Qaybta 1aad Faa'iidada iyo Khasaaraha Heshiiska Badda ee Itoopiya iyo Somaliland

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 610

  • @oibrahim6981
    @oibrahim6981 9 місяців тому +12

    Ninka Faysal la dhaho wuu caadifad hadlayaa cilmi iyo caqli midna kuma jiro.
    Bravo Yuusuf garaad Ahmad.

  • @Kacade-h2g
    @Kacade-h2g 8 місяців тому +1

    Masha Allah Yuusuf garaad waa bir libax 2 ba maa aha somalinimada ku wayn Allah ino xafido ictiraaf aay somali idin sinin cid idin sii karto majirto

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 9 місяців тому +25

    Annigu waxaan ahay gabadh reer burco ah faysal doodiisu waa dood jaban ushaada qof aad kaqaadan karto ayaa loodhiibtaa xabashidu waa cadawga koobaad ee somaliland iyo soomaali oo dhan.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 місяців тому +6

      Koow maadaa reer buco ah burco ayaa la wada sheegtay dadkii caruurtoodu dhagaxa kaaraa ku eryadeen adeer anaa reer burco ah dadkan waan kala aqaan fartaa ma qoraan reer burco

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 9 місяців тому +2

      ​@user-sz7sn2rv9r Anigu reer Burco waxan ku ogohay ay shiidka xafadaha balaayo ku qabaan, laakiin dagaal fool ka fool ka ah waa looga fiican yahay...

    • @XamasNasri
      @XamasNasri 9 місяців тому

      Waar anagaa reer burco ah baajun yahay cuqdadu bislaysay ma waxaa lagu yidhi reer burco iyo casiirka hargaiysa ku nool lama kala sooci karo joow 🤔 ina adeer hadaba ku fahanay inanka reer hargaysow reer burco filimadan uu kulmiye iyo sacad oromo wadaan shaqo kuma laha ​@@TogdheerBurco-x3p

    • @XamasNasri
      @XamasNasri 9 місяців тому

      ​​@@TogdheerBurco-x3p
      Kaarahan iyo waxaan aad gurayso ina adeer mar horaanu soo xirnay filimadan qiiro jabaanta alla mayeey hooyadey baa kaare jiiray waar baddeenu iib maaha malaha reerihii jeegaanta ee oromada iska dhiibay baad tahaye hadaba ina adeer garxajis iyo isaaqa la hubo taako dhulka ka mida ma ogola in xabashi la siiyo.
      Orodoo idinku is xaraasha oo hablihiina xabashi ka kireeya deetana ictiraaf ku hela hooyadiinii baajuunta ahayd wase kaasoo miiran baa isaaq kula sheeganaya

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 9 місяців тому

      Reer burco matihid

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf Місяць тому

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia
    CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA
    MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 9 місяців тому

    Soomaaliland wllo. Itopiyan ha nokenina. Itopiya dhiig yahuud ayey leeyahiin dhulka ayey naga qabsanayaan. Yurub carabta ka kireysta.

  • @HALIMO-e7o
    @HALIMO-e7o 9 місяців тому

    INGIRIIS EEY WADAY AMA IIDOOR WADAY IIDOOR WELIGIIS GAALKA LAGA KARI WAA IYO QAAT BALO

  • @axmedyasiin9624
    @axmedyasiin9624 9 місяців тому +3

    Asc wllayal ani wxn jooga boram itoobiya bad mah waxay donays ee waa dhul

  • @deeqaabdikarim9233
    @deeqaabdikarim9233 9 місяців тому +5

    Mujaahid Faysal Si Fiican Ayuu U Qanciyey Kiyaraa Ee Fadhfadh lahaa Garowshiyaha Somalilandna Xaqa Ay Uleedahay Umuujiyey Haday Wax Fahmayso Qadaad Weynu Wuu Mahadsan yahay Mujaahidku Isha Allaahu Way Guulaysanaysaa Somaliland Isha Allaahu Aamin Aamin Aamin

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 місяців тому +5

    Yuusuuf garaf waa farnatjslis ok waa guudh man🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @AwillYeey
    @AwillYeey Місяць тому

    Ilig what is your motivation?

