😭😭😭 Asad please don't do that again Hooyo inaad ka nixiso ma ahayn 😭😭😭😭 caawa aad ufududaatey please markle hasameenin Amiira Hooyadeed inaad utagto isku day oo raad soo raali gareeso waa iga talo sxb Gurigeeda ugu tag sxb Maamada
Asad qaladka wad qadatey lkn bro saas ha sameyn markle qofka aad laa ciyareyso kaligis wax ku same.Amira wee ku kululeysay lkn this is a challenge wa in aad adkesi lahata wlh another level game ki ka dhigtay🤣🤣🤣
Mx ku dhacay gabadheyyy walhi waa ilmeyey markee saa dhahdy ani anoo hooyo leh haadane bilaa hooyo ahy lkn alxm ayeydey mcn hooyo ii eh isoo korisay ayada aabo ii ah ayada hooyo ii ah waa u xiisay waana taby rabi ha ii xafido nolosheydiyeey inolow intee nolol jirto waliba nolol mida ugu farxad badneed saa ii jeceshahy si kadaran anaa kuu jecel macanteydii miss you 😫😭
Waa ka xumahay wlaahi waan adkesan wayay saaka ilin ayaa iga imaatay😢😢 asad waa iga tala wall waxa kale waa iska caadi balss arintaan walidka ka daya game kaan yaan lagu so darin waayo walidka kaftan ma galo xaqiiq ahaan😢😢😢😢😢😢😢😢
Waar dhamaantiin khalad xunbaad soo wadataan ma garan kartaa qofka wax dhalay suu noqon karo ama hooyaa . Dhamaantiin dadka halkan ku jiraa asad ha la xukumo waa hadaan rabno inaan saxno asad . Ani maamada ha raali galiyo wax kadis uga farxiya ayaan ku xukumay asad 😊
Hadii aad jeedo magac allah Like saar👍👍
❤❤❤🎉
Allahu akbar
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
Scw scw
sxp asaid wax xun ayaad subisey ma aheen in aad hooyo waydo
Scw
Scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam
Amiiro aad iyo aad ayaad mahad santahay weligaa hooyadaa ogow i.a waad liibaani doontaa❤❤❤❤allow hooyooyinkeena noo daa😊
Kkkkkkkkkkkkkkk😅❤❤
Mum is everything in world 🌎 😊
😭😭😭 Asad please don't do that again Hooyo inaad ka nixiso ma ahayn 😭😭😭😭 caawa aad ufududaatey please markle hasameenin Amiira Hooyadeed inaad utagto isku day oo raad soo raali gareeso waa iga talo sxb Gurigeeda ugu tag sxb Maamada
Sihadilo firiyo walah asad walaga raye hoyo inad wacda ma ahan waliba kanixiso
Sx waye hadee dhiman laheed kawarn
@@ahmeddahir2100 Dhimashada Alle baa haya lkn wxa Dhahda wxa laga yaaba inayy Dhakhtar gaasho.
Kaaga daran maamadu wadno xanuun bay qabtaa
@@Miskiin111 😢
Mom is everything in this world 😢❤❤❤❤
👍👍👍😁😁🥰🥰🥰😍😍
❤
Waa xaqiiq
@@roweydonuur5530waaxa😊😊🤗🥰🥰🥰❤️❤️👍
M.a
Mom is everything 😍 ❤️
Nnii okuchac rtywewe
Hooyo ciyar magasho hooyo mcn😭😭
Dhiladan markale haku sodarin ciyarta
@@MiskiYuusuf yaH
Rrtffhi
saa u qosalaaye gadaal baan ka ooyey inta hooyadee ka dhimatey alla unaxariisto inta noolna alle nagama qaado😭😭😭😭💖💗💖💖
Walaal walaahi waa murugu aamiin ilaahay Canada hageeyo
Masha Allah Amiira thank you siday hooyo u ilaalinayso😭😭😭❤❤Lacag wax ma tarayso Hooyo ayaa ka muhiimsan wax walbo😢😢❤
Wlhi amiira waa qofta taliya ee aan game kan aan kaqayliyey 😂😂😂😂😂
Amira dibadanaa 😂😂😂 Asim aa wax ugada kulaha🤣🤣🤣🤣
Amira is not easy 😂😂😂
Xdweiyxj😅
