Dadka qaarkood caqliga ayaa hogaamiya, qaarna hunguri. Marka qofka hunguri hogaamiyo, ma arki karo boholaha uu ku dhacayo. Allaah ha u sahlo ummadda Soomaaliyeed
Jaamac madaxwayne dabiiba oo somaliland ka dabiiba hadii kale Mary Suri donaa ku ay isku midyihiin ayaan dabiiba Shekh Indian owshanka jooga ayaan ka dabiina
Dadowdan meesha ku sheekeysanaya Akhas masuuliyadii guud ee deegaanka somalida oo qaybo ka mida xukuumada deegaanka laga madnuucayo ama la odhan doono waxay ku guul dareysatey masuuliyadii deeganka oo dhan ayey ku faraxsan yihiin
MADAXWWEYNAHA QAYBTA DARODKA EE KILIRKA SHANAAD IYO MADAXWEYNAHA QAYBTA DIR EE KILIRKA SHANAAD KA MASUULIYAD YARI DAADII AYAA KEENTEY ITO QABYAALAD XUMADAADII
asc waa idin salamey saxeebeyaal bal xassan waa khafeefey waa madaxwene aan la heen lataleya fiican.marka waa ku fashelmey,waa in laga qaada xelka iyo xamza
Jamacow XSHM. waa nin lagu dheggan yahay oo waxba aan sameen karin , waa in waaqici la ahaadaa , MWnihi. Faransiiska ee Makeron waaka Ethiopia booqasho rasmi ah ku tegey Abeyna wuxuu u saxiixay inuu ciidan badeed u tababaro iyo qalab milietery badeed uu siiyo , Mareekanka iyo reer Galbeedka mar hore ayay u qorsheeyeen iney Ethiopia ay ABID u lahaato badda Cas ee qeybta Somalia ku taalla .
Waligaa ma maqashay experience and predictions? Macnaha dadka wax falanqeeya waxay qayaasaan siyaasada dhinaca ay mawjadeeda usucoto. Badankoodana si fiican bay u cabiraan 90%.
Soomaaliya dawlad maha xasana madax wayne maha waxaana ay kamuuqataaa qaab darada uu ku dhaqmayo xasan miyuu waalan yahay miyuu fayaw yahay bal masiibada daya allah maxay qaran bajtay soomazliya 😂😂😂🎉
Warya nimsnkina ogaaden somali waxa haysata uqubadi ay ka galeen ninki qabki , qiimihi& somaliyed so celiyey e xabibul malayiin wa rad eriden e xasan mooryan ad keentene siw abaalkini ma helin o daarod jareer ba ka badan idinma dhihin maxad macaashten xamzu keeney o marxuum ah nagaci ogaadena wad disheen idinka in la idin qabto ayad u baahan tihiin adeer anigu midna qabiilkisa ma ihi o sitty ayan ka so jeeda balse somalinimo sya iga hadlineysa.😢😢😢😢😢😢
Ban amxaaradan sharka Somalia wadata oo rabta in ay noga sheekeyan siyasad aduunyo gadoon adoon markasta kii adoonsaday buu la wayn darood iyo daba dhilifnimo ya u kala warama
Xasan sheekh guul iyo gobonimo
Salaan qaaliya jama Galad iyo Guuled Geesiyiinta sanadka ilaahay hadin xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉
War Hassan munaafaq wa nef an siyaasad aqoon brothers
Sow adigii taageerayay xasan sheekh
Xasan sh xanuunka madaxa ha laga baaro
Barigii isha lagu dhuftay buu khalkhalay
Tolow yaa waagaa ku dhuftey isha iyo ha anti xidhneyd oo garaacay?
