Masuul afka-furtay oo sheegay in Dowlada Somaliya waxka ogayd heshiiskii Ethiopia & Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2024
  • Masuul afka-furtay oo sheegay in Dowlada Somaliya waxka ogayd heshiiskii Ethiopia & Somaliland

КОМЕНТАРІ • 258

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Місяць тому +27

    Wlhi xasan sh inuu bad iyo biri gadaayo waan iska ogaa. Waa nin baahan oo bilaa damiir ah.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +24

    Soomaaliland baa hore u sheegtay inuu xasan qayb ka ahaa heshiiska waxaanse labyaabay sidii uu been ugu sheegay baarlamaankii xaaraanta aha oo waliba mar labaad uga marsadey heshiiskii turkiga oo aysanba qarin loona qaybin cajiib War ninka khiyaamo badanaa oo waliba masaajidka taagan yahay maalin walba.

  • @maryanyusuf5041
    @maryanyusuf5041 Місяць тому +40

    Xasan qasaro dalkii wuu xaraashay dadkii iyo ciidankiina waa madhiyey alawo nqga qabo amiin

    • @user-jk4xo5yz4l
      @user-jk4xo5yz4l Місяць тому +1

      Dalka ninka qasaariyey oo ummada xasuuqey waa la yaqaan taariikhada ayaa qoreysa

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 Місяць тому +18

    ILAAHAY NINKA DADKAN MASAKINTA AH KHAYIMA MA ASTURYO

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Місяць тому +35

    Mahadsanid Ambasador dadaalkaaga iyo xogta aad ummada somaliyeed u iftiimisay.

  • @himilo101
    @himilo101 Місяць тому +8

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Місяць тому +16

    Walee somalia halis wayn baa dul hoganaysa. Illaahow somalia adaan kugu amaansanay. Illaahay xasan iyo koixdaan qariban gees noodhaafi wax dhaamana noogu badal.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Місяць тому +11

    Xasan sheekh bilow ilaa dhamaad wuu ogyahay dhamaan ummada soomaliyeed wayka dharagsantahay.

  • @user-uo8kt2si4n
    @user-uo8kt2si4n Місяць тому +19

    XUSEEN WARKAASI WAA XAQ IIQ SIDAA UU SHEEGAY WEEYAN

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Місяць тому +18

    Xuseen waxba hays wareerin waanu ogayn in xasan sheekh howshan qayb ka yahay.

    • @user-jk4xo5yz4l
      @user-jk4xo5yz4l Місяць тому

      Alle ha furan kala saar taageerada qabiilka iyo iyo beenta aad ku riixeyso Hassan, Hassan ma waxuu ku xumaadey inuu Hawiye yahay ileyn wax kale uma jeednee .waxuu qabtey uun baan u jeednaa iyo nabada lagu naaloodey oo uu Hassan noo qabtey .iyo dalka horumarka uu gaarsiiyey .

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 Місяць тому +4

    Ilaahay xasan dhiiqo iyo rooxantisa dalkena haa ka badbaadiyo🤲

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому +9

    AMBASADOORKU WAN U MAHADCELINAYNAA🙏.
    WAXAA FIICAN IN CADAYMAHA UU LA WADAAGO UMADA SOOMALIYEED SI BEENTA XASAN IYO DAMULJADIID FASHILMAZN

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 Місяць тому +3

    Waa war wayn tuhuna laga qabay lakiin. Ambasadore marhore inad sheegto ayey ahayd !! Allaah dadka Iyo dalka hayno badbaadsho🤲🇸🇴🙏

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 Місяць тому +10

    Hadhaco xasan shiikh waxaan ka doonayaa in shacacabka soomaaliyeed sameeyaan mudaaharaad ay kudiidan yihiin xukuumadda hada jirto.

  • @bby6
    @bby6 Місяць тому +7

    ani ahan waligay ma amin saneen in biixi kaligis wax gadi karo shekadan Hassan iyo teamkisa la oga

  • @Maxamedweekiyo
    @Maxamedweekiyo Місяць тому +1

    ANA AQAN AMBASSADOR WALIGI MANOQON (CIID BEDEL ).
    Wa Xildhiban Muhammad Weekiyo .

