Aniga qeebta mandeeq iyo hanuniye ban kahelay waxan jecelahy family sida okale ina sameeyo the love and respect they have for each other is on point 👌❤️
ruwaayadaha hore waa meesha kaliya aad ka baran karto wacyigii dadka hore ku nooolaayeen,iyo sida fikir kooda ubislaa dadkii hore jah🎞👌 2023 ayan daawanyaa. waxan soo dhameystay ruwaayadii haplayahow had maad guursan dooontan👌
Xaligaasi waa xiligii ay ushidnayd dhasha kacaanka ee dawlad isku sheegii dhagar qabe siyaad bare ka talibayey markaa ninka aan waxba ka ogayn waxa dalka ka dhacayey ee imika ileh waa walhtigii wacnaa aduu kuu wacnaaye anaga xabad ayaa naga dhaxaysey rajiimkaa adeerkaa
Hadda maxaa kuu shidan intee maroosaa? Muuse Murder iyo xiritaan aan xad lahayn. Boob hanti qaran. Baadari iskoolada dhiga. Afar nin oo la qabo. Kitaabo la soo tuuro sida qashinka.... War iigu sii dara yaa igu raacsan...
Aniga qeebta mandeeq iyo hanuniye ban kahelay waxan jecelahy family sida okale ina sameeyo the love and respect they have for each other is on point 👌❤️
Waagaas waa waagii dalkeenu nimcada iyo barwaaqada uu ku jiray waxaana hogaanka inoo hayay kacaankii barakaysnaa ee uu madaxweynaha ka ahaa ilaahay naxariistii jano ha siiyo Maxamad siyaad bare. ilaahay waxaan ka baryayaa in dowlada cusub ee aynu helnay iyo nabad galiyada ugubka ah inuu inoo adkeeyo Aamiin
Prince Ahmed hooyadiii wase ina bari inaga kama seexano wuxuuu noo geystey
Aamiin aamiin ilahay haw naxaristo cidla mida weli INA soo marin tan haderna ilahy taasi kle haynooga dhigo from ceerigaabo
Siyad bare hoyadi ba la wasaa gaalka gaalku dhalay dhiigya cab buu ahaa
P1111q1ļ
@@somalilanderboy1364
Hooyadaa yaa wasa ina Qowmuluud kitaabaxoor Dhilo
2019 watching like👍
2022 aniga gabdhyda curad🤗❤
Am watching 2024 . Allah idhin naxaristo fananinta😢😢😢 saado Ali warsame ooh kaley
sooraan iyo kuluc markaan arkay ilmaa isoo qabatay illahaw u naxariiso intii dhimatay intii xanuusanaysana caafimad ugu deeq intii cafimad qabtana caafimadkooda u barakee yaa allah aamin maxaa rag qiimo leh naga baxay
ALLAH ha unaxariisto
Sado cali
Khadijo hiran
Baxsan
Daleys
Maxamed kuluc
Soran
Allow unaxariso inta dhimaty inta noolna cafimad siii
legend wad kala taqan wlhi fan hadaw sharaf leeyahay wan somarnay illhay ha inaxriisto
Khadiijo hiiraan maxaska 3ad o dacar qaba tan mataleysa mya saafi iyo saada cali iyo xaska 3aad an fahmi waye khadiijo hiran maiyada iiso shegaba asxbta
Aniga reer dhako faar ayan ku haysaa yaa ila mida Allah haw naxariisto intii dhimantay 😭
alleH haw.naxariisto intii dhimtey ruwaayad qiima badan
What a legendary
Dib loo heli maayo. Fankii hore ❤️❤️❤️❤️
Waa dhammaadka 2020 ka
Waxaan u daawanayaa Heesta
Ay wada Qaadayaan Binti Cumar iyo C.Khadar Xasan.
Waxaa xusid mudan in Ruwaayaddaani ay ahayd
Wacyi galin.
Marka wax yar laga reebo wey dhinteen dadka idiin muuqda.
