EID MUBARAK IYO HARGEISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Eid Mubarak shoodhayaasha ku xidhan channelka Insha alaah Eidan Eiideeda bashbash iyo barwaaqo insha alaah
    Khaalid CK
    / khalid__ck
    Ayto Azonto
    www.instagram....
    DJ adam
    / djadam__
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    Mohamed Jamaal
    ...

КОМЕНТАРІ • 641

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 роки тому +163

    Hoyga xadaarada ilbaxnimada iyo quruxda masha allah ciid mubarak🎇🥀🎊🎈🌻nd happy 18 may all Somalilandres💚🤍❤️ farxad ku ciida walalahay Sumaya from🇸🇴

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 3 роки тому +70

    Somalilanders is muujiya
    ❤ happy EiD and 18 maY 🔴⚪🟢 idin leHy from Borama ❤😍

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 3 роки тому +124

    Labada youtuber aan ugu jeclahay inta Af soomaaliga kuyoomta cabdala jamaal io qays qaysar

    • @haaruunmacalin8650
      @haaruunmacalin8650 3 роки тому

      @zHaKiiP Ahmed ragaas waa labada qofood ee uqalma 1m subscribe

  • @ridwaansiciid4215
    @ridwaansiciid4215 3 роки тому +56

    Afarta hablood ee qurxaha badan ee sidii iid laga rabay in loo farxo u faraxsan ayaan halkan uga ducaynayaa waxaanan leeyahay maasha Allah alle ha idin xifdiyo il iuo cawriba la aada aamiintuna waa xagiina

  • @zafaabdilahi730
    @zafaabdilahi730 3 роки тому +75

    Nin kaliye zomliland quruxde zo zar illhaY ha ku xafido hno qali

  • @bushracali6827
    @bushracali6827 3 роки тому +180

    Hablaha hargaysa qurux badan 🙂

  • @salafusaalix5722
    @salafusaalix5722 3 роки тому +118

    Apdala jamaal iyo qays qaysar video so wada sameeya sxp waar liketa ha ila dhaafina

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk 3 роки тому +109

    From somaliland ❤️⚪💚

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 3 роки тому +45

    Mashalah qurux ilhywo nabad no siyaadiii 💚🗯❤ walaaleheen somaliyeedan ilahywo nabad buuxada siii
    Walalheen falastiina ilhywo cadawoga yuhuuda ah ka bad badii yaa rabi adi kubaryayaaa ducada ig ajiiib🤲

    • @malyuunadam5441
      @malyuunadam5441 3 роки тому

      War dad mdaxogu qawnyhy allehen ma hor istagaan is astura idin leyhy kurydan yar yarn iyagna salda io shakliydka kala Sara nolshinu wax berfda mA laha ooh ha xnqina yaa wyo anigu wan ncbhy in lyga xnqo

    • @kalsoniduwaamuhiim6849
      @kalsoniduwaamuhiim6849 3 роки тому +1

      @@malyuunadam5441 wax kahadalysidab waxb kam fahmin somaliga caadi uqor🤔

  • @khalilharir8935
    @khalilharir8935 3 роки тому +32

    Gacan dahable wllhi vlog ciida maanta oo dhan waa sugayay tiro malaha inta jeer ee aan fiiryey abdale waxaan ku leeyahy ciid moberek❤

  • @ilhanali3139
    @ilhanali3139 3 роки тому +5

    Buloxubey waa xaafad kamida xafada ku yaala magalada muqdishu oo ka tirsan degmada wadajir halkaana waan idinka soo salaamayaa

  • @mahdiomar6010
    @mahdiomar6010 3 роки тому +21

    Gabdhaha quruxda badanle inta kuso cesh ceshatay ee lendta ah ismujiya

  • @K_7m
    @K_7m 3 роки тому +248

    Inta guriga ku ciide like ta❤😅✌

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 3 роки тому +82

    Intii aan ciidin maanta sidayda is muujiya ♥👍😊

    • @syl618
      @syl618 3 роки тому +3

      Hadda caafimad ku ciiday aLxm dheH wll wax ka wanaaaGzan ma jireE

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 3 роки тому +1

      Ma iiidin sidaada anba sidaada oo kale balse sidaada oo kale ayaan cafimad ku ciiday alxdulilaaH🙋‍♂️❤❤❤❤