The best Person ever the Most Knowledge able and the most shine all created prophet Muhamed ❤️❤️❤️
Jah jecliyaa Asad iyo ceeyda iyo Amiira iyo cumeer iyo koko iyo Arimahena ❤wllhi sida idin jeclahy hada ogan lahedeen wee ii dhacan laheeh😢❤ wan idin jeclahy halahina❤
Jiljileeca dadka kalatag
Boqorka UA-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
😂😭😭 amiira isn't easy pause challenge la'aanted yaan la samayn
Inta xayeysiska paysii isdhaafiso wa idin salamey 👋😂
Me😂
Saab unecbahay Lee 😂😂😂😂
Haaa😂😂😂
maba eysan ku jirin xayeysiinta maanta
Salaman😂😂
Cawa waa jimco, Badiya Saliga Nabi Muxammed 💗 SCW❤️
salalah caleyhi wasalam
Scw scw scw 💗❤️❤️
صلى الله وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه ومن تبعهم بالإحسان إلا يوم دين ❤
Amiira Ciyaarta Xiiso Fiican U Yeeshay 😍
Please Amira haka saarin ciyaartaan ayadaa qaraaxo u yeeleyso 😂😂😂
Yes😂😂😂
Game ugu Qatar Sana caawe dawade wllhy amiira funny 🤣🤣🤣🤣🤣
Sax😂😂😂😂😂
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️❤️👈🏻
Cayaarta ASAD haka baxo e teamka kale haloo qabto
Amira wa qofka ugu fikradaha badan gamekana wa shiday
e Asad ayaa mar waliba gameka xumeynaya.
Haddi aad argto magaca Allah like saar👍
😢😢😢😢
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏ilaahay hakuu barakeeyo adiga iyo dadgaaaga
Alle haku barakeeyo
Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mom is everything in this world😭😭❤️❤️❤️
Asadoow haddii si sax ah loo hadlo caawa waa lagaa guulaystay ee gabadha lacagteeda sii, Ciyaartu idinka ayay idinka dhaxaysay laakiin waalidkiin kamaysan dhaxayn, xaqiiqdii wax aad u foolxun ayaad samaysay, maxaa dhici lahaa haddii Hooyadaasi ay naxdin u suuxdo ama u dhimato, mise wax aadan ogayn qiimaha ay Hooyanimadu leedahay Jannagale.
Walaal Asad arinkaas raalli-galin dagdag ah ka soo bixi, Amiirana Game-ka way kaa guulaysataye lacagteeda sii haddii aad nin raga tahay oo gar ogol.
Really wllhi
the last part was so emotional wllhi my allah grant our mothers 😢
Positive 😭
Kusoodar Amiira hakasaarin gamekn
Balaqa albabada balaqaa kulaha allh saan u qoslaay mamo khadaan qaraan is not easy😂😂😂
Hooyo marwalbo waa miskiin anaga ayeey naga fikireesa❤❤❤❤❤💚💜💖💓💕💛💙💜💓💖💚💙💙🧡❤💔❣💕💞💓💗💖💜💙💚💛🤎🖤🤍💙💛💓💖💜💗💖💚💙ased waad ka nixisay hooyada ❤❤❤❤❤
Amiira caadi ma ah gacanaa u taagay asad is not easy wllhi saan u qoslaaye waan daalay ilove you Team 27
Kusali nabi mohamed scw ❤❤❤❤
Mom is everything in this world❤❤❤
Yes
Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
Asad Hagio🔥
Dad is fahmay
Momo is everything ❤😢😢
Mamii allah abaalkaada janada haka dhigo❤❤
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw scw 📿❤
Ku sali xabiibkeena Mohamed Scw❤
Saliga nabiga badi culeys kasta wu kaa dagaa Insha allah ❤
Insha-allah
@@bilanmohamed3714scw scw scw scw
حب الأم شئ عظيم ❤ أميره كبرتي بعيني
Mom is everything 😭❤️😣🤱
Amiira soo kili waa funny wllhi gamekan waan ku heysta markay ku jirto Amiira 🥰😂😂
Ma fiicna walaahi waxeeda waa series asad timihiibay ka jartay gadhkiina way ka cadaysay
