PAUSE CHALLENG KII UGU ADKAA DHIIG KA IMAADI WAA LA IS RAFAADIYAY GUULEYSTAHA 50 DOLLAR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 січ 2024

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @user-jk2bb1zu7z
    @user-jk2bb1zu7z 5 місяців тому +910

    Haduu kugu wayn yahay maga ca allaha like saar

  • @Mohamed_abdi812
    @Mohamed_abdi812 5 місяців тому +318

    Nafiisa very talented 😅😅😂 inta igu racsan 👇

  • @QuadsYouTube
    @QuadsYouTube 5 місяців тому +305

    Hadaa u jeedid magaca nabiga like isaar ❤❤

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 5 місяців тому +171

    cawa uun ban dawady pause challenge saxda ahaa🔥😂😂😂nafiza is the best really❤️😂😂san u ciyara amase pause iska dhafa kuwa dnbe ciyaraya😂😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 5 місяців тому +789

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @user-hy6de2qh4n
    @user-hy6de2qh4n 5 місяців тому +339

    War Niyoo nafiso caadi maaha soo badi dadkaa arkaayey ayadaa ka daran wllhi😂😂😂😂😂

  • @anisokhashim681
    @anisokhashim681 5 місяців тому +188

    Nafiso hala taageero waa gabar wanaagsan runtii sida aan ujecelnahy amiiro iyo koko haloo jeclaado faraxad iyo dhiiri galin bay kahelaysaa waa iga talo

    • @user-il1cp6pt7h
      @user-il1cp6pt7h 5 місяців тому +4

      Sas waye nagu halee❤

    • @Caliyaasiin143
      @Caliyaasiin143 5 місяців тому +1

      Goorma iyana youtube loo furayaa oo ladhihi doona finalay waxaa youtuberad noqotay nafiso❤❤

    • @maryanruunahmed9132
      @maryanruunahmed9132 5 місяців тому

      I’m key wllked miya

    • @anisokhashim681
      @anisokhashim681 5 місяців тому

      Maya wll walaalkeed mahi

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 5 місяців тому +77

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 5 місяців тому +227

    😂😂😂waaba kii ugu shidan pause challenge uu azad zameynayay 😂❤

  • @user-zh7gz4vv3z
    @user-zh7gz4vv3z 5 місяців тому +297

    Thanks Asad,inbadhan ayan sugeeynay wlh😂😂,Inta ilamid like saar

  • @abdullahiragge5000
    @abdullahiragge5000 5 місяців тому +273

    Nafiso is so happy and she’s beautiful 🤩 ❤

    • @user-un6nn8yc5l
      @user-un6nn8yc5l 5 місяців тому +1

      Yes she is so beautiful ❤❤❤❤❤❤ i like to marry her

  • @khadirrichman
    @khadirrichman 5 місяців тому +58

    Fadlan joojiya somaliyeeylike tan aad ku radinaysan allah iyo nebiga csw

  • @user-ix3jf2ix5e
    @user-ix3jf2ix5e 5 місяців тому +332

    Cawa waa habeyn kii uanbeeyay bisha 1aad ee sanadka 2024Aynu ku salino nabigeena muhamed scw❤❤❤🎉

  • @BalqisaSaed
    @BalqisaSaed 5 місяців тому +221

    Amiiro iyo koko oo kaa xishooda aragtay tan ma naxdo waaye😅😅😅

    • @fadumoali4700
      @fadumoali4700 5 місяців тому +1

      😂😂😂😂

    • @IpraahimXasan
      @IpraahimXasan 5 місяців тому +8

      waa reer burco tani

    • @nagmaabdillahi276
      @nagmaabdillahi276 5 місяців тому +1

      😂😂

    • @BalqisaSaed
      @BalqisaSaed 5 місяців тому +3

      @@IpraahimXasan Haa waa fariid yar

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 5 місяців тому +1

      Reer burco indha adeeg, koko iyo amiira oo miskiin ah maaumalysay asadoow

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 5 місяців тому +89

    Nafisa way kaa gashatay wlhi Hambalyo dumarland ❤😂

  • @Munazar74
    @Munazar74 5 місяців тому +55

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaaniitabbe9622
    @ayaaniitabbe9622 5 місяців тому +158

    Asad nafiso waa ku heysata lkn qof qalbi wanagsan ee u eg thy ❤️

  • @Haffyy
    @Haffyy 5 місяців тому +87

    Walahi nafisa waa nagta gameka lagu tala galayo 😂😂😂😂😂😂qosol ladirna way ledahay 😅😅