    • @hoodokhadar6520
      @hoodokhadar6520 3 роки тому +3

      Wli ma ciidba inoo soo duceeya in bandooda nalaga qaado

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 роки тому +104

    dadkeyga somaliland
    wan idin ku fana
    ciidanka qarankeyga wan
    Sala maya 💚⚪❤️💯💯💪

  • @isxaaqsomaliland2898
    @isxaaqsomaliland2898 3 роки тому +126

    Mashallah Eid Mubarak to my beautiful Somalilander n all the Muslims of the world🥰💚🤍❤️

  • @Apbdilaahiismaaciilvlog
    @Apbdilaahiismaaciilvlog 3 роки тому +14

    Masha allah waa vlogs waa qurux badan iyo waxaan idiin ledahay Eid mubarak dhamaan umada Muslim ah 🤗❤

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx 3 роки тому +17

    Ciid Mubarak reer hargeisa caasimaddii nabadda ilahay amniga ha ino siyaadsho

  • @idilosman4663
    @idilosman4663 3 роки тому +22

    Hablihii sanbusaha ismu jiya😂👍

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 роки тому +52

    Waa Ciidi igu Horay Ee Aanan ku Ciidin Dhulkaygii Hooyo😒
    Ciid mubaarak umada muslimiinta ah🙏

  • @maxamadamiin2223
    @maxamadamiin2223 3 роки тому +15

    qurux badana dadka rer hargaysa masha allh

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 роки тому +28

    From hargeiza Somaliland, ciid mubarak all somali and muslims

  • @sompoysproduction9704
    @sompoysproduction9704 3 роки тому +41

    Munaasibada ciida awgeed somalidan ka Dhashay 10k igadhsiiya
    1. MOGADISHO 2k
    2. HARGEISA 2k
    3. JABUUTI 1k
    4. JIGJIGA 1K
    5. GARISA 1K
    6. GAROWE 1K
    7. BURCO 1K
    8. KISMAAYO 1K
    9. BAYDHABO 1K
    10. BORAMA 1K
    11. ERIGAVO 1K
    12 . GALKACAYO 1K
    13. DHUUSO MAREEB 1K
    14. BERBERA 1K
    15. JOWHAR 1K
    16. BOSASO 1K
    17. LASCANOD 1K
    18. GEDO 1K
    19. BELEDWEYNE 1K
    DDKAYGII 🥰

  • @naciimacawke1162
    @naciimacawke1162 3 роки тому +13

    Mashal allah Eid qurux muqal qurux badan hargesia wooow abdala jamal qurux wadanka sida loo ciidey qeyb qurux badan ka qaatey asal😍😍😍😍

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 роки тому +17

    Mashallah!!! Happy Eid Mubarak. I can see some beautiful ladies who are so happy and full of smiles. What a place to be.

  • @hamzemarcoz1327
    @hamzemarcoz1327 3 роки тому +160

    Inta ciidaysa MarkaY DhamadN 3 cisho ee hore een maanta Ciidin is muujiya 😀👍

  • @user-gf3eu5cp5v
    @user-gf3eu5cp5v 3 роки тому +19

    Eid mubarak all my Somali brothers from muqdisho😊❤

  • @amaliishacabdullahi1488
    @amaliishacabdullahi1488 3 роки тому +12

    Ceydaruus meey ayan is dhahay lkn igu dambeyn wan aŕkay ciid Mubarak🙋‍♀️❤😍

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 3 роки тому +20

    Mashallah ciid Mubarak musliminta Kar ahan reer Somaliland 💚💋💨❤️💨💪💚💨

  • @rahmaiprahin1782
    @rahmaiprahin1782 3 роки тому +78

    Eid muparak all muzlimz and mia prother apdla☺

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 роки тому +9

    Masha Allah beautiful people and beautiful country, eid Mubarak walaaloyin. Saying hi from Jigjiga.

  • @innaaashire4669
    @innaaashire4669 3 роки тому +9

    UA-camr kaliyaa ee youtuberdii kale eryaday favoriet UA-camr well done walalo hore usoc dhinac kastaa waad shidantahy eid mubarak to u!

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 3 роки тому +8

    Maansha Allah hargaysa caday si qurux badan ayaa looga ciiday👏👏👏👏👏

  • @najehkirix9529
    @najehkirix9529 3 роки тому +17

    maxamed jamal maaana arkin annu mnta Eid moparek iga gaadhsii capdallow huuno from jigjiga♥

  • @umusamiirachannel2194
    @umusamiirachannel2194 3 роки тому +6

    maasha allah muuqal lagu farayaraystay iyo Hargeisa cadey allow quruxda usiyaadi magaaladaydi wan uxiisay.

