Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Xogta Maxaa dhacaya Bisha 8aad, Sirta A/Madobe Kashifay, PSF oo la wareegay Xerooyinkii Ciidanka P/l

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 чер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 78

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +2

    Haa haa si aada

  • @xuseengaani3332
    @xuseengaani3332 2 місяці тому +8

    Haa

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 2 місяці тому +2

    Masha allah odeyga runtuu sheegey war ugaas hassan shiiq war soomaali oo dhan inuu qabsado rabaa waxaase looga talinayaa jabuuti isnaaciil cumara na maamulayaa

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому

    Puntland Wa Dowlad Waryn Oo Awood Leh Psf Haday Qaarkood La Iibsado Inta Fiican Baba Badane So Afjarikarta Ee Wa Caruurtayadi Marabaan Inay Xumeyaan Puntland Viva

  • @ruqiyaxayeesi8048
    @ruqiyaxayeesi8048 2 місяці тому +2

    Marna ma dhacayso in dani Mw ka noqdo waa riyo.

  • @user-gm9wg4ge7w
    @user-gm9wg4ge7w 2 місяці тому +1

    Gamaax Viva

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 місяці тому

    Md. Dani, waa u qalma inuu hogaamiyo Somalia dhan.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому

    Siciid dani waa damjadiid waana nin weeyn qalaas hogaaminta soomaaliya waa nasiib

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 місяці тому

    Kuli good baay shaqeeyo maa arag tif Cumar gerlshadhahayaa anaamadaxweyne ka ah soomaaliya Axmad ha Arlin kuwakale arag

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Suldanow Horta hanoqon naar afuuf takale bisha 8 Axa dhacaaya ma ogin allaha awoodale ayaa og mida dani manoqonkara mw soomaaliya hadii xasan la' eego haa hadii kale waa may

  • @nabadoonhassan3399
    @nabadoonhassan3399 2 місяці тому

    HAA WU U LEYAHAY INU HOGAMIYO SOOMALIYA DENI

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому +1

    Waa hanjabaad soo ma aha in la soo xiro sidii gabadhii habargidir ee hanjabtay ee la xiray waa haddii cadaalad jirto.

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 2 місяці тому

    dani ba dhama100/200

  • @MohaaaAli-vs4xd
    @MohaaaAli-vs4xd 2 місяці тому +1

    Maya

  • @LaasCabdirashiid-kl4fw
    @LaasCabdirashiid-kl4fw 2 місяці тому

    Maya waa macallin fiican oo meek fog wax ja arka soona saarey mw.xasan shiikh oo diwkadii iyo cakankeeda u geeyey jabuuti isnaacil cunar geelkaa mogdisho mwyne ka ah jabuuti wadajir madinaa ka weyn

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 2 місяці тому +3

    Maya Dani waa macalin xun

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 2 місяці тому +1

    Haa wa u qalma

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo psf waxey la waragday ma jirdo kala tag umada beenta waradka was aniga waxa ushegaya asxabda mesha kujiran warkisa ha dhagesani suldaanka tv wa beenlo rufyan ah flwka radinayo iska alli somaliya

  • @CaliMuumin-yh8jp
    @CaliMuumin-yh8jp 2 місяці тому

    Sarcoid dani wakabaqad shasheye

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому

    Puntland Cadow Badan Bay Leedahay Sidaada Mi Wariye Ah Sidada LASo Adeegsaday Iyo Kuwa Horgala Ah Lakiin Puntland Cid Walba Wa Isaga Filanyihiin Ciidanka Puntland Iyo Kan DF somalia Kan Puntland Baawood Badan

  • @fatimaahmedwali6838
    @fatimaahmedwali6838 2 місяці тому

    Wakhtigaan. Xadirkaa wuu noqon karaa madax waynaha soomaaliya

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 місяці тому +1

    Tuug Tuug dhalay sh axmed wuu joogayaa?
    xasan sh waa doqon wuxuuna rabaa rag saaxiibul caqli ah inuu siro isagoo doqon ah xasan sh !!!