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 7 місяців тому

    Yusuf grad nin oday ah waayo arag ah
    Qaranimadu ku dheer tahay waaye. Masha allah.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 9 місяців тому +1

    Yuusuf garaad siwanaagsan ayuu u hadlay,qilyahan itoobiya ayey cabsan yihiin.

  • @HusseinmSharif-pn4vh
    @HusseinmSharif-pn4vh 9 місяців тому +1

    Luqada kaliya ay garaneyso somaliland waa in sharciga lagula dagaalamaa lana soo xirxiraa dinbiila-yaasha.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Місяць тому +1

    Business eedo weeye dunidu somali hor marka aduunka la soconaa anagu gaajadiina fadhiya idinku hadhow raadkayaga raaci doontaane

  • @fartunadow2551
    @fartunadow2551 8 місяців тому +1

    SOMALIYE AYA HESHISLA GELI KARTO IDUNKU WAXA ATIHIN GOBAL SOMALIYET AYA TIHIN AWOT MA LIHIDIN😂😂😂👍

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 9 місяців тому

    Yussuf masha Allah

  • @qoorc499
    @qoorc499 9 місяців тому +3

    Hooyadaa. Usheeg. Anagaa isaaqa. Mana. Rabno

  • @marada2770
    @marada2770 9 місяців тому

    Faysal wa nin mantal ah

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 місяців тому +1

    Ma itoobiya lacag kaheleysa feysal is amuus biilis Waa muunafiqi

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 9 місяців тому

    Waa sax yussuf niminkaan gooni ugoosadka xoogbaa wax ku fahmaan ee caqligooda mashaqeeynaayo

  • @OptimisticCorgi-hh6sn
    @OptimisticCorgi-hh6sn 9 місяців тому

    Jigjiga dawladbaaxukunta laakiin soomaaliland way madaxbanaantahay guul soomaaliland

    • @june6206
      @june6206 9 місяців тому

      Kkkk muse miyanu idin Kanin itoobiya inay idinka celiso dhulbahante 😂😂😂😂muuse talo waligii ku muu aflaxin saqid siyad I ah

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 9 місяців тому +1

    goodh.siwacan. baad u hadshay mahadsanid geesi

  • @JamaJamaa-f2e
    @JamaJamaa-f2e 9 місяців тому +1

    YAAA XOOOOOLO WAX FAA'IDO KUMA JIRTO.
    1) JINSIYADA SOOMALIDA OO LA WAAYO.
    2) DIINTODA OO LA WAAYO.
    3) DHULKOODA IYO BADOODA OO LA WAAYO.

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 9 місяців тому +2

    Xabashida anigu waan ka cadanyoodaa...wallaahi..

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 9 місяців тому +1

    Walaal shidaalka ku jira badaa iyo natural gas oo ethiopia ay rabto inay qodo sida aan sirta ku heleeno ay qodayso British gas ma somaliland baa leh mise ethiopia?

  • @MursalAbdi-k6f
    @MursalAbdi-k6f 9 місяців тому +3

    Waxaa layidhahdo Somaliand majortlo

  • @farahismalismail7959
    @farahismalismail7959 9 місяців тому +1

    Caydh iyo hawiyaad katahay heshiisykan aamus oo taadada ka tali xabdhida ama ethopia iyo ugaandha iyo Djabouti iyo kenya iyo ciidamo boqolaala ayaa dhexfadhiya wax kaa khuseeya ma jiro dhulka ay ku wada hadlayaan somaliland iyo Ethopia meeshaad u dhalatey miyaad garan weydaya ysusuf garaad waa somali italy ayaad ka soo jeedaa !!!!

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 9 місяців тому +1

    Madax Weynaha Somaliland 🇮🇷😎 Duuliye ✈️Sare Mudane Muuse Biixi 😎 Cabdi Guul 💪 Iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯👍.

    • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
      @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 9 місяців тому

      Xaar walwaal muuse juudaan adiyo hooyadaaba was

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 9 місяців тому +1

      Muse diyaaraha ayuu dhaqi jiray, ee waligiis diyaarad ma kicin.
      Haha Haha haha

  • @Kacade-h2g
    @Kacade-h2g 8 місяців тому

    Quantity macno ma sameyneso tayo aa muhim ah i strong imaan

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 9 місяців тому

    Yussuf, iyo dhamaantiin 👍

  • @MultiMuumin
    @MultiMuumin 9 місяців тому

    Waa khamaar siyaasadeed
    Iyo mid bulsho oo aan well fulin ..somaliya hana ictiraafto hadday nala rabaan badbaado slandna haka noqoto isqarxinta siyaasadeed
    Ma rabbi mana noqonayno qaza 2050
    Walaalo jaar ah

  • @faysalomar4330
    @faysalomar4330 9 місяців тому +2

    faysalkaasi wuu khaldanyahay sababtoo ah meelbaa umuuqata lin waxaa fiican markaad aragto wax muuqaal wacan waa inaad fiirisaa dhinaca kale wax dhib ka imankara

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 9 місяців тому +9

    Gobolka woqooyi Somalia. 🇸🇴 dheh.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 9 місяців тому

      Maya, waxa loo jeedaa, gobolka faqasta ee Somalia.

  • @KadraSuleiman
    @KadraSuleiman 9 місяців тому +1

    madexwayne uu dhacay mudo xileedkiisu heshiis ma, gali karo shacabka jamhuuriyada somaliland waxaan ugu baaqaya inay iska, difaacaan yuhuuda geeska africa xabashida dhulka ay inaga doonayso somali baa leh inka maanta xabashida keenayaa waa in maxakamad la, soo taagaa waa ayaan daro in shakhsi iibiyo xoolo umadu leedahay waa in la, sameeyaa ciidan difaaca dhulka somaliland' sff, somaliland freedom fighter

  • @mariamdirie2039
    @mariamdirie2039 8 місяців тому

    soo dhacyey

  • @BurcaawiShalaqo
    @BurcaawiShalaqo 7 місяців тому

    Ka hadla tan Somaliya iyo Turkey intaad isku xiijinaysaan waxaa aydaan shaqo ku lahayn !!!! I love my motherland ( Somaliland) 💚💚🤍🤍❤️❤️.

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 9 місяців тому

    yuusuf well said

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 9 місяців тому +6

    Congratulations ❤ Soomaaliland ❤️

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 місяців тому +5

      Waxaad tahay Orom af Somali bartay.

    • @june6206
      @june6206 9 місяців тому

      Kilinka 6 Yan laga maslixin isaq awdal na Ha galaftan iyaga ku daba faylay

    • @abdirahmanilyas
      @abdirahmanilyas 9 місяців тому +4

      Soomaali ma tihid !! Hadaad tahayna Reer Somaliland ma tihid !! Hadaad tahayna bilaa caqli baad tahay !! 😅

  • @mireadam9681
    @mireadam9681 9 місяців тому

    Hawiye waa hawiye dameer

  • @CumarAbuukar-gk4kt
    @CumarAbuukar-gk4kt 8 місяців тому

    1:42 1:43 1:44 1:45

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 9 місяців тому

    Khayr Alle haka dhigo Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @AxmadXasan-w2p
    @AxmadXasan-w2p 9 місяців тому +1

    Yussuf dhulkayga Xeer Xamar ka yimi kumuu iman . Inaalilaah waar. Labba siman ayaan nahay. Miskiin

  • @AbdiSiciid-ln1mk
    @AbdiSiciid-ln1mk 9 місяців тому +1

    Haarar waliigeed soomali kataalis daayo uursiimana mayi urin tuuliina waliigood soomali kamayitaliin jinacsaniina siidookale deen taarikhi an jiirin aayaad wada ogadeen wax la yiira majirto w s l f aya jirtey waxa ayi faaiido uu keeneen majirto

  • @bashiirxuseen5540
    @bashiirxuseen5540 9 місяців тому

    So aashaa ka jawaab arintaa

  • @mahadshibiin5378
    @mahadshibiin5378 9 місяців тому +3

    Asc 1960 kahor ingiriski kumestihi aya lakayeliwayey inanukudalan oo Harak lakaka saxexay. Saxib raag baa kasotaliye tana raagba katalinaya.

