КОМЕНТАРІ •

  • @cumeerbigfan4
    @cumeerbigfan4 Рік тому +80

    The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️❤❤❤

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +45

    I am so grateful for all the blessings that I am now receiving in my life. جمعة مباركة ❤ .. excitingly I am happy to watch our young boys and girls shouting this type of videos ...

  • @updymado
    @updymado Рік тому +17

    Magaca allah number one inta like isaarta sharaf iyo karaamo🤗

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 Рік тому +21

    Amazing wlhi Markad nabada dhulkaga ku damaashadayso wa tano allow noo siyadi amniga iyo wada jirka shacabka soomaliland ❤❤❤ viiva qaranka Boorama dhashay ❤❤

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Рік тому +32

    Nabiga halugu saliyo scw scw sallahu calayhi ❤❤

  • @hoodoaxmed818
    @hoodoaxmed818 Рік тому +87

    We need part two😂😂
    Soona yara dheeree abdalloow markaa waa barnaamij funny ahe😁😂

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому +87

    Muna faysal is not eeasy😂😂

  • @ayaancabdilahi580
    @ayaancabdilahi580 Рік тому +25

    Quruxbadana dhalinyaro isfahansan oo duriyadii ah❤❤❤

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv Рік тому +13

    Somali culture is beautiful, how can a Somali men not have pride and be grateful to be Somali. Thank you Allah for making me a Somali

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 Рік тому

      Afkaagiina waad ka faanaysaa sinjigiina waad ku faanaysaa isdabo qabo meesha dad somali ah baa faalo kadhiibanaye somali afkaaga wax. Kuqor sxb

  • @kamalmuhumed9472
    @kamalmuhumed9472 Рік тому +11

    Runtii farxad iyo baashal iyo dhaqankeeni oowada socdo weeye
    Waad mahadsantahay cabdale jamaal iyo azxbtaba❤

  • @tsfamilyvideos662
    @tsfamilyvideos662 Рік тому +20

    Maanshallah!! Hore u soco Abdala Jamal legend 🔥🔥🔥🔥

  • @nimcohanna
    @nimcohanna Рік тому +21

    Masha allah fani weeye muuqaalkani part two soo kasoo sameee Mahadsanid

  • @nuseybaismail1777
    @nuseybaismail1777 Рік тому +26

    Inta intey aroos badiye adey sey u sacabeyneysey faruhu casaden farta taga☝🏼Anu wan jeclahay wa xarabo😂😂

    • @hodan3990
      @hodan3990 Рік тому +1

      Ana ka kawa dadka😅😅

    • @sahramaxamed181
      @sahramaxamed181 Рік тому +2

      Oo waliba idinkama hayo lgu leeyahay adigo murxay oo olol kaa baxayo😅😅😅😅

    • @qadanahmed5880
      @qadanahmed5880 Рік тому

      Bari baa layga sokiciyy oo ka heesayba🤣🤣

  • @Burco_bila
    @Burco_bila Рік тому +12

    Cabdalle muuqaladan soo badi waa dhaqankeeni muna faysal aad bay ugu fiicantahy arimahaan hakaso tegin next xitaa ❤❤

    • @fatimacanab
      @fatimacanab 8 місяців тому

      woow wax kle wye wlhu

  • @maryambashiircali3813
    @maryambashiircali3813 Рік тому +12

    Reer somalilan mxa idinka khaldan social media maiskticmashan miya war wilka kor ugu qaado youtobe plz waa uqalma Intaan iyo kabadan ❤❤

  • @anwaramekk
    @anwaramekk Рік тому +7

    Waa barnaamij aad u fiican iyo dhalinyaro aad wax u fahansan.
    Tallo soo jeedinteyda:- Qaladaadka muuqaal duubista waxa ku yar lightingka, sidoo kale waxaad isticmaleyseen hal camerad taas oo frameka ay ka baxsanayeen dad badan.
    Waxey ku qurux badan hal camerad oo stand ah iyo hal camerad oo socota.
    Codka muuqaalkuna wuu iska fiicnaa.
    Abdallajamaal always do great bro.