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf 5 місяців тому +180

    20 minutes maroya wallahi si daacaaaad u qoslay😂😂😂 ASAD HAS MET HIS MATCH😂🔥😂 macal afka sabuun laga shubay wallahi im in tears😂

    • @Ashawardheere
      @Ashawardheere 5 місяців тому +4

      Manoli😂😂😂😂😂

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 5 місяців тому +106

    Nafiso is so happy ❤

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 5 місяців тому +80

    Kusali nabi mohamed scw ❤❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 5 місяців тому +195

    Imisa Qof ayaa Challenge gaan u xiistey 👍
    ASAD HAGIO🔥 PAUSE CHALLENGE🔥🔥

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 5 місяців тому +34

    “Ilka dabarka leh kolkaan dayay inaad duriyii tahan qiray”
    Walaadu gobolka rag inay tahay nafiso inta ila fahansan
    Reer burco ismuujiya👍🏻

  • @user-yd9uv9fz7o
    @user-yd9uv9fz7o 5 місяців тому +60

    Nio nafiso adi kuma adi asadaw ee amiira ubalami inta igu raacsan 👍

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 5 місяців тому +267

    walhi gabadh baa heshay cawa inta amiira jiljileec ayuu bartay 😂😂

    • @Sihaam645
      @Sihaam645 5 місяців тому +2

      Haa 😂

    • @nagmaabdillahi276
      @nagmaabdillahi276 5 місяців тому +1

      😂yess

    • @KidhuuAxmed-xy1wi
      @KidhuuAxmed-xy1wi 5 місяців тому +1

      amiiro wey xishon noh

    • @habon.abdilahi
      @habon.abdilahi 5 місяців тому +1

      Reer burco dhiig ay kga keenyan wlhi😂😂😂😂 jilic manqan adeer na baro

    • @dhulkaygahooyo3023
      @dhulkaygahooyo3023 5 місяців тому +1

      Waaba xaasidee ma u naxayso electronics ka halaynaysaa 😂😂yaabey anigu qof adag weeyan 😂

  • @user-bb1vz9tb6h
    @user-bb1vz9tb6h 5 місяців тому +80

    Gabadhan koko iyo amira ayee isku miid yihiin wad is fahntee

  • @user-vt4np6jm1k
    @user-vt4np6jm1k 5 місяців тому +117

    Markii hore koko kaligeed ayaa team 27 shidii jirtay hada see nafiiso ayaa kusoo biirtay meesha team koko iyo nafiiso waa another level 🤩 walahi nafiiso iyo koko la'an waa abaar teamku😅🎉❤

  • @hamsemohamedomer1502
    @hamsemohamedomer1502 5 місяців тому +83

    Nafisa is so funny teamka wey shiday ayaa ila arkay vedio walbo way kusoo baxaysaaa yaa ila taagero nafiso

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 5 місяців тому +62

    #Asad + 27 guul iyo gobanimo Jaarkiiyoow
    .......From Hargeisa Somaliland 💚🤍❤️
    👇 #Duriyadiiyeey falaadhaa raaca

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 5 місяців тому +99

    Wlhiy gamekan amiira markay kugula jirto ayuu xaraabo yahay🥰

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 5 місяців тому +26

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @cishanuur2580
    @cishanuur2580 5 місяців тому +35

    Walaalayaal walhi cadow baa jiraa ee quraan aqrista oo salaada tukada walhi xaasidyaal baa jiraan ee quraan ka badiya io salaada plz

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 місяців тому +52

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹🌹

  • @LovelyAnteater-iz5uk
    @LovelyAnteater-iz5uk 5 місяців тому +37

    The most person ever the most knowledge created by Allah prophet mohammed scw❤❤

  • @safiaibaar5110
    @safiaibaar5110 5 місяців тому +44

    Qoftaan funny waa waan ku heystaaa wlhi😂❤noo soo badi Sadie

  • @zupperzaamkaofficiall9141
    @zupperzaamkaofficiall9141 5 місяців тому +21

    UA-cam aan soo galo waxa ugu horeeyo aan fiiriyo waa active kaaga daawashadiina waa qeyb ka mida tixanaha nlzhyda u diwaan galsan full respect asad/team 27💪💪🤛✅👑👌