Xasan Badar beeso villa Somalia waraqadii musqusha laxaday musqulihii wa udhamatay villada luuqwalba xaar digar aa ku arkee yaab
Guul somali wa somali ama somali galbeed walalehen ✊️🇸🇴👍
War xaji galad
Sxb
Somalia meel bay usocotaa
XSM masuul dal ma qadii karo
Madaxwayne Hassan sheekh haloo geeyo DR XABEEB Madaxwayne arinka intaad taqaanay way dhaaftay
Annaga Afwerki ayaan wadanaa hadaan nahay Somalia 🇸🇴 ninkaas isku Dan baanu nahay lkn xasan sheikh waxa ma garto
Xassan sheeq qabuurihii ayaalaga sooraacay quraan saar ayuurabaa😂😂❤
Jubaland guuul❤❤❤❤
Manasha Alaah Jaamca galada guuuuul iyo gobanimo 💯👌✅💯👌✅💯👌✅
Caqligi digirta waan aragnay
Afworki wa lipax wuu gaaray in itoopya ay ka baxdo maanta leesku raacay guul somalia war wax ma taro
WAAR XASAN SHEEKH MABUKO EE SIRBAA LAGAHAYAA SI SHAKHSI AH WAXAANA KAHAYA EMERATEKA & ISRAIIL
Raga sidaa u hadla shaki bay leeyihiin ,Subxanallah
Galadow.soo.adiigii.farmaajo.kudhaganaa.maah..xasanna.sosocolahaa.iska.aamu
INSHAA ALLAAH
Afawargaa Ilaaheey ku badbaadiyey Somalia iyo Erteriya markii Xassan laga aqli badiyey amaba la laaluushey. Ilaaheey ku qabey
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
JAMAC GALLAD WAA HALYAY SOMALIYED ILAAHAY HAKU XAFIDO
Xasan wuxuu noqdqy cagmadhige no more gurguurte!
SubxaanAllaah! Sidee wax ku jiraan Jaamacaw? Waa yaab iyo cajiib !
Jama you are so funny war kuwan Hassan dhiqo hogamiyo siyaasad ma yaqaanan brother
Ascwb walaalayaal. XCM waxay ahayd inuu sida Erdoğan u dhaqmo oo uu yidhaa "waxaan arinka kula noqonayaa baarlamaankayga, iyaga ayuu arinku ka go'aa". Abiyna waxaa ku filnaa inuu hor dhigo madax'banaanida dhulka soomaaliyeed ee kilinka 5, kadibna wada hadalku furnaan doono. Baarak'Allaah fiikum.
Jaamac Galladow xassan Sheekh, Fiqi iyo Ismail Cumar Geelle wey waalan yihiin oo waxa waalay Muuse Biixi Cabdi dirqibay kaga baxsadeen, waliba haddaanay Reer Somaliland dhabqineyn qaar badan buu waali lahaa....
SOMALIDA KENYATI IYO SOMALI ETHOPIAN MAXA KA GALAY ARIMAHA SOMALIA AKHAS
Maraykanka hishiis badeed ayey lagashay
JAMAC GALAD ADIGU MA SOMALI BAD ISKU HAYSATA WAA YAABE WAAR WAXA TAHAY ETHOPIAN
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan waa fashilmay
Xasan wiu waalanyahy
Somalia waxa waaley waa somalia kenyati iyo somali ethopian xasan sheekhna wuu fahansan yahay
Dadka qaarkood caqliga ayaa hogaamiya, qaarna hunguri. Marka qofka hunguri hogaamiyo, ma arki karo boholaha uu ku dhacayo. Allaah ha u sahlo ummadda Soomaaliyeed
Jaamac madaxwayne dabiiba oo somaliland ka dabiiba hadii kale Mary Suri donaa ku ay isku midyihiin ayaan dabiiba Shekh Indian owshanka jooga ayaan ka dabiina
Safarka Hasan gurguurte lacagbuu kugata markuu 50 u s
Qofku markuu kolba heshees galo, hadana kuwo kale ka dabagalo qofkaa aaminaadiisu majirto. Eritrea waa wadan xadkiisa siyaasadiisu cadyahay.
XASAN WUXUU. RABAA CIIDANKA BADA. EE ERATAREYA JOOGA. INUU. INTUU SOO QAATO. UU LAAYO
Waxaa nawalaya dhaqale dhaqale ma jiro madax wadani ah lkn waxa miska madaxnimada nalo soo saara rag dalaalin ah oo adunka noloshena ka iibiya ee ilahow muwadin noo ken ma daris cadowgeyayga ah miya sirtayda iyo nabadeyda soo gali lahaa wlhi wax walan ayaa waqti kaste madax noga dhigtan arag keynya waa dalka darogada naso galiya oo damirkena seexiyay itobiya kun jer ayay keynya noga cadowsanthy wllhi
Dadowdan meesha ku sheekeysanaya Akhas masuuliyadii guud ee deegaanka somalida oo qaybo ka mida xukuumada deegaanka laga madnuucayo ama la odhan doono waxay ku guul dareysatey masuuliyadii deeganka oo dhan ayey ku faraxsan yihiin
Cagdheer ayaa Arbucuuntay,
MADAXWWEYNAHA QAYBTA DARODKA EE KILIRKA SHANAAD IYO MADAXWEYNAHA QAYBTA DIR EE KILIRKA SHANAAD KA MASUULIYAD YARI DAADII AYAA KEENTEY ITO QABYAALAD XUMADAADII
Waxaa la leeyahay Masar Somalida qarkood Ayaan wadata ..somalia Ayada ha usku filnaato oo ha wada tashato.
