LII CAATO LAHJAD IYO KAFTAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 3,1 тис.

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749 3 роки тому +1912

    hambalyo man for 200k insha allah ka badan kuu rajaynaa

    • @sacadmousse9126
      @sacadmousse9126 3 роки тому +14

      Asad hagio salan saree

    • @enahilaal9027
      @enahilaal9027 3 роки тому +8

      AsaD HaGio wllaHi wllo ku jecLaY aLle cimriga hakuu dheereeyo💯❤🖤

    • @maxamedkin571
      @maxamedkin571 3 роки тому +5

      Haa hadan janis ku haya an kugula hadli kare nio ps4 anka sugaye ila dhakhso brother hhh

    • @mohamedyusuf6388
      @mohamedyusuf6388 3 роки тому

      @@maxamedkin571 Wah😅

    • @dyalahow9502
      @dyalahow9502 3 роки тому

      Asad

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 роки тому +1824

    Tashiirad 😂 walhi inaan waligeey garteen waa inaan Training soo qaataa kahor intaan imaan

    • @najmaqahar3590
      @najmaqahar3590 3 роки тому +44

      Tamashiir dheh

    • @suleekhasaleeban3763
      @suleekhasaleeban3763 3 роки тому +34

      Tashiirad maha shacayb tabaashiir dheh Huuno😂

    • @prettyhamda-ayan429
      @prettyhamda-ayan429 3 роки тому +6

      Mid padan sooqaado walipa Zhucaypow 😹✌👑

    • @hodmanxirsicabdi5692
      @hodmanxirsicabdi5692 3 роки тому +5

      Waxbadana ku dhiman abah dabada kagali lgu laha rooti abuukey😂😂😂😂😂😂

    • @QARANSUGE
      @QARANSUGE 3 роки тому +4

      Dabaashiir wa eray Carabiya carabiga naga saar dheh

  • @queens5170
    @queens5170 3 роки тому +165

    Ilahey amarkii from muqdishaa ahay lkn reer somaliland waa fahmaa❤🙌
    War ilma adeeryaal waa idin salamay❤🙏

    • @azli5079
      @azli5079 3 роки тому +7

      Ana kula midaan ahay somaliland ahay saan fanproj u daawanayay idin bartay

    • @amaalmaxamed1185
      @amaalmaxamed1185 3 роки тому

      @@azli5079 😂😂😂kula mid baa ahay

    • @mabaxayijr1285
      @mabaxayijr1285 3 роки тому

      Ani mafahmi😂😂

    • @queens5170
      @queens5170 3 роки тому

      @@azli5079 😂😂❤ ani farahan indhaha leeska galayo kuheestaaba❤😂🙈

    • @queens5170
      @queens5170 3 роки тому

      @@mabaxayijr1285 wllhi dhe😂😂🙈

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 роки тому +660

    14:21 Nakala Qabta - Idiin Kala Qabannay…. Cabdalla Vs Caato ..
    Waqooyiga Ereyo Badan Oo Carabi Am English Ah Bay Isticmaalaan ..Sida Bayd Oo UKun Ah..
    Ereygu Waa ‘Sabuurad’ Waana Carabi
    Qalinka Lagu Qorana Waa Dabaashiir - Waana Carabi ..Soomaali ‘Jeesto’
    Omo, Ariel Ama Tide.. Waa Magaca Saabuunta Ku Qoran Ee Budada Wax Lagu maydho ma’aha..
    Towel.. Waa English. Somali = Shukumaan
    Kalbad .. Soomaalida Qaar baa Qabada U Taqaan..English = Plier
    Dheecaanka & Fiish-Ka Indhaha = Dhalxan, xafajo..
    Joodari & Firaash Ama Furaash = Mid Waa Carabi Midna Waa Somali
    Sandal Waa English Ee Soomaali maxaa lagu yidhaa?

    • @Ayni88
      @Ayni88 3 роки тому +4

      Waad kala qabatay

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 3 роки тому +32

      Sidoo kle koonfurta erayo badan oo taliyaani ah ama original from italy ah ayaa ku jira

    • @samiology7207
      @samiology7207 3 роки тому +22

      Koonfurtaba talyaani baa ku jira lahjadooda.

