ku muujiyaaaa😊
for sure insha allah
yes yes
yes
yes
hubaal wan sugayaa
Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw ❤❤❤
Dunida masoo marin ruux ka sharaf badan nabi muxamad ann kuwada salino nabigeena maxamad s.a w
Asad Hajio wan kubryaa safrkaa lankwi The king of the king's,The lucky boy, king ceyda and his sister Amiro hka kurcan am a big fun of them wxey igu baxdaa markaaz adiga iyo ceyda wada soctaqN yaqeyoow Ninkaaz hka tagin tamkan
NinkS jaamacad ayuu leee ya hy
aan kuwadha salino nabigenna scw scw scw scw❤♥
:اللهمَﷺ🕋صَلِّﷺ🕋وسَـــلِّمْﷺ🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕋
❤❤❤❤Hi
Guul ayaan kuu rajeynaa iyo caafimaad asad hagio
Aan ku salino Nabigeena Maxamed SCW❤️❤
KAWARAN HADA HALMAR KUWADA SALINO MABIGEENA MAHAMETH CSW ❤
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
gerida xasusnada mar walbo wllhi waa Laga
wada tagi adunkane nin walbo camal wngsn halatago i.a kuwi janada kuwada kulma alle hanaga wada dhigo dhamaanten امين يارب ❤️😢😊
Mamasertey😢
Maser badna maduilba😅😅😢
Asad hagio legend of the zxp.inoloow ❤❤❤
Samiya waxay noqotay like koko waa qofka 2aad ee ay reer team27 ku dhartaan sida koko aad loo jecelyahay🎉❤
Samey barnaamijkas dad badan lakin wiilal kudar inta igu racsan ❤❤😂
Mxn uwayey wlala somaliyed oo youtube ka igu diragalisa oo youtube ka video yasha oo gu dambeyen iso dawada ilxey dartisa mxn uwayey😭
Wow Asad iyo Iamk their feeling is so emmotional 😢😢 friendship
Asad plz markad lankawi Adaysid amiira soo wad plz wlhy wan uxiisnay wada jirkiina 😢❤
ASAD isag oo safar dheer so gal oo daalan ayaa hadan wuxu rabaa inuu waxa idit gareeyo SI video inow so gaaro zhph wlhy la isma xaqire legend laba mAh ASAD HAGio this is. Legend 🎉
Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed ❤scw scw ❤🎉scw 🕋🕋❤🕋🎉🎉😢
Masha allah 🎉
Waa #safar qurux bdn iyo #muuqaal aan ku raaxeystan thanks zhp #asad iyo 👸 👸 👸 🤴.
Sharma boy top 1 weye no 3 haku khaldamin wa father of rabar
Kusaliya nabiga scw
Asadoow safarka kale dadba copy dhihi doona ku hor carari doono ee ilaahey hanaga qabto ee safarkaan cumeyr fadil koko samiya sundus imk ka dhig maraku shidanana 😂😂😂😂😂
😂😂safar copy maa imaaday umadadhan wey safarta walalee
@@XAMDIAXMEDMAXAMED-k2mufiirso adno markey asad meel aada lee ayagana aadaan malma ayago kaso waregan wlh
😂😂😂 warunta
Mrka amiiro iyo ceyda kaso tagtaa daremay inaa dhocil yaro cunusriyad ah tahay 😂lkin asad dadka qaar ha modin mindkiisa ka socdaaa 😂
@Karellaabdii2y6 kaadida oska dhaqe mamada telkeda uceli yaa ku wacday
Kusali nebiga scw ☪️ 😇 👆 ✅️
Asad marka kale ee aa dalxiiska aa deesiin aamiiro ha nii raacdo
Safar walba diyar monoqon karto hoyo waye
@@IqraSiciid-w9texactly ❤
caymir iyo sumer ha tagin yaqey wu si shidnaana wllhi ❤❤❤❤
Asad hagio ilaahay lugahaaga hakuu soo celiyo
Anigaa rabarkeygi( 1)2)3)4)5) ilkacase qeys ilkacase qeys is always one somali rabar🎉🎉🎉
Kuwan waa ciyaal😅 mesha asad keney
@@123cr7Cade yes
Asad safarka xiga ceyda io amiira io cumeer haka tagin
hadan malesia kunolahay wlhi asad saxib lanoqon lahaa kamaba agtagen😂 hes fun and such a vibe❤
Naa maad quraanka SaaS u qaybtiin heesaha rapka ah ba waydin subcinayee yaab Walee waa aakhiro saban
Xushmada dumarka baro narta kanikiye
Mxaa nagaha bes ku tusay adiga aqas kadhamaw dumarka ciil dumar udhimee😏
Saamiya koko iyo kiki seddex gabdhood oon jecelahay ❤️🥰🥰
Nembar one comment ☝️ 2:28
Iambarka koko bulle miyaa
Asadow please gameskii aad samayn jirtay nosoo celi waan cajisnee inta igu raacsan like 👍
Ceyda io amira hakuracaan safar ka kale😢