Siyaasigoodu makanaaa laaxawla😂😂😂 adeer woxogaa caqliyaan idiin gadi lahaa haday suurta galtahay cagdgeereey😂😂😂
asc waa idin salamey saxeebeyaal bal xassan waa khafeefey waa madaxwene aan la heen lataleya fiican.marka waa ku fashelmey,waa in laga qaada xelka iyo xamza
War cilaajka iigu keena aan dhabiibnee
XASAN &MUUSE BIIXI LACAGBAA LAGU SIRXAY
Qabkii qofka somaligaa uu lahaa ayaa ka maqan
XASAN SHEEKH WAA DAWERSADE CAADI AH SIYAASADNA WAXBA KAMA YAQAAN,WAANA DULLI BAAHAN
Wallee hadal heeynta badda cas weey badatay soomaaliyeey heshiiya dalkiinana ilaashada intaad qabiil qabiilka.iyo xamaasadiisa xagaa iska dhigtaan
Sxb waad saxsantahay
Ummada Somaliyed maxaa ka khaldan .waxaan sidaa u leeyahay dadkii oo is laynaya oo isku firsanayaan.
Xasan baarlamaankiisa isagaaba dhalay malaha saa mayso kadhigo ee kaligiiba tashada
Dawladii dhamayd waxaad mooda aqal rati layli buub ah lasaaray cid u dhaata oo ka dhigtana lawaa
Jaamac galadow wll.xasansh maogide waaxanuunsanyahay waanamunaafaq weyn waana qabyaaladayste xun waanaburburiye qaran waana hantiboobe waanaguryadumiye waana tuugmusuqmaasuqqaawan hantidii qaranka dhacay waana dagaal ooge qabiil ilaahaw nagaqabo sharkiisaa aaamiin
xa idinka galy adinka itobiyda kudhex dhalten hada faida leda waxs itobiyan kahada ina hadashna aba qalda uf
Itoobiyankan. Maxaakagalay somaliya
Walaahi wa cajiib,
Ugaadeen Ethiopia, Kenya , Soomaaliya intaba inuu sheegto ayuu doonaya, Soomaalida kalana uma ogola inay sheegtaan ee iyaguna daga wadamadaa,
Hadaba tolow sharcigan ma Ugaadeen ayaa iska leh 😂😂😂
war daarood iga dheh yaahuuuu
Maskaxda qaybta xasuusta wax ka khaldayihiin warkii shalay mid kulid ah ayuu soo saarayaa
Madaxwaynaha waaxaas oo dib ah samaynaya, umadi Somaliyeed ee Muqdisho daganayd maxaa Ku dhacay
Gabadhiisa jiraan baa la og
Ethiopia Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay ayba dhamaystirindontaa cidamada qaranka Ethiopia somalia kamabaxayaan waayo 30kun oo cidan ahba ayaaba kajooga maamulka somalia dhexdaa aan atmis kuba jirin oo awood kuleh xagaasi koonfurta Addis Ababa intaasi aroorta lasoo kalihi dontaa
Beenlow 😊
XASAN SHEEKH GUUL IYO GOBONIMO
ASC viva7up
Jamacow XSHM. waa nin lagu dheggan yahay oo waxba aan sameen karin , waa in waaqici la ahaadaa , MWnihi. Faransiiska ee Makeron waaka Ethiopia booqasho rasmi ah ku tegey Abeyna wuxuu u saxiixay inuu ciidan badeed u tababaro iyo qalab milietery badeed uu siiyo , Mareekanka iyo reer Galbeedka mar hore ayay u qorsheeyeen iney Ethiopia ay ABID u lahaato badda Cas ee qeybta Somalia ku taalla .
Qol walboo lagu shirayo in uu dhex fadhiyo ,ma moodaa😂😅
Raqiis Sanaa axadku.😊😊
Waligaa ma maqashay experience and predictions? Macnaha dadka wax falanqeeya waxay qayaasaan siyaasada dhinaca ay mawjadeeda usucoto. Badankoodana si fiican bay u cabiraan 90%.
Wax kasty x-y aana qabtaa waa waxbaa kama jiran.