    • @hafsaabdi8827
      @hafsaabdi8827 3 роки тому +8

      De malaha carab madaw ah ayanu nahay oo qayrin may sabato ah wax walba oo aan ku hadalnaba waa carabiga😂😂

    • @iamk3977
      @iamk3977 3 роки тому +12

      Cunsurigii caloosha timaha kulahaa

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 3 роки тому +403

    Hanbalyo zhp 200k

    • @abdalajamaal
      @abdalajamaal  3 роки тому +8

      🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @Casar_balo
      @Casar_balo 3 роки тому +1

      madar supports 🙋‍♂️

  • @mohahussein1761
    @mohahussein1761 3 роки тому +6

    Abdalla walal waxa tihin 2 legend thnkz, erayada aad isku heysatiin waa luqado kale dhamaantood af Somali kuma jiro, wayo Afkeena waxa ku badan luqadaha English, Arabic iyo Italian. Aniga rer konfurban ahay wana fahmaya lahjada rer woqoyiga lkn wlhi wad iga qoslisen😂😂😂. Lii catow sagbad weye ama seesar bahasha cabitaanka/sharaabka la dul saaro. Keep going guys, best youtubers👍🙏

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 роки тому +142

    Lii caaato hadiii aad ogtahay inuu Qalbi wanaagsan yahay like dhac dhac Ku siiya sxbyaal

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +238

    Liicaato WAlahy WA fany Reer muqdisho like from Hargeisa Somaliland

  • @queenhamdi499
    @queenhamdi499 3 роки тому +80

    Kkkkk sagbad ayaan u naqanaaa😂😂😂😂inta ila midka ah like dhac igu sii

  • @queeenzapnaa2601
    @queeenzapnaa2601 3 роки тому +154

    😅😅😅😅😅 lii caato isku lahjad nahay reer somaliland funny tihiin wlhy lahjadiina bello waaa from puntland

    • @sabiriinabdalla5080
      @sabiriinabdalla5080 3 роки тому +5

      Anaka hada rer puntland nhy lapadapa wa fahanaa

    • @nuuraiftinofficial9325
      @nuuraiftinofficial9325 3 роки тому

      From somaliland idin fahmi meyno walayal 😂😂

    • @abdullahiabdirizakzankey980
      @abdullahiabdirizakzankey980 3 роки тому +1

      Ma ninka dacazad grn wyay oo dismis grn wyay reer xmrku io reer wqooyi anagu wynu fhna

    • @zalma1437
      @zalma1437 3 роки тому

      Reer puntland labada jahdoodba waa fahmaan oo iyagaa dhexda ugu jira

  • @hodanmowliidhussein4826
    @hodanmowliidhussein4826 3 роки тому +270

    🤣🤣🤣 abdale Jamaal wiilka kaliyee KU tashano hadaa Ree hargeisa nahay 💚💟♥️

    • @Dheeman09079
      @Dheeman09079 3 роки тому +1

      Walalayalow naga ceshta inankina wuu na qasbayaye 😂😂

    • @azli5079
      @azli5079 3 роки тому +2

      @@Dheeman09079 sis saas baa xaq naga ah maxaa yeelnaa dee

    • @zainabmohamed2226
      @zainabmohamed2226 3 роки тому +2

      nin jira weeye. cabdale. nolow wll

    • @hamsekoozaar4614
      @hamsekoozaar4614 3 роки тому +1

      @@azli5079 🤣🤣🤣xqqdi waaye

  • @hananabdi7497
    @hananabdi7497 3 роки тому +47

    🤣🤣san uqoslayay beerka ixanuunay xata hooyo oo an ogyn waxn ku qoslayo ayaa igu darty🤣🤣

  • @Baggio-Ten
    @Baggio-Ten 3 роки тому +216

    inta liiban adan ali iyo abdala jamaal abdala taagerta izmuujiya

  • @戏剧HotCdramaKdrama
    @戏剧HotCdramaKdrama 3 роки тому +89

    Markay wiilashenu saa u shekeystan jecliya 😁😍

  • @nasiimcabdilaahi9354
    @nasiimcabdilaahi9354 2 роки тому +3

    Waxaan kurajayn abdala .300k.insha allh wlloh an jeclhy alle haku xifdiyo Abdullah ❤🥰💯