Baxsan oo 3 maalin ka hor dhimatay ugu dambeysay inta dhimayay AUN.
2019-2020 waxaan wey nay fannaaniin qaali ah.
ruwaayadaha hore waa meesha kaliya aad ka baran karto wacyigii dadka hore ku nooolaayeen,iyo sida fikir kooda ubislaa dadkii hore jah🎞👌
2023 ayan daawanyaa. waxan soo dhameystay ruwaayadii haplayahow had maad guursan dooontan👌
Kula mid ahay legenow 🤣🤣
Cabdilhi diriye sooran iyo saafi ducale
Fanaaniintan badankood waa dhinteen Allow naxariis waa sac ah sii aamin yarabi 1:41
Riwaayadan waxaa la dhigay sanadii 1985 kii waxaana dhigay kooxda waaberi, kooxdaas oo dhab ahaantii looga bartay heeso aad u macaan iyo murti aad loola dhacay, sida runta ah riwaayadan waxa ay xambaarsantahay qiso dhab ah oo waligeedba ka dhici jirtay dhulkeena iyo caalamka intiisa kaleba ilaa imika waa dhacdo jirta, Jilaayaasha matalaya riwaayadan waxaa ka mid ah Alaha u naxariistee salaad cali barakoow, sooraan, saafi ducaale, Kuluc, waxa sidoo kale qayb ka ah riwaayadan qiimaha le Baxsan, Hanuuniye, Maandeeq, Muslimo qaasim, saado cali warsame.
Prince Ahmed jaahilnima kaa dhawajisay waa reer somalilander waaberi badanku iyo dhowr soo dhowayn lagu keenay
+Jama Yusuf waa runtaa jaamac fekrada actarada iyo heesa laga qadayaba rag reer somaliland ah ayaa sameeyey heesahani waa kuweenii iyo jilayashuba qolyahan kale somaliba kuma heesaan
Wxad ilawday binti cumar gacal
Maryan mursal iyo c/qadar kudar
Ninkaan Saado Cali ninkeeda ku metelaayo ha la i sheego, Riwaayadii Xishood iyo Jacayl-na waan ku arkaye
Riwaayadani waa wacyi galin aniga sida aan u fahmay,dadka jilaaya inta badan way dhinteen,Allaha u naxariistee.universal mhdsanid.
Allah qabriga ha u nuuro intio dhimatay.
fanaaniintan 60% way dhinteen allow u wada naxariiso
Aduunyo max ninba wayo uso jogaya alle ha unaxaristo marxumintas
Masha allah dadna waa dadkii hore hadalna waa intoo yiri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2021 qofka dawanaayo like isaar😃
wow waan ka helay
Bintu cumar gacal walhi wagan way yarayd said🥰
Ale haw
Naxaristo
Intii dhimatay
allah haw naxariisto intii dhimatey dabigoodna ha dhaafo
taa falisada matalaysa waa dalays
2024 still watching
Allaha u naxariisto inta dhimatay filimkaan aad ban ujeclahay ilaa yaraantaydii 31/10/2022 ban daawanaya
Mararo geedi aan degayn
Mafuro guri aan dhismayn
Baxsan allaa yaraxma
Mama
Way nooshahay baxsan
20:44 fanaankaasi waxan filayaa inuu yahay Mohamed Mooge Liibaan
Mahubo....lkn qofbaa sidaa igu yidhi
calssic movie i am injonig in 2016 GUUL SOMALIA
abdi mursal
abdi mursal
abdi mursal !