  • @Khalidabdi2
    @Khalidabdi2 7 місяців тому +2

    Cabdale Jamal and brother Soo Badi vlogyada Noocan Ah

  • @hanadiquotes2178
    @hanadiquotes2178 Рік тому +81

    Dumarland isn't easy 😂😂😂❤

  • @musdimohamed5127
    @musdimohamed5127 Рік тому +8

    Muna faysal most beautiful and talented women in the somalia wa piryanka joprada somalida she's so amazing mshallh masrixiyada iyo jilinka mshallh❤

  • @aizhagabeyre1768
    @aizhagabeyre1768 Рік тому +11

    Yahye jamaal qalbiyanaa ku taageera powe m.Allah Qowdhan ninka kaliye naka qosliya weeye ❤

  • @muniraabdiaziz
    @muniraabdiaziz 9 місяців тому +2

    Falling in love with this channel bruh😩😍

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Рік тому +19

    The best person over the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed scw

  • @azumaabdi1626
    @azumaabdi1626 Рік тому +17

    Abdalow part two kuso dar daqiiqadahana kordhi funny programm weeyi keep going legend baa tahayban ku idhidee😂😂😂❤

  • @zahraibraahimabdilaahicabs8519

    Only 5000 to go to half million work hard and keep up the good work 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Рік тому +7

    Wow ❤️😘 wa aroos shidane ma runbaa😂😂😂😅

  • @XamdaCali-jw4wv
    @XamdaCali-jw4wv Рік тому +5

    Video ga inad soo dheerysaan ban jeclaa madama o waqti io qarashba isdinkaga baxy😮❤

  • @najmaabdirashid9549
    @najmaabdirashid9549 Рік тому +8

    Imika waad naga dhacdaa😂noo soo badi ❤❤

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 Рік тому +8

    500k is coming soon insha alah 5kun kadhiman please les go❤❤❤

  • @HadiyaMaxamuud-ty6lq
    @HadiyaMaxamuud-ty6lq Рік тому +3

    Alla beerkay xadari 😂😂 waan ku gajonay kulaha😅

  • @ubahkeyser8942
    @ubahkeyser8942 Рік тому +9

    Kkkkkkk walhi qowdhan waa fanny 😍 nin reer miya oo arooskiisa sacab ka tuma isagaa u hooreeeya

  • @umalkhairessa6813
    @umalkhairessa6813 Рік тому +4

    Oooooooo waxano kale keena ama naga daaaya noi❤❤❤Abdalla jamaal keeep up wllo😊

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Рік тому +11

    Xadaari waa legend hadii qasab laguugu siiyay qofaan qalbigaagu raacin adigu qlaad haysa saarin😂

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale Рік тому +1

    Horey u soco wall cabdalle dhiirigelin baad mudanrahaye❤❤❤❤

  • @asiaali6085
    @asiaali6085 11 місяців тому +4

    Hooyo enjoyed this ❤

    • @Gaani2026
      @Gaani2026 11 місяців тому

      Show her, there is new part 2 that resealed recently.

  • @mohamedabdikasim
    @mohamedabdikasim 10 місяців тому +1

    Cabdale jamal❤ wan ku samlaya wlll

  • @MunaMahdi-qp8nk
    @MunaMahdi-qp8nk Рік тому +5

    Abdale Jamaal hore usoco wllkay wan kun tageera ❤🎉from boorama ❤

  • @haboonmohomed4133
    @haboonmohomed4133 Рік тому +8

    Muna fayasal wlhi mesha wayka muqtaa 😂😂😂😊

  • @husseinabi9128
    @husseinabi9128 Рік тому +5

    Good job abdala jamal ❤❤ I really liked this program

  • @munacismaan2896
    @munacismaan2896 Рік тому +2

    Oo qawdhan iyo xadaari iyo dabadhuub ku soo dar qayb ta danbe kuna soo dhakhso wllo biliis biliis biliis 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @AdnaMohamed-vz6yb
    @AdnaMohamed-vz6yb Рік тому +11

    Cabdalle jamaal hore usoco guulayso abidkaa waku tageeraa wllhiye

  • @norman1747
    @norman1747 Рік тому +7

    We need Part 2 abdallow 💯🔥

  • @fatimaabukar4926
    @fatimaabukar4926 Рік тому +5

    We need part two wlhie 😂😭
    I can't wait i.n 💗💗

  • @pilanmohamout663
    @pilanmohamout663 Рік тому +5

    Pls part two kasoo samee muna faysal haku jirto wa funny 😂😂😂

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 Рік тому +1

    Aroos shidan 😂👏👍muna feysal ❤️

  • @marwahajifaysal
    @marwahajifaysal Рік тому +11

    Amazing ❤❤❤cabdale jamaal 😊 keep going wll😊😊😊😊

  • @Sahramohamud.
    @Sahramohamud. Рік тому +16

    We need part two❤️

  • @MaryamhusseingaraneMaryam
    @MaryamhusseingaraneMaryam 3 місяці тому

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤

  • @mansourofficial9032
    @mansourofficial9032 Рік тому +1

    Mashallah gaaf aad u qurux badan ayad so bandhinteen runtii hamplayo arooska iyo aroosada