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 Місяць тому +6

    Why aad hadda wax noogu sheegeysaa. Adeer dalka dhan in uu xasssan gatey waan ognahay laakiin hassan iyo inta ku abtirsata soomaali wey la xisaabtami doontaa haaddii Alle idmo

  • @moallim1000
    @moallim1000 Місяць тому +2

    Subxaannaah. Waa Fadeexo Qaran oo culus. Tuugo Dammu-Jadiid

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk Місяць тому +6

    Asc mudane ❤❤❤

  • @Bagagac
    @Bagagac Місяць тому +6

    Aniga tan wan sugaayey wayo majiro qof ama dawlad o indha la o fagara usoitagayso bad umadii leedahay

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 Місяць тому +1

    Xasan iyo kooxdiisa waxaan ka baqayaa dalka soomaaliya inay soo afjaraan waana dhacaysaa xasan iyo kooxdiisu inaga inooma shaqayaan,dhalin yarooy dalkiina u kaca gacmaha is qabsada difaaca dalka

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh Місяць тому

    Dhamul jajiid ummada Soomalaiyeed allah ka wallee Farmaajo waa wadani Somaliyeed allaha no so celiyo

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 Місяць тому +1

    Aw huseinow Illahay haku dhawree dadkaan xukunka noohaya waa dad jeebkooda usoo shaqatagay oo aan Dan iyo heelo aan kalahayn bad iyo dhul hadii xitaa loosoo bandhigo dhal oo dhan inay wareejiyaan oo ay lacag kubadashaan kama labalabeenayaan wax walba way xaraashayaan Allah unbaa dalkeena dadkaan iyo diinteena u maqan

  • @aaa1211
    @aaa1211 Місяць тому +3

    😂 subxaan allaah ilaaheyoow
    Xasan shiikh iyo intalasocta
    Nagaqabo
    Xuseen allaah hakuxifdiyo
    Waxabaa jira ila meeryso
    34sano soomaaliya 🇸🇴 ilaahey umaqan xalane
    Xasan weygadi

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Місяць тому +4

    War Somaalasy Kaca oo Xasan sheekh iyo Damuljadiid iska Qabta. Yaa Allaah.حسبناللله ونعم الوكيل war waa wareey.khaa imiin ayaa dalka heshay iyo Imaa- raat

  • @moallim1000
    @moallim1000 Місяць тому +1

    Maamul Beenaadkaan ma ahan Dawlad ee waa Koox Qaran Dumis ah oo ku bahawday Khayaano Qaran. Waa tuugo, waa khaa'imiin, waa Dallaaliin, Waa Qaran Dumis. Waa Damiir Laaweyaal.... Soomaalinimona meel kama soo gasho. Ummadda Soomaaliyees Allaha ka qabto.Dulliga. Aammiin Yaa Allaah

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 Місяць тому +1

    Walaalayaalow xasan qeyladiisii way badataye na dhaaf lama dhihi karo miyaa

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h Місяць тому +5

    Ummaddan wadankan ha difaacdo olole degdega waa in la bilaaba lagu joojineyo arintan bada degdega aaway ragii waligood difaaci jirey badan ka kaca hadeer

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Місяць тому

      Wax aydaan awoodin inaad isgaadhsiisaan waa macno la.aan.

    • @user-xi5hv7ih3h
      @user-xi5hv7ih3h Місяць тому

      @@user-nm3fl6ps4v## fiiri ma waxaanu awoodin inaan dadkan ka difaacno tuugta uu xasan dhiiqo madaxda u yahay,haah waanu awoodnaa dalkan markaad dameerkaga xaabada ku guraneysay rag baa gaalada ka difaacayey waa idinka xaaran xukun dambe oo soomaali u qabatan## mid sunbuu ku shubay wa cali mahdi,Mid badii buu kenya u saxiixay 15% wa shariif shaydaan kana tii waqooyi buu hada ka gatey Ethiopia wale soomaali baad isku soo jeediseen,duli?????!!!