old is gold 2023 ayaan daawanaya habayn axad ah
waaaaaw
aa ku haysta dadki hore cml
Riwaayadan wagan yaraa wan kabaqi jirey wlhi😂Markuu leeyahay Arliyooy soobax ban carari jirey Hooyadey gadaasheda ban ku dhuuman jirey😂😂Allow unaxariiso inta dhimatey
Manta daawanayaa kwrn😂
😂😂 hada kawaran
@@guledhamud1567 kkkkk hada Qof wayn baa noqdey caadi bay ila yihiin😆
Riwayadan waa qaraami hbeenki ay so baxday baan xamar ku daawday
Cimriga ma noola hada😂
Cimriga ma noola hada😂
Momy wku salamay
2021 inta daawatay like sar 👍😅
best film
Yusuf Adan Alaale allow ku naxariiso Abwaan kii riwayada sameeyay
Aaamiin
Miyuusigga waxaa tumayey:
1. Muslimo Qaasim: Accordion
2. Aweys Abokar Goobbe: Batari
3. Cali Dheere: Durbaan
4: Xuseen Sheekh Jumca: Violin
5: Xasaani Shahiibo: Violin
6: Maxamed Siiciid Bakaari: Violin
7: Daa'uud Cali Masxaf: Lead Guitar
8: Cabdullaahi Cabdi Sabriye: Organ
9: Cali Rooble: Clarinet
10: Gacal? Ninkaas ma aqaan ee yaa igu caawin kara?🙂
Dad waa dadkii hore asl
Cilmi iyo caaado riwaaayad igadheh
Waqtigaa waa waqtigii kacaankii barakaysnaa iyo nabadii macaanayd alloow maantay caasimaddii dalkeenu nabad heshee dalka intiisa kale noo hagaaji oo wahaabiyada iyo mooryaanta siyaasaddeed naga qabo.
cilmi caado oraahdii soomalidi wax wanaagsan
burjiko
Alla maxay riwaayad ahayd.
good maa riwaayadan la sameeyey ii soo sheega sanadka iyo meesha lagu sameeyey somaliweyne waana mahadsan tihiin
Mogadisho 85 tii melahaas waye
1982
Mogadisho 1980 unicef bixisay filmkan somali ruwayad maha wa film somali sidan waxba uma jili jirin
Sooraankii Karoonaha u dhintay miyaa?
woo woo waxaa saa riwaayad
Maaha Riwaayad ee waa Filim
2024 still waching
Waayo waayo ❤
Baxsaan idaaday allaa caafimad iyo Ciimri alaahakusiyo wafanada kaliyeen wadanka markuburburay annkabixin muqdisho ayay amintay
Kuluc vs Baxsan
Hanuuniye vs Maandeeq
Sooraan vs Saafi iyo Daleys
khadar Laari vs Bintu cumer
Dacar vs Unlimited ( fasaxeyste)
Siye Tom vs ?
Kuluc vs baxsan
Maaha shankaroon.
Waa baxaan saxweye
Walee soomali wadan allow Dalkena iyo Dalkena nabad kadhig
Rawaayad nuucaana malaga yaabaa in fanaaniin isku sheega xiligaan eey sameeyaan
maya sxb kuwa hada jooga murti maleh woxoodu sheeko misig la saaray
yaaaaa salaam ilaahaw unaxariiso
Ma anaa ku qaba mise adaa i qaba?
Waan is qabnaa...lol
Riwaayadan unicef imisay ku bixisay
2024 waching ❤
Hhhhhhh dalays ILLAAHOW unaxariiso yaa rabi
Xabasowda Somalida ileyn waliged dawo ayay u isticmali jireen
Waaya waayo
It is 2024 and nothing changed, head of the family failure have real consequences.
AUN inta dhimatay ee riwaayadda ku jirta (Faray oo tuugga matalaya, sooraan, dalays, saado, Maxamed Axmed, Cabdikhadar Xasan, Saafi Ducaale) ma hubo mu'alifkaii riwaayaddu in uu nooyahay
gabadha la ciyaarasa ninka gaaban magaceed nuura ila dheel gabadha dhuuban heeso ma sameesay ama riwaayada kale ma leedahay
❤
Dhankiisa Qofkii gabaa kankale wuu Dhaawacay
Dowlad nimadu macana wan qiroday marky dhehen dowlada an ugayno
asc asxaabta ragaas ayaa raga
cukayma salafi
1:17:41 this guy was from the future. He’s dressed the same way typical Somalis dress today. 😂
20/jul/2022 baan daawnyaa
Axyaariwaayad
igawala dadi waa dadkii hore
Hadalna waakii hore
basxan iyo kuluc ayaan halkaas ka arkaa
Muhammad Hajji allaha unaxaristo
Ninka tuurta leh magaciisa ha la iisheego asxaabay qoftii wax igu dhaanta
February 2020
Dalays codkeeda caadi maahan, ..