    • @june6206
      @june6206 9 місяців тому

      Ma muuse jabay kilinka 6 buu idinku taliyey lkn ja kii goojacade 2

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 9 місяців тому +2

    turkey naagihisaiyo caruurtisu ma jogaan lkn xabashi naagahoodii iyo ilmahodii ayaa inagu so qulqulayan

  • @abshiraden6193
    @abshiraden6193 9 місяців тому

    Waa taasina

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 9 місяців тому

    Waxba nagama dhaxeeyaan faqash halkiina jooga ,qof walba meeshiisa ha Aamino

    • @kowsaribrahin8053
      @kowsaribrahin8053 9 місяців тому

      barbarA bixiya waxd rabtaan ciise iyo samroon dhul kooda habixinina

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 місяців тому +3

    Absuuluti frysal iska asmun Waxa ka dhex hadlaya muuse🇸🇴🇸🇴🫢

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 9 місяців тому +1

    Yuusuf garaad waa wareeray ciyaal ama caruur ayuu ladoodayaa .

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 9 місяців тому

    Yuusuf si qoto dheer ayuu u hadlay qof wayn oo caqli badan ayaa fahmi kara

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 9 місяців тому +2

    Faysalow itoobiya markay qaxii ju badbaadisay waxay rabtay in ay somali isku jebiso ee jacayl ma ahayn.waxan filayaa in aad orom la qarameeyey tahay ama aadan dareensanayn khatarta aad difaacayso

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 9 місяців тому

    Oooh Ilig Waa in ilaxidhaa baaster colooshooda ushaqeyste fahad yaasiin buu ushaqeyaa

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri 9 місяців тому

    Somaliland wax Jira maaha maamul ahaan kama diiwaan gashana federalka Sido kale maaha Dawlad UN-ka Laga aqoonsan yahay, sidoo kale Waqooyi Bari ( Sool & Sanaag ) oo ka mid ah 26kii June dadkii xornimada qaatay waxay taageersan yihiin midnimada Somalia 🇸🇴 sidaa darteed Waqooyi Galbeed oo dhul ahaan iyo dad ahaan aad u kooban waa Gobol ka mid ah Dawladda Somalia , haba jirto cuqadad ka dhalatay dagaalkii sukeeye oo ay tirsanayaan Beesha Isaaq, kolkaa awood uma laha inay xidhiidh la sameeyaan Dawlad kale, sharciyan waa jabhad weli lama aqoonsan intaa ha fahmaan.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 місяців тому +2

    WAAR SOMALIYA ETHIOPIAN DIID MAAHA WAA AQOONSI DIID

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 9 місяців тому +1

    Guul gull somaliland. Iligoow majority of people living in somaliland are celebrating. Anyone against it is suicidal.

    • @abukarali3558
      @abukarali3558 9 місяців тому

      I swear to Allah that the majority is against this nonsense agreement. Not even 0.001% agrees
      Maafiyada hanoo sheegin iyo 4ta caruure ay soo qasbeen.

    • @isseyare837
      @isseyare837 9 місяців тому

      Gus xabashi u diyaar garow

  • @zahraajo9869
    @zahraajo9869 9 місяців тому +4

    Anigu waxaan ahay reer somalilan waxaan taageersanahay dooda gaaraad itooobiya waxla soo dhawaysto maaha

  • @AxmadXasan-w2p
    @AxmadXasan-w2p 9 місяців тому +6

    😢yussuf ma kuula Tahay in aan kaa yeelayno aniguunba wax kirayn kara. Aaaaa

    • @CIGE179
      @CIGE179 9 місяців тому +1

      Kiro … bal kawaran 50 sano Kadib Marka o ay Ethiopia tahay 220.M..Oo 20 kaa KLM Ay dagaan dhistaan 25 M Oo xabashi ah ……? Sidee ayaad yeeli doontaa magaalooyinkaas iyo shacabkooda…???

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 9 місяців тому +2

      ​@@CIGE179aqli xuma hayso magalo hada saudi arabic ka tirsan o la dhaho jesan Yemen ba ka kiraysatay saudi arabic mido 100sano ah magaladii saudi waxo ka helay gas aad ubadan 100kii sano we dhamatay Yemen marke dhahday iso celi saudi wo diday waxona dhahay magaladan aniga is ka leh cidna ma qadan karto dagal ayana ka xigaa laba wadan o Muslim ah ba sidas isku qiyamay ka waran Ethiopia galo ah waliba hada dhul xog kaga haysato sida 50sano badada u sisaa waliba adigo og in Ethiopia dhahday bad aniga leyahay inaa helaa waa qasab muuse io ninkan hadlayo ba uqdad io aqli xuma ku jirto