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 2 місяці тому

    Xasan qabyaalo miyaah qaryaha isugukiin dhiibay reer budlaanoom waansiibdaro xasan bililiqo inuu idinka faa ideesato walaal yaal aqligu hasha qeeyo cadawga Soomaaliya kalageeyay yuuna idinka faa iideesanin🙏🙏🙏😭😭😭🤲🤲😉😉🤲

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 2 місяці тому

    No no Dani uma khalmo in uu hogaamiiyo dadka iyo dalka Somaliyed sababto ah dadka reer Punttland ayuu dibudhaca kuriday dadna kuxasuuqay deganada punttland wana jajuuska Ethiopia iyo shisheeyah dhamandooda Dani wa nin dhiigyacb ah

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 місяці тому

    Haa waaka noqo karaa waayoo waa muwaadin soomaaliyeed marka lagasoo dago Mucaaradnimada

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 2 місяці тому

    Waa dhaamaa kuwa hadda iyo kuwii horaba marka laga reebo Farmaajo.

  • @mohamudali1956
    @mohamudali1956 2 місяці тому

    Siyaasadaba in lagamamnooco ayuu itaahilaa

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 2 місяці тому

    Umakhalmo madaxweyne mana u qalmo xataa masul dawladed sababto ah waa qaa in wadan waxuu lasocda cadawga somaliya

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 місяці тому

    Asc, Maya Maya, uma Wal I , marka uu waqtigu ka dhamaado seer SSC khaatumo ayaa dooranaya oo uu hogaamiye u noqon.

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 2 місяці тому

    Haa wa hogami karaa

  • @MamakorisMamakoris-up6li
    @MamakorisMamakoris-up6li 2 місяці тому

    Haa wa nin harti ah wuuna ka awod banana yahay hawiye jarareer 😅😅😅😅😂

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 місяці тому

    Asc, Alle haddii u xukmay, laakiin ani waxaan qabaa inuusan cod ka helaysid Jubbaland iyo muqdisho, ama USC iyo punthland.waxayna ku xiran tahay vodka aqlibada uu helo, waayo waa Lana daran Kala dooro,

  • @abdilaahiabdirman
    @abdilaahiabdirman 2 місяці тому

    Saciid dani haa wuu qalmaa mw

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 місяці тому

    Muxuu ugu qalmi waayey ma kaanuu kaxunyahay kanasba😮kanas she muxuu qaban dani iyo xasan kee keebaa fiican

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 2 місяці тому

    Ninkaan waa in linta xabslga lagu siiya waxuu baahinaya fidno iyo mashaakil iyo baaba iska horkeen

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Aaqilkan qabaa ilada iyo dawlada u hanjabaaya soo qabo xasan duuflow waa aaqilkaagii suma wallaahida haya soomaaliyeey 3 maalmood ayaa loqabtay

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 2 місяці тому

    Asc, PSF ayaa ku a wood badan Gobolka bari,

  • @zahraawale93
    @zahraawale93 2 місяці тому

    Somaliya iska dhaaffe budlaan oo San u qalmin

  • @osmanadenshukri9351
    @osmanadenshukri9351 2 місяці тому

    Qaniis baad tahay dowladna wax kama taqaaniim ee deni afkaaga xun ka jeedi

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 місяці тому

    Dani Dibiro waa khaainul wadan oo shisheeyaha u nacam leeya.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому

    Ahmed Madoobe iyo Lafta Gareen keliya Ma Aha kuwa Qabsanayo Doorashada MamulGoboleedyada Mamulka Galmudug qoor Qoor Isagana Maxa udiidayo inuu Doorasho Qabsado yaa udiidi Karo

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 2 місяці тому

    Kuwaan ma cagdheer baa aqli xumada waa lugu yaqaanayeh

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 2 місяці тому

    NIN QARAN DUMISA OO CALANKII SOMALIWEEYN DHULKA DHIGAY OO DAGIYAY MA SOMAALI BUU MATALI KARAA. DIBIRO INYAW.