  • @CabdisamadDaahir-it6vw
    @CabdisamadDaahir-it6vw 5 місяців тому +75

    Nafiiso isn't easy wllhi 😂😂😂

  • @siciidmohamed148
    @siciidmohamed148 5 місяців тому +170

    Nafiso is so beautiful ❤🎉

  • @fatmina08
    @fatmina08 5 місяців тому +19

    Saasaa lagaa rabaa gabar ciyaarta si layaqaan utaqaan oo feejigan masha allah 😂😂😂😂😂😂

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 5 місяців тому +23

    Amiiro io maskinimadod ubarayyy😂😂😂firi hee mar dambo mala dhelayo tan😂😂😂nafiso jah waku wata inta cawa

  • @amiishaali8728
    @amiishaali8728 5 місяців тому +58

    Ana ugu horeeyo cawa 1 second kujira❤ inta iga danbeesa wa idin salamay 👍😂

  • @aminbashir4991
    @aminbashir4991 5 місяців тому +66

    Nafisa qurux team 27 bay noqotayb🔥

    • @Ustaad402
      @Ustaad402 5 місяців тому +1

      Ayadoo ceyneysa oo qol u soo furatay ha sugi waayin

  • @user-lh5hf4fq9x
    @user-lh5hf4fq9x 5 місяців тому +31

    Nafisa is not easy ❤❤
    asad caawa diifka iyo cadhuufta buu isku daray

  • @abdallah-seick
    @abdallah-seick 5 місяців тому +19

    Mahadsanid walaalkey Asad hagio, runtii aad baad u naxariis badan tahay, laba milyan oo soo socda SOOMAALI iyo in ka badan ilaa boqol milyan insha allaah,
    T E A M 2 7

  • @queen__happy5712
    @queen__happy5712 5 місяців тому +140

    Alla saa u qeylinayey lee nafisa ine guleysato lee rabay istaqfurulaah 😂😂

    • @Xamdi12348
      @Xamdi12348 5 місяців тому +3

      Aniba wllhi saa uqoslaaye naayaa naga seexo leydhahay 😂 Nafiso isn't easy wllhi 👏🎉

    • @Sihaam645
      @Sihaam645 5 місяців тому +2

      Same wllhi 😂

  • @nasteha7576
    @nasteha7576 5 місяців тому +38

    Nafiiiso waaan wadanaa wlhi she’s funny 😂😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 5 місяців тому +51

    Mashaallah Hamabilyo team Nafiso is not easy 🎉❤

  • @maxamedabdirahmaan674
    @maxamedabdirahmaan674 5 місяців тому +22

    Asadow Barnaamijkii afkaga isku dil soo samee. Asaxaabta like saara si uu u arko❤

  • @user-qv6vo9iw2c
    @user-qv6vo9iw2c 5 місяців тому +38

    Gabadhaan caawa wey kaa reydey congratulations sister waad u qalantaa 🎉❤

  • @camirkey
    @camirkey 5 місяців тому +36

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤

  • @samraanAli8122
    @samraanAli8122 5 місяців тому +16

    Wlhi ciYaartan Said UjeclahaY Thank You Asad Hagio ❤😊

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 5 місяців тому +18

    Wax asad ka guuleesto waaba rabay congratulations 🎊 nafisa❤❤❤❤❤❤

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 5 місяців тому +75

    Ku salin Nabigena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤

    • @user-ni2xe6lb8v
      @user-ni2xe6lb8v 5 місяців тому

      Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sameralck
      @sameralck 5 місяців тому

      scw❤

  • @sakariyejeego4313
    @sakariyejeego4313 5 місяців тому +40

    Wlhi gabdhan waa qosol miiran asadow 😂😂😂 balo garka kaa jarteyyy😂😂

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 5 місяців тому +7

    An ku salino nabigeyna mohmed scw scw scw ❤

  • @zerhamze8472
    @zerhamze8472 5 місяців тому +23

    Nafisa is soo badi vedio yadeeda waaa teamka shiday ayada darteed ayaan udawadaaa