@@superprrimeit’s game cdi iska dhig wuu ka bixi karay
Haa waa dad isfahmy❤
Abyo caadile iska dheh de waa game😂
❤
amiro no naxariis weye ku soco gamekaba markii hore waku cajisi jiray darta ba u dawan❤❤
I miss you mama 🎉🎉❤❤😢😢 allha no xafido ❤❤
Abshirbaa jaanis helay ka dhigtay amiiro khatar igadhe wasn ku wataa❤
😢😢😢😢😢 Gemeka sidu iigu socday io Sida imosion noqday isma lahan wllhi waa ilmeyay wxn cml gemka ka dhaf asad walidka ciyar magalo 😢😢😢
Ciyaarta amiira markey kujirto ayeey macdahay wllhi 😂😂😂😂😂😂😂
Walalahy 40 qof ducadooda wa la aqbalaa please ii duceyaa muradan leeyahy Allah in u ii sahlo
Adigan Allah ha Ka farxiyo
Allaha kuu sahlo wllo
Wllkay macaan niyAdaada kheer usheg ❤❤❤❤❤
@@Ridwaneta Ameen wllo insha'Allah
Hasbuna Allah waneemal wakil may Allah protect you and your teams from evil eyes Ameen ya rabii
Hadan reer waqooyi nahay habarta afxumo ayaanu unaqana walow ay hadal iska normal ah thy😂
Asad qaladka wad qadatey lkn bro saas ha sameyn markle qofka aad laa ciyareyso kaligis wax ku same.Amira wee ku kululeysay lkn this is a challenge wa in aad adkesi lahata wlh another level game ki ka dhigtay🤣🤣🤣
Mashallh amiira wey shitay gemka wllh asad haka saarin😊
Mx ku dhacay gabadheyyy walhi waa ilmeyey markee saa dhahdy ani anoo hooyo leh haadane bilaa hooyo ahy lkn alxm ayeydey mcn hooyo ii eh isoo korisay ayada aabo ii ah ayada hooyo ii ah waa u xiisay waana taby rabi ha ii xafido nolosheydiyeey inolow intee nolol jirto waliba nolol mida ugu farxad badneed saa ii jeceshahy si kadaran anaa kuu jecel macanteydii miss you 😫😭
Garashadu waa sheey qaaliya qofkii wax uhaaye xitaa wax umasogaran walashey qaliyeey❤❤
Aad io Aad
Game khatara waaye walhi😂😂so badiya
Gemka lmak hala Keeno iyo amiira is ku fiican 👩❤️👨 😂😂💯
Hadda ha is tagtay Wllhi Ani dhan😢😢😢❤❤Hooyo mcn Allaah no dhowro Teda Hooyada Xanonsanahay igu so duceya Inu Illaahay i cafiyo❤
Alle ha ku caafiyo mom mcn😢❤😢
Ilaahey cafimaad taam ha siiyo mom 👩 🥺
Ilaahay hakuu caafiyo aamin
Rabi Cafimadkiisa Howgu arsaqo Wxiii Mamo dhinteyna Allah How Naxariisto intiii NooLna ilaH Hano Xafido❤
@@ShadiaAhmett aamin walaal
Waa Barnaamijka Ugu Jclahay www Qof Ugu Horeyeyne Waa Ahay 🎉❤😮
Aniga xitaa
Kan game waa dhaafay wlhi MOM is everything 😭😭💔💔
Asad maad xanuusanaysa abtiyo ilaahy haku caafiyo codkaaga xabeeb ayuu leeyahy abti ilaahy haku caafiyo
Cooco kusoo dar iyo amiira cayda iyo cumeer adiga kabax markaas wll asad❤❤❤😂😂
Asad la aantis gemeka ma shidno
Haaa😂
Ax Alla gabartey marke dhahde wa ilmeye☹️😥😭
Allow hoyo yinkena no xafid🤲😭
Wlxi sidhkleee 30mnt cml ilmeynat😢😢
Wlhi Amiira lee gamelan qurxisay saan u qoslayey waa furay 😂😂😂😂
Waan Qiiroodey wlhi Mamo😭❤️🙏
Dacad uqoslay wlhy 😂😂Ciyartan waba ka helay part two hala sosameyo I.a 😊
Amiira isnot easy wllhi amiira la"aanteed challengegu xaraabo ma leh😂😂😂
asad amiira qiyaanakaga guul leeysaday wllhi hooyo ciyaar magasho inaga ka naxay wllhi maxaa mooda amiira oo hooyadede la wacay oo lagudhahay gabar taatii way sooxday😢😢😢😢😢😢