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 3 роки тому +5

    Eid mubark sanadkan dadka ku tukanayey satium ku waa dadkii ugu badnaa msha alla dhaman umada islamka ah waad salamanyihiin

  • @nimcoabdi3718
    @nimcoabdi3718 3 роки тому +23

    Manzh allah wn uuxiisay wadnkeeygii somaliland 💚🤍❤ Eiid Mubarak 🥰💕

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 3 роки тому +10

    Masha'Allah ciid wanaagsan Hargeysa iyo shacabkeeda qiimaha badan🎉🎉✨✨💜🌸🌙, anaga Bandow aad u adag ayaan kujirnaa

    • @mahdiomar6010
      @mahdiomar6010 3 роки тому +1

      Kula mid ahay Maemo 😍😍

    • @wajaale3761
      @wajaale3761 3 роки тому +1

      Bandowdaa la qaatay.
      Maanta hargeisa covid inuu xadhkaha furtaan ka baqayaa

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 3 роки тому +30

    Hablehena quruxda badan ma salad ku socdeen mise aroos 😀

  • @nuralcayn107
    @nuralcayn107 3 роки тому +7

    Eid Mubarak Dhaman Umadda Muslim ka ah Meel Walba ay Joogaan ♥️
    Reer Hargaysa Dun Xariidaa Magaaladaydii
    Eid Mubarak From USA NYC 🤗

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 3 роки тому +26

    M.a iid mubaarak umada islaamka ah fananinta qliga ah illhy haydin xafido I.a dhamaantiin farxada iida awgeed 1k igaadhsiya

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 3 роки тому +16

    Have fun guys. Hargeisa looks beautiful.

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 3 роки тому +3

    Cabdala jama iyo qayr qaysar labs youtuber oo aan aad u taageero ciid mubaarak

  • @vector_vector__
    @vector_vector__ 3 роки тому +3

    MASHA ALLAH .anigu Afarta hablood waan ka helay . Waan guursan lahaaba afartaba Anigu hadii ay iga aqbalan 😍😍😍😍

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 роки тому +18

    💚HARGEISA❤waan u xiisey wlhi ilaahow anagoo nabad iyo caafimaadba qabna nagu celi iyadoo nabad iyo barwaaqeysan inshaAllah

  • @abdirahimhassan2793
    @abdirahimhassan2793 3 роки тому +5

    Mashallah farxda hablaha way isoo jiidatay rapi ha idinka farxiyo marwalba hablahyga ❤️ 2:26

  • @saking788
    @saking788 3 роки тому +35

    القدس_عاصمة_فلسطين 🇵🇸♥️🇸🇴

  • @atolffhiddler1668
    @atolffhiddler1668 3 роки тому +5

    Gabdhaha Isaaq waa raaxo mashallaah
    Ciid mubaarak

  • @ikraanyuusuf8255
    @ikraanyuusuf8255 3 роки тому +8

    Ala maxan uxiisay dalkaygi iyo dadkaygi hargaysa my hom 😥🥰❤️

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 роки тому +8

    Rer somalilaanad hargeiysaa gob gob dhashy from Nairobi 💚💭❤ eid mubarak💚💭❤

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 3 роки тому +26

    Eid Mubarak ummada somaliyeeed meel kastoo joogaan ciid wngsan oo wacan like saar jaalayaal from xamar cadey

  • @sumaya1156
    @sumaya1156 3 роки тому +5

    Barnaamij gaar ah ka qabo dayax iyo madar
    Eid mubrik❤️

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +43

    Eid Mubarak All My Muslim ppl❤️❤️❤️❤️❤️

  • @apdirahman9522
    @apdirahman9522 3 роки тому +11

    Eid Mubarik 🥰👋
    Manta cidi Igamay so Horeyn😁

  • @nasrahappyabdilahi3086
    @nasrahappyabdilahi3086 3 роки тому +3

    Masha Allah Eid muparak
    Allow nabad no siyaadi ameen ameen hargysa caday❤️❤️

  • @fathiabdilahiahmed1813
    @fathiabdilahiahmed1813 3 роки тому +2

    Walaaleheena falastiiin garab ha u muujiyaan yuutuubarada soomaliyeed naga gaadhsiiya inaan garabkooga nahay fadlan yuutuubarada soomaliyeed
    Qadyada falastiiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵Noqo sxb yuutuubarkii koowaad ee arinta walaaleheena falastiiin 🇵🇸 taageero umuujiya viva 🇵🇸