Hhhhhhh tani waa Dowlad laga dhex hadlayo
Inaad maaweelo la timadan waxa sabab u ah Caamaha ni dawaan 😂😂
Asc inan nela soxidhino nabarkina nosodhiga
Soomaaliya dawlad maha xasana madax wayne maha waxaana ay kamuuqataaa qaab darada uu ku dhaqmayo xasan miyuu waalan yahay miyuu fayaw yahay bal masiibada daya allah maxay qaran bajtay soomazliya 😂😂😂🎉
Afawarrki dhalinyaradaa hanoo hayo intey dowlad hagaagsan imaneyso
Kun baa u yar kun baa u weyn.
Waadigan kulmanayee
Leexadu ku sidatee
Hadba laan cuskanayee
Maxaa kuray haftaadii
See waaye dowlada xor ah madaxbaan waay, itoobiyo masar iyo ereriteria turkey imaraatiga us uk chin france russia iran pakistaan intaas oo dowladood danahooda isdiidan ayaa midkasta
HHHHHH NINKAANI XATAA HALSIYAASI REERKA MAKAWAAYEY.
NINKA 5 WADDAN OO ISU. ADOWA H ISUKEENAY.
WIXIISU SIYAASAD MAAHEE WAA GACAN MARIS.😅
Xasan muuse biixi ayaa kaga waalay lakiin reer somaliland ayaa ujabiyay hadduu xilligaa joogi lalaa muuse imika maryahaba wuu dhigan lahaa aaaaaax muusoow jiroo joog geesigii aanu garanwaynayoow adeer ilaahay Haku xafido
Xasan garguurte wuu ku wareeray siyaasada, masar iyo Eretria buu iskaashi layeeshay, wuu uga baxay hadana etoobiya ubood, masar iyo Eretria colleeyso iyadoo etoopiya kugu heyso faragelin gudaha
Warya nimsnkina ogaaden somali waxa haysata uqubadi ay ka galeen ninki qabki , qiimihi& somaliyed so celiyey e xabibul malayiin wa rad eriden e xasan mooryan ad keentene siw abaalkini ma helin o daarod jareer ba ka badan idinma dhihin maxad macaashten xamzu keeney o marxuum ah nagaci ogaadena wad disheen idinka in la idin qabto ayad u baahan tihiin adeer anigu midna qabiilkisa ma ihi o sitty ayan ka so jeeda balse somalinimo sya iga hadlineysa.😢😢😢😢😢😢
Asc
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Xasan waa dhoocil xunuhoo jinniqaada oo dab loo diray Big buu siileeyahay oo soo leeyahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Baasiinkii diyaaradahaba isagaa dhammeeyey suu usii ordahayey
BELO WAX KUU DIRSATAY XASAN AYAX IIMAAN LAAWE
Beentu markay cilmi wadan wa sidan 😂😂😂
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dawlad Sharmuuto ah kkkkkkkkkkk Walleee Lugteery ninba mar ku qaad
kkkkkkk jeer iyo mas ayuu jebka ku hayaa ,waa murte aad u fiican.jamac waa ku salamey
Waa halbil
Xasan dhiiqo waa beenaley
Damiin siyasded caalamki baa yaabay
Ogaadeenow dhinac walba waajabkiinii isaaqna dhukiisii fadaraal baa cawa ka talinaya
Doqoniimadii.oo.qof..ah
Wallaahi waa yaab iyo amakaag xasan mujrim munaafaq dhagar qabe calooshiis u shaqaystaha bah dilan markaan u fiirsado marbaan xanaaq iyo cadho ciil is bedelaa 😡🥵 marbaan keligay qosal wareeraa😂😂
Ban amxaaradan sharka Somalia wadata oo rabta in ay noga sheekeyan siyasad aduunyo gadoon adoon markasta kii adoonsaday buu la wayn darood iyo daba dhilifnimo ya u kala warama
Hayaay hayaay waa tuugii caloshisa u shaqaysti aan weriyaha ahdyn ee urayay
Dwaa..mmmmjaamac Galla tuug
Marwalba warqad cad buu sitaa oo fal ah
😂😂😂😮😮🎉🎉🎉❤❤❤❤
Yaad wax u sheegeysaan kilaab yahay oo idin dhageysanayaa guntiina la ogaa waxaad noqoteen ilma Dayuus boliis magaca somaliyeed aad Ku maxaafsan jirteena la ogaayo waa.gudhaykkkkkk
dabo qodhiyadi miya
Adi ku taageero itoobiya ayaad noqo teen soomaali dii kalana itoobiya way diideen
Dadka ma in uu ka caqli badan yahay ismoday. Unmade ka dawladsan buu rabaa in uu been u sheego.
Dowlad sharmuuto ah xasan maxamud waa dowlad sharmuuto