  • @apdirisaaqpersio9571
    @apdirisaaqpersio9571 3 роки тому +462

    Haku raadsan Like saliga nabiga scw NNKH☝️💘

  • @amiraali652
    @amiraali652 3 роки тому +128

    😂😂😂😂😂 wllhii sidaan u qoslaaye ilil iga imaaday reer hargeysa waan idin wadanaa from Somalia 🤞

    • @khalilabdo5254
      @khalilabdo5254 3 роки тому +1

      Iliil Ha OraN iLmo DheH😂😂 froM Burco

    • @munaabdi8803
      @munaabdi8803 3 роки тому +2

      From somalia kuteh ufff

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 3 роки тому +1

      @@khalilabdo5254 ilmo ma´ahane waa ilin.

    • @barbatov288
      @barbatov288 3 роки тому

      Amira inta dawnyse hdlke ku qososhy

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 3 роки тому +3

      From somalia kulaha kkkk iyaguba soo somalia maaha wali miyay ictiraaf heleen

  • @nuuraxasan8269
    @nuuraxasan8269 3 роки тому +2

    Abdlle ninka kaliyee kutashno hada ree hergysa nhy 🙉💯

  • @ismailhero1
    @ismailhero1 3 роки тому +104

    Cabdalla Jamaal iyo (Lii Caato).
    1. Taydh (oomo),
    2. Tuwaal (shukumaan),
    3. Kalbad (biinso),
    4. xafajo (baqbaq),
    5. Fiine (garan),
    6. (Sigisaan, sharabaad, iskaalsho),
    7.(Bisad, Mukulaal, Yaan-yuur, Basho iyo Dimad/Dumad) sidoo kale Magacyo badan bay leedahay.
    8. Qas (gumaar)
    9. Taray (tareele)
    10. Qadaad (Jeego)
    11. Tamaashiir (Jeesto)
    12. Dismis waa dismis ✌️
    Erayada igu cusub: Taray, Fiine,Taydh, Tuwaal, Kalbad iyo Xajafo ✌️✌️✌️

    • @somalidentist4131
      @somalidentist4131 3 роки тому +4

      Dismis= Kashawiito

    • @maxamedjalafo5871
      @maxamedjalafo5871 3 роки тому +2

      𝚂𝙰𝙽𝙳𝙷𝙰𝙻 𝙳𝙰𝙰𝙽𝙳𝙰𝙻

    • @warsamediiriye3743
      @warsamediiriye3743 3 роки тому +3

      eRayadan badankoodu Ad- Somali ma aha ee carabi iyo English

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 3 роки тому +2

      @@warsamediiriye3743 iyo talyaani waaye

    • @ruuneyjmy402
      @ruuneyjmy402 3 роки тому

      Kalbad wa kashawiito sxb biinso waa tu kle

  • @zhako1763
    @zhako1763 3 роки тому +89

    Inta hadalka lii cato ku qososhay hala is muujiyo 😅👍 chanelkana 200k hala gaadhsiyo hadi kale ankala 🎉👏

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 роки тому +2

      Li waxuu ku dara Ciyaar

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому +3

      Wll qli Hal subscriber enjoy igag dhig Alle ha ku sharfee❤🥰🥰🥰

  • @nagadilyasyoussouf3385
    @nagadilyasyoussouf3385 3 роки тому +35

    Isku lahjad banahy Abdallow from Djibouti 🇩🇯🇩🇯😘❤🇩🇯🤝

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 роки тому +78

    COMING SOON 200k.....inta ku faraxsan ani cml🥰🥰👍is muujiYa

  • @princessaisha9853
    @princessaisha9853 3 роки тому +248

    Part two hadee macquul thy 😂😂🙏

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 3 роки тому +40

    Meesha wx soomaliya ma jiro😆😅💔
    Liicate Waa Talyaani
    Abdalla waa english io carabi😅💔
    Afsomaliga xuquqdisii mee😀

  • @farhanjama573
    @farhanjama573 3 роки тому +39

    Gobtu isma qariso sharaf korkiina ha ahaato legend abdalla jama iyo wll liicaato🙏🙌