Igu soo biir adoo mahadsan muraadkaga meeshuu jiraba allaha ka siiyee sharaf ayan idin hayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salam alaikum asad hagio waa ku salaami ❤️❤️
Cayda waa marax waxaa larabay amiira markee soo adeeganeesay inuu boos ku dhajiyo lkn asad yaa booska ka qaadaayo hee 😂😂😂😂😂😂😂😂keep going asad legend
Challenge-an danbe amiro ma ciyaarsinayo kulaha Asad😂😂😂 raxaday ka harte😭😂
Legend brother Asad keep going Allah hakubarakeyo 😊😊
Gym kan amiira marwalba halagu sodaro wayba no qurxisay masha allh🥰
👶🏾 safiyo
Haa wllhi
Amira is not easy wllhi ayada masha shidaysa ader
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰❤️❤️❤️❤️🤩😍❤🎉
Ku sali nabigeena muxamad salallahu caleyhi wasalam❤
Scw
The best person ever the most knowledgeable and profet Muhammad SCW ❤️❤️🥰💖💕❤️💘🥰💕
Asad hooyo lagama nixiyo wallhi illin aadhafoorkeybuu xisay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Mom is everthing❤😫😭😭
Waaw asad waku wataa mana kudhi goyi ❤❤😅😅
😢😢😢😢😢hooyo ciyaar magasho hadana waa mamo ween oo xanuunlanool qaladwaaye asad waxaas.wallahi waaliskumajiro ciyaarta
Asad waxad Sameysay arin aan mudneyn aadna u xun xaqiqdii Maanta Amiira way kaa Guuleysatay adigaa Guul dareystay😢😢😢
Cadi waye qaldkisa wu qirty
@@caashocabdulaahi3354 cadi wye kulh hyo cadi mhn😢
@@caashocabdulaahi3354cdi maha hoyada hadee wadna xanuun udhiman leheed kwrn
Sax lacagta la aan iyo hooyaded ka nixiyay iskugu daray
@@Sweet-yn7ft Haa wlh 🥺
Asad Waad ku ciyaarteen waabad iskugu tagteen Asad miskiin weyane 😢😂❤
Mom is everything ❤😢
Wlhi😢wn ilmeayya wlhi asad wadqaldanty😢
Big respect wllkey asad😊🎉🎉
😂😂😂😂😂😂😂😂War ninyahow qoftan Amira dhib badana game iyada noqurxisay wlh
Waa ka xumahay wlaahi waan adkesan wayay saaka ilin ayaa iga imaatay😢😢 asad waa iga tala wall waxa kale waa iska caadi balss arintaan walidka ka daya game kaan yaan lagu so darin waayo walidka kaftan ma galo xaqiiq ahaan😢😢😢😢😢😢😢😢
Game asad hagio wa jclhy wlhi wa ka qeb gali laahay hadaa jogi lhay malesia guuleso wallkey❤❤❤❤
Challenge serious loo ciyaarayo wuu qurux badan yahey sida kan oo kale.😊
HooYo Mcn MeelkastaH Oo HooyoH Waxa DhashaY aY JogToH Waxan Le YahaY HooYo Kor Ahow Adun Io akhirabaH 😢
Amira’s game another level please keep her even in the next game
Hooyo Lkinse asad kumajirin waxaga wa kadareey asadooow😢😢
Mardanbe ha sameyn Asad 😢Hadu wadnuhu isdagi lahaa kwrn
Ankusalino nabiga scw ❤
Waar dhamaantiin khalad xunbaad soo wadataan ma garan kartaa qofka wax dhalay suu noqon karo ama hooyaa .
Dhamaantiin dadka halkan ku jiraa asad ha la xukumo waa hadaan rabno inaan saxno asad .
Ani maamada ha raali galiyo wax kadis uga farxiya ayaan ku xukumay asad 😊
Aan kusalino nabi muxamed scw
😢😢😢😢😢 asad hooyo sas maxaaa usameyse sory mama pus cahlanji caaadi ma aha walhi
Alaa Amira sidann maxay waayeh😢😢😢😢😢😢 yaa Asad miskine
Adeer hargab miyaa kuhaayo illaahay hakucaafiyee 😢
kusali xbbna scw❤🎉