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 5 місяців тому +28

    Thank you Asad wlhi giimkan aad an oga helaaa❤noso badi inta igo racsan like🎉❤

  • @fatimaabdi1874
    @fatimaabdi1874 5 місяців тому +50

    Wax kugu sugaa heshay wlh amiiro iyo koko oo maskin ubarayy😂😂

  • @user-zm4mk7nv2s
    @user-zm4mk7nv2s 5 місяців тому +20

    Nafiiiiiiiiisaaaaaaa iyo asad wey isku soo baxayaaaaan maasha allah

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 4 місяці тому

      Ani io adina wanku sobxayna barakalah😂😂

  • @maxamednuur1755
    @maxamednuur1755 5 місяців тому +42

    Ilaahow ramadaan caafimaad nagu gaarsii 🤲

  • @SamsamDek
    @SamsamDek 5 місяців тому +37

    Waan wada sugaynay xalay soo dalbanu tnx asad waa uxiismay gamekan wllh😂❤

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan3376 5 місяців тому +33

    asadow caawa waalagu helay caawa nafiso ayaa ku heshay😂😂🎉❤

  • @NaimaYussufSharif
    @NaimaYussufSharif 5 місяців тому +27

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 5 місяців тому +22

    Gabadha duriyada ah oo inadertay oo aan waliba isku gobal kaso jeedno burco nafiso dhemaan ❤❤❤

  • @RiimaAadan-uf4jv
    @RiimaAadan-uf4jv 5 місяців тому +66

    Gabdhaha aan waligood makeup marsan😂😂

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 5 місяців тому +38

    Asad godkiusa biyo ugu galeen ka xaaxaabi hee 😄 🤣 😂
    Naag adag oo reer burcaa baad challeng la ciyasraysaa😂😂😂

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 5 місяців тому

      Maxa adag wa dhaqan xumo ninka iney gacmaheda la ado

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 5 місяців тому +1

      @@Aaamina12 xagaad tabliiqada isaga kay dhigaysaa ilaahay baa ku og as9gabee 😄

    • @FardowsoIsak-ye7bd
      @FardowsoIsak-ye7bd 5 місяців тому

      ​@@Aaamina12 waxaas layabay 😢

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 5 місяців тому

      @@ridwanmohamud5134 war kan I qaba garkisa ka xishon jiray iska dhaf nin i qabine waxas wa dhaqan xumo iyo ninka funandisa maxa u geyey

  • @niciimaabdirashid3213
    @niciimaabdirashid3213 5 місяців тому +19

    Wlhy way kaa badisay naagtani waa legemad wlhy way iga qoslisay😂😂😂

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 5 місяців тому +17

    Waa ku taageersanaa caawa nafisa waad mahadsan tahay nafiso ❤❤❤❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 5 місяців тому +101

    Inta game kan uxiistey wan idin salaamey😂😂😂

  • @Adansalih
    @Adansalih 5 місяців тому +72

    Kusaliya nabigen muxamd scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @clsalaancismaan2338
      @clsalaancismaan2338 5 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw

    • @LuulcusmanCusman-xc4oe
      @LuulcusmanCusman-xc4oe 5 місяців тому +1

      Salallahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤halagu saliyo nabegena moxamad salallahu caleyhi wasalam

    • @feizul.feisal
      @feizul.feisal 5 місяців тому

      Scw

  • @mohamedkaraamo911
    @mohamedkaraamo911 5 місяців тому +13

    wlhi nafiisa tiimka ku so dar waa badalkii abeera wa wada qosol asad wayna kula ciyaartay

  • @upahuupthilaahi2776
    @upahuupthilaahi2776 5 місяців тому +12

    Soobadi adi iyo cayda iyo cumeer iyo nafiiso iyo koook iyo amiiri sadex aan sadex wlllo

  • @cuud_
    @cuud_ 5 місяців тому +56

    Qoftii teamka loga bahna timi omg nafiso and koko ic'nt wait this challenge ❤

  • @user-mh1mx2nl9g
    @user-mh1mx2nl9g 5 місяців тому +54

    Koko amiira adi cumeer iyo cayda next plz😢😢😢

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 місяців тому +7

    Wlh nafisa cwa way kugu baashaashay Asadow
    Saas lagaa rabaaa Nafisa
    Congratulations ❤

  • @SumayaAbdilahi
    @SumayaAbdilahi 5 місяців тому +15

    😂❤ Nafizo isn't easy 1.8m subscribe coming soon 🎉❤ iPhone 15 I.a 😂 only me

  • @user-cg6qt7mz6d
    @user-cg6qt7mz6d 5 місяців тому +31

    Nafiso wlhi she very funny 🤣😂

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 5 місяців тому +18

    Team 27 gabadha noo ilaaliya nafiso from burco❤

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 5 місяців тому +34

    The price for the pause game was much higher… why is it small now ?