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 роки тому +52

    Waar inta iLa tabtay caydarous azonto🙌🏿🙌🏿🙌🏿🙌🏿

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 3 роки тому +12

    Waqooyi vs koonfur luqada koonfur ba badan inta ku hadasha TAMASHIIR kulaha 😂😂😂😂 WaJeesto Afsomaliga saxda ah

  • @abdinasiralii6021
    @abdinasiralii6021 3 роки тому +117

    Masha allah wlhi reer somaliland cuqdada lagu shegayo waaba been dhalinyaro niyada furan ayaa jogaan masha allah 👋💯❤

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 3 роки тому +5

      Kuwa aan cidna wax u ogolayn, ayaguna wax isu ogolayn, cadaw shisheeye dabadda ku wada wata marna Kenya u niikiya, marna Ethiopia u niikiya, marna African Union u niikiya. Kuwaa ayaa cuqdad u sugnaatay.

    • @xasanmaxamuudyuusuf7834
      @xasanmaxamuudyuusuf7834 3 роки тому +3

      Wll shicibku wa walalo dadbadn oo fiicana way jiraan wa siyaasiyiinta waxa dadka isku dirayaaaa

    • @omaari155
      @omaari155 3 роки тому

      Iney cuqdadi ka buuxdo fiiri uun midka geesi ugu qoran tahay waxuu qoray
      Iyo kuwa abdi askari oo erayo ka hadlayay replyga inta ugalay cenaya

    • @ProudAfrican
      @ProudAfrican 3 роки тому

      @@SanaagSomaliland Waa sax runtaa weeye.

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 роки тому +15

    Kkkkkkkk Qalbi deeqa aad ban waliba u jecelahay Cabdalle jamal wan ka Haya walahi Li Caato reer hargueisa wa qosol miran tks u bro

  • @halimaabdulahi4750
    @halimaabdulahi4750 3 роки тому

    Walll jamaal taydha anaga waxa dhahanaa carabka muruqyuusan kaa galin sida ushiday ma aayada quraanaba from xamar

  • @hafzahawaadle1643
    @hafzahawaadle1643 3 роки тому +27

    Congratulations abdale jamal 200k inchalah inta ka dhiman cawa inchalah buxsamayan big bro 🤴🥰

  • @hoodosicid1447
    @hoodosicid1447 3 роки тому +21

    Abdala jamal wan iska jeclhy waa nin degan dadnimo muuqato mazha allah wllky

  • @hamsedaauud7982
    @hamsedaauud7982 3 роки тому +2

    Liicato wllhi waa legend iga qosliyey🤣🤣🤣🤣 nio ku wataa

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 роки тому +31

    wallhi wan qoslay 😂😂😂from Turkey 🇹🇷

  • @xasiliya__abdi7396
    @xasiliya__abdi7396 3 роки тому +66

    😂😂😂😂😂😂😂Lii cato hadan arko waan isak qosla🤣🤣

  • @ahmedmire5595
    @ahmedmire5595 3 роки тому +9

    bahalka alaabta lasaro waxa loyaqan sagbad from mogadisho 😊

  • @nemodeka5736
    @nemodeka5736 3 роки тому +18

    Liicaato waryee iyo Gacantii buu Durba bartay😂😂😂😂😂

  • @sahrayuusuf27
    @sahrayuusuf27 3 роки тому +65

    Liicto wu iga qosliyay wlhi😂
    Tagero buxda from hargeisa 👏

  • @shaaficicabdiraxmaan7746
    @shaaficicabdiraxmaan7746 3 роки тому +1

    Horta mar kii aad 200k noqotay ayaan kuu hambalyeeyay talabaad waxa aad tahay qofka qudhiyata ee inta ugu jirta isla markiiba dawato.. waad uqalantaa zxp 💯💯💯

  • @masoom3939
    @masoom3939 3 роки тому +40

    Dismis = Kashawiito
    Taydh = Oomo
    Dacsad = Caga saar
    Sharabaad = Sagsaan
    Tareey = Seesar
    Qadaad = Jeego
    Samuurad = Sabuurad
    Tamashiir = Jeesto
    Tuwaal = Shukuman
    Kalbad = biinso
    Jacirad = shuun
    😇 Ka FaideYzi Wcn 😇