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 роки тому +8

    Ninkaa odayga ah ee kula sameeya video yada
    Ninkaa fankaa u baahan
    Happy Eid all Muslims
    Burco to Seattle

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 роки тому +25

    Mashaaalh ciid mubark umatul muhamed dhalinta iyo fanaaninta reer hargysa khaas ahan ayan idin salamay UA-cam barada hargysa 💚💬❤✌

  • @niciimocali7004
    @niciimocali7004 3 роки тому +13

    Dad aan tageero Ahmed fj iyo dayax iyo abdalla jamal ♥

  • @samsamcaday7ug165
    @samsamcaday7ug165 3 роки тому +6

    Cabdale Jamal ninka kaliya vodio macqula sogaliya keep going

  • @mohamedeidnouhbhd2306
    @mohamedeidnouhbhd2306 3 роки тому +14

    Masha allaah reer hargeisa one love 💖
    Ciid mubarak

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 3 роки тому +3

    CIID MUBARAK REEER SOMALILAN🇭🇺 IYO UMADA SOMALIYED OO DHAN 🇸🇴

  • @mahamedapdiwahaab4711
    @mahamedapdiwahaab4711 3 роки тому +17

    Inta ku faraxday markay qays aragtay lake walalhi ninkaa aad baan utaageeraa

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +22

    Eid Mubarak All Landers 💚🤍♥️

  • @gobyareofficial4188
    @gobyareofficial4188 3 роки тому +2

    ✌️💛Waxan aaD iyo aaD ugu mahad celinaya 🕺🏻abdala jamaal abdala sida aad markasta u jeceshaheY inanu waxyabo qurux badan oo naga farxinya runti nogu so gudbiso✨☘️

  • @zainabsuuri9318
    @zainabsuuri9318 3 роки тому +2

    Mashalah cabdalle wn ku raxaysty videogan hore uu soco wllky never give up ♥️♥️🙏

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 роки тому +7

    Hayaay ilayn inamo qurxon baba joga hargysa wa la idin salamy jaarkow🤣🤣

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 роки тому +7

    Eid Mabaarak reer Hargeisa

  • @zeinab3110
    @zeinab3110 3 роки тому +1

    Mansha Allah waa wax Alle loogu mahad naqo nimcad iyo nabad uu Alle ina siiye Alhamdulilah Alle umad islaamka ee aan haysan ha siiyo
    Inagan ha inoo siyaadiyo

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 роки тому +8

    Masha Allah 😍 walaahay waan u xiisay wadankii ilaahayow ishayada idinka hay anagu guriga ayaanu ku iidnay oo aanu kutukanay isku dareen ma aha marka guriga lagu iido iyo marka umada lala iido waxaan ilaahay ka baryayaa in Allah cudurada ka qaado aduunka insha Allah 🤲

    • @awyuusufbare2150
      @awyuusufbare2150 3 роки тому +1

      Dadka qurbuhu maxay u yidhaahdaan dibada waxba ma yalaan wadankeenaa fiican hadana markaba ugu laabtaan dibadii

    • @fadumoelmi6895
      @fadumoelmi6895 3 роки тому

      @@awyuusufbare2150 wllo somalidu waxay tidhaahda dal aanad la hayn dareen ku joog hadaad meel degen tahay ilaahay na kuu qoray in aad ku noolaato taa mac neheedu ma aha in aad wadan kaaga neceb tahay ama aanad u xiisi karin ✌

  • @abdisalamalidiriye9510
    @abdisalamalidiriye9510 3 роки тому +3

    Masha Allah ad bd u mahadsantihiin inad soo dhigtaan quruxda dalka iyo dadka thanks

  • @abdirahmanaidid3355
    @abdirahmanaidid3355 3 роки тому +7

    Waar Afarta Walalaha waan wata😂❤️

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 3 роки тому +2

    Maashallh Dadkaygii aad baan idiin jecelahay waana idiin xiisay Alle haykiin dhawro reer hargaysa farxad iigu noolada form Zanaag❤❤

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +7

    Ku salmaay abdala jamaal imikaan niyada kugu hayay wll because muuqaalo qurux badan ayaan u xìsay

  • @hibonura124
    @hibonura124 3 роки тому +2

    Eid Mubarak 💚💭❤️masha Allaah 💗💗🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @fosiyacali9212
    @fosiyacali9212 3 роки тому +5