Mxn uwayey wlala somaliyed oo youtube ka igu diragalisa oo youtube ka video yasha oo gu dambeyen iso dawada ilxey dartisa mxn uwayey😭
Sorry powe anaa soo dawanaya❤❤😢@@Amanayza
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤
Ku Sali nebigena Mohammed salallahu caleyhi wasalam ❤
Peza ,cumer , Alpha ,zaki, wiilashana haka tegin Asad markas meshu qurux sii noqoneysaaaye❤
Asad Hagio iyo dhaman teamka quruxda badan ba waan idin salamaay
Waan idin jeclahy❤
Sundus haka so tagin asadooow inashallha
Koko bulle waanba iska jeclahy geem eey ku jirto❤❤❤
Koko meelay ku jiirto malayga waayo asadow meelkasto Aadayso koko haga taagin plz wllo ilaahy haku cafiyo ❤🎉😢
M.a dhamaandiine ilahey hanin barakeyo
Asad koko wareysi kasosameey safarkeedii somaaliya 😂😊
QUEEN 👸 OF YOU TUBE AMIRA MOHMUD
Team gurh badhaan ❤❤❤,
I really love it this Team ma sha Allah. 😂😂😂😂
same here hhhh they make me pack my bag and relocate to malesia ❤i love kuwan than amira io
Waa oga wllhi ina uxiistayy miskagii waa nagu dhex noshay wllhi asad hagio allah ha ku cafiyo
Wlhi waxa labaad aa u xiisty waa gartay cafimaad taama dhakhso hel powe❤
Kiki see camalhee abdullahi sidee u fiirisay. Intii ila aragtay like
Laadarka fanka is number one naggy😮
Horta amiira gurga.keen❤❤❤❤❤
WAA IDIIN SALAAMEY TEEM
ASAD HABIO❤
Iamkay maasha allah
Subxanallah waad safraysaan allahna waadku caasinaysaan😢😢😢
Iney Kaa Cibaado Badan Yihiin Baa Laga Yaabaa Qof Aragtidaada Haku Qiimeynin Waa Iga Talo
Allah ka cabso Meel kasta oo Aad joogto❤
Vedeoga cawa wu shidan yahay koko sii shiday koko melay ku jirto laguma cajisayo
Ma argte waa quruxda teamka😭❤️
Asadoow plz codsi wyeh abowe amiira ceyda cumeer safarka kudar
2025 la maroowaa dadkaaas wee is bixin karaaan waawenka ayee naqdeen
Koko meel ay kujirto boorin maahan wlh iyada shiday soo laabadka😂❤
Asd aboowe wxn allh kaaga baryaa cfmd taama insha allh lugahaaga allh kuso celiyo my brd😢
Masha Allah si qurux bdn ayd kulign udlxstin m.a❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
Team koko one like🎉❤
Wangarty waxa 2aad Ed uxisty walahi 😢❤
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 14k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan
Wlh blh Asad horaan ka sheegay in aad Studio ga tahay mida labad e u xiistay nolaaw eebow ❤
Computer xagiisa lagama maro asad iyo gaadhiga iyo Cameroon ka❤😂
War ilkacse qays ani number1⃣ buu i yhy number 2 big moha❤ fananita kle number one ismaacil aarka ❤❤🎉
IAMK wll qalbi dahab ❤asad woo care gareeya sida wllkiis hooydis udhashay ujecelyhy una ilaaaliyaa❤
Somali number 1 artist sharma ka sharma inuu yahay wey ogyihin wee iska dooranaayin maahan
Ninka soo raacana waa ilkacase iyo lil balil
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Welcome back asadkoo safarka danbe mid laga yaabo ayn sugeynaa i.a safar waaliya io teamka oo dhameystiran asad plz 🫡
Asad haajiyow dhaamaan team Waa is din salaamay 🎉❤ one love ❤please
Inta igu raacsan in asad uusan amiiro iyo ceyda lawadao asad
Nimcaan Hilaac is the best and Number 1🙏
Sharma Boy is Number 1 Rapper🙏
Kusali Nabi Maxamad Scw
Kooooko runted weeye shrma boy lnbr wyee ❤
Dookhayga
1 Ali zaki
2 xariir axmed
3 mustafe kante
4 maxamed maame
5 cabdikariin ali shaah
Wlhi, it is my first time oo aan arkayoo dankalo. I hope I will test it one day insha allah from 🇩🇯
ilaahow ii sahal asxaabtaan ama asxaab sidaan ufurfuran 🤲🏻.
Aamiin
Dhamanteen
Waxa rajeena in aad iga soo falcelin dontid sa salan iga gaarsin doontid ina buule❤😊
Aan kusalino xapiipkena scw scw scw
Koko muqaal ay ku jirto oo bilaa dhadhana ma arag😂❤
Best youtuber in somalia asad vediokaga saa usuga lee big fan kuu ahay wlhi❤️🫶ilaah hku xifdiyo❤