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v Місяць тому

      @@user-xi5hv7ih3h inta aadan caadifad hadal horta ma istaqaanaa taariikh ma leedahay magaca soomali waqtigii axmed gurey ayaa laguu bixiyay maxaad ahaan jirtay ka hor.xasan shariif waa shakhsiyo dhibtadu ka weyn intaase waad qabiil hadleysaa waddankaagu xuduud la yaqaan ma lewyahay waa maya maxad ku doodeysaa markaa.

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Місяць тому +2

    Taasi way cadahy in uu Xasan Badeena ibiiyay isagana saxiixay waxa uu sameynayana waa munafaqad???

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 Місяць тому +2

    manshallaah Ciid Ambashatoorka wuu mahadsanyahay Xalaal dharaar baa la qashaa ninkaas waa is bariyeelay innuusan Xaraashka Badda Somaliya ka qayb ahay Tasriikhduna waa qofmeysaa Illashay Da jade

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 Місяць тому +1

    A s c w w, xuseenow, waad mahadsantahay, markasta waad muujisaa dhibaatada ay sameynayaan damjadiid!!!

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Місяць тому

    بركلاه فيكم ❤❤❤

  • @muhamedguled-jo4pf
    @muhamedguled-jo4pf Місяць тому +1

    Thank soodhig cadaymaha umada somali lawadaag

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Місяць тому +1

    Nabar ad fileysey naxdin maleh 😢

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 Місяць тому +1

    Bada dhinaca Kenya sharif aya bixiyay faraamajo aya so celiyay. Hadana Xasan dhiqo aya bixiyay Lughaya. I.alah faraamajo aya so celinaya

  • @jibeise1
    @jibeise1 Місяць тому +1

    WAXAAN FILAYEYNEY OO CAD AYA SOO BAXAY

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 Місяць тому +5

    Mahadsanid Ambasador dadaalkaaga iyo xogta

  • @EleyehAdan
    @EleyehAdan Місяць тому +1

    Haa wan qabay wyn I cadayd aniga

  • @Mohamed-ep4xy
    @Mohamed-ep4xy Місяць тому +1

    Haa aniga wn qabay

  • @yusufabdille3448
    @yusufabdille3448 Місяць тому +1

    Asc.walaale hussein jama ninka la yiraahdo hassan maaha madaxweyne soomaaliyeed waa nin u shaqeeya yuhuud iyo nasaarada ama gaalada waana nin ay diyaarsadeen gaaladu ama sheeg ama ha sheegin isaga iyo gaaladu wey is og yihiin gaaladuna waxay afka dhehaan iyo wey kala duwan yihiin waxa dulman waa shacabka soomaaliyeed oo qabyaaladu kala dilootay marka walaale hussein alahaku xifdiyo aduun iyo aakhiraba hana kaa xifdiyo doqomada iyo munaafiqiinta magrigooda iyo cadowga cad iyo midka madow alaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Місяць тому +1

    Wcs❤❤❤❤

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Місяць тому +1

    Xasan munafaq dalkii wuu xarashey ciidankina wuulayey ilaahow rabiyow naga qabo 🥺🥺🥺🙏

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Місяць тому +1

    Awalba waa loojeeday inay Damuljadiid wax qarqarinaysay.
    Xasan markuu gacanta duubtay garkana hamash kadhigay ee uu marba meel ugabgab lahaa sidii oday geeliiba’ay. Damuljadiid Somalia god bay kurideen Rabi Subxaanah watacaalaa Dalkan ha’badbaadiyo.

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 Місяць тому

    😂😂😂😂 I knew xassan shiikh was behind bar well done illahow dalka noo badbaadi

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 Місяць тому

    Tuhunkaa awalba wuu jiray in dowlada soomaaliyeed ay qayb ka tahay iibka badda soomaaliyeed😊

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 Місяць тому

    Soomaali shaki ugamajiro damaaciga itoobiya in xasan sh masuulkayahay

  • @Caliya7
    @Caliya7 Місяць тому +3

    Aniga waan kufekeraayey taas laakiin markuu masaajidka kaqudbeynayey ayaan is iri amuu runshegayaa.