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 місяців тому +3

    Kan Waa nacas fakin War aamus itoobiya soomaali bery isku fiireysey itoobiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 9 місяців тому +10

    Congratulations Somalia 🇸🇴oo joojiso
    iibsigii badda Ethiopia 😂

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 9 місяців тому

      WARSAN SOMALIA SUUQA BAKARAHA JOOJIN KARTA MA JOOJIN KARTO BERBERA IYO LUGHAYA IYO SAILA WAY ISKA DHURMAYAAN BERI WAAD ARKI DOONTA CAAWA 10 KUN CIIDAN SOMALILAND CAAWA DHEX FADHIYA

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 9 місяців тому

      @@keysesharmarke3797 waxaa idinku filan ciidamada SSC 🇸🇴😂

  • @mahadshibiin5378
    @mahadshibiin5378 9 місяців тому +4

    😂 saxib akhriso.

  • @aroedeg
    @aroedeg 9 місяців тому

    Yusuf garaad wuxuu ku gunaanaday hadalkiisa ADIGU QAADO AMA AYNU WADA LAHAANO

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 9 місяців тому

    Guul SOMALILAND

  • @nafizayussof
    @nafizayussof 9 місяців тому

    Yussuf gerade waa waayo Aragon Siyaasadeed Yaa idin yiraa maqla kana faa iideysta Nord Somaliya dadka.

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 9 місяців тому +7

    Viva qaranka Somalia

  • @axmedmaxamed3713
    @axmedmaxamed3713 9 місяців тому

    Faysalku waa xabashi doon

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 9 місяців тому +2

    Itoobiya waa gaalo cadaw ku ah umada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan ilaaheey hanaga qabto.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 3 місяці тому

    Indha Adagaa Soomaali oo dhan bay itoobiyo Rabtaa oo ay waligeed Rabtay, Yuusuf Nin Qalbiga ka jiran buu ladoodayaa,.waxayna u ektahay Dibiyadii kala midabka ahaa

  • @siyadissa1137
    @siyadissa1137 9 місяців тому +2

    Waan idin salamay(asc)
    Marka ugu horeysa Dp world iyo corridorka waxaa saxixay xassan Shiekh, wixii hormar ah in somaliland laga samayeeyo waa wax u wanagasan somaliwyn.
    Faaiidoyinka in laga ijaro dhul Ethiopia waa zero.
    Sababtu waa sidan: Ethiopia waxay dhisaneysaa deked ay wax kala soo degto.mana orankartid ha dhisanin.
    Khasarah:dhaqan gedis,dhulbalarsi,iyagoo heshisk ka baxa.tobannano waxaa lauding khasabi karaa inaad noqotaan kiliingii lixaad ee Ethiopia.
    Iyo in Oromo badan laidunku beero.

  • @muhsinabdi-rz2se
    @muhsinabdi-rz2se 9 місяців тому +1

    Ninkaagan leh waankakidhaynayow bari armaad cabaadaa war wixii jooga kuli waxay kujoogaan sharci ee armaad hadhow kor u ooydaa

  • @newfilms123
    @newfilms123 9 місяців тому

    Qof ku dhahaya walaalow yaanaan Kala tegin oo aad leedahay amxaaro ayaan aadayaa waxaan sugeynaa dhaxalka ay caruurtiinu ka helaan
    Good luck

