Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Ruwaayad Dhamays tiran bay ahayd xishood iyo jacayl ama "ismoog oo way iskugu timi " OLD IS GOLD
Ilaahay ha u wada naxariisto khadra kinsi kuluc sooraan it was only yesterday
Illaahay naxariisti janatul fardawsa haku casumo aamiin aamiin aamiin yarabi
Inyar baa ka nool ilaahay how naxariisto amiin
Isaaq wa dadka somali ugu ilbaxsana waligod ila hada uguna xigmad badan MashAllah
Waxaan dadka igu af xun oo diinta iyo nabiga caayo😂😂
Soomaalidii xalaasha sheeyd ilaahy ha u raxmu intii dhimatay
80tamadkii baa la matalay, waxay ka tirsanayd kaydka fanka Somalida sidee UNIVERSAL Tv magaceeda ugu qoratay?
Waa AdeeradyAllow u naxariisoAdeeroMahamed
Xishood iyo Jacayl iyo Waaberi Legend AHUN dhamaantood malaa waxbaba kama noola Riwaadan awal ma Mohamed Ali Kaariye ayaa Lahaa mise Ahmed Saleebaan BIDE?
Who is watching 1 january 2024
Anigaaa
@@Bile-sharaf.😂
@@Bile-sharaf. hhhhh great
Ana hada dawanayo😅
@@salwah1😂😂😂
Allah maxaa dad qaali ah aduunka ka tagay ,ilaahay ha naxariisto .
Riwaayadan 2001 baan cajalad ka daawadayAllah ha u naxariisto intii dhimatay
Waa fanaaniintii waaberi hargaysa
21 December 2023 Thursday 1:55
Legends,,,, Allah HA naxariisto KU waa dhintay
Allah nahariistii janatul fardowsa ha ubishariyo amin
Waaberi Legends How Can We Get Again???????????????...THANKS.
xishood iyo jacayl abwaan dacar
Yng khadra dahir very beautiful
Dhamaantood waa isaaq masha allah dadkani murti ilaahay waa siiyay hana goina plz
Tolow sideey sidee ay inoogu soo noqon doontaa heybadii iyo sharafkii iyo karaamadii qarankii qiimaha iyo qaayaha badnaa allahayow adiga unbaa inoo soo celin karee dib inoogu soo celi qaadirow allahayow qarankeenii wacnaa sharafkiisii inoo soo celi
Waxaasi qaran muu ahayn gudaafad buu ahaa dadku xoriyad may haysan waana laiska layn jiray dadka
C.laahi Sheekh Afgooye
Watching on 17 january 24
Legendyaal mashallah ilahy naxariisto dhamaan
What's the name of the song at 1:22:00 ???... by khadra Dahir
Not eglezzz allowed here
@@ten-minutes3066 go to hell !!!
baraarugayaa bartamaha habeenkii (awoken in the middle of the nidnight)
Cudurka kaa gala fardaha
Who is whatching 2030😂
You mean 2039 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kuli isaaqbay ahaayeen marka laga reebo Qatar oo fanaanad Samaroon ahayd DIR all
Heesta iyo qaadka caan bay ku ahaayeen iyo waxyaabo kale oo aanan halkan ka sheegayn!
NACAS BAAD TAHAY@@am.b5688
Waa soomaali kuligood ay somalida oo dhan kudhaartaan dhaqankeenana hore umariyey
Haa wallahi legendary via somaala ❤❤❤❤❤
Watching 28 November 24
Riwaayada yaa iska leh oo sameeyey Ama hal abuuray?
Abwaan Dacar
Abwaan axmed slbaan bide ayaa lahaa
"Ma daf baad nasoo odhaneysaa sidii daadki Xaaboole" Lol
Wayo wayo xiligas hadan jogilaha aboto nuqan laha jah😢😅😊
Ilake It Our Calture
Fikradii abwaan maxamed aàdan dacar
Manta Ayaan dawad 25 5 2024
Old is gold
Masha Allah Riwaayad dhaxal gal ah
I like dacar
Sabato 29/11/2024 Novembere
Great people 🎉
Ruwaayada heesta ay ku Soo galeyso ayaan ka heley xageen ka helaa
Kuluc masha alaah
reer magaalku waa faduul miidhan
Abudhabi baa lagu dhigay 1997
Walalo wakhtiga iska sax 1986 weye not 1997
@@jamilamuse9362 1997 lama dhigin way ka horaysay waa sideedamaadkii
Bide ayaa leh wll
Riwaayadii xigmad badnayd ee abwaan dacar sameeyey kuna metalaya nin nacas oo hadli karin wakaa ninka isku kalsoon. Abwaan max'ed dacar
Jacayl waa kiii hore
HAYGU ODHAN TIGTOONOW DIBUEESO HAY ODHAN
Wa ruwaayadi iyo badh runti
Khadra daahir m.a
Kuluc miya kan ku jira khadra jeclaatay
Malab aadan heley nin dacaar ayaa ka mac
Guurna daa gabigii😜😜
socod wanaagsanaamuxuu suuqa ka eegtay
Baaye raali ahaw 😂😂
2024😂😊
jacayl kii la qariyaa isagays ka qarxa
Jaafaa jugle igu cusub kkkkk wa sheko hore
Asxan
😢
X
Ayaa curiyay ruwaayadan
asc
الشؤون الداخلية
Baranboor
Asc
You
Kuwaas baa nagu leh waa idinka go'aynaa weligiin go'i maysaan, waayo yaa noo heesaaya ama na madadaalinaaya.....!!!!!.