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 роки тому

      Thanks you mythar aniga Wan kayaby lahjadaha walal hen cadimaha

    • @queennajma5663
      @queennajma5663 3 роки тому +2

      😳😳 qodhan Af wa hayaan 😂😂

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 3 роки тому

      Treey seesaw ma aha'an seesarka waa kan koobka iyo koobka is wata treeyga waa ka weenyahay tarmuuska iyo koobabka aa paisla saaraa

    • @zuheylaqurux5885
      @zuheylaqurux5885 3 роки тому

      @@saynabdaye7382 Tareey sakbad way seesar waa midka iswato sax way

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому

      Seesar waaka la hoos dhigo halka bakeeri, lix bakeeri iyo seesaradodina ka lagu qaado aya la dhaha taray

  • @zahrahusein349
    @zahrahusein349 3 роки тому +20

    Team lii cato is muujiya 🤣🤣🤣 wlhi rer hargeyza luqadoda wan jeclhy dad an jaar nahy ba ku qoslaa luqadiina waa is you are funny wlhi 🤣 🤣🤣next prat2 l.a

  • @homeofyou8708
    @homeofyou8708 3 роки тому +1

    Cabdale wlahi wllo si fiican baad uwada sheegtay dhamn hada kahor waxan daawaday dhalinyaro kale oo dalka dibadiisa joogta oo kalmado badan oo lahjada somaliland si qaldan usheegaysa iyagoo challenge gan oo kale samaynaya 👏👏👏waliba markaad tidhi dacasada soo hurgufa ayaan kasii helay asalkii baa tahay wlhi 🙏✅waan idin salaamay adiga iyo liibaan ba

  • @apdifatahhappil6054
    @apdifatahhappil6054 3 роки тому +55

    Cayto ma markuu youtbke ku kala kiciyey ayu ka tagey miyaa cayto inta u xiistey liket

  • @nimchoodo5649
    @nimchoodo5649 3 роки тому +8

    Liibaan aadan iyo cabdale jamaal laba lajan oo aan taageero noolada inta nolol jirto alle ha migiin iyo hadaf kiina ha idin siiyo horu mar wacan guulaysata❤❤❤💥💥💯💯💯🤚

  • @hindamuuse7897
    @hindamuuse7897 2 роки тому

    Saburad ✅liicaato
    Dacasad✅abdalle
    Dismis✅abdalle
    Furaash✅abdalle
    Qarre✅liicato
    Sharabado✅abdalle
    Canjeelo✅ liicato
    Oomo✅liicato
    Me from puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 роки тому +39

    Abdalla jamal iyo lii caato is helay 💯❤✌

  • @deeqoiftinhappy2048
    @deeqoiftinhappy2048 3 роки тому +21

    Waaaw masha Allah wllhy aan taageero buuxdoh uahy idin jaclahy Allah idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimcojama3628
    @nimcojama3628 3 роки тому

    Sabuuurad weye abdale jamaalw
    Haynagu waalin meesha
    Wan idin salamay adigah iyo liiban aadan caliba
    Kal iyo laab sharafi waa korkiina
    🤣❤🤍💞