  • @sayidxirsi4119
    @sayidxirsi4119 9 місяців тому +1

    Asc, saldhig malatari baa jita oo ka Daran taasu waa madnuuc

  • @muuminchannel124
    @muuminchannel124 9 місяців тому

    Faysal indhalaaanbaad halaysaa

  • @RoobleMohamud-f9v
    @RoobleMohamud-f9v 9 місяців тому +1

    Anigu Dhalinta Somaliyed Ee Aaminsan in Somalilad dowlad gaara noqdan ban ka mid ahay Waa Dad walaleheena Balse Arinkan hada badda khiyamo wayn baa ku jirta oo walalehen Somalilad lala damacsan yahy Waayo Ethiopia always khadbada Raysulwasarahoda waxa ku jirta Goodin iyo bad la'aan ma suurtobayso, dhanka Kale ciidan meel la dajiyay wax kasta ka filo, waayo ciidan badeed oo la awood ah somaliland maleh just ciidanka ilaalada baduhu waa number kooban, mida Kale ee ah labo generation weyan 50 years maxaa keenay mesha waxay muujin damaca dambe ee ku jira, ani marka wxn talo ahaan oran lahaa hadad wax ka kiraynaysan xitaa waa in dowlad Kale oo Ethiopia la awood ah ay Somalilad ka hoos gashaa Ethiopia waayo umada Somalilad biri Madaxwyne tuuga xoogagisa qaata oo wixiba siiya waxba Umahan in kursiga uu yimaado war walalayalow badina idinkaa lehe maskaas surka yuusan iskaga kiin duubin Waad Aragteen Dooxa Tog wajaale ee Boaderka ah siday ula dhaqmaan dadka kuwas oo idinku faafay waa la idin yaabaa

  • @hassan-8474
    @hassan-8474 9 місяців тому +2

    Waxay maraysaa tiradooda hada Ethiopia ugu Yaraan 180 milyan oo qof, 2005 tii ayeey ahayeen 120.milyan. sidaa ula socda.

    • @newfilms123
      @newfilms123 9 місяців тому

      Waan ku gartay Oromow bad aadan laheyna arki meysid gaajo Ayaan idin dileysa Anigoo Somaliland ahna ogoow Soomaliya baan ahay Soomaliyana huuraaloow Soomaali baa Leh

  • @fe8445
    @fe8445 9 місяців тому

    Faaiido haba yaraato ma lahan. Waa gumayn Soomaali iyo diinteena waxa Muuse sameeyay. Waa arin ugub ah oo aan hore u dhicin.

  • @AbdiSiciid-ln1mk
    @AbdiSiciid-ln1mk 9 місяців тому +1

    Xiidhiiidh wanagsan ayaa naga dheexeya itopiya

  • @harsah863
    @harsah863 9 місяців тому +1

    Yuusuf Garaad 5 Goal
    Faysal Somaliland 0 Goal 😅

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 9 місяців тому +1

    Dooda yuusuf garaad ayaa saxa

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 7 місяців тому

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 9 місяців тому

    M.a yusuf garaad guul

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 9 місяців тому

    Faysal Hanbalyo

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 9 місяців тому +2

    War si adag uhadal Yusuf Garaadow

  • @qoorc499
    @qoorc499 9 місяців тому

    Horida. Yaa. Kugumaystay

  • @tahiromar7251
    @tahiromar7251 9 місяців тому +1

    Aniga waxaan ogsoonahay Askartii ku soo dhaawacantay dagaalii 77 ayey ku toogsadaan somali ayaa saan ee gashay

  • @AbdiSiciid-ln1mk
    @AbdiSiciid-ln1mk 9 місяців тому +1

    Waxan jiirin hakumeeryisan ee itiyo .iyo soomali liyiin waa walaalo

  • @abdulrahmanomar9728
    @abdulrahmanomar9728 7 місяців тому

    Dpworld waxa xaqul qallinka qaatay ina Cabdirashiid waxaan saxeexay Xassan Shaikh.

    • @axmedwarsame-c6o
      @axmedwarsame-c6o Місяць тому

      beenaale saw kawii baarlamuku diidan soomaaliya qaylisay maha

  • @AhmedHussein-t5v
    @AhmedHussein-t5v 9 місяців тому +6

    Beautiful discussions, in the reality Somaliland and Somalia are two sister states and shouldn’t take that long to come to conclusions . Whether to become two separate independent Somali states or to unite not on the fake borrowed democracy but on Sharia and Somaliland should lead towards that goal . In my opinion the second option is the only solution to our endless uselessness problems. Somaliland already has Tawheed in it’s flag that is one good step. Take the next step towards applying sharia fully. Enter Islam fully. Ethiopian MOA is useless we should never ever allow our traditional enemies to own or ‘rent’ any access of our God given beautiful sea . Ethiopia is already colonizing Majority Muslim Ethiopians we should help Oromo and Somali Ethiopian to get their respective independence. We should bring Ifaat and Adal States and unite all Muslims in Ethiopia to get rid of this minority led weak and unstable Government of Abi Ahmed, a pseudo Ethiopian Muslim.

