@@abdirahmandahirabtidon7702 qofkaad u jawaabayso eeg asqayay. Adeerkay xasan x. Cabdillahi xasan ganey inuu alifay from day one baan ogaaye ku noqo cidaad u jawaabayso ee dafirsan inuu xasan ganey sameeyay
Riwaayadan waa xigmad iyo sarbeeb aan labada fahmi karin waxaa sameeyay xasan ganay,,, waxaa loola jeeday dowladeenii kacaanka ee runtii loo 'aayay ileen wax lasheegaa ilaa hada kama danbayne!!! Ee uu hogaa. Minayay mahamed siyaad bare Aun From :Buuhoodle salute
Ilma faqash kitaabdiid Ilma amisom u aaye Hawadiina iyo hoostiinaa Lagu jiraa is xoreeya Reer dhashooda cunooyin Faqashtana ninkii ridi jiroow Huuuhh huuum
Waan ku faraxsanhy inan soomali ka dhashay luuqada iyo suuganta sidan o dhan u hodonka badan abwaan xasan ganey ilaahy cimriga iyo caqligaba haw barakeeyo
cabdi raxman walahi wad iga qoslisay xasan ganey waa abwaan la yaqano o somalidu isku racday ee waxay maki xaaji bisiinka qof dhama o ad sheegto ma wayday ninka an afsomaligaba aqoonin
Ma ingriius oo majister hiil cad u hayaa waar jooga dheh miyoga oo ciidamiya maatida hanugu soo yaacinee ninkii jecel dhaqan miyi yowna sawkan xoolihiina way joigaan dhaqankii oo sidiisa u dhan oon badhxanayn waaaaa kan fahma ooooo kala dooro.
Beelaha Miyiga Jira Markay Beri Samaad Tahay Maalkuna Uu Dhalo Badi Boosaha Karuurka Boholaha Ku Shubayaan Buurbuurka Faarka Hadii Bacadka Loo Dhigo Meel Baydhka Lagu Rido Baxardaarka Jiilaal Waqtiga Baaxad Sooraha Sida Caano Boodhaha Biyo Hadday Ku Laqaan Badhar Lagu Cadaystiyo Badhax In Ay U Noqon Lahayd Bulshadaydu May Garan Kibir na Waa Bilaash
KAMA DHARGO RUWAYDAY HADANA BADANAABA WAXA AY KU HADLAYAN YACNII SARBEEDA WA KUWO QOF WALBA AN FAHMIN LKN WAXA HUBAAL WIXI LAGA DIGI JIRAY MANTA INAN DHAX TAGANAHAY KI MAGALO IYO KI BADIYAHA JOGABA MARKA MA FAHMAYNIN ABWAN QALI AH HASAN GANEY OO KALE MALA ARKO
Waa Riwaayada iga yaabisa oo aduunka bilaw ilaa dhamad wax kasyo socda ka hdlaysa
Illaahow caqliga xigmada u barakee iyo cimriga abwaan XASAN X CLHII❤❤🦁
Nbb
Abwaan xasan ganay alle cimriga haw dheereeyo waa abwaan murti culluse
Masha allaah ilaah haku barakeeyo cimri dheer iyo caafimaad qab iyo cibaado iyo cibaado alle haku asturo... Hajj Hassan Abdullah Hassan Ghannah
Hassan xaji cabdilaahi wale waa abwaan dhaqan yaqaana Absolutely 💯 ♥
wow walahi h/ganey waa hal abur isnacay ilaahay haa kuu daayo
Aamiin
Ruwaayadan erayadeeda iyo murtida ku jira waxay istaahishaa schoolka in lagu baro jiilasha danbe
Masha Allah dadanah waa kuwii hore hadalna wa koodii maantay tariikhdu tahay 20/01/2020 ayan dawaday anoo warkeedun haya Murtibaa kudheehan
Hrgysa 18 /1/2021 malin isnina
5:37🥰🥰
Ooof mr Bussy Allaahu naxariisto isaga iyo intii dhimatahay.