  • @samiamarwan2312
    @samiamarwan2312 3 роки тому +84

    We need part 2 liicatoH⛓🖐

    • @deqaelmi1368
      @deqaelmi1368 3 роки тому +2

      Lii xishood waxaad hadalda qaawineyo ka jooji media fadhidaa

    • @ruwaydaaxmed2157
      @ruwaydaaxmed2157 3 роки тому +1

      Zxp wlhy nin kan wlhy san u jeclhy

    • @official4805
      @official4805 3 роки тому

      Hargesa Hal kajogta

  • @nrdchannel3319
    @nrdchannel3319 3 роки тому +60

    INTAA HARGYSA KA DAWANYSA LIKE SAR 😀

  • @xasanibraahim9280
    @xasanibraahim9280 3 роки тому

    Al licatoy af zomaligipa xaga dan padkaga timadene😅😅😅😅😅

  • @aidarusabdi2012
    @aidarusabdi2012 3 роки тому +24

    camerda Wlhi xadard io xirfd aya ka muqata 🔥🔥

    • @cabdullaahicabduqaadir646
      @cabdullaahicabduqaadir646 3 роки тому +3

      Dabacasar ba gacanta ku haya de ninka waqal bulaaliyey somaliyo dhan ka gaday

    • @farhiafagadhe1273
      @farhiafagadhe1273 3 роки тому

      Wll qli Hal subscriber enjoy igag dhig Alle ha ku sharfee❤🥰❤❤

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 роки тому +37

    Liicato legend ❤️👑👈

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 3 роки тому +2

    Asc Cabdale jamaal waan ku taageera inbti frmo Laascaanood lkn kanyare qoomu luudka ka saara somaliland reer konfur waji male xamar aniga iwaydii dad liita waye💕💕💕💕💕🤴✋

  • @mustafekoptanmu8220
    @mustafekoptanmu8220 3 роки тому +13

    Weee Lii caato wlhi wiil Qalbi furan oo Nasap ah weeyan bro soo dhawoow any time u welcome zxb hargeisa waa casimadaadi cabdala jamal salaman shoodhaheygii

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 3 роки тому +19

    Abdalow Odaayashada No Balami dheh intan Naqanay Way dhaftay😂😂

  • @Bulshaawi_24_
    @Bulshaawi_24_ 3 роки тому +3

    Hhhkkkkk walaahi waan yara qoslay bowe part 2 kasoo yarasameeydeey 😂😂😂😂😁😁😁

  • @ubaxibrahim398
    @ubaxibrahim398 3 роки тому +13

    Another level Liicaato waa balaayo kulaha dacasad manaqaane caga saar baan naqaana❤😂

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 3 роки тому +11

    Dad aan farxadooda jeclehay wlky abdala jamal and lii 🥀 abdale caydaryus meyahay waa loo xiise

  • @kingofthecity9624
    @kingofthecity9624 3 роки тому +118

    😲Wow the camera and the voice🔥🔥😲 onother level😍

  • @hodoabdi9673
    @hodoabdi9673 3 роки тому +46

    home sweet home hargeisa cadeey qalbigaad ku taalaa RABI wax kudhiba kuma.tuso wiilasheena salan qaliya

  • @umulkhayryusuf663
    @umulkhayryusuf663 Рік тому

    Abdale jamaal ayaa saxan😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedyusuf6388
    @mohamedyusuf6388 3 роки тому +11

    Congratulation for 200K🥳👏👏

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 3 роки тому +51

    Wlhi waan QoslaY😂😂😂😂

  • @istel3283
    @istel3283 3 роки тому

    Ma nooli ✌✌😁😁😁aniga reer muqdisho hadaan nahay waxyaab badan ayaa ku kale duwan nahay.😁😁😁😁😁xafajo lol bismis abdikeey ma maqlinin😁😁caadi maah😁😁