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 5 місяців тому +2

    Rabi adoomadiisa si joogta ayuu u arzaaqaa, balse badankood arzaaqadu wey helaan misne iloowan rabigii siiye,🕋😊💯

  • @AbdirahmanYousuf-ru4id
    @AbdirahmanYousuf-ru4id 5 місяців тому +23

    Nafiiza say u qoslayzO wxD moodaH khaaayimada flimka markY wx samyzO saY u qosoZhO leeeeeeee😂😂😂❤

    • @Haffyy
      @Haffyy 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @NajuuNajuu-133
      @NajuuNajuu-133 5 місяців тому

      Haa wlhi taara so xasusta😂😂😂

    • @AbdirahmanYousuf-ru4id
      @AbdirahmanYousuf-ru4id 5 місяців тому

      @@NajuuNajuu-133 nio wn yapypA zaY u qoslyzO😭😂😂

    • @AbdirahmanYousuf-ru4id
      @AbdirahmanYousuf-ru4id 5 місяців тому

      @@NajuuNajuu-133 taara mrky deep iyo aroohii izku dirtO😂😂💔

  • @user-lp8fk6iw9d
    @user-lp8fk6iw9d 5 місяців тому +48

    Inay burco ka timi waxaasa lagu garanaya caqlileey❤

  • @user-um4gc7cl6u
    @user-um4gc7cl6u 5 місяців тому +1

    Masha allah zxp Asd hore u soco 🙋

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 5 місяців тому +6

    Finally Asad waa noo fulisey dalabkayagii ❤😊

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +50

    Paese challenge amira iyo cumar iyo cayda sosamey hawendanbo asad gemkan qatar waaye plz

  • @user-gq8qs9sd2p
    @user-gq8qs9sd2p 5 місяців тому +59

    Yes I like this challenge ❤ thanks

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 5 місяців тому +4

    😂😂😂😂😂 abaayo waa waaw walaahi funny waa iga yaabisay asad hagio waad ka reysay

  • @ustaadjimcaale2223
    @ustaadjimcaale2223 5 місяців тому +3

    Kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw

  • @Maan3416
    @Maan3416 5 місяців тому +15

    Nafisa is so beautiful mash allh🎉

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +46

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

    • @Ghliya
      @Ghliya 5 місяців тому

      Abayo dar ilahay subscribe isi mahadsanid

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 5 місяців тому +2

    Aim fron.. HARGEISA bashaal wacan

  • @hoodohoodoayaan3875
    @hoodohoodoayaan3875 5 місяців тому +3

    Nafisa naag adag😂
    Soo badi Amiiro iyo kookona
    Ku soodar 😊❤

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 5 місяців тому +29

    Nafiso waa funny weeyh 😂😂😂

  • @hajiraali697
    @hajiraali697 5 місяців тому +17

    Asadow wll magaca illahay kugu dharte waxa kuso soo biiray ado haysta 100k ila hadana wan kula socda insha allah waxan jarenayah ina mu gulesto iphone 15 ❤

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 5 місяців тому +4

    Cawa naag adagaa imaatay wlh😂😂😂😂

  • @abdihakim2158
    @abdihakim2158 5 місяців тому +3

    Masha allah congratulation nafiso

  • @Sama-Sheeg
    @Sama-Sheeg 5 місяців тому +22

    Alla Maxaan Raadinaayay Qof Saan kaaga Caabaad siiso Nafiso waan ku wataa Qiyaano lahan adi lee ka rayn kartid😂😂😂😊

  • @Zakari2
    @Zakari2 5 місяців тому +299

    Finally, the post-challenge is here. But why is the prize money smaller than usual?❤

    • @xalalqute6222
      @xalalqute6222 5 місяців тому +15

      Not post - challenge it is pause challenge

    • @aishakibyow3455
      @aishakibyow3455 5 місяців тому +9

      Muhimada lacg mahan waa inu game tayo leyhy only well done asad hagio

    • @abdullahikhalif3925
      @abdullahikhalif3925 5 місяців тому +4

      ​@@xalalqute6222 it's just a keyboard mistake, Einstein!

    • @AbdihassanAdan
      @AbdihassanAdan 5 місяців тому

      @@xalalqute6222 🤣🤣🤣🤣

    • @abdinoorhassan9619
      @abdinoorhassan9619 5 місяців тому +2

      It's pause ⏸ not post ......sorry for correction

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 5 місяців тому +2

    Nafiiso waa quruxley manshallah ❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 5 місяців тому +5

    In niyadeyda ogyahay camal xalay dhahayey mahadsanid asad hajio wlkei ❤❤😊😊