Abwaan Xasan ganey wuu ku farayareystay riwaayadan
Number one bay ii tahay
Waa fikirkii Abwaan xasan cabdilaahi xasan geney
Maatay oo bishutahaye 31/8/2O19 ayaan xasuustaye rawaayadan masiibadu aduunyada iyaada u macalan waqti markan joogaba waa iqabataa dhuusmareeb habeenkii la dhigaye waan joogaye lakiin ma galin oo geeri ayaa nagu dhacdaye lakiin xasuus ayaaye iileedahay ruwaayadan ❤❤🌹🌹
Maaha wa hargaisa meeshu
Abwaan xasan x.claahi x. Ganay ilaahay xikmad ayuu ku manaystay
Keeba se guul daraan tiyo
Gobonamida jeceshiin
Cidii fahantunba fahanty
Halkani waa rugta saraakiisha ee qaybta 21aad ee dhuusamreeb
axyaa xasan ganey allow ku daa khibrad ayaaa ku dhamatay nolow
Masiibadu aduunka iyadaa u MACALIN ah hhhh
Abwaan Xasan X. Cabdillaahi X. Ganay illaahay haw Naxariisto marxuumka AAAMIIN AAMIINI illaahay
Wa noolyahay wllo
Waa fanaanada IKRAAN CARAALE aabaheed
Reer somalilan dadkii ilahay hibada iyo murtida iyo suganta siiyow salaan sare ilhayow intii dhimatay u naxariso inta noolna cimri dheer iyo cibado wanagsan.
Ameen ya Allah oo uu ugu danbeey Mahamed Maxameed Busi
Reer somaliya sxb
Fanku-waa qoloma?
Jfhxuz
@@abdirahmandahirabtidon7702 haka yaabin!!!!! qaran ma jirine regimekii afwayne kitaabdiid masiibadu isgay ahayd
@@abdirahmandahirabtidon7702 qofkaad u jawaabayso eeg asqayay. Adeerkay xasan x. Cabdillahi xasan ganey inuu alifay from day one baan ogaaye ku noqo cidaad u jawaabayso ee dafirsan inuu xasan ganey sameeyay
Riwaayadan waa xigmad iyo sarbeeb aan labada fahmi karin waxaa sameeyay xasan ganay,,, waxaa loola jeeday dowladeenii kacaanka ee runtii loo 'aayay ileen wax lasheegaa ilaa hada kama danbayne!!! Ee uu hogaa. Minayay mahamed siyaad bare Aun
From :Buuhoodle salute
Ilma faqash kitaabdiid
Ilma amisom u aaye
Hawadiina iyo hoostiinaa
Lagu jiraa is xoreeya
Reer dhashooda cunooyin
Faqashtana ninkii ridi jiroow
Huuuhh huuum
@@somalilandtayda3765
Miskiin ilaa hada2020 ayaa been lagugu akhriyaa, waxa meesha ka socdaaa waa siyaasad fahmi maysidna caruur caga wayn, caruurrtii horjooge muuse uu sida ayda ula dhaqmi jiray ayaad kamidtahay!
Waayo waad dhaba dhabaysantahay,
Ku darsoo daraawiishtu dakadahaa ay gaalo ka xoraysatay inay ka qayshaaa waa muqadas, Calankii bilnaa ee buluuga ahaana wali waardiye ayaanu kahaynaa, ilaa......
Ala maxaad run sheegtay wax ka danbeeya oo dhibaato ahayn lama hayo iyo dalkii dibad wareeg laga dhigay
Dhalin yaroy Dib usoo Eega Hal Aburkii Aaba yashena Miyey isku mid Yiihiin abwaninta manta faninta manta oo Kuwii Hore🥺
2020 may /7 dedi cawa abwaan xasan-ganay illahay ha xifdiyo
Thank you
Riwayadan magacedun waa Masiibadu Adunyad iyada u macalina waxa Alif Abwan kii weyne ee xasan ganey waxana ku dawadey National theater hargeysa intii dhigeysay ee dhimatay AHUN
They singing real no like the singer now white the autotune like fiska and etc..
😅😊😮😢😂🎉❤
2023 ayaan daawanayaa
alle haku cafido Xasan Ganey abwaan buuxa
Murti waayku dhamaatay abwaan xasan ganay
P
Waan ku faraxsanhy inan soomali ka dhashay luuqada iyo suuganta sidan o dhan u hodonka badan abwaan xasan ganey ilaahy cimriga iyo caqligaba haw barakeeyo
Waaow waxaas riwaayada wax ku qaado
2022 yaa dawanaya
War niyow noo dhiib aday dowladu xiisabiye ka dhigtay anagu rayska caagaha manu galine kkkkkk
Yaa Daawanaya 2019
Xigmadi Hal ABURKI weyna
ABWAN X X VLHI X GANAY
Seyid sh. Cumar kkkkkk
Illaahay haw Naxariisto marxuumka AAAMIIN AAMIINI
Riwaayadan wxaan dawanayaa 06/15/2020 waxaan jogaa st.cloud mn USA masiibada aduunyada iyadaa umacalina fananiinta waxaan kagaranayaa jubba iyo haldhaa
8/1/2020. St. Paul Minnesota USA. Caawa dabaall daga ciida. Ruwaayada dhageysanayaaa. Taariikh iyo xasuusss waayo. Wixiii aanann daawan xilligii hore.