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 роки тому +6

    Rer jigjiga hadii anahy rer hargysa aya isku lajad nahy 😂😂😂😂😂😂

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 роки тому +25

    Waa warey war waxaan ccamera editor legend of the legend

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +14

    Waa samuurad from lascanood 🥰😅

  • @yessboss9640
    @yessboss9640 3 роки тому +81

    😂 we need part 2 ✌🙌

  • @BUUQ__SIRAATE
    @BUUQ__SIRAATE 3 роки тому +15

    Wllkay liiban aadan cali kunasaan kuleenahay hargaysa waa hoygaageee🙏🙏🙏🙏👍👍👍✊

  • @MuntaasA
    @MuntaasA Рік тому

    hambalyo. man for 200k inaha allah❤

  • @xuzenkartizame2642
    @xuzenkartizame2642 3 роки тому +55

    Camera Man Wxan Filaya Inuu Yahay DABACASAR

  • @axmedwacdaro3810
    @axmedwacdaro3810 3 роки тому +74

    ma jeceshay inad comenti akhrid faldan like saar si anu u buxino coment badan😄

  • @qaalixariiir551
    @qaalixariiir551 3 роки тому +1

    Waaryee kulahaa liicaato hadaladeeni sawka bartay wll iska joog licaatoy♥️

  • @zainabmohamed2226
    @zainabmohamed2226 3 роки тому +17

    cabdale nin rageed wallahi. usheeg inuu afkeenu sax yahay. ❤

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому +3

      Af qaldani ma jiro indr wxni waa lahjad kuma xidhna keba saxsan iyo keba khaldan somaliland dhexdeda ayan isku si u hadlin rer gabilay iyo borama afkay ku hadlan hargaysa qariib ayu ku yahy marka maha saxsanan iyo khalad ee wa dhulka wxa macnaha samaynaya isaga kalmadaha kala duwayo iyado hal af lagu wada hadlayo

    • @zainabmohamed2226
      @zainabmohamed2226 3 роки тому +2

      @@ayanlekhadar8278 wll waan ogahay inay lahajad tahay iyo kolba meesha la joogo wan kugu raacsanay sida fiican eed u faahfaahiay. lkn sababta aan sidaa u idhi waxa weeye reer xamarka ayaa had iyo jeer ku cel celiya anagaa idinka sax san oo somali qaldaan baa tihiin. markaa aniguna tooda ayaa qalad ila ah. Mar hadii aanay iyaguba ii qirayn tayda ana uma qirayo toda.

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому +1

      @@zainabmohamed2226 somali qaldaan kumay iman lahjad iyo af ee dadkeni xoriyada qaaday ee xamar geyay bila shuruud ee kadib hargysa iskaga wada qaxay ee xamar u guuray ayay somali qaldaan u bixiyen, way jiraan dhalin yar ku dooda keba saxsan kana saxsan iyo kana saxsan labada dhinacba, imika sida video ga ka muqata cabdale jamal aad ayu ugu khasbaya inanka inu qaato lahjadena, hada manta u firsato afsomaligu melwalba kalmado qalad aya ka buxsamay inaga dhankena carabi ay buux ka ah iyagana af talyani, tusale Garan Sharabdo Xabxab iyo kalmado badn oo kale oo hada cabdale waydiyay asal ahaan waa carabi siiba lahjada Yemeni ga iyaguna inama dhaman oo talyani aya taf ka ah marka inaga saxsan iyo iyaga saxsan midna ma odhan kornaba, labadenuba waynu saxsan nahy

    • @zainabmohamed2226
      @zainabmohamed2226 3 роки тому +2

      @@ayanlekhadar8278 inagu carab somaliyawday baynu nahay wall sidaasuu afkenu ugu badanyahay carabi. cabdale waan ku taageersanahay boqolkiiba boqol inu ku dheganyay lahjadiisa waayo waxaan dhaliyaro badan oo marakay reer xamarku yidhaahdaan taayadaa idinka saxsan odhanaya waa run oo iska rumaysanaya. qofka aan ku faanin wuxuu yahay kasooni daro ayaa haysata. oo wuxuu isleeyahay had iyo jeer adigu waad khadan tay waa lagaa fiicanyay.

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 3 роки тому +11

    Shuunka uu liicato sheegayo waxanu u naqaana shiciirad🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cudoonofficial6923
    @cudoonofficial6923 3 роки тому +1

    Niyow inankaan abdalla jamaah ah wan ka helay wlhida🥺🥰

  • @abshircabdiyuusufabshir1120
    @abshircabdiyuusufabshir1120 3 роки тому +7

    Abdalla jamal nin qalbi fcn waxan kasoo slamay from Mogadishu 🤚

  • @mowahiteprahem9283
    @mowahiteprahem9283 3 роки тому +23

    Abdale And Lii Caato Legends♥️

  • @samiroqaali2328
    @samiroqaali2328 3 роки тому +5

    Abdallah jamaal abdallah waan ku wataaa nio love ayaan kugu ahay nooh

  • @munakeif694
    @munakeif694 3 роки тому +5

    HambalYo for 200k IncHa allH kabadn kuu rajynaa Brother 🙌❤

  • @nimcocabdi8035
    @nimcocabdi8035 3 роки тому +17

    Anigu labada lahjadodba layguma khaldeen from laascanood🥰

  • @UbaxAaqil
    @UbaxAaqil 11 місяців тому

    Ree jigjiga iyo re hargeysa isku hadal dhawyahin😂❤❤

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 роки тому +12

    😃😃Tuwaal aaa waligay mafah meen 200k hamblyo Zxb
    Rer hargeise salan sare dhamtiin💚💬❤