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 10 місяців тому +1

    Mansha Allah tabarkalaha keep going

  • @shurealiim9996
    @shurealiim9996 Рік тому

    I just subscribed seeing our handsome somali men,though I don't knw dis town

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Рік тому

    Hadaa dad fiican tihiin maxaa arinta wllkeenkoronto ooga aamusantihiina

  • @khadija7419
    @khadija7419 Рік тому +1

    Wllhi Abdallah wn kahela barnamij yadiisa😊❤❤

  • @قاندوع
    @قاندوع Рік тому +1

    Ayyy aroos yada gaafka wan jeclahy❤❤❤

  • @khadaromar9983
    @khadaromar9983 Рік тому

    Waaar ninkiii zakariye tarshadbaa ku dhacdeeee
    Abdale jamaalooow part 2 zxb soooo duub

  • @RahmaMohamedabdioomaar
    @RahmaMohamedabdioomaar Рік тому +4

    9:13 his voice🤣 inaadeer xadaariyoow waad ku soo qaldantay arooska adigu😅.

  • @cabdinaasirmaxamed7029
    @cabdinaasirmaxamed7029 Рік тому +7

    IS NOT AMIZING ANOTHER LEVEL❤

  • @NajmaaxmedAnfac
    @NajmaaxmedAnfac 8 місяців тому +1

    Walshay muna faysal hore usoco

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Рік тому +1

    Abdalle jamal chanel Aadban ugu bogaadinaya vidiogan quruxda badan💯👍🏻 , waxan sido kale umahadcelinaya team ka fanaaninta , jilayaasha,iyo abwaanada isugu jira iyo akhyaarta kale ka qayb qaadatayba waxan leeyahay hore usocda runtii wa madadaalo qurux badan waan rajaynaya inaad noso badisaan vidioyadan o kale
    Waad mahdantihiin dhamantiin🙏💯❤️

  • @AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER
    @AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER Рік тому +8

    Nabiga haynu ku wada salino scw

  • @Zhankaron
    @Zhankaron Рік тому

    @abdala jamaal legend wayn bad tahy huno best somalia youtuber❤❤

  • @AsmaMaxamed-p3w
    @AsmaMaxamed-p3w Місяць тому

    Ala muunay wlehay waan ku wataa noolo wll intey nolol jorto😊❤❤

  • @kafiaabgal2958
    @kafiaabgal2958 Рік тому

    Leng abdala jamal haray usoco waxan kusocona waadadi 500 icha allah 🎉🎉🎉

  • @HALIIMA104
    @HALIIMA104 Рік тому +10

    Abdallaw part 2 ka sugayna
    Lasoo dhaqso 😂😂

  • @SharmakeAdan-z4n
    @SharmakeAdan-z4n 8 місяців тому +2

    Mnsha Allah

  • @rahmaomer1516
    @rahmaomer1516 Рік тому

    Wow m.a qofka kaliya een comment kaso bixiyey ayaa thy wlhi abdale jamaal hore usoco pro videoyda caynkaasna noso badi❤