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 Місяць тому

    Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂😂so stop more love 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Місяць тому

    Xasan shekh wuxuu is leeyahy dalka As u gacan gali ama si khasab ah kusii joog si aan loogu maxkamadayn khiyaanooyinka qaran ee uu galay Somaliland mamrkiiba way sheegtay In xasan sheekh uu la ogaa.

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Місяць тому +3

    Dowlad kusheega Maafiyadaa wax aysankadambayn madhicin waa masiibo umada ale hakaqabto

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Місяць тому +1

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 Місяць тому +1

    Whistle blowing 👍

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Місяць тому

    Wax garadka Soomaaliyeed ee waxaan ka codsanayaa inay Dalka difaacdaan please

  • @user-zl2lv9zi8c
    @user-zl2lv9zi8c Місяць тому

    Xasan wajigiisa dhabta ah ayaa soo ifbaxay wxa ku diray in uu dalka xaraasho ayaan runtii layaabay

  • @faaraxweyrax4073
    @faaraxweyrax4073 Місяць тому

    Habeen kii waan ogayn

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому +2

    Kor haloo qaado chanalka xuseen. Xuseenow waan malaynayn inuu xasan wax qarinayo lkn ka daali mayno ñinkana dalkà xooga lacag ah aya uģa qiimo badan mahadsanid from buntiland

  • @Somnationalist
    @Somnationalist Місяць тому

    Warkaan waa cadYahay, Awalba waan ogaa waxuusan Hassan xaraash ogeeyn itoobiya iyo muuse biixi ma saxiixan.

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z Місяць тому

    Damuljadiid dal iyo dad midna soomaaliya uga tagimayaan waa sida ku cad heshiisyadooda qarsoodiga wada ah

  • @Gla277
    @Gla277 Місяць тому

    Xuseen sidee ethiapia maxaa kagalay oo ay uga shiraysaa red sea
    Ninkii loogayeeraa ethapia waa jaajuus
    Ee ciid xagee kasoo galay shirkaa
    Wxii ethapia ay somalia ka rabto waa in soo martaa dowlada somalia
    anigu waan ka soo hor jeedaa
    Dhaqanka xasan sh
    Ee noo sheeg wax sax ah

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +1

    Asc 😮😮😮

  • @abdiraxmaanabshir648
    @abdiraxmaanabshir648 Місяць тому +4

    Sifiican u karbaash xasan duufle tuugii madhergge

  • @HashemAbdullah-yf2xp
    @HashemAbdullah-yf2xp Місяць тому

    Ilaahayaw kaqabo umada ninka baahan calaama allah kugudhacday xasanaw

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 Місяць тому

    Xasan shekh madhibkaasuu hoosta kawaday waa nin aan dawlad ehel uahayn soomali jabtay

  • @teacherpubg9441
    @teacherpubg9441 Місяць тому

    Caddaymihii rabnaa

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 Місяць тому

    Xasan awal markan lahayn war xasan iyo koxdiisa iyo gele waa odayga Djabuuti

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2n Місяць тому +1

    XASAN SHEEKH SOOMAALI KAMA HAGRADO HAGARDAAMO IYO BOOB, SHIRQOOLO IYO LAYN.

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Місяць тому

    Wariye waad mahadsan tahay

  • @farxaancumar-hd5gh
    @farxaancumar-hd5gh 25 днів тому +1

    Somaliya way u dhanaatay

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 Місяць тому

    Walalow mashruucii boondooyinka baardheere iyo buurdhuubo halkeebuu ku danbeeyay waayahan hadal hayntoodii lama hayee mise weey Socon weeyday hawshaas wn kusalamaya wll

  • @user-rc3dg8cj6d
    @user-rc3dg8cj6d Місяць тому

    Asc magacaygu waa ugas c raxman ugaas iidle egsaatali waxan aaminsanahay inay qaybkaahayd heshiskaa lahu warejinayo bada somaliyed taasan aaminsana hadana tii uunbuu xaqiijiyay anbasatoorku laakin riyo uunbay noqondontaa damjidiidna taarikhda uunbay baalmadow kagalidoonanan wana laxisabindoonaa anigoo ah dhaqan soomaliyed waliba damjidiid uunbaa nasiisay qabil ahan wasiir lakin waxan kaaminsanahay tiiaan nasin wax wasiirah maxayelay waxay ilaalinaysay dhaqalaha jiilkadanbe tasna sidasan kutaagersana inshalah fikirkasan kaqabaa asc