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 2 місяці тому

    Maya Uma qalmo qaran

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому

    Lafta gareen iyo axmad midna lama soo dooranaayo waxaana meesha ka saaraaya xildhibaanada eey hada aaminsan yihiin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 місяці тому

      Wey soobaxayaan wana ladooran inta ku biyo Cab xataa Qoor Qoor Ayaa Soolabanayo Intuu imaan lahaa kawanle taasna ku biyo cab

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 2 місяці тому

    ha waliba wa u dhami laha xasan xarashaye o ninkas tasturka ayu ku shaqeyn laha wayo sharci la an lama shaqeyn karo xasan munafuq wu burburiyey sharcigi dalka ma leh golihi sharci dajinta maleh xukumad shaqeysa waxad moda ciyal weero ina lilahi wa inaa ilehi rajacun

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 місяці тому

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @user-rs6cd3hp5e
    @user-rs6cd3hp5e 2 місяці тому

    ha wa u qalma odeygan an dina laheyn o galada u shaqeya o marku galada arko u sajudaya mel uku fican yahey majirto ma aha wadani han iyo qab leh din islan maheysto o u shabadeysan yahey 70 jir argagixiye ah dhiga dadka u u dhartey wa kala fudud yahey cano u cabayo wa jajus u shaqeya cadowga somalia

  • @cabdilahi6320
    @cabdilahi6320 2 місяці тому

    Hadad iwaydiisay deni mowqalmaa hogaanka somaaliya haa laakiin waxaa horyaala mucaaradadii uu kala horyimi madaxdii ka horaysay sida farmajo iyo xasan munaafaq

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b 2 місяці тому

    war waxan yaa so maalgashaday ?
    Ma Xasan iyo Asad miyaa

  • @xajiibraahim316
    @xajiibraahim316 2 місяці тому

    Maya was khaa. In

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 місяці тому

    Caqli ha hashaqeeyo

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 2 місяці тому

    Deni xataa uma qalmo in uu madaxweyne utartamo. Deni kaarkiisii waa gubtey madaxweyne & RW midna rajo kama qabo. Deni waa khaainulwadan waana maxkamad suge.

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 місяці тому

    adduun galmaax maxaaa layidhaahaa.??

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 2 місяці тому

    Ninyahow idaacad sheeg oo waxa adiga aad fileeyso in eey dhici karaan jooji waxaa adega ey kulatahay malgaa qaadanasyo ee xishood

  • @Fadumo383
    @Fadumo383 2 місяці тому

    uma qalmo

  • @abdilatifmohamed4234
    @abdilatifmohamed4234 2 місяці тому

    Haaaaaaa

  • @user-lu8fm6wo7p
    @user-lu8fm6wo7p 2 місяці тому

    Umaqalmo

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 місяці тому

    haaaaa

  • @user-oi1dg6hj1p
    @user-oi1dg6hj1p 2 місяці тому

    Maya manuqonjaro dani

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 2 місяці тому

    Kuwaan dani bey kuwaasheen

  • @osmanadenshukri9351
    @osmanadenshukri9351 2 місяці тому

    Doqonow anagu uma soo sococono xamar ee idinku ku heshiiya xamar madaxweyne deni waa halyeey kar6i badan mide labaad anagu waxaan nahay dowlada butlaany isku qabsada xamar kuna heshiiya xamar dowladna ma taqaaniin aduunkuna waa ogyahay adiga wariyaha iska dhigayana waxba iskuma heysid akhrud deni ha cumin is cun oo is calali tuug baad tahay adiga iyo xasan xaraash

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 2 місяці тому

      Xasan ha ku waso adiga sansibarka jajus ka

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 місяці тому

    hahahah abgaal wallaahi tuma walaahi oo been ah uunbay been ku dhahaan???

  • @xajiibraahim316
    @xajiibraahim316 2 місяці тому

    .

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 2 місяці тому

    Haaaa

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому

    Beenlow Kadaab

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 2 місяці тому

    Maya Dani waa macalin xun

  • @MohaaaAli-vs4xd
    @MohaaaAli-vs4xd 2 місяці тому

    Maya

  • @fatimaahmedwali6838
    @fatimaahmedwali6838 2 місяці тому

    Haa

  • @MohamedAhmed-oe8o
    @MohamedAhmed-oe8o 2 місяці тому

    Umaqalmo

  • @mahamedhussein5299
    @mahamedhussein5299 2 місяці тому

    Maya