War de fananin samesda maqasaba nabu ledihin ilen abibin namadhaline sinjgunba wadagna wanu tashane tashda
Ruwaayad Dhamays tiran bay ahayd xishood iyo jacayl ama "ismoog oo way iskugu timi " OLD IS GOLD
Ilaahay ha u wada naxariisto khadra kinsi kuluc sooraan it was only yesterday
Illaahay naxariisti janatul fardawsa haku casumo aamiin aamiin aamiin yarabi
Inyar baa ka nool ilaahay how naxariisto amiin
Isaaq wa dadka somali ugu ilbaxsana waligod ila hada uguna xigmad badan MashAllah
Waxaan dadka igu af xun oo diinta iyo nabiga caayo😂😂
Soomaalidii xalaasha sheeyd ilaahy ha u raxmu intii dhimatay
80tamadkii baa la matalay, waxay ka tirsanayd kaydka fanka Somalida sidee UNIVERSAL Tv magaceeda ugu qoratay?
Waa
Adeerady
Allow u naxariiso
Adeero
Mahamed
Xishood iyo Jacayl iyo Waaberi Legend AHUN dhamaantood malaa waxbaba kama noola Riwaadan awal ma Mohamed Ali Kaariye ayaa Lahaa mise Ahmed Saleebaan BIDE?
Who is watching 1 january 2024
Anigaaa
@@Bile-sharaf.😂
@@Bile-sharaf. hhhhh great
Ana hada dawanayo😅
@@salwah1😂😂😂
Allah maxaa dad qaali ah aduunka ka tagay ,ilaahay ha naxariisto .
Riwaayadan 2001 baan cajalad ka daawaday
Allah ha u naxariisto intii dhimatay
Waa fanaaniintii waaberi hargaysa
21 December 2023 Thursday 1:55
Legends,,,, Allah HA naxariisto KU waa dhintay
Allah nahariistii janatul fardowsa ha ubishariyo amin
Waaberi Legends How Can We Get Again???????????????...THANKS.
xishood iyo jacayl abwaan dacar
Yng khadra dahir very beautiful
Dhamaantood waa isaaq masha allah dadkani murti ilaahay waa siiyay hana goina plz
Tolow sideey sidee ay inoogu soo noqon doontaa heybadii iyo sharafkii iyo karaamadii qarankii qiimaha iyo qaayaha badnaa allahayow adiga unbaa inoo soo celin karee dib inoogu soo celi qaadirow allahayow qarankeenii wacnaa sharafkiisii inoo soo celi
Waxaasi qaran muu ahayn gudaafad buu ahaa dadku xoriyad may haysan waana laiska layn jiray dadka
C.laahi Sheekh Afgooye
Watching on 17 january 24
Legendyaal mashallah ilahy naxariisto dhamaan
What's the name of the song at 1:22:00 ???... by khadra Dahir
Not eglezzz allowed here
@@ten-minutes3066 go to hell !!!
baraarugayaa bartamaha habeenkii (awoken in the middle of the nidnight)
Cudurka kaa gala fardaha
Who is whatching 2030😂
You mean 2039 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kuli isaaqbay ahaayeen marka laga reebo Qatar oo fanaanad Samaroon ahayd DIR all
Heesta iyo qaadka caan bay ku ahaayeen iyo waxyaabo kale oo aanan halkan ka sheegayn!
NACAS BAAD TAHAY@@am.b5688
Waa soomaali kuligood ay somalida oo dhan kudhaartaan dhaqankeenana hore umariyey
Haa wallahi legendary via somaala ❤❤❤❤❤
Watching 28 November 24
Riwaayada yaa iska leh oo sameeyey
Ama hal abuuray?
Abwaan Dacar
Abwaan axmed slbaan bide ayaa lahaa
"Ma daf baad nasoo odhaneysaa sidii daadki Xaaboole" Lol
Wayo wayo xiligas hadan jogilaha aboto nuqan laha jah😢😅😊
Ilake It Our Calture
Fikradii abwaan maxamed aàdan dacar
Manta Ayaan dawad 25 5 2024
Old is gold
Masha Allah
Riwaayad dhaxal gal ah
I like dacar
Sabato 29/11/2024 Novembere
Great people 🎉
Ruwaayada heesta ay ku Soo galeyso ayaan ka heley xageen ka helaa
Kuluc masha alaah
reer magaalku waa faduul miidhan
Abudhabi baa lagu dhigay 1997
Walalo wakhtiga iska sax 1986 weye not 1997
@@jamilamuse9362 1997 lama dhigin way ka horaysay waa sideedamaadkii
Bide ayaa leh wll
Riwaayadii xigmad badnayd ee abwaan dacar sameeyey kuna metalaya nin nacas oo hadli karin wakaa ninka isku kalsoon. Abwaan max'ed dacar
Jacayl waa kiii hore
HAYGU ODHAN TIGTOONOW DIBUEESO HAY ODHAN
Wa ruwaayadi iyo badh runti
Khadra daahir m.a
Kuluc miya kan ku jira khadra jeclaatay
Malab aadan heley nin dacaar ayaa ka mac
Guurna daa gabigii😜😜
socod wanaagsanaa
muxuu suuqa ka eegtay