  • @user-nb8zw3fv7w
    @user-nb8zw3fv7w Місяць тому

    Marka horaba waxaan la yaabanaa kulankii jabuuti ee villa soomaaliya iyo m biixi iyo saxiixii bada ee uu muuse biixi sameeyay waxa kulansiiyay mida kale jiliinka sidii dad is dirirsan Ethiopia iyo soomaaliya ee loogu been guuray umada soomaaliyeed waxaan ka shakiyay khudbada masaajidka ee hadalka damiir la,aanta ah ee uu iska faraxsanyahay cajaa,ib

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому

    Xasan sheikh waxaa ka ogan dalkan inuusan kadanbeyn colaado dowlado dariska shawaab inuu gacanta dalka ugaliyo dhibaato joogtaa ayuu dalkeena umaleegay xasan sheikh ilaahaan kajaasinaaya isaga iyo intii usawabka ahba dalkan iyo dadkan alaa umaqan

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Місяць тому

    Ambassadeur ciid lacagtii loogu balanqaaday ayuu waayey markaa warkiisa kasoo qaad malaha

  • @seed3966
    @seed3966 Місяць тому +2

    Runtiiii weligey aad yaaa u aaminsanaa markaaan maqlay muuse biixi yaa lasaxeextay abiy axmad inuu xasan maxuud wax ka ogyahay arrintaas muusana waxba uusan saxeexi karin keligii ee labo wajiile xasan wax ka ogyahay 👌👌👌👌👌

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому +2

    Xasan xaan.cunaa.waxkasta.o.dalkaan.lagu.gadanaayo.waa.gelayaa
    Ilaahow.xassn.&inta.kuxeeran.daka.kaqabo

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    SUBXAANLAA SOOMALIYA XASAN WU GOGOYEY GUMEESTIHI INGIRIISKA XASAN BAKAXUN❓️❓️❓️

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 Місяць тому

    qofkasta oo caqli leh waa ogyahay in heshiiski bada muse geele xasan intuba isla ogaayeen cid is haysaana aysan jirin hada jabuti muse bixi waxay soo siisay 1200 oo qoriga dabalaabka loo yaqaan riwaayad ba meesha ka socota

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax Місяць тому

    cajiib dawlad dalkeeda dawlad ku cadawgeeda siinaysa ninka noocaasa dadbaa qabiil kudifaacaya oo aan garanayn dalka iyo dawladnimo wax aytahayba

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Місяць тому

    Subxaanallah waa waxlaga filayeey xasan tuug? Xasan dall kama tagaayo dalki waa uu ibsaday ?
    War hooy somaliya ka kaca meesha oobadbaadiya inta hartay ?
    Dalkena Palestina waa tabti looga caatay 😭😢💔

  • @himilo101
    @himilo101 Місяць тому

    ninkaan hadalka uu so bandhigay maxaa kusoo aadiyay hadalkii cabdi caynte. haduu run sheegayo wadaniyad hayso muxuu xili hore waxa uu hayo u soo bandhigi wayay. laab lagac nimada iyo nin nacaybka aan iska dhaafno.

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc Місяць тому

    HADAAD RUN SHEEGAYSID LIVE HAW HADLO HU WAXAAS CIYAALADA U SHEEG

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 Місяць тому +2

    Ad iyo aad cante horay ayuu jawajis ah hiritej

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Місяць тому

    Asc somali manta Qof la aaminaay majirto

  • @abobasement346
    @abobasement346 Місяць тому

    waxan u shegayah waa hadu jiroh shacab waa in xukunkah lagah ridah moyankah iyo tugadan u watoh sidah Ali Amxaroh ilahay idin kah shif mar walbah war wuxuu dhaqan xumah waxan kah xumahay kuwah dowlad kah sugayah xasan moryan dowlad bah kah daran

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d Місяць тому

    xasan dhiiqo jaajuus jaajuus dhalay way iska caddahay waana la ogaa waxan oo dhan inuu xasan dhiiqo maleegey oo uu lacago badan qaatay xasan buste waa calooshii u shaqayste dalkii oo dhan iibiyey waana la ogaa inay m.o.u gaas ay galeen xasan buste iyo madaxtooyadiisu. laakiin ay dafirayeen.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Місяць тому

    WAR HADA WAXAA NOO CADAATAY WAXA UU XASAN UGA GAABIYEY DIFAACA BADA. ILEEN AABUUBA U AHAA HESHIISKAAS ?

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 Місяць тому

    Ciid Baddel warkaan waxan ka runaydan lahayn haddii uu mar hore inoo sheegi lahaa hadda oo ay isku dhsceen guddiga uu ka tirsanaa lagana eryey kadib markii uu isagu Addis Ababa ugu qayb galay shir Itoobiya ay soo qabanqaabisay oo Badda Cas looga hadlaayey warkaan uu sheegayo mid ay Itoobiya usoo dhiibtay inuu yahay ayaan u qaadanaynaa ee uma qaadanayno mid dhab kahadal ah.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому

    Abu Ahmed waxa uu ogaday in Somalia anay xakumin Bada Cas onay madaxda Somalia tagi karin Somaliland

  • @user-st2pq2dz7r
    @user-st2pq2dz7r Місяць тому +1

    Hawiye dal marawan waxash waxoda subxanallah

  • @calicabdiqasim
    @calicabdiqasim Місяць тому

    ILLaahay hanaga Qabto xaraash ka Lagu hayo bad iyo beri rabi baanku reebnay

  • @Sirad47
    @Sirad47 29 днів тому

    Faremaajo sow 4 badood ma siin abiy Axmad ..? Waxbaan gacanta ugu jirin mooyaane sow uma ballanqaadin. ? Sow kenya bad lama siin oo illa hadda ma haysato.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Місяць тому +1

    WAARYA DOFAR MAA MARAXAN BAA BADA ISKA LEEH SOMALILA MAAHA WAA SOMALILAND 😫😫😫😫 STOP BARORTA

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 Місяць тому +2

      Horta maxaad la caytantaan subxaana Allah, soo Alle nama dhihin (Quuluu linaasi xusna) muslim iyo gaalo waa la faray in dadka hadal wanaagsan lagu yiraado, adigoon caytamin ayaad u jawaabi kartaa, mise Kalaamka Allah kuuguma socdo, waxaa kuu muuqda qabyaalad miyaa subxaana Allah

  • @nimcosamsammaxamed8964
    @nimcosamsammaxamed8964 Місяць тому

    Somaliland is not easy❤❤❤❤😂😂❤❤😂😂😂😂

  • @raximohealthyfoodbeauty6842
    @raximohealthyfoodbeauty6842 Місяць тому

    Walaahi wan qabi tuhun iskadaaye wai icadiid kulanki ismacil cumar geele iyo xasan sheekh wan dareemayay inai na tiijadani ka sosocooto

  • @ahmedhaaji769
    @ahmedhaaji769 29 днів тому

    Bada
    Maadigaale
    Doqondoqon
    Dhalaya
    Ayaadtay

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg Місяць тому

    Aduun yada ma ogala heshiis aan sax ahayin in wadan wadan kale ku boobo badaha xeer bay leeyihiin lamaro kaas oo sanooyin badan qaata iyo waliba is afga rad labada wadan dhexmara taas majirto

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому

    Sheeko Formajo aya horay ula saxibay Ethiopia sinayayba 5 dakadood imo kana Xassan sheik madaxa kasara. Somaliland iyada tashatay oo ka hosbaxday Somalia iyo jabuuti

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 Місяць тому +1

    xasan shiek wa wacel oo duli ah damiirka ka dhintey lacag aya u daran bas dantooda ma aha dhulka Somaliyeed iyo umada Somaliyeed

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 Місяць тому

    Hal malin shaki igama galin inuu hassan sheekh bada somalia itoobiya u saxeexay 'geelle horar na dilalka aha wa xaqiqa wlhi

  • @ducaalea1918
    @ducaalea1918 Місяць тому

    Waar Adiga maxaa Red Sea kaa saaran? Tuuladaad maad hagaajisatid?