Adeer fanaankii actarka ahaa waa busi & juba fanaanka labaad
Sxb soo dhawow Denver
Waa boodhari
30 sanan daawanya ee see yeellaa :
Hadaan maydhax xidhan jiray
Mara dhuuya bay xidhan
Manta waxan ku xanuusan doona Iwaydii taarikhda meel gashay taarikhda tagan iyoi iman doonta somalia waa xusuusnata
Hawraarsan kaftankii hufnaa
I found this in a playlist
Y
Maskaxdiii Abwan Maxamed Ibrahim Warsame siciid Hadraawi aduun iyo Aaqiraba hakaa raalinoqdo
Xasan ganay baa leh wll waadkhalsantee
Abwaan Xasan Abdillahi xasan genay Baa riwaayada Alifay Wll
bureeqa sxb walal tan malleh awaan mxamed ibrahin warsme waxaa leh awaan xasan c laahi xasan genney
Xasan ganey ayaa lahaa sxb waliba markani waxaa lagu qabtay dhuusamareeb
Abwaankii riwaayadaha badnaa ee suugaantana ku dheereeyey ayaa sameeyey
Ikran carale abehed ayaa ii muqda ilhy how naxariisto dhamntod intii dhimaty 😢
nice video
Waayo waayo
Saalax qaasin
Axsan Riwaayad
Waxaan daawaday 1984tii
AAMINA WAXEEY DHIMATAY SHAKAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO INTII DHIMATAY
Dhalinyarooy Ka FAA iista
1/8/2020/ Friday 11:45
20/9/2020 saacad 11 : 50
Jooga sudan
waaa riwaayad aananka xiisogoyn marwalba waan daawadaa maxaytidhi miyaan dhacayaa naa iqabo
Maxaad tawsta Iyo hoogiyo yafantoof Iyo baahi dadka aad utustaa taakulayn jeclidee
😁😁😁😁😁😁
Allaya raxma fanaankii caanka ahaa e buasi
Yaa salaam ruwaayadan heeseheegu ima qancin aniga ahaan laakiin Waxa aan ladhacay hadalada la is dhaafsanayo waa wada maanso
Heesaheedu kumay qancin garashooy ba'
❤
16/4/2024 ayaan dawanayaa 😊
Dhalinyarooy Ka FAA iidaysta
Xasan ganay xikmadbaaaa ilaah u dhiibay
juba xidig hore
Sanadkan sheeko sagaala
Darna ay saddex gosay
Afarna saartay mariiqa
Mid Allaw sahaloobay
Oon sahalkisi lahayn in
Sheekadaasaa soconaysa
Waxan galay riwaayadan sanadii 1983 kii anigoo form four ahaa dadayduna ahayd 20 jir hadana waxan ahay 59
Hadal wa kii hore dadna wa kii yidhi
Af soomaali wuu dhamaaday EE dhaanto ma iska tumanaa?
adigoon sahay qadan
Socod looma dareero
surmi baa ku dilaaya
erayo fahan gaara ubahan Hasan ganay
Xassan Ganey kaalinta kowaad
cabdi raxman walahi wad iga qoslisay xasan ganey waa abwaan la yaqano o somalidu isku racday ee waxay maki xaaji bisiinka qof dhama o ad sheegto ma wayday ninka an afsomaligaba aqoonin
kkkkkkkkkkk usheeg laba nin oo lais barbar shigi karaba ma aha
Wuu ciil iyo quudhi waa hadlay sow qoladii maaha kuwii hada aad garanayso
@@somalilandtayda3765 hhhh wa xamartiiye iska daa 😂
Waxaandaawanayaa21/10/2024waacajiib
2022 alx
Reer aad abaar ka rarteen walee rays lama geeo
Hadii aad sawir keento sacsacna aad ku darto ood u gayso saleeli sadaxdaa magacoodu muxuu soo baxayaa?