    Maan ashaalaah hargeysa harwanaag aad ayaan ujecelahay in badan kusoo ciiday hada 3 ciid ayaan kamaqanahay

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 3 роки тому +3

    Eid muparak Dhaman umada Islamka Melkasto. Ay adunka Kajogan Alle Eidan Eideda Cafimad qab iyo Farad Haynagu gadhsiyo

  • @queenedebzan7825
    @queenedebzan7825 3 роки тому +3

    M.a walhi wan farxay markaan arkay dadkaygii la iga beeray farxa oo nabadina ku farxa hargisa. Burco
    Gabilay hawd. Borama 🤪😇💯💋

  • @najmasaleban9408
    @najmasaleban9408 3 роки тому +2

    Walee nin ragga weeye dumarkii buu xasuustay mnsh allha😍😍😍

  • @alisharif6396
    @alisharif6396 3 роки тому +2

    Ya Allah Caafimaad Sii Amiin.

  • @farhanyousuf7647
    @farhanyousuf7647 3 роки тому +4

    Best UA-camrs abdalle jamal and Qays qayser somaliland❤️

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 роки тому +7

    Yes I wait this vlog
    abdalle jamal keep going brother nd osonto 😍

  • @samdaeid7017
    @samdaeid7017 3 роки тому +15

    nio Ragan muuqaladooda wxn ku jecelhay ila xagaga saray soo duuban war Apti idin wataa Rabi Rali haydin ka noqdee

  • @nasradeeqa6044
    @nasradeeqa6044 3 роки тому +2

    ciid mubarak kullu caam wa antum bil khayr
    dhmn umada muslimka ah ilahy ciidan ciideda ilahay ha inagu gaadhsiyo b.b

  • @nasriinhussein6133
    @nasriinhussein6133 3 роки тому +5

    Masha allah ciid wngsn dhmn umada Muslim ka ah🥰❤💯

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 роки тому +4

    1million hadan awoodo waan ku saari lahaa my pro

  • @asmayuusufasmadheeman6121
    @asmayuusufasmadheeman6121 3 роки тому +2

    Ciid mubarig mnshallh wlalhay hore usoco

  • @abdirahmanbahrawi6134
    @abdirahmanbahrawi6134 3 роки тому +13

    10:44 babuurada ayaaba dadhka kabadan se cml qof walba miyuu watay

    • @mahamedaliyi4308
      @mahamedaliyi4308 3 роки тому +4

      Haa bro inta badan dadku gawaadhi ayay wataan

    • @ahmedtarax6912
      @ahmedtarax6912 3 роки тому

      DABCAN HARGEISA DHIBKASA KA JIRA REERKIBA 3 BABUR WADDOYINKA JAM KAGA DHIGAYAAN 😂

  • @xasancabdi5718
    @xasancabdi5718 3 роки тому +2

    Mudo ka maqanah hargeysa alleh ha ino siyadiiyo nimcada from usa

  • @maprouk8029
    @maprouk8029 3 роки тому +6

    Salaadii Eida Muu soo tukaN Miyaa CaydaruuS 🤣

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 роки тому +2

    Eid mubarak waan idin slmy yurub geenyo Abdikariim Ali shaah khadra silimo salax sanag asma saban

  • @Ibrahim-Mohamud
    @Ibrahim-Mohamud 3 роки тому +1

    Masha Allah my homeland. Eid Mubarak.

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 3 роки тому +4

    Eid mubarak dhamaan muslimiinta daafaha aduunka ku eiday

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +15

    Eid mubarik all Muslim

  • @muhiimkayse2496
    @muhiimkayse2496 3 роки тому +2

    Apdalle Jamal ninka kaliye vedio macqula so galiya keep going legend🤴🔥🥀💉

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 3 роки тому +1

    Qays masha allah ciid mubaarik ninkaas waa legend 💪keep going dhamaan tiiin saxiibayal

  • @nicmojirde8745
    @nicmojirde8745 3 роки тому +2

    Abdala jamaal EID mubarak wall street 🥰🥰🎉🎉🎉🎉

  • @haawoyasin9637
    @haawoyasin9637 3 роки тому +1

    Alle kacabsada wllyal oo cawradiina qariya

  • @nadiamohamoutofficial1613
    @nadiamohamoutofficial1613 3 роки тому +2

    manshallllah alllow barkeeee somliland

  • @farhiafarah3328
    @farhiafarah3328 3 роки тому +2

    Buula-Xuubeey waa xaafad