  • @MudanDaahir-l4j
    @MudanDaahir-l4j Рік тому +2

    Abdale shoodhahyga 500k hambalyo❤❤❤❤

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Рік тому

    walahi its the only video,
    the best

  • @libaanmaxamed8849
    @libaanmaxamed8849 Рік тому +1

    Walaahi barteeday dhigeen aroosmiiga Hore usoco wll Abdale jamaal

  • @NicimaHasan
    @NicimaHasan Рік тому +1

    Masha allah walahi wan jeclahay❤ aroos kanokale xadaari kadaray

  • @hodanmaxamuud-mw5kp
    @hodanmaxamuud-mw5kp Рік тому +3

    Waa muuqal qurux badan inader horumar wacan cabdalaa❤❤

  • @AxmenuurCabdicllahi
    @AxmenuurCabdicllahi 10 місяців тому +1

    Heeso mcn walaahi masha allah

  • @katima9053
    @katima9053 8 місяців тому +1

    waaxay caruuskan qalqaaliga ahi qawdhanow naga fadhiiso wll😂😂😂

  • @ehelcashaq5061
    @ehelcashaq5061 Рік тому +1

    Msha allah dhaqankeeni waa qurux ❤

  • @kulmiyehamze7303
    @kulmiyehamze7303 Рік тому

    Munaa faysal poqortoyo wlhi légende 😱🙏

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 Рік тому +6

    the best program congratz bro million times❤🎉

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 Рік тому +2

    Naagtayda ma imaqasha arooskena waxa u ka dhacya badiyaha😂❤😊

  • @sabiragaas924
    @sabiragaas924 Рік тому

    The best YouTubar Abdala jamal forme 🇩🇯

  • @nimcomukhter5165
    @nimcomukhter5165 Рік тому +4

    Conngratulation🎉🎉🎉 my pro cabdala jamaal 500k ❤❤

  • @farduusfaisal257
    @farduusfaisal257 Рік тому +1

    Guusha dumarkaa wateeh talw
    Maa laga dab tagi 😂😂
    Viv dumarland

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 Рік тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mashlh dadkeygii wan idin xiisay wlhi

  • @mupashirmahamett7290
    @mupashirmahamett7290 Рік тому +15

    What a vlog 👏 ❤

  • @fatuuhahmed1794
    @fatuuhahmed1794 Рік тому +3

    I love it. From laascanood

  • @quruxsanyy
    @quruxsanyy Рік тому +1

    ku farxa wlhi you tubeka marka wax soo dhigto go for wad❤❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому

    War barnamij yada nocan ah geenyada madaw ha loogu yeedho si ay dhaqan keena Qurx badan ugu sheegto calanka ❤😂walhi wa funy

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Рік тому +2

    Best vidio keep going Abdalle jamal adiga iyo team kaaguba❤️

  • @AminaElmi-gu9mr
    @AminaElmi-gu9mr Рік тому

    Abdillah jamal wan ku jacayl wlhi ❤❤🫂🇩🇯🇩🇯

  • @KonamiAccount-s6q
    @KonamiAccount-s6q Рік тому

    Xadaari intaanay hapluhu qac ka yeedhsiinbuu arooskii qac ka yeedhsiiyay

  • @hodanshariif5577
    @hodanshariif5577 Рік тому

    So fny I like it We need more 😅😅😅 walaahi sidaa u qosley

  • @ilameeraysostudio5531
    @ilameeraysostudio5531 Рік тому

    Guribarwaaqo bay meeshu tabaysaaa😮😮

  • @daahir2422
    @daahir2422 Рік тому +4

    Barnamijka anaa diyaar u ah❤❤

  • @najaxdaauud5671
    @najaxdaauud5671 Рік тому +6

    congratulation brother half million❤😍

  • @xanaancabdi9984
    @xanaancabdi9984 Рік тому +5

    Barnaamijyadan oo kaleh dadka stresska qaba uu kayareeyaa streeska 😂❤

  • @AsmaAhmed-gr2uv
    @AsmaAhmed-gr2uv Рік тому +2

    Cabdale jamal my brother horay usoco 🖐❤❤🤴

  • @IkranElmi-oz3sn
    @IkranElmi-oz3sn Рік тому

    Mash llah allhdika dhigo kuwe isko wara

  • @ugaasdaauudmaxamed7305
    @ugaasdaauudmaxamed7305 Рік тому

    Nio Abdallaw Beryahan waxad damacday manaan garan zhpe Muuqalada soo badiH Dee ZhP 🖐♥️

  • @cabdiraxmaanxamse114
    @cabdiraxmaanxamse114 Рік тому +2

    Abdale part two waliba xadaari haso iLaawin 😅😅

  • @HoodoOdowaa
    @HoodoOdowaa Рік тому

    Wll horu mara wacan abadale Jamal hore usoco

  • @YaasircismaanKunaguero
    @YaasircismaanKunaguero 9 місяців тому +1

    Sharaab iyo wixii laqooshay nasiiya😅😅😅😅😂

  • @xamdacayni2192
    @xamdacayni2192 Рік тому +2

    I like this video wlhi😂👏👏 Noso Badi inader Cabdallow🥰

  • @SafaCraxmaan-sl4tu
    @SafaCraxmaan-sl4tu Рік тому

    Hore uzoco wall mcn cabdke jamaaal ❤ lagend of the lagend