00
Beeney waa run
Adunyada waa sidan
Ok waa riwayad cilmiyaysan
Masuubadu soomaaliay iyo sln ayaa umacalina
axyaa abwaan xasan Ganey
Yaa daawanaya 15/3/1987
Habeen axada
11:44pm
Salaasa ayaan daawanayey
Soomaaliyeed Maxa Ku Baxay
Somalia danbe soo mari mayso
Wixii nool aduunyan
30/5/2022❤
Suuuulashaaaa/ladhigtaaa👈👈👈👈👈👈
Kuwa maanta jooga ee soomalida sheegana qaybay kaga hadlaysa imdhah ufiirsada
Azyaaa Hassan. Ganey
Stock
Riwayadu waa anti mahaa riwayada dunida ka hadalaysa ee waxaya ka hadalaysaa siyaad bare
Soomaali bay la hadlaysey, kana hadlaysay. Waana riwaayda aan ugu jeclahay
Waa run siyaad baa loo jeeday garanaayunba garanaya
Wixii loola jeedayba waxaa hubaala in murdi nadan iyo xikmad wax ku oola ay tahay oo inta la jiroba waa laga faideysan doonaa
Riwaayadaan dhuusamareeb ayaa lagu duubay qeybta 21mooryan ayaa meeshaa fadhiyey habeenka
😂😂 xoolo xoolo wataa tahay!! 😂😂 Adiguna waxad tahay Habaas habaas qodaya 😂😂
Xoolo dhaqato iyo beeraley
Togba taaxdisoyo taagtiibu rogmada
Wakhtigii kolba taganbad saladi tukata
Jeeroobtoloto lama tuuro tiye tincaday celisa
Ma ingriius oo majister hiil cad u hayaa waar jooga dheh miyoga oo ciidamiya maatida hanugu soo yaacinee ninkii jecel dhaqan miyi yowna sawkan xoolihiina way joigaan dhaqankii oo sidiisa u dhan oon badhxanayn waaaaa kan fahma ooooo kala dooro.
Beelaha Miyiga Jira
Markay Beri Samaad Tahay
Maalkuna Uu Dhalo Badi
Boosaha Karuurka
Boholaha Ku Shubayaan
Buurbuurka Faarka
Hadii Bacadka Loo Dhigo Meel
Baydhka Lagu Rido
Baxardaarka Jiilaal
Waqtiga Baaxad Sooraha
Sida Caano Boodhaha
Biyo Hadday Ku Laqaan
Badhar Lagu Cadaystiyo
Badhax In Ay U Noqon Lahayd
Bulshadaydu May Garan
Kibir na Waa Bilaash
Ninka dhago bacir magacisa ishega iyo saxibki
Sayid ayaan u aqaan, isagoo daruuf Iyo xanun dhanka dhimirka ah la liita ayaan Galkayo ku ogaa 2008/9.
AHUN. WAA AXMED Shiikh CUMAR SAYIDKA. Reer Sanaag iyo Badhan Weeye.
3/9/2024 1:20 pm
☯️☯️☯️⚽️
Yaa dawanaya January 20,2024
Anna february 9 2024
Ilma jeega raflowdhle
RUN UGU GAR QAADA HANA HABRININA.
axyaa riwaayada
KAMA DHARGO RUWAYDAY HADANA BADANAABA WAXA AY KU HADLAYAN YACNII SARBEEDA WA KUWO QOF WALBA AN FAHMIN LKN WAXA HUBAAL WIXI LAGA DIGI JIRAY MANTA INAN DHAX TAGANAHAY KI MAGALO IYO KI BADIYAHA JOGABA MARKA MA FAHMAYNIN
ABWAN QALI AH HASAN GANEY OO KALE MALA ARKO
I
Ma kuwii gordanaa jeeb gaadawga yiqiin 😂
Kkkkkl
Ha yeeeelina daba ka warwarka aaamina iyo asxaabtaydaa saxa. Tartan aduuuunka ka hadh waa habaaaaar.
Soomaalidu waxeey ku maahmaahdaa « Dhubuq dhubuq hore, dhabanahays danbeey leedahay» 🇸🇴🤣🤣🇸🇴.
Hadii.tixraax.sameyso.dhulkaa..wax.walba
Meesha jacayl muu jirin ee mucaarid bay ahayd becouse of tellent poeple north teem accellent.it concernsBig SNM. Gentel men.
Sodajin
Ragna waa kuwii hore hadalna waa intuu yiri
Dumarna waa intuu qabay ku dar. weedhii abwaan Weedhsame.
@@cabdisamadfoodcade7244
Dumar waakuwa dambe hadalna waa intay yidhaahden