Dugsima.leh.Qabyaalaadi.wa.dacarda.bahida.duQsi..Qudhunku.nooliyo.waxa.fadha.nin.daalina😊
Laxankii kaar ayaa riwaayada lagu furfuray
War ninka gaban iyo gbdha is jecel magcoda hla ishego
Sxp laari iyo khadiijo hiiraan ladhaha hesta dhibi dhibi
tolow sanadkii la jilay yaa garanya
1985
2022
Riwada jirta weeyaane waxan dawada markii igu horaysay 2005
Riwaayad cilmi iyo caado waxaa sameeyeey maxamed aadan dacar waxaa ka qayab qaatay hobolada waaberi iintaa dhimay I ilaahay haw naxariisto aaaaaamin aaaaaamin
Waxkale
lugta dhibi dhibi dhaqaji garbaha waaaw waaxasa heeslgadhaha
😂
Lkn waxan filayaaa caruurtaan imika iga waawayn bnfilayaaaaa kkk
kkkk
Waa 40 jiro iminka caruurtaas
Siyaad barre wax dhaama ninkii hayaa ha soo bandhigo marxuunkaas cuqabadiisii ayaa soomaali haysa waa dhab
🤣🤣🤣🤣🤣🤣labada dhe cuqubo biniaadam ayu udhintaydheh😂😂
S
Damn Somalia why?
Self-destruction
hello
We re
filmkan ninka sameeyay waa yuusuf aadan alaale wuxuu u dhashay beesha isaaq
you mean waa somali director. somaliyey is raac please
cabdirisaaq maxamed ,, Yaaa kuwasa Adi Hooyadaa, Iyo Qabyaaladaad la Soo Fadhi Xuntahay
cabdirisaaq maxamed wa abwan somaliyed
Waa runtaa diriyada isaaqa ayuu u dhashay gaar ahaan degmada madaweyn ee ismaamulka Ethiopia iyo degmada sayla ee somaliland republic
Bal maxaa noo gabagabeeysay ninka binti cumar gacal la qaadaa magaciis tolow😢❤
Cabduqaadir xasan laari alle ha u naxariistee
Apdi khdar laari fanaankui weynaa muxa lamaytena ahaa weyn alle hajaneyee
cabdi khadar baa lahaa mu alifka riwaayadu waa maxamad aadan dacar
@@cabdullaahimaxamudmaxamed2837 maahane wax hubso riwaayadaan waxaa sameeyay aun abwaan yuusuf aadan alaalle dacar jilaayaasha unbuu kamid yahay
P
Xaligaasi waa xiligii ay ushidnayd dhasha kacaanka ee dawlad isku sheegii dhagar qabe siyaad bare ka talibayey markaa ninka aan waxba ka ogayn waxa dalka ka dhacayey ee imika ileh waa walhtigii wacnaa aduu kuu wacnaaye anaga xabad ayaa naga dhaxaysey rajiimkaa adeerkaa
Hadda maxaa kuu shidan intee maroosaa?
Muuse Murder iyo xiritaan aan xad lahayn. Boob hanti qaran. Baadari iskoolada dhiga. Afar nin oo la qabo. Kitaabo la soo tuuro sida qashinka.... War iigu sii dara yaa igu raacsan...
..
mooryaan TV PLAGIARISM WALIGOOD MA MAQAL AYAAN HUBAA
jahliga mooryaan tv oo xaq aysan lahayn ku faanaya
72Amohamed we should set up a foundation in their honor for orphans and the TV plagiarism criminals should pay in loyalties
madaa iqaba mise anaa kuqaba
❤