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому

      Sharabaadana

    • @kingmuhanad6746
      @kingmuhanad6746 3 роки тому +1

      @@ayanlekhadar8278 hhh ifahansii shaemad aa😀😀😀

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому +1

      @@kingmuhanad6746 hhhh dee wa soksaan wxd dhahdan ayan anguna sharabaado dhahna

    • @kingmuhanad6746
      @kingmuhanad6746 3 роки тому

      @@ayanlekhadar8278 ifahan sii sxb hhhh

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 роки тому +2

      @@kingmuhanad6746 ok waxa weye kabaha buudhka ah kuwo laga hoos xidho siksaan mise soksaan mid bad u taqanan

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 роки тому +40

    Qadaad weyn kulahaa,🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hibonura124
    @hibonura124 3 роки тому +5

    😂😂😂 Ala Cabdalow huno naga qabo ninka 💚🤍❤️🥰🥰🥰

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 роки тому +10

    We see you wxd samaynaysid AbdaLow
    Camerada High quality ga aH 🔥💯

  • @nasrahirsi1798
    @nasrahirsi1798 3 роки тому +5

    Wlhi daacad u qoslaye wagii Aan Narobi tagye saas igudhacday liicato i part 2 so smeeya plz and plz😂😂😂

  • @___saxarla
    @___saxarla 3 роки тому

    Hambalyo wallo abdala shalay ayay ahayd mantana 200k mansha alllah horomar wacan wallo ❤️🎂🎂🎂🎂🎂

  • @zamiirofficial9760
    @zamiirofficial9760 3 роки тому +75

    Sagbad wayy lii Casto 😂😂

  • @farhankhadarabdihassan8454
    @farhankhadarabdihassan8454 3 роки тому +11

    Abdalle jamal 8.5k with in 45minutes another level 💥

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому

    Barees dhahna qalabka korontada lahjada sxbkey lii caato wa af Somaliga reer xmrka anaga SaaS u garaneyna

  • @damaltv8164
    @damaltv8164 3 роки тому +21

    wlhy mnta qoslay legends😂

  • @hodandaahir4255
    @hodandaahir4255 3 роки тому +5

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo wllhy igu qaliya hore usocda inbdn insha allah ❤❤❤

  • @maryamamuudeey473
    @maryamamuudeey473 3 роки тому +3

    Liicato asagaaba bartay afka waryaa hee waa asga ku haayo🤣🤣

  • @ebrabile2159
    @ebrabile2159 3 роки тому +12

    ANGU LABDA LAHJADOOODBA WA FAHMYNA REEEEER PUNTLND 🇸🇱✌❤

    • @Dheeman09079
      @Dheeman09079 3 роки тому +1

      Haa wlhi 🇸🇱😂🥰✌️

  • @dahaboahmed-nasir2807
    @dahaboahmed-nasir2807 3 роки тому +18

    Hhhh wuu la qabsaday waaryee kulahaa 😂😂😂😂

  • @MaariyoCadeey-v7t
    @MaariyoCadeey-v7t Рік тому

    Ani lilcato isku luqat nahay😂😂😂 maleyga darema😂😂😂😂

  • @zamiamustafe1347
    @zamiamustafe1347 3 роки тому +4

    Hambalyo wl video waxan dawady mar hore lkn waxn jeclady inan ku hambalyeeyo congregation wl ❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 3 роки тому +13

    Barashada afsomaaliga.
    Oomo af talyaani
    Tide waa af ingiriisi.
    Ee keen somali
    Dhaaf af isticmaar.

    • @kaynaan.
      @kaynaan. 3 роки тому

      Dad Miyiga iskaga jira oo terminology aan ahayn kay miyiga ku isticmaalaan baynu ahayne, Nimankii gumeystuhu walxaha kelmadahy u yaqaaneen uunbay qaadanee, Inagu waxba maynu sameysan