    • @AhmedHussein-t5v
      @AhmedHussein-t5v 9 місяців тому

      Ictiraaf dhul iyo bad ladhaafsado Weli Sheeko iyo shaahid toona laguma arag. Muuse biixi wuxuu ku suntan yahay Geesinimadii uu kaga difaacayey dhulka Somalida xabashida cadowga ah. Anagoo intaas kuu qirsan inaad maanta dhulka and shaley dayaaradda kudifaaceysey maanta hadyad ubixiso waa Taariikh Madow. Ha noqon sidii Carabkii Abu Riqaal ee Abraha kacbada Jidka loomaro tusey si kacbada ay xabashidu uburburiso. Ee markii uu dhintey Qabrigiisa lashiidi jirey nacayb dartii. Somaliland na dhegxumo ha usoo waridin.Somaliland baddeedu wax go’a laguqaado kaweyn. Dhibaatada Somaliland kumaaree Xalka Kitaabka Ilaahay iyo Sunnaha Nebigeenna Suubban taas baa cisi iyo sharaf laguhelaa. Gaal ladaba ordo waa lagu dulloobaa. Culimada latasho shareecaddana dabbaq taas baa sharaftaada adduun iyo ta Aakhiroba ay kujirtaa.Ilaahay waxaan kabaryeyaa in uu Arrintaa kitaabka Ilaahay oo la dabbaqo kugaransiiyo. Aamiin.
      Teeda kale Madaxweyne reergalbeed iyo gaalo ladaba ordo haddey faa’iido leedahay Turkiga ayaa kahelilahaa. Maalintii turkigu Reergalbeed isaga hadhey islaamkana usoo jeesteen ayey horumarkaad aragtid ay gaadheen. Ilaahay talo saaro oo Tawxiidka calenkeena ku xardhan kaga dhabee. Ictiraafka Ilaahay ayaa kafiican Injirleey iney ictiraaf beena kugu hoddo.
      Wabillaahi Tawfiif. Ilaahayoow ma Unasteexeeyey. Ilaahayoow xaqa kusug Madaxda Somaliland iyo kuwa soomaaliyaba. Ilaahayoow madaxda Somaliland iyo soomaliyaba xaqa kusug. Aamiin. Aamiin.

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 7 місяців тому

    Faysal's vision is like i dont want to be with somalis!!! Nin gumaysi ajanib somaray ama aqoon uleh uma muuqo.
    Waxaan leeyahay walaalahaa somali waxaad kawayso cidkale ha u eegin.

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 9 місяців тому

    SOMALILAND heshiiska Waa inay ka baxdaa somalia la gashay

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 9 місяців тому +1

    Markaad ka hadaleysa mid kaga la leeyahay FAYSAL , waxaba hays xiijinin Soomaalilaan adiga kaliya ma ah ma Isaaq laand baa. Adeerow ayaan afka lagugu ridan ee iska jir

  • @Hana1234-j2j
    @Hana1234-j2j 9 місяців тому

    Hooyo❤❤

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 9 місяців тому

    Anigoo Reer Muqdisho ah waxaan U Arkaa Heshiisa Ay Galeen Wallaladeen Reer Somaliland in Ay ka Helayaan dhaqaale iyo aqoonsi

  • @mukhtaarnuurfaarax-ih3gh
    @mukhtaarnuurfaarax-ih3gh 9 місяців тому +2

    xadan sheekba siyaasada wuu ku cubyahay yuusufoo

  • @YusufAflahar
    @YusufAflahar 9 місяців тому +2

    Deriskaaga saldhig lama siiyo.ta kele SL illow dheh beesha dhex

  • @meygaaggaras2393
    @meygaaggaras2393 9 місяців тому +1

    War dhaha maamulka
    Somaliland
    Ha oranina dowlada Somaliland

  • @khadarciise5614
    @khadarciise5614 9 місяців тому

    Faysal geesi

  • @elsarmedia
    @elsarmedia  2 місяці тому

    Doodu waxay taagan tahay halkii 7 bilood ka hor ay taagnayd

  • @hbab6140
    @hbab6140 9 місяців тому

    Abii Axmed sawirkiiso maxaad korkiinna usaarteen xataa oday